XAALADDA XADKA GARIIGGA-

  Рет қаралды 70,311

HANOOLAATO

HANOOLAATO

4 жыл бұрын

#SOMALIA #HANOOLAATO #MOGADISHU
Hanoolaato Media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions.
Hanoolaato is a media that allows people to share and exchange information’s, ideas, images, videos and even each other and more through our network.
Hanoolaato will cover some aspects of social media with its positive effect on particular fields like business, education, society and youth. During this Note hanoolaato media will describe how it will affect Somali society in a broad way.
Please subscribe, like and follow us from social media / hanoolaatotv
/ hanoolaatotv
/ hanoolaatotv

Пікірлер: 139
@odayjama1829
@odayjama1829 4 жыл бұрын
Hanoolato waa warbaahinta ugu fiican meelkasta warka keenahah. Wariye Ayaanle horumar wacan
@dhad9548
@dhad9548 4 жыл бұрын
Alhmdulilaah ilaahay meshaas iga so badbadshay daaad badana waa ku wayaay oo aan asxaab ahayn oo aan wada soconay waxana aad uga xumahay daadka hada dhibta ku heysto wana u so duceynaya Insha Allah waqti xun ayan so maray mashaas
@user-wd1db8ps8g
@user-wd1db8ps8g 4 жыл бұрын
Woow wll adiga ma soo mooday meshas mise walagu so celiyay
@dhad9548
@dhad9548 4 жыл бұрын
Saabiriin Daahir wall mcn maha hada waqti ey ka xumayd ban ka hadalaya dhowr sano ka hor waye
@user-wd1db8ps8g
@user-wd1db8ps8g 4 жыл бұрын
@@dhad9548 ooo ok wll mcn
@tasniimxassan6423
@tasniimxassan6423 Жыл бұрын
Wll xog ma iga siin karta tahriibka aniga hda rabo xog raadis inta u soo gale 😢😢
@somali1-
@somali1- Жыл бұрын
​@@tasniimxassan6423war tahriib iska daa visa serbia dalbo wa la helaa ee meesha kasii gal austria mise germany
@MuhammadmNaaji
@MuhammadmNaaji 4 жыл бұрын
I was 7 year in germany and knw i go back my homeland thers is notning there so i give you easy advice come back you country is the only way you can get better life insha alah
@garaskamediagroup1336
@garaskamediagroup1336 4 жыл бұрын
I agree bro
@aishaomar4136
@aishaomar4136 4 жыл бұрын
Garaska media group UC o
@aishaomar4136
@aishaomar4136 4 жыл бұрын
Y UC wa
@zadeupdy5671
@zadeupdy5671 3 күн бұрын
war wadankaaan wax ma yaalaan nio
@ibraahimsaid2344
@ibraahimsaid2344 4 жыл бұрын
Yurub sidii hore maha. Waxa so baxay dad Muslim ka neceb ee meeshiina jooga
@usabshir2425
@usabshir2425 4 жыл бұрын
Bro runta ka hadashey
@ibraahimsaid2344
@ibraahimsaid2344 4 жыл бұрын
@@usabshir2425 taas waxa ka sii daran dad Muslim kula sheeganaayo oo dilkaada xalaal sanaayo aakhiro samaan baa lagu jiraa iyo kuwa munaafiqiin ah subxaankow
@cawil252
@cawil252 5 ай бұрын
Wadankiina kuwo Muslim sheganaya ayaa na dilaya EE xageenu joognaa
@InshaarSiyat
@InshaarSiyat 3 ай бұрын
​@@cawil252adhiga halke jogta hada
@zadeupdy5671
@zadeupdy5671 3 күн бұрын
@@ibraahimsaid2344 yurub baa roon dil iyo faqrinimoaba somaliyee taalaa bro
@nasteexobintush2996
@nasteexobintush2996 4 жыл бұрын
Hanolato guuleyso ✅✅✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏
@abdiazizmohamudhassan8158
@abdiazizmohamudhassan8158 4 жыл бұрын
Walaalaha dhiban Alle ha u gar gaaro
@fatuushofficiall2007
@fatuushofficiall2007 4 жыл бұрын
Aniga walalkey ayaa iga maqanaa igu so ducey inu allaha asago naba qabo allaha iso celiyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲
@nasteexomaxamed7382
@nasteexomaxamed7382 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin
@InshaarSiyat
@InshaarSiyat 3 ай бұрын
Ameen
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 4 жыл бұрын
Allah soo hanuuniyo dadka soomaakiyeed oo wareersan oo noqday qaxooti darbi jiifa ah markay u socdaan dhulka gaalad ma ayag iska leh dadkaan muslimka ee isku duleyey dhulka yurub yaa raba yurub marabto qaxooti Muslim oo soo cararay dalkoodii ha Ku noqdaan risaaqadood Allah ayaa u haya ee orda amiin dalkiin iyo diintii
@mustafeasad9377
@mustafeasad9377 4 жыл бұрын
Adigu ka imow yurub
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 4 жыл бұрын
Masha allah. Kuligiiin. Ragggeedi. Kuligeeen raggeeedi
@simrancadey4153
@simrancadey4153 4 жыл бұрын
Bal fiiri ubixii dalka quruxdooda illaah ha noo macaneyo dalken bal fiiri quruxda ka muuqato maxey yurub ku falaayaan wale dad keenii wey wareere illaahow caafimad sii dadkeyga waxaa helay cudur ku diray dalkoodii dhalntii dalka xagee bey u yaaceen dhulkeygoow waan kugu dhaaranaaya kums nicin aloow dalka noo hagaaji
@jirfe
@jirfe 4 жыл бұрын
#simran cadeey weliba kuwan meesha marayaa waa ardaydii turkigu waxbarashada ugu deeqay bal maay waxbarazhadooda dhamaaystaan
@umuabdalachannel7527
@umuabdalachannel7527 4 жыл бұрын
Masha aallah waalaka aayane
@mohamedabdullahi6556
@mohamedabdullahi6556 4 жыл бұрын
Muno abdiwahab waxay tiri masha allah safar salama runtii waa murugo mahan masha allah wixii wanagsan ayaa lo isticmala dadkagii oo wareersan inad dhahda sidaa ma fiicna dadkaa waxan leeyahay waxad katagaysan dalkii somaliya oo qani ah waxad u dhimanaysan inad gashan dal fiqiir ah oo hadana an laga jeclayn war fakara oo caqliga ilahay idinsiiyay isticmala wadankii hooyo wad ka abal dhacden waxa halkaa idin dhigayna waa inkartisii Allow no sahal amin Waxan halka ayanle husein abdi oo aan kuxasuustay berigii uu ka sowarami jiray hiiran khasatan maxaas magaladiisii hooyo thnks ayanle
@xidigtahiiraanelmi3308
@xidigtahiiraanelmi3308 4 жыл бұрын
Ayanle waa Rer moqokori imbowe Ayanle Xusen Abdi Qobdher keep going From Muqdisho Waa Rubba Hasan Dirir
@aliadam180
@aliadam180 4 жыл бұрын
رب يسر
@Saynababoqran
@Saynababoqran 4 жыл бұрын
ilahay ha u gargaaro
@naimaahmed5882
@naimaahmed5882 4 жыл бұрын
Waa loobaahnaa warkaan dhalinta in looshego salaama
@maryamaadem7179
@maryamaadem7179 4 жыл бұрын
Maasha allaaha
@ahmedomar1273
@ahmedomar1273 4 жыл бұрын
Heestii iigu horaysay oo maay oon maqlo ku darsoo hadana kaban ah Hadana cod macaan leh Mzllh Qul qoolow noo wada heesta magaceeda la iska rabaa
@aishaaadan8905
@aishaaadan8905 4 жыл бұрын
Masha Allah ayaanle howl fiican ayad haysaa
@raxmasalad8359
@raxmasalad8359 4 жыл бұрын
Horta ado gabadh ah inad tahriib isu qudho wa qalad aaad iyo aad uu wayn wayo dhib kasta halis bad ugu jirta markas waxan idinkula talin laha inaydnan tahriibin walalyal
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 4 жыл бұрын
09:00 🕘 wiilkaas .. Ankara ayuu Nolal Fican ku haystEy... Wax ka baranayey maxaa soo qixiyey 🤦‍♂️? Europe Waxpa ma Yaalan walalayaal Halkaaad jogtan iska fadhiya please 🙏 Ardeyda Turkey Wax ka baraTa Waxbarashadiina iska dhamaysta ayn odhan lahaa• idinkaaba jooga wadan Nolol jabane
@meecadsoftware3761
@meecadsoftware3761 4 жыл бұрын
Zxp jmcd bn xraystay Turkey ii duceeya
@ibadoilmi6354
@ibadoilmi6354 4 жыл бұрын
Maasha allaah
@nuuraalmis1659
@nuuraalmis1659 4 жыл бұрын
Wicii qaxaba Somali BA ku jirto alla ha sahlo
@shamsoabdul6185
@shamsoabdul6185 4 жыл бұрын
Walal allah caawiyo
@farahjama1093
@farahjama1093 4 жыл бұрын
Safar salaamo
@shukrihaaji
@shukrihaaji 4 жыл бұрын
Wal daneeye doowlii u bahanaayi Wal daneeye doowlii u bahanaayi May may magaradow hadan qaldo raali ahaada Hees caadi ahayn
@mohamedcade4254
@mohamedcade4254 4 жыл бұрын
Hesta magaceed
@khatrahaji7351
@khatrahaji7351 4 жыл бұрын
Alle ha u gargaaro dadkeena
@hanadabdiali4427
@hanadabdiali4427 4 жыл бұрын
Umada Allaha ugargaaro. tahriibkuna wall ma ahan wax sahlan. Fadlan ha tahriibin wall. Dalkiina iyo Dadkiina ayaa idiin baahan.
@zadeupdy5671
@zadeupdy5671 3 күн бұрын
dalka iyo dadka noo baahan kan dhinty oo ku noolnhy soo ma ahan
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 4 жыл бұрын
Ina lilaahi wa ina ileehi rajicuna
@amalelmi9890
@amalelmi9890 2 жыл бұрын
Masha alalh
@mohamed-n1q
@mohamed-n1q 4 жыл бұрын
Maanta tahriib si bari wadanka madaxweyne aad ogu noqoto madaxdeena dhan kuligood waa tahriibeen
@xayaatxilwa8256
@xayaatxilwa8256 Жыл бұрын
Kkkk
@cabdiaadannanismastaana2110
@cabdiaadannanismastaana2110 4 жыл бұрын
Allah runtii qaniyul raxweyn.
@shukrihaaji
@shukrihaaji 4 жыл бұрын
Illahay umadaha Islam ka haka qabto dhibka ay Somali da ugu horeyso
@khatrahaji7351
@khatrahaji7351 4 жыл бұрын
Hadaba waxa ka so laabty qaar badan alle ha ka so nabad leliyo
@somaliboy422
@somaliboy422 2 жыл бұрын
Best song .....how can i search .......the neme of officel
@awadabdurahman5331
@awadabdurahman5331 4 жыл бұрын
Heesta may mayga macaan badana woow
@XuseenMacalin-kx8uu
@XuseenMacalin-kx8uu 2 ай бұрын
Waa rawaa❤❤❤❤
@hanaaabdirahman976
@hanaaabdirahman976 4 жыл бұрын
Somaalay tan iyo 1988 qaxle ma ku jirena ma garan la'nahay dhalinyaro inaa dalkena dhisano o aan ka dhigano dal lo so tahribo qabyaalada iyo qabqablayasha dalkena dumiye in ka adkaano caruurtena mustaqbal iyo dhaxal fican aan u dhafno madama anaga aan u helin dhaxal ficn
@abdikanikhalif9837
@abdikanikhalif9837 4 жыл бұрын
DHULKAAS HABEENKII CADCEED MAA KA JIRTO WAA YAABE
@mahamedabdirahmaan6691
@mahamedabdirahmaan6691 4 жыл бұрын
salmaan jamaal siciiid kaka sxb waanku salaamay reer bosaaso asala baatahay sxb horumarwacan
@hassanilyas3249
@hassanilyas3249 4 жыл бұрын
Miskiin wuu Naxsan yahay Habeen Cadceed ayaa jirta kuye
@Abdirahmanshire252
@Abdirahmanshire252 4 жыл бұрын
Welll WELL DONE ayaanle saaxiib heesta ayaaba wax walba noo sheegaysa NOO DANEEYA DOWLADDA BAA U BAAHANAHEE😭
@anababdihafif1973
@anababdihafif1973 4 жыл бұрын
Ilahay irsiq xalal ah baan kuwaydiisane
@odayjama1829
@odayjama1829 4 жыл бұрын
Afka mayga heesaha waa ku mcaanyahay
@khadarbre5116
@khadarbre5116 2 жыл бұрын
Hesta magaceeda ana soo helay Maso qora ✌️.
@qasimali6111
@qasimali6111 4 жыл бұрын
Yurub waxba mayaalan iska noqdo walal
@fttytuthrutty1172
@fttytuthrutty1172 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 2 жыл бұрын
heesta waaban kahelee magaceedy?
@munoabdiwahab7373
@munoabdiwahab7373 4 жыл бұрын
Masha Allah safar salama
@xamseaadam1954
@xamseaadam1954 2 жыл бұрын
Wan tigsnyaa inshlah meshn rabay
@ibraahimmaxamedhussein5780
@ibraahimmaxamedhussein5780 Жыл бұрын
Fanaanka waa abwaan tarash
@aminacalihodan3180
@aminacalihodan3180 4 жыл бұрын
Ala yaarabi ilaahow dadkaaga islaamka ah ugargaar gaalo cudurbaa galay ala haydinka qabto
@mukhtarjibril4473
@mukhtarjibril4473 4 жыл бұрын
Xuduuda waxad ugudbi weyseen inaa Somali la aaminin ayay iska ogyihiin 😂😂😂
@ahmedvitamiin5784
@ahmedvitamiin5784 3 жыл бұрын
Xabibi xaa ku raacdeehaayo abow moxokgaaga taman iyo siyeed xabo maka cuntidoo
@jirfe
@jirfe 4 жыл бұрын
Waxbarasho ayaay ba KU jiraan e maxaa waalay waxbarashadiina iska dhamaaysta first after that hadaad noqonaysaan IYO hadii kaleba ha lagaadho xiligaa
@samiirjamac8902
@samiirjamac8902 4 жыл бұрын
Wan uso socona
@alaahishali
@alaahishali 4 жыл бұрын
Hadaa rabtiina sii qaxa
@muniiryare3605
@muniiryare3605 4 жыл бұрын
32 years baan qaxaynaa wlh this is nt fair farmaajo Dalka noo hagaaji plz
@abdulrahimali7230
@abdulrahimali7230 4 жыл бұрын
Alle hana asturo fanaankaan magaciisa haduuba jiro quf garanayo oo Commentegega arkaayo ha igu caawiyo magaciisa
@AbdulAli-bl5lo
@AbdulAli-bl5lo 4 жыл бұрын
Abdulrahim Ali sxb heesta waxaa ku luuqeeya Abwan Tarash, (Wal daneeyaaw dowlii in baahinaayii) kzfaq.info/get/bejne/nN5orcub39mYfHU.html
@abuubakarasad1316
@abuubakarasad1316 4 жыл бұрын
war heesto macan badaana
@ambassadeurhoussein2308
@ambassadeurhoussein2308 4 жыл бұрын
Please heestan halkeen la heeli karaa 27 sano wa marki ugu horeeysa an maqlo hees may may oo waliiba kaban ah salan sare Tv honolato from Djibouti
@updihakiimcllahi790
@updihakiimcllahi790 Жыл бұрын
abwaan tarash heesti wa daleyni
@wiilkariyada1554
@wiilkariyada1554 2 жыл бұрын
M.a
@cadnaanxusenabuukar371
@cadnaanxusenabuukar371 4 жыл бұрын
Gobalkaan xasuus buu ii yahay Allow alle Jenderma aaba u jeydaa
@mursalxhaka.official1316
@mursalxhaka.official1316 Жыл бұрын
Ninka raga waa jabaa sxb edirne iyo ipsala jandarma indbn wey igu qabteen waana xasuus
@InshaarSiyat
@InshaarSiyat 3 ай бұрын
​@@mursalxhaka.official1316lpx war igasii wllk
@abdihassan3836
@abdihassan3836 4 жыл бұрын
No Seatbelts in a Hway
@asiaali5346
@asiaali5346 4 жыл бұрын
somali iyo qax maxa kalaheysta🥺🥺
@aqadiromer1392
@aqadiromer1392 4 жыл бұрын
warkiina waxa ka horreeya oo liita muuqaalkiina. waayo soomaalidu waxay tidhaahdaa ninkaad kabo ka tolanayso waxa la eegaa kuwuu gashan yahay.
@abdiwahaabhassan414
@abdiwahaabhassan414 4 жыл бұрын
daacuun sheenaw af carabi miyaa walalayaal 😂 maaymaay caadi maaha lol
@haniahmed5547
@haniahmed5547 4 жыл бұрын
Anoo 13 jir baan yurub soo galey maantana anoo caruur dhaley baan kasoo cararey oo kenya usoo gootey plz yurub wax yaalo malahan
@haniahmed5547
@haniahmed5547 3 жыл бұрын
@iqra iqra 👌 waaye macaanto si joog adaa wax arki doono koley alaa I og ♥
@InshaarSiyat
@InshaarSiyat 3 ай бұрын
​@@haniahmed5547dhaqan Celis Miya ukente😂
@mahamedqalpi7210
@mahamedqalpi7210 Жыл бұрын
Yah heesta
@shamsoabdul6185
@shamsoabdul6185 4 жыл бұрын
Allah ha waawiyo waa walanyihiin dadku anaga kasosocona urup waxa mayalan
@kaltuunabdullahi203
@kaltuunabdullahi203 4 жыл бұрын
marka yurub tageysay adba waa laguu shegay iney waxba aalin waana aaday
@InshaarSiyat
@InshaarSiyat 3 ай бұрын
Somali wax iskumaogala oo comment ah😂
@simrancadey4153
@simrancadey4153 4 жыл бұрын
Wale dalkeyga cudur igama eryin gaajo ilaah nama tusin nabadiina anaagaa fageynoo ku abuurnay qalbigen qabiil dad keeygow ima qal inaan qaxooti ahaano dan nooma ahee waa inaan illaah u noqonaa dalkeenii dib u fiirinaa aa way dhalintii dalka u ahaa ubixii walee waa idinke tashada baan idin leeyahay yurub maahan dalkaagii ubixii wadan kaa tihiin
@aliwarsame5127
@aliwarsame5127 4 жыл бұрын
Yurub maxaa yaalo
@amlahassanamla671
@amlahassanamla671 4 жыл бұрын
Gusbaayalo sificn uciyara wliba😀
@ikarade3274
@ikarade3274 4 жыл бұрын
Inkaarey qaaban, dad haysto fursad ay wax ku bartaan oo qaxooti soo tahriibaayo.
@saadaqsayidcali171
@saadaqsayidcali171 2 жыл бұрын
HadaY wax Bartaan adimaa Shaqo Na SiinaYsid?
@ikarade3274
@ikarade3274 2 жыл бұрын
@@saadaqsayidcali171 beer tabco, ama mallaay lasoo bax, ajaanibta ka shaqeysta Somalia.
@mahamudabdilshi4294
@mahamudabdilshi4294 4 жыл бұрын
Meshu balbalar badanaa
@calitixane3673
@calitixane3673 4 жыл бұрын
Heesytasa af mayga xagee ka helee
@naajicade599
@naajicade599 4 жыл бұрын
Hestaan yaqaday asxpta
@fawziyaabdou5269
@fawziyaabdou5269 4 жыл бұрын
Rajaan kalleenahay kulahaa janadii maa kahoreyso naftooday biimeynaayaan
@SahalXussein-wz2vb
@SahalXussein-wz2vb 11 ай бұрын
WAR. DAD KEENII. SOMALIYEED WAXAAD.MODAA
@kaahinsaleban9456
@kaahinsaleban9456 4 жыл бұрын
aar heesta qofksa qaada soo sheega
@jaamacjilbadhere1849
@jaamacjilbadhere1849 4 жыл бұрын
Abwaan tarash aya ladhaha
@dahirabdullemohamed2078
@dahirabdullemohamed2078 Жыл бұрын
Dadkan hees ayey ka hadlayan xalad xun ayaa jirto
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 2 жыл бұрын
$20,000 -$40000 aad ku tahriibeysan oo la idinku cadabaayo, wadanka hadaad business ooga furataan ama xirfad ku barataan, ilaahay wuu idin barakeynayaa oo millionaire baad ku noqon kartaa, oo europe iyo mareynkan aad imaan kartaa adaa millionaire busienssman ah.
@somali1-
@somali1- Жыл бұрын
Wadanki hadi nalagu dilayo kawaran
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 Жыл бұрын
@@somali1- sxb ani kuma dhihin ha soo bixin oo meel ka nabad badan hadaad dhib la’aan aad ku tagikartid, sida wadamada dariska, ama leyn America /Europe heli kartid dhib la aan, lakiin in saxara lagugu jirdilo 2 sanno, wixii lacagna madax furasha lagaaga qaato, ama doon badweynta kula qalibmato waa laga caqli badanyahay
@najah140
@najah140 5 ай бұрын
5000 lee ka baxeyso mugdisho to Turky Ilaa Greece 🇬🇷 Maahan lacagtaas badan
@InshaarSiyat
@InshaarSiyat 3 ай бұрын
​@@defensegeneral9893tahribka aya Kala ah kan Libya adher wala iska dhafe😂
@InshaarSiyat
@InshaarSiyat 3 ай бұрын
​@@najah140maisracna😂
@awadabdurahman5331
@awadabdurahman5331 4 жыл бұрын
Heesta maymaga waa ka waayay youtub see ku heli karaa
@sharmamoha6502
@sharmamoha6502 4 жыл бұрын
Iimaan La Inaada Soomaaliya barwaaqaa Taal Calfada Wixii Tooɗu Gashana Way Dhiman AshahaatA
@ahmedmohamed1083
@ahmedmohamed1083 4 жыл бұрын
War hesta maygaa yaa qaada
@user-hq2le8xy4k
@user-hq2le8xy4k 7 ай бұрын
masha maxan ku rafada
@dayaxjordan4383
@dayaxjordan4383 4 жыл бұрын
Hhhh xariifkan indhaha xirtay oo al shabaaka u eg bal fiiriya Maala qabto
@raxmasalad8359
@raxmasalad8359 4 жыл бұрын
Ilahay dadka somaliyed dhibta haka saro dhibta wayo hadi dalku nabad iyo dawladi ka jirto dadkenu may tahriiiben iyo inta kale ee musliminta ah bee
@saqdhexcali6178
@saqdhexcali6178 4 жыл бұрын
Yurub gaaja taala
@najmaibraahim4191
@najmaibraahim4191 2 жыл бұрын
Yurub ceyr baa laqaataa nolol baa taalo lalahaayaaaa
@salebanibrahim4771
@salebanibrahim4771 Жыл бұрын
dadkan leh dalkii hooyaaa barwaaqaaa maxay arkeeyeen oo barwaaqaaa
@salebangambol587
@salebangambol587 Жыл бұрын
Salmaan jambalaya siciid qarax kuma dhiman miyaah wanba yabanahaye
@saiddahir4076
@saiddahir4076 4 жыл бұрын
Wajiga dadka shucaa kufura
@Ismaotii
@Ismaotii Жыл бұрын
😂😂 lo’a ma u egahay
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 14 МЛН
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 9 МЛН
LONDON: MAXAA LAGU ARKAY CUNTADA SOMALIDA?
8:55
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 81 М.
Khadar 3: Nolosha Yurub
5:29
Telling the Real Story
Рет қаралды 52 М.
TAHRIIB MARKHAATIGA NOOL  SOMALIA TO  YURUB 2023
21:15
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 27 М.
TAHRIIBKA YURUB EE DHINACA BELARUS OO LAGA QEYLINAYO
4:03
Farhan Jimale
Рет қаралды 17 М.
TAHRIIBKII ABID UGU ADKAA  |  MARKHAATIGA NOOL VS  MAGAFE!
28:00
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 22 М.
Sidee ayay Somalidu ugu nool yihiin Angola
26:34
Hereri Media
Рет қаралды 45 М.
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 14 МЛН