Dayax oo Qamar sugani u hanjabay
9:34
16 сағат бұрын
Пікірлер
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t 48 минут бұрын
Xatta mamada hala daba galo in ay qarash ku qaadato garabsiinta dadka dhaqan badala dhalinyarada .
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 49 минут бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 49 минут бұрын
Subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh subxanllh subxanllh subxanllh acdubilh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo a
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t 50 минут бұрын
Ninkaan waa reer xamar dulobay . Sama fale maaha ee waa shar gale nin naftiisa ku xayeysiinaya taatuu hey'ado shaqo gaara wata .
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t 58 минут бұрын
Meeshaas waa meel ka xor ah dowlad iyo shacabka caadigaa , ninki somali ah oo gala ama mashriic cadow buu wada ama waa qaniis ama waa rufiyaan ka shaqeeya in uu bool bool u furfuro wadanka , ama dowlad ha ahaado ama nin laga shaqaaleeyay dida ashraf ha ahaado .
@xubimaxamuud8153
@xubimaxamuud8153 58 минут бұрын
Waxas yan nalugu so den
@xubimaxamuud8153
@xubimaxamuud8153 58 минут бұрын
Saxibadi aya afka furtay
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t Сағат бұрын
Ha shaqeysan kulahaa ado rag ah haku naageysto nin kulamida oo halagu duleysto walba iska aamusa oo qarsada .
@user-oc3xv6ku2k
@user-oc3xv6ku2k Сағат бұрын
Astaqfirullaah muxu fayl ugalay
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t Сағат бұрын
Ninkaan sout afrika Asagaa isku qiray ee jiljileeca nacasnimo kama muuqato .laakiin Ashraf mana qiranayo shakina kuma jiro nacasnimada iyo is naageynta wuxu ku darsaday in uu fidinayo oo lacago ku qaato dhanyaro duufsiga waa halis kadaran kuwii hore oo heyado la shaqeeya kaas hala xukumodibna yaan logu soodayn dalka .
@user-td3qi9vi7h
@user-td3qi9vi7h Сағат бұрын
Somali boys waa gacangaleen lkn wadan waliba oo bur bur siyaasadeed ku dhaco waa dhaxalka laga helo Illaahoow noo badbaadi
@user-td3qi9vi7h
@user-td3qi9vi7h Сағат бұрын
Somali boys waa gacangaleen lkn wadan waliba oo bur bur siyaasadeed ku dhaco waa dhaxalka laga helo Illaahoow noo badbaadi
@user-ci9uc3jf6t
@user-ci9uc3jf6t 2 сағат бұрын
سبحان الله kuwas illahow umadda kaqabo
@aidarousmohamoud9260
@aidarousmohamoud9260 3 сағат бұрын
Wr aadan ma fahmaysaane wll haku dawikhin Wuxu ka hadlayaa wu idinka sareeyaye😅
@AaminoCali-h7o
@AaminoCali-h7o 3 сағат бұрын
Samaafale waxaan uaqaan cali qadab eekanu samafale ma'ahan waasixin fale
@AbdikadirhusseinHassan
@AbdikadirhusseinHassan 3 сағат бұрын
Walaal waxa halaga khabto waa codow
@Fays2010
@Fays2010 4 сағат бұрын
Wiilka Soomaaliga ah kama oggola inay dan kula noolaato, lkn kan shisheeyaha ah dabcan!
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 4 сағат бұрын
Illahow kuwaan is qaribay sharkooda iyo shar oo dhan inaga badbaadi ya allah
@CabdirixmaandaahirKordhi
@CabdirixmaandaahirKordhi 5 сағат бұрын
.subaxaan.lahaa.ilahaw.nagaqabo.kuun.khaniisiit.ah
@maymuunamuuna7151
@maymuunamuuna7151 7 сағат бұрын
Dadkan oo kale hadalkooda inaad soo qädaataba waa qalad ood dadka utilmaantid ciwsnkooda
@Borama1960
@Borama1960 9 сағат бұрын
That guy is a buntus who bleached himself. He is jareer weyne, who is working a pimp. He is pimping women, young men, and children. He must be arrested asap. This is just beyond embarrassing Muqdisho. Somalia is in trouble walaahi. Ur government is obsessed with Somaliland while the Somali citizens in Somalia are being exploited. Enemies from within, from al shabaab to ur law enforcement officers, to foreign countries dumping nuclear waste in ur sea. Also, Turkey is getting rich in Somalia. Every politician is in it for themselves. Just like the idiot that sold the Somali port to Kenya. More is being sold in Somalia, but instead, ur government wants u all to be aware of Somaliland ports. Why? Is it like ur wife telling u to care about your neighbor selling their furniture while she sells all your belongings. Wake up Somalis in Somalia. Remember this, Somaliland is not Somalia, period. Time to worry and fix your home. It's time before it's too late for you all. My sincere advice take it or leave. We, as Somalilanders, we will pray for you all. Insha-Allah khair.
@kingamoore780
@kingamoore780 10 сағат бұрын
Osagan khaniska Wale cadabka alle kusugaya khaniska
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 10 сағат бұрын
soomali😢qeyrka kaqarso xataa kuwii dhameyey haweenkii iyo ciyaalki isma mojiyaan xataa dadka ayey kamid yuhiin adiga ahaa xataa mogin markaa arinku qarsiga ayuu ku ronyahay hos kasii amaa wallah adoo qasaraa ooqanis ah bananka logu soturayaa tos qanis
@MahirHassan-oh5qk
@MahirHassan-oh5qk 10 сағат бұрын
War Baastarkaan gabdhaha Halaga qabto Calaacal Waxba Mataraaaye Ama 2Baalooto Madaxa Haloga dhufto Stupidka
@Brainwoke
@Brainwoke 10 сағат бұрын
adiga aya ba jaahila ,gorma aya iil jaabisku iyo is nadiifintu noqotay shaaki? jaahilinmo iyo dulmi aya laysku racay
@AbdiYare-ff7xw
@AbdiYare-ff7xw 10 сағат бұрын
From hargeisa reer muqdisho wake up 2025 dhalinyaradu system ka dawladnimo hala waregto mida kle away dhalinyaradii ciyaal xamar iyo ciiyaal weero mesha cid idinka lexjeclo badan majirto wayo madaxdina dhan wa la gatay so dhalinyaro idinka aya ah police dharcad agency milatery court dhaman wa idinka one ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdiYare-ff7xw
@AbdiYare-ff7xw 11 сағат бұрын
Waree waxani nolol mahee xalane udaata ka tattoo da leh hala dilo dhaman wixi ushaqeya
@fathiyayusuf1332
@fathiyayusuf1332 11 сағат бұрын
Inaalilaahi waa Inaalilaahi rajacuun waa la hoogay
@barlin1622
@barlin1622 11 сағат бұрын
Waa layaab weyn
@samiiroxiris1228
@samiiroxiris1228 11 сағат бұрын
Ißbitaalada maka war heeysaan
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 11 сағат бұрын
ilma yar ee kashifay ilahay ha dheewro
@sahafiyare4434
@sahafiyare4434 11 сағат бұрын
War haceebowin Mar hore buuhanunay nin
@sahafiyare4434
@sahafiyare4434 11 сағат бұрын
Sxb waxa shegeysid hayarado ma adaa ku dhageysanaa ama waxan firsana
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 12 сағат бұрын
Kuwa fiila somaliya xita jooga iya mashruuca ka mida xita😂😂😂
@maryanmohamed9598
@maryanmohamed9598 12 сағат бұрын
Acuudu bilaahi Minasheeydhaani Rajiim Subxaanaka Yaa Ilaah
@maryanmohamed9598
@maryanmohamed9598 12 сағат бұрын
Akhas caleek waa wax dhintey Subxaanalaah
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 12 сағат бұрын
Is walba hadii naas iyo dabo loo xidho walahi codka gaalo bedel karaan 😢 isaga Soomaalida qoxootiga ku joogtee ee aan waxba haysan ee Diinteena oo lagu xumeyno darteed loo caawiyee odeygii USA u dhashay ee lacagta lahaa ee naagta iska dhigay baa wali codkiisa laga naxayaa SubhanAllah Allah awoodi aad codka ku bedeshaan idiin ba siyo
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 12 сағат бұрын
Calankena hanodayo nacaladi rabbi haku dhacdee. Calankena inay qomulud isku sawiran lacag ayay kuqatan sababtuna waa inaysan soomaalidu dhaqankan xun dhaqan ulahayin iyo lagu cebeyo iyo in dhalinyaradu qomuludka cadi u arkan oo ku caqlistan calankodii oo qurunkasi watan. Xasbunallahi wanicmal wakiil. RABBİYOOW cadowga iyo munafaqiinta shartoda umada soomaaliyed ee muslimiinta ah kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 12 сағат бұрын
Hooyadii ha la tuso hadii ayna ogeyn wuxuu yahay bal 😢
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 12 сағат бұрын
SubhanAllah hooyadii ha tuso
@yasminahmed6195
@yasminahmed6195 12 сағат бұрын
Adeer beenbaad sheegaysa maa haadi qoof waxlagu sheego inuu yahaay
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 12 сағат бұрын
Duli yaa ehlu nar duli duli ah walidkiin ayaa idiku khasaray.
@HalimaHajiHussein
@HalimaHajiHussein 12 сағат бұрын
Maxakasonasacadayp.majìren.,maxayeleykiskisalacagbaalùgufangereeynaya
@ruqia-yl1pk
@ruqia-yl1pk 13 сағат бұрын
Walaalow waxaan dadka hatusin uamad ciyaal suuq ah ayaaba layaaba inay kudaysadaan subxaanalaah hasoo deeynina waxaan oo kale
@HalimaHajiHussein
@HalimaHajiHussein 13 сағат бұрын
Aĺaahaunahareeto,waamaseboʻ
@ruqiyadihad3624
@ruqiyadihad3624 13 сағат бұрын
Subaxanalah ilahow cebetena asatuur waa waqatigi nabigu scw ♥️ noshegay waa calamadihi qiyamaha
@samraamo8912
@samraamo8912 13 сағат бұрын
Musiibada dhan waxa noo keenay xasan asaga ayaa usaxiixay xalane xasanow sharkaaga allaha naga qabto
@ruqia-yl1pk
@ruqia-yl1pk 13 сағат бұрын
Walaal waxaan hakahadlinina subxaanalaah
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 13 сағат бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yuusufcabdilahi7681
@yuusufcabdilahi7681 13 сағат бұрын
Qaniska haa la diilo