WEYDII QAWDHAN & KHAALID CK

  Рет қаралды 151,590

Abdala Jamaal Vlogs

Abdala Jamaal Vlogs

Жыл бұрын

Пікірлер: 312
@qarnicabdinaasir3860
@qarnicabdinaasir3860 Жыл бұрын
Masha allah Waa nin rageed qawdhan oridiisa iyo ubadkiisa ayuu ku faanayaa . Jecliyaa raga dabcigaa leh ♥️🤲
@asmaabdi1460
@asmaabdi1460 9 ай бұрын
Waa waajib qali taasi
@faysasiciid1513
@faysasiciid1513 Жыл бұрын
War waan Idin Salamay Laakin Intan Ramadan La Gaadhin Cabdi Risaaq SICIID Iyo Cabdi Jibaar Gacaliye Noo Keen Blz ♥️🙏🙏 Qasiido Hanoo Qaado Abdi Risaaq
@maxamedabshir1731
@maxamedabshir1731 Жыл бұрын
Qawdhan the one and olny legend ❤️
@SamiaAHMED14
@SamiaAHMED14 Жыл бұрын
Hadaad ujeedo magaca nabigeena suuban muxamed scw like saar❤❤❤❤❤❤❤
@nimcoibnujaamac8165
@nimcoibnujaamac8165 Жыл бұрын
Cabdale jamaal nolow wll illaahay hamigaag iyo hadaf kaga ha ku siiyo ❤❤❤❤💯💯💯💯
@kamalmuhumed9472
@kamalmuhumed9472 Жыл бұрын
Mowliid qowdhan wlhi wan jeclahy wuuiga qosliya aniga said😂wllky alha kuxafido jigjigan kasosalaamaya🙏 Abdala iyo khalidna salaamulahi
@saredoahmed2451
@saredoahmed2451 Жыл бұрын
Qawdhan iyo Abdikarim ali shaah waa labada will ee aan xiseyo qosolkodaa wlhi Abdala jamaal waa Runta inchallah 🇩🇯✋
@amiiracadey1160
@amiiracadey1160 Жыл бұрын
Iskumid ayeeynu nahay wllhi labadaa meeley kujiraan wanba iska jecalahay m.a waa labo nino mar waliba io goob waliba kuxuso owladadu io xaasaskoda 🥰❤️❤️
@umalkhairmustaphe-ft9kk
@umalkhairmustaphe-ft9kk Жыл бұрын
Abdala jamaal Abdala ibraahim wllo waan ku wata gar iyo gardaraba keep going pro ilhy haku sharfo from Awdal❤
@nimcoibraahim4990
@nimcoibraahim4990 3 ай бұрын
Abdale jamaal legend wan ku tagera wllo
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 Жыл бұрын
M,a cawa rag culus baa ishelay mr qawdhan & khaalid ck lengeds 💪♥️abdale jamal Abdalla keep going pro 🥰🔥
@hindamuxumed-ll8qq
@hindamuxumed-ll8qq Жыл бұрын
Mashalaah cabdale jamal khalid ck cabdisalan qawdhan dhamantiin dhigin ugu sharaf badnaada
@CHAMPION-003
@CHAMPION-003 Жыл бұрын
Mawlid Qawdhan Nin faniya😂😂
@ifrahahmed1331
@ifrahahmed1331 Жыл бұрын
Codka kor u qaad wiilka
@teysancatooshe9609
@teysancatooshe9609 Жыл бұрын
​@@ifrahahmed1331 adi corkage kor uqada
@sacdiasaber3156
@sacdiasaber3156 Жыл бұрын
Ñ
@sahanmohamed6893
@sahanmohamed6893 Жыл бұрын
Qowdhan laba dabecad aan ka helay ayuu leyahay 1 inuu soical media ku waalnayn 2 inuu yahay nin family giisa uu la wayn yahay oo ku faana masha allah Allaha ku bakareeyo reerkaga
@ayaan850
@ayaan850 Жыл бұрын
Qowdhan waa so funny wllhi 🤣🤣😂 abdallow sooceli wll ninka waa so funny 😂🤣
@haqabtireshoppingcentre1918
@haqabtireshoppingcentre1918 Жыл бұрын
War nio parnmjku wa funny lkn cidka microphone 🎤 naga hagajiya way kgu ragen pahladuye malaha keep going 👍
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Two legends always legends keeps goings jamal abdale and Khalid ck and qawdhan another's levels questions ♥️💯💯😆😆👍
@khadarhariir
@khadarhariir Жыл бұрын
Meel wlpa jooge😮
@aymanaadan7250
@aymanaadan7250 Жыл бұрын
Abdalla jamal abdalla wan ku taageera wllo🤴from darwiish🐎
@saamiyacabdirahman4825
@saamiyacabdirahman4825 Жыл бұрын
Kulu cam wa antum bil khyr All my brothers Ramadaan mubarak ❤🕊🌹🙏
@atteyehghdofficial4900
@atteyehghdofficial4900 Жыл бұрын
Mawild Qawdhan wuxu kada vip wa wan saqransana 🤣😂😅 Inti Ila fahansan love isare from Djibouti
@rahmamahamoud9257
@rahmamahamoud9257 Жыл бұрын
Wlhi😂😂😂😂dheh wl
@waxgaradofficial3398
@waxgaradofficial3398 Жыл бұрын
Mayee wuxu ka waday inu malinta qayilayay
@apdaleyousuf8297
@apdaleyousuf8297 Жыл бұрын
Waa qaylayay bu u jeeda
@ifrahibrahimhassan3120
@ifrahibrahimhassan3120 Жыл бұрын
Mansha allah tabarakalah qawdhan awlada iyo marwadaba Alle haku barakeyo
@ridwaan5949
@ridwaan5949 Жыл бұрын
Qawdhan waa funny 😂😂
@FaadumomaxamedFaadumomax-un1ye
@FaadumomaxamedFaadumomax-un1ye 4 ай бұрын
Wllo ilahay dartiisa baan ku jecelahay farxad igu nolow ❤❤❤
@halima1882
@halima1882 Жыл бұрын
Alla abdalla jamaalow walaal ku jecliyaa❤
@nasraisra5757
@nasraisra5757 Жыл бұрын
Deux légende vous êtes magnifiques la façon que vous avez répondu alors que Abdalla Jamal inchallah on te souhaite une excellente mariage si dieu le veut
@saidoabdi3948
@saidoabdi3948 Жыл бұрын
My favorite 😍😍 channel the one and only legend 🤣😂
@user-ms2qg3om4j
@user-ms2qg3om4j 10 ай бұрын
Mashlh aaad ayan u jeclay ale amarki inamadan nolada wl walalyal
@sakariyecabdi3865
@sakariyecabdi3865 Жыл бұрын
Boqorka KZfaqrada hargeysa abdala jamaal salan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤
@faaizocabdulaahi-jz1oe
@faaizocabdulaahi-jz1oe Жыл бұрын
M.a mawalid qawdhan fani waye walhi alha kuxifdo
@nimconalka4344
@nimconalka4344 Жыл бұрын
Keep going brother anon daawanin baan comment iyo like isugu daray muqaal u abdalla jamal soo digay haka shaki inu ku cajabin wayo big fan
@asiahassan4686
@asiahassan4686 Жыл бұрын
Yaxye alle ha iskukayo barakeeyo Inshallah 🤲🏻
@faadumoyaasiin1428
@faadumoyaasiin1428 Жыл бұрын
Qawdhan waa funny kulahaa wn iska naxay 😂😂😂
@ikarancismaanikaran1065
@ikarancismaanikaran1065 Жыл бұрын
Qawdhan iyo cabdikariin Ali zhaah mar izku keen waa fani wlhy labad nin
@aishaahmed6988
@aishaahmed6988 Жыл бұрын
Abdalla jamaal baryahan kuma hayno hno team caajis baad noqota umalenya anyway a can't wait 500k🥰❤️❤️
@qalanjoclaahi-zf9tp
@qalanjoclaahi-zf9tp Жыл бұрын
Part 3 dr iyo niyadsame 👏😇
@maxamedyariiska
@maxamedyariiska Жыл бұрын
Odayga khaasa iga qosliya qawdhan😂❤
@mesutupdy2736
@mesutupdy2736 Жыл бұрын
Abadala jamaal🎉 keep going bro🎉
@profalcadaala
@profalcadaala Жыл бұрын
Asc Dhalinyaro salaan ka dib Waxan doonaynaa in aan Gaarno 10k Ramadaanka Ka Hor insha Allah Faldan na Taageer Thankz🤍
@user-yq6fk4pj3l
@user-yq6fk4pj3l 3 ай бұрын
Noloow wll qali rabi haku xifti
@maxamedyariiska
@maxamedyariiska Жыл бұрын
Odayga khaasa iga qosliya qawdhan😂❤😊
@oumoulkairehmahamed9379
@oumoulkairehmahamed9379 Жыл бұрын
Mash allah wll qali
@sahardidsson2758
@sahardidsson2758 Жыл бұрын
Waa garac mawliid kulaha habeen oo dhan ayaan nah ahay😂😂😂
@hipakkhadar5845
@hipakkhadar5845 Жыл бұрын
Qowdhan Mzha allh xaaskiisu ku faanaya
@cabdiwaduudsheekhfaysal4929
@cabdiwaduudsheekhfaysal4929 Жыл бұрын
Qawdhan legend weeyi wllhi
@ifrahifrah1211
@ifrahifrah1211 Жыл бұрын
Keep it up my brother and I love you too much 😘
@nastehosaid3832
@nastehosaid3832 Жыл бұрын
Qawdhn keep going légende
@maryamamohamed4382
@maryamamohamed4382 Жыл бұрын
Masha allah qawdhan gabdhahaaga iyo aniga labadeyda gabdhod isku magac Rayaan iyo Randa wan iska leenahay sida daradeed ban video gan udawaday walashey iso shektay igu salaan hablaheyga
@axmedciise9094
@axmedciise9094 Жыл бұрын
Waawo ilhy ha idin xafiido wan idin dageeraaa
@abdikaafi7775
@abdikaafi7775 Жыл бұрын
De wallal music ga ka jar marka lahadlaayo hdii lke waxba lma maqlyee
@najmafarhan7327
@najmafarhan7327 Жыл бұрын
Apdale jamal my fav. You tuber❤️🤴 go for wad prother
@Abokorrrr
@Abokorrrr Жыл бұрын
Qawdhan Dadki Caadiga ahaa😂❤️🐐
@user-jn2rc8mk6w
@user-jn2rc8mk6w 9 ай бұрын
Cabdalle chanlege uu ku jirin oo qowdhan mcn mahn wlha 😅😅😅😅😅😅
@aziizaapdi8691
@aziizaapdi8691 Жыл бұрын
An kusalamay wll cabdalle Lkn barnaamijkan iweydii codju kaleer maaha wll 🙏
@Ezradiiriye7127
@Ezradiiriye7127 Жыл бұрын
Aarkuwan funny weeyi ❤️😅👋👏
@shagtaofficial-66
@shagtaofficial-66 Жыл бұрын
Zh0 mikirifonka Afka u dhaweya Codka Yara hoseye👏🥰
@radwayar9182
@radwayar9182 Жыл бұрын
Cabdale jamaal inader waanku tageeraa
@nuraege6689
@nuraege6689 Жыл бұрын
Anaa uhoreeya weydii manta
@najmadhameyz1021
@najmadhameyz1021 Жыл бұрын
Mowliit waa qosol socda soo celi bro plz😂😂😂❤️🙌
@haajiracabdilaahi5989
@haajiracabdilaahi5989 Жыл бұрын
Coming soon 500k✋❤
@radwayar9182
@radwayar9182 Жыл бұрын
Dad aan aad utaageero cabdale jamaal cabdale ibraahim jiroojoog alle hamigaaga iyo rajooyinkaaga hakuu rumeeyo alle haydin dhawro dhamaan teen ba inader mcn guulayso
@cadeycaliadan5728
@cadeycaliadan5728 Жыл бұрын
😂😂😂 midka oo kiyalaha wata wa qosal miran😂so funny 😂😂😂😂
@mohametyaakhii3378
@mohametyaakhii3378 Жыл бұрын
Wllhi ninkaasi Waa legend vip miyay fahmayaan ciyaalku
@hodandahir4088
@hodandahir4088 Жыл бұрын
Abdala jamaal wllo aad bn ku tageerah dhowrkii cishobah vedio no so dhig heer waxaan mareynaah vedio hore dib u daawano my fov youtube 🤲🙏
@zhaficiathan405
@zhaficiathan405 Жыл бұрын
Legend Qawdhan 😅
@faysamaxamuud2622
@faysamaxamuud2622 Жыл бұрын
Abdala Jamal lejan walahi horay usoco
@adamcsamed2976
@adamcsamed2976 Жыл бұрын
wllkY cabdale wan ku jeclhay 😘
@fatimaahmed5179
@fatimaahmed5179 Жыл бұрын
War kan qowdhan so badi wlhi wa funnye 😂😂🤣🤣🤣
@raxmadayibcige4790
@raxmadayibcige4790 Жыл бұрын
Xujo adag soosame
@user-tt1wg3xt7m
@user-tt1wg3xt7m 5 ай бұрын
Macha Allha ❤
@nasiixamacalim1473
@nasiixamacalim1473 Жыл бұрын
Funny waye kuwani 😂😂😂😂
@momostaph3610
@momostaph3610 Жыл бұрын
Legend weyn meshan ka maqam oo la tabay ninyhow xaguu qabtay ninkii caydaruuz ahaaa
@hoodoilkacaz8228
@hoodoilkacaz8228 Жыл бұрын
Qawdhan wa funny wlhi😂
@suhaybcabdi6489
@suhaybcabdi6489 Жыл бұрын
Wan kaanaxay wlhi blhi ma hadal hays buu u leeyey qawdhan😂😂😂
@wacanesse5654
@wacanesse5654 Жыл бұрын
Music gadaal ka baxaya naga jooji plz
@aishaibrahim7513
@aishaibrahim7513 Жыл бұрын
Qawdhan aya shids channelkan He‘s funny
@nasraxasan945
@nasraxasan945 Жыл бұрын
Qawdhan waa comedy 🤣🤣
@abdiasisahmed7020
@abdiasisahmed7020 Жыл бұрын
Qawdhan legend
@juweriya_abdinasir
@juweriya_abdinasir Жыл бұрын
Ck legend ❤😂😂😂
@quruxleydahargaysa7415
@quruxleydahargaysa7415 Жыл бұрын
mawliid muxuu iska ruxayaa ma kaadi ayaa haysay kkkkkk
@safiyaxuseen-sq4wq
@safiyaxuseen-sq4wq Жыл бұрын
Masha allah
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sofiahassan5033
@sofiahassan5033 Жыл бұрын
Qawdhan Waa wiil fcn oon isla waynayn sida dadka qaar😂😂😂
@anwarsh.siciid4978
@anwarsh.siciid4978 Жыл бұрын
Qawdhan talent hibo ah weeyaaan
@haboonabdirahman3561
@haboonabdirahman3561 Жыл бұрын
Haaye ma guri ba la dhisayaa wxay dubahan io jingadani😂
@balqiisamohamed-tx9nw
@balqiisamohamed-tx9nw Жыл бұрын
Qawdhan dhib badanidaa 😂😂😂😂daa inanku anu i sugayaaye goorahan ma guursanayee 😂😂😂😂😂
@hudaibrahimaxmed3725
@hudaibrahimaxmed3725 Жыл бұрын
Mowliid legend 💪💪
@siraaje4370
@siraaje4370 Жыл бұрын
Zxb naga soo badi dee waa ku sugaynee marka danbe cabdi jibaar soo qabo plze
@abebedemissie4774
@abebedemissie4774 6 ай бұрын
Qawdhan wllhi wan jeclahaya waa Qofka kaliya ee iga Qosliya❤😂
@user-ec6sq1uu3z
@user-ec6sq1uu3z 4 ай бұрын
Insha Alaah mardhaw
@zaamvlogs6784
@zaamvlogs6784 Жыл бұрын
Abdala Jamaal Abdala zp pin isaaR Ramadanta darted
@fatimacraxman9777
@fatimacraxman9777 Жыл бұрын
Hablaha kusamee sida hibaaq gobaad iyo muna ama ikraan
@Hiilwalaal2441
@Hiilwalaal2441 Жыл бұрын
Khaalid ck codkiisa waa daciif
@nia8672
@nia8672 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂Funny walhi Mawlidow kuwa layidhaa rer muhumad haku dilaan kkkk
@Adnomo1234
@Adnomo1234 Жыл бұрын
Legend qawdhiinho😂
@MohamedAhmed-th6un
@MohamedAhmed-th6un Жыл бұрын
Qawdhan legend 😊😊
@hoodojaamac8218
@hoodojaamac8218 Жыл бұрын
Keep going my brothers 💪
@nataashaqurux2849
@nataashaqurux2849 Жыл бұрын
Waar abdalle walaL maad film aad ku jirtoo taxanaa no so daysid ramadanta plz🙏🥰
@mariajamaal5217
@mariajamaal5217 Жыл бұрын
QawdhaN waxaY kaga dhagtEy wan izka nxaYyyyyy
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 Жыл бұрын
Xayawan mawlid maxamed kulah kkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkk qosol igu maharin.
@daganmomo
@daganmomo Жыл бұрын
Qowdhan in the building Ano bilabina iska qoslay😂😂😂
@hoodoabdirahman-qq2dx
@hoodoabdirahman-qq2dx Жыл бұрын
M.a qowdhan ❤❤❤❤❤❤
@foozia426
@foozia426 Жыл бұрын
Liibaan aadan cali meee
WELIGAA MA SAMAYSAY ? ABDALLA JAMAL , QAWDHAN & SOMALI
13:02
khalid Ck
Рет қаралды 86 М.
WEYDII ABDIKARIIN ALI SHAAH IYO MADAR
21:22
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 350 М.
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
CHALLENGE ADAG IYO SU’AALO DAGDAG AH
13:39
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 285 М.
Waxan ku Laabanay schoolkii hoose iyo caruurnimadii | PART 2
15:22
Qays Qeyser
Рет қаралды 660 М.
CHALLENGE SALAH SANAG & KASHKA || SHEEG SIYAASIGAAN
15:27
Abdullahi kashka
Рет қаралды 159 М.
Yaa ugu caqli badan challenge adag
26:09
Dhakhtarrr
Рет қаралды 33 М.
WALIGAA MA SAMAYSAY…..? QOSOLKI ADUUNKA
19:47
Munir Obsiye
Рет қаралды 277 М.
ABDIKARIIN ALI SHAAH IYO QAWDHAN BARASHO WANAGSAN
17:43
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 604 М.
WEYDII LII CAATO & QAYS QAYSER
25:11
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 377 М.
KU GUULAYSO 100$ CHALLENGE ADAG
9:44
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 209 М.
Spider-Man funny video 😂😂😂 Part723 #funny #tiktok #sigma
0:34
Spider-VAMBI
Рет қаралды 3,5 МЛН
ШОКОЛАДКА МИСТЕРА БИСТА
0:44
stunning max
Рет қаралды 1,1 МЛН
Сотрудник полиции не ожидал такого 🫣 #кинонавечер
0:55
Когда очень бесят комары 😂🦟 #shorts
0:25
Владислав Шудейко
Рет қаралды 2,2 МЛН