Waswaaska ama (shakiga) badan maxaa ka dhalan kara?

  Рет қаралды 8,968

Suheyba Badqas

Suheyba Badqas

3 жыл бұрын

Waswaaska badan ayaa la sheegaa in caafimaad ahaan uusan wannaagsaneyn. Haseyeeshee waa nooc ka mid ah xanuunada maskaxda ku dhaca ee haddii goor hore la ogaado la daweyn karo.Waa kan Dr. Daud oo aan ka wareysanay. Fadlan Subscribe/Share. Mahadsanidiin

Пікірлер: 26
@mapdy4969
@mapdy4969 2 жыл бұрын
Suheyba ( abaayo wxd barnaamij ka soo diyarisaan DAAWASHADA AFLAAMTA XUNXUN dhibaatoyinka ay maskaxda ay ku reebaan iyo sida loo daweeyo) DR. DAUD
@salmonellatyphi2601
@salmonellatyphi2601 2 жыл бұрын
21:47 barnamoj cilmu-nafsiga ku saabsan jeclaan lahaa Mowduuca: barashada cilmu-nafsiga iyo takhasusatkisa, Mahadsanidiin Dr Daud iyo walal Suheyba
@user-zm2zr4ui2s
@user-zm2zr4ui2s 2 ай бұрын
Aniga waxan isku arkay inaan jeermis ka baqo wlhi waa dhibanahay somaliyeey isoo duceeya bls😢
@fardowsaabdulle9001
@fardowsaabdulle9001 2 жыл бұрын
Mansha Allaah sifiican ayu u sharaxay dhaqatarku wad mahadsantihiin💖💖💖💖🌹🌹🌹🌹👍👍🤲🤲
@HassanMahamedIimaan
@HassanMahamedIimaan Ай бұрын
Hala isoo duceeyo🤲
@nastehafanah5805
@nastehafanah5805 3 жыл бұрын
Masha Allah tabarakalllh barnaamij wangsan wane cudur dad badan haayo allaha kacaafiyo
@xamseaadam1954
@xamseaadam1954 2 жыл бұрын
Aamin wl
@hantarchannel8251
@hantarchannel8251 2 жыл бұрын
Walaley arintaan aniga ayey i haysataaa dr dauud xagee ka heli karaaa
@hantarchannel8251
@hantarchannel8251 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@bashiircabdi388
@bashiircabdi388 3 жыл бұрын
Masha Allah jazaakumu laahu kheyran walashay
@saladabukar3760
@saladabukar3760 Жыл бұрын
Masha allah Umada Alle haka haayo
@nolosheydamiski
@nolosheydamiski 2 жыл бұрын
Walal ante kala xarira dr muhim ayan u ahay ilahay darti i cawi bls walal 🙏🏿🤦‍♂️
@abdisalaamciidjamac6605
@abdisalaamciidjamac6605 3 жыл бұрын
Asc walal anigu waxaan isku arkay ama dhib iga haysataa inan dadkii ka cabsanayo horana uma lahaan jirin lkn hada dadku laba qof hay gaadhan lama hadli karo dhib subxanaalah il iyo was waas miyaa
@NasraXirsi-xw8wg
@NasraXirsi-xw8wg 6 ай бұрын
Masha alh
@sheekhmustafe3333
@sheekhmustafe3333 2 жыл бұрын
Asc wll
@libanfarah6682
@libanfarah6682 Жыл бұрын
Wll aniga dhanka cibaadada buu iga galay
@user-wz9uh8bj2d
@user-wz9uh8bj2d Жыл бұрын
Asc sxb
@xamseaadam1954
@xamseaadam1954 2 жыл бұрын
Su aal
@cabdihagle
@cabdihagle Жыл бұрын
Suaaal
@xamseaadam1954
@xamseaadam1954 Жыл бұрын
@@cabdihagle he wl
@XamdiSubeer
@XamdiSubeer Жыл бұрын
Walaalow xagee joogaa dr
@hafsamohamud222
@hafsamohamud222 2 жыл бұрын
Wall inten kala so xarira
@SuheybaBadqas
@SuheybaBadqas 2 жыл бұрын
Asc walaal Xafsa, waxaan rajeynayaa inaad fiican tahay. Walaal numbarkaas kala xiriir. +252 63 4805255
@maahirkee3656
@maahirkee3656 Жыл бұрын
Wlhi caadi ayuu iihayaa wuxuu shegayaa waliba xiliga waysaysiga iyo salaad xirashada xataa waxaa iigu biiray midi hadan arko inaan moodayo inaan isku mudayo
@jamiilaabdi657
@jamiilaabdi657 Жыл бұрын
Aniga cml ayaa tahay, xanun waaye
Maxaa loo doorbidaa guurka qarsoodiga ah (Qudbo-sirada)?
30:18
Suheyba Badqas
Рет қаралды 7 М.
Xanuunada  waswaaska iyo ka hortagooda
28:10
Astaan
Рет қаралды 17 М.
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 17 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 197 МЛН
Shayga Kaliye Ee Noloshaada Burburinaayo | OCD | 🤢😐
11:49
Maxaa Keenay in Soomaalidu ku badato Xanuunka Niyadjabka?
26:11
MM Somali TV
Рет қаралды 6 М.
Xanuunka shakiga dabeecada (Paranoid Personality Disorder)
12:34
Dr. Asad Dahir
Рет қаралды 5 М.
Halista Xannuunka Macaanka #Dood_Abuur
1:14:12
MM Somali TV
Рет қаралды 32 М.
WAS WAASKA CAQIIDADA   DAY #3
31:44
Daud Guushaa-Islamic Psychology
Рет қаралды 3,2 М.
MURUGO MIYAAD DAREEMAYSAA ? DAAWO AYAA LAGUU HAYAA !! || Sh Mustafe Haarun
22:25
Waswaas Maku hayaa??  6 daan shey isaga dawee
20:57
Salafmedia
Рет қаралды 55 М.
WAX KA OGOW XANUUNKA DEPRESSION KA ( NIYAD JABKA)
16:02
Dr Ayanle Ali
Рет қаралды 2,4 М.
Cilaajka kama danbaysta ah ee Waswaaska
15:01
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 39 М.
Qofka Shakiga ama waswaaska diinta islaamka uga dhaca.
8:58
Nasir Cadceed
Рет қаралды 3,6 М.