No video

WAXAAN U CAANO DOONTAY GEELII U BADNAA ABID AAN ARKO.!

  Рет қаралды 70,127

Caalin Abyan

Caalin Abyan

Күн бұрын

#somali #Geeljire #somaliland #somali #nomad #life #style #2023 .
#vacation #2024 .
#somaliland #somalia #djabouti #puntland #jubaland .
#hargeisa #muqdisho #jigjiga #bosaso .
#berbera #Erigavo.
#foryou #foryourpage #fyp #fypシ .
#somaliland #tour and #tourism .
#explore .
‪@Caalinonline‬ ‪@caalintechnologyinstitute3924‬ ‪@caalinAbyan‬ ‪@SomaliCamelBoy‬ .

Пікірлер: 282
@malakaaay
@malakaaay 6 ай бұрын
Ragii amxaarada ka hortaag naa iney dhulkaan quruxda badan soo gaaarto cadaabta allaha ka xoreeyo amiin😢🥰
@NewsFusion24
@NewsFusion24 6 ай бұрын
Way joogaan ayagoo waliba cididan ah, kilal kii somalida weeye meeshu
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 6 ай бұрын
Waa Garxajis weyna joogaan amxaaro iyo sanku neefle toona nooma iman karo.
@khadaribrahim6418
@khadaribrahim6418 6 ай бұрын
Wax. Xun. Ba. Alle. Nama. Tuso​@@maxamedxuseen4049
@saynabSr
@saynabSr 6 ай бұрын
​​@@NewsFusion24xaasid miyaad naxaday reer kililka shanaad ma tihide waxaad tahay isaaqa garxajis neceb ee u moodayey inay burco agteeda oo keliyaata degaankoodu yahay ee ha cawryin mansha allah garxajis ayaanu leenahay iyo dhamaan kililka shanaad.!!! bariga burco hayaabin
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t 6 ай бұрын
Maasha Allah Waxaa degen Adeeradey iyo faamilkii Oodhan Dadka caaya Garxajis adeer Waxaa oo xoolo aha iyo waxkasii daranbaan leenayhy ❤❤❤❤❤nabad kuwaara Vaali. Waxaad haysaa shaqo wacan wll❤❤❤❤❤
@mobolton5912
@mobolton5912 6 ай бұрын
Mashaa Allah beautiful 🇸🇴 😍
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Thanks.
@saidhussein9037
@saidhussein9037 6 ай бұрын
Muuqaal qurxoon geelii oo dhalay dhulkiiyoo barwaaqo ah Masha allh❤🇸🇴
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Mahafsanid
@AbdiHadji
@AbdiHadji 5 ай бұрын
Asc ​@@caalinAbyan
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 6 ай бұрын
ILAAHAY ha idiin barakeeyo Caanahaa saafiga ah,hawada raaxada leh iyo midhahaa darayga(cusaybka) ah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Amin Mahadsanid.
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 6 ай бұрын
@@caalinAbyan Aamiiin Aamiiin
@user-xt7fq3pr3v
@user-xt7fq3pr3v 6 ай бұрын
Oh my goodness beautiful place
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Thanks. Have you ever seen these place!
@saalaxweyne-bi7eh
@saalaxweyne-bi7eh 6 ай бұрын
ماشاءالله افلا ينظرون الي الابل كيف حلقت❤
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 6 ай бұрын
MAANSHA ALLAWEEYE
@s-hayna6421
@s-hayna6421 6 ай бұрын
Caalin abyan mhdsanid bro waa dhul aad u qurux badan waa ilaahay mahadii
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Ada mudan.
@siciidali4034
@siciidali4034 6 ай бұрын
Aniga hashii geelayaga ugu jeclaa igu caano macaanayd wa a la odhan jiray Gaardi hal si yaab leh u socon jirtay ayay ahayd oo socod badan ❤❤❤❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Askari Gaardinaya aya lagu matalay .
@CSheeko
@CSheeko 6 ай бұрын
Well done bro keep going on
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
I will try my best, thanks .
@maxamedibraahim5638
@maxamedibraahim5638 6 ай бұрын
Way socod badneed
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Ha sax Mahadsanid
@NajmaMaxamuud-qv9ls
@NajmaMaxamuud-qv9ls 5 ай бұрын
Masha allh geeli reer aderkay ❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Ma geelayaga!
@NajmaMaxamuud-qv9ls
@NajmaMaxamuud-qv9ls 5 ай бұрын
@@caalinAbyan de inader kaa maanu ahyn geeli ilma abdilahi EgaL mise Wan khaldanahey
@heer-saremediaproduction
@heer-saremediaproduction 6 ай бұрын
Masha allaah i like it ❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Mahadsanid wa meel la jeclaado
@abdicasiis9767
@abdicasiis9767 4 ай бұрын
In sha allah marka waxbarashada la iixiro ayaan aadaya miyiga❤😊
@mohamedraabi7494
@mohamedraabi7494 6 ай бұрын
Ninkii geel xoola la maseeyeyoow xisaab laawe daba dhoon baan ahaan jiray masha Allah beautiful mar waan ku so noqon illahay edamki
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Goormad dabadhoon ahayd?
@mohamedraabi7494
@mohamedraabi7494 6 ай бұрын
@@caalinAbyan kala yaaci ka hor
@user-uq2of4oy1e
@user-uq2of4oy1e 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤masha allh dhulkan kudhashay
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Imisadi ayay ahayd ?
@foosiyafamily3414
@foosiyafamily3414 6 ай бұрын
Mashallaah ❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Thank you sister.
@farhiyamohamed1243
@farhiyamohamed1243 6 ай бұрын
Masha Allah yaa halkaa igeeyo caano Ii lisa ❤
@ubahyusuf9629
@ubahyusuf9629 6 ай бұрын
Maasha allaah waa hodan dhaqan keeni
@khadarmuxumed2662
@khadarmuxumed2662 6 ай бұрын
Mazha allh waa geelii habaryonis waliba gunbuur waliba rer beyle
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
WIXI FARIIN AH HALKAN IGU REEB. instagram.com/caalinabyan?igsh=cDJ1YWY2a25xcWdu&.
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 6 ай бұрын
Haro-digeed 15 sano ka hor baa iigu danbaysay Mnsha Allah Sxb Baashaal wacan lkn isku day inaan lagu caajisin Video gaaga Tusaale markaad midhaha guranayso oo kle
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Haye Mahadsanid .
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 6 ай бұрын
Masha Allaah haydiin shifeeyo I wish I am there 😂❤❤ geelu wuquruxbadanyey Masha Allaah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Waad nala joogta ‘ Hadhuubka soo wabso caano lagugu shube.
@sahradeeq7896
@sahradeeq7896 6 ай бұрын
Mash Allah geelayadi garxajis habaryoonis gunbuur
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Mahadsanid.
@habibamohamed5590
@habibamohamed5590 6 ай бұрын
Masha Allah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Mahadsanid.
@Somali_Quiz
@Somali_Quiz 6 ай бұрын
Beautiful
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Thank you mar Quiz.🤣
@fatimamohamed2567
@fatimamohamed2567 6 ай бұрын
Beautiful Masha Allah ❤❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Thanks
@khaderabdi5574
@khaderabdi5574 6 ай бұрын
Cawa waa ku raxesanaya barwaqada geela , shaax iyo salool ama dango ku cunaya . Sxb Mahadsanid shaqada adag aad noso dubtay 🙏🏿👏🏾👏🏾
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Olol miya ninkan?
@khaderabdi5574
@khaderabdi5574 6 ай бұрын
@@caalinAbyan Haa bro abyan
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
@@khaderabdi5574 Haye sxb. Mahadsanid’ xagan ayunbaan kaa aqanay .
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 6 ай бұрын
Caalin legend keep going wll
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Mahadsanid.
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib 6 ай бұрын
Masha allaaah mageelayagiibaa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Haa .
@abdifatahawmusse8598
@abdifatahawmusse8598 6 ай бұрын
Maaashaa alaaah
@Yonistravels
@Yonistravels 6 ай бұрын
Caanaha hasha laga lisayo sanqadhooda ayaa cajiib mashallah.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Geel ma maashay wali yonis.
@Yonistravels
@Yonistravels 6 ай бұрын
@@caalinAbyan May wali hadaan iibsanayaa waxoogaa hallo ah 😂😂
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
@@Yonistravels ya ku raacaya?
@Yonistravels
@Yonistravels 6 ай бұрын
@@caalinAbyan waynu is raacaynaa sxb
@shaaficimaxamad3247
@shaaficimaxamad3247 6 ай бұрын
Dhafaruugta iyo Hohobta farqiga u dhexeeya bal noo sheega Waad mahadsantahay Caalin Abyan
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Dhafaruur wa gooni Hohob iyo gomoshe aya isku dhaw
@fadumoali7402
@fadumoali7402 6 ай бұрын
Quruxdiisa geel dhalay iyo dhaqanka xoolaha👍 soomaalida🇸🇴🐪Ilaahay xoolo qurux badan buu siiyey ManshaAllah.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Heesta ya sameeeyay Fatima ?
@fadumoali7402
@fadumoali7402 6 ай бұрын
Xasan Adan Samatar, baan ka maqlay heesu qaadayey…
@saharamohamed7908
@saharamohamed7908 6 ай бұрын
Oo la Sordo it’s baa layiraahdaa
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 6 ай бұрын
Caalin Abayan Horuusoco Masha Allah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Mahadsanid Rer MA RER BULO PUNDA MISE BULO …?
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 6 ай бұрын
Dalka Hooyo Wacanaa Qof ka Maqan Baase Garanayaa Oo Dibjirey gaalka La Deresey Masha Allah Aad baan u Jelestay Muuqaalka Mahadasanid
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Mahadsanid . Lkn qof aan gaal la darsin ma jira oo dalka jecel?
@saharamohamed7908
@saharamohamed7908 6 ай бұрын
Xoorkii laga dhamay Xagaagii iyo xusuusbaa geela lagu xirgeeyaa
@user-im2ow1ip3t
@user-im2ow1ip3t 6 ай бұрын
Mchalh
@MAANOMAANOE
@MAANOMAANOE 6 ай бұрын
Saxib waa muqal dhafay kani m.allh 😊
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Mahadsanid.
@harunboston9733
@harunboston9733 6 ай бұрын
waa nolol tan ugu quxud badan degen runtii markad dhawaqa shimbiraha iyo hawadas qaadatid waxaad ilaawaysa dhibkasto ood la jeeltay
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Wax loo dhiga ma jirto
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 6 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم، الله ينفعنا هذه الحديث الذي تذكرت لنا وبارك الله فيك يا أخي حبيب الله يعزك.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Amin sheekh maxamed .
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 6 ай бұрын
@@caalinAbyan آمين آمين آمين
@farhiyamohamed1243
@farhiyamohamed1243 6 ай бұрын
Ma carab uu kula ekaaday bowe afsoomaliyee
@Hayaan10
@Hayaan10 6 ай бұрын
Wan ku salaamay cabdiqani, deegaankii abtiyaashay Ayaad joogtaa, Ceel baxay ee Reer NABADIID doon oo Isoo duub 😮
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Miyaan kuso duuba abtiga mise wan kula so hadashiiya?
@Hayaan10
@Hayaan10 6 ай бұрын
@@caalinAbyanSo duub Xaaji, meeshaa koonfurta ka Xigta ceel baxay wa Wadadii Nusdariiqa iyo waylo Lagu xidh, Magaalada Lafteeda Ceelbaxay so duub baliga iyo Baraagaha. Oo waxaad Booqotaa Tuurta oo Hal kiilomitir Ka durugsan Ceel baxay Wa deegaankii Awoowe ❤
@mawliidaadan2490
@mawliidaadan2490 6 ай бұрын
Sumadaa yas ku dhigta Geelan, Ilaa soo wadaaga asxabta
@saidsamatar5704
@saidsamatar5704 6 ай бұрын
Deegaankan Waxaan u Qaatay Deegaan Gar,Xajis. Geelan maaha geel Habar jeclo Waa Geel Reer hawd
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Laba nin oo oday wada dhalay ayunbad sheegaysa yaa xasusnow. Waxaan halkan ugu talo galay dhaqanka iyo quruxda deegaanka kaliya.
@G.M820
@G.M820 4 ай бұрын
Masha'allah tabarakalaah rag geel dhaqay ee dhaqaleeyey Alle ha u barakeeyo waa Geel ay ka muuqato xoog rageede. Hees geella kuwo ka mid ah ayaa ahayd :- Eebo waran iyo nimay Oogadda Ab-lay kaga dhicin Aloos dhaqan waa. Aaran kaagoon ay madheedh liyo aftin faaqayn adimadda iyo afka ka cadhow. Ooryo dumar iyo wiilka aqalladda ag maraan maray weel maydhooy maalintii adag afka ceelkiyo isha iman waa. Gaanne waa geella gudhan ee iskugu jira rimayda iyo abeer-ka iyo Aaran-ka. Haro garduur iyo dhulkii hoddanka ahaa ayaad joogta.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Gabagi abwan timacade ayan xasuusty markan magacaga arkay !🤣
@G.M820
@G.M820 4 ай бұрын
​@@caalinAbyan Ee maxay odhanaayey ? 😅
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 6 ай бұрын
Miyaan reerkii geel lahayn
@KhalidIsse
@KhalidIsse 6 ай бұрын
Waa geeli gumbuur waliba reer bayle
@farhiyamohamed1243
@farhiyamohamed1243 6 ай бұрын
Jinaw mareer dhafaruur beautiful
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Jinow dhaan doorkan ma arag.
@yayayacin
@yayayacin 2 ай бұрын
Waraabintaa laheesaa sxb
@saharamohamed7908
@saharamohamed7908 6 ай бұрын
Asc Caali maansha Allaah Allaa anigoo yar baa iigu dambaysay geel dhalay oo sidaas loo lisaayo
@AAdam-rc3nu
@AAdam-rc3nu 6 ай бұрын
Masha allah muuqaaladaada waan ku raaxaystaa wll,waxaan kaga nastaa daalka social mediaha yaalla iyo walafka isticmaalka internet ka hambalyo
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Mahadsanid adam.
@cilmicismaankhaan6736
@cilmicismaankhaan6736 6 ай бұрын
Wuxuba ma koorbay wataan
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Koortu wa quruxda geela . Geel hal neef koor wato wa laga qurux badanyay.
@saharamohamed7908
@saharamohamed7908 6 ай бұрын
Aad iyo Aad baan kuu taageeraa U.S.A. Ayaan kaa daawanayaa
@abdifatahawmusse8598
@abdifatahawmusse8598 6 ай бұрын
GEELEENA MAAD NOO LISTAAN GAAJO WAA CUDURE
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
GAAWAHA SOO QAADO .
@abdifatahawmusse8598
@abdifatahawmusse8598 6 ай бұрын
@@caalinAbyan GOBEEY LIICOO HA JABIN
@kyletyson1155
@kyletyson1155 6 ай бұрын
Waad kabo tuugaalaynasa caanaha. Waxaad sheegta marakay hashu reento iyo markay ololayso waxay ka la yihiin.
@user-em1ud7ex5d
@user-em1ud7ex5d 6 ай бұрын
Saqaaf waahawlbadnaan sxb
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Hawl kale maha wa socod badnan. Ayeeyooyinka ma ku odhan jireen ama ma maqashay maxaad la saqafaysa duburkan.
@abdiabdi8116
@abdiabdi8116 6 ай бұрын
❤❤❤❤
@user-kc1tj5re6b
@user-kc1tj5re6b 6 ай бұрын
Ceelbaxay.iyo.wadhane.dhexdooda.weeye
@kyletyson1155
@kyletyson1155 6 ай бұрын
😊aad baan ku salaamaya.waxaan hore loosamayn ayaad samaysay. Qos iyo ramaso iyo muquuskii geelaaye waan jeclaanlaha hadaad kaso warranto.dhulkii miyi iigu danbeeyey een ku koray.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Insha allah waan tagaya wa dhul yaraanti qayb aan maray qayb ama maqli jiray.
@kingsiisoco
@kingsiisoco 6 ай бұрын
Masha allah sxb keep going 🫡🫡
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Thank you bro.
@khadaribrahim6418
@khadaribrahim6418 6 ай бұрын
Heesta. Geella. Waaywaayo. Allaah. How'd. Jecliyaa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Wax la jeclaado wuu yahay.
@aydarussharifali8976
@aydarussharifali8976 5 ай бұрын
SAQAAF. waxaa loogu bixiyey waa hal socod badan ama dheeraysa oo aan la gadhin waxa kaloo la mid ah . SUUFI .
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Sax mahadsanid walaw la daahday!
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 6 ай бұрын
الحمد الله، بالهناء والشفاء
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Sheikh moha wan ku salamay.
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 6 ай бұрын
@@caalinAbyan وعليكم السلام ورحمة الله
@saharamohamed7908
@saharamohamed7908 6 ай бұрын
Oo la socsocotaa ama la saqaafaysaa
@minime331
@minime331 6 ай бұрын
Asc walaal, Aad baan kuu salaamay. Waan ka helay channelkaaga iyo muuqaallada quruxda badan ee dalkii aad ka soo duubtay. Aniga iyo Hooyo ayaa wada daawana muuqaallada ee fadlan waxaan kaa codsaday in aad dadka sidayda oo kale aan dhulka kala aqoon aad xoogaa juqraafi ah noogu darto, hadii aad mapka barta ay goobtu tahay ku muujiso way wacnaan lahayd 😂. Mahadsanid
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Insha allah waan samayn doona mahadsanid wallo.
@IbrahimMohammed-ep2ws
@IbrahimMohammed-ep2ws 6 ай бұрын
هناء وشفاء
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Mahadsanid.
@farhiyamohamed1243
@farhiyamohamed1243 6 ай бұрын
Wiilka yar gacanta ❤️ baa oogu yaal
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Wa kee ma kofiyada xidhan miya mise ka ka sii yar.
@HappyLaptop-iz7ol
@HappyLaptop-iz7ol 5 ай бұрын
2015
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
2015 miya ka timi wu dhawayde mise way kugu dambaysay?
@xirsin7431
@xirsin7431 6 ай бұрын
Qurbacu waa niriga ( lab).
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Saw maha .
@abdikanikayse5312
@abdikanikayse5312 6 ай бұрын
Waa geelii gumbuurka😂
@saharamohamed7908
@saharamohamed7908 6 ай бұрын
Waxaa Loohuis bixiyey waa runtaa dadkana waa layiraahdaa waar Xalay oo dhan maxaad lasakgaafaysey
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 6 ай бұрын
Calinow dhirta magacyadona dadku ha bartane soo tabi
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Intaan aqaan cabdulahi.
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 6 ай бұрын
@@caalinAbyan dadkad u tagto weydii oo geedba ha dhafin weliba sawar ka qaad
@awalederia9601
@awalederia9601 6 ай бұрын
Anaa waxan saqafaha saqaafahaaa saymaha umarayayaa ,umarayaa berri si,aan ukulanee #saqaaf heesta ma,saxay?😂😂😂
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Ma hees hora mise Ada samaynaya?
@awalederia9601
@awalederia9601 6 ай бұрын
@@caalinAbyan waa heesi horee waaberi
@user-em1ud7ex5d
@user-em1ud7ex5d 6 ай бұрын
Magaaladayafii weeye ala maxaan uxiisay geelayagii maxaankuraacay madheehdkii ceelbaxay qali
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Goorma kugu dambaysay.
@abshircabdixayi
@abshircabdixayi 6 ай бұрын
Rogaasha ama Bodanta marba sidad u taqaano wey dilac santahy dhawaqa garanaya daba dhon weynba ahan jiray 😂😂😂 from xamar hada
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Geel xamar ma lagu shaqa?
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 6 ай бұрын
Boowe 🎊 ma geelii 🐪🐪OGAADEENAA?? EE CEELKA BULAALE kacabayey 💖💖🐪🎊🙏💕💕🐪🐪🎊🎊(MASHA’LLAH TABARAKA’LLAH)♥️♥️♥️♥️♥️💖💕♥️♥️💕💕💕
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Summadda eeg geelaad moday maha.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Maya Baayo ku noqo waa geelanagii.
@saynabSr
@saynabSr 6 ай бұрын
Mansha allah garxajis siiba habaryoonis
@baismail7521
@baismail7521 6 ай бұрын
Mayee waa geelii beelwaynta reer sheekh isaxaaq siiba ismaciil sheekh isxaaq G36
@saynabSr
@saynabSr 6 ай бұрын
​@baismail7521 isaaq warkiisi waa dhamaaday ee wax ba haysku dhejin geela garxajis, hadii isaaq isaaq yahay 94kii arinkii isaaq sameeeyey lama sameeyeeneh doqoni siday danteeda u aragto ayay moodaa in dadku wada jecel yahayeh
@sakariyemaxamuud-ox9dd
@sakariyemaxamuud-ox9dd 6 ай бұрын
Zhp alaaaN kugu dhaarshee sugumaha iyo sawga dudumo cad soo duuB geelayagii paa ka buuxee😅
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Caano ma leeyay!
@maxcali863
@maxcali863 6 ай бұрын
Libaax iyo Waraabe ma joogan dhulka. Mass ino kucuno banaanka marka lashiifto soo macquul ma aha. Waa su'aalo aan qabay.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Saw magaladaba dad kuma cuno masku
@user-gu4et8jb5d
@user-gu4et8jb5d 6 ай бұрын
Geelaa hada leh maxaan arkay dhabi roble
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Kaayagi weeye hadad baadidoda aragto call ☎️ me .
@hogsade
@hogsade 6 ай бұрын
Sxb miyey baarqabki dhaley ubadkan
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Waar miyaanan idin tusin. Sawka doobyaya miyanad arag.
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 6 ай бұрын
Waar ninka dhengeeya GEELA WAXBA KAMAYAQAANE AAR NINKA DHENGRDEEYAA OO YAANU NIRGAHA SHAASHAYNE KA DHEXSAARAA QOFKA GEELA👋👋👋
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Quanta hore waan kaa hooyaa qaybta dambe waa ina waabis.
@user-vt6jg1sq4e
@user-vt6jg1sq4e 6 ай бұрын
Xodayo miyaaa meshani
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Sariiraale ila xodayo.
@abdiqaniaxmed6703
@abdiqaniaxmed6703 6 ай бұрын
geela gonofka leh iyo halgalo gunbuur
@hamze5225
@hamze5225 6 ай бұрын
Geeel waan raacay Wanan soo geel jireyay Hada Markaan arko muuqal geel laga duubay Waanku raacaystaa wakhtigan raaci jireyna aadban u dhibsan jirey hawshiisa Geeel ka reebo dhib badanba lay raaacin jirey 😂😂😂
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Kuwa halki bariga jooga ee ka reebka racaya maxad leedahay?
@Mohamed_Bile
@Mohamed_Bile 6 ай бұрын
Talo Yar hadaan kugu kordhiyo Dadka Markaa Vedio noocan oo kala la Wadaagayso Waxaa Aad loogu Sharaxa Sida geela loo dhaqo ,Tusaale Sidkiisa ,Sawriciisa ama sumadihiisa .Hada Gaano Galooof Rimay ,Ramad dad ban aqoon Waxa y kala yihiin...🎉
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Haye wa talo fcn mahadsanid.
@saynabSr
@saynabSr 6 ай бұрын
Waa nin aan dhulka iyo geela midna aqoon ee halayaabin waayo dhaqankiisa ayay ka muuqataa
@Mohamed_Bile
@Mohamed_Bile 6 ай бұрын
@@saynabSr maya saas ha dhihin Walaal Wuu yaqaan balse xogaa Ayaa Ka yar maqan....always be positive 😊
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 6 ай бұрын
Miyaanay kugu soo duxayn Geelu ninyahow
@Saalamiinchannel
@Saalamiinchannel 6 ай бұрын
Halkaan waxaan madareemayaa wali in ey Soomaalidu Geela jacel yahiin
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Geelu waxyaaba loogu jecelyay inu yahay ma shaki aya kaga jiray.
@khadarmuxumed2662
@khadarmuxumed2662 6 ай бұрын
Ceel baxay magalo gunbuur 😂
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t 6 ай бұрын
Soosawir Maygaag jiifa Qaloocatada Bali midgaan Iyo Inta hadhay idinku Soo dhameeystira
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Insha allah .
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t 6 ай бұрын
@@caalinAbyan Guuleyso wll caalin
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 6 ай бұрын
Clip heer sare ah weeye keliya waxaan kugu kordhinayaa inaad magacawdo kamaradana ku qabato tuulooyinka aad marayso. Jiiqle Ayan kudhashey oo kuyaal laanqeyraha iyo gashamo dhexdooda.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Mahadsanid Haye insha Allah.
@khadaribrahim6418
@khadaribrahim6418 6 ай бұрын
Jiiqle. Wuxu. U. Dhaxeeyaa. Galka gondo Libaax. Iyo. Gaashaamo
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 6 ай бұрын
Ama laasaale iyo laanqeyraha dhexdooda gaashaamo waa ku yara qalooc
@abdilahidahir5609
@abdilahidahir5609 6 ай бұрын
Ceelbaxay magaalo garxajis Baho ismacil , iyo gumbuur 20 cisho ka hor ban geel dhalay kusoo maalay ayqaad oo galbeed howd ugu beegan
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Miyad soo maashay mise wad soo listy?
@abdilahidahir5609
@abdilahidahir5609 6 ай бұрын
@@caalinAbyan mayee waa soo maalay dee intaan lisay maanay isku macno uun ahayn 😅
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
@@abdilahidahir5609 geela wa la maala la dugta. Adhiga la lisaa!
@user-xt7fq3pr3v
@user-xt7fq3pr3v 6 ай бұрын
Oh no they crying 😢 now
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Please say in Somali.
@dhaqanemedianews1570
@dhaqanemedianews1570 6 ай бұрын
CEEL BAXAY WAA DEEGAAN SUGULE CAYNAANSHE
@NewsFusion24
@NewsFusion24 6 ай бұрын
Dhulka Ethiopia ayaa leh, indhe.
@saynabSr
@saynabSr 6 ай бұрын
Dhulkan garxajis ayaa leh siiba habaryoonis
@Mustafe787
@Mustafe787 6 ай бұрын
​@@NewsFusion24itoobiyadan aad sheegtaa waa maxay dhul la'aan baa reerkiina haysoo waad ka xuntay
@aminaabdi1166
@aminaabdi1166 6 ай бұрын
Misbilah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Miyan ka ilaway?
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 6 ай бұрын
Geedka dhafaruurta waxa aan ku arkay wasaaradda beeraha gaar ahaan xafiiska Hargeysa.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Midho ayan so qaaday aan ku dhiibe I xasusi. Gomosha dhafarur iyo hohob.
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 6 ай бұрын
@@caalinAbyan ما شاء الله شكراً
@saidmussa6461
@saidmussa6461 6 ай бұрын
Masaska ugu halista badan ayaa ka buuxa iska jirasida Copra snkes
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Mahadsanid.
@Dalxiis490
@Dalxiis490 6 ай бұрын
Daroor ma tagatay
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Insha allah wan so maraya.
@maxameddayyib4956
@maxameddayyib4956 6 ай бұрын
ninka koowaad ee caanaha kula cabayaa bal wada ma cuno maasha alh ceel baxay
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Waad garan wayday .
@maxameddayyib4956
@maxameddayyib4956 6 ай бұрын
@@caalinAbyan adkaatay
MAALINKI UGU DANBEEYAY GEELJIRONIMADAYDI!
28:07
Caalin Abyan
Рет қаралды 10 М.
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 4,2 МЛН
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 210 МЛН
DEG DEG FARMAAJO OO FARIIN USOO DIRAY DHALINYARADA & DADKII OO KACAY
19:32
Zaki honest Official
Рет қаралды 3 М.
SAAKAY IYO GEEL BARQA MAAL AH .GOLAHA GEELA🐪🐪🐪
23:10
SACDIYO CHANNEL
Рет қаралды 10 М.
MA JIRAAN WAX DOORASHO AH OO KA DHACAYA DEEGAANADA HABARJECLO.....
18:04
LO’  BADDA LAGA WARABINAYO ‘ #2024
20:27
Caalin Abyan
Рет қаралды 33 М.
DURDURKA UGU WAYN SOMALILAND !
36:56
Caalin Abyan
Рет қаралды 44 М.
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 4,2 МЛН