No video

WAXYAABAHA DAAWEEYA WARWARKA & WALBAHAARKA (Depressionka )ᴴᴰ┇ Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil

  Рет қаралды 657,641

Alnasiixa Media

Alnasiixa Media

4 жыл бұрын

Asc , Walaalayaal Waxaan idinka Codsanaynaa in aad ka qeybqaadataan horumarka channalka alnasiixa idinka oo :
📩 SHAREGAREEYA
👍🏼 LIKEGAREEYA
📋 COMMENTGAREEYA
Hadaadan channelka Subscribe ku aheyna Fadlan ✔️ Subscribegreey
Si aad u hesho wixii cusub
Jazakumullahu kheyran
_
►Subscribe Link:
www.youtube.co...
►Nagal Xiriir:
Facebook : / alnasiixa
Twitter : / alnasiixa
KZfaq: / alnasiixa
►Qof waliba Waa loo ogolyahay in uu Videoyada soo degsado kadibna lawadaago walaalaha muslimiinta kale ee isticmaala baraha bulshada sida facebook , whatsapp iyo wixii lamid ah bishardi in aad videoyowga aad wax kabedelin meesha laga keenayna lagu lagu qoro channelka alnasiixa media.
►Everyone is allowed to download and make use of our videos resharing them on all social channels of their preference (Facebook, KZfaq, Whatsapp, etc.) provided that they maintain the video copyrights (name of the KZfaq channel alnasiixa media ; and associated logo). You may also link from any social media to our channel - Alnasiixa Media.
► Join us now to receive our new videos once they are available. For receiving alerts, kindly push the button with a bell shape to activate it.
www.youtube.co...

Пікірлер: 518
@sakarie3554
@sakarie3554 2 жыл бұрын
Cidda timid iyadoo stress hayo , Haddana ka baxday iyadoo Happy ah bal ismuujiya. Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun. Alle cimriga iyo caafimadkaba ha u dheereyo .
@user-kk7xp4sz3j
@user-kk7xp4sz3j 2 ай бұрын
🎉🎉
@iqramohamedabdi6395
@iqramohamedabdi6395 18 күн бұрын
Aniga waan nafisay wlhi😢
@Najma-Mohamed
@Najma-Mohamed 4 жыл бұрын
I really love this Sheikh, he’s very knowledgeable and educated Masha’allah May Allah reward him and grant him into Jannah
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 4 жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin yaa RABI
@sultanyousif2365
@sultanyousif2365 3 жыл бұрын
Iam Also walhi I LOVE Amein
@cabdalecabdi4451
@cabdalecabdi4451 3 жыл бұрын
5
@hafsoali453
@hafsoali453 3 жыл бұрын
Wa sh kaliya an aad ujeclahay
@dhoolali9836
@dhoolali9836 3 жыл бұрын
@Rooble Junior no
@mohamedkala3974
@mohamedkala3974 4 жыл бұрын
Sh Mustafa dhagaysigiisa kama daalo Illahey hakuxifdiyo 💯❤
@xafsiitaxaali8043
@xafsiitaxaali8043 9 ай бұрын
Wllhi walwalba ihaysta 40 qof oo muslim ah ducadisa waa la Aqbala ee wllyal iso duceya in ilaahy walwalka iga saaro 😢🤲🥺
@DumarBilla
@DumarBilla 8 ай бұрын
Ilhy hka cfiyo wll
@user-yq1xc5hm5j
@user-yq1xc5hm5j 7 ай бұрын
Illaahay hakaa kor qaado walalo aniga isoo duceeya warwar baa i haysta
@yaasmiincabdullahi3724
@yaasmiincabdullahi3724 7 ай бұрын
Allha kaa qado walwalka wall
@xafsiitaxaali8043
@xafsiitaxaali8043 7 ай бұрын
Illahy ha inaga wada dul qaado
@DumarBilla
@DumarBilla 7 ай бұрын
@@xafsiitaxaali8043 byo mxaa drenta calamdahada wx ma ishegi karta inta athy sas
@shakuuraala7931
@shakuuraala7931 4 жыл бұрын
Really shiq mustafa markan dhahesto dhira galin ban kahela allah cimiri dher ha kusiyo
@Maxamed_idriz
@Maxamed_idriz 2 жыл бұрын
ألهم إني أعوذ بك من أالهم و أاحزن،وألعجز وألكسل،والبخل والجبن،وضلع الدين،ووغلبة الرجال.🥺💔😿💯
@Jiikojako-vk3jv
@Jiikojako-vk3jv 11 ай бұрын
Thnks❤😢
@abdulahiabdikadir4580
@abdulahiabdikadir4580 11 ай бұрын
Sxb somali nigu qor fadln
@almamohaabdullahi1978
@almamohaabdullahi1978 9 ай бұрын
​@@abdulahiabdikadir4580allahuma inii Acuudu bika minal Hammi Wal xusni wal cajasi wal kasli wal bukhli wal Jubni wadhilci Deyn Waqalabati Rijaal
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 6 ай бұрын
آللهم آمين يارب العآلمين ❤🤲🤲🤲
@nastehoomar-pg9hs
@nastehoomar-pg9hs Ай бұрын
Walwal badan ihaya lkn markan dhageste sheikh mustafe cadi noqde dhiragaliyaheygii allow ku dhowr 😢🤲
@user-vh3cs8hu9j
@user-vh3cs8hu9j 10 ай бұрын
Wlhi daawaan usoo doontaa sheikh Mustafe xaaji Ismaaciil Harun alle ha xifdiyo e ilaahay inteena murugadu hayso quluubta haynoo xasiliyo👏❤️
@mohamedfuaad3500
@mohamedfuaad3500 4 жыл бұрын
Sh mustafe jacylka aan uqabo wlhy ma qiyaasi karo alle haxafido❤
@alkhayrmedia8946
@alkhayrmedia8946 4 жыл бұрын
Igula salli nebiga SCW❤ waa habeen jumce ah
@ruqiyahabdalle4530
@ruqiyahabdalle4530 4 жыл бұрын
CSW
@maryanahmed3860
@maryanahmed3860 4 жыл бұрын
C. koronto scw scw scw scw scw scw❤️
@kowsarmohamed2038
@kowsarmohamed2038 4 жыл бұрын
zcw
@kowsarmohamed2038
@kowsarmohamed2038 4 жыл бұрын
zcw
@matanibnusanjeex7786
@matanibnusanjeex7786 4 жыл бұрын
Alkhayr Media Scw
@mariamohamed6785
@mariamohamed6785 4 жыл бұрын
Shiikh kaliya an ku dayado allow cimrigada ku dheereyo ado kalo bdan allah naga soo saaro hadan nahay umada somaliyed🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🏽❣️
@Quulle-ibnu-quulle
@Quulle-ibnu-quulle 4 жыл бұрын
اللهم إن أعوذ بك من الهم والحزن االاتاب
@Abdirahmaan_1
@Abdirahmaan_1 4 жыл бұрын
10 daqiiqo igu quruxda badan waa marka aa dawanayo alnasiix media ❤❤
@hamsehuseien381
@hamsehuseien381 4 жыл бұрын
Mncha.allh sheekh mustafe Maaha qof caadiya ruuxda ayuu toos ula hadlayaa baraka laah sheekh ilahay cimriga .caafimaadka iyo cibadada ha kuu barakeeyo
@maxmdmaxmd4336
@maxmdmaxmd4336 3 жыл бұрын
Asc walal wad danbaabtaye ilaahay u towbad keen wayo shiikhu wa qof caadiya lakin wa shiikh ku dedalay diini iyo maadiba ilahayna u fududeeyey. Khayr ban ku rajayn wll
@maxmdmaxmd4336
@maxmdmaxmd4336 3 жыл бұрын
Wana daremaya inad cabirayso sida fudud ee shiikhu dadka wax u fahansiiyo.hadana iyado hal sano ka so waregtay waxan jeclaystay inan intas kula wadago anigo aan aqoon ku lahayn. Khayr badan ban ku rajayn mahadsanid wll.
@ladanjogdher3105
@ladanjogdher3105 4 жыл бұрын
Sheequnaa Mustafa allaah SWT ayaa janadiisa kuu weeydiinayaa aduuna caafimaad cimri cibaado leh Allaahuma aamiin yaa RABBI aamiin 🤲🤲🤲🤲
@khadiijomaxamuudbarre7848
@khadiijomaxamuudbarre7848 4 жыл бұрын
Jazaaka allahu qeyr sheikh mustafa alnasiixa qeyr Allah idin siiyo
@UpdallaUpdalla-xo9sl
@UpdallaUpdalla-xo9sl 4 жыл бұрын
Jazakallah Sheikh mustafa💯💯 Illahey rali haka noqdo
@fardowsamohamedamiin9229
@fardowsamohamedamiin9229 4 жыл бұрын
Alxmdulillaah allihii naga dhigay islaam Jazakallah sheekh mustafa😍
@saidabdikaremhersi5576
@saidabdikaremhersi5576 4 жыл бұрын
Allaahumma ‘innee ‘acuudu bika minal-hammi wal xusni, wal’cajzi walkasali, walbukhli waljubni, wa dalacad-dayni wa qalabati-rijaal
@user-is8kb6fv4j
@user-is8kb6fv4j 11 ай бұрын
❤❤❤❤
@YuusufShuaib77
@YuusufShuaib77 4 жыл бұрын
i appreciate you pro And also allah bless him Our sheikh Mustafe Hajji isma'il haruon #Al-nasiixa Am so happy to subscribe your Chanel🇨🇦
@uzahmed8334
@uzahmed8334 4 жыл бұрын
Pray to Allah Bwoy
@zupeydazamadoon9933
@zupeydazamadoon9933 4 жыл бұрын
Alle haku xafido sheekh mustafe xaaji ismaacil haruun 🙏
@munacabdioflove1702
@munacabdioflove1702 4 жыл бұрын
Sheikh mustafe aniga markan Dhagaystoh waxan hela farxad Waayoh waa sheikh aan aad ujecelaahay xadiisyadiis😊🏵
@ahmedsalah1512
@ahmedsalah1512 3 жыл бұрын
Xadiisyda waa nabiga hadlkiisa scw♥️♥️ Lkin sheikh muztfe muxaadiradisa wan jeclhY😓 Dheh wlzhey🙏😍
@naruuracaday148
@naruuracaday148 3 жыл бұрын
Yaaa alllaah murugada iyo war warka iyo walbahaarka kaa magan galnay yaarabi😭🤲
@mohamedbehi9520
@mohamedbehi9520 4 жыл бұрын
Masha Allah sheikh Mustafa xaaji ismail haruun alle haku xafido
@engineernasrudiinal-khalaf4610
@engineernasrudiinal-khalaf4610 4 жыл бұрын
M.a qofkii ugu horeeyay
@abdulazizse4961
@abdulazizse4961 4 жыл бұрын
حطو دقّة النشيده على المقطع ياخوان تجعل من المقطع افضل و اجمل و اروع خصوصاً على هذا الشيخ الرائع. مشكورين!!
@qalanjobureeqa7169
@qalanjobureeqa7169 4 жыл бұрын
mashallah ilahayoow culimada noodaa
@aweisbaraf8293
@aweisbaraf8293 4 жыл бұрын
Sh aan adunkanu jeclahay allah dartisa waa sh musdhafa xaaji ismali haarun allah ku xifdiyo
@faadumoaadan1641
@faadumoaadan1641 3 жыл бұрын
Mshallaah Jsklh in bdn Sheikh Mustafe Alow ku xfd Adun iyo AaQiraba Alow Aamiin Yaa ilaahii🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭 Sheikh Qaaliya🌎
@farxiyacali2614
@farxiyacali2614 4 жыл бұрын
Maansha allah sheekh mustafe xaaji Ismail haaruun cimri dheer caafimaad taama cibaado suuban ayaan ugu duceeyay waa sheekha kaliya ummada soomaaliyeed meelkaste ay joogaan ay jeceshahay muxadarooinkiisa illaahow janada nagu kulmi aniga iyo sheekh mustafe
@munaofficial1689
@munaofficial1689 4 жыл бұрын
الحمد لله على نعمة الإسلام جزاك الله خيرا جزءا شيخنا الفاضل
@ogowwaxbadan2893
@ogowwaxbadan2893 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين اللهم امين يارب العالمين
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 6 ай бұрын
آللهم آمين يارب العآلمين ❤️🤲🤲🤲
@harbihgulled4457
@harbihgulled4457 3 жыл бұрын
"Aaaad Ayaaan ujeclahy Sheikhan Alle habarakeeyoh 2021 Bilowgiisa ayaaan Daawanayaa
@gabarshiikhaal3034
@gabarshiikhaal3034 Жыл бұрын
2023 yandawanaya alxmdulilah🤲
@NastawiNasto
@NastawiNasto 11 ай бұрын
​@@gabarshiikhaal3034aniga
@maryanbashirxasan8278
@maryanbashirxasan8278 Жыл бұрын
Mashllah dhirigliyaha dunidan aya tahay shekh mustafe💖alaha ku xafido
@bishaaro21
@bishaaro21 4 жыл бұрын
Masha Allah sheikh mustafa Allah ku xafido
@abshiralfa4611
@abshiralfa4611 3 жыл бұрын
Msha Allah xafidulaah sheikh Mustafe idinka Allaha idinka ka abaal mariyo wacdigaan qiimaha badan ee aad nala wadaagteen
@cabdinaasirmacow205
@cabdinaasirmacow205 4 жыл бұрын
Shiq mustafa hadaladiisa kama caajiso dhagesigiisa alow jano ugu bishaareeey
@sabiroabdifatah941
@sabiroabdifatah941 4 жыл бұрын
Wax badan baa ka faidaa Alnasiixa👌🏾
@maxamedcabdiraxmaan6398
@maxamedcabdiraxmaan6398 3 жыл бұрын
Wlhiii subax kasto waaa ku cesh ceshtaaa wacdigaan shiqooow ilaahey haku barakeeeyo
@maxamedguuleed9242
@maxamedguuleed9242 4 жыл бұрын
Masha Allah Tabarakallah. Sh. Mustapha Allah haino dhereyo cimrigiisa
@sundis9019
@sundis9019 2 жыл бұрын
Ilahayow wel welka io wal bahrka iga dul qad🥺🤲❤️ dhi i hysate iso dyceya in ilhy iga dul qado😭🥺
@user-be9ib4fg4e
@user-be9ib4fg4e 4 ай бұрын
Alle haka dulqaado wll 😢
@MahadFeero
@MahadFeero 3 ай бұрын
Allaha ka dulqado
@muusemohamut7088
@muusemohamut7088 4 жыл бұрын
الحمد الله علي كل حال Mahad Dhamanted Waxay U Sugnaatay Allah Sw Allahaaso Nagu Manaystay Nicmada Wayn Ee Islaamka Alnasiixa Waad Ku Mahadsantihiin Khayrka Aad U Soo Gudbinaysan Bulshada Dadka Intii Dhib Iyo Culays Ama Kurbo Hayso Allah Ka Dulqaado
@abdikariinhassan8621
@abdikariinhassan8621 3 жыл бұрын
Aamiin wll
@asmahquen7756
@asmahquen7756 4 жыл бұрын
جزاء الله خيرا شخ مصطفى حفظك الله ورعاك 😪😭💖
@ahmedmbare5062
@ahmedmbare5062 4 жыл бұрын
21/12/2019 9:57 pm shiikh mustafe alla yaxfadka 👍👍
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 2 жыл бұрын
اَللَّهُمَّ إِنِّيْ أَعُوْذُ بِكَ مِنَ الْهَمِّ وَالْحُزْنِ، وَالْعَجْزِ وَالْكَسَلِ، وَالْبُخْلِ وَالْجُبْنِ، وَضَلَعِ الدَّيْنِ وَغَلَبَةِ الرِّجَالِ.🥺
@munaosman9692
@munaosman9692 4 жыл бұрын
Allah ku barkeeyo cimriga iyo cilmiga iyo cibaaadad sheekh Mustafe 🤲
@sahrocaliili5245
@sahrocaliili5245 9 ай бұрын
أمين يارب
@Taranbi_
@Taranbi_ 4 жыл бұрын
Fadiilatu sheikh mustafa xaji ismacil haruun masha alllah ♥♥
@abdirizakmohamedali1354
@abdirizakmohamedali1354 3 жыл бұрын
Masha alah qofkasto oo video gaan daawaday waxa aan dhihi karaa dhaqtar kale uma baahna waxa kaliya oo muhiim ah in waxa sheekhu uu shegay aad sameyso dhaqtar waad ka maaranta fadlan si fecan ugu dhaqma wa dawobaysa dawadi ugu kheyrka badnayd wa lugu shegay ilahay ha nugu anfaco insha alah
@zakizaamir2448
@zakizaamir2448 4 жыл бұрын
QulupTa io acmaashapa ilHy Hnodjio🤲🤲🤲😭
@hanahodan7737
@hanahodan7737 2 жыл бұрын
Cimri dheer, cafimad, cibaado suuban, ayaan Allah kuu waydiiyay. Maschaallah, barakAllah sheekh
@ilyowizzilyowizz1463
@ilyowizzilyowizz1463 Жыл бұрын
Allah haku barakeeeyo sheekh mustafe ismaaciiil haaruuun waankujeclahay ilaahay swt hakuu jeclaado si kabadan sida aanku jeclahay 🤲
@cagoboy2579
@cagoboy2579 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا 💝
@iqramohamedabdi6395
@iqramohamedabdi6395 18 күн бұрын
Dheh الحمدلله madaaama sideydoo kale qalbiga kuu dagay oo wax badan kaa maqnaa faaiday🤲
@Mahmod-m7r
@Mahmod-m7r 3 жыл бұрын
Thank u sheik mustafa for treating our hearts
@umunaslihan1875
@umunaslihan1875 3 жыл бұрын
Cimriga Allaha ku barajeyo shekh mustafe
@apdizalamhassan3471
@apdizalamhassan3471 4 жыл бұрын
Waa dhibka heesto dadka badankiza Alnasiixa io sheqena alla ha idin abaalmariyo mar walpa aan alle wax wangzn ka filano wllhyga
@Amiisha1030
@Amiisha1030 4 жыл бұрын
Alhamdullah rabi calamiin allow imanka nobadi ada khaliqee.🤲
@xareed1
@xareed1 3 жыл бұрын
illahay cimrigaaga ha dheereeyo shiikh mustafe xaji ismacil haaruun ❤❤❤❤❤
@footballskills5845
@footballskills5845 4 жыл бұрын
allah cilmigiisa ha u siyaadiyo waa mid alle siiyay cilmi uu qof walba ka dhadhacin karo
@suleymaansuufisuleymaansuu5042
@suleymaansuufisuleymaansuu5042 Ай бұрын
Aan ku sali noh nabigeena muxamed wsc❤
@ayahyehassan1073
@ayahyehassan1073 4 жыл бұрын
Aad iyo aad sheikh allh haku xifdiyo shugrn
@zakariyeabdikarin7008
@zakariyeabdikarin7008 3 жыл бұрын
Masha Allah nolow cimri sheikh mustafe Ismail Qalbiga qaboobay
@soomaaliajecel3853
@soomaaliajecel3853 4 жыл бұрын
War Jannalkaan waan kahelay. 😊
@mohamedxaddi9146
@mohamedxaddi9146 2 жыл бұрын
Sheikh mustafe wlhi dar ilaahy ayaan. Ujeclahy wlhi Masha Allah 😰
@user-yq1xc5hm5j
@user-yq1xc5hm5j 7 ай бұрын
Walalayaal wal wal baa ihaya farabadan igusoo duceeya muslinimo 40 qof ducadooda wala aqbalaye idinkana illaahay ha idiin gargaaro
@sumayaamiin3640
@sumayaamiin3640 5 ай бұрын
Wa bil ramadan wakhtigi afturka aya lataganyahay wanan somanahay alle Ha ka qado warwarka adiga iyo intii muslim ah eebukta ❤
@ismailsoodsoodyare5647
@ismailsoodsoodyare5647 4 жыл бұрын
Ilaahey baa wax daweya swt ilaahey arimahena hanoo saqiro
@mumtascali7076
@mumtascali7076 Жыл бұрын
Sheikh mustafa alle haku barakeeyo shikh mustafa 🤲cimri dheer iyo cibaado suuban🤲alle haku siiyo 🤲
@sakariyejama1354
@sakariyejama1354 4 жыл бұрын
Walalayaal jimca wlba sheikh mawruun uu ka hdalayo nosoo galiya alleh ha idiinka abaal mariyeee
@inacumar170
@inacumar170 3 жыл бұрын
ALLAH haka abal mariyo sh.mustafe ❤❤❤
@marianruun1157
@marianruun1157 3 жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء شيخنا مصطفي حاج❤❤❤
@haniifbinmohamed3389
@haniifbinmohamed3389 4 жыл бұрын
I really love sheikh mustadaf ..
@cawoclrashiid7736
@cawoclrashiid7736 4 жыл бұрын
Caafimaadka ilaahy usiyaadiyo cimrigana haku dheereyo sheekh mustafe
@hanansugule8311
@hanansugule8311 4 жыл бұрын
Adaaba dector ah alle haku xifdiyo shekhunaaa🤲
@ahmedfarah3232
@ahmedfarah3232 4 жыл бұрын
اللهم لا تجعل الدنيا أكبر همنا ولا مبلغ علمنا
@awyl-gamer
@awyl-gamer 4 жыл бұрын
Sh mustafe cimrigiisa alle ha dheereyo si cilmigisa uga uga fa'ideysano
@kayzerabdallahali3244
@kayzerabdallahali3244 4 жыл бұрын
Mashaa Allah shekh mustafe xaji ismaciil
@apdiwalimohamed9241
@apdiwalimohamed9241 3 жыл бұрын
Sh.mustaphe runti Wa Shaikh aaN jeclahY illaahy Ha barakeeyo cimriga iyo caqligaNa Ha ubarakeeyo
@user-gg1vm2cj1y
@user-gg1vm2cj1y 4 жыл бұрын
Mashaa allah , markad aragtid sheikh luqadada barashada cafimadka wax ka garanaya waan Macan sadaa talada diin iyo cilmi ku dhehan, jzklah
@ismailmohamed4530
@ismailmohamed4530 4 жыл бұрын
Jasakalahu khayre Insha Allah Shekh Mustafa
@niciimaahmed245
@niciimaahmed245 3 жыл бұрын
الحمد لله على نعمة الإسلام 🤲🤲🤲🤲🤲
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 6 ай бұрын
الحمدلله ❤❤❤
@zubeyrcade4892
@zubeyrcade4892 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا شيخ مصطفى 😍😍🥰🥰
@cabdifataaxxasanadooneebe3991
@cabdifataaxxasanadooneebe3991 3 жыл бұрын
Masha allah ale haku barakeeyo aamin Sheekh Mustafe Xaaji ♥️♥️♥️
@dawahfocus8274
@dawahfocus8274 3 жыл бұрын
allahuma inne acuudu bika minal hammi wal. xusni wal cajzi walkasali walbukhli wal jubni wa dalacad dayni wa qalabati rijal
@saidaali716
@saidaali716 4 жыл бұрын
Xayaakllah sh Mustafa ♥️ 🌼
@raaidaosmaan1846
@raaidaosmaan1846 4 жыл бұрын
Allah haku barakeeyo sheikh mustafe xaji ismail haruun❤❤❤
@farhiahassan6197
@farhiahassan6197 4 жыл бұрын
Maa shaan allaah
@ibrahimzp932
@ibrahimzp932 4 жыл бұрын
Mancha alah wll Numberkaga
@Salma.Ismail
@Salma.Ismail 4 жыл бұрын
Sheekh khair Allah haa ku siyo Ameen
@liibaannaasir3164
@liibaannaasir3164 4 жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء
@hamdahoodo9581
@hamdahoodo9581 3 жыл бұрын
Alleh haku barakeeyo sheikh mustafe ❤🙏
@hamzazcabdilahi5824
@hamzazcabdilahi5824 3 жыл бұрын
Yaa Allah ilahow iso hadee yaarabi jidka toosna igu hanuuni
@nasra6909
@nasra6909 4 жыл бұрын
Sheikh mustfe all ha xiftiyo aaamiin
@hannhcadey2785
@hannhcadey2785 2 жыл бұрын
Yaa Alllh dhibkan igasaar nolasha caririgeda wa nacay Yaa Allllh🤲😭😭😭
@khalifmohamedhashi3228
@khalifmohamedhashi3228 Жыл бұрын
Walaal Adkaarta badso salaada iyo sabarkana kaasho.
@anwarhagi103
@anwarhagi103 10 ай бұрын
Aamiin walaal saliga nabiga iyo istagfaarta badi
@yusraquuen3065
@yusraquuen3065 Жыл бұрын
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم ❤️❤️🥺🥺🥺
@ziyechofficial9696
@ziyechofficial9696 4 жыл бұрын
Jazakallah khyr
@Qofnaba.
@Qofnaba. 4 жыл бұрын
Mancha allah Sheekh Mustafe jasakumalh khayr
@abdulshire1574
@abdulshire1574 3 жыл бұрын
jazakaallahu khayr sheikha Allah barakeeyo
@aminyare2133
@aminyare2133 4 жыл бұрын
Sh.Mustafe ilaahay cimriga hakuu dheereeyo
@one10channel78
@one10channel78 4 жыл бұрын
Sheikh Mustafa X ismaciil haaruun Alle SWC cmriga iyo cfmd kaba haw siyaadiyo Waxan hubaa in hadii ay tisii noqoto ay adkaanayso in la helo qof isku xidha ummada iyo Eebe Wayne
@muhammedahmed1216
@muhammedahmed1216 4 жыл бұрын
Maasha Allah, ilaah ajar ha idinka siiyo khayrka aad inoo soo gudbisaan markasta iyo wanaaga. ALNASIIXA
@E_Y_A13
@E_Y_A13 3 жыл бұрын
Maanta Waxaan Soo Booqday Xadiiskan Qiimaha Badan Sababta Aan Usoo Booqday ayaa ahaa Dhibaato igu Foognayd Si aan Isakaga Reebo Intaan Iska Reebi Karo Sheikh Mustafa ilahay Hanookaa Daayo
If Barbie came to life! 💝
00:37
Meow-some! Reacts
Рет қаралды 50 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 42 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 36 МЛН
Sh Mustafe Daawada ,Stresska, Werwerka, Walbaharka ,Baqdinta Murugada Iyo Isku Buuqa
1:08:39
MAXAA DAAWO U AH IIMAANKA DACIIFAY  ᴴᴰ┇Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil
13:38
Alnasiixa Media
Рет қаралды 1,5 МЛН
SIDA FAQRIGA LOOGA BAXO SHEEKH MUSTAFE MUXADARO
21:45
qeys editor
Рет қаралды 42 М.
SIDEED UGA FAA’IDAYSAN NOLOSHAADA| SHEEKH MUSDHAFE |
18:06
cilmiyeysi
Рет қаралды 37 М.
MIYAA CAMALKEYGII LA AQBALAY ? ᴴᴰ┇ Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil
13:35
Mustaqbalkaaga Dhiso | Dhiirigalin | Sheekh Mustafe 2024
44:44
Wadaad Media
Рет қаралды 92 М.
Cabsida Naarta Ayaa Hurdadii u diiday || Sh Mustafe
42:53
Daarul Kheyr
Рет қаралды 286 М.
If Barbie came to life! 💝
00:37
Meow-some! Reacts
Рет қаралды 50 МЛН