Waxbarashada Dalka Serbia - Qaybta 2aad

  Рет қаралды 36,546

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

9 ай бұрын

Waxaan booqday mid kamid ah Jamicadahaa Dalka Serbia, ah.
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 46 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 46 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Пікірлер: 120
@GeediSahan
@GeediSahan 9 ай бұрын
Fadlan 5kun oo Like iyo Share iyo comment. Saciid WhatsApp kiisa: +381677124833
@user-nt4kj3yc9y
@user-nt4kj3yc9y 9 ай бұрын
Hi
@hindabashe2275
@hindabashe2275 9 ай бұрын
Saciid
@HusniBulleEXBULLE
@HusniBulleEXBULLE 9 ай бұрын
Saciid
@nimcomuuse5677
@nimcomuuse5677 9 ай бұрын
De ma jawaabayo whtspka mana qanviyo dadka maxa lagu so qori numberkisa
@jaleecomediapro6334
@jaleecomediapro6334 9 ай бұрын
wll geedi sahanow wiilkan dhalinyarada ahi si uu dadka somalida ah uu lacag uga dhaco ayuu wadaa namberkiisan mesha ka saar
@Xamuudi03
@Xamuudi03 9 ай бұрын
Mahadsanid Geedi Sahan KZfaq-kaga waa kuwa ugu qiimaha badan somalida. Bogaadin iyo amaan ayaa mudan tahay halkaas kasii wad howsha. Guuleyso walaal.
@Caruurtaofthekorn
@Caruurtaofthekorn 9 ай бұрын
Geedi always dropping gems for Somalida wandanki joogta. Great job sxb.
@dheereyechannel
@dheereyechannel 9 ай бұрын
Big legend always geedi sahan another's levels best Serbia 💯♥️♥️👍❤😮
@Sarta100
@Sarta100 2 ай бұрын
Geedi saha sxb ku dadaal waxbarasha sida looga helo dalalka asd boowato gar shaan dalalka hore ee bariga yurub qiimaha waxbsradho iyo hadii ey tahay bilaadh. Waxbarashada..
@faysalabdi7784
@faysalabdi7784 9 ай бұрын
waad mahadsantahay geed sahan
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 8 ай бұрын
Masha Allah, waad mahad santahay Gedi sahan, Siciidna waanu La.soo xidhiidhaynaa insha Allah
@fahadmukhtaar29
@fahadmukhtaar29 9 ай бұрын
Masuul sare keep going
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 9 ай бұрын
Mid kamid ah dadku ugu faaidada badan somalida aad bad umahadsan tahey walal Geedi wakhtigaga qiimaha badan.
@officialabdiramanywarsame2061
@officialabdiramanywarsame2061 9 ай бұрын
Keep going brother geedi Wad ku mahadsan tahay warbixinta ku saabsan jamacada serbia
@ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958
@ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958 9 ай бұрын
Geedi sahan noo soo badi qaybaha kaga hadlaysid waxbarashada wadankastoo tagtid sxp guulayso
@kurana289
@kurana289 8 ай бұрын
Mashaalah guulayso wll geedi sahan ❤👑🙏
@mahdipesgamer4239
@mahdipesgamer4239 9 ай бұрын
Thanks pro❤❤
@SiidCali-nw5tr
@SiidCali-nw5tr 9 ай бұрын
Waad mahadsan tahay KZfaq ka ugu wanagsan dunida halkaas kasii wad walalkey
@travelcaalamka6144
@travelcaalamka6144 9 ай бұрын
best Somalia KZfaqr
@Tutulisho
@Tutulisho 9 ай бұрын
Masha allah
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 ай бұрын
I'm from Palestine 🇦🇪 I Love Somali People 🇸🇴 I don't know why all the world are against Us 🥺💔 اللهم انصر اخوا ننا المسلمين من فلسطين يا الله
@joshwillsomaliyed3651
@joshwillsomaliyed3651 9 ай бұрын
Adobo been sheegin u ducee palestine. Ina somali tahay wa ujeedna
@Hawohud
@Hawohud 9 ай бұрын
Dnt wary all true muslim believer will win at long last
@AyuubCabdi-yi2gu
@AyuubCabdi-yi2gu 9 ай бұрын
​@@joshwillsomaliyed3651نسستونسءمسمسظسظسوست يمسكسميظيزيةيينسمصمصزصزثعثهقحقححصصهصكؤظؤؤوستسمسم😂
@wdwscommittee1915
@wdwscommittee1915 8 ай бұрын
​@@joshwillsomaliyed3651Cabdoow oo wataa markaasoo carab palestiin ahey dhahaa jinoole 😂
@zuheybabdihakim8649
@zuheybabdihakim8649 9 ай бұрын
Horya usoco sxp Geedi Sahan Horomar wacan Good tralver of Somalia ☝️💯⚡
@hamcumc4549
@hamcumc4549 9 ай бұрын
Masha Allah
@ABUCADOOD77734
@ABUCADOOD77734 9 ай бұрын
Mahadsinda geed sahan
@olanormann
@olanormann 9 ай бұрын
Legend❤
@abdirahmanabdullahiahmed2234
@abdirahmanabdullahiahmed2234 9 ай бұрын
SXB WAXAA YAHAY KZfaqRKA KALIYA AAN TAGEERO UGU JCLHY WAXYAABO BDN FAA IIFO U LEH DHLINYARADA SOMALIYEED NOO SOO GUDBISAA AAD UMAHAD SANTAHY 1 MILLION INSHA ALLAH COMING SOON
@FahmoAwil-hx5gg
@FahmoAwil-hx5gg 9 ай бұрын
Mash alh
@mohamedsfirstwaadseali724
@mohamedsfirstwaadseali724 9 ай бұрын
Well done 👍
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 9 ай бұрын
Thanks i am very interested about education
@mohammett_10
@mohammett_10 9 ай бұрын
Legende
@saciidoffical9268
@saciidoffical9268 9 ай бұрын
Asc geedi sahan❤
@Ahmed-iz1wo
@Ahmed-iz1wo 5 ай бұрын
Said nagu soo xidh zxp
@farhiafarta6500
@farhiafarta6500 9 ай бұрын
Mhdsnid wll Qli jisakallaaah
@travelcaalamka6144
@travelcaalamka6144 9 ай бұрын
masha Allah Geedi sahan
@Abdiwasac-Qorshe
@Abdiwasac-Qorshe 9 ай бұрын
Serbia 🇷🇸 Gate of Europe
@mubaarakyuusuf1619
@mubaarakyuusuf1619 9 ай бұрын
Sxb halkaan kaala soo xidhiidhaa adigoo mahadsan?
@saxanefilms1
@saxanefilms1 9 ай бұрын
Gba ugu fiican
@Abdiwasac-Qorshe
@Abdiwasac-Qorshe 9 ай бұрын
​@@mubaarakyuusuf1619sidee sxp
@farxiyohappy5584
@farxiyohappy5584 4 ай бұрын
Wa rabaye side ku xaresta
@hindaahmed4651
@hindaahmed4651 9 ай бұрын
Geedisahan wllo please wiilka igu soo xidh inaan jaamacad soo xaraysto ayaan rabaa
@CABDIJIBAAR811
@CABDIJIBAAR811 9 ай бұрын
Sawka w.ppkisa comments ugu horeeya saran
@farhiafarta6500
@farhiafarta6500 9 ай бұрын
M.allaaah
@AhmedAhmed-zf7ny
@AhmedAhmed-zf7ny 9 ай бұрын
Mashalah gedi sahan hol facan ayaa u haysaa umada somaliyed
@maxamedcabdulahi1893
@maxamedcabdulahi1893 9 ай бұрын
Qof an dalkiisa weligii wax kusoo baran wax barasho cusub maka bilaabi karaa serpia geediyow saxib
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 9 ай бұрын
Haba yaraatee waqtigaaga qayb ka mid ah wax ku baro
@mohamoudali6686
@mohamoudali6686 9 ай бұрын
❤❤❤
@amyo5378
@amyo5378 9 ай бұрын
Thankis sifiican baanoogu warantay
@hassanjimale6959
@hassanjimale6959 9 ай бұрын
Gedi sahan waraysiga wax ayaa ka dhin waxa ka dhiman qimaha lacagta
@axmedcabdikariim4694
@axmedcabdikariim4694 9 ай бұрын
Geedi sahan hore u Soco Mrkasta wxn jeclaan lahyn wadan kasta ood tagto inaad ka hadasho dhnka waxbarashada💯🙏
@GeediSahan
@GeediSahan 9 ай бұрын
Is not easy Inaan hilo arday Soomaalia ah, oo Information isiinayaan
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 9 ай бұрын
​@@GeediSahanASC geedi sahan hadii aan tago jebel aswad serbiya baan rabaa warkiisa keen ASC
@axmedcabdikariim4694
@axmedcabdikariim4694 9 ай бұрын
@@GeediSahan waad dadaalaysaa intii karaankaaga ah marwalba hore u soco
@wizzharvey
@wizzharvey 9 ай бұрын
GEEDI sahan wllhi dalmar ayaa tahay 😂😊
@bashiirshaami8479
@bashiirshaami8479 9 ай бұрын
😊😊😊
@Amin_Ahmed_Cabdi2024
@Amin_Ahmed_Cabdi2024 9 ай бұрын
Keep going 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤
@Iamdreeam9999k
@Iamdreeam9999k 9 ай бұрын
@hamcumc4549
@hamcumc4549 9 ай бұрын
Serbia waan maqlay inay Jaamacado wanaagsan leeyaheen
@zharmakeHamse-ln1ie
@zharmakeHamse-ln1ie 8 ай бұрын
Meesha in aan ka Sibaxan rabaye ma iso sarayaa ka yari tlow
@hamcumc4549
@hamcumc4549 9 ай бұрын
❤🎉
@Sarta100
@Sarta100 2 ай бұрын
3:37 Saasoo kale nooga soo waran hungary. Bulgeria romania latvia estonya iyo bosnia ,kosovo ,albenia giriig iyo monto negro. Italia. Esbania bortugal.xaga waxbarashada iyo fursadaha.lacag iyo lacag laasn.
@miraawiyare2558
@miraawiyare2558 9 ай бұрын
🙏🙏🙏🙏🙏
@Cirguje2023
@Cirguje2023 9 ай бұрын
Dalkan Serbia aad baad ii jeclaysiisay
@abdialimohamed1095
@abdialimohamed1095 9 ай бұрын
Sxp waad mahadsan tahay Lkn warbixinada noosoo dheeree saan waxbadan uga ogaano
@MustafaY-dm3cg
@MustafaY-dm3cg 9 ай бұрын
Wax free ah ma jiraan, qofna dawlada ayaa ka bixisa qofna isagaa is dabaraya
@user-yj2oz6fb1i
@user-yj2oz6fb1i 5 ай бұрын
Zhpayaal mahelikaraa qof iisharxo Hadaan lacagteyda iskabixinaayo Jamacada meeqo lagudhigtaa sanadkii io noloshada caadiga ah qofka meeqo ayuu biilankaraaa Yaaa isharxaayo intaaas aqyaarey
@XafsoMaxamed-hu9iv
@XafsoMaxamed-hu9iv 8 ай бұрын
Waxaan rabaa labrkiisa
@user-md8xe4dc6v
@user-md8xe4dc6v 9 ай бұрын
Muqaalka labaad waxaa noga soo dhigtaa kirada kuryaha bilka inta kufilan iyo jaamacada lacagteeda wilal baan u soo dirsanayaaye
@jaabirmohamedsuleiman3519
@jaabirmohamedsuleiman3519 9 ай бұрын
Nio saxib kaso hadaL waxbarashada dalka Russia
@madoobadheere8953
@madoobadheere8953 9 ай бұрын
Hadaan bilaabay luuqada serbia insha allaah sanadka 2024/11/ 1 deeda ayaan eegi doona xaga aan marinayo hadii alle igaadh siiyo 😂😂
@cmshow7720
@cmshow7720 9 ай бұрын
Insha allaah zhp alle hakula garab galo❤
@SHUCAYBCABDIMUXUMED
@SHUCAYBCABDIMUXUMED 9 ай бұрын
Legen waan ku wataa ❤
@WayeelkaJaqafsada-qy7tn
@WayeelkaJaqafsada-qy7tn 9 ай бұрын
Lipaax hore usoco keeb going ❤
@ApdirizackIprahim-cf6mg
@ApdirizackIprahim-cf6mg 9 ай бұрын
Bro side ku tagtay serbia 🇷🇸
@milgoooabdi6685
@milgoooabdi6685 9 ай бұрын
Visah xaga ka heshay ii sheeg
@seynababdi292
@seynababdi292 9 ай бұрын
Wll waxan lama hubo ee dadka waxaanad hubin oow soo gud bin dadkani qabiil bay kutageene 950 & baa igaga gubatay wadan aad maalin hore soo gud bisay ina madani intay weji lsgu geeyey beyku Lee yhiin somaali nasoidirtay nagadaaya please
@sadiiqdahir
@sadiiqdahir 9 ай бұрын
I.n iam going 2023
@CqaaraSuleiman-qx2zd
@CqaaraSuleiman-qx2zd 9 ай бұрын
Geedi sahan latinka waa inaad tagtaa waayo wali qaradaas xog lagama hayo
@umulkhair_said
@umulkhair_said 9 ай бұрын
Qofku Isagoo jamacada dhigayna ma shaqaysankara wll
@torkipoi6924
@torkipoi6924 9 ай бұрын
Bro please Bulgaria kusodub
@Abdulqani.hussein
@Abdulqani.hussein 9 ай бұрын
Sxp Serbia 🇷🇸 caafimaad maloo imaan karaa passport waraaqo caafimaad malagu imaan karaa😢
@talaashmohamed8578
@talaashmohamed8578 9 ай бұрын
Haa Bro
@abdinur6152
@abdinur6152 9 ай бұрын
Salaam. Dont they have English education for unis?
@xayaadali8655
@xayaadali8655 9 ай бұрын
Geedi sahan mategi kar taa Dalka kajaqistaan
@user-vr3xn4ur3b
@user-vr3xn4ur3b 8 ай бұрын
Asc dadaal waad gaari doontaa hamigaaga aabe
@Fanaxtips
@Fanaxtips 9 ай бұрын
Asc wll, wiilka number kisa ad tiri qeybta hose ayan idin so dhigaya aaway hee?
@CABDIJIBAAR811
@CABDIJIBAAR811 8 ай бұрын
Message ka dhex firi
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 ай бұрын
Free Free Free Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸😭😭😭😭😭😭 🇵🇸 اللهم انصر اخواننا في فلسطين
@boqormoha3068
@boqormoha3068 9 ай бұрын
Said dhibka dhaaf
@NaasirMajiid-or9ez
@NaasirMajiid-or9ez 9 ай бұрын
Visaha xagee laga qaataa
@abdirahmanabdullahiahmed2234
@abdirahmanabdullahiahmed2234 9 ай бұрын
Maka shaqeysan karaaa halkaas luuqadda marka aan barto
@DrHindaYousufIbraahim-kg4jl
@DrHindaYousufIbraahim-kg4jl 9 ай бұрын
Numberka wiilka walaal ila soo wadaag waan rabaa inaa xaraysto
@CABDIJIBAAR811
@CABDIJIBAAR811 6 ай бұрын
Comments koowad ayuu soo dhigay
@CaishaSuudi-pp5ep
@CaishaSuudi-pp5ep 9 ай бұрын
Jamacadaha somalia xitaa wax kama ogi 😂😂😂 Lkn F4 ah ii duceeya ani iyo dhaman inta ah
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 9 ай бұрын
Pakistan nagu soo booqo Insha allah Marka ay kuu suurto gasho Waan kugu soo dhawayne
@SomaliAbdi18
@SomaliAbdi18 9 ай бұрын
Manugu xaabisoo intaa shaqo la'aan ahaan leheen oo meed socdo aan ahaan leheeen, xaasidsanaa dowladu, bilwalba wx lee ma dirtoo, yaa yaqaano scholarshipkaas oon israacnaaa😑😅😅
@hamze-mahamud2002
@hamze-mahamud2002 9 ай бұрын
Wadankaas waa ka cabsadaa sowkii muslimiinta bosniya xasuuqay maahaa
@samirmohamed6181
@samirmohamed6181 9 ай бұрын
Waa dadka ugu fiican aduunka balse xukuumad doonayso dalkeeda in lakala jaro majirto
@bileabdigadir4370
@bileabdigadir4370 8 ай бұрын
Numberkiisa away
@abdilahiyusuf4950
@abdilahiyusuf4950 8 ай бұрын
Numberka siciid
@Cabdalle12
@Cabdalle12 8 ай бұрын
Hhhh
@mohamedmuse5647
@mohamedmuse5647 9 ай бұрын
Kalmada shaqo shaqo ayaad ku celcelinaysaan aadban idiinla yaabanahay kuwii 🇷🇸 serbia u dhashay ayaa yurub u shaqo doontay ma sheegin qofka somaliga ah ee isagu ganacsi meesha ka abuuraya lkn serbia ayaa shaqo laga hellayaa waa arin aan macquul ahayn kuwii u dhashaybaa gaajo uga qaxay arinka kale ee aad soo qaadeen waxa weeye 800€ iyo 1300€ ayaa lagu shaqeeyaa tasina suurto gal kama noqonayso wadan balkonka ku yaala fadlan markaad waxaad soo tabinaysaan wax soo baadha intaydaan na hor iman waad mahadsantihiin
@Caruurtaofthekorn
@Caruurtaofthekorn 9 ай бұрын
Fakuulatiga 😅😅
@user-by7zw9mv3p
@user-by7zw9mv3p Ай бұрын
Zxb telka what's up kaada igu caawi adigoo mahadsan
@HAMZE91
@HAMZE91 9 ай бұрын
Fadlan soo arag youtube kanal kayga
@socdaal3428
@socdaal3428 9 ай бұрын
❤❤❤
Safarkaygii Serbia 🇷🇸  || Gabar cadaan ah oo afsoomaali ku hadlaysa
11:40
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 321 М.
Soomaalida Jarmalka iyo nolosha Cabbaas
15:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 90 М.
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 8 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 111 МЛН
maxaad ka taqaan dalka latvia ?
8:12
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 46 М.
Safarkaygii Baydhabo Janaay | My journey to Baidoa Somalia 🇸🇴
14:43
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 133 М.
Maxaa Somalida loogu sheegay Ireland
17:58
Hereri Media
Рет қаралды 93 М.
Nin Soomaali ah ayaa 27 sano ku sugan dalka Gambia 🇬🇲 nolosha Soomaalida dalka Gambia
17:11
Dalka Muslimka ah ee ku yaala Yurub - Kosovo
16:27
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 171 М.
Nolosha UK maxay ugu adkaatay Somalida?
19:45
Sola Portal
Рет қаралды 71 М.
WAX KA OGOW WADANKA SWITZERLAND IYO SHARCIYADIISA IYO NOLOSHIISA
15:07