Xalana waxa kasocda gacanteey kasii baxayaan waxaan kuu wada yaabki Adunka

  Рет қаралды 23,202

MORAAL MEDIA

MORAAL MEDIA

Ай бұрын

Пікірлер: 157
@zakinice59hakim
@zakinice59hakim 29 күн бұрын
Ajanibta wadanka somaliya kunool waxa ay ka macsiyestaan dumarkena waliba dumarka ugu quruxda badan ,waxana sawab u ah kitabka quranka karibka ah si sax ah loogu ma dhaqmo duwlad iyo shacab boqolkiiba 76% marka lacagta aya dadki washay lacag darteeda aya ay ugu baxayaan diintooda lacag darteed aye dumarka qaar macsi zino ah ugalayaan io raga qaarna ay u dorteen in ayaga la isticmaalo sida qowmo lood macal. Subxanallah allah so hanuniyo inta duleeysan .
@fatimaibrahimfatimaibrahim3214
@fatimaibrahimfatimaibrahim3214 29 күн бұрын
Bisinka walahi wadankena wa losotashty subxanallah cadiim Allahuma najayna
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 29 күн бұрын
xalane iyo wadanka ha la kala xidho
@osmanmohamed4760
@osmanmohamed4760 29 күн бұрын
“Asalaamu Calaykum “ Nimankan dhalinyarada ah ee u istaagay howshan culus si ay dadkooda uga badbaadiyaa dhaqan xumada iyo gaalnimada waa ay Mahadsanyihiin, Alle ayaa gudi kara Abaalkooda. Inagu waa in aan lashaqayno oon dhiiri galino waayo dawlad hawshan inooqabanaysa ma,hayno! Dhulkiima iyo diintiina dhalin yarooy ilaashada.
@AbubakarAli-mu4ot
@AbubakarAli-mu4ot 29 күн бұрын
❤❤❤
@FarhiyoMohamud-ht6fq
@FarhiyoMohamud-ht6fq 29 күн бұрын
Mashaa allaah jizakallaah xusen
@aminamohamed9733
@aminamohamed9733 29 күн бұрын
Gaal iyo islaam wax la aamini karo ma hiraab caruurta iyo dhalinyarada waa in la ilaaliyaa. Wadankeenu waa dayacanyahay ilaahayow na badbaadiyo soomaali dhamaanteed.
@hudaahmed4163
@hudaahmed4163 29 күн бұрын
Sofaga wixi edebdaran oo diinta ku xadgudba nacaladi haku dhacde Idinkana all ha idin xafido
@fatmahmohamed5068
@fatmahmohamed5068 29 күн бұрын
Ragoow fadhiga iyo hurdada ka kaca ,Subhaanallaah
@malyunukash2975
@malyunukash2975 26 күн бұрын
Acudu bilaahi mina sheydaani Rajiim Alaah ha ku xifdiyo. Hawal culus baad ku jirta. Xasbiyalaah wa nicmal wakiil. Xasbiyalaah wa nicmal wakiil. Xasbiyalaah wa nicmal wakiil.
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 29 күн бұрын
WAA MEELE CARUURHA LAAGA SOO GAALO XALANA EEDYN
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 29 күн бұрын
Waa in gabdhaha xitaa lasooqaqabtaa xalane waa meel quruntay soomaalidana mashruuca qabaliga ayaa loofuray
@hudaahmed4163
@hudaahmed4163 29 күн бұрын
Xalane hala xiro oo anku mudahiradno
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 29 күн бұрын
Yaa awooda taas malayin ayaa kasogasha kuwa shacabku dortay bes xildhiban noqo waad dhargi bes 3qof ayaad🎉qalan kadibna qalas
@Umo580
@Umo580 29 күн бұрын
XALANE WAMEEL BELOGASHAY SOOMALIYA WALOSOSH QATEEGEYE XASANA XABAALI U FAGAYA SUBXAANLAA
@user-fx2km1vj3t
@user-fx2km1vj3t 29 күн бұрын
Taatoo ga maxaa ka qaldan qofku waa toobad keeni karaa
@SuadMohamud-ql1cc
@SuadMohamud-ql1cc 29 күн бұрын
Waa sax but adoo muslima oo og mxaa kugeeyyy
@sacdiyafarah5746
@sacdiyafarah5746 29 күн бұрын
Arrimaha moodaan ah waxaa lagu soo dhoweeystaa dadka waa si aan looga dhalin. Dadka wax dulleeya wexey kusoo galaan dadka sama falnimo iyo in ay dadka samaystaan jaceyl been ah si loo Aamino. Waa sida jaaratiyada .jaaratiyada waddanka halaga jaro iyagaa dadka dulleeya.
@jamilanor653
@jamilanor653 29 күн бұрын
Dadka u bahan oo u dhimanaya la'aanted ayaa jiro, lama goyn karo😢
@mohamednur1696
@mohamednur1696 29 күн бұрын
ALLOOW RAGGII RAGGA AHAA XAMAR IYO KOONFUR U SOO CELI,IYAGAA SHAQA KA QABANAYEE❤❤😂😂
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 29 күн бұрын
hussein jaamac allaha xifdiyo wllal qaaliya dawlad meesha kamajirto
@SamiiraXiiray
@SamiiraXiiray 27 күн бұрын
SUBXAANALAAH. ILAAHOW QATUMADA KHAYR NOGU QATIN DHAMANTEYN AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@mohamednur1696
@mohamednur1696 29 күн бұрын
ANUUN BAYSKA DAALIYE ,,,,,DHEGUHU UMA DALOOLAANE,,,,,,DADKAAN LA HADLAYAA BAAN LAHAYN,,,,,,DUX IYO IIMAANE❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂
@Nur958
@Nur958 28 күн бұрын
Ilaa xalane jirto dhibkaaan wuu jiri marka balada meesha ayfadhido aaba xalane ah deeda kale gabdha soomaaliyeed marka lagareebo inta fiican kuwo badan haday arkaan ajaanibta way daba ordaan ku badan aan ku arkay maraykan oon kareebi waynay west africaan markaan college ka kujiray shan shan ay uraaci jireen markaan ladagaalnay uu yiri ayaka aa idaba ordaye ee iga reebta subxanallah
@faisaabdulahi8264
@faisaabdulahi8264 27 күн бұрын
Dowladu wax ay ka warhayso ma jirto yaan been la isku sheegin hey wax aad ka warhaysaan ma jirto meeqa sano ayey joogaa xamar immisa sano ayey degenaayeen xalane meeqa sano ayaan maqlaayey uuna qof shacab ah inuusan gali karin xitaa ka isku sheegaaya madax waynaha hey war meesha quruntay ha noo sheegin intaad afaaro qabiil aad ku mashquulsan tihiin gabdhihiina meeshaasi lama gaysteen nin caddaan ah maysan la joogteen waa dad gaajo hayso oo dowladu waxba siinaynin markaa Waxay isleedahay si ay wax ay cunto uga hesho walee madaxda soomaalia aakhiro halkay aadi wadankoodii ay xukumaayeen warba uma haayaan lacagtana iyaga ayey ku maqan Tahay ilaahay baa u maqan dalkeenii walaahay yaa rabi adaa waynoo waaxidee u naxariiso masaakiinta dalka ku nool aysan madaxdu waxba ka ogayn
@hamdiabdullahi3855
@hamdiabdullahi3855 29 күн бұрын
Subxaan Allaah Ilaahayow xaqa nagu suug 😢
@sofiamohamed6844
@sofiamohamed6844 29 күн бұрын
War haloo daayo wadanka Ragii ay ka baqdaan soo noqdaan kuwan wax ma hayan Parliamenka sheeko ciyal ayey ku hayan balaayo calamo badan caku meel ay noo fadhido Sacdiyo firinbi Qoman luudka u fadhida ahow dalkii
@nasroali2077
@nasroali2077 28 күн бұрын
Thanks xuseen
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 29 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@gamer5Real
@gamer5Real 29 күн бұрын
Masha Allah ❤❤Habmlayo Habmlayo Habmlayo
@yaxyemaxamed3268
@yaxyemaxamed3268 28 күн бұрын
illaaheey dalka iyo dadkaba ha badbaadiyo waxaan waa calaamaatu saacah xiligii uu nabiga s.w.c sheegay weeye qofkii diintiisa kudhaganaada waxeey lamid tahay asoo dhinbil dab ah kudhagan marka illaah diinta hanagu sugo dhammaan teen i.a
@AbubakarAli-mu4ot
@AbubakarAli-mu4ot 29 күн бұрын
Keep going wll ❤
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 28 күн бұрын
Xamar Xoreyen baye u baahan Tahay Meeshaba Xalane Ayaa laga Xukumaa
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 29 күн бұрын
Ilaahay iyo Adoomadiisa isu daaya. Hadaad Waxtaraysaan Dalkiina dhista Dadkiinana Mideeya. Dowlad Tayo lehna samaysta🤔🤔😊isku filnaada oo Gaalada Dalkiina kasaara🇸🇴
@adanmohamed4164
@adanmohamed4164 29 күн бұрын
Hawiyow idinka xamar uharaye utashada oo diinta iyo dalka bad baadiya
@user-yi1nu9ne8t
@user-yi1nu9ne8t 28 күн бұрын
Somalia oo dhan ayan jirin adna waxa aad ka hadlays wixi dhaqanka iyo cafada idiin ahaa weligin.
@faisaahmed3089
@faisaahmed3089 29 күн бұрын
Walalo is ilaaliya waxba socde reer muqdishow
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 29 күн бұрын
@@faisaahmed3089 👍👍👍
@neimaabdi3206
@neimaabdi3206 23 күн бұрын
Allahu Akabaar subxaanalaah
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 27 күн бұрын
Xalane Hala xiro
@CaafiTiens
@CaafiTiens 29 күн бұрын
Ninkan waxaa soo gudbinayo. Views raadis waaye
@mohamednur1696
@mohamednur1696 29 күн бұрын
MAAHEE ARRINTA MEESHA AY KUSOCOTO HAKA LEEXIN DAL IYO DADBA XAALAD KHATAR AH AYEYNNU KU SUGAN NAHAY GAAR AHAYNNA KOONFUR IYO CAASIMADDA❤❤😂😂
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 29 күн бұрын
Adiga ayaa kamid ah ku la kharibay ee laga helayo
@mohamednur1696
@mohamednur1696 29 күн бұрын
@@user-ex9qq4bs9i ISMA OG AWALKII BAY ASLAYSAA EAXA GURIGII BA'YE WAA ADIGA IYO REER KOONFUR ANIGU XAMAR IYO KOONFUR SHAQA KUMA LIHI EE AMA GURYIHIINNA NADIIFIYA AMA SIDII DOOFAAR KA QASHINKA NUUGA
@fatimaibrahimfatimaibrahim3214
@fatimaibrahimfatimaibrahim3214 29 күн бұрын
Walahi aakhurusaman balagujira
@user-xe8hq3jg6l
@user-xe8hq3jg6l 28 күн бұрын
Somalia they are Muslim & Sunnah
@user-jy2ey2bh9d
@user-jy2ey2bh9d 29 күн бұрын
Ninyohow waxaan layaabanhy dadkan waxba kama eey qabankaran majirto hadana way nooso gudbinayaan walhi qalbigaan kaxanuunsanaa muslimka dhabtaa xumanta waa uu kafogaadaa ama waxkaqabta fiyuusaad kuraadinaysaan adinkubee 😢😢😢😢
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 29 күн бұрын
shacabka ha samaystan wax badha waxa xalane tegaya odhan dowlada ha u saxeexdo in shacabka laga soo saro dad hubiya cida xalane gelaysa hadii kale weliged saas baa loo qaylin doona
@alimohamed6918
@alimohamed6918 29 күн бұрын
Sax horey u socda
@Abdicasiis-yq4zk
@Abdicasiis-yq4zk 2 күн бұрын
Maantay waxaaloobahnayahy in shacabku isbadbaadiyo
@user-xe8hq3jg6l
@user-xe8hq3jg6l 28 күн бұрын
Somali wake up
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 28 күн бұрын
Amason baa hayesata Muqudisho Dad ka jooga Xormaaha
@FartuunMaxamedmaxamuud-de4kg
@FartuunMaxamedmaxamuud-de4kg 29 күн бұрын
Wll waadku saxanthy waana waajib kusaaran in diintaada ilaashato
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 29 күн бұрын
Waalidiinta gabdhahaas dhalay aaway? Qabiikii aaway xabadyada tumanaayey markii dalka la dhisi rabo? Gabdhahoodii dhiig ay ku ceshadaan malaha!
@mohamednur1696
@mohamednur1696 29 күн бұрын
HAALI DHAYFIDSON ,,,,,HARLEY DABIDSON MOTOR BIKE COMPANY❤❤😂😂
@FaisalJama-zt3yz
@FaisalJama-zt3yz 28 күн бұрын
if u are in Somalia, u can talk to the people who run the country
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 20 күн бұрын
Walahi say walshi waa nadiif Kuwan ayagoo dalkooda jooga school gaalo la dhigin ku dhalan ayey hadane saas u dhawmaayo
@user-xe8hq3jg6l
@user-xe8hq3jg6l 28 күн бұрын
Allahu Akbar
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 29 күн бұрын
Allow noo gargaar
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 29 күн бұрын
Kow😢haweenka soomalida hadii abeheed ibsado w iibsado waacaadi kalyaha xubnaha🎉labaxsado malayiin😢lagu waye kasohadal
@truthbeknown4855
@truthbeknown4855 29 күн бұрын
Wawarey gabdho yaryar quruxbadan away cidanki hala soqabto ninkan iyo kuwa usshaqeya
@saidamohamed1424
@saidamohamed1424 29 күн бұрын
War wadankii waa lagu soo duulay ee u kaca adinka ayaa dhalinyaradii wadanka u kacay marka indhihiina fura
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 29 күн бұрын
Ganging cultural and social behavior of society and also Political direction ayaa inagu Socotay ilaa markii kacaanku dhashay horeyna way u jirtay !! Sidan oo kaleba xilligii cabdiyaal .
@user-ie8fl8kp9q
@user-ie8fl8kp9q 27 күн бұрын
Xalana mexeytaxay dawlada mad dumisid
@Umajamil598
@Umajamil598 29 күн бұрын
Xasan shiikh ha labaaro in tatuugas oo kale uu jismigisa lagu sameeyay
@user-xe8hq3jg6l
@user-xe8hq3jg6l 28 күн бұрын
Somaliyey kacaa
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 29 күн бұрын
Dowlada wax haka sheegin
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 29 күн бұрын
@@ahmedahmed-ex1ju ilka yar hadii la nacay dowlad ma jirto miyaa
@abdifarah5875
@abdifarah5875 28 күн бұрын
How came they know every qarax inta uusan dhicin yey sii og yihiin, dowlada xita ma Gali karno even madaxweyne Mida kaleno one knows waxa ay dalka ka saaran ama soo galiyan and qarax argagixiso waxa dhan meesha laga soo hagayo
@mohamedadan3432
@mohamedadan3432 29 күн бұрын
Waad ku saxantahiin ee wada howsha
@respectsave99
@respectsave99 29 күн бұрын
Taatuuga ma gaal nimaa iso jawaaba walalyal
@truthbeknown4855
@truthbeknown4855 29 күн бұрын
Ilmaha yuu fuulin way kuso dhexdhuntan macawino iyo masakin ĺacawino
@user-ks7oc1bz1e
@user-ks7oc1bz1e 29 күн бұрын
Madaxdee sawkuwan ku mashquulsan wax aan shaqadooda ahayn iyo diyaarad la raaco,hadal mooyee wax kale Madax uma ahan,Xalane ma ayagaaba Xukuma Kkkkk
@abdulkadirdahir3592
@abdulkadirdahir3592 29 күн бұрын
Dowland maxay la arrived la"dahay waxa oa socda dalka
@user-er3qz5ks9y
@user-er3qz5ks9y 29 күн бұрын
Ilahayow hanadumin qatumatha nuhage weynow
@MadinaBarre
@MadinaBarre 29 күн бұрын
Waa been tan Cumar waa fiican
@Labwa313
@Labwa313 19 күн бұрын
Xalane umbalashegayaye maad xidhan idinka dalka rag uu ahe
@abdilleosman7466
@abdilleosman7466 24 күн бұрын
لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
@user-xe8hq3jg6l
@user-xe8hq3jg6l 28 күн бұрын
Subxanallah
@nafaxaadnafta580
@nafaxaadnafta580 29 күн бұрын
Ninkan wa reer uk london
@FartuunMaxamedmaxamuud-de4kg
@FartuunMaxamedmaxamuud-de4kg 29 күн бұрын
Wll wiilkaan maxaa ugu qoran ciwaankisa youtub
@hodanhersi5069
@hodanhersi5069 29 күн бұрын
Asalaamacalaykum waa runtaa 1990 xor I noo gudanbeysan
@solokilimber3818
@solokilimber3818 29 күн бұрын
Jaararka madha hoosa udadiqiahan 😂😂
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 29 күн бұрын
Subxanllh subxanllh yaab acdubilh subxanllh acdubilh umaadan allh haso hanuniyo
@user-nf3he8rv6o
@user-nf3he8rv6o 29 күн бұрын
Waad ku Saxan tihiin
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 29 күн бұрын
oo xamar xorba maaha soomaliand iyagu waa xor waayo malaha soomaliand xalane oo kale malha😅😅
@maryami2299
@maryami2299 29 күн бұрын
Kan Waa ninka xalane laakiin kii hore Waa naag ya xalane
@user-hc1up5dj9v
@user-hc1up5dj9v 29 күн бұрын
Walee waa hurudnaa somalaay kaca
@fatumaahmed2044
@fatumaahmed2044 29 күн бұрын
Wadakusataha
@safiyohadad79
@safiyohadad79 29 күн бұрын
Dowlad fiican ama madaxweyne sida farmajo kafikiraayo dakisa dalkisa alaha soo cdlyo madaxweyne kasto see dgul iskugu qortaa uu kujiraa lkn wadankii walagatay ilahaa joogo
@user-xe8hq3jg6l
@user-xe8hq3jg6l 28 күн бұрын
Halane marabno mana ubahnini
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t 29 күн бұрын
Waad ku saxantay lkn haddii uu joogi lahaa hargeisa qadaadweyn.oo dhan qaylaa isqabsan.lahayd.la idin.baray.qadaadweyneey
@isseyare837
@isseyare837 29 күн бұрын
Waa laysku qabaa hargeisa Maxkamad nin 7 qabaa lagu arkay😂😂😂😂😂😂😂😂
@MohamedAhmed-hk1rv
@MohamedAhmed-hk1rv 23 күн бұрын
Waan ku saxannahay
@malakaaay
@malakaaay 29 күн бұрын
Qamiiska iyo islam nimada been beenta ah baa laysku siraaa.😢😢 waa qaab ay yaaahuu5@du wax u khaldaan😢
@user-qk8ou1sn7c
@user-qk8ou1sn7c 29 күн бұрын
Baariyow magac xun ma aha. Aqlaaq xumadiisa lee ka hadla
@zackayoub86
@zackayoub86 29 күн бұрын
Waa Ku saxan tahay
@samiraabdi9544
@samiraabdi9544 29 күн бұрын
Waa arimo loo baahanyahay in laga hadlo
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 29 күн бұрын
Subxaanallaah
@abdullahiduhul3430
@abdullahiduhul3430 29 күн бұрын
Guulwacan
@maryami2299
@maryami2299 29 күн бұрын
Waxaan ka yaabay Sacdiya firinbi oo mooshin ka keentay jinsiga in baarlamaanka laga sixiixo baa la rabaa
@Aragsan192
@Aragsan192 24 күн бұрын
Baariyow😂 maxa ka khaldan
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 29 күн бұрын
You tubers haday shaqadii loo baahnaa hayaan ha ka daalina
@hawohosh9198
@hawohosh9198 29 күн бұрын
Dowladu waxa xalane ka socda waxba kama qaban karto ee dadka qaar ayey kusoo caanbaxdaa
@adowmohamed2144
@adowmohamed2144 27 күн бұрын
Where is the secret service of Somali are they blind?
@jamadgaal5874
@jamadgaal5874 26 күн бұрын
Maa xalane laga bixiyo qurunka dagan
@SalebanYare
@SalebanYare 29 күн бұрын
Moraal.iyo.warbaahinta.la.midka.ah.guul.guul.waxaad.waddaan.dagaAl.xaq.ah.fadlan.xalone.soo.af.jara.
@MORAAL-MEDIA
@MORAAL-MEDIA 29 күн бұрын
Insha Allah mahadsanid wlalka 🙏
@FarhiyoMohamud-ht6fq
@FarhiyoMohamud-ht6fq 29 күн бұрын
Mahad sanid ado wanagsan
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 29 күн бұрын
Taatuuga wax dhibaato ah ma leh
@SuadMohamud-ql1cc
@SuadMohamud-ql1cc 29 күн бұрын
Yaaa 😂 waaa haraaaam see ay dhib ulahyn diinta madan baran
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 25 күн бұрын
Diinta hda barato maskaxda ku furmi
@abdifarah5875
@abdifarah5875 28 күн бұрын
Hell angles bickers signs . Ya ku yala
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 29 МЛН
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 11 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
Xalane iyo xog cusub Waa meesha hilbaha dadka laga dhoofiyo yaab
11:30
midkaan Maxaa intaa loo daawanayey mise kan Waa jeeb maskiin ??
9:35
PART 2: MUSTAQBAL LA AAN MAXA IDHIGTAY AMERIKA IGASO CELISAY
16:47
Ridhwan Issack
Рет қаралды 57 М.
Comfortable 🤣 #comedy #funny
0:34
Micky Makeover
Рет қаралды 11 МЛН
УДИВИЛА ПАРНЯ🤯👏
0:20
Бутылочка
Рет қаралды 7 МЛН
小丑与白天使遇见丧尸?#short #angel #clown
0:32
Super Beauty team
Рет қаралды 34 МЛН