WAREYSI & XOG TAARIIKHI AH:-Soomaalida Asalkeeda xagee ka timid....

  Рет қаралды 3,922

Somali cable

Somali cable

20 күн бұрын

WAREYSI & XOG TAARIIKHI AH:-Soomaalida Asalkeeda xagee ka timid,faa'iido miyuu u ahaa in la Gumeysto Soomaalida,64-Sano Kadib Soomaaliya Xor matahay?
Wareysi Gaar ah:-Prof Cabdalla Mansuur Aqoonyahan ku Xeeldheer Taariikhda.

Пікірлер: 28
@mahadmahamoud5261
@mahadmahamoud5261 16 күн бұрын
Maansha Allaah. Waa Caalim Soomaaliyeed. Cimiga iyo xogta uu noo sheegay waa muhiim.
@mahadmahamoud5261
@mahadmahamoud5261 16 күн бұрын
Afka iyo dhulka hooyo ee Soomaaliyeed waxaa ku soo duulay Itoobiyaan iyo jaajuusiin u adeega oo burbur ba’an ku haaya. Soomaalida waxaa ku waajib ah in dhulka hooyo difaacaan. Dadkeena waxaa cadow isga dhigay jaajuusiin u adeegta Itoobiya.
@suheibnoor5344
@suheibnoor5344 12 күн бұрын
Nin yamani ah baan uhoos fadhinnaa taariikhdeena kwrma soomaalaay
@abdisalamroble3119
@abdisalamroble3119 7 күн бұрын
Adi cunsuri tahay xita somali 🇸🇴 nima uma ogolid 😢
@akhalif579
@akhalif579 17 күн бұрын
Odeyga luuqadda kali ah ayuu xooga ka bartey lkn isirka soomaalida jirin taankeeda inuu inkiro ama carab dhex galiyo ayuu ku meereysta, lkn wariyeha isna qibrad maleh, waa inuu aqoon taarikhda yaqaan markaad qaadeyso wareysi. Xushmo kama qaadayo ustaadka abdalla mansoor lkn wuu duqoobey waxba laga qori maayo.
@83587
@83587 16 күн бұрын
Taarikhda bahdilla Somalida
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 17 күн бұрын
MUQDISHO WAXAA LAHAA DAAROOD OO MAJEERTEEN AH REER XAMAR CADE JAREERWEYNE EELAAY INTAAS AYAA LOOGU YIMID MARKEEY TAARIIKH DA AHAYD 1300 1400 1500 HAWIYE NAWAAXIGA MUQDISHO DUURKA AYEY SOO GALEEN WAXAY KA SOO TAHRIIBEEN UGAANDHA TURKAANO ZINSIBAR HAWIYE MARKEEY MUQDISHO SOO GALAAN NUURAD CAD AYAA CAGAHA LOO GALIN JIRAY HAWIYE MAQRIB MARKII LA GAARO WAA LAGA SAARI JIRAY MUQDISHO MARKA TAARIIKH DAA SHEEGEYSA
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 16 күн бұрын
Hawiye habar naceb wax looga qadi Waa huuro majerten Waa daarood daroodna Waa tigre muqdishow hadad ka hinastey dhiso tuladadi haweye waa kuwii gaajada ka bixiyey Waa kuwi ilbaxnimadu ku barey Waa kuwii in lacadeydo Iyo laqubeysto ku barey barya culisey haweye ilahey baa dhulkan ku beerey ciil qabow cadabka gal
@83587
@83587 16 күн бұрын
Haye Sheekadaas intee ka keentay horda ani qabyaaladeynta iyo in an dhulnagu filan nagana badan an kalasheegano marabi lkn hadey cad cadka xamarleeyihiin aaway beerahoodii iyo xoolahoodii dadka xamar asalka u lahaa Xamar geesihiisey degenyihiine
@user-xp9ub1wy8b
@user-xp9ub1wy8b 18 күн бұрын
Taariqda Somaaliya ee Talyaaniga dheh. Balse Somaaliya waxaa jira bugaag laga qoray boqolaal sano ka hor sida Ibn Batuuta oo kale. Waxaa ku cad in Muqdisho caasimad weyn aheed waaga, dadgana ku hadli jireen Afka carabiga iyo Lahjada shacabka isticmaali jireen
@yuusufSiyad-yc7qy
@yuusufSiyad-yc7qy 18 күн бұрын
Ninkani hadalka baanu ku wanaagsanayn, balse dhiganayaasha u qoray waa kuwo heersare ah, odaygu ciyaar ma aha, waa mucjiso markay taariikhda tahay.
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 17 күн бұрын
Kkkkkk runta maa diidee hawiye Soomaali ma aha waa la soomaaliyeeyey turkaano waaye aslkooda iyagoo qaaqaawan ayey nawaaxiga Muqdisho duurka ayey soo galeen markeey Muqdisho soo galaan nuurad cad ayaa cagaha loo galin jiray Maghreb meeshii lagu gaaro waa laga saari jiray taariikh da ayaa sheegeyso Muqdisho waxaa leh reer xamar cade jareerweyne Majeerteen oo Daarood ah eelaay intaas ayaa loogu yimid ama tirtir ama is ceeji turkaanoow runtaan kuu sheegay
@user-xp9ub1wy8b
@user-xp9ub1wy8b 16 күн бұрын
@@sadiyaali9508 kkkk Taas waa sheeko kale. Anaga hadaa nahay Darood iyo Asharaafta xamarawaaki ku sugan Somaaliya waxaa ku nimid ssomaaliya tahriib. marki 1aad waxaa ka soo haajirnay Makka ilaa Yeman siiba Mukala iyo meelaha u dhow. Gabacdina markii Yurubta soo weerartay Yeman abaar badan oo ka dhacday Yeman shacab badan ayaa u soo haajiray Muqdisho siiba Xamaraawika. Anaga Darood hadaa nahay waxaa dagnay Waqooyiga ilaa Harar itoobiya qarnikii 13 ilaa 14 waxa aan jogno somaaliya waa 700 sano balse waxaa jira isla qabiilka aan ka soo jeedno Rer Aaqiil qaar ba ku sugnaa saylac 1300 sano ka hor balse maaha lafta hoose aan ka soo jeedno anaga. Dadka asalka leh Muqdisho waa Beelweynta Dir balse qabiiladi kale ee yar yaraa waa tarmeen sida Hawiye. Beesha Dir waa dadka loo yaqaan Barbara Taariqda mise Cadan Kingdom
@asmasmoments9083
@asmasmoments9083 12 күн бұрын
😂ader carabi kuma hadli jirin dib Buga u aqri somali unbey ku hadli jiren
@Waloos
@Waloos 18 күн бұрын
Horta yalaalugo( lalabo) aa iqabay intaan dhagaysanaayey odaygaan laclaca ah, ama taariikhda soomaalida waxaba kama yaqaan oo xiligii gunaysiga aragtidiisu ma dhaafsiisna ama waa carab raba inuu taariikhda soomaaliyeed duugo isagoo uga danleh yaan lagu dhihin ajnabi baa tahay.
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 17 күн бұрын
Hawiye waa turkaano la soomaaliyeeyey Isaac na waa oromo iyo xabashi soomaali run waa Daarood iyo reer xamar cade jareerweyne dhulka Daarood ayaa loogu yimid masjid ugu taariikh dheer waxaa dhisay Daarood Hawiye nuurad cad ayaa cagaha loo galin jiray markeey soo galeen nawaaxiga Muqdisho iyagoo qaaqaawan duurka ayey soo galeen iyagoo ka soo tahriibay turkaano ugaandhees marka taariikh daa la hayaa Maghreb markii la gaaro Hawiye Muqdisho waa laga saari jiray taariikh daa sheegeysa ogoow
@Waloos
@Waloos 17 күн бұрын
@@sadiyaali9508 Waxaad sheegayso intee ka keentay, Daaroodka laftigiisa aa dhaha anagu waxaa ka nimid Yemen, waxaana nahay qaxdaani, hadaadan ogayn orod oo nabadoonadiina soo warso. Mideeda kale turkaano waa dad Afrikaan ah, waana waalahay laakiin adigu carab xantiir baatahay soomaalina ma' tihid, dhulka edeb u joog hadii kale bada aa laydinku shubaa saa iyadaa awalba ka timaadeene. Kuli shay rajactu ilaa aslihi.
@Waloos
@Waloos 17 күн бұрын
@@sadiyaali9508 Waxaad sheegayso intee ka keentay, Daaroodka laftigiisa aa dhaha anagu waxaa ka nimid Yemen 🇾🇪 hadaandan aqoon orod oo nabadoonadiina soo warso. Mideeda kale Turkaano waa dad Afrikaan ah oo walaalahay ah, laakiin adinku waxaa tihiin carab xantiir, edeb yeesha hadiikale bada aa laydinku shubaa, ileen ayadaad ka timaadeene, kuli shay yarjacu ilaa aslihi.
@Waloos
@Waloos 18 күн бұрын
Soomaalida waa dad taariikh soo jireen ah leh, laakiin intay ka timid soomaalida? Soomaalida waxay ka timid SAMAALI, oo ahaa nin kushiti ah oo Afrikaan ah, kadibna magiiciisii loo badalay SAMAALE, oo dhulka dadka loogu yimid ah, samaale intii ah aa soomaali la dhahi karaa, inta kale ah carab sida nikaan, oo ba cadaystay inuu Yemani yahay, Daarood, isaaq, shiiqaal iyo reer xamarka, baantuu (jareer)oo ah dad Afrikaan ah laakiin aan soomaali ahayn, intaas uu dalku maanta ka kooban yahay.
@yuusufSiyad-yc7qy
@yuusufSiyad-yc7qy 18 күн бұрын
Hhhh, taariikhda ma hoobal iyo indho xamidhle baa ku dhigay?
@Waloos
@Waloos 17 күн бұрын
@@yuusufSiyad-yc7qy Adiga taariikhna mataqaanid, maxaa yeelay waxaad hayso banaankaad soo dhigi lahayd, ee iska dhagayso odaygaa laclaca ah.
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 17 күн бұрын
HAWIYE SOOMAALI MA AHA WAA LA SOOMAALIYEEY ASALKOODA WAA TURKAANO ZINSIBAR UGAANDHEES ISAAC SIDOO KALE WAA OROMO XABASHI DHULKA MARKEEY HAWIYE SOO GALEEN NAWAAXIGA MUQDISHO DUURKA AYEY SOO GALEEN IYAGOO QAAQAAWAN AYEY SOO GALEEN NAWAAXIGA MUQDISHO MARKEEY MUQDISHO SOO GALAAN NUURAD CAD AYAA CAGAHA LOO GALIN JIRAY HAWIYE MAQRIB MARKII LA GAARO WAA LAGA SAARI JIRAY MUQDISHO TAARIIKH DA SHEEGEYSA MUQDISHO WAXAA LAHAA DAAROOD MAJEERTEEN REER XAMAR CADE JAREERWEYNE EELAAY TAARIIKH MARKEEY AHAYD 1300 1400 1500 TAARIIKH DAA SHEEGEYSA
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 17 күн бұрын
HAWIYE TURKAANO AYEY KA SOO TAHRIIBEEN UGAANDHA IYO ZINSIBAR AYEY KA SOO TAHRIIBEEN MUQDISHO DAAROOD MAJEERTEEN REER XAMAR CADE JAREERWEYNE EELAAY AYAA LAHAA HAWIYE MARKEEY SOO GALEEN NAWAAXIGA MUQDISHO IYAGOO QAAQAAWAN AYEY SOO GALEEN MUQDISHO MARKEEY HAWIYE SOO GALAAN NUURAD CAD AYAA CAGAHA LOO GALIN JIRAY MAGHREB MEESHII LAGU GAARO WAA LAGA SAARI JIRAY MUQDISHO TAARIIKH DAA SHEEGEYSA 1300 1400 1500 WAKHTIGAAS HAWIYE WALAA ISAAC MA JOOGIN SOOMAALIYA WAA LA SOOMAALIYEEYEY ISAAC NA WAA OROMO IYO XABASHI WAX WALBA TAARIIKH DAA SHEEGEYSA OGOOW
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 11 күн бұрын
Soomaalidu isku isir maahan qoloba meel bay katimid Asal Ahaaan diinta ,Afka iyo dalka unbaa ka dhexeeya , taas waaa laysku raacsan yahy waxba wakhti hayskaga lumina😂😂
@Gabade143
@Gabade143 11 күн бұрын
Wllhi wax ka dhaxeeya ma jiraan wa jaahiliin
@farahsaid6913
@farahsaid6913 10 күн бұрын
Anigu waxaan aaminsanahay siimaalidu waa isku isir lkn waalaga yaabaa in qof ajnabi ah soo dhexgalo ooku milmo
@mohamedabdullahi6556
@mohamedabdullahi6556 12 күн бұрын
Inaan manta dabal degno maahan waayo wax baba mayno maxaan kudabaldegna miyanaynu ka raysanay gumaystihii anigu waxan aaminsanahay way nu u darsanay ee aan codsano in marlabad dad ina xukuma ina kala celiya layno soodiro inkasta hadaba aynan xornimo Hayn oo sitoosa layno gumaysto dad fayow mahan somalidu ee hala quraansaro
@Gabade143
@Gabade143 11 күн бұрын
Walahi wa firkad wanagsan
Wareysi gaar ah: Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi
1:03:30
Somali National Television
Рет қаралды 39 М.
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 4,4 МЛН
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 93 МЛН
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
Maxaa ka taqaanaa Taariikhda Banaadiriga "Wariye Abdisalaan Hereri"
18:20
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 4,4 МЛН