Waxaan Jiraa 30 Sano - Rayaan Bajaaj ( Suman Podcast Ep-16 ) Deeq Darajo

  Рет қаралды 152,245

SomFlix

SomFlix

Ай бұрын

Пікірлер: 285
@hamdixsan
@hamdixsan Ай бұрын
Hal tallo ma idin siiya gabdho haddi aad doonaysan in wax walba idin hagaagan hagaajiya xirirka aad illahay la leedihin 😊
@Munacadeeyqoraxeey
@Munacadeeyqoraxeey Ай бұрын
Yes❤❤❤
@najmaquen9389
@najmaquen9389 Ай бұрын
Thnks wll
@kalsoncheupe5603
@kalsoncheupe5603 Ай бұрын
Absolutely you're very correct😢thank you so much..May Allah swt bless you
@souadelmi5470
@souadelmi5470 Ай бұрын
thanks runti that's true
@amirahabdi
@amirahabdi Ай бұрын
Masha Allah good advice
@taqwachannel9897
@taqwachannel9897 Ай бұрын
Ifka lagu yahay walal Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 10 k i gaadhsiiya bage kena waa bage dini ah adun Iyo khiraba aku faideso mahadsanidin ❤️❤️❤️
@hamdixsan
@hamdixsan Ай бұрын
Wa ku siiyey aby9😊
@XabsaqaliXabsaqali-my6xj
@XabsaqaliXabsaqali-my6xj 28 күн бұрын
Haye wall
@khadromaxamad3972
@khadromaxamad3972 14 күн бұрын
uu ahaa I 6
@fardosqassin5430
@fardosqassin5430 Ай бұрын
Ku saliya nabigeyganah csw salalaahu caleyhi wasallam
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli Ай бұрын
Waa gabar oo markii ugu weyntahay ah 24 jir hadana 3 nin caruur iyo kala tag . Runtii waa caruur caruur leh Allaah nolosha iyo hagaajiyo inta ka dhiman iyo diintaba
@zadiiqalishire9454
@zadiiqalishire9454 Ай бұрын
Rayan Bajaj waa Very Smart intaa Podcast arkaayey kan aa Xaqiiq ka ah
@sumayayusuf9636
@sumayayusuf9636 Ай бұрын
Wlhi hal dhib bes ku heesto si ay wax walba kuugu hagaagaan xiriirka rabigaa adkee thats all hadii kle sidaan lee u wareersaneenaa😅
@amirahabdi
@amirahabdi Ай бұрын
Sax walal best advice, waxa kala wa been
@MaryanDagan
@MaryanDagan Ай бұрын
Nolshedaba wxa kdhiman xriirka ilahy xirirka ilhy haday xojiso way uhgagysa nolsha
@user-sr9sc3ez8i
@user-sr9sc3ez8i Ай бұрын
Muhiimda waa inuu qfka ijecel yahy❤ The more he treats me well the more i will love him💘
@bilanbabdulahi8442
@bilanbabdulahi8442 Ай бұрын
Mansha'allah strong young woman ❤❤❤❤
@filsancawad208
@filsancawad208 Ай бұрын
Tan ana isu mida mid hadu tago mid kala barta mxa aniga ii xanibiya qof tagay. Rayaan hore usoco wllo mcn hooyo adag oo fariida tahy oo karti badan. Wxd ila muqat qof nolosha karbashtay hadana ku nool xaqiiqada ❤
@funnYoutuber185
@funnYoutuber185 Ай бұрын
اللهم انك عفوا كريم تحب العفو فاعف عنا يالله يالله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Fatimamohamed-li4cx
@Fatimamohamed-li4cx Ай бұрын
Masha Allah tabarka laah wlhi wa best one een dhagaysto well done rayaan
@user-vj6zj3ze6e
@user-vj6zj3ze6e Ай бұрын
❤❤❤❤❤ rayaan xogaa isdaji gabar aqli badan ayaad aheed waxa soo socda ayaa kabadan dhawacyada qalbiga❤❤❤❤❤
@idmanxaji4227
@idmanxaji4227 Ай бұрын
Rayaan kama cajisin wlhi no balami mar kale plz🙏🏼
@mahdiahmedibrahimibrahim6231
@mahdiahmedibrahimibrahim6231 Ай бұрын
Naagtani caadi maaha waa naagta Qamar suugaani cunug ka keentay✌️
@aniizajaama7544
@aniizajaama7544 Ай бұрын
Mnsh allh hoyo adag weeye wa qofkliyo jclhy taladed
@Rana_barbi
@Rana_barbi Ай бұрын
Inantani wa miskinad yaro wngsan wxay uledahy jacylku dhankayga wa inu ahada kolay wxba kaso maray qof walba wu jeclayay in lajeclado ilahy hakafrxiyo hno🥺
@anharabdul5533
@anharabdul5533 Ай бұрын
Wlhie gabadhan isku class ahan jirnay io waliba isku xafad inti aqoon uleh uunba taqaan 2014/15 ilaa iyo bilawgi 16 keep goin kuleyahay poqord batahy wlhie wax yabo badn oo xanuun badan soo maray waligey iyado ka hadle maan arag m.a
@jawaahirmohamudnour5911
@jawaahirmohamudnour5911 Ай бұрын
😢
@AmiiraQurux-dr3ke
@AmiiraQurux-dr3ke Ай бұрын
Waa run wllhi qof walpa in la jeclaado ayuu jecelyhy lkn iyada wax baa kaso maray koley😢😢😢😢
@AyaanelmiGobsan
@AyaanelmiGobsan Ай бұрын
Mashallah wllshey iyo wllkey horee usocdaaa wan idiin jeclahay allah idin jeclado
@munamohamed470
@munamohamed470 Ай бұрын
What a mother❤❤
@dheeman8930
@dheeman8930 Ай бұрын
Gabadhan waa qof caqli badan Masha allah nolow xbbti ❤❤❤❤
@IsninaDiis
@IsninaDiis Ай бұрын
Mashaallah beautiful and strong mum keep going inshaallah your dream will come true inshaallah.
@yasmincqadir1446
@yasmincqadir1446 Ай бұрын
Waa runteeda waan ku jeclahay ayay ku dhahayaan jacayl bilaa nolol ah oo bilaa ficil ah iyo ma shaqayste miiran meesha ku hayaan raga somaliyeed
@niyadsan3835
@niyadsan3835 Ай бұрын
Wlh waad ila aragtey
@Kingofcity-we4gp
@Kingofcity-we4gp Ай бұрын
Naa raga dhan ha iskuwada qaadin iskumid mahan
@mohamedhussein6240
@mohamedhussein6240 Ай бұрын
Caadhi iskadig abayow😢
@Kingofcity-we4gp
@Kingofcity-we4gp Ай бұрын
@@mohamedhussein6240 iwas aaaa
@abdallabro11
@abdallabro11 Ай бұрын
Jacaylkii iyo farxadii nolosha dhan lacag Mondays modaysaan iyo nimankii waxaan tabartooda ahayn😂yahuu
@Simran_ashokAshok
@Simran_ashokAshok Ай бұрын
Strong woman, strong mom, allaha Ha haku xifdiyo oo Haku barakeyo adiga iyo caruurtada.Dhabarka iisarantahy Riyan❤
@Saciido-vv9bs
@Saciido-vv9bs Ай бұрын
Rayaan wlhi waxat thy gbr qabiirad ah caqlina leh dadaaley guleyso alahne kuxirnow baayo thanks again
@munamohamed470
@munamohamed470 Ай бұрын
Absolutely 💯 💯 💯
@fariixaguleid2793
@fariixaguleid2793 Ай бұрын
Rayan waladhegysankara wa gabar fariida hadel kara❤
@CaliyaAhmed-jc2lu
@CaliyaAhmed-jc2lu Ай бұрын
Wllky deeq darajo wn ku tageeraa wllhi❤❤❤❤
@khadrakulane1591
@khadrakulane1591 Ай бұрын
She is amazing woman
@saarajama6132
@saarajama6132 Ай бұрын
Walahey she’s smart
@Maryamasuldaana
@Maryamasuldaana Ай бұрын
Mashallah naag nool
@fardusmohamoud3088
@fardusmohamoud3088 25 күн бұрын
Strong mom Mashallah .keep going Rayan❤
@khadradahir2263
@khadradahir2263 Ай бұрын
Rayaan Allaha ku dhooro adiga iyo caruurtaada abayo, keep going, xariirka Allah markaste ku didaal qaali, dadka ha u joojin waxaan kaa dareema dad ku jujgareeyay in ad wax ka dhadhiciso abayo caruurtaada ada dhalay mesha rabta uga tagan karta waliga iska ilaali in aad raali galiso Allah wax an aheyn gabar adag bad tahay .
@Ducysan456
@Ducysan456 Ай бұрын
Mashaallah❤❤❤
@fatimojacfar6260
@fatimojacfar6260 Ай бұрын
Be strong ❤
@FadumoSaleban-xt2zs
@FadumoSaleban-xt2zs Ай бұрын
Mashallah wa been
@user-dc6od3kd2o
@user-dc6od3kd2o Ай бұрын
What a intelligent ,strong mum and entrepreneur 🎉 sister I ever seen in my community Much love Rayan ❤ I strongly belief if she get a guy with her level ,she shall become a millionaire family but unfortunately majority there’s no right time right person 😢 Walaahay gabadhaan waligay ma arag Gabar somaliyed oo ka diyaarsan, ka caqli badan kana aftahansan Hal suaal Qof walba haisweydiiyo gabadhaan meesha ay nolosha kasoo bilowday iyo maanta meesha ay taagantahay walaahay 100nin Oo somali ah bay dhinac walba dhaantaa mnsha allah,Allahuma baaruk
@mustafamohamed2764
@mustafamohamed2764 Ай бұрын
Maclin xaliye dhageysta idinka aniga casharada qoftan camal aan ku haystaa relationship of benefit benefits of Marriage benefits of friendship I agree with you 100% keep going Never give up arbaco iyeeba kooyase
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q Ай бұрын
Masha allah waa gabar caqli badan pon faan aqoonin abaayo abayaal fiican baa jira oo raba ilmahooda
@zuwaydasiman
@zuwaydasiman Ай бұрын
I believe the benefit relationship,sababto aah xarirka daneysiga naftaada udaneyne caruurta udananeyne and no buuq and stress
@SuntaFaaraxmajopasto58
@SuntaFaaraxmajopasto58 Ай бұрын
Rayaan karti iyo qurux ayeey isku darsatay Hooyo adag waaye Nimanka waa cadaw iska ilaali😅dadkana waad waasha waa xaqiiq
@Kingofcity-we4gp
@Kingofcity-we4gp Ай бұрын
Nagaha laftirkooda waa cadow hala iska ilaaliyo
@AyaanAyaana-jr7ri
@AyaanAyaana-jr7ri Ай бұрын
Mashallh tabarakallh ❤
@user-rf9le4lo8x
@user-rf9le4lo8x Ай бұрын
Wlhi baramijkada wa malinta kaliya an wax yar o cajis ku daremin plcs many video's kaso sameyn gawdhan eyadao gabdhaha dhiri galineyso we need thank you wllky❤❤
@user-ch2oq7tj6z
@user-ch2oq7tj6z Ай бұрын
Mashalh ❤
@zakirboss143
@zakirboss143 Ай бұрын
Absoulatly she is so best women.
@halimahassan1981
@halimahassan1981 Ай бұрын
Maansha allaah Boqortooyo 😊 horaa loo soconayaa sax guuleyso waligaa aabaay ❤😊
@CaliyaAhmed-jc2lu
@CaliyaAhmed-jc2lu Ай бұрын
Rayaan bajajeey qamar ma kala tagten❤
@user-cb3jd8mh8p
@user-cb3jd8mh8p Ай бұрын
Rayan waa gabadh aqli badan m.a❤❤❤❤
@user-db3xl9ub1i
@user-db3xl9ub1i Ай бұрын
Asc Masha alaha ale ha ku barakeeyo hooyo
@jawibila3005
@jawibila3005 Ай бұрын
Rayaan love you 😘
@fardowsosahal6490
@fardowsosahal6490 Ай бұрын
Iron interview and Iron Lady❤
@user-yz4pz2zx8y
@user-yz4pz2zx8y Ай бұрын
Be strong women love U❤
@munamohamed470
@munamohamed470 Ай бұрын
Dhibaha maha waydaan iskusoobaxayn🥰🥰🥰🥰😍🥰
@bilicdawadanka4199
@bilicdawadanka4199 Ай бұрын
Rayaan nimacada Alla ku siyey la kuma kibaro wllhi ilaahayow ihanuuni Yaaaaaaaa Rabi anga baadi ahay wlliyaal mel laka heystaa iso duceye 40 qof ducododa waa la aqabal
@kheerta
@kheerta Ай бұрын
Maasha Allah gabar adag❤❤
@FowziyaFiican-zv2pc
@FowziyaFiican-zv2pc Ай бұрын
Masha allah rayaan karti badan🥰
@user-kd8ro4zj6j
@user-kd8ro4zj6j Ай бұрын
Subaxalaahay qaf ku jelcel aad u qurax badanyah walashay ❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-gv9nf7rv1o
@user-gv9nf7rv1o Ай бұрын
Go forward walshayey❤
@farhiyanuur7968
@farhiyanuur7968 Ай бұрын
Rayaan your best qof nool walaashey your boos laday waa runta qaliya badan ilmah waxa ka sheegta. Waa runta lacagta laa ku barker walaashey macaan adiga iyo ilmah Allah idaan markey❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-vv5ei5ge9k
@user-vv5ei5ge9k Ай бұрын
Msha alla gabadh caqli badanoo fariida kartina badan woye
@ziyaa-isse
@ziyaa-isse Ай бұрын
🎉🎉naag wax badan og 🫡🫡🫡
@munir69420
@munir69420 Ай бұрын
Masha Allah abaayo
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Ай бұрын
Rayan bajaj hadan nairobi tago wan raadinayaa Inshalah. She's smart
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Ай бұрын
Barakalaah rayaan
@ChoukriAli-sc2jv
@ChoukriAli-sc2jv Ай бұрын
Rayan bajaaj nag ragay ah wn jeclahay gabadh ku dayasho mudan horay usoco
@AnabSaeed
@AnabSaeed Ай бұрын
Manshallh
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 Ай бұрын
Hoyo Karti Badan M.a
@MariyaMohamed-wh9yw
@MariyaMohamed-wh9yw Ай бұрын
Rayan fani waye walahii waligaa nin xun haujawin sxiib
@mashaalhanisamaxamuud9300
@mashaalhanisamaxamuud9300 Ай бұрын
Hadii ad heli laheed qof ku jcl waligaba xariir kama burburi laheed
@queenmunera8415
@queenmunera8415 Ай бұрын
Rayaan waa naag adag ❤❤❤❤
@jowharatul_qalbi33
@jowharatul_qalbi33 Ай бұрын
NAAGTA Kaliya Aan Dhagaysto Hadalkeeda Boqran❤
@sawdahassan9570
@sawdahassan9570 Ай бұрын
war dumarlandnow rayaan bajaaj noo ilaaliya
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 Ай бұрын
Rajaan waa naga cilmi badan tahay laakiin hal aan u sheegaa ragaan badan aad guursanryso caafimaadkooda before ogow adoo yar 100 nin ha guursan xataa ciyaalkaga uma fiicna iyo caafimaad kaaga🤔🤔🤔🤔🤔
@qweennaaz2316
@qweennaaz2316 Ай бұрын
Wow m.a you are role model to many girls abyo lkn wlhi wankucle Bari le kaxumade waxa sameyse 😢just forgiveness weydiso abyo dar ilahi kujclye❤
@AmalAhmed-sz6my
@AmalAhmed-sz6my Ай бұрын
Rayaan waa boqorad wllhi ❤
@NacimoCarabmocow
@NacimoCarabmocow Ай бұрын
M.ahooyo guulasadaya❤❤❤❤❤
@bintuwebi2169
@bintuwebi2169 Ай бұрын
Girl i like your mindset the only thing your luckin is modesty labta qurxoon inoo qaari qaali otherwise wish you all the best❤love strong Ladies ❤
@user-yn3qo6bs9g
@user-yn3qo6bs9g Ай бұрын
Wllky deep guuleysoy
@nasramohamed1731
@nasramohamed1731 Ай бұрын
Adiga lee fanikaro rayan waxadtahy gawar adg mashallah
@AbdullaahiOsman-or3id
@AbdullaahiOsman-or3id Ай бұрын
Qofkii ugu horeyay oo rerkeda ku dhaga hadasho macsaro😂I 😅
@carafaatfaarah6578
@carafaatfaarah6578 Ай бұрын
Mashalaah waa gabadh maskax badan
@safaaa94
@safaaa94 Ай бұрын
Nag nool iska dheh
@KeifOsoble-jg8eg
@KeifOsoble-jg8eg 16 күн бұрын
Rayan role model ithy ❤️💯
@NajmaGulled
@NajmaGulled Ай бұрын
Storong woman keep going
@cafiwalaalkaaga8276
@cafiwalaalkaaga8276 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤masha allah rayaan❤
@SafeyoAhmed-mn4er
@SafeyoAhmed-mn4er Ай бұрын
Riyan wa wadta❤
@hodayusuf1516
@hodayusuf1516 Ай бұрын
ay rayan gabadh adag waaye gabdhaheena dhan rayan camal haday ahaan lahaayeen dhanka kartida aduunka qabsanlahayn❤😊
@amirahabdi
@amirahabdi Ай бұрын
Sorry lakin taan wa qof wareersan oo marbo mal boodeyso
@MaryanDagan
@MaryanDagan Ай бұрын
Xririka ilhy qof hagjin wayey alow anan kudayan
@user-xu5fd9gy5q
@user-xu5fd9gy5q Ай бұрын
Riyaan my role model 😮
@hoodo9260
@hoodo9260 Ай бұрын
Naag Fariid ah
@user-fr2zd9un2q
@user-fr2zd9un2q Ай бұрын
Rayaan bajaaj gaban adag❤❤❤❤
@saciidoahmed4727
@saciidoahmed4727 Ай бұрын
Raayaan Gabar Adag M.a❤
@najmaibraahim2183
@najmaibraahim2183 Ай бұрын
She is my role model. Keep going sis❤
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q Ай бұрын
Masha allaah qof cagali badan laakin wllo ku dadaal xalaal ku dadaal illaahayna ka baq sharaftaada illaali fariid bad tahay guuleeso dumaashi waxan jeclaa inaad ahaado gadhayadii wan ka xumaaday kala taga qamar suugaani guuleeso riyaan❤❤❤❤❤❤
@MaryanDagan
@MaryanDagan Ай бұрын
Xirirka ale inay hagjiso bes kdhiman
@hoodoeprahim2683
@hoodoeprahim2683 Ай бұрын
Maalintu qamar guursadey rayaan waxaan idhi maanta ayuu gabadh fariid ah oo caqli badana helay waan ka xumahay kala tagiina
@ilhan6838
@ilhan6838 Ай бұрын
Kas mustaqbal marabo wa nin malayacni ah
@NadiaHeiba
@NadiaHeiba Ай бұрын
Iron Lady ❤
@abdisalammatan4317
@abdisalammatan4317 Ай бұрын
Rrelation benefit waa isla noolaasho bilaa guur/ open relationship waayo baa maseer
@munamohamed470
@munamohamed470 Ай бұрын
Acuudubilaa 😢😮😅😊❤
@drf.m7782
@drf.m7782 Ай бұрын
Rayan wa qabar yar oo nolosha wax laan ka bilody Allah ha oo barakeyo xoogydo iyo caqliqeeda , gabdaha somalida dhiiroglin ha ka qatan
@bilanhasan904
@bilanhasan904 Ай бұрын
Reyaan 26 kama wayne ee arma lagula yaaba bey is leedaha madaama gabdho badan ay mar kasta sheegtaan🎉
@najma649
@najma649 Ай бұрын
waa sax taas been maha
@hikmarashid1729
@hikmarashid1729 Ай бұрын
What about the fast chalid
@user-sx4tb1dx7n
@user-sx4tb1dx7n Ай бұрын
❤❤❤
КАК СПРЯТАТЬ КОНФЕТЫ
00:59
123 GO! Shorts Russian
Рет қаралды 2,6 МЛН
Como ela fez isso? 😲
00:12
Los Wagners
Рет қаралды 24 МЛН
it takes two to tango 💃🏻🕺🏻
00:18
Zach King
Рет қаралды 27 МЛН
SHE WANTED CHIPS, BUT SHE GOT CARROTS 🤣🥕
00:19
OKUNJATA
Рет қаралды 14 МЛН
MANTA IYO  TOUTINKEUGA ASGA CUNTA NO KARIYAY
8:27
Rayaan Bajaaj Production
Рет қаралды 135 М.
Qiso Cajiib: Gabar Soomaali oo Kaluumeysato ah
2:29
Shariifooow
Рет қаралды 347 М.
KASHIFAAD YAA UGU SHUKAANSI BADAN TEAM27
18:16
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 148 М.
AX! MARKAN UUR UQAADAY IGU INKIRAY WAA QOF TIKTOK CAAN KA AH
56:43
Ridhwan Issack
Рет қаралды 415 М.
КАК СПРЯТАТЬ КОНФЕТЫ
00:59
123 GO! Shorts Russian
Рет қаралды 2,6 МЛН