Waxaan La Yaabanahay Midna Ethiopia oo Burburtay ayuu U galay Midna Cawradiisii ayuu Banaanka keenay

  Рет қаралды 64,060

SSTV

SSTV

Ай бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZfaq, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZfaq.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZfaq channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 323
@muscabmohamedmohamud7416
@muscabmohamedmohamud7416 Ай бұрын
Waa ficaan lahayd inaan dalka uheli lahayn siyaasi argti dheer leh sida faarax macalin ❤❤❤❤❤❤
@aliabdulahimahamed5980
@aliabdulahimahamed5980 Ай бұрын
Mnsh Allah mudane farax macalin Alle haku xifdiyo amiiiiiin❤🇬🇲💕💯🇸🇴💘
@Omarhajjigurhan490
@Omarhajjigurhan490 Ай бұрын
Prof farah moalim caaqil somaliyeed ilahy haku xafido prof
@user-bf7vh6yc6n
@user-bf7vh6yc6n Ай бұрын
FAARAX MACALIN CIMRIGIISA ALLAHA DHEEREEYO
@hanadofficiallychannel2263
@hanadofficiallychannel2263 Ай бұрын
Maashaalaaah ❤ kuwa Qalbiga ka jireeey baa ku nicib ee geesi halyeeey Alaaha ku xafidoo ❤
@muscabmohamedmohamud7416
@muscabmohamedmohamud7416 Ай бұрын
Weriye nuur iyo X.faarax dawaare Asc iyo dhamaan bahda SSTV.
@osmannur9901
@osmannur9901 Ай бұрын
Waa soomaali dhab ah ,waaa wadani daafaca midnimada soomaalia,waa halyey u kacay umadda soomaaliyeed. Sii wad nina ha u aabayeelin.Cadaw badan ayaa jira .Ilaahey waxaan ka baryeynaa in uu ku xafido.Allaha ku xafido
@bossiebadass9890
@bossiebadass9890 Ай бұрын
Farax macalin markii iigu horeysay 2007 waxaan kula kulmay xaflad soo dhaweyna iyo kala warqaadasho oo loogu sameyey MARRIOTT HOTEL KU YAALA PHOENIX ARIZONA. ANIGOO KA IMID LOS ANGELES CALIFORNIA. WAAGAAS CIIDAMADA ETHIOPIAN KA AH BUU AAD U SOO HORJEEDAY WUXUUNA TAAGEERO WEYN U HAYEY MAXAAKIIMTII LA DAGAALAMEYSAY WAGAAS LAMA AQOON IN KHAWAARIJTA ALSHABAAB XATAA SHEIKH SHARIIF BAAN WAXBA KA OGEYN . MARKA WAA ODAY SOMALIYEED OO SOMALIDA JECEL...
@jamaalmohamud9679
@jamaalmohamud9679 Ай бұрын
Farax Macalin, waa run sheeg,Somali dhab ah, illahay waxaa uga baryayaa caafimaad qab,cimri dheer , iyo inuu cadowgiisa indhaha qabto. He is a gift to the Somali's race and May Allah be with him. Aamiin.
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
Maxuu run sheegaa soomaali waa hadaay qaadanayaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅
@Abdulkadir-bd1tc
@Abdulkadir-bd1tc Ай бұрын
Aqoon iyo AWOOD wxaa kuu dheer CAGDHEER LAAN DHEERE AH, LAFTA OGAADEEN KALA JARTA, WIIL CAWLYAHAN, AWOOWGII LA GUB CIMRI DHEER IYO GOBANNIMO KU NOOLOIW.....!!,♥️♥️♥️♥️♥️
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
Aac maa shaa allaah faarax macalim 🇸🇴🌎🇸🇴😎😎😎😎😎😎😎😎
@samaronsaid4676
@samaronsaid4676 Ай бұрын
Kuwii Farah Maalin ku sheegayay qabiili arka dhiiga Farah waa somali halyay somaliyeed noolaw
@YosefOsman-wn2xo
@YosefOsman-wn2xo Ай бұрын
Big respect mr farax macalin
@maxamedcalixasan9233
@maxamedcalixasan9233 Ай бұрын
Cimriga iyo caafimaadka Alle ha u siyaadsho Xildhibaan farah macalin geesi somaliyeed
@carinohope3117
@carinohope3117 Ай бұрын
Masha’Allah Ilaahey haku xafido Abti faarax macalin ❤❤❤
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Ай бұрын
Waa runtii Farah Maccalin well done 👍
@ahmedmursalasharr5060
@ahmedmursalasharr5060 Ай бұрын
MaSha'Allaah Khabiiir Siyaaasi Sare qiime badan ee ah SomaliKenyaSomali Mudane Xildhibaan: markale MaSha'Allaah aad baan kuu salaamayaaa
@abdiqaniaden6670
@abdiqaniaden6670 Ай бұрын
Farah Moalim Daware allaha xifdiyo shaqsi qiiima badan leh
@nasturanastura4015
@nasturanastura4015 Ай бұрын
الاهم اكثر امتالك❤❤❤❤❤❤❤❤Somali majecla runta. ❤
@maguled
@maguled Ай бұрын
MP Faarax Macallin, Halyeey Soomaaliyeed, Jir oo Joog.
@bedermohamed4181
@bedermohamed4181 Ай бұрын
Ilaahay ha ku xafido
@Abdullahi-oo6dr
@Abdullahi-oo6dr Ай бұрын
Siyaasiga kaliya basha ogadeen ugu siyasisan ugu na caqli badan Mr Farah ma alim daware
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc Ай бұрын
Somali oodhan waaye
@xil.kalidmohamedismailhoor6509
@xil.kalidmohamedismailhoor6509 Ай бұрын
Xildhibaan, adigu xageed joogta. Isma ogid malaha in Sawahili ku haysto since 1960s oo Africa oo dhami ka hoos baxday guumeysi.
@berdilacashe283
@berdilacashe283 Ай бұрын
War wax heysto majiro somaali maryooley caqligu ilahay idin tirey ..idinka gumeysi kujiro o gobol gobol niliqeybiye o waxba ogeyne gaalo nikala ilaalisa ..noolalna kuheysanin somaaliga gudaheeda o uqaxo kiinyada aad leedahay faarax iyo somaalida kunool ba lugu guumeysta ...faarax kenyaatiga kale bu wax laqeybsade o isku xuquuq yihiin ..nin manta wax kaqaadi karana majiro
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 Ай бұрын
Wuu Wasa sawaaxiligu 😂
@godiry861
@godiry861 Ай бұрын
Way xoreebeen ee Soomalia ku soo darmada ayaad malanka wadaa. Ingiriis ayaa guumaysan jiray, iminkase waa xor.
@daljireali4783
@daljireali4783 Ай бұрын
Adigan lagu guumaysan ee maxaad haysaa?
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Ай бұрын
Mashaallah Farax macallin waa Helye somaaliyeed we love hem dearly
@user-dp9cd3ze7w
@user-dp9cd3ze7w Ай бұрын
Faarax Maalim Waa siyaasiga dhabta eh aan ka cabsan cidna xaqiiqdana banaanka keena
@abdihaki
@abdihaki Ай бұрын
Alle ha xafido faraax macalin waa halyey aan gabaan
@KINGSO880
@KINGSO880 Ай бұрын
Ma sha Allah the best xilidhiban in the world ❤
@bedermohamed4181
@bedermohamed4181 Ай бұрын
Noolow soomali sare walaal ❤
@janogalechannel9013
@janogalechannel9013 Ай бұрын
Cimriga iyo cqligaba Ilaahay hakuu barakeeyo prof Farah moalin Daware waxad tahay halyay aanu jecelnahay.
@AdanAbdi-hz4mi
@AdanAbdi-hz4mi Ай бұрын
Geesiga absame farax macalin
@wacdoon179
@wacdoon179 Ай бұрын
Wallaahi waan qoslay
@felisabdi3794
@felisabdi3794 Ай бұрын
Soomali waa iney barataa dadka halyeyada ah ee qabiiribta ka dhalatey iney xurmeeyaan, kuwa ka caroonaya iney itoobiya burburtey ee oromada ah weligoodba ha ooyaan wadankooda waxa ka socda maanta waa la ogyahey mahan mid ay qarin karaan, Mahadsanid MP Farah Macalin , Allaah ku xifdiyo ❤
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Ай бұрын
Yes warunta AA adiga cuqdada iska saar
@sahroali1196
@sahroali1196 Ай бұрын
MashaAllaha.faarax.macalim.ilaaahow.cimriga.kuu.dheereyo.aaaaammmiiiiiiiinnnnn
@theruler411
@theruler411 Ай бұрын
Nin Waalaan Ethiopia toolkaa Ogaadeen ay gumeystaa 2024
@mohamedyussuf9664
@mohamedyussuf9664 Ай бұрын
Lagend farah
@ima6291
@ima6291 Ай бұрын
Farax mclin iyo axmed xersi iyo kuwo kale oo bdn ilaaheey wxn weydisaneynaa inuu mdxoda nooraajiyo idam alle rajadad no mujisayna cadabta alaha kaga xoreyo faraxow nasriya sodhawad tiriye run alaha noga dhigo wllkey frm muqdisho
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabbii
@koureichomohamed1437
@koureichomohamed1437 Ай бұрын
Manshaa alaah ❤
@AdenAden-dw4qp
@AdenAden-dw4qp Ай бұрын
Farax adeer waxaan uBaahana wadada kaaris in ladhiso adeer asc
@user-sd2hx2qr9l
@user-sd2hx2qr9l Ай бұрын
Siyaasiga kali ah ee Xor ah somali leedahay f macakin: waxa kale amxaar baqti ah ay ka baqayaan: saylac somalia:
@ahmedibrahim3070
@ahmedibrahim3070 Ай бұрын
MASHALAAH HALYEEY FAARAX MACALIN HALYEEY SOMALIYEED ALLA HAKU XAFIDO
@abdirizakahmed6886
@abdirizakahmed6886 Ай бұрын
sstv aad ayaad u ayaad ugu mahadsantahiin waraysigaan qaaliga ah wll faarx waa ni qaaliya allah ha dhowro
@amnoali8348
@amnoali8348 Ай бұрын
Every meeting must be remembered 😂😂Somaliland 😂Somaliland 😂Somaliland stop more love man 😂😂😂Somaliland no need Somalila 😂😂😂😂😂😂😂
@mukhtarhagar4344
@mukhtarhagar4344 Ай бұрын
LASCAANOD LACNOD LASCANOD JOOJI IIDOOROW JACAYLKA AAD LAASKA U QABTAN WE R NOT SNM HADAD DHAHDO LASCANOD WA SL DADKO DHAN WAXAY IDIN LEYIHIN SOMALILAND WA MAAMUL GOBOLED SOMALIA KA MID AH
@husseinhared
@husseinhared Ай бұрын
Abti amin malaha hawiye inagu waxay nahay majertinuya jog jog gurugaga hawiye abti manin ogaden manahin absama inodaya majerten❤❤❤❤❤❤❤
@theruler411
@theruler411 Ай бұрын
Ninkan Kiininka waalida ayaan u qoryaa
@ccasiisismaciil8406
@ccasiisismaciil8406 Ай бұрын
ፋራህ ሙዓልም ከበፊት አሁን ብዙ ለዉጥ አለ ምከንያቱም ከሶስት ዓመት በፊት ልክ እንደ ብልፅግና አባል ወይም እንደ ብልፅግና ፓርቲ አባል ስናገር ነበር አሁን ጥሩ ነዉ ቀጥልበት
@husseinshire6288
@husseinshire6288 Ай бұрын
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 Ай бұрын
Ahmed Dhuxuleyste iyo Adeegaha Madaxtoyada,Odayaal Kismayo Ujoogan Ahmed Dhuxuleyste haddanad dhuunta wax eey mariyaan oo kaliya iyo in Magac Ugass kumade,iyo wax aan jirin Meelaha latagan,iyo Dhamaan Somalida Galbeyd magaca aan u daaye,waa in goan deg deg oo Dhulka kumaqan Amxarada in uu goay lagu dhawaqo.
@aminaali8263
@aminaali8263 Ай бұрын
Waa runtis ❤❤❤❤
@libaaxlagad2193
@libaaxlagad2193 Ай бұрын
Insha Allah waxaanu rajaynayaa inaad iigu jawaabto
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 Ай бұрын
Libax nool farax macallin
@maxamedcabdi2232
@maxamedcabdi2232 Ай бұрын
Halyeey faarax macalin
@AliMohammed-yn3yv
@AliMohammed-yn3yv Ай бұрын
Waa nin somaliyed oo xalaala waan kugu taageernay raganimada odaynimada iyo muqifka somalinimada wanagsan ilaah cisi iyo sharafba hakugu nooleyo hana ka caajisin inaad madaxda somaliyeed oo uu uhoreyo xasan shiiq inaad talo siiso iyo dani oo aad u sheegto waxa ka dhaxeeya inay ka wayntahay danta qaranka somali yeed
@ahmedibrahim3070
@ahmedibrahim3070 Ай бұрын
Guuuuuuuuuul somalia
@jacfaryare7388
@jacfaryare7388 Ай бұрын
Farah Macalim Inuu yiraahdo Cabdi Iley oo Ogaden wuxuu mariyay la ogyahay uu yiraahdo hasoo dhawaado oo uusan sheegin wuxuu gaystay , iyo wariyaha oo yiri dadkiisa hakusoo laabti waa ayaan darro , kiiyoo haddana Ogaden utalinaya ha arki waayina !! Caqligaas oo kale inta qoyskaas kujiro waligood gumaysi kabixi mayaan
@husseinhared
@husseinhared Ай бұрын
Damer wa damer damer madahiro xassan wa damer damer madahiro
@husseinhared
@husseinhared Ай бұрын
Abti runta alla kusiyey
@ahmedugas7722
@ahmedugas7722 Ай бұрын
Waxaan aad ula yaaba , Ethiopia 🇪🇹 iyo 🇰🇪 Kenya oo ku faana aqoon maskaxeed iyo Joqoraaga/ kuwa qaawan qarniga 21aad!
@user-bd1lg7eb6w
@user-bd1lg7eb6w Ай бұрын
Walaahi waa maa caleesh soomaalidu
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg Ай бұрын
Waa ogaaden & ogaaden kale oo isja wareysanaaya siday wax u socdaan,muraayadana iskana arkaan. Dhaliil dhaliil, wanaagba ma yaqaaniin. Dulli hela idim Alle.
@saxarla8948
@saxarla8948 Ай бұрын
Dulli waxaa heli dulmilowga qabyaaladu qalbigiisa madoobaysay
@abdihakim4133
@abdihakim4133 Ай бұрын
Dawlad uu uu ciidankeedii cirka dhulka iyo dhinac walba ka dhisan waa burburee ani ma kaa dhagay san Nin Ethiopia 🇪🇹 wax badan ka og ma tihid Bil kasto intaasoo ciidana ayaa xeryaha tabarka ka soo baxo , asaguna meel soke waa burburaa halkan la soo taagan yahay miskiin
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 Ай бұрын
Weli waxaa shaqaynaya fikradihii SSDF,SNM,USC iyo SPM. Waxa keli ay garanaaan waa burburin iyo kala tag.
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 Ай бұрын
Idim Alle Rabbi ha inna tuso Abii oo qaxay.
@hassanyoonis2566
@hassanyoonis2566 Ай бұрын
Waala kala shakiyey
@dhuubo.....
@dhuubo..... Ай бұрын
Kaalay noo xukun somalia ❤
@user-ve3bu7lp9c
@user-ve3bu7lp9c Ай бұрын
O'Day soomaaliyeed halyey farax
@MuscabMuscabaleel
@MuscabMuscabaleel Ай бұрын
Horta ninkani calanka uu sitaa ma mid somali midaynayaa sawka isaguba qayb somali ah kula shuraakoobay dad kale ma isgaa soomaali midaysan ka sheekaynaya dameerahana ha la waraysto
@abdikadirmohamed5166
@abdikadirmohamed5166 Ай бұрын
Dameer dawaarle nacad ilaah ku dhacdey
@husseinhared
@husseinhared Ай бұрын
Ada qawan kor cimad hosta kaqawan❤❤❤
@mohamedibrahim7653
@mohamedibrahim7653 Ай бұрын
Raali ahow fikradii aan kaa haystay Dr farah runtii waxaad tahay hogaamiye ku dasho mudan
@farhiyamohamed1243
@farhiyamohamed1243 Ай бұрын
Ninkaan kenya ayuu rabaa inuu ku hayo somali 😊
@abdirizakahmed6886
@abdirizakahmed6886 Ай бұрын
fadlan waraysiyada saan oo kale ah noosoo daaya rag cabqariyiin ah oo daacad ah sidaa fax oo kale ahna kaana waayo wax badan ayaa laga faaiidaya
@abdulkadirali6971
@abdulkadirali6971 Ай бұрын
Waa sax masaxda fiican baa sidaa u fekera
@farhiyamohamed1243
@farhiyamohamed1243 Ай бұрын
Farax kuwa somalida ee kenya baado oo xaarka ku Dhl nool sleagh u maciina hadad naf meesha ku haysataan
@muhyadinhassan9994
@muhyadinhassan9994 Ай бұрын
Manta ayaa faarax macalin ku shubtay ileen waa karkii laxoqayey ee ku shubashada e
@ibrahimabdi4475
@ibrahimabdi4475 Ай бұрын
F M🦁🦁
@Banuhashim237
@Banuhashim237 Ай бұрын
CAQLIGII SAWAAXILIGA AYAA KU JIRA. MIDA KALE OGAADEEN KU DHABANA WAA WEYNAA MALAA SOMALIBA MAAHA
@user-sy7qv9de7l
@user-sy7qv9de7l Ай бұрын
Banuhashim Ina Oromo maleshiyadkii argagixisada qawmuludka lascanod marki lagu kufsaday aya miyir kudu dambaysay farax macalin wa aqon yahan ado dabadhilif itobiyana waxba shegimaysid
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f Ай бұрын
Oromiya waa dameero👉🏾🫏🫏🫏🔫
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f Ай бұрын
Sinsibaar sararayo weeyan
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f Ай бұрын
Ina bucurbaceeyar
@user-xv1ci5rn4d
@user-xv1ci5rn4d Ай бұрын
Waxba ma tihid farax macalin Waxaad tahay jawaan madhan oo Faaruq ah
@nyumbakumi5675
@nyumbakumi5675 Ай бұрын
Waa runtaa,,, he is useless In Kenya politics...even in somali kenyan politics.... Nobody respects him in Kenya, not even ogadeen people... failed corrupt tribalistic conman.
@abdullahimataan7461
@abdullahimataan7461 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂❤ faarah ilahow ku xafid aaaaamiin
@fahiimaqueen4054
@fahiimaqueen4054 Ай бұрын
Aduunyada nin adoon ahi kafaaloonayo nin xor ah waxaaad cid ku kordhinayso maad aduu silsilada iskaga jabisid
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 Ай бұрын
Indho adaga cunsuri
@CabdiXalimsh
@CabdiXalimsh Ай бұрын
Odagii aaminsanaay inoow somalida ugu caqli badan yahay waxkasta wa dhalilaa AYATULAAHIGA BARIGA AFRICA cidkasta gantoow uridanaa noth estan wadooyin usameey iyo caafimaad
@saxarla8948
@saxarla8948 Ай бұрын
Afsoomaaliga ama si fiican u baro ama waxba hasoo qorin waa maxay noth estan 😢
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i Ай бұрын
North Eastern ma afsoomaalibaa adigaan afsoomaliga garanayne arinkaagu ma daarood nimo jiidhku ii dubaaxibaa
@abdirahmanadami8870
@abdirahmanadami8870 Ай бұрын
Sax weeyi isagii baa guumeysi ku hoos jira, tiisaba daryeelaa tu kale ku dara 😂.
@maxamedadan9024
@maxamedadan9024 Ай бұрын
WAAR ILEYN NAANEYSI BILAASH UMA BAXDEE MARKII AY SUMAYSAN LUGU SHEEGAY FAARAX MACALIN WAA LA ASIIBEY
@yeedhemedias304
@yeedhemedias304 Ай бұрын
5940 hal maalin lagu dilay stadium muqdisho xagee lagu xabaalay
@mahadahmed5914
@mahadahmed5914 Ай бұрын
Waxba lagama maqlo mudanaha
@abdilahimaxmedderai4722
@abdilahimaxmedderai4722 Ай бұрын
Inta dhaharo jogan caradu.way dhibtontay
@TripleA0825
@TripleA0825 Ай бұрын
Farah Moalim somali dhalad ah 🫡
@danabguuled5491
@danabguuled5491 Ай бұрын
Guul c dherkhy
@abdirashidismail6631
@abdirashidismail6631 Ай бұрын
FAARAX Macalin nin adag, ilaahay wax bara y oo geesi ah. Noolow Gudoomiye.
@Yusufhalig
@Yusufhalig Ай бұрын
OGAADEEN xor ah maxaa ka hortaagan. CAGDHEER
@Cirguje1
@Cirguje1 Ай бұрын
Baranbar 🥾🪳 lugu joogsado ma dhaantaan ey yahay Daarood
@hiddowacan811
@hiddowacan811 Ай бұрын
Faarax kharaaboow soomaalilaan waa dalkii soomaalinimada keenay maantana iyadaa tashday lkn garoowe iyo laas caano waa 2ba tuulo oo midina hargaysa hoos tagto midina xamar hoos tagto etppiya saamayn kuyeelan maayaan adna kuukuuyaa madaxa kaa garaacda😅
@salmaansomali5789
@salmaansomali5789 Ай бұрын
Farax away kiiskii waagala xasuuqi Dagoodiyaha
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Qofkaani Ma’somaliba? Mise Waxkale?
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Ай бұрын
Rajada hadda aan leenahay waa ninkaan somaliyeet farax macali adeer wadanka aduu kusugaa ee haddat tahay dhiig somaliyeet waxaan kaa codsaneeynaa inaat kasoogaRto wadanka fadlan casigaan gaarsii frx maclin
@abasemohamed6827
@abasemohamed6827 Ай бұрын
Wlhy waan la yaaba qoomka Ogaadeen kaas ayaa aqoon yahay u ah iyo mid kale oo America ku nool, kan waxaad mooda Abwaan Jawaan oo riwaayad jilaya,xata hadalkisu mid akhlaaq leh oo cid Qadan karto ma aha,markii hore waxaad moda in uu debet ama meel banaan ku dhashay,hada eega (afka sida uu u kala qaadayo)
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 Ай бұрын
Subxaanallaah soomaalidu waligeed ayagaa cadaw isku ah cadawgana waa u dhaga nugulyihiin bal may maanta ku dhawaaqaan inay ka go aan itoobiya 😂😂😂😂😂😂
@user-hy5jg6mu8d
@user-hy5jg6mu8d Ай бұрын
Asc walaal sare guul wacan soomaaliyaa 🇸🇴 ♥️ ❤️ ❤❤❤❤❤
@abdirashidhussein3029
@abdirashidhussein3029 Ай бұрын
FIKRADA IN ETHIOPIA AY KALA GUURTAY WA RUN . MUSE BIXI IYO DENI AYA MANTA DHIB QABA.
@user-rn8id1ym4u
@user-rn8id1ym4u Ай бұрын
xasiid monafaagaq. naga amuus
@mahadhussein9427
@mahadhussein9427 Ай бұрын
Nin xanuunsan waaye. Cimrigiisa dhaqan xumo & dadka inuu wareeriyi ayuu ku dhameeysanaa. Faarax Macalin meel raacsan & fikir uu hadlo cid garan karta ma leh. Farmaajo oo Abii daba ordaya ayuu taageerayey. Haddana Hasssab wuu diidan yahay
Como ela fez isso? 😲
00:12
Los Wagners
Рет қаралды 34 МЛН
I Need Your Help..
00:33
Stokes Twins
Рет қаралды 162 МЛН
100❤️ #shorts #construction #mizumayuuki
00:18
MY💝No War🤝
Рет қаралды 20 МЛН
RUWAAYAD MIYAA DAGAALKA ISRAA'IL & IRAAN? Xogta Daahsoon
1:04:22
Xogmaal Media
Рет қаралды 300 М.
KALAMAAN 08 JUNE 2024
11:13
KALAMAAN
Рет қаралды 22 М.
DOOD KULUL OO AAN WAXBA LA ISKULA HARIN
54:24
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 37 М.
Como ela fez isso? 😲
00:12
Los Wagners
Рет қаралды 34 МЛН