Wiil Tahriibe ah Oo Afar Jeer Bada Liibiya Gudaheeda Lagasoo Celiyey.

  Рет қаралды 79,118

SAAB TV

SAAB TV

4 жыл бұрын

Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Dadka Iyo Inay Gaadho In Ka Badan 270 Milyan Oo Qoys Oo Ku Nool 140 Dal Oo Adduunka Ah, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 83
@aishaibrahimahmed4920
@aishaibrahimahmed4920 4 жыл бұрын
Illahow dhalinteena dhulgoka hoyoo ku dhex arsaaq arsaaqad wasaca. Amin
@garmaalchannel7064
@garmaalchannel7064 4 жыл бұрын
Ninkii halkaa maray ayuun baa garanayaa ninkale waa ku sheeko intii ku baxday way ku baxday intii kale ee Yurub ku gashayna waa ku gashay lkn Alle waxaan ka baryayaa inaan halkaa iyo meel kale inan cid inaga soo marin insha allah wlhi waxaa uu ka sheekaynaayo oo dhami waa wadda run markaa dhalin yaradda waddanka jooga waxaan kula talin lahaa inay ku wax qataan waliba waxa jirra kuwo ka sii darran haddii dadka qaar la waraysto
@aishaibrahimahmed4920
@aishaibrahimahmed4920 4 жыл бұрын
Wa ruun wll lakin waxa kalo jirta in makay dhalinteenu qurbaha tagaan ay silic iyo dhib kale kala kulman bulshada u dhex tagey. Oo ay ka mid tahay charci radis, shaqo radis, iyo diintoodi iyo cibadadi oo ka khalkhal gaaja. Koley wax weyso qabsani iyaga iyo ehelkaba inti ilahay ku hanoniyo jidka wacan. In kaleh wey ku luumi. Ilaahow dhalinteena uu gargar. Amin.
@hooyomcnewankujclhay1019
@hooyomcnewankujclhay1019 4 жыл бұрын
Alle wan murogoonaya waxan umurugonayaaa dhibka dhalinteena hysto bal fiiri😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭.
@jamaaltalosame789
@jamaaltalosame789 2 жыл бұрын
Ilaahay hownaxariisto ducaysane
@nasraismaail3060
@nasraismaail3060 4 жыл бұрын
Illahayoow umada soomaliyeed ugargaar iyo W muslimiinta dhanba
@nadifoabdisalan9307
@nadifoabdisalan9307 4 жыл бұрын
maasha alaah quruxloow wadankiisa ku qurxoon ayaa tahay ilaahbaa kaa soo nabad celiyey alxamdu lilaah dheh
@fiestalakowewe2510
@fiestalakowewe2510 4 жыл бұрын
Amiin jooga drh mesha loo tahribayo wax maniiga horeeyo
@qooryarestudio
@qooryarestudio 4 жыл бұрын
Ciida laqoto habenki waxay noo ahay bustayal intad qodoto baad madaxa kaso jeedin liibiya qof maray waa ruux dunida lagu cadaabay
@alisaladahmedomar4459
@alisaladahmedomar4459 4 жыл бұрын
Adi ma martay ma Nabad gashay
@ahmedkalgacal9724
@ahmedkalgacal9724 3 жыл бұрын
Waa runta nolasha libya way agadtahay
@qadarsaeed
@qadarsaeed 3 ай бұрын
Dhaliyaradan waxay silic mareen waa kaxumahay balse kawarama kuwa dhalinradan kuleh qaran nahay iyo dawlad iyagoo burco iyo hargaisa kaliya kuleh caalamkan
@hamze5225
@hamze5225 4 жыл бұрын
*Tahriib nin soo maruunba garan kara lkn ciyaalka wadankii jooga waxay u hystaan ciyaar ciyaar ader laga hooyadiin iska hurda waxba idinkamaso horeeyane*
@kadarahmed255
@kadarahmed255 4 жыл бұрын
Qararacle
@halaqhalaq2290
@halaqhalaq2290 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhh hhhhhhhhh hhhhh hhhhhh maad soomartay adigu
@zaedismacil5684
@zaedismacil5684 4 жыл бұрын
Ax ax tahriib ninkii soo maray uunba garanaya dhibteeda 😭😭😭😭😭😭😭
@jamaalmaxamedcawadmuuse4676
@jamaalmaxamedcawadmuuse4676 4 жыл бұрын
Halis
@hamsehamse1952
@hamsehamse1952 4 жыл бұрын
waaw ciyaalki
@azlmcl198
@azlmcl198 4 жыл бұрын
waayo aragnimo weyn bey dhalintii heleenoo waa mahad alle hadduu tahriibkii iminkana yaraaday
@halimaabdulahi4750
@halimaabdulahi4750 4 жыл бұрын
Dadkaan waxay cunan ma waynine ayaga dhibkaas doontay alla somali waa dad habaar qabo calool xumo maba dàwan kari
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
Ilaahayoow Hanakashifin balmaxaa Irbaya kuwan Bismillahi 😢
@saeedofficial
@saeedofficial 4 жыл бұрын
Waxa laga yaabaa inankani inuu sifiican u shaqaysto imika waayo wax buu so arkay
@ksc8298
@ksc8298 2 жыл бұрын
Isaaqu waa tahriibaa ileeen
@hajirdalaal3028
@hajirdalaal3028 2 жыл бұрын
Tolow ma xabashida iyo oromada soomaali ciidooda ka sixirtay..... yaab ileen waa intixaar sidani Waa maxay taariikhdii adoonsiga uun la moodaa...dhaliyaradii muslim ku waa baa ba een. Waa xasuuq waxani
@hassandaher896
@hassandaher896 4 жыл бұрын
Dhalinyarada waxaan kula talinaya.tahriibka waa cadaab yar. Hadad dhoof kuweydo.in diyaarad ku timaado. Meshiid aad rabtay.iska joog wadankaga ilahay iska aamin qurba hadda waxba mayaalan. Qoxooti meelkasta waa laka nacay aduunka.qofwalba wadangisa ayuu ku sonoqonaya.
@khamarjilaztking7862
@khamarjilaztking7862 4 жыл бұрын
😥 wlhi beenti maha mesha matama ani iyo wiil kle ayaa ku jirnay lkn ilahay ayaa naga soo bad badiyay
@kadarsulthanhassein4957
@kadarsulthanhassein4957 2 жыл бұрын
magalada matama ayaa la igu Qabtay saaxib august 25/08/2021 ayaan ku soo laabtay hafadayd
@darmogemar4619
@darmogemar4619 2 жыл бұрын
Inan tahriibo ayaan qoraheenayay malmahan lkn hada wan ka noqdaypa 😪ma sidan aya laisu cdaaba
@khalidapdi6204
@khalidapdi6204 2 жыл бұрын
Hadaad naftada nacday unbad tahriibi alxmhadan joogo wadankyga hooyo
@xamsesaami3499
@xamsesaami3499 2 жыл бұрын
Ok
@user-fo6xl5hk9g
@user-fo6xl5hk9g 4 жыл бұрын
Kartida bulshada barmamijkan wan ku xirahay keep going guyz
@samiraali108
@samiraali108 4 жыл бұрын
Alle waalahi waa xanuun qaf kii soomar ayuun baa garaanan yaaa😭😭😭😭😭😭😭😢
@halaqhalaq2290
@halaqhalaq2290 4 жыл бұрын
Hhhhhhh masoomartay adigu
@dhaantoland
@dhaantoland Жыл бұрын
Libaya inta tagayaan may baabuur wado maraya isku dhigaaan taas baa dhaanta
@Irrisolticrimini
@Irrisolticrimini 2 жыл бұрын
Wlhi ninkan wanu wada soconay Sudan ila iYo liibiya
@aysartube9982
@aysartube9982 6 ай бұрын
Ma gashay adu wll
@Irrisolticrimini
@Irrisolticrimini 6 ай бұрын
@@aysartube9982 ha wllo
@nasraismaail3060
@nasraismaail3060 4 жыл бұрын
Laaa xawla wallaa quwata illaa billaah
@hamsehamse1952
@hamsehamse1952 4 жыл бұрын
Maad yaabtay
@abdirahmannur4221
@abdirahmannur4221 4 жыл бұрын
Tuulada yar waxaalayiraahdaa booxaar ALLAHA ragu maxuu soojabay
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 2 жыл бұрын
Xooshka meesha xawil xawala 😂ka waran 😂
@aysartube9982
@aysartube9982 6 ай бұрын
Zhp hadan raba inaan so baxo kwrna
@cabdixakiin2624
@cabdixakiin2624 2 жыл бұрын
Asc ax ax ax
@maxamedsaleebaan6474
@maxamedsaleebaan6474 4 жыл бұрын
nikaan dhiib ayuu arkaaye alla tahdiibtu xuuma raafaad iyo dhiib badaan yaa allah sxb allah ka nabaad keneeye baa mahaad leh dhaliyaro dalkina waax ini dhaama majiraan dalkin aamin
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
Hilibkeenu Ninwalbawaw Xalaal Liibiyaay Nabsi wuunookaakeen😡
@azlmcl198
@azlmcl198 4 жыл бұрын
beentaa maaha
@jaanagalehassan6307
@jaanagalehassan6307 4 жыл бұрын
Aax aax umadii markay dawladeda iska burburiso wasidano kale
@abdirizakhersi6897
@abdirizakhersi6897 4 жыл бұрын
Tahriibku qabiil maleh Somaligu wa Somali Dawlad la aanta wiil iyo gabdho badan way qaxi.
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 3 жыл бұрын
Ilaahoow soomaali cadowga ka qabo wey isu naxariistaan
@haniqueenibrahim7651
@haniqueenibrahim7651 3 жыл бұрын
Wll igu soo duceeya walaashay oo halkaa lagu haysto inu ilhay iga soo badbaaadiyo alle haydin xiftiyo
@ameincaskaameincaska4451
@ameincaskaameincaska4451 3 жыл бұрын
Wllzhy ilhY haka zo furto
@aminayusuf9852
@aminayusuf9852 3 жыл бұрын
wllshy ax Ax ilahay haa ii noo gasoodayo wll aamiin aamiin aamiin aaamiiin aaaamiiin aaamiiin
@oscarmingueza5465
@oscarmingueza5465 Жыл бұрын
😭2017/7/20
@aysartube9982
@aysartube9982 6 ай бұрын
Ma xiliga tahriibta shoodhe
@1millionsubscriberswithout619
@1millionsubscriberswithout619 4 жыл бұрын
Dhalinyarada Galinka iyo Somaliland ka tahriiba waxay maraan Laba Tahriib mid magaaladooda ilaa Khartoum midna Khartoum ilaa badda. saas baa badanaa Libya saaid loogu dhibaaa. Sorry my bros
@aysartube9982
@aysartube9982 6 ай бұрын
Halke kale o la mara wll
@abdirizakhersi6897
@abdirizakhersi6897 4 жыл бұрын
War umada voalooshod ushaqaystayaadha Qabiilka ku gabada halaga qabto
@ashakuurchannel2419
@ashakuurchannel2419 4 жыл бұрын
Col nin soo arkay iyo nin looga shekeyay isku si,ugama cararan
@abdikadiralli
@abdikadiralli 4 жыл бұрын
Qaybtii lambada suganaadee
@nasraismaail3060
@nasraismaail3060 4 жыл бұрын
Walaahi waa calool xanuun lama dhaawan karo
@aboubackermohamed2545
@aboubackermohamed2545 Жыл бұрын
8ème
@ubaxsh.ismail9396
@ubaxsh.ismail9396 4 жыл бұрын
cajiib
@hasanomaar7772
@hasanomaar7772 4 жыл бұрын
Hhhh wakhtii waad soo martay zhp
@maxamedibnuliibaan1631
@maxamedibnuliibaan1631 2 жыл бұрын
Xoolo weeye waa nala iibsaday kulahaa bilaa caqli
@fowsiyaabdulla2942
@fowsiyaabdulla2942 4 жыл бұрын
Ludo Ann somali rabeen onraad baa u dhanbeesa
@abdulahiinjar1954
@abdulahiinjar1954 3 жыл бұрын
Xanuun weeye
@csaaqsaleban9357
@csaaqsaleban9357 Жыл бұрын
Waraa beenta nagadaa itoobiyarafaadku maaha ee waa saxaraha liibiya iyo suudaan
@abdiqanipaashe8325
@abdiqanipaashe8325 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😃
@AdaweAbdullahi10
@AdaweAbdullahi10 2 жыл бұрын
Weli waxaan kuhaminaya inan tahribo
@sultansacadhalazi8103
@sultansacadhalazi8103 2 жыл бұрын
Kula midbaaan ahey zxp hlkeen kaala soo xidhiidhaa
@maryanahmed9956
@maryanahmed9956 2 жыл бұрын
Wa is racena
@sultansacadhalazi8103
@sultansacadhalazi8103 2 жыл бұрын
@@maryanahmed9956 hlkeed joogtaa
@maryanahmed9956
@maryanahmed9956 2 жыл бұрын
@@sultansacadhalazi8103 Nairobi adna
@noormukhtar7044
@noormukhtar7044 2 жыл бұрын
@@maryanahmed9956 haa Nairobi wll xahee Ka la so xariira an baxne
@kadarahmed255
@kadarahmed255 4 жыл бұрын
Mukhalasiinta addis ababa rag badanoo reer burco ah ayaan garanaya
@cimraanjanagale5479
@cimraanjanagale5479 4 жыл бұрын
Benaale
@faysaabdirahmaan3356
@faysaabdirahmaan3356 4 жыл бұрын
Waan ku arkaaye mad usocota soo dhadhmi raaxa taale
@mehmetlacin6990
@mehmetlacin6990 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 35 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 50 МЛН
TAHRIIB GEERI | NOLOL, MARKHAATIGA-NOOL. ( 6- WADAN  )
28:02
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 20 М.
"odey 60 jir  ah oo markab uu laha ku dagay bada"
29:55
SAAB TV
Рет қаралды 67 М.
这是王子儿子吗
0:27
落魄的王子
Рет қаралды 6 МЛН
Аниматоры в форме СПЕЦНАЗА: Именинника разыграли
0:21
Собиратель новостей
Рет қаралды 12 МЛН
БИМ БАМ БУМ💥
0:14
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 4 МЛН