WEYDII LII CAATO & QAYS QAYSER

  Рет қаралды 379,285

Abdala Jamaal Vlogs

Abdala Jamaal Vlogs

Жыл бұрын

Пікірлер: 577
@hayatidirismaxamed9796
@hayatidirismaxamed9796 Жыл бұрын
Qaysow ilaahay aabahaga ha u naxariisto,adiguna mar walpa u ducee hadii uu dardaaran kaaga tagayna fuli marwalpana xasuusnow ,inaad sadaqo ubixisana isku day ilaahay ayay dhamaanteen u baryayna inuu naxariistii jano ka waraaabiyo ,insha allah janada ayaad isku arki doontaan ,aduunkani waa mid laga wada tagayo
@dgabdirisaakchanel3128
@dgabdirisaakchanel3128 Жыл бұрын
Aamiin
@user-kj3cr2if7n
@user-kj3cr2if7n 6 ай бұрын
Amiin Amiin
@Hibomm1
@Hibomm1 Жыл бұрын
I like this kind of contents it shows another side of people. The part Qaysar talks about his dad is so inspiring.
@sarahwarsame44
@sarahwarsame44 Жыл бұрын
M
@saamiyadaahir2543
@saamiyadaahir2543 Жыл бұрын
Qaysow wll alle ha naxariisto aabo allena ha idinka dhigo kuwii janada ku kulma marwalbana u ducee duco inaga mudan yhy maanta adigana meel fiican buu ku soo gaadhsiyay manchaa allah inta nolosha ku hadhayna farxad ku dhamayso wll runti waxad thy dadka KZfaqka aan ugu jclhy een inta badan daawado waxad thy qof aad uwaji furan faraxsan marwal alle hakugu wado wll farxada❤❤❤💯
@Hibaky
@Hibaky Жыл бұрын
Suaaasha ugu dambaysa wlhi emotional bay iga dhigtay allah hawnaxariisto waalidiinta dhintay inta noolna alalh hanooxafido inta xanunsana allah hacaafiyo 🥹🙏🏾🤲🏾..
@lababaar2022
@lababaar2022 Жыл бұрын
I 😢😢😢amiin
@theonlydiamondyouknow
@theonlydiamondyouknow Жыл бұрын
Appreciate huuno this masterpiece 😘😘😘 I can't get over this channel
@abdikhaliqmomed3261
@abdikhaliqmomed3261 Жыл бұрын
ILahay inta caafimadka qabta how siyaadiyo Alhmdulilah inta xanuusana Allah cafimad howsoo dadajiyo 🤲🏻
@asmamahamed1344
@asmamahamed1344 Жыл бұрын
aaamiin aaamiin aaamiin
@nimcoaragsan5333
@nimcoaragsan5333 Жыл бұрын
Aamin
@xadariaxmed2598
@xadariaxmed2598 Жыл бұрын
aamiin ya allah
@abdicasiisaadandirir6726
@abdicasiisaadandirir6726 Жыл бұрын
Inta abdirahm abthi wali qeys qeyser tageerta ♥️👋
@raxmaismail5856
@raxmaismail5856 Жыл бұрын
@IjopelReya
@IjopelReya Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@user-kj3cr2if7n
@user-kj3cr2if7n 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@xilajanoloveyoumomzahra1213
@xilajanoloveyoumomzahra1213 Жыл бұрын
Abdirahman abdiwali maxamuud farax ❤Qays Qaysar Guulayso ina adeer mcne🦁
@nabiihahassanjama.jamaac7211
@nabiihahassanjama.jamaac7211 Жыл бұрын
Qays qaysar aadban uga hela♥ wlhy 🥺
@khadanxusenjama9052
@khadanxusenjama9052 Жыл бұрын
jah ma wllo baynu nahy 😂
@ikraancabdillahi5453
@ikraancabdillahi5453 Жыл бұрын
ʀᴜɴᴛɪɪs ᴡᴇᴇʏᴇ ᴡʟʜɪ ʟɪᴄᴀᴀᴛᴏ ɢᴏ.ᴀɴᴋɪɪ ᴜɢᴜ ᴀᴅᴋᴀᴀ ᴀᴀɴ ᴡᴇʟɪɢᴇʏʏ ǫᴀᴀᴛᴇʏʏ ᴡᴜxᴜᴜ ᴀʜᴀᴀ ᴍᴀʀᴋᴀᴀɴ sᴀxɪʙᴀʜʏ ᴋᴀʟᴀ ᴛᴀɢɴᴇʏʏ ʙᴜᴜ ʏɪʀɪ😭😥💔
@cabdisamedismaaciil8233
@cabdisamedismaaciil8233 Жыл бұрын
Alle Haw Naxariisto Abahiin WlalyaaL inta uu uNool Yahayna alle Cafimaadka Haw siyaadiyo.🤲
@ruqiyacasanyo3245
@ruqiyacasanyo3245 Жыл бұрын
Qays Qayser iyo liibaan abdallah jamal respect legends🥰
@assiadjibrilali7493
@assiadjibrilali7493 Жыл бұрын
Liban aden Ali wan tagera runti Will qalbi wanaksan weyan runti nolow inta nolol jirto from Djibouti 🇩🇯😘
@sohanahmedibrahim9613
@sohanahmedibrahim9613 Жыл бұрын
Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 1k i gaadhsiiya fadlan fadlan 😭😭
@queenfaatma
@queenfaatma Жыл бұрын
Abdalla, Your channel deserves millions subscribes.
@hoodo587
@hoodo587 Жыл бұрын
war aptii licato wayraysaty suaalaha muhimkii qays kasar baa ku soo hagagaysaa aryaa
@suldaanboss5376
@suldaanboss5376 Жыл бұрын
Reer hargeisa waan idin taageeraa muuqaalo aad ku joogteen kartaan baan idin kaga fadhiyaa malaha fariinteeda waa hadee tahay mid muuqata oo aad aragtaan 👏👌
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 Жыл бұрын
LEGENDARY AYAA IS HELAY LIICAATO QEYS QEYSAR AND ABDALA JAMAAL
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Keeps goings my brothers jamal abdale and licato and qays qeyser another's levels questions 👍🌹♥️🌹💯😄
@mariamabdirahmaan1399
@mariamabdirahmaan1399 Жыл бұрын
Abdirahmaan abdiwali ilahay ha unaxariisto aabo la'aan waa dhibaayo wlhhi 🥺❤️‍🔥😢❤️
@naciimadiomond3505
@naciimadiomond3505 Жыл бұрын
# waa barnaamij aad u qiimo bdn ood wakhti galiseen inamayadii si wad ayan ku odhanlaha Maxa ka qurux bdn dhalinyaro wada kaftamaya wada sheekaysanaya neecow iyo wakhti mcn wada qaadanaya masha allah cimiriga iyo caqliga alle hayno wada barakeeyo Qays qaysar iyo lii caato aabayashod alle haw naxariisto ,inta ay u nool yihiin een ka midka ahay waalidkod alle haw dambi dhaafo oo cimriga haw barakeeyo guul dhamantin walalahy 🌼⚘️
@badriaapdi244
@badriaapdi244 Жыл бұрын
Wlhi qofka markuu wx barto io marka kle isku hdal mhn msha allh qeys af tahanimaa ka muuqataa ilh hku siyaadiyo wll
@wayoflifewayoflife1135
@wayoflifewayoflife1135 Жыл бұрын
Excellent waan soo dhaweynaynaa barnaamijka gudoomiye💯🙌🤴
@hamdaubdirahman1934
@hamdaubdirahman1934 Жыл бұрын
اللهم اغفر ابي وارحمه ووسع قبره واجعله من اهل الجنة
@sacdiyaabdullahi9490
@sacdiyaabdullahi9490 Жыл бұрын
Allahuma aamiin
@nasiixamacalim1473
@nasiixamacalim1473 Жыл бұрын
The three legends Abdalla Jamaal Abdalla Libaan Adan Ali Qeys qeysar Salam sare boqortoyo Barmamijkan wan kahelay keep going brothers 🥺🥰
@esmahan143
@esmahan143 Жыл бұрын
Qays qayser same year ayaa jamacada isla dhamayne asiga KZfaqr ayuu noqday lkn anigane waxaa imaaday uk London
@diamonddiamond6415
@diamonddiamond6415 Жыл бұрын
Qays Qayser 🖐👍
@fardusabdi3215
@fardusabdi3215 Жыл бұрын
Qays qaysar emotional huno alle haw naxrsto aabo uducee un markasta taas ayaa akhiro utagysee Abadala jamaal iyo licaato barnaamij aad uquruxbadan ayuu ahaa keep going hunoyaaal
@hanan1376
@hanan1376 Жыл бұрын
Noo soo badi barnaamijkan oo kle wxa si feecan fikrad naga siisey liicaato iyo qeysba Suaalaha xikmada leh wxy ku soo begmen mnta qeys qeysar so keep going Abdalla 👍
@ridwantukale5155
@ridwantukale5155 Жыл бұрын
Weydii Game is goated needs to be in Mogadishu as well
@mascuutali1559
@mascuutali1559 Жыл бұрын
3 youtber Ee Ee aan Somali dhan ka daawado Thre legend fav youtuber
@hoodoayaan4620
@hoodoayaan4620 Жыл бұрын
Walhi qof ka aabo lanta aya daremi kara aabo alle aku naxristo yarabo adiga iyo inta kula midka ita xanusana alle ha cafiyi🥺🥺
@xanaaniskufilan7305
@xanaaniskufilan7305 Жыл бұрын
Barnaamij cajiba ayuu ahaa hore usoco wllo Abdalle jamal 🥰
@awaleh7
@awaleh7 Жыл бұрын
Qeys qeysar is one legend taageero aan u hayo.
@nickomuze9353
@nickomuze9353 Жыл бұрын
Walalo mashallah aniga wa saido am following you inshallah and keep on showing our country Somalia iyo bacadiyo. Hada wa anhasusinay Somalia mashallah
@suhaybcabdi6489
@suhaybcabdi6489 Жыл бұрын
Qaysaw hadal badnaanta waa inta kaliyee kugu taagero kuguna jecelay❤
@hamdiabdullahi2012
@hamdiabdullahi2012 Жыл бұрын
Beautifully said a man is not what he shows but rather what he hides
@umalkhayrmohamud3610
@umalkhayrmohamud3610 Жыл бұрын
Ax heestuu ku bilaabmay barnaamijku iyo qays qaysar isku qurxoonaa 😢❤Iove u waaryaaa hppi qaysoow 😅❤
@hebakhassan7968
@hebakhassan7968 Жыл бұрын
we need part two🌍👑
@sakariyecabdi3865
@sakariyecabdi3865 Жыл бұрын
Tree legends .. boqorka KZfaqrada hargeysa abdala jamaal salan sare legend ♥ 🙌
@juweriayuusuf4155
@juweriayuusuf4155 Жыл бұрын
Mashalah qays qayser wa legend yar🥰💪
@safiaabdi6115
@safiaabdi6115 Жыл бұрын
Qays qaysar legend & handsome,😍
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 Жыл бұрын
Wiilasheni oo isku imaaday🥺😍. Qeys aabo Allahu naxariisto waan qiroday marka dhahday asigo video ga arkin oo dhintay😭❤️❤️
@iqrahassan1
@iqrahassan1 Жыл бұрын
Three legends m.a❤️🥰🥰💪
@rahmaabdi7868
@rahmaabdi7868 Жыл бұрын
Waa suaalo aad u fiican jawaab ka sii fiicanan liiban iyo abdiweli labadooda way wada bixiyeen mashallah allaha ha ini xafido Ameen ❤️❤️
@hodansaleeban1236
@hodansaleeban1236 Жыл бұрын
Alle ah u naxaristo aabo sorry qayas qayser🤲🥺
@xamdaismail3200
@xamdaismail3200 Жыл бұрын
Abdale marku madaxa is qabtay uu ax dhahay wan damqaday wllhi sababtana ma aqaan💔🥺
@muwahipbintumuktar5194
@muwahipbintumuktar5194 Жыл бұрын
Cabdala jamaal cabdalaa Qays qaysar Liiban aadn cali Hore u socdaaa ❤️ 😍 💖 ❣️
@abdirashiidmedia8755
@abdirashiidmedia8755 Жыл бұрын
I absolutely love this great moments full of wisdom. I would suggest to invite me next time I’m sure I will bring on the subject something most people will love it. Thanks all asxaabta.
@SaabiriinSiman-lj3kd
@SaabiriinSiman-lj3kd 11 ай бұрын
@hibamohammed9944
@hibamohammed9944 Жыл бұрын
Best Barnaamij 👏♥️
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 Жыл бұрын
Ayyy keep going 👑
@asmamohamed907
@asmamohamed907 Жыл бұрын
Aabuhu waa lafdhabarta ubadka illahay aabayaashen ha u naxariisto inta dhimaty inta noolna cafimaadka ha u siyaadiyo
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mariaofficialchannel3599
@mariaofficialchannel3599 Жыл бұрын
Mashalah legend aya isku imady wan kuqirody 2 qiso aabayasha laga wariyay alaha u naxaristo dhaman abayashen including me
@faysasiciid1513
@faysasiciid1513 Жыл бұрын
Mashllah Laakin Abdalaw Barnaamijki Kaftanka Fanka Iyo Barasho Wanaagsan Labadaba Noosoo Celi Kana Noosoo Badi Oo Waxad Noogu Xejisa Cali zeki Iyo Cabdi Jibaar Gacaliye Blz
@Nimo05590
@Nimo05590 Жыл бұрын
Masha allah tabaraka allah Qeys Qeysar alle ha u naxaristo Abe. Balse waxa tahay nin codkar ah
@hanaanali7802
@hanaanali7802 Жыл бұрын
♥️my favourite person qays qaysar🥰
@suhaybcabdi6489
@suhaybcabdi6489 Жыл бұрын
Cabdiraxman cabdiwali ilaahay ha unaxariisto aabo noqda kuwii janada ku kulma 👐👐
@saredoahmed2451
@saredoahmed2451 Жыл бұрын
Abdala jamaal legend baa tahay sxb horomar inchallah
@aaliyayarey2136
@aaliyayarey2136 Жыл бұрын
MashAllah wow 👏
@zahraafdhuub8481
@zahraafdhuub8481 Жыл бұрын
My 3 favorite KZfaqrs masha Allah ❤
@aaminahzehra7526
@aaminahzehra7526 Жыл бұрын
M,a suaala xigmad leh buu so diyarshay💜
@Cm_Ahmed
@Cm_Ahmed Жыл бұрын
Weydii runtii waa barnamij aad u fiican waana Support gareyneynaa horey u socda dhalinyaro......
@Hanna44_Hoodo
@Hanna44_Hoodo Жыл бұрын
Waa barnamij fiican ana igu soo marti qaad😂😂
@khadarzaxane3548
@khadarzaxane3548 Жыл бұрын
Abdalla jamaal Yaxye Wll guulayso Labada daaroodba Qof tallent Leh ayaad thay wllhi oo.kumanaan qof qancin kara ee Ala hakula jiro wlll qaaLi guuLayzoH💯♥️♥️♥️♥️
@safiyadheman4099
@safiyadheman4099 Жыл бұрын
Maasha Allah walalhay cabdala Jamaal iyo liicaato iyo qays qaysar wan idin salaamay
@riyadwidson127
@riyadwidson127 Жыл бұрын
wlHi wan iska jclhy dhalinyaradan marka arko wada joogina wallnimadina kaftankina m.a waa farxadena hore u socda Abdullah qeys iyo liii
@hamthaahamthmahamtth2273
@hamthaahamthmahamtth2273 Жыл бұрын
Qays the legend 😢
@Aymanvlogs252
@Aymanvlogs252 Жыл бұрын
Qays qaser the legend
@cuud4726
@cuud4726 Жыл бұрын
Xisabta halkaa kuqoran markan arkay wadnaha qaaac idhahay Wlhi wagii Secondary ga ama schoolka sare bansoxasustey A=1/2 bh Bismillah Ilahey dib imaceliyo Subxanallah 😢
@maxamedaxmed3270
@maxamedaxmed3270 Жыл бұрын
Hew hayga nixin anaa hadda sii galaya algebra ayaan la yaabanaye😂😂
@salmakhadar6115
@salmakhadar6115 Жыл бұрын
Xisaabtu waba taan school ka u tago 😅
@cuud4726
@cuud4726 Жыл бұрын
@@maxamedaxmed3270 Wllo wanjeclaa xisabta zaiid lkn waligabadbadiyey Wllkeyow
@cuud4726
@cuud4726 Жыл бұрын
@@salmakhadar6115 xisabta wamucjiso Bismillah
@bilanmahamed7498
@bilanmahamed7498 Жыл бұрын
😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀
@nimcoabdimohammed536
@nimcoabdimohammed536 Жыл бұрын
Qaysow wllky aabe alle naxariistii jano haka waraabiyo wllo marwalba uducee sadaqadna ubixi wllky alle haku dhawro aduun iyo aakhiraba🥰🥰🥰
@Moonlight-l1i
@Moonlight-l1i Жыл бұрын
beautiful program ❤
@nasraomer2819
@nasraomer2819 Жыл бұрын
Qays wa aftahan mashlh Inamdaydii Guulysta ❤👏
@nasraomer-ci9ev
@nasraomer-ci9ev Жыл бұрын
Maxa waaye qofkan ila magaca anaba ismoodee 😅😮
@nasraomer2819
@nasraomer2819 Жыл бұрын
@@nasraomer-ci9ev hhhh isku magac baynu nahay
@nasraomer-ci9ev
@nasraomer-ci9ev Жыл бұрын
@@nasraomer2819 haa quruxey
@aamiinhasan4478
@aamiinhasan4478 Жыл бұрын
The best video 💯
@Cabdallecurad
@Cabdallecurad Жыл бұрын
Amazing walahi……😮
@ALI7LEE
@ALI7LEE Жыл бұрын
First. I loved the introduction and the wonderful product. Second. I liked the concept of video Third. I loved the guests Keep moving forward bro
@zamzamnuurcali1251
@zamzamnuurcali1251 Жыл бұрын
waa barnaamij wacan wana ka helay ✋🥰🥰
@kalgacal123
@kalgacal123 Жыл бұрын
Ilahay haw naxariisto aabo yaasha dhintay Inta noolna alle hayno xafido 🤲🤲❤️❤️💜🥰🥰🥰
@ilhaanomar59
@ilhaanomar59 Жыл бұрын
Welcome back pro from galkaio
@ahmetshaker131
@ahmetshaker131 Жыл бұрын
sidan isga fraxsnaa oo ugu raxysnyey muqalka ayunban qays ka nxay wlahi abahy bn so xsusuty allah uwda raxmado abayashen 😭💔
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 Жыл бұрын
Mansha allaaah inamadayadi ilaahy hano kiin dayo walaalo qali 🤲🤲🤲👍❤❤❤❤
@Tyger23ihhv
@Tyger23ihhv Жыл бұрын
Abdala sxb waa best 👌 barnamijkan part 2 soo samey
@fadxiapdilahi524
@fadxiapdilahi524 Жыл бұрын
Licato funny weyn 😂😂😂
@arroussa
@arroussa Жыл бұрын
Loved the mood MashaAllah my dadkeykiii
@Apoudiclever
@Apoudiclever Жыл бұрын
Allahe naxariis iyo janatul fardowa haka waraabiyo sida iyo intii Islam mowtida 😢😣
@specialgirlintheworld395
@specialgirlintheworld395 Жыл бұрын
Anigaa mnta u horeyey kk waan idin salmyaa zhbyaal🙌😂
@sakariyeali7663
@sakariyeali7663 Жыл бұрын
Lii cato waa qosolkii oo qofa 🤣🤣🤣🤣
@sucaadandirahman514
@sucaadandirahman514 Жыл бұрын
Abdalle Jamaal maqam Sare wll i.a keep going Banu kulenahay.
@saamiyacabdirahman4825
@saamiyacabdirahman4825 Жыл бұрын
My favourite youtubers Abdalla jamal Licato and Qays🤩❤🥰
@cayuushmaxamed273
@cayuushmaxamed273 Жыл бұрын
3 KZfaqr ad u jeclahay m.a keep you Allah my brothers 😘🩶🩶💯
@fardowsoxidigkooble6606
@fardowsoxidigkooble6606 Жыл бұрын
Qeys ilen abdirahman baa layirahda🥰
@sahardidsson2758
@sahardidsson2758 Жыл бұрын
C/raxmaan c/wali mohamoud
@najmoomar2573
@najmoomar2573 Жыл бұрын
Masha allah thanks bro cabdala adiga iyo wllhy qeys iyo liibaan farxad ku waara abid I.a 🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤💯
@kadraubax8786
@kadraubax8786 Жыл бұрын
Barnaajimku ma sidu qalbi taabad u yahy mise Ana maanta sisiya tlow🫤🫤
@xidigadkeh235
@xidigadkeh235 Жыл бұрын
Mchlha HARGEISA SHIDAN IYO DHALIN AMAAN MUSAN QAYS ABDALA IYO LII CATO. NCHLLHA ❤️🇸🇴🇮🇷🇩🇯
@habifarhanhabifarhan6614
@habifarhanhabifarhan6614 Жыл бұрын
😹😹 L¡¡ catO yaran jecelaaa Qayz wlhi waa geed adeeg♥️😹
@xafsobdhiblaawe7921
@xafsobdhiblaawe7921 Жыл бұрын
Warunde
@kareen5993
@kareen5993 Жыл бұрын
ABDALAH JAMAAL keep going sxp ✌️
@hamdamo
@hamdamo Жыл бұрын
Absolutely I like this challenge
@xamdiyusuf2151
@xamdiyusuf2151 Жыл бұрын
markasta ay baranamij wada duban abdale jamal iyo qays aad bu barnaamijka xiisi badan yahy ❤👍🏾
@hamdanadif1232
@hamdanadif1232 Жыл бұрын
Wnku codaynayaa qaysoow ee cadaalad u shaqee inzha allh 🤲
@ridwantukale5155
@ridwantukale5155 Жыл бұрын
Fresh amazing content
@karimahajjbillow7887
@karimahajjbillow7887 Жыл бұрын
The opening song for me
WEYDII QAWDHAN & KHAALID CK
16:45
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 153 М.
WEYDII ABDIKARIIN ALI SHAAH IYO MADAR
21:22
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 354 М.
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 20 МЛН
CODKA UBAX: Qays Qeyser
1:11:24
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 608 М.
HOYADA WAC KUNA DHEH NAAG KIRISHTAN AH BA I JECLATAY 😂
32:55
Lii Caato Officiall
Рет қаралды 1,7 МЛН
LAHJAD RER HARGAYSA IYO RER MUQDISHO
26:40
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 688 М.
WEYDII MOHAMED MAAME & ALI ZAKI
16:01
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 244 М.
How Can parents love their children equally? #shorts
0:38
mountainlion5
Рет қаралды 9 МЛН
Why is it different?#clown #shorts #小丑
0:58
Clown couplec
Рет қаралды 4 МЛН