No video

wax ka baro afar qofood oo ay aad u adagtahay in lala noolaado..||personality analysis||

  Рет қаралды 133,162

Dr Zahra mohammed channel

Dr Zahra mohammed channel

Күн бұрын

fadlan like, subscribe and share walaalayaal....

Пікірлер: 341
@abdirahmanahmed2547
@abdirahmanahmed2547 2 жыл бұрын
1. Sychopathic personality 2. Narcissistic personality 3. Hysteric personality 4. Paranoid personality Now I'm preparing my Psychiatric OSCE exam and watching this video for my resting time ⏲. 👍 💛
@baraarujin
@baraarujin 3 жыл бұрын
Farqiga u dhaxeeyo makeup-ka iyo original-ka. Feel proud about yourself And how you lookalike. No more diir iska qaadid.
@fadumo4024
@fadumo4024 3 жыл бұрын
Dr Sahra wallo Somalidu Waa intaa aad Sheegtay dhamantod Anigu aa ugu horeyee Silayelo noo sheeg
@MBOsman
@MBOsman 3 жыл бұрын
@@fadumo4024 😂😂😂😂😂😂 waan ku qoslay fikirkaaga, waayo waxad qabtaa fikir odhanaya "dhamaan soomaalidu maskax ahaan ayey u xanuunsanayaan"
@CabdulahiBulshaawi
@CabdulahiBulshaawi 3 жыл бұрын
Allaha ku xifdiyo abaayo, runtii aniga shakhsi agaan waxaad iga caawisey Qodobo iyo talooyin aan aad oogu oomana masha.allah allaha ku xifdiyo walashey Waad ku mahadsan tahey hormarinta aad u heeyso bulshadaada allaha kula garab istaago
@fatumabilow4755
@fatumabilow4755 3 жыл бұрын
MashaAllah tabaarakaAllah may Al mighty Allah reward you my sister we need alot of dr. Sahra in the somali community.
@daudaden1308
@daudaden1308 3 жыл бұрын
Masha Allah gabartan wan tagera waxana ku tagera waxyala muhim uu ah bulshadha somaliyeed uso jedisa always go forward but never be in backward
@muxammedxasanmmm6064
@muxammedxasanmmm6064 3 жыл бұрын
Masha allah. Alle haku xafido khaatumadana alle khayr hakuugu khatimo. Dr sahra maxamed.
@maxedcaddemaxedcadde8897
@maxedcaddemaxedcadde8897 3 жыл бұрын
Wll
@maxedcaddemaxedcadde8897
@maxedcaddemaxedcadde8897 3 жыл бұрын
Faraha is ka xinee
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 3 жыл бұрын
KZfaq Dadka looga baahnaa.mar hore Ayaa hada Yimadeen.dr sahra soo dhowaaw In badan Mahadsanid Halkaas Nooga wad. Wan hubaa in Aad dadka Soomaaliyeed Tageero.ka heleysid
@libanlegend7863
@libanlegend7863 3 жыл бұрын
Masha Allah qof caqlibadan oo cilmi leh oo quruxbadan aa tahay ilhahey haku barakeyo 🤲🏽🙏🏾
@annasabdurahman2354
@annasabdurahman2354 3 жыл бұрын
الله يحفظك وينور عقلك وفهمك ويرزك علما نافعا وقلبا خاشعا ولسانا ذكرا اللهم امين
@hassandacad5215
@hassandacad5215 2 жыл бұрын
Amiin dhamantayna
@faycalhochhassan6168
@faycalhochhassan6168 3 жыл бұрын
Macha Allah ilaahay ha ku xifdiyo Dr Zahra. Mahadsanid ❤
@mustafa-bo2dh
@mustafa-bo2dh 3 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah jazaka Allahu khayr
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 10 ай бұрын
Walasheey ilahay hakubarakeyo malindhaweyd Ayan muxadaroyinkaga kashiday grup eyku jiraan dhowr boqol oo qof ajar allaha kaasiyo❤
@user-ex4ki5hx7n
@user-ex4ki5hx7n 10 ай бұрын
Mashaa Allah uqtii waxaad moodaa mid aanu daris nahay inaad ka shekeynayso wllhi xaafdii oo dhan baa nacday Jazkillahu qeyr ❤❤❤❤
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 3 жыл бұрын
Maansha Allah Gobsanaa Hablayagu Inta At U Badan Tihiin Laakiin Gabbana Rogoow Ka Fiirso Intaadan Falin Ka Fiirsada Waa Raga Dumarba Wax Badan Ka Barta Shiikhdan
@calimuxumadmaxamed1316
@calimuxumadmaxamed1316 3 жыл бұрын
Manshalah waxbadan ban ka ogaday oo an dad kala kulmay
@abdikadirali5923
@abdikadirali5923 3 жыл бұрын
Masha alah dhagaysta zahra waa wax kamaqan bulshada somaliyeed siiba bulshadena waana waxa lagu qaldon mar walba bulshadena .
@AkhlaaqDumar
@AkhlaaqDumar 3 жыл бұрын
mashalaah Tabarka raxmaan wxthy gabar diinleh caaqilada ah xikamad Alla Swc siyey asturan dagana m. cidii ku heshaa Amaan mudan xapipti ilxun kum arkto iyo intii oorka kaa nacaba
@huskafarah158
@huskafarah158 3 жыл бұрын
Love you alot , mrs sahra
@Alfaaruq.2018
@Alfaaruq.2018 3 жыл бұрын
Wll waan ku so booqdy ee isoo booqo
@adenibrahin6195
@adenibrahin6195 3 жыл бұрын
Masha allaaha tabaraki allaaha
@isakabdi6895
@isakabdi6895 3 жыл бұрын
Dr Zahra aad iyo aad ayaad u mahad santahay sida aad inoogu sheekeeyesey ama aad noo faham siisey. 4 calaamo ama tilmaamood ee culimada cilmu nafsiga tilmaameen.
@mrzain1745
@mrzain1745 3 жыл бұрын
Gabar wax baratay waa umad waxbaratay masha ALLAH
@rahma-wo5gl
@rahma-wo5gl 3 жыл бұрын
Maasha allah waxaan islaha qof somli barnaamijkaan ku sharxeeso yee keno marbadan ayaan raadiyay ayadoo somaliya lakiin maasha allaah abaayo wa mahadasantahy dadka somaliga bes ku hadlo hadana dadkaan kusoo aadaan mafahmaan hada laakiin wey barankaraan madama luuqad fahmayan kushaeaxday allaha kubarakeyo sis
@cabdinuurcawad7474
@cabdinuurcawad7474 2 жыл бұрын
waxaan ahay aabbo ku nool magaalada burco barnaaminyada dr sahra ilaahay cilmiga allah ha barakeeyo
@ruqiyaabdullahi5774
@ruqiyaabdullahi5774 3 жыл бұрын
Thanks my dea sister dr zahra for giving us good advice
@musakitte5099
@musakitte5099 3 жыл бұрын
MaashaaAlaah kheyr badan ale hakuusiiyo diktooreyso sahraa...May Allah bless you. Give you long life to serve the community....ummadda si fiican ugu adeeega shukran
@salmancali7109
@salmancali7109 3 жыл бұрын
Walal kheyr allah kusiyo wa noo faaiideysey cilmigana allah ku siyadiyo
@mkafamily6700
@mkafamily6700 3 жыл бұрын
Sister Zahra MashaAllah TabarakaAllah ilaahay cilmigaada hakuu saaidiyo JazakaAllah kheir sister. Waxaan ubaahanahnay qof Dr Zahra camal 😍
@amiinahisse1910
@amiinahisse1910 3 жыл бұрын
maasha allaahu waaba adigo taabatay qofaan aqaan alaha kaaxifdiyo xaasidka habo mcn
@cabdighanni7938
@cabdighanni7938 3 жыл бұрын
Mansha allah alla haku xafido wllshey qaliya Dr. Zahra Mohamed
@shukriabdi2613
@shukriabdi2613 3 жыл бұрын
Masha allh gabar wanagsan oo ku dayasho mudan ilahey haku xafido
@salaadocalitifow9533
@salaadocalitifow9533 3 жыл бұрын
Walahi wad iga qoslisay wayo qofka muhimka isku arko wan arkay wana saxantahay
@omarjamaa2237
@omarjamaa2237 3 жыл бұрын
Mashaallah alah kuxafido
@sagalinahersichannel8395
@sagalinahersichannel8395 3 жыл бұрын
nin aan kalatagnay ayaa baaro notadaas qabay. Waligii saxiibkis ama helekisa ma keenin guriga shaki uu ka qabo aniga in la igu diraayo ama la iga wadanayo. Waa cajiib.
@alimaamshowkaani2281
@alimaamshowkaani2281 3 жыл бұрын
Masha Allah Dr zahra muxamed aad baa ku tageeraa Runtii wayo marwalbo oo aan ku dhageeystoo waxaa ii kordhaa aqoon fiicn aad baa u mahadsanthy in badan wlshy qaali haka cajisin in aad kheeyr soo gudbisaa insha Allah
@madoweynchannel6625
@madoweynchannel6625 3 жыл бұрын
Mansha allah - Hargeysa cadey ayaan kaa soo salamayaa noolow wll
@haruunciise9112
@haruunciise9112 3 жыл бұрын
Wcs wa Raxma masha Allaah Tabaarakallah Dr SAHRA
@MomuMomu-gk3yc
@MomuMomu-gk3yc 3 жыл бұрын
Drs Zahra Mohammed thanks
@ruquyoyuusuf6069
@ruquyoyuusuf6069 3 жыл бұрын
ما شاء الله بارك الله جزاك الله خيرا جزاء
@axmedwaliaadan5437
@axmedwaliaadan5437 3 жыл бұрын
Wll sahro ilaahay ha ku barakeeyo waanu kaa faa'iidnay ilaahay ha noo kaa daayo waayo badan ilaahay ha kaa raalli noqdo
@umucabdulahi116
@umucabdulahi116 3 жыл бұрын
Abayo macanto ustada zahra aalah iika xifdiyo ♥️♥️♥️♥️💞 aalah yibarik fiiki xabibtiكثر الله امثالك
@faatumahassannur108
@faatumahassannur108 3 жыл бұрын
Masha Allah thanks
@engsahal
@engsahal 3 жыл бұрын
Mansha allah , si wacan baad u soo diyaarisay, sii wad dedaalka
@fatimaali6799
@fatimaali6799 3 жыл бұрын
Mashallaah abayo macaan keep going may Allaah bless you 💜💜💜💜
@user-bv7fz3gs2p
@user-bv7fz3gs2p Жыл бұрын
Manshaallah i love u dr zahra ❤
@mukhtaraxmed2252
@mukhtaraxmed2252 7 ай бұрын
Dr sahra alayoxafidak
@miskyismail7755
@miskyismail7755 3 жыл бұрын
Psychological disorders 🙏thank you Dr
@cabdilaahikhadar2207
@cabdilaahikhadar2207 3 жыл бұрын
Masha all
@jamaahmed3470
@jamaahmed3470 3 жыл бұрын
Maa shaa Allaaah Ilaahay ha ku barakeeyo walaal. Waa barnaamij muhiim ah.. Halkaa kawad..
@saidelmi7550
@saidelmi7550 3 жыл бұрын
Oo wallaalow ilaahay kheyr ha ku siiye,,dadkan sideen iskaga qaban karna, ma majority baa mise minority, ,somaliland iyo somalia keebay ku badanyihiin,,subxaana alaah,,,ilaahow naga qabo
@calimashaqeyste7422
@calimashaqeyste7422 2 жыл бұрын
Jazakumulahu kheyran
@abdiabdi1738
@abdiabdi1738 3 жыл бұрын
Mashallahu walashay a s c jisa akalaahu khayr mashaallaahu sister thanks
@xamsecabdilahi1252
@xamsecabdilahi1252 2 жыл бұрын
Manshalah. Dr.zahra.alle.haku.xidiyo
@farxiyoyacquub2333
@farxiyoyacquub2333 3 жыл бұрын
M.a aad ayad mahadsantahay dr sahra maxamed cabdi allah kajar siyo juhdigaaga quruxda badan
@sadiauludow8248
@sadiauludow8248 3 жыл бұрын
Waa wax jira qofkii wax daraaseeyey ama Aqriya uu fahmi karo mahadsanid
@sahraahmed215
@sahraahmed215 Жыл бұрын
Mashallh walashay.allha.ku.barakey.cilmigaga
@umumastuurah2624
@umumastuurah2624 3 жыл бұрын
شكرالك،وجزاك الله خيرا كثيرا
@user-dl2ys2hh9q
@user-dl2ys2hh9q 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا حبيبتي زهراء سعدنا بلقياكي
@salimmohamedaden5701
@salimmohamedaden5701 3 жыл бұрын
Masha alah tabarakalah alle haku xafido wll umadaan somaliyeed waxey ubaahantahay dumar badan oo adiga camal ah
@ahmedaliaba7242
@ahmedaliaba7242 3 жыл бұрын
masha allah dhabta ayad kahadashay geesiyad ayaa tahay sii wad waad guuleysan insha allah
@abdihassan4785
@abdihassan4785 3 жыл бұрын
Aad ayaad u mahadsantahay diktoreyso runtii hal sifo oo kuwaan kamid ah malihi.shaqsi caadi ah ayaan ahay. Alx🤲🤲
@hassanguedi3676
@hassanguedi3676 2 жыл бұрын
Masha allah barakahu fiki
@fadumaali6391
@fadumaali6391 3 жыл бұрын
MaShaAllah thanks abaayo ⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️💕💕🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@badrayusuf6806
@badrayusuf6806 3 жыл бұрын
شخصيات السامة. اللهم ابعد عنا .
@SabriinSabriin-uy8sm
@SabriinSabriin-uy8sm 10 ай бұрын
Ilaah ha kuu barakeeyo xbbti
@sucaadmuhudiinmohamed5137
@sucaadmuhudiinmohamed5137 3 жыл бұрын
Wcs m.a guul iyo gobonimo respect for ever love you drs sahro allaha ku sharfo aduun iyo aaqiro respect for ever ✍💯🌹🌹🇸🇴🇸🇴❣💘💘💘💘💘💘🇸🇴🌹🌹💯🤲🏼🤦‍♀️👂🌹💯💯💯🌹💯✍✍
@Yunis114
@Yunis114 3 жыл бұрын
Aad baan oga faa'iidey cashirkaan. Mahadsanid drs.
@sahraabdi8630
@sahraabdi8630 3 жыл бұрын
Sahra abdi maansha allaah ilaahey ha ku xifdiyo
@historynerd7549
@historynerd7549 3 жыл бұрын
Mansha allah Jazaka allahu kheyran sister
@fartuunmaxamed2838
@fartuunmaxamed2838 3 жыл бұрын
Masha allhaa Dr wax badan kaa faaiday runtii Mahad san abyo
@fatumohussein7079
@fatumohussein7079 3 жыл бұрын
ManshaAllah jazakillah ya uqhtiiii
@Wacdi120
@Wacdi120 3 жыл бұрын
Wll tafsiirka quraanka shalay ayaan bilaabay waan soobadinayaa Ka faa idayso culumadeena wll
@sheymaacumar5755
@sheymaacumar5755 3 жыл бұрын
Masha allh Dr sahra allha kuxafido
@faizasalaad9730
@faizasalaad9730 3 жыл бұрын
M.aa aallah ku barkeeyo
@sacdiyomaxamed1805
@sacdiyomaxamed1805 3 жыл бұрын
Masha allaa walal aad ayaa kuu jeclhy allaha ku xafito
@bashif8592
@bashif8592 3 жыл бұрын
Masha Allah, sister Alle haku barakeeyo. Waa swoon siwayn Somalidi ubahantahay.
@maryamahaji7019
@maryamahaji7019 2 жыл бұрын
Alaha kuxifdiyo abaayo
@user-yw9rx1be1b
@user-yw9rx1be1b Жыл бұрын
asc walalaashaan walalaal fikar wanaagsan sodhaweeya fikarkeed
@naciimobashirnadar4890
@naciimobashirnadar4890 Жыл бұрын
alle haku xafido abaayo ustaada sahra
@maxamedcabdixuseen7030
@maxamedcabdixuseen7030 3 жыл бұрын
mashaa allaah waa mowduuc aad u wanaag san DR
@saciidyare6631
@saciidyare6631 3 жыл бұрын
Subxanallahah Allow isla weyni nagalayaab yaarabi
@faataxcnf2677
@faataxcnf2677 3 жыл бұрын
Muqaladada waun arki jiray lkn ma dawa jirin aad ayu iso jiitay kana igu horeye lkn casharada nocan ah badi
@al-fadligalkacyo4337
@al-fadligalkacyo4337 3 жыл бұрын
Maanshalaah Guulayso Drs ZAHra
@abdiali8810
@abdiali8810 3 жыл бұрын
Aad baan kaaga mahad celinayaa casharadan wacan
@mohamedhashi3365
@mohamedhashi3365 3 жыл бұрын
Waad mahdsantahay wll, Alle ha kaa abaal mariyo darsigan qiimaha leh..
@maariyomaandeeq3672
@maariyomaandeeq3672 3 жыл бұрын
Guuuleeso xbbti ❤❤❤
@Wacdi120
@Wacdi120 3 жыл бұрын
Wll tafsiirka quraanka ayaan shalay bilaabay waan soobadinayaa kafaaiidayso
@alihassan4398
@alihassan4398 3 жыл бұрын
Mansha Allah ❤️
@nasraibrahim527
@nasraibrahim527 3 жыл бұрын
Mansha allah tabarakallah jazakallahu khayr abayo
@shamsomahamud874
@shamsomahamud874 2 жыл бұрын
Aadbay u liidata khudvadaan/gabdhan waqtigay ka lumiyaan
@amouliahmed7941
@amouliahmed7941 3 жыл бұрын
Thank you Dr zahra alle haku barakeeyo
@umucaisha3416
@umucaisha3416 3 жыл бұрын
Mashallaah thanks sharing this peice
@WARMOOG804
@WARMOOG804 3 жыл бұрын
Masha Allah macanto wakahelay hadalkaaga hor usoco
@alimahamudhassan650
@alimahamudhassan650 3 жыл бұрын
MA jirto WA ka kibir badan naag aqoonleh weligeey MA arag gabar soamliyed oo aqoon leh oo LA shekeeysato wiil ayada ka aqoon yar in taas uun wexeey radinee nin ayada lamid ah ama ku aqoon ah MAxaa diday Ineey u faaideeyso wllked ah Muslim eeyna ka dhisto aduun kiisa iyo aakhiradiisa eeyna ka hesho ajir ale ha xgiis igamana ahan inaa ka xumahay ee waxan ka hadalaa waxaan arkay gar iyo gardaro MAxaa ii Saran tihiin gabdhahena nolada
@umucaliyaumucaliya5606
@umucaliyaumucaliya5606 3 жыл бұрын
Maasha Allah Maasha Allah Maasha Allah Maasha Allah abaayo shugran
@aishaamir7019
@aishaamir7019 2 жыл бұрын
Allah kubarakeyo inbadan abyo
@suadhussein1669
@suadhussein1669 3 жыл бұрын
Maansha alaah guuleyso walaashey cilmigaaga mid laga faaideyso ilaha ka dhigoe
@xalinamacow9449
@xalinamacow9449 3 жыл бұрын
Mashaaalllh alh kuxafido
@AbdiraufAbdirauf
@AbdiraufAbdirauf 3 жыл бұрын
Mashalaah allaah haku xafido runti aad baan ooga hela cashiradaada
@mohamedhassan-xl7lf
@mohamedhassan-xl7lf 3 жыл бұрын
Masha Allah Allah ha Ku xafido Wax jiraadbka hadashey
@munadahir686
@munadahir686 3 жыл бұрын
Mashalaah abaayo sahro alaah Dartiis ayan kuujelahy
@munadahir686
@munadahir686 3 жыл бұрын
Alaha kubarakeeyo sharaf
@isaaqcusmaan528
@isaaqcusmaan528 3 жыл бұрын
Masha allsh waa wax sax ah oo Hada jira weyna dhacdey
@deqomohammed194
@deqomohammed194 3 жыл бұрын
ASC MAASHAA ALLAAH ALLAHA KUXAFIDO WALAASHEY QAALI
@s.o.6544
@s.o.6544 3 жыл бұрын
Dr Zahra masha Allah tabaaraka Allah beautiful cashar abaayo intee wax ku baratay.? Faaido badan ayaan ka baranay. Mahadsanid
@hindisabdi8148
@hindisabdi8148 10 ай бұрын
Manshallah Allahakubarakeyo abayo
@mahadcade4163
@mahadcade4163 3 жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء وكثرالله أمثالك
@maryamali199
@maryamali199 3 жыл бұрын
Wallahi waa runtaada waana la arkey
wax ka ogaaw sababta aan dumarka loogu ogolayn MURUGTA & WALWALKA||psycology of women||
10:36
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 38 МЛН
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 2,9 МЛН
Harley Quinn lost the Joker forever!!!#Harley Quinn #joker
00:19
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 27 МЛН
Meet the one boy from the Ronaldo edit in India
00:30
Younes Zarou
Рет қаралды 14 МЛН
ISAGA DAWEE NIYADJABKA TALOOYINKAN
6:29
Somvato Institute
Рет қаралды 7 М.
QAABKA AAN CAFETARIA U FURTAY GANACSIGAYGA U HOREEYAY IYO MENU AAN GADI JIRAY
12:55
Sida loo siro gabdhaha qaar Drs. Zahra Maxamed Cabdi
11:52
Abdi Hilowle
Рет қаралды 77 М.
Fahamka Jaceylka || Dr.Zahra @Guryosamo || Tasbiix Production
7:29
Tasbiix Production
Рет қаралды 3,2 М.
maxaad guur uga hadashaa adiga oo aaanan guursan?? ... SUAALO IYO JAWAABO
19:02
Dr Zahra mohammed channel
Рет қаралды 70 М.
Muxaadaro dhamaystiran..|Taariikh nololoeedkii CAA'ISHA RC||
58:14
Dr Zahra mohammed channel
Рет қаралды 82 М.
MAARAYNTA WAQTIGA🧭.. wax ka ogoow qaabka ugu fudud uguna fiican...
13:10
Dr Zahra mohammed channel
Рет қаралды 25 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 38 МЛН