Waxaa Si WEYN loo hadal haaya Ninkii Somaliga ahaa ee lahaa Coffee point ☝️ Hub ayuu lasoo baxay

  Рет қаралды 11,072

MORAAL MEDIA

MORAAL MEDIA

Ай бұрын

Пікірлер: 40
@abdinaasir6238
@abdinaasir6238 Ай бұрын
Naftaad iyo hantidaad waa waajiba in aad difaacdo
@malakaaay
@malakaaay Ай бұрын
I am somali feom somalia Kenyans are great people ❤🙏🌹
@malakaaay
@malakaaay Ай бұрын
all kenyans including somali kenyyans deserve respect, peace , love and justice . 😢❤
@user-jn3yx7wh5c
@user-jn3yx7wh5c Ай бұрын
Ku salli nabiga salallaahu caleyhi wasalam
@bintiyusuf1590
@bintiyusuf1590 Ай бұрын
Wuu ku saxsan yahay Somali dakale waa in ee ku daydan see u badbadiyan naftoda iyo maalkoda
@malakaaay
@malakaaay Ай бұрын
Ninkaas gacanta fudud waa Nin alhlaaq xun wuxuu dhibaato u geysanayaa sharafta somalinimada waana amxaar somali sheeganayee maaha somali dhab ah .
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 Ай бұрын
Waa geesiyi geesiyi dhalaya 30 nini somaliaya baa kabaqaysay wun ku saxayhy
@OlaOli-d5i
@OlaOli-d5i Ай бұрын
Nafta iyo maalka waa in ladifacdo. Ninkaas geesi waaye xaq neh wu u leyahay
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 Ай бұрын
Talo halo dhiso nikas xoli😊hiisa ayuu bad badiyey
@user-dz4ti5ru8d
@user-dz4ti5ru8d Ай бұрын
Qofka waa inuu difaacdo maalkiisa
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t Ай бұрын
Waa kusaxanyhay Waa Tuugo ubadheedhay xoolo islaameed Hadilo waa kusaxan Yahy Baga waxaa thy Geesi ❤❤❤❤❤
@AhmedHassan-sh1me
@AhmedHassan-sh1me Ай бұрын
Waa ku saxanyahay
@OlaOli-d5i
@OlaOli-d5i Ай бұрын
Been waaye. Meesha qaffe ga ayee kutureyn dagaxyo dadka ayagoo kujiraan. Ninkaan markaas wuu is difacay. Miyuu iska firsanilahay? Waa tuugo kuwaas, in lisgaceliyo waaye. Hantideena iyo naftiina defaacada.
@nagadaali545
@nagadaali545 Ай бұрын
Bismilaha waa caadi in labadabadiiyo hantiida waa cadii lakiina . Sawiro ina salayelo waa qaalada 😢
@Fardawsacc
@Fardawsacc Ай бұрын
Ninka idhitinka sameyy wu ku khaldan yhy sbbto somali kle au dadka ku diraya lkn ninku wll xoolihiisa ayu ilaashanayy
@AhmedDjibrilsouldan
@AhmedDjibrilsouldan Ай бұрын
Waa Ku saxanyahay 100%
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 Ай бұрын
Waa geesiyi geesiyi dhalaya ninika waa laga garadarnayn
@user-il4cd3kw4n
@user-il4cd3kw4n 25 күн бұрын
Somali is heroes 🤦🏾🤦🏾
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i Ай бұрын
WA.. ZAHAL ABDI. BOULALE. OO.JOOGA. CASIIMADA DALKA DJIBOUTI 🇩🇯 WAR ADEER. NIIN KAASII. WAA GEESII. SOMALIYEED. GEESII. BEEN BEEN. WAXAA UU.MUDAA HAARAA. DAYAN.. WAX KALEE. WAXAA. LOO SOO DHIIGTEY. WAXAA XOOLAAHAA. SOMALIYEED. ANIIGA DJIBOUTI 🇩🇯. AYAN. JOOGA. WAXAAN. .KU IIRII. NIIN. GACAAN. FUDUUD. MAHEEY. . WAA NIIN. GEESII. GEESII. DAHLEEY SAWAXIILIIGA. XOOLAAHIISAA. AYUU. DIIFAACEEY
@MORAAL-MEDIA
@MORAAL-MEDIA Ай бұрын
Salaan Sare wll ..reer jibuti waan jecalahay ..waad Ku mahadsantahay fikradaada 🙏
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i Ай бұрын
WAR ANIIGA ZAHAL ABDI BOULALE. WAXAAN JOOGA DALKA DJIBOUTI 🇩🇯. WAR. WAA GEESII. SOMALIYEED. ADEER.QOF KA STA. OO.SOMALIYEED. SII SHAARCII. HOOLIISAA AYEEY. SOO WEERAA RAYEEN. MAC NAHAA. SIIDII. SOUTH AFRICA AYEEY BIILAABEEN. WAR HAA LAAIISKAA CEELII YOO. SAWAAHII LAGAAN
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t Ай бұрын
Hadilo waa Tuuge Waa ku saxanyahy
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
Soomaali waxay rabto iyo waxay u roon midna garan mayaan Waana dabadhilifyo
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i Ай бұрын
WAR. WAXAAN. WAA. GEESII. SOMALIYEED. OO.. XOOLAAHIISA. KA DIIFÀAC AAY. MEESHUU. WAXAAN. .WAA MOMBASA. . AYAAN. ARRIINTAN. KAA DHAC DEEY
@aminaugaaso8884
@aminaugaaso8884 Ай бұрын
Waa geesi xaska cesho nadiska
@namiup0274
@namiup0274 Ай бұрын
Xaq buu uleeyahay inuk badbaadiyo maalkiisa iyo naftiisa waa lagu soo duulay
@user-lz1kf3lj3z
@user-lz1kf3lj3z Ай бұрын
KENYATIGA WEEY XANQSNYHIIN
@CabdikariinIbrahim-kj9cw
@CabdikariinIbrahim-kj9cw Ай бұрын
Kisii somaliyea
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i Ай бұрын
Haddii. Aay. Kenyatiigu. DOWLA. DOODAA KU mudaa haraa dayan. dee. MA dad kaa. Somaliyeed. Xoolaa Hoodaa. Ayeey. Ku mudaa haraadayan. Miid. Tvga. Waxaan. Ka arkaa. Yeey. Askari. Kenyaatii. Ah. OO.BOOBKA XOOLAA HAA MUWADIIN TAA. WALAALAA HEEN. TELE SAT. KII GIIDAAR KA LAGUU DAHGIINAA. YEEY. .SOO BOOBAAY AYAN .KA AAR KAYEEY. .TVGA
@Fays2010
@Fays2010 Ай бұрын
Sxb ninkan ma dilin dad
@user-nf3he8rv6o
@user-nf3he8rv6o Ай бұрын
Ninkasi xaq ayuu leeyahay in iu baftiisa difaaco
@SiciidMohamud-pt6qz
@SiciidMohamud-pt6qz Ай бұрын
Wuuku saxanyahay sababto ah ninkani noloshiisa iyo maalkisa buu difacanayay wuxuu dilay malo haysto dambiilena ma aha
@SiyatHaret-eh6yz
@SiyatHaret-eh6yz Ай бұрын
Wukuqaldanyahay zaaid
@Fays2010
@Fays2010 Ай бұрын
Waa been abuur laba xabbo ayuu kor u riday karaamona ma laha dad aan xurmayn nafaha
@abdirashidjante678
@abdirashidjante678 Ай бұрын
Waaw nin waalaaaan
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 Ай бұрын
Nin waalan ma ahan ee waa geesi xoolihiisa difaacday Fuleey adoo kale ah miyaad u ma laysay
@hodandahir8111
@hodandahir8111 Ай бұрын
Nin naf Tisa dafacay iyo malkisa xool U uso Dalya ba raban in Si fuudyan
@hodandahir8111
@hodandahir8111 Ай бұрын
Wa Ku saxan yah wye wan gees malkisa iyo naftisa difcayo
@fe8445
@fe8445 Ай бұрын
Naftaada iyo maalkaaga inaad difaacdo waa cibaado Allah loogu dhowaado. Hadaad disho iyo haday ku dilaan shahiid baa tahay.
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 Ай бұрын
Kuwa Koonfur Afrika lagu dilayo oo xoolahooda la dhacaya ayaa u baahan in ay ku daydaan
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 77 МЛН
GIANT umbrella by Tsuriki Show
00:15
Tsuriki Show
Рет қаралды 7 МЛН
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 11 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
Kaftanka Siyaasada 511 oo aad u xiisa badan
53:46
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 3,9 М.
FADEEXO: MAXKAMADA OO KA HADASHAY CADEYMANA KA KEENTAY TALIYE DHUL JABSADE
1:01:24
Вы так любезны
0:16
KOTVITSKY
Рет қаралды 6 МЛН
Смотреть до конца!
0:19
Привет, Я Ника!
Рет қаралды 3,1 МЛН
Наглый мальчик! #сериалы #фильмы
0:54
Cineverse
Рет қаралды 11 МЛН
THE FLOOR IS LAVA 🌋🔥! Blippi Watch Out! #blippi #shorts
0:55
Blippi - Educational Videos for Kids
Рет қаралды 27 МЛН