No video

HEESTA UURKIYO QALBIGA||XABIIBO XASAN TOOXOW||BALWO LYRICS

  Рет қаралды 442,232

Balwo Lyrics

Balwo Lyrics

4 жыл бұрын

Balwo Lyrics waa channel u xilsaaran in uu idin soo gaadhsiiyo heeso xul ah iyo xog sugan.
Si aad mar walba ula socoto heesaha qoraalaysan ee aannu soo gelinno janalka, fadlan subscribe saar oo jaraska/gambaleelka taabo.
@BalwoLyrics

Пікірлер: 166
@indhodeeqa2909
@indhodeeqa2909 Жыл бұрын
Heestan wiilkan u qadijiray 2019 mnta waa xaasle awlad leeh ilahy haku barakeyo rerkaga hesta ika so xasusisay Ana miid khayr qaba ilahy haysiyo
@hustlershustlers4ever541
@hustlershustlers4ever541 Жыл бұрын
Amiiin qrxy
@CaynaasheCabdicasiis
@CaynaasheCabdicasiis Жыл бұрын
Sharaf baa ledahay walal qali Insha alah waad guuleysan ❤
@BishaaroZalad
@BishaaroZalad Жыл бұрын
​@@hustlershustlers4ever541😂 9. 😢 ⅞
@inaalibudul8957
@inaalibudul8957 9 ай бұрын
Masha ALLAH walale guulayso insha ALLAH
@slyadckyalii1784
@slyadckyalii1784 8 ай бұрын
Inshaallah Allah will give you best man ever❤
@AnnoyedAquariumFish-dr1uz
@AnnoyedAquariumFish-dr1uz 4 ай бұрын
2024 who's still listening 🎧😂😊
@user-xh7jq9xn6m
@user-xh7jq9xn6m 3 ай бұрын
Same😂🫶🏿
@user-xh7jq9xn6m
@user-xh7jq9xn6m 3 ай бұрын
Same 😂
@abdullahiabdinasir6943
@abdullahiabdinasir6943 11 ай бұрын
heestan waxaanan iloobaynin 2013 from diridhabe to addisababa maalinkaas xaaladda aan kujiray waa mid uu ilaahay uun ogaa. qoftaas ilaahy meel kasta oo ay joogto farxad hakusiiyo.
@adnacumar1405
@adnacumar1405 4 ай бұрын
heestaa wiilkaan u diri jireyy maanta ma haysto ilaahay haysoo celiyo aamin iidhaha
@abdinooryussuf4007
@abdinooryussuf4007 2 ай бұрын
Amin😢
@Ashoyusuf-hq8ei
@Ashoyusuf-hq8ei 3 ай бұрын
30/4/2024 galbnimo wiilkan aadka ujeclahay allow calaf igu dar plz aamiin iidhaha hadaad iga danbayzaan❤😢
@abdinooryussuf4007
@abdinooryussuf4007 2 ай бұрын
Amin
@aliyaaahmadali4474
@aliyaaahmadali4474 Ай бұрын
Amiin
@maxamedcali5959
@maxamedcali5959 2 ай бұрын
15/may/2024 haben arbaca ah 😂
@mohamedyusuf9416
@mohamedyusuf9416 4 ай бұрын
Waxaa hadeer qaadayo Xaawo maxamud xaawo wiilo waxa lagu duubay New Zealand,heesti xabiibo tooxoow
@xargagamusic3559
@xargagamusic3559 8 ай бұрын
2023 december 5 sacada 18:12 wadanka muzambique gobolka sofala degmada dondo goobtayda shaqada ayan ku dhagaysanayaa heestan ❤
@faaraxgaaboow715
@faaraxgaaboow715 2 жыл бұрын
Sixid: Ehelkaad NO 🚫 Eelkaad wadnaha ku abuurtay ✔
@daahiraxmed6923
@daahiraxmed6923 2 жыл бұрын
Saxiix ustaad
@cabdishakuursaleeban7560
@cabdishakuursaleeban7560 Жыл бұрын
Ok
@rahmamoh5466
@rahmamoh5466 2 жыл бұрын
Amaan iyo ducaba wad istahshaa xbbi Maxamed 💙💙💙
@azhrafleo8113
@azhrafleo8113 2 ай бұрын
Gabdh kaliya kujirta qadad waynta aan heesaheeda dhagysto xabiibo tooxow best singers 👩‍🎤
@mahadabshir4536
@mahadabshir4536 2 ай бұрын
Hhh magool madhagaysatid miya qawdhaney
@waashekokaleciise7470
@waashekokaleciise7470 2 жыл бұрын
Heestan one hadii aad tahay qof wax jcl❤️❤️♥️♥️🥰🥰😪
@Najma2345
@Najma2345 3 ай бұрын
12/April/2024 Wa malin Aan habenimdedi is Argney wiilkan Ragga Oo dhan ka xushey "AbdiQafar Mahmoud "❤ Haben kasta Oo is Argnba heestan Ayaan so boqda 12k habenimo ❤😻.1:30.
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 2 ай бұрын
00:43 habeenimo dawanayaa aniguba
@tumaye5558
@tumaye5558 4 ай бұрын
Aduunyada dhamman Inta dumar kunool wa adg oo taan alkunte😢❤
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
*Somaliland 💚🌧️❤️*
@aishaibrahim9679
@aishaibrahim9679 Ай бұрын
2024 bn dhageysanaya fv song anigo single ah wxaa dib usoo booqn doona comment keyga hdan helo midaan ugu heeso heestan miraha mcnie I.a 😭❤️‍🩹
@FarhiyoHirsi-dg6ip
@FarhiyoHirsi-dg6ip Жыл бұрын
Aniga insha allah sosaraya iyado khatara❤
@maqsudmusse3194
@maqsudmusse3194 6 ай бұрын
2024 yakaloo dhagysanaya❤😂
@user-gv3dn8rl5t
@user-gv3dn8rl5t 5 ай бұрын
Ani😂
@user-xe7fr7rn3h
@user-xe7fr7rn3h 5 ай бұрын
Ani😅
@moha__berdilacshe
@moha__berdilacshe 4 ай бұрын
Aniga🍃🍂
@Guul__production
@Guul__production 4 ай бұрын
Ani
@user-sf6lp7en9n
@user-sf6lp7en9n 4 ай бұрын
Ani ❤
@AbdiAli-xw3my
@AbdiAli-xw3my 6 ай бұрын
La meilleure chanson pour moi ❤❤❤❤Wa hesta an u jeclahy hesaha ❤❤❤
@XamdaDagan-in2tl
@XamdaDagan-in2tl 7 ай бұрын
2024 still listening 🎶 👌 ❤
@aliibraahim4538
@aliibraahim4538 2 ай бұрын
2024 maxad kaso dontey heesta dadka waweyn😂😂😂
@farhansandheere-sx9zz
@farhansandheere-sx9zz 7 ай бұрын
waxay ahayd 2012 makhrib dukan weyno aderkay laha kashaqeya markas kaso rawaxay aya hoyo isoo wacday igu tiri alabta nocasa soqad waa magalo puntland kutala dukanka markan lacagta udiri rabey ayaa lacagti number khaldan kudiray 4 dollar ayey ahayd kadib anon weli numberki kadaba tegin aya ninki lacagtisi udiray markale markan dhaqaqay ano is leh numberki wac ayuba asagi iso wacay wan qabtay wa qof dumara oo cod yar weliba waxay tri maxay tahay lacagtu wllo waxan ku iri way igaso qaldan tahay ee iso celi hadal kaftan ah ayey itiri gababan ahe hada ideyso kawaran anba wilyar ban ahe ino kala qaybi ayan ku iri maye wan kuso diri ayex tri kadibna way igu jartay telfonki inyar kadib message aya iso dhacay wan egay waa 4ti dollar 2 dollar ayan uceliyey kadibna wan wacay kaftan kadib wan is isbaranay 2 asbuc kadib ayan dabecad wanagsan kaftan sheko wadag ayan noqonay 2 asbuc kadib ayan goor casara kulanay wuxu ahaa kulanki jacaylka saidka igu beray awalba ano dabcigeda ladhacay waa waqti tahribta dhalintu xargaha goostay oo subax walba laysku waraysto reer hebel wilkodi wa tegey hebelkale wa laway welwelka dhalinta aya waridka dhibayey mudo marki jacaylkeni socdey kulankenu waa yara anigu jamacada aya isocotey ayana secondary school ayey dhameyn rabtey walalehed hoyaded ehelkedi odhan wan bartay wana laysku kaya bartay anigu mushahar yar ayan kaqata bakharka ader abe wa dhintay agonimo ayan kuso koray welina waxa joga qar iga yaryar oo agoon ah jacaylkeni xarguhu gostay dhafar jacayl aya no bilowday schoolki dhameysay 10 jer kabadan ayan habeynki telfonka isku demin jirney ohin darted marka hadli kari wayno lacag aan ku Dono iyo midan ku arosto midna mahayo wa laysku ken bartay adero ayan ushegay waxa ehelki kutashteen in la idono gbdha la idhiso si anan utahriibin wana laysku raacay waa loo gole faristay waa nala siyey waxay ishegtay beryahas in ina abtiged kayimi qurbaha oo jogo magalada marki gbadhi la isiyey balanki meherka hotelki qabsanay holki meherka kireystey warqadihi lagu gelayey qaybinay meherki oo ila 10 sacadod kahartay aya reerki naso wacen waxay dhehen meherka jojiya waxba naga si ahe lacagti serviceka lagu qaban laha hotelka qar badan way kharash garoben nasuga nasuga ayey 3 asbuuc nagu waden gbdhi waxay ishegtay in wiil abtiged dhalay lagu dari rabo oo qurbaha kayimi sasna u meherku ubaqday ana habar iyo duco mid doro aya laygu yiri ayey igu tiri ader iyo hoyo ayan ushegay waxa la go.aansaday in gbdha iska dayo faraha kaqado reerka sas yelay hotelki lacagti inyar aya noga baqatay wana soqadanay wixi kale way khasartay inan meher xad sameyno ayan ka codsaday samiiro balse way iga diidey telki inay igu dhegeysato ayey bilowday wicida way iga yaraysay markan ushego waxay dhehda busy ayan aha ila ay telfonki bedelato jacaylki wu igu keliyeystey feker howl adun ibilabatay waxan go aansaday inan tahriibo aakhirki Australia ayan sal dhigtay waa qiso xaqiqa aniga igu dhacday jacaylkaan wadaagnee waayo aan jilaynee wadneheena jifsaday adaa wiiqayoo diley wadadiisi sooxiray ana waayihii beri wixii aad kunoshahay warkaagaba ma an helin hadaan kuu waramo ani hadaan wayd ahaa beri agoonimo awareentoo lacagi weelka ugu jirin maanta waan wacnaadoo pasaporka weyniyo lacag waafiyaan helay adigana kuwaayoo kugu wiirsan maayee weyne waxan katuugaa midaan wayrax kugu noqon werdi qoorta kuusura wadnihiisa kugu haba sidaan waayo kula rabey weynahay hakugu simo hadaan beri kunuglaa naftaydaan taba Baroo naruuriyo hadal jilic naxariistii waan kajaray sidaad nabar ugu dhigtee miyaan naag aaminaa 😢😢😢 ilaa dhowr hesod ayan kasameyey qisadaydan fananka udhibi laha bal somaliyey commentiga igu reeba
@raaxoAbdilaahi
@raaxoAbdilaahi 28 күн бұрын
Ugu dambayn wad nasatay
@Edenmaha
@Edenmaha Ай бұрын
2024 still golden for me 😢
@abdirahmanlyrics3023
@abdirahmanlyrics3023 6 ай бұрын
2024 still alle haku naxariisto❤
@farhiaosmandirie8594
@farhiaosmandirie8594 4 ай бұрын
Aan aqal galnee ubax iga gudoon❤😊 Z...
@sacdiyo2059
@sacdiyo2059 4 ай бұрын
2019 ano jacel la ildaran ba dhageysan jiray jacelkii guul dareysaty allow mid wngsn isii😢
@apdallaxasan8790
@apdallaxasan8790 2 жыл бұрын
M.a fannaanad aan taagero Allaha unaxariistee maamada❤❤❤❤
@candaloforextreding7467
@candaloforextreding7467 2 жыл бұрын
way nooshay wll xabiibo xasan toooxow
@Ahmadkhadar9
@Ahmadkhadar9 4 жыл бұрын
2020 😁still listening 👂🏼😀✌🏽❤️
@hani1457
@hani1457 2 жыл бұрын
2022
@anisohirsi7236
@anisohirsi7236 2 жыл бұрын
2023😂😂😂
@Ahmadkhadar9
@Ahmadkhadar9 2 жыл бұрын
@@anisohirsi7236 😁😁😅
@halimoa4348
@halimoa4348 Жыл бұрын
2023
@mullermohamedgarane405
@mullermohamedgarane405 10 ай бұрын
2024😂
@AbdiRahman-ko5wj
@AbdiRahman-ko5wj 8 ай бұрын
WAA MIRIHII IYO LAXANKII IYO KABANKII ABWAN BARE MAXAMED. FIIDAW LEENTO LUUQDII FANANADA XABIIBA XASAN TOOXAW
@osmanheymoy5527
@osmanheymoy5527 4 ай бұрын
Kabanka waa cabdicasiis jarmal
@rashidsufi33
@rashidsufi33 Жыл бұрын
2023 still love this song
@mohamedyasin7726
@mohamedyasin7726 2 ай бұрын
Sxbkay Wlaalkay Maxamed Cali Nuur islaan cali buraale ayaa heestan jeclaa oon ku bartay sxb noloshu kuma xumayso
@safiyanaasir2827
@safiyanaasir2827 Жыл бұрын
Aammaan iyo ducaba Waad istaahishaa Sacad.😭💍
@mahadabdirizaksulaiman7824
@mahadabdirizaksulaiman7824 2 жыл бұрын
Sixid= Ehelkaad maaha ee waa eelkaad
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled Жыл бұрын
Arakiisa kan ku ildoog sadow❤❤
@caroonejimcale3172
@caroonejimcale3172 3 жыл бұрын
Ereyada laxanka garaciska kabanka waa barre maxamed fiidoow cigaal leento
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii iyo laxankii barre m.fiidoow codka xabiibo x.tooxow
@abdirizakjafane1178
@abdirizakjafane1178 10 ай бұрын
Erayadii iyo laxanka iyo kabankii Abwaan Barre Leento
@abdirisakmohamed1853
@abdirisakmohamed1853 3 жыл бұрын
2021 ❣️✌️from Berlin 🙏
@beelizamaxamedcusmaan9771
@beelizamaxamedcusmaan9771 3 жыл бұрын
Love this song ❤ 💕
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Xabiiba xasan tooxow ❤❤❤❤❤❤
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 2 жыл бұрын
Xabiibo xassan 👍👍👍👍
@apdirashidrashka5895
@apdirashidrashka5895 Жыл бұрын
Waxn dhagysnaya haben 18 May 2023 2:33 Am habeenka kala badhki waa haben qof Ana jacylkisa la ildarany anigo qofka ka shaki qaba wlhi waxd mooda inan film dawanyo Allhow hady khair ileday I Sahal iyadu markste Wye iso dhawanysa hadana niyadaydu Maya ayy igu leeday bi waa jacaylooooooow😔
@sayidka6911
@sayidka6911 3 жыл бұрын
Codkaan maahan codkii xabiiba xasan tooxow ee dareenka lahaa. Ee iska sax
@kawtharabdulahi3871
@kawtharabdulahi3871 2 жыл бұрын
I think waa saaco
@abdiqaniaadan8455
@abdiqaniaadan8455 4 жыл бұрын
Eesh calaa hees
@abdiwasacfarah890
@abdiwasacfarah890 3 жыл бұрын
19/11/2020 From Djibouti
@gantalyano8982
@gantalyano8982 6 ай бұрын
Hages jogtaa os kudageysani hysa hestan me Mombasa kenya🙏🙏
@abshircarab18
@abshircarab18 3 жыл бұрын
Codkaan saaco cali ayoo u eg yhy xabiibo xasan ma ahan lkn heesta xabiibo xasan tooxow leh
@yaxyec4972
@yaxyec4972 Жыл бұрын
Hadda qof kale ayaa qaadaya lkn meesha kuma xusna.
@abdimajiidabdikariinaadanw9907
@abdimajiidabdikariinaadanw9907 3 жыл бұрын
2021-05-12 Muqdisho💓❣
@cabdixaajicabdule1960
@cabdixaajicabdule1960 2 жыл бұрын
Guleed🥰🥰🥰😰
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 4 жыл бұрын
Ereyadii iyo laxankii iyo garaacistii Abwaan barre maxamad fiidoow(leento)
@abdullahiyare8314
@abdullahiyare8314 4 жыл бұрын
MALAAYIIN MEDIA Alla ya cisak wad asiibtay codkuna wa hobollada qaaligaa Habiiba hassan Toxow
@aishahaji5848
@aishahaji5848 3 жыл бұрын
Uurkiyo qalbiga hadiyadn ku ol ubixiyo ⚘jaceyl ❤kulamn sugeen
@Tolmaan21
@Tolmaan21 2 жыл бұрын
Voice xaboobo xasan tuxow ma ahn
@abdi3548
@abdi3548 2 ай бұрын
Still listening 👂🏻 2025
@qalbisame9111
@qalbisame9111 2 ай бұрын
Waar kadaa dadka
@hudaabdirahman5374
@hudaabdirahman5374 2 жыл бұрын
Wali yaaa ila dhagaysanaya🥺
@sakariyeliverpool1593
@sakariyeliverpool1593 2 жыл бұрын
2022 27 may from burco Togdheer ❤️
@caashacali6810
@caashacali6810 5 ай бұрын
2024😢
@Yaasir_Yaaska
@Yaasir_Yaaska 3 жыл бұрын
1/2021 salaam Yaa salaam
@ismailmohodin-wk6zy
@ismailmohodin-wk6zy Жыл бұрын
Still listening 2023😢
@bashiirxasan6483
@bashiirxasan6483 12 күн бұрын
Sida eeridhaban maxa laga wadaa
@SalaxCawed
@SalaxCawed 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤hees jacal
@helloworld5660
@helloworld5660 Жыл бұрын
Aman iyo ducaba Wad istahisha kiiyow🤍😀
@adnayasiin8853
@adnayasiin8853 4 жыл бұрын
Heez Macan
@ilhaamnor
@ilhaamnor Жыл бұрын
Xusan💍♥️
@hareedabdi5417
@hareedabdi5417 3 жыл бұрын
2021 I'm listening
@Barkhad-Films
@Barkhad-Films Жыл бұрын
2022 watching favorite song
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Waaya waaya👍👍👍👍
@hanadyare9122
@hanadyare9122 Жыл бұрын
2022 still listening💥💌🥰
@enganaasirmahamedadan6889
@enganaasirmahamedadan6889 3 ай бұрын
Urkiyo qalbiga hadii aanad ku ool
@xamdiyahbintumoha1340
@xamdiyahbintumoha1340 Жыл бұрын
2023 still listening ❤️🥰😎🤚
@dulmidiiddhagaweeyne7537
@dulmidiiddhagaweeyne7537 Жыл бұрын
Ehelkaad maaha ee waa Eelkaad = dhibaato raad xun reebto inta badan
@yaasirbocorey9798
@yaasirbocorey9798 Жыл бұрын
26/4/2023 still listening 🎶 😢
@abdikadirabdirahmanaden7552
@abdikadirabdirahmanaden7552 11 ай бұрын
Aambaa 😂
@IsmailIsmail-on3pb
@IsmailIsmail-on3pb Жыл бұрын
Sixid. Maaha: .......... EHELkaad wadnaha ku abuurta.... Wxy Tahay: ...... EELkaad wadnaha ku abuurta.. Eel = Utun (Nabar) markaa EEL waa nabar qarsoon (aan la taabankarin)
@ixsaanmahdi4488
@ixsaanmahdi4488 Жыл бұрын
Still listening 2022 😮
@aliasmile1629
@aliasmile1629 Жыл бұрын
Still listening ❤ 2023
@abdixaliim
@abdixaliim Жыл бұрын
2022 Sep 26 Mogadishu 🇸🇴
@canaadali-xq2gb
@canaadali-xq2gb 2 ай бұрын
habeen ay jimco soo galeyso Ayaan daawanayaa 6:57
@halimoa4348
@halimoa4348 Жыл бұрын
♥️♥️♥️♥️♥️♥️😘😘😘😘😘
@qurux_dumar
@qurux_dumar 6 ай бұрын
2024 still listening🥹❤️
@user-ti1qb7wm2k
@user-ti1qb7wm2k 9 ай бұрын
2023 salasa 7dii bishii 11aad borama
@ironlady8943
@ironlady8943 Жыл бұрын
2022 😢❤
@ahmedmohamed2241
@ahmedmohamed2241 8 ай бұрын
❤❤❤❤
@nasromohamed1174
@nasromohamed1174 2 жыл бұрын
2021
@nasracadeyhanaan9127
@nasracadeyhanaan9127 3 жыл бұрын
2021❤😃
@maslaxxasanxuseen8461
@maslaxxasanxuseen8461 2 жыл бұрын
2022 mareykanka
@qadaafiking6420
@qadaafiking6420 2 жыл бұрын
2021😓😓😓dhaga maka baxdo hestan😪
@samiirosagal5637
@samiirosagal5637 Жыл бұрын
2023 still listening❤
@qaalishmohamedwehliye6601
@qaalishmohamedwehliye6601 Жыл бұрын
Inaan kuu tirshe ayatiin kuwaar🥺🤕
@ishqyboy
@ishqyboy 3 жыл бұрын
Masha Allah
@tufahkhaliif7225
@tufahkhaliif7225 7 ай бұрын
20:42 sun 17-12-23 ❤❤❤
@dalmara6796
@dalmara6796 Жыл бұрын
Heestii Saado Cali “Ajashaan dhamaan” iyo heestaan keebaa horeeyey laxanka waa isku mid? 🤔
@khadarhinomoalin1515
@khadarhinomoalin1515 2 жыл бұрын
2022 👂
@user-wq9xc6fy2u
@user-wq9xc6fy2u 7 ай бұрын
30/12/23 still listening
@deeqsanabdulkadir4020
@deeqsanabdulkadir4020 Жыл бұрын
2023 still love this song 😊
@aliedin9448
@aliedin9448 Жыл бұрын
❤❤❤
@sihaamhassan-wl3co
@sihaamhassan-wl3co Жыл бұрын
Still watching 2023😩❤️
@amranbashir2438
@amranbashir2438 2 жыл бұрын
Lasty month 2021
@sakariyemohhamett5201
@sakariyemohhamett5201 2 жыл бұрын
I listening 2022
@mowleedabdi2003
@mowleedabdi2003 4 ай бұрын
2024😢😢
@user-jh4by8yo1m
@user-jh4by8yo1m 2 күн бұрын
2024😂❤
@somalitv3394
@somalitv3394 2 жыл бұрын
2022🥰
@sucdimohamedroble7461
@sucdimohamedroble7461 Жыл бұрын
2023❤🎉😊
@saamicadde3402
@saamicadde3402 7 ай бұрын
2024 stiil listening
Xabiibo Xassan Tooxow   Aasaaska dunidiyo anigu dumar baan ahaa
9:21
HEESTII IXTIRAAM LYRICS| |XABIIBA XASAN TOOXOW
10:17
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 918 М.
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 55 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 208 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 45 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 66 МЛН
heesti eed male naftaydani xabiiba xasan tooxow iyo lafoole
6:14
dudub qaraam music
Рет қаралды 117 М.
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA | ISHA SACABKA MARI | QAARAMI LYRICS ||
9:39
QAARAMI LYRICS
Рет қаралды 1,3 МЛН
Jacaylkaan igu ligligan |Cakuye|(Original)
8:21
ADDE JAMA
Рет қаралды 40 М.
XABIIBO XASAN TOOXOW HEES ADUUN LYRICS
7:38
Qaran Boy
Рет қаралды 563 М.
Hees: Xaggaaga markaan u ciiray|| Kinsi X. Aadan||Balwo Lyrics
6:13
Muna keyf Heestii : Uurka Iyo Qalbiga
3:53
Mustaqbal TV
Рет қаралды 60 М.
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 55 МЛН