Xaafada Hodan Hills, Hargeisa Somaliland |

  Рет қаралды 35,337

AK Vlogs

AK Vlogs

3 жыл бұрын

#Waaga #cusub enjoy💟
#Hargrisa #Somaliland #Hodan #hills
#vlog
XOGTA IIBKA DHULKA IYO GURYAHA
NOLOSHA IYO maciishada magaalooyinka
TRAVELING VLOGS
HORUMARKA KASOCDA DALKA
..................♡........♡.................................
■SOMALILAND HARGEISA VLOGS ■HARGEISA SOMALILAND APARTMENTS ■ LAND & HOUSE #HORUMARKA #hargeisa #somaliland
■BURCO VLOGS ■BURCO APARTMENTS ■ ■BURCO LAND & HOUSE #HORUMARKA #burco #somaliland
BERBERA SOMALILAND VLOGS ■BERBERA SOMALILAND APARTMENTS ■ ■BERBERA SOMALIABD GURYAHA IYO DHULKA #HORUMARKA #berbera #somaliland
■BORAMA SOMALILAND VLOGS ■BORAMA SOMALILAND APARTMENTS ■BORMA SOMALILAND GURYAHA IYO DHULKA #HORUMARKA #borama #somaliland
■LASCANOD SOMALILAND VLOGS ■LASCANOD SOMALILAND APARTMENTS ■LASCANOD SOMALILAND GURYAHA IYO DHULKA
#HORUMARKA #LAASCAANOOD #somaliland
■CEERIGAABO VLOGS ■CEERIGAABO APARTMENTS ■CEERIGAABO GURYAHA IYO DHULKA #HORUMARKA #ceerigaabo #somaliland
GMAIL: Ahmadsamatar2010@gmail.com
FACEBOOK: AHMETHNOUHA
INTAGRAM: AHMETH_NOUHA

Пікірлер: 148
@mohamedjama8135
@mohamedjama8135 3 жыл бұрын
Hodan hilis ana dagan masha allah way qurux badanthy
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 3 жыл бұрын
DADKA QURBA JOOGTA AH WAXAAN KULA TALIN LAHAA INEYSAN JAGO KA IIBSAN HARGEYSA WAXA MEESHA KA SOCDAA CAADI MAAHA WAA DHAC CAD. DILAAL IIMANKII HOR CARAREY OO MAMEY IYO SHIRKAD DHISME OO DOONEYSA INEY BIL KU TAAJIRTO AYAA HARGEYSA LOOGA CARAREY.
@cabdirshidmhmedhagi9365
@cabdirshidmhmedhagi9365 3 жыл бұрын
Qaybtii uugu qurxda badneyd iyo Fooqaqii Hodan hills Xagaa kamuuduubine xagii laamiga Hodan hills ayuunbu Mary. Xaafada dhulkeedu 25 ilaa 40kun weyaan Qiimaha kuwa ugu sareeya hrgeisa kamid they.new hargeisa Hodan hills.
@The_Modern_Nomads
@The_Modern_Nomads 3 жыл бұрын
My country ♥ inshallah I will be there soon!
@Footballlegendaryy
@Footballlegendaryy 3 жыл бұрын
Amazing video waaga cusub hore u soco
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 жыл бұрын
Waaqaali Bisinka wardadkiina Unaxariita Yaakhii
@apdirahman3809
@apdirahman3809 3 жыл бұрын
Masha Allah wll keap going
@som-premiershow9315
@som-premiershow9315 3 жыл бұрын
Wow mashallah waagacusub🥰
@mohamedraabi7494
@mohamedraabi7494 3 жыл бұрын
Masha Allah beautiful
@abdis70
@abdis70 3 жыл бұрын
One of the best and informative Vlog.
@dr.kabila
@dr.kabila 3 жыл бұрын
Insha allah mustaqbalka halkasan guri ka dhisanaya 🥰🥰
@Mullaaxo
@Mullaaxo 3 жыл бұрын
Lkn sxp Hodan hills Quruxdeedi waad qarisay maad soo bilaabin buuro uun bad na tustay be fair 👀👀👀👀👀👀
@cabdirshidmhmedhagi9365
@cabdirshidmhmedhagi9365 3 жыл бұрын
Haa muu kaduubin xaafada Qaybtii uugu qurxooneyd hodan hills anaa degen
@Mullaaxo
@Mullaaxo 3 жыл бұрын
@@cabdirshidmhmedhagi9365 wllo Ninkani xaafadi wuu ka dul booday oo baloodho qalalan buu ina tusay ana new hargeisa ayan deganay
@abdirizakmohamudyusuf6571
@abdirizakmohamudyusuf6571 2 жыл бұрын
@@Mullaaxo xaafadda quruxdeedii namay tusin, meelo cidlo ah ayuu soo duubay.
@Mullaaxo
@Mullaaxo 2 жыл бұрын
@@abdirizakmohamudyusuf6571 Halkaa Naga Soo Baandhe ma nidhaa wllo ku soo Celine.com kkk
@cadceedvlogs
@cadceedvlogs 3 жыл бұрын
Hodan hills xaafada xaafadaha
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 3 жыл бұрын
RAGEEDA ASXAABEEY NICE VLOGGS JASAKALAHU KHEYR
@harunrashiid1507
@harunrashiid1507 3 жыл бұрын
Muuqaalo wax tarleh keep going wallo
@ismailabdi4522
@ismailabdi4522 3 жыл бұрын
Waan ku salamayay wallaal khayer baan ku rajeynaayaa
@diiriyechanel5373
@diiriyechanel5373 3 жыл бұрын
M.a best vlog weeye
@ednaadan4074
@ednaadan4074 3 жыл бұрын
Maashaal hodan hilis .
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 3 жыл бұрын
dhibatudu wa dowlada oo aan faro gelin dhulka aduunka kale dowlada goysa qiimaha waa khalad qaligaas
@suzi7148
@suzi7148 3 жыл бұрын
Oh wow Mashallah that’s Nice
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 2 жыл бұрын
Ma sha allah mahadsanit walal👏👏🥰❤
@m2362
@m2362 2 жыл бұрын
ASC, good vlog bro, keep it coming
@faaeem4805
@faaeem4805 3 жыл бұрын
Maashaa allaah tabaarakallaah, aad Bay u dhisantay, 2013 ayaan deganaa aagan
@somalimusic288
@somalimusic288 3 жыл бұрын
Machallah
@raniyajama9630
@raniyajama9630 2 жыл бұрын
Shalay 8 Feb 2022 ban joogay Hodan Hills
@nimcoibrahim3886
@nimcoibrahim3886 3 жыл бұрын
Maslaha noso duba iyo imisa lasenya baloga hodanheles wa Emisa balogu
@xarafmaal1242
@xarafmaal1242 3 жыл бұрын
Jigjiga yarna Baloodhku waa $ 45,000
@indianoceantranslators420
@indianoceantranslators420 3 жыл бұрын
Gantaalaha soo duub
@ahmed-rvpofficial7449
@ahmed-rvpofficial7449 3 жыл бұрын
Hhh shalay ka iibsaday dhul new hargaysada cusub ❤️
@munayusuf4949
@munayusuf4949 2 жыл бұрын
Manshallah
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 3 жыл бұрын
It tio Munch expence subxanallah
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 3 жыл бұрын
Noo soo duuba kuwaydiyiinta dhuulka xagaas bari ka sii xigga qiimaha dhulkeeda waa meeqo
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 3 жыл бұрын
Thankx
@nimoyusuf6995
@nimoyusuf6995 3 жыл бұрын
Lakiin xaadada Ina yaragashan bay ahad oo muuqal intan kayara badan ka Soo dubtan bay ahad laamiguun baa la arkayaa lakiin xafadu ma muuqato aadba umahad santihion kuwakale Yara badoya
@munayusuf4949
@munayusuf4949 2 жыл бұрын
Manshallah wallalo lakiin fadlan bal aad ugu qabta video ga si fiican haloo arkee. Hada sameyn kartaana, degmo kasta waxay ku mihiim tahay ka soo sheekaye. Sida haday suqaq, tukaano amaba. Warshado ku show yihiin ka soo hadla inshallah jzk
@musemuse6648
@musemuse6648 2 жыл бұрын
waa meel quruxweyn
@hassanhussein272
@hassanhussein272 3 жыл бұрын
Waar buuro cidla ah baad na tustay waxba namaad tusin waad habratay xaafada ee si fiican noogu soo duub next time insha allaah
@Mullaaxo
@Mullaaxo 3 жыл бұрын
Yes 👍🏽 wuu habraday
@maxdar11
@maxdar11 Жыл бұрын
Waan yaabayba
@saadowarsame2390
@saadowarsame2390 3 жыл бұрын
Thank you so much 🙏🙏🙏
@deedee8934
@deedee8934 3 жыл бұрын
MaashAllah. marka dambe waxaad so dubtan xafada hos timada kod buur ee jgjiga yare ee wadaada 150 marto. Anyway, I really like your vlog and I can't wait to watch the next InshAllah. Well done guys!!!!!!
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 3 жыл бұрын
Thanks walal Insha allah
@ezrouchruush8818
@ezrouchruush8818 3 жыл бұрын
What the hell?😂 meel kutala marekanka aya la dhaha beverly hills so reer hargeysa wxy ubadaleen hodan hills 😂😘 my people legsnds
@apdirizacktatiko65
@apdirizacktatiko65 3 жыл бұрын
Var ta jooji magaca waa la habeeyay ee😅
@ahmedhadid8493
@ahmedhadid8493 3 жыл бұрын
There is another neighborhood called Beverly hills in Jigjiga yar area I saw it while I was doing haunting a house with the family...and i was like whaaaaaat 😂😂😂
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 3 жыл бұрын
Masha allah xalay buu adeerkay ii sheegayay inuu laba guri uga socdaan ana uu igula taliyay masalaha iyo hodan hills waa labada xaafadood ee aadka loo daneeyo
@toldeqabdi944
@toldeqabdi944 3 жыл бұрын
Sax ruun bu ku shegay aderka 2 xafadod ba ad ugu qurx badan
@maestrodaes9934
@maestrodaes9934 3 жыл бұрын
Dalka daan baa qaali ah ee halkeen uu kacna. Markan xogaa yar ba la helo qiimihii waa uu sii kaca
@maxamedxasan7642
@maxamedxasan7642 3 жыл бұрын
Asc saaxiib. Waxaad soo duubtaan star box Ilaa batalaale swimming pools. Jagooyinka inta la siiyana soo waydiiya batalaale swimming pools agagaarkeeda. Mahadsanid
@Brightone1
@Brightone1 3 жыл бұрын
Madaxtooyadii cusbayd vlog inooga soo duub, dhismihii miyuu istaagay
@saadomuse6773
@saadomuse6773 3 жыл бұрын
Fadlab walaal xafada magaalo ugaaso nosoduub mahadsanid
@qadaafimadaxay1971
@qadaafimadaxay1971 3 жыл бұрын
Waxa i muuqata shirkada gawadhida ee hyundai
@cadceedvlogs
@cadceedvlogs 3 жыл бұрын
May wll waxay u dhowdahay ama u dhaxaysaa shiraaqle iyo kaah siiba xaga waqooyi
@Mohamed-qt7ql
@Mohamed-qt7ql 3 жыл бұрын
dhulka geedo ha lagu talaalo. dadka in la wacyi galiyo ayaa fiican
@soolsanaag9518
@soolsanaag9518 2 жыл бұрын
Mazhalah hargaysa casimadaydii wanku faana keep goin pro 👈 marka danpe wxd noso duupta xaafada jigjiga yar waa xafad aan jeclahy
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal
@abdurahmansaed2505
@abdurahmansaed2505 2 жыл бұрын
East hargeisa❤
@hibaqxxx
@hibaqxxx 2 жыл бұрын
My family Home is in hodan hills ☺️
@bayle2236
@bayle2236 3 жыл бұрын
Hawshaa qashinka waa in dawlada hoose wax ka badashaa
@sayidacool7190
@sayidacool7190 3 жыл бұрын
yaadega tolaw
@faebalina7786
@faebalina7786 3 жыл бұрын
I hope the pigeons are okay inshaa'Allah
@jetli2086
@jetli2086 3 жыл бұрын
23k for piece of dry patch . Niyow hargeisa waali bay ku dhawdahay
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 жыл бұрын
Bal Daawada Gambia oo kale sicirbararkay Ka’ilaaliyeen Dalkooda
@abdirahmanfeedhacade
@abdirahmanfeedhacade 3 жыл бұрын
Hodan Hilis qali aya noqotay
@caynitv7707
@caynitv7707 3 жыл бұрын
New hargeisa 😍✨
@faysachannel1426
@faysachannel1426 3 жыл бұрын
🥰🤩
@dontstresscalljessdontstre8110
@dontstresscalljessdontstre8110 3 жыл бұрын
Brother hoe much are lots going for on Hondan hills?
@farduusosman1471
@farduusosman1471 3 жыл бұрын
Waa imis booska qiimihiisu wallo?
@fatimaelmi5360
@fatimaelmi5360 2 жыл бұрын
Asc. Muurahasi ma naaso habloodba, waxaa fiican inan guryo laga dul dhisin wayo waa buuro caana.
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 жыл бұрын
Inaguna Isumanaxariisanayno💔
@hsh1147
@hsh1147 2 жыл бұрын
Buurta kala jeexan ka soo hadal walaal
@khadaribrahim6418
@khadaribrahim6418 2 жыл бұрын
Oo. Hadaanad. Garaneey. Maxaad. Ka. Doontay
@abifatahahmedali5896
@abifatahahmedali5896 3 жыл бұрын
baloodha hargaysa cabisrkiisu intu noqonaya ?
@sabats_famliy
@sabats_famliy 2 жыл бұрын
Waxad sodubtana wall jigajiga yar ialxafda udaanbeay
@susum9099
@susum9099 3 жыл бұрын
Xaafada Finland ma la degay walaalo
@faridwiser5441
@faridwiser5441 3 жыл бұрын
Finland weli lama degin. Sanadkii 2020 bishii December Ayaan mar Soo eegay.
@king.mafasa
@king.mafasa 3 жыл бұрын
Dawladu dhulkan la iska oodanayo wax haka qabato Malin dhawayd Google maps ku eegay hargeisa ilaa berbera ilaa burco meel banaan majirto meel walba nin baa jeexdey waxani waa wali Xitaa wadoonyinka garabkooda dhulbaa laga jeexdey Dunidu sidan maha dadkan dhul baa la iibiya maqley dalka hala gaqabto waxani waa imaan la'aan iyo jaahil nimo dhulka dhir kubeera xitaa almino aad oodateen ama faraha kaqaada. Dawlada hoose waa iney qofkii aan dhulka dhisanayn ama aan wax ku beerayn waa in ka qaadaa ileen dowlada waxaa loo doortey dalka dhulkiisa iyo deegaankiisaba iney ilaalisee!!!
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 жыл бұрын
AfSoomaali Iyo English Marwalba
@ummunabilakram9130
@ummunabilakram9130 3 жыл бұрын
Maxaa qurbo joogta la dhacaa
@blackpink2487
@blackpink2487 2 жыл бұрын
Qabilke deega
@maxdar11
@maxdar11 Жыл бұрын
Ma sidan ayaad hodan hills ku duubtay kkk
@suuu77675
@suuu77675 2 жыл бұрын
How much would it be to buy a land in hodan Hills?
@dontstresscalljessdontstre8110
@dontstresscalljessdontstre8110 3 жыл бұрын
Did you guys say 200 .000 bro ???
@ckariinofficial4127
@ckariinofficial4127 3 жыл бұрын
Waar waa kaah halkasi hodan hilis maha
@samiraa4535
@samiraa4535 3 жыл бұрын
Baloodhka waa meelo edo
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 3 жыл бұрын
Qali maha walal
@bukhaari12
@bukhaari12 3 жыл бұрын
Hoddan hills 2 wado ayay leedahay mid camiran iyo mid imika lasameeyay oo aan dhismuhu kusoco..... Any way thankz
@farduusaadan5976
@farduusaadan5976 2 жыл бұрын
Wllo new hargysa mxa iman wydna
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 2 жыл бұрын
Nextime filo wall
@abdirahmanabdi5084
@abdirahmanabdi5084 3 жыл бұрын
Sxb de daloodhe iyo ina aamin iyo qun yar daga noo soo sawir
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 3 жыл бұрын
Insha allah walal
@alimohamed-up7vs
@alimohamed-up7vs 3 жыл бұрын
waar cinwaanka iska sax hodan hillis maaha halkani oo xaafadii maad soo sawirin
@alimohamed-up7vs
@alimohamed-up7vs 3 жыл бұрын
adigu sxb ma taqaanid si wax loo tuso dadka markaa iska sax waxaad sheegayso maxaad imika na tustay bal cidlaad meeraysanysaaye
@al-ad-aniya4048
@al-ad-aniya4048 3 жыл бұрын
Maxaa (Hills) keenay , xataa mamba karaysaane.Ma carabta afkeeda nacday baa la gu dayanayaa. 200.000? Ma London baa?
@ibraahimcabdilaahi4328
@ibraahimcabdilaahi4328 3 жыл бұрын
Zxp meeshani waa mustaqbalka hergeisa
@nimoyusuf6995
@nimoyusuf6995 3 жыл бұрын
Ma sikuulka kuwaydigay udhawdahay
@toldeqabdi944
@toldeqabdi944 3 жыл бұрын
Haaaa
@nimomuhumed9917
@nimomuhumed9917 3 жыл бұрын
Waa maxaay Waxaan aad siidataa,, ,? waa shanbiiro. xaageed ka keenty ? waan Soo iibsadaay. Imisaa laagaa siinaayay? $40,000
@bilana289
@bilana289 2 жыл бұрын
40, 000 oo shilinka JSL ah weeyan maaha $
@nimomuhumed9917
@nimomuhumed9917 2 жыл бұрын
@@bilana289 waaruun wallaalo waan garanyaa
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 жыл бұрын
Qurbajootu Sirbay Idiinhaysaaye English Na Kudara si’aadu heshaan Business badan fadlan
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 жыл бұрын
English please
@jamanur3809
@jamanur3809 3 жыл бұрын
Dhasland baad noo xayeysiinaysa Anogoo GERMANY joogna baanu vlog soo duubi waynay camo
@abdis70
@abdis70 3 жыл бұрын
Waar Doqonyow Ninkan aad la hadlaysaa, Qaxooti ma aha - Hargeisa ayuu Diig ka yahay. Adiguna Germany ayaad QAXOOTI ku tahay. Waar is qari Looma ooyaan yahow!.
@ibrahimomar8895
@ibrahimomar8895 3 жыл бұрын
Germany kulahaa adeer ninkani Ciidisii hooyo ayuu jooga. adiguna nin germal ah ayaad xaarka ka maydhaa Qaxooti yahow
@maestrodaes9934
@maestrodaes9934 3 жыл бұрын
Germanka ma reer kaaga leh 😆🤣 shalay baad soo tahriibtay oo dadki dalkooda u dadaala ka fiican ee iska amus
@shariifmaxamad8059
@shariifmaxamad8059 3 жыл бұрын
Qoxoontigu waxba ma duubaan
@abifatahahmedali5896
@abifatahahmedali5896 3 жыл бұрын
kkkkk ka waran ninka USA jooga germany bad la imanaysa wiilasha ka dhamow
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
200,000 maan badda cas guri dhisan oo 45,000 ah ka iibsado inta kalana wax ku qabsado
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 жыл бұрын
Lababoqolookun Oo Dollar kulahaa Dadkiiba Dalkooda Umasoo Hunguroonayane😟
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 3 жыл бұрын
Warunta wall sixir bararka inaga isuguwacan, Xal bay ubahantahay inoohelo
@saylac242
@saylac242 3 жыл бұрын
Waxaad tihiin dhalinyaro dadaadhay.. Idinkoo..mahadsan. waxaad noo soo duubtaan. Car parking. Qofkastaa sida uurabo gaadhiga udhigto. Kuwa wadooyinka kujara. Idinkoo qarinaya. Plat numberkii sa. Si aanay dhibi diinka iman.
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 3 жыл бұрын
Mahadsanid walal insha allah wixi aan kagaadhsinkarno codsiyaduna way badanyihin
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 3 жыл бұрын
200,000 doolars bank maa dhigto ka faaiidayo 2000 dollars per months ma waalanahay
@samasa436
@samasa436 3 жыл бұрын
Yaah, yaah, Adeer raali ahow. Scam times hundred.
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 3 жыл бұрын
Joojiya walaalo cayda maxaa nakiin daba dhigay kala jeexan iyo. Naasa hablood kkkkkkkkkkkk
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 3 жыл бұрын
Hadad ubahantahay faahin dheerad ah halkan nagalaso xidhiidh #252-633164562
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 3 жыл бұрын
Xoog mayaa weeyan not xoog Maya!!
@Al-nd5gk
@Al-nd5gk 3 жыл бұрын
-Hy bro , forgive i want to ask a question : is it safe now for tourist there ? THANK YOU .
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 3 жыл бұрын
Yeah... welcome... here is somaliland and most peacefull country in the world .. you can trust..
@muab2581
@muab2581 3 жыл бұрын
Ye somaliland is the stable region in Somalia it’s not like the south it hasn’t had a attack or bombing from terrorist for 14 years here it’s safe place
@Al-nd5gk
@Al-nd5gk 3 жыл бұрын
@@muab2581 -Thank you bro , ps : i showed the somalian girls on youtube , you have very very beautiful proud and dominant women from all Africa , i love them 🥰😇 . God bless somalians &africans 🤗😇🥰
@muab2581
@muab2581 3 жыл бұрын
@@Al-nd5gk thank you where are you from brother/sister
@Al-nd5gk
@Al-nd5gk 3 жыл бұрын
@@muab2581 I am in Romania , big distance from Africa ....
@moabraham309
@moabraham309 3 жыл бұрын
war badow meesha tawaro la dhigayay xafada jaarka diiday wax yeelo soo gaadhsinayaa hargaysa waad iska sheganaysaa waa lagu soo direee
@ayansheik5303
@ayansheik5303 2 жыл бұрын
$200.000 for land???? For A country with No GDP??? No proper infrastructure!!!!This must be a joke!!! Not even have a international known!!
@nightdreamsleeping2837
@nightdreamsleeping2837 3 жыл бұрын
Wow The second capital of somalia Hargeisa from muqdisho waan imanaa goor ay ahatoba😍
@fahiims
@fahiims 3 жыл бұрын
Ha noo iman. Meeshada joog. Somaliland wayaan meeshan qurunyahow.
@AbdirazakDadaal.official
@AbdirazakDadaal.official 3 жыл бұрын
Wallhi hadan malin danbe idinku arko new hargeisa isjira anakibad kolba meel yar nogaso dubaysa waar jigjiga yar marka hore noso duuba 😡😡
@bilana289
@bilana289 2 жыл бұрын
Abdirzk Dadaal Official waayo Hodan Hills iyo NH in la soo duubo maxaad ku diidey
@hajibossnation4864
@hajibossnation4864 3 жыл бұрын
Who can live there is no water reer iidoor waa qaran dumis no water no life 💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 38 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 59 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 59 МЛН
BADA CAS AREA HARGEISA SOMALILAND 2024
20:49
The Somaliland Tourists - Samiya Hashi
Рет қаралды 17 М.
QIIMAHA IIBKA DHULKA XAAFADA HODAN HILLS HARGEISA
17:17
HARGEISA VLOGS
Рет қаралды 24 М.
SAFAR KAYGII ETHIOPIA | XARSHIN | MOOQORAY | TAAGAN DUUR
11:06
WAXAAN U CAANO DOONTAY GEELII U BADNAA ABID AAN ARKO.!
32:31
Caalin Abyan
Рет қаралды 69 М.
I moved to Africa
14:34
Libax Jees
Рет қаралды 184 М.
WADADAN MASOO MARTAY? HARGEISA 2023
16:04
HARGEISA VLOGS
Рет қаралды 3,7 М.
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН