No video

Waxaan seexday Hotelka ugu Qaalisan Adis Ababa 🇪🇹 (Luxury Hotel 🏨 In Adis Ababa

  Рет қаралды 63,319

DEEQSI MAN

DEEQSI MAN

2 ай бұрын

Adis ababa hotelka ugu Qaalisan
.
Follow my journey
.
Instagram: www.instagram....
.
Facebook: www.facebook.c...
.
Snapchat: www.snapchat.c...
Dire dawa
Diridhaba
Jigjiga
Hargeisa
Hargeisa vlog
Muqdisho vlog
Burco vlog
Borama vlog
Baladweyne
Moqdisho
Xamar vlog
Xafadaha hargeisa
Jigjigayar
Somaliland vlog
Somaliland
Somalia putland muqadisho laascaanod
vlogging
Traval
Somaliland vlogs hargeisa vlogs
Somalia vlogs muqadisho vlogs kismaayo
jigjiga ethiopia baladwayn burco buuhoodle baydhabo
Sida loo dalxiiso
meelaha ugu quruda badan dalxiisaka
waa sidee dhaqanka Somalidu sidee horumarku samayn karta kaliga sidee lacag ku samayn karta #ethiopia #jigjiga #harar_ethiopia # #somaliland #berbera #hargeisa #ethiopia

Пікірлер: 171
@CabdicasiisMaxamuud-vy7dk
@CabdicasiisMaxamuud-vy7dk 2 ай бұрын
Haa, labo habeen ayaan ku sugnaa hotelka, qiimihiisu waa $172 (USA)/ ETB9500(ETHIOPIAN), lakiin markaad lacagta Hargeysa kasoo sarifatid qiimihiisu wuxu nogonaayaa $84 / ETB9500, arintan waxa sabab u ah qiimaha sarifka oo ku gala duwan somalind iyo djibouti, oo lacagta Ethiopia dhedeeda qiimaheedu aad u sareeyaa, Halka labada dal ee la jaarka ahna lacagta ETB-tu aad u hoosayso, oo laban laab ayay kuu noqonaysaa, hadaad dollar-kaaga marka hore kasoo sarifato Wajaale-Somaliland, ama Djibouti!
@chafimaall
@chafimaall 2 ай бұрын
marka deeqsii sxb ma qaab online ahbaad kussii boking garaysanysaa adoo hargysa joogsa
@Livekudhiigle12
@Livekudhiigle12 2 ай бұрын
Muuqaalka ka I kuxiga. Waxa ksoo diyaarisaa guryaha single ka ah ee lakiraysan karo
@CabdicasiisMaxamuud-vy7dk
@CabdicasiisMaxamuud-vy7dk 2 ай бұрын
@@chafimaall haa, dhib malahan, lacagta marka aad gaartid jotelka ayuun baad bixini, ado sita documenti-yadada szp.
@chafimaall
@chafimaall 2 ай бұрын
@@CabdicasiisMaxamuud-vy7dk thnks wll
@abdullaahimuuse4262
@abdullaahimuuse4262 2 ай бұрын
Sxp 2 hbn miya intas bixisey mise waa hlki hbn pro midas III fahansi pls
@ambessashield9360
@ambessashield9360 2 ай бұрын
I swear, our Somali brothers have the best Ethiopian 🇪🇹vlogs. I appreciate y’all❤
@cabdikhaaliqmaxamed6671
@cabdikhaaliqmaxamed6671 2 ай бұрын
Anaa kudhay wll malin dhaw waxa noqonaysa KZfaqr laga wada shekeyo in.a ani xitaa marwalba muqaladada dawadaa❤❤❤❤❤
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 2 ай бұрын
Mugadishu iyo hargeysa imow saxib up to Nairobi 😊
@Bartamahamediofficial
@Bartamahamediofficial 2 ай бұрын
Muuqaal aad iyo aad qurux badan horay usaco wll deeqsi
@Amiinmorata
@Amiinmorata 2 ай бұрын
Bro so booqo chanelkayga 👍🏽
@inacabdulahi8905
@inacabdulahi8905 2 ай бұрын
The Legend keep going🥰
@kalilrage8873
@kalilrage8873 10 күн бұрын
maalin ay diyaarad iga tagtay baan dagay waa hotel fiican
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 2 ай бұрын
Masha Allah walal horey usoco❤❤😊
@hassaanomar45
@hassaanomar45 2 ай бұрын
Masha allah.
@Fuex-p4h
@Fuex-p4h 2 ай бұрын
Somaliland is an independent country in the Horn of Africa. We Ethiopians🇪🇹 are always by your side. Love will win and hate will be destroyed, ALLAH willing
@abdihakimmohamed1114
@abdihakimmohamed1114 2 ай бұрын
What somaliland's indepedqnce has to do with this clip.
@cabdinaasir9516
@cabdinaasir9516 2 ай бұрын
Also tigray independent🤫
@Ethiopia_the_great
@Ethiopia_the_great 2 ай бұрын
​@@cabdinaasir9516tigray was not colonized😊
@absenebse
@absenebse 2 ай бұрын
Stop please we are muslim only❤
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 2 ай бұрын
Reer lefty nagaa nasabadii yaa idinka saaray oo amxaaro idiin geshay dhulbahante ! Amxaaro iyo iidoor waa isku mid Viva ssc khaatumo !
@mukhusen8795
@mukhusen8795 17 күн бұрын
Waan dagay hoteelkaa brother.. anigoo Europe u soo socdaa hal habeen.. cuntada aad beey u macaantahay.
@amiinomer1237
@amiinomer1237 2 ай бұрын
Keep going 🎉
@MaxamadKhadar-sm2js
@MaxamadKhadar-sm2js Ай бұрын
Deeqsi aadban ku salaamay ganacsade hore waxan xasuusta bari samad iyo wakhtigad bacadlaha ku lahayd merkato wajaale
@CawiLCopY
@CawiLCopY 2 ай бұрын
Horta Hotelka ugu qaalisan adisbaba ma ogadeen baa leh😂
@Mubaarik20
@Mubaarik20 Ай бұрын
Legend qays to hore u soco❤
@Jarmo6677
@Jarmo6677 Ай бұрын
Kaptan waku fahme markiiba keep up 🎉❤
@Lander97
@Lander97 2 ай бұрын
Keep going legend 👍
@ManiiraismaciilCamuud
@ManiiraismaciilCamuud 2 ай бұрын
Sky hotel Addis ababa wan kahely walhi waa hotel soo dhawen fican wale wan uxisay jogotankisi badna ❤❤
@user-fg7hd5zq2c
@user-fg7hd5zq2c 2 ай бұрын
Hada xage joogta
@techfit6827
@techfit6827 2 ай бұрын
@@user-fg7hd5zq2chotel lacag la ‘aan ba ku seexday Ethiopian airline baa iga diibtay
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs 2 ай бұрын
hotelkii hore bilaa tv bu ahaa qolkaad seexatay kanna magacaaga lagu so dhaweeyay screen ka kkkkkkkkkk legend @Deeqsi man
@wllsaacid0461.
@wllsaacid0461. 2 ай бұрын
Zxp muqdisho soo Boqo pro
@jonast.4188
@jonast.4188 2 ай бұрын
Wow nice program 👍👍👍 Information
@darwiishboy7470
@darwiishboy7470 2 ай бұрын
Horay usoco zxp
@Moparrek
@Moparrek 2 ай бұрын
Go forward
@Guled_alberta
@Guled_alberta 2 ай бұрын
Sky hotel addis ababa wllhi waa best hotel waan ka helay
@ConfusedIsoscelesTriangl-cj7hs
@ConfusedIsoscelesTriangl-cj7hs 26 күн бұрын
Horre uzoco taliye ❤❤
@apdiresaknaasir5533
@apdiresaknaasir5533 2 ай бұрын
Sxp inaa youtuber noqdo ayan rabaa Maa icaawin kartaa 😔
@abdirashiidmohamed2004
@abdirashiidmohamed2004 2 ай бұрын
Amazing 👏 aad baan kuugu bogaadinayaa🎉
@AxmedKhader-jy1wx
@AxmedKhader-jy1wx 2 ай бұрын
Keep up
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 ай бұрын
Masha allah my bro nice vedio
@Ahmad17056
@Ahmad17056 Ай бұрын
Waan soo seexday ❤
@hamzeabdy
@hamzeabdy 2 ай бұрын
Hotel ka qurux badan man arag walhi hotelka aan anigu badana ku dago waxa waaye CAPITAL HOTELl& THE HUP HOTEL
@CabdixakiinMaxamuudQamaan
@CabdixakiinMaxamuudQamaan 2 ай бұрын
Horay usoco bro ❤
@abdishakurmahad-xx3zk
@abdishakurmahad-xx3zk 2 ай бұрын
horay usoco
@Kacaanka-d7b
@Kacaanka-d7b 2 ай бұрын
Lacagta aad ku dagtay hal habeen waxaa kuu dhaantay xaafadaha inaad halqol kaga kireesato cunto bil ah na soo dhigato 😂
@bukharisomali143
@bukharisomali143 2 ай бұрын
lacgisa hkaga raxesto nio
@user-dw8sh3is3t
@user-dw8sh3is3t 2 ай бұрын
Woow muqal iyo badh
@AhmedAkOfficial1
@AhmedAkOfficial1 2 ай бұрын
Legend Way kuu Fadhidaa
@ShucaybYare-sk9ph
@ShucaybYare-sk9ph 2 ай бұрын
Horay usoco our famous 😍
@afgaradmediaproduction3569
@afgaradmediaproduction3569 2 ай бұрын
Sky light hotel Addis Ababa
@user-ks2fs9pr3w
@user-ks2fs9pr3w 2 ай бұрын
Vedio is the best bro keep going
@AbdalleSheikh
@AbdalleSheikh 2 ай бұрын
Keep going bro never give up
@KhaliilomarKhale
@KhaliilomarKhale 2 ай бұрын
zxb markaad jigjiga kunoqotid kasooduub video xafada shenuurciise adoo mahadsan.
@XaawoMawliid
@XaawoMawliid 2 ай бұрын
www muuqaal quruxbadan❤
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 2 ай бұрын
Somaliyey garsiya mel sare INSHA ALLAH Guul
@ZuhaipApdi-lj4sq
@ZuhaipApdi-lj4sq 2 ай бұрын
Legend deeqsi man❤
@Riij_vlogs
@Riij_vlogs 2 ай бұрын
Wonder full 🔥
@ibrahimmohamudabdullahi4741
@ibrahimmohamudabdullahi4741 2 ай бұрын
Sxb wan is lahaaa mar Hadi hotel raqisa na geysay qaligana waa sugeynay lkn lacagta mesha ku qoran waa 9 Kun sarifka somlaida waa $100 wax ku dhaw sow ma aaga
@miskimowlid2319
@miskimowlid2319 2 ай бұрын
Walibo 100$ way ka yartahay wayo 100$ wxa lugu sarifaa 12000kun bir
@dhubane
@dhubane 2 ай бұрын
legend waan ku salaamay sxb
@Rood-vo2vu
@Rood-vo2vu 2 ай бұрын
Deeqsi man big fan
@dahirhassan7508
@dahirhassan7508 2 ай бұрын
Maahan kan ugu qaalisan waxaa ugu qaalisan Sheraton
@faayo19
@faayo19 2 ай бұрын
Waa hotel marka transid dheer ledehe free lugu joogo
@khadaraweys4398
@khadaraweys4398 Ай бұрын
Wanderful
@eidabdifatah4621
@eidabdifatah4621 2 ай бұрын
Keep going bro
@alisayid-ie9lq
@alisayid-ie9lq 2 ай бұрын
Good information
@engilyas44
@engilyas44 2 ай бұрын
❤❤Masha allah lakin sxb bismilah majiirto miya ?❤
@user-dz4js5ki8t
@user-dz4js5ki8t 2 ай бұрын
Awalba reer somaaliland waxay shaqaale u ahaaleen Ethiopia 🇪🇹
@MahamudKamaal
@MahamudKamaal 2 ай бұрын
Pro horay usoco ❤
@RidwaanGeele
@RidwaanGeele 2 ай бұрын
zxbow team sameyeso oo jogjiga kadhisan sida team 27
@djamahassan8366
@djamahassan8366 Ай бұрын
Waxa dhaanta adoo yidhaahda sadaqo ayan ku bixiyey hooyo dhiban bn siiyey😢😢😢😢😢
@Payaan58
@Payaan58 2 ай бұрын
Amazing pro You Work Hard
@Talasame1
@Talasame1 2 ай бұрын
Legend wllhy amazing weye vedio🩵
@Hanish139
@Hanish139 Ай бұрын
Wooow wba ka halye
@abdiwahabguurecali1463
@abdiwahabguurecali1463 2 ай бұрын
Talent boy
@ismacil78
@ismacil78 2 ай бұрын
Zxp muqaladada gabi waxba kaa khaldan kharash bad is galineysa ila doowr doller iya ka baxaysa balse muqalada ad so dubeyso edit gare zxp 🤗
@user-xf5te5oy2o
@user-xf5te5oy2o 27 күн бұрын
Deeqsi man wanku wata sxb wanku jeclhy
@yoonistorres3981
@yoonistorres3981 2 ай бұрын
High qulaity vedio Amazing sharaxada iyo vedioguba Horay soco lpx ❤😊
@user-rx3jx9wq5s
@user-rx3jx9wq5s 2 ай бұрын
Daasadii lagu xaaralahaa nabaadan tusun 😁
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 ай бұрын
Masha alah ❤❤❤
@waberihassan7867
@waberihassan7867 2 ай бұрын
Machaallah wa hotel qaaliya uu qurux badan yahay 4:40 toilette kaa waxa logu tala galeey lamanaha ha is dawan miya 😂😂
@SomaliCamelBoy
@SomaliCamelBoy 2 ай бұрын
Happy Man
@Amoon-bx9gn
@Amoon-bx9gn 2 ай бұрын
Ana u horeeya hh
@alidhirif
@alidhirif 2 ай бұрын
DDS you tuper paa nosopaxay ee yan laxasdin❤❤❤
@saidcali6569
@saidcali6569 2 ай бұрын
Hee aniga DDS ma ihi wana u soray D5 miyaa horta naga so hubiya sas ugu saray hh xarir ahmed ku bartay ninkan wa wata aniga from Bardhera bro horay usoco
@user-to7qp9wy3l
@user-to7qp9wy3l 2 ай бұрын
Legend
@alidhirif
@alidhirif 2 ай бұрын
Qayp lapad booga soo duup shp😢❤❤❤
@GQ-sz2xn
@GQ-sz2xn 2 ай бұрын
Parking wiilka gadhiga wata si fican u gal dheh
@ahmedmohamud6496
@ahmedmohamud6496 2 ай бұрын
Hada ayaaba daganhay skylight waa hotelka ugu shidnaa ee aan dago aniga iyo gabadhayda.
@CaafiTiens
@CaafiTiens 2 ай бұрын
Maanday dhan eathopia noo xayeysinee kumaba dawan karo
@casrikookie1398
@casrikookie1398 2 ай бұрын
Deeqsi Man 🤍🤴
@Jimicsdemedia
@Jimicsdemedia Ай бұрын
Hotel dallo mountain miyaad tagteen ee gobolka sanag waa 500$ anagu axmaaro no xayaysinaya doqon
@GuuledGuuled-zl8hj
@GuuledGuuled-zl8hj 2 ай бұрын
Sxb intaa 400 dollar hotel 2 hbn ku seexnyso miyd alle darti dasad cano caruurta mad igu ibin
@aboubakerhannasho
@aboubakerhannasho 2 ай бұрын
Amazing ❤ sir
@Cfataxyare6
@Cfataxyare6 2 ай бұрын
Waan kahayaa walhi
@osmansidowabdulle9220
@osmansidowabdulle9220 2 ай бұрын
Amazing 🔥 hotel 🛍️🏨
@Weji-Boy.1
@Weji-Boy.1 2 ай бұрын
Sky light hotel
@maxamuudibraahin5219
@maxamuudibraahin5219 2 ай бұрын
Waar nin adag baad tahay aniga la igama qaadeen lacagtaa waan baxsanlahaa
@Gaadh_haye_Info
@Gaadh_haye_Info 2 ай бұрын
Hawl wanaagsan baad haysaa dadaal sii wad sxb..
@user-ue7ut2cp9e
@user-ue7ut2cp9e Ай бұрын
Lkn 9,803 etp wa $90
@Crisaq143
@Crisaq143 Ай бұрын
usheeg Dadka inuu sarifka Dollarka Banka ethiopia yhy lkn Caalamka hadii la eego 100$ xata ma gaadhayso😂
@alimahad8945
@alimahad8945 2 ай бұрын
9800 boql 100 Dollar way kayar tahay side 172 lagaga qaday
@abdiaden9209
@abdiaden9209 2 ай бұрын
Deeqsi Jacket kaas inaba caadi maahee, ma helikara information kiisa sxb
@user-gh8se4gb6j
@user-gh8se4gb6j 2 ай бұрын
Sharator ayaa ka qalisan hotel kan pro wuu jabanyhy
@abdiresakahmedabdi6264
@abdiresakahmedabdi6264 Ай бұрын
wayku dheceen bro lacata dolor ahaan 100$ waykayartahay
@user-eu7jf3yn3d
@user-eu7jf3yn3d Ай бұрын
gulayso brother waxaan kasosalamaya jigjiga wa accountigayga lapaad oo aan ka supscripe greyaya
@mohamedbulshaawi4668
@mohamedbulshaawi4668 2 ай бұрын
Hotel magacii
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 ай бұрын
Hal habeen miyaa 400dolar😂 Walee Magaca Deeqsi man Bilaash maaha ❤
@Hawenay
@Hawenay 2 ай бұрын
Sarifka jigjiga iyo adis ma kala duwanyahay
@maxamudabdullah8819
@maxamudabdullah8819 2 ай бұрын
Dee wayelkada xolayoow xoolaha helay caloshisa lacayar
@salmanosman3966
@salmanosman3966 Ай бұрын
Waar yaa kaa cadhaysiiyay
@hamseabdi9820
@hamseabdi9820 2 ай бұрын
Deeqsi subscribe baa ku adag inu dhaho😂
@CqafaarCrihman-jz4fn
@CqafaarCrihman-jz4fn 2 ай бұрын
Zxp orommo miyaa tahay
@qadaasagfoe858
@qadaasagfoe858 2 ай бұрын
Somaliland ❎ somalia 🇸🇴✅
@khadramahamed-qn2dq
@khadramahamed-qn2dq 2 ай бұрын
Somalia failed State ❌🐈 Somaliland country African
@user-jr3ou3qq9p
@user-jr3ou3qq9p 2 ай бұрын
Quraacdoodu isn't especially it's small
24-kii saacadood ee aan ku jiray hotelka ugu cusub Hargeysa ee Beder.
52:37
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 14 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,8 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 33 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 125 МЛН
Hotelka ugu Qaalisan Jigjiga (Luxury Hotel 🏨 In Jigjiga
15:35
Hargeisa nin Mooto fuulay Shaqo (Maxaa Cusub podcast Episode #02)
4:46
Maxaa Cusub Podcast
Рет қаралды 6 М.
Socdaalkaygii Seychelles | My trip to Seychelles 🇸🇨
10:08
Qays Qeyser
Рет қаралды 126 М.
ADDIS ABABA INAAD KU NOOLAATO LACAG INTEE LEEG AYAA KUGU BAXAYSA
10:13
Waxan Raadiyey Dahab - Gold mountains in the Horn of Africa
9:15
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 146 М.
STREET FOOD IN ADIS ABABA CUNTADA WADOOYINKA ADIS ABABA
17:00
DEEQSI MAN
Рет қаралды 22 М.
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 14 МЛН