Waxan Quusay bada Hoosteeda | Scuba Diving 🤿

  Рет қаралды 193,476

Qays Qeyser

Qays Qeyser

2 жыл бұрын

Пікірлер: 429
@maskaxkoriye9792
@maskaxkoriye9792 2 жыл бұрын
weligay maan daawan muuqal youtuber somali ah duubay oo ka qurux badan , mansha alah hore usoco ❤️
@khatinali9066
@khatinali9066 2 жыл бұрын
M.a qays qaysarow walee gesi baatahy hadaa bada hoosteeda na dawisiisay alaaa yaxfid wll
@fatwaguud
@fatwaguud 2 жыл бұрын
waa Nabi mohamed scw Shukran Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a. Aan kala faaideysano. Waxaan diyaariyaa barnaaamijtaaan oo kale Mhdsanid
@Axmed-Kayd
@Axmed-Kayd 2 жыл бұрын
Soomalidu waxay daawan jirtay awal wax yaabo ay dadyaw kale soo duubeen lkn hada qays ayaa halkaa inoogu jira oo mid daraya inoo soo duubaaya hore usoco sxb rabigaana talo saaro adigoo cibaadada iyo dalciiskana isku dhexwadaaya
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 2 жыл бұрын
Qaysow Anigu bada oo dhan waa ka baqaa bada hoosteedana haygu soo hadal qaadin waa qiirooday lkn Alxamdulilah hadii soo nabad noqotay🤣🤣🤣🤣
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤💞
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 жыл бұрын
Thanks sharing with us, this beautiful experience ❤ 😊. Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸❤
@hassansaid3407
@hassansaid3407 2 жыл бұрын
Halkani wa Djibouti🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@abdulrazakabdi1871
@abdulrazakabdi1871 2 жыл бұрын
Maan shaa alaah tabaarakalaah sxbayal dee dadka jabuuti sifiican ayaad ubarteen waligay mafilaynin inay jabuuti sidan u quruxbadantahay baryahan muuqaalada aad kasoduubaysaan jabuuti whi caadi ma aha waxaan dhihi lahaa dadka badan ee dalxiiska wadamada kale kutagijiray jabuuti ubadasha iyadaaba kaqurxan oo dhulkeni oo afsomali lagugula hadli ahe Mahadsanidiin dhalinyaro
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 жыл бұрын
Mashallah keep going brother qays qeysar welcome back legend good information very effort allah bless you role model ❤❤🖇🖇💯💯💕🌺👏💫💫 beautiful view 🥰📎⚡🥰
@fadumoabdi3316
@fadumoabdi3316 2 жыл бұрын
Mnshala what a beautiful Trip this is the best KZfaq channel I have ever watched. Keep it up and Enjoy the moment.
@awalehusseinabraar4278
@awalehusseinabraar4278 2 жыл бұрын
Masha allah ma daawan muqaal.ka qurux badan thank you brother wax badan oon ogayn nala wadaagtay
@sumayayusuf9636
@sumayayusuf9636 3 ай бұрын
Inta 2024 daawaneysa👍🙏🏻
@daoudsaad5632
@daoudsaad5632 2 жыл бұрын
My COUNTRY DJIBOUTI is Beautiful WAA ÎLE MOUCHA 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 keep going brother
@Aicha12294
@Aicha12294 2 жыл бұрын
Masha Allah the beauty of my country. DJIBOUTI 🇩🇯 🇩🇯 🧡🧡
@cilkaysalanowsalanow2673
@cilkaysalanowsalanow2673 2 жыл бұрын
Cool and collective peaceful absolutely gorgeous
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 2 жыл бұрын
Cabdiraxmaam cabdiweli Oo Kumagac Dheer Qays Qayser Kep goin bro
@da7988
@da7988 2 жыл бұрын
Best Somali youtuber masha Allah keep up. You are the first one to show people the beauty of the land, congratulations!!
@zayidzhucayb4630
@zayidzhucayb4630 2 жыл бұрын
haye qays qaysa Roow maR MaRka.qoRkood..waad.qayLinaysa dadka.qaR..yaa dawanaya..muqaLadada..sacada.dambe..oon..haysan iRifoono..aan wodin WaxaykuGatana..hayn markacodka..hosnaga..dhiG..zhp Qli.. Wankuwataye..waxa.ankaga shekeyayna waa.noLaL.jiRta.macnahedu.maha inay.aniGa.igu. sabsan tahay....bay Libax😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@goobjoog7658
@goobjoog7658 2 жыл бұрын
4:34 malaha waa Insha Allah- dii oo aad illawday. Waa isla videogeenii shalay oo wax ka beddel aad ku soo samaysay 👏👏 👋
@ahmedgolden3906
@ahmedgolden3906 2 жыл бұрын
Wax ka qurux badan malleh adigo naftaad uraxaynaya misana shaqaysanaya Shaqa tag cafimad qaba🤣
@ibracade9451
@ibracade9451 2 жыл бұрын
Adbo waa sameyn kartaaa sxp
@hawahawamiad4596
@hawahawamiad4596 2 жыл бұрын
Mashallha wlh wa muqala ad u quruxon I love Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@DrJamaalAbdirashedOsman
@DrJamaalAbdirashedOsman 2 жыл бұрын
Astounding! Spectacular view mahadsanid qeys qaysar
@moulhoule
@moulhoule Жыл бұрын
Mahadsanid inta ad so ban dhigtay quruxda dalkeena 🇩🇯 Mousha wa jasiirada ugu quruxda badan Jabuuti. Waa halkii aan ku bartay scuba diving ❤ Mahadsanid howsha wanaagsan eed wado. Mahadsanid/Gaddagay/Shukran 🙏🏾
@The-Black-Star-of-Somaliland
@The-Black-Star-of-Somaliland 2 жыл бұрын
@Qays Qeyser Dalmareen waad dhaaftay imika badmareen ayaad maraysaa keep moving forward bro We appreciate you for sharing this amazing videos. Wax badan National Geography iyo Al-jazeera Documentary waan ku idha madoobaanee.
@hanni1028
@hanni1028 2 жыл бұрын
It's really so peaceful, it's seems like I was really there enjoying every moment the song is so elegant. Such a nice video really loved it GREAT WORK wllo 🤍💕
@hamdafoosi3079
@hamdafoosi3079 2 жыл бұрын
The one of my fav person qays qaysar ❤️🙏
@abdihakimsheikh7724
@abdihakimsheikh7724 2 жыл бұрын
mashaallah bro stay safe and may ALLAH bless us all.ameen 🙏 ❤
@ayaanbalanyo8760
@ayaanbalanyo8760 2 жыл бұрын
Allahu akbar! Masha allah beautiful place wllhi wllo guulayso 🥰
@muniirmohamed3818
@muniirmohamed3818 Жыл бұрын
Qays out of this world fabulous 👌 yacni duniduu no dalxiis gey anagoo guryaheena joogna m.a May God bless you saaxib
@ayaan850
@ayaan850 2 жыл бұрын
Bada hoosteedu haday sidan oodhan uquruxbadan tahay maalay dajiyo😂😂😂 masha allah wllhi muuqaalkan aadban uga helay insha allah wan rajaynaya inaan mar uun aniguna sootijaabiyo qays wll wad ku mhdsantahay muuqalada quruxda badan eed noosoo duubto 👍💯✔
@saddamxusayn516
@saddamxusayn516 2 жыл бұрын
Masha Allah wad raxaysatay abti alle ha ku siyaadiyo anagana fursad ha no siiyo❤🤲🏽
@ahmedAhmed-dk4iq
@ahmedAhmed-dk4iq 2 жыл бұрын
Well done qays iyo qaysar hore u soco keep going brother
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid 2 жыл бұрын
mansha allah qaysqaysar waa muuqaal cajiib ah wali youuter soomali ah oo hakaa aad gaadhay gaadhay ma jiro
@zer.prown_yaahzer1349
@zer.prown_yaahzer1349 2 жыл бұрын
Insha Allah ilahay Ramadan ha inagadhsiyo Amiin
@deeqcalitifoow3937
@deeqcalitifoow3937 2 жыл бұрын
Qeys qeysar nin aad utaageero masha Allah keep going bro👏
@ayaan850
@ayaan850 2 жыл бұрын
Masha allah muuqaal quruxdiisa wata weeyaan hore usoco wllo 🙏
@mss_zu7184
@mss_zu7184 2 жыл бұрын
qays you're brave enough more to see in sha allah😍
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 жыл бұрын
Maalmahan waad Noo yara Goysey Ustaad Qays.
@mohamedapdiqadir6191
@mohamedapdiqadir6191 2 жыл бұрын
muuqaalku aad bu u qurxoonyqhqy .🔥👍 bro soo raaci qiimaha aad ku spend gareyso waxyaabaha aad kuso bandhigeyso muuqaalka sida "dharka iyo oxygenta' koley wey ufiicantahay vlog-yadada
@Khadro8796
@Khadro8796 2 жыл бұрын
Masha allah amazing and beautiful place
@saciidcabdulahimaxamedbana1674
@saciidcabdulahimaxamedbana1674 2 жыл бұрын
The one of the best youtuber king qays qayser macha allah pro horey usoco 🥰
@dahirabdullahi9041
@dahirabdullahi9041 2 жыл бұрын
The best Somali KZfaqr thank you bro
@aliqawrahofficial6554
@aliqawrahofficial6554 2 жыл бұрын
Wwwwww wallhi best KZfaqr waxasi aya KZfaqr masha Allah hambalyo bro
@samiamohamed8194
@samiamohamed8194 2 жыл бұрын
Wow Masha Allah what a beautiful coral reef
@faisaali7176
@faisaali7176 2 жыл бұрын
Manshaalah Ani ahan qays iyo saxiibadii Baan u aqaana on ay yihiin real KZfaqr oo la dawan karo. Lkn qof kursi ka soo sheekeya ma.aha horumar wacan🤩🤩
@lastsomali
@lastsomali 2 жыл бұрын
Best somali KZfaqr my opinion let's go abdirahman
@aichakoranel1635
@aichakoranel1635 2 жыл бұрын
Waaaaaw masha Allah qays qaysar inaba cadimatihid hore usoco halyeey
@mudanmuhumed1735
@mudanmuhumed1735 2 жыл бұрын
Mashaa allah my brother Keep going😍😍😍
@ayuutobosstv
@ayuutobosstv 2 жыл бұрын
The best Somali vlogger thanks bro
@apdirizaknouh8057
@apdirizaknouh8057 2 жыл бұрын
The best KZfaqr men in somali qays qayser keep going ❤💯
@yooniskapul5006
@yooniskapul5006 2 жыл бұрын
Masha Allah qeysow koon furta somali imaaw Saxiib wadanka nagala bar🇸🇴🇸🇴
@zaki799
@zaki799 2 жыл бұрын
Beri hore ayuu yimi sxb
@abdishukrimahamud1261
@abdishukrimahamud1261 2 жыл бұрын
Mash Allah aad bay uqurux badantahay❤💯
@Somaliboy
@Somaliboy 2 жыл бұрын
Big legend Muqalka shalay aya Upload dhahday, cilad Farsamo miya ku timid legend 🙏❤️
@abdinasirrigaax2083
@abdinasirrigaax2083 2 жыл бұрын
Qays qayser respect full bro ❤️🙏
@abdikayse9109
@abdikayse9109 2 жыл бұрын
Mansha allah taagero ayen kuu ahay france ayen ka soo salaamayaa dadaalka halkaa ka sii wad
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 2 жыл бұрын
Île Musha iyo Maskali way is badaleen walaahi berigii hore guryo ma jirin❤️❤️❤️❤️🇩🇯
@yaasinabd4958
@yaasinabd4958 2 жыл бұрын
Masha allhaa qays Qeyser hore Usoco Apidkaaaa sxp
@Dheere00
@Dheere00 2 жыл бұрын
Qays qaysar horay usoco wllki best youtuber in the somali 🤣😍
@kaarloosofficial2931
@kaarloosofficial2931 2 жыл бұрын
1milion atuu u qalmaa vedega qaysaroow zhp masha allah keep going zhp
@barkhadibraahim1023
@barkhadibraahim1023 2 жыл бұрын
qeys qayser zhp hore u soco waxan kuu rajeynaynaa guul
@rashiid187
@rashiid187 2 жыл бұрын
Woow mashalah qays keep up
@sijtv8984
@sijtv8984 2 жыл бұрын
Wow Masha Allah Badda Gunteedu Qurux badana
@caaganejr
@caaganejr 2 жыл бұрын
Computer science Tutorials ayaad ka helaysaa channel kayga, fadlan I Soo raac, thanks Wllyaal
@khadraaxmed1362
@khadraaxmed1362 2 жыл бұрын
Masha alaah muqaal cajiiba ilaahay ha ku xifdiyo
@djqarniofficial1
@djqarniofficial1 2 жыл бұрын
Mnsha Allh Qays Qeysar Kutageraa Brother 🥰🤗
@dimaligo8711
@dimaligo8711 4 ай бұрын
Waligeen bada Dusha Lee karki jiree qurux padana qay qaysar❤❤❤❤❤❤❤❤
@loukmanyahya155
@loukmanyahya155 2 жыл бұрын
Lagon bleu nice island 🏝, I went there once and loved it
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 2 жыл бұрын
keep going wll muqaal bada hoostisa ah oo somali duubatay ki igu quruxda badna a weeye
@kaakaay6507
@kaakaay6507 2 жыл бұрын
M.a youtuber sax eh ayaa tahay guul ayaa kuu rajeyna walal qeys
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 жыл бұрын
Mashallah great trip as always
@HassanAli-zi6sr
@HassanAli-zi6sr 2 жыл бұрын
Masha Allah my brother, as they say another box ticked off for me personally my dream is to do sky diving what do you think
@dhancadesaed6959
@dhancadesaed6959 2 жыл бұрын
Qays Qeyser Horumar wacan brother Runtii waxaad tahay mid ka mida dhalina yarada ugu howl karsana,laguna dayashada badan yahay,waad dadaalaysaa zxb ana markasta waan jeclhay wax yaabaha quruxda badan eed nala wadaagayso.waxaana aan jeclahay in aad intan kasii horumarto, noqotona #INTERNATIONAL YUTUBER.
@juzuph4075
@juzuph4075 2 жыл бұрын
Big man qays qaser 🤴🏼✨❤️
@missjano8249
@missjano8249 2 жыл бұрын
Djibouti 🇩🇯 waa mesha ugu kalunka qurux badan africa wala baray
@aboubakerabdiyonis691
@aboubakerabdiyonis691 2 жыл бұрын
ile mousha = Mousha island 🇩🇯🥰💪🙏 Keep going Qays
@princesshawd6859
@princesshawd6859 2 жыл бұрын
Mashalah beautiful Djibouti 🇩🇯
@omarcisman3757
@omarcisman3757 2 жыл бұрын
Masha allah wax qurux badan baana tustay.
@leylaapdy5622
@leylaapdy5622 2 жыл бұрын
First Day aan soo boqdo KZfaqkada billw illa dhammad m.a🤝♥️
@nasriyaasiin6268
@nasriyaasiin6268 2 жыл бұрын
Keep going brother. (Qays qeyser)😇
@ibrahimali1260
@ibrahimali1260 2 жыл бұрын
Allah yax fidak ya Qays Qayser
@nasuutahir6025
@nasuutahir6025 2 жыл бұрын
Ya rabb 🥺🤍 manshallah quruxbadna thank you guyss
@kifaahbeautychannel2728
@kifaahbeautychannel2728 2 жыл бұрын
Wow mnshaallha wllhi cadi mahan aad baan ooga hela wa cajiba
@inafarhaanlogoss1275
@inafarhaanlogoss1275 2 жыл бұрын
Masha allh keep going walaal hore u soco
@khadarcali8793
@khadarcali8793 2 жыл бұрын
Limooshaa waaa meel aaad jawigeedu udegan yahay walee meshaas markaan arkay waxay naftu lahaydna ha ka tagina meshaas Allah maxaa bada hoosteeda wax ku jirana
@abdillahihamdi3278
@abdillahihamdi3278 2 жыл бұрын
Woww amazing my home Djibouti 🇩🇯
@hamzemarcoz1327
@hamzemarcoz1327 2 жыл бұрын
More than a KZfaqr 🔥👊👑
@abdirahmanmohomedhassan4852
@abdirahmanmohomedhassan4852 2 жыл бұрын
Qays qasiir legend horay u soco
@missjano8249
@missjano8249 2 жыл бұрын
Beautiful mashallah
@ismail.mo77
@ismail.mo77 2 жыл бұрын
Qeys , wan ku salamay 🤞 Good video , I'm enjoying 😉
@fatouhasan8207
@fatouhasan8207 2 жыл бұрын
Île moucha 🏊‍♂️ machallah qays qeyser ✌
@amiirchachaa0555
@amiirchachaa0555 2 жыл бұрын
The only man who does the unthinkable job or vedios, Amazing, showcasing the beauty of the nature Good work brother qeys qeysar U deserve to get 100 million subscribers but yah soon u will reach there
@maxamedcabdiraxmaan547
@maxamedcabdiraxmaan547 2 жыл бұрын
Waaw qays qaysar waan ka habsaamay muuqaalkan sxb imisa baac ayaad dhaadhacday se maanay dhaguhu fish ku odhanin way ku guuxayaan markaad 2 baac dhaadhacdo adon hore u aqoone So keep going bro
@ugbaadadem8553
@ugbaadadem8553 2 жыл бұрын
Mashallh horomar qurx badn walal qaLi
@bilaneahmed9867
@bilaneahmed9867 2 жыл бұрын
My beautiful country Happy Independence day 27 JUIN. MAHADSANID MUQAL KA QURUHDA BADAN QAYS QEYSER
@missjano8249
@missjano8249 2 жыл бұрын
Lil moucha maha waa ile moucha 😆 mashallah djibouti 🇩🇯 jano
@ladankaaba1204
@ladankaaba1204 2 жыл бұрын
Mnzha allh dhulka hooyo wax lodhiga ma jirto runti🌺🌼🌿
@hibakmohamed4052
@hibakmohamed4052 2 жыл бұрын
Best youtober aan daawado 🥰
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 2 жыл бұрын
Inshaa Allah madaxweyne mustaqbalka
@nimcofaaraxaxmed8236
@nimcofaaraxaxmed8236 2 жыл бұрын
Mashllh hore soco wllayal nurti ila yantan wan kusugaynay😍
@mohamedabdirashid43
@mohamedabdirashid43 2 жыл бұрын
Walala macan bilicda wadankeena sidaad bananka u kentay Allah haku sharfo
Goob Lagu dabaasho oo qarsoon | Hidden natural swimming pool
15:59
Qays Qeyser
Рет қаралды 354 М.
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 9 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
Bad iyo Badweyn ? farqiga udhaxeeyo | macluumaad kala duwan
8:01
Cuntada wadooyinka muqdisho | STREET FOOD IN MOGADISHO 🇸🇴
15:25
SOMALIA : A Journey to Peace | Cinematic Film
6:28
Vincent MITSINDO
Рет қаралды 19 М.
Jasiiradaha somalia ee la ilaaway 🇸🇴 Bajuni Islands || Maldives of Somalia
18:14
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 176 М.
RIWAAYADII REERMII IYO RAAB 🔥
27:37
Abdirahman C-BOY
Рет қаралды 1 МЛН
Booqashada Sacaadadiin waa safka hore.
12:55
Hereri Media
Рет қаралды 71 М.
Waxan galay Shil gaadhi | The scariest Day of my life
10:09
Qays Qeyser
Рет қаралды 340 М.
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 9 МЛН