GALOOL FADHIID
47:59
Күн бұрын
DARRA~CAS SHORTS
5:40
Күн бұрын
SIDEE HARGEISA LOOGA CIIDAY #2024
13:22
BEERAHA CALAACULE EE SILSILADA GOLIS .
21:01
WAXAN KU DHEX AMBANAY CAYN.
16:11
21 күн бұрын
DHULKA UGU SHABEELKA BADAN
38:01
BANKII WAJAALE
7:49
Ай бұрын
HALKAN AYA BEER LA IGA SIIYAY !
40:21
BEERAHA BAKI  PART:2.
26:31
2 ай бұрын
BEERAHA SOMALILAND #2024
19:48
2 ай бұрын
DURDURKA UGU WAYN SOMALILAND !
36:56
ROOB  WAYN OO HARGEISA HELAY #2024
14:32
XEEBTAN MA DAGI LAHAYD #2024?
29:24
QURAACDA UGU. CAJIIBSAN BORAMA .
18:01
BORAMA SIDEE LOOGA CIIDAY #2024
19:39
DURDUR GU IYO JIILAAL SOCDA !
26:13
Пікірлер
@MaaslaxMaxamed-bj2hc
@MaaslaxMaxamed-bj2hc 3 сағат бұрын
❤❤mansha aallaah wa hantidi somaliland ❤❤❤ gudomiye calin.abyan
@welcometodjibouti
@welcometodjibouti 3 сағат бұрын
Cagada biyaaha waxay ka timi Malaysia wa shirkad biyaha wadankas ku talaa
@user-eo6hl4rw5i
@user-eo6hl4rw5i 7 сағат бұрын
War dadow dhulka hala tabcado wlhi beeri waxay ku siiso bahdaa inaysan ku siinahayn
@najahgirre709
@najahgirre709 10 сағат бұрын
Galool Fadhiid iyo XAYAHA dhexdooda ayaan Harimacad dhalihiisa kala soo baxnay aniga iyo nin aan wallo nahay
@Caasha739
@Caasha739 15 сағат бұрын
Masha allah Ilaahey muxuu Barwaaqo ina siiyey alx wall Caalin Abyan aad ayaad u mahadsan tahay
@user-is2sz5lb8t
@user-is2sz5lb8t 16 сағат бұрын
Dadka deegaan koow iska ilaaliya Muse iyo shuftadiisu ayey deegaanka u keenine. Ha ogalaanina inay yimaadaan.
@Ducale-qp4qy
@Ducale-qp4qy 18 сағат бұрын
Wagoorof.waxakawangsan:hogayska
@IbrahimMohammed-ep2ws
@IbrahimMohammed-ep2ws 21 сағат бұрын
مشا الله تبارك الله
@Fessi_happy
@Fessi_happy Күн бұрын
HORTA YOU TUBERSOMALIKAROON. HADAD U MUQATID QALABKII OO DHARKII. IYO QALABKII OO DHAMAYSTIRANE ILA KABAHA WALIBA IYO HANGOOL HADAD UBEHATIDNPA AAD DAMEER AAD QALABKA KU RARATID SI DA MOOYEE SII KALE WAY ADAGTAHAY
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 Күн бұрын
Qaran duug Roobaa ka da.ay ina qaliifoowe Qaban maayo reerii Anoon qaalmo Ku lahayne Qaraamaad intaan dhami lahaa Qaadku hay dilo Kkkkkkkk
@user-gp1so6sr2t
@user-gp1so6sr2t Күн бұрын
War eedheh iska ilaaliya dadkan aad ku amineysaa raashinka ad cuneysan caafimaad kooda
@lixle24
@lixle24 Күн бұрын
Caalinow meel ay fardo jogan so doob
@istaahilismail5117
@istaahilismail5117 Күн бұрын
Waxaan u caano doontay geel hore u arag? Waa khalad cinwaankaagu bal soo sax waan kaa sugayaa inaad saxdo. Hadaad sixiweydo anigaa kuu soo saxi doona. Iinshaa Allaah
@wacayscaanood2984
@wacayscaanood2984 2 күн бұрын
Meesha kolba aad joogto dadka u sheeg, gobolka, degmada iyo deegaanka ay ku taallo jihooyinka ay ka xigto magaalooyinka la yaqaanno. Immika ninkaa odayga ah ayaa sheegey magaceeda laakiin meel alla meel ay ku taallo maad sheegin. Waan kuu fiirsadaa weligaa ma sheegtid meesha aad joogto. Waxaad ku bilowdaa meeshan aan imi ayaan muuqaallo idiinkasoo duubayaa kkk meesheeddee
@khadaribrahim6418
@khadaribrahim6418 2 күн бұрын
Abyanoow. Meesha. Magaceeda noomaad. Sheegin
@caalinAbyan
@caalinAbyan Күн бұрын
Muuqaalka hore ayan kuso shegay . Waa isgooyska agtisa libixoonta aya la yidhah. Degmada daroor ayay hoos timada
@husseinomar5942
@husseinomar5942 2 күн бұрын
❤ you from Kenya 🎉
@caalinAbyan
@caalinAbyan Күн бұрын
Sindio!
@sakariyemaxamuud-ox9dd
@sakariyemaxamuud-ox9dd 3 күн бұрын
Meeshu deegaanka ay tahay noomaad sheegine
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 күн бұрын
Muqalka hore ma daawatay ?
@khadaribrahim6418
@khadaribrahim6418 2 күн бұрын
M​@@caalinAbyan muuqaali. Hore. Goolfadhi Buu aha. Hada xagaad aday
@kadarmohamedalamohamed3037
@kadarmohamedalamohamed3037 3 күн бұрын
Fadlan sugumaha awoor ka hooseeya so duub
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 күн бұрын
Bal ii tilmam !
@G.M820
@G.M820 3 күн бұрын
Waar doogu marka uu sidaa u badan yahay lama dhex maro waayo bahalka hoose ee xamaaratadda ah ayaa hoos jiifa sida Afarandilayda iyo masaska iyo wixii la mid ah.
@caalinAbyan
@caalinAbyan Күн бұрын
Saw maha. Mahadsanid sxb
@G.M820
@G.M820 Күн бұрын
@@caalinAbyan Haa,saxiib adigaan mudan.
@najahgirre709
@najahgirre709 3 күн бұрын
Tollaay Ma waxaas Baa I dhaafay
@caalinAbyan
@caalinAbyan Күн бұрын
Waxas aya ku dhaafay . Ninkan iyo nin hore labaduba way kugu xuseen markay caano dhamayeen. Muuqaalka ugu sareeya ee geela xodoyo daaqaya.
@Geelljireqoqay
@Geelljireqoqay 3 күн бұрын
I thought Cugid is big thing, it's just another way of sanitizing utensils, primitive style, where dish washing is scares!!
@warsameyusuf7350
@warsameyusuf7350 3 күн бұрын
Meel DAKADA BARI KA XIGTOO LA YIDHAH TOONTA YUCUBTALE. 1989 NALAGU GALAY WAAN YARA 12 JIR BAAN AHA HABEENKA MAXAAN BAQDAY😮😮😮😅😊 12:02 12:05
@caalinAbyan
@caalinAbyan Күн бұрын
Ka dib kumaad noqon.
@warsameyusuf7350
@warsameyusuf7350 3 күн бұрын
Caalin saaxiib waxaad ii soo duubta Hadaad awoodo DAKADA IYO LAGCAD ILA GOOSAYGA😊
@warsameyusuf7350
@warsameyusuf7350 3 күн бұрын
Qorog baa la yidhaa
@user-bz3wd5jx2g
@user-bz3wd5jx2g 3 күн бұрын
Calin abyan thnks❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan Күн бұрын
You always welcome
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 3 күн бұрын
Masha alah ilahay geela haw barakeyo gaala inikuna saxa wa caafiya ku caba mida kale ma qof somaliya oo habeed geel aqoon iya jira kaan aqoon haned geel somaliba ma aha
@caalinAbyan
@caalinAbyan Күн бұрын
Dadka qaar aya garan wayay ! Dadka qaarna ma habeed udgoon aya jirta ayay lahaayeen.
@user-we3dt4hp3l
@user-we3dt4hp3l 3 күн бұрын
caalin abyan keep going saxip
@mawliidgeedi342
@mawliidgeedi342 3 күн бұрын
Masha allaah aadbaan ugu riyaaqay muqaaalka baryo baryo ayaN soo xasuutay caalmwaan kusalaamay sheerta kaadiidimaayo
@caalinAbyan
@caalinAbyan Күн бұрын
Mahadsanid mowlid.
@user-we3dt4hp3l
@user-we3dt4hp3l 3 күн бұрын
m.a dhul qurux badan iyo caano geel
@hassanmohamad8755
@hassanmohamad8755 3 күн бұрын
nio ninka gadhka wayn magaciisi muxu aha calaamadaan ku arki jiraye
@caalinAbyan
@caalinAbyan Күн бұрын
Gadhwayne
@TheCaafimaad
@TheCaafimaad 3 күн бұрын
Asc. Caalinoow Caanaha waa ladhamaa ee lama cabo!
@caalinAbyan
@caalinAbyan Күн бұрын
Miyaan cabbay ?
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 4 күн бұрын
Mashaa Allah alxamdulilaah mahadsanid
@caalinAbyan
@caalinAbyan Күн бұрын
Ada mudan khadija
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 күн бұрын
DADKA SOMALIDU DHIRTII BAY DHAMEEYEEN ADHIKASTABA MAAALAHA BOQOLAAL GEED BAY KU XIDHAAN TASI AYA DHAMAYSSA Y DHIRTI WA IN LA BARO SIDA DHIRTA AY GOOYEEN LOO BEERO
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 4 күн бұрын
1988 May😢. Geed Deeble xusuusteydiid caruurnimo oo aad u xanuun badan. Lakiinse Alhamdulilah maantaba wataa🎉🎉🎉🎉 guul guul
@arbamedia5151
@arbamedia5151 4 күн бұрын
Calim sub iigu dhufo gelikar waad cebaysay gahaydhbaad ku soo carabisay
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 4 күн бұрын
Mashallah ❤❤
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 4 күн бұрын
Dhalku iyo dadkuba baadiyaha ayuunbuu ka noolyaha❤❤❤❤❤
@nasromohamed7266
@nasromohamed7266 4 күн бұрын
Manshallah waad ku mahad santahay sidaad noo dhex gaysay dalkii iyo deegaankii oo misna aad kasoo duubayso muuqalo midba midka kale ka qurxon yahay anaguna ka baqayli mayno inaan ku niraa jazaakumulahu khayr👏👏👏👏
@saeedsaeed7291
@saeedsaeed7291 4 күн бұрын
ماشاء الله تبارك الله ❤❤❤❤
@Wadani..tv..1
@Wadani..tv..1 4 күн бұрын
Waa kuwa aan xiseyo vedioyada a.m❤❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 күн бұрын
Mahadsanid . Ma iga haysaa ?
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 4 күн бұрын
Maasha-ALLAAH Tabarak-ALLAAH ILAAHAW Dhulka,Maalka iyo Bulshadaba noo barakee,Wixii aad Nasiiso Noo barakee.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 күн бұрын
Amin amin
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 4 күн бұрын
Mashallah Tabarakallah ❤ wallahi aad ayaan ugu farxey walalo waxaad nooso duubtaan. Aniga oo yar Shan jir ah ayaanu Hargeysa ka qaxney oo aanu Caado iyo Danood waliba baadiyaha Xodayo ku nooleyn 5 Shan sanadood. Wallahi waligey ma ilaabaayo quruxda baadiyaha. Danbar iyo haan la culey ❤❤❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 күн бұрын
Muuqaalka aan xodoyo ka soo duubay ma daawatay wali mise ?
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 4 күн бұрын
@@caalinAbyan Maya wali walalo. Lakiinse imika yaan daawan doonaa💜 hadaad wali soo duubin baleygii Sirow ee Gaashamo ayaan u maleynayaa in uu ka fogeyna bal soo duub fadlan. Mahadsanit walalo 💜💜🎉🎉💜💜
@Dr.MohamedHassan1
@Dr.MohamedHassan1 4 күн бұрын
Masha Allaah Caalin Abyan inader Big supporter ayaan ahy, adna shaqo wacan ayaad inoo haysaa hore ugu soco aad ayaad u mhadsantahay, sida habsamida leh ee aan noola share garayso beautiful clips.🫡
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 күн бұрын
Mahadsanid Doctor in badan . Waxa la yidhi xanuuno badan waxa ka daawo ah Nature ka maxa ka jira dr ?
@abdihashi6225
@abdihashi6225 4 күн бұрын
m.a
@nimcoatteyeb
@nimcoatteyeb 4 күн бұрын
Maansha alaah ab yaan waad naaxday intaat shooshal miidiyaha ku jirtay
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 күн бұрын
Ka hor ma i taqanay ?
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 4 күн бұрын
Allaah haku shifeeyo.
@Khadarcabdirsaaq
@Khadarcabdirsaaq 4 күн бұрын
Masha alllah ina qorane waan salamaya
@marwaosman3689
@marwaosman3689 4 күн бұрын
galool fadhiid waa meela ugu quruxda badan ee gobalka jarar ku yaalaa dhulkaa bari hore ayaa iigu dambeeyey oo dalkii ogaadeeniya joogay hada waa inaan imaadaa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 күн бұрын
Wa lagu so dhawayn .
@engilyas44
@engilyas44 4 күн бұрын
Masha allah malin ayan ciiyalkayga an dalxiis uu gayiin in,sh,al
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 күн бұрын
Insha Allah.
@user-gp1so6sr2t
@user-gp1so6sr2t 4 күн бұрын
Horey u soco walalkey waa walashaa rer muqdishow❤