XAMDA YAR HA ILAAWIN AXDIGEENA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

  Рет қаралды 704,561

Balanbaalis Studio

Balanbaalis Studio

4 жыл бұрын

Erayada Adikadir Halaqeey
Laxanka Cumar Baarqab
Music Mustafa Karaama
Camera Saalim Kaskey
Farsamadii Saami Cadde
Balanbaalis Studio Mogadishu Somalia

Пікірлер: 453
@mohamedabdullahinuurarab160
@mohamedabdullahinuurarab160 3 жыл бұрын
Gabadhaheena ilaaahay Amarkiis all of them waa beautiful dhabtii mahad waxaa leh ilaahay Somali iga dhigay. . 😊😊❤️🤙💯👍
@mohamudabdinur2275
@mohamudabdinur2275 4 жыл бұрын
Allaha dhamanten heesaha ha naga madoobeeyo😍
@samiirosiman7556
@samiirosiman7556 4 жыл бұрын
Aamiin wll
@lacageymaxamed2331
@lacageymaxamed2331 4 жыл бұрын
amn
@farduzfilkeduron6669
@farduzfilkeduron6669 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@shuceybdahir4254
@shuceybdahir4254 4 жыл бұрын
Amiin
@abdifitahmohaali7009
@abdifitahmohaali7009 4 жыл бұрын
Hhhh waliga intu channelkan subscribe ku saran yahay kama modabaneyso bro balse amin🐒🐒
@hodanabdirizakh4601
@hodanabdirizakh4601 4 жыл бұрын
Hamda yar dar Alle ujeclahay wllhi walashey macan fananad dagan ❤❤❤❤❤🔥
@queenoflove6860
@queenoflove6860 4 жыл бұрын
Soo laabsho wacan xamda like saara yaa ah Somali
@sekeriyewadhaf5690
@sekeriyewadhaf5690 4 жыл бұрын
Waf waf sowta wax yaroo qurux badan noqotay waa nooci biya la'aanta lagu liqi jirey ee😍
@darishore814
@darishore814 4 жыл бұрын
Kkkkk walba nin yahow biyo yar xitaa ku kabo
@yuuyu114
@yuuyu114 4 жыл бұрын
Dhuntaadeysan mari kareeyn ee Anaa Hortaa Liqi Lahaa!
@bilicdumar7403
@bilicdumar7403 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂 rag ku sheega🙄😏
@darishore814
@darishore814 4 жыл бұрын
Kkkkk waa marka lagu duceeysan jiray aloow yaxaas iga dhig 😂😂
@khadarmuslimn4321
@khadarmuslimn4321 4 жыл бұрын
hhhhhhh abaha imaka ka wass
@cizuuofficiall3306
@cizuuofficiall3306 4 жыл бұрын
Ma aqaano inaa aqrineyso comment geyga lkn hadaa hooyadaa jaceshahay hooyadaa inuu ilaahey Janada guryo uga dhiso iisaar subscribers adigoo mahadsan
@murasetube6880
@murasetube6880 4 жыл бұрын
@@guleid4625 marka adigu xagad joogta wll ma egland🤣🤣🤣🤣
@khadarbuush4893
@khadarbuush4893 4 жыл бұрын
Naag ka qurux badan oo fananad ma jirtaa xamda one love wlhi ❤❤❤❤❤
@abdillahijama7871
@abdillahijama7871 4 жыл бұрын
Horta yaa nasteexo indho uxiisay
@khadraabdullahi2385
@khadraabdullahi2385 4 жыл бұрын
Aniag u xisay❤
@azlizaet6927
@azlizaet6927 4 жыл бұрын
Xamda yar duriyadi From Somaliland😍❤
@ubahnurhusein6181
@ubahnurhusein6181 4 жыл бұрын
Maxaa loo xirey hadey durayadii tahey 😂😂😂
@yaasirkhalif7540
@yaasirkhalif7540 4 жыл бұрын
Xage lagu xiray wll
@ubahnurhusein6181
@ubahnurhusein6181 4 жыл бұрын
@@yaasirkhalif7540 waxaa lagu xirey hargeysa bishan horaanteedii ayada iyo gabar kale oo fananad ah oo katagey muqdisho
@MohamedAhmed-im7cx
@MohamedAhmed-im7cx 4 жыл бұрын
Aal oo waad hurudaaye soo toos marka soo hadal wxn lahadaya cidan leh hargeisa aya xamda lagu xidhay lkn ogow waa la xidhaya iyado durriyadii somaliland ah
@Fowzia69
@Fowzia69 4 жыл бұрын
@@ubahnurhusein6181 😁😁😁🤣🤣🤣🤣😃😂😂😁😁😁
@footballpes296
@footballpes296 4 жыл бұрын
qofta quruxley noqty ma moski xamar aye ka dhargty viva xamar cddey likte iku qabojiyaa bal
@ALiMohamed-nq1zm
@ALiMohamed-nq1zm 4 жыл бұрын
Haaa wll
@aasiyaaxmed796
@aasiyaaxmed796 4 жыл бұрын
Quruxda ab iyo isir bay uledahay. Say mash’s allah
@canabcabdi1014
@canabcabdi1014 4 жыл бұрын
@@aasiyaaxmed796 alla maxey isku cadaysay ilow inoo soo hanooni hablaheena
@amriya3587
@amriya3587 4 жыл бұрын
Markeda hooreba quruxlay bay ahyd
@muunadaahir4000
@muunadaahir4000 4 жыл бұрын
Oo hargaisaba miyaan muus oo lin wll🤣
@jayziomar3506
@jayziomar3506 4 жыл бұрын
Hadii la,iyiraa yaad dooran laheed fanaanad somaliyed THE One and only xamda yar Ii noloow
@abdiaziizdhiilood3359
@abdiaziizdhiilood3359 4 жыл бұрын
Xamda Yar inTii Heesta Yar Yar Ku BaratY like saar❤❤
@aasiyaaxmed796
@aasiyaaxmed796 4 жыл бұрын
Qalanjadayadii💕 dunxariir ah iyo dhaladkii duriyada❤️🤍💚😘 hore Usoco indro
@talaashmohamed8578
@talaashmohamed8578 4 жыл бұрын
Waligey Hal Like Xitaa Mahelin Qoraalkan hadaa arkeedo Like dhac kana soco
@asadsimba1459
@asadsimba1459 4 жыл бұрын
Xamdi inta Riyo Ahaaan u Jecel Love Saara iskaaabulo🤣✌
@lakukajy4423
@lakukajy4423 4 жыл бұрын
"Ha ilawin axdigeyna'" Best music and Songa Xamdi yara Wad iga gadan thy aniga inta igu raacsan like ha iga baqiilin
@omarisse7878
@omarisse7878 4 жыл бұрын
Comment adiga amusan hada aqrinesid like ha iga ilabin
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 4 жыл бұрын
Awal maqeyli lahaa 😂😂😂
@roodamahamad6510
@roodamahamad6510 3 жыл бұрын
Alle haga madobeyo heysa ha hno qali
@zahratarante9156
@zahratarante9156 4 жыл бұрын
Baryahan waba lagu waye soo noqod wanagsan inta u xiistay like saar hamda yar❤️❤️
@abdiraxmancadceed9156
@abdiraxmancadceed9156 4 жыл бұрын
Xamda yar wlaashey qaali waala filaaye heesaha dareenka xambaarsan Aabaha fanaaninta muqdisho the&only legend saami cadde wnku wataa boqor saalim kaskey wiilka mucjisada waalaga yaabay sxb welldone!❤🎤🇸🇴👌
@marshmellbh6976
@marshmellbh6976 4 жыл бұрын
Wlhi Anoon Arag Magaciisa Ayan gartay inu music-ga leeyahay mustafe karama sbbto ah waxay u egtahy Heesta Sucdi ee uu isla isagu qaado ❤ Karaama on Top
@fatimabayma4930
@fatimabayma4930 4 жыл бұрын
Yes
@muhiyoishqi4876
@muhiyoishqi4876 4 жыл бұрын
Waarun wlhy
@khadarmuslimn4321
@khadarmuslimn4321 4 жыл бұрын
horta music karama wa isku wa mid wallahi .
@ilwadqurux2879
@ilwadqurux2879 4 жыл бұрын
Sucad Ma ahane Sucdi Dheh
@khudaaroofficial1698
@khudaaroofficial1698 4 жыл бұрын
Xamda cabdi Bootaan wllshy Hormar wcn from Hargeisa ❤️😘
@Mursal-Mahamed
@Mursal-Mahamed 4 ай бұрын
🥰
@ifrahali530
@ifrahali530 4 жыл бұрын
Xamda yar oo sooyara Naaxdey 😬
@barkhatismail2150
@barkhatismail2150 4 жыл бұрын
Inantayadii xamda yar mnchalah❤️❤️❤️ Viva somaliland😎
@liiliijiyeliiliijiye8551
@liiliijiyeliiliijiye8551 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh Somaliland maxa keenay meesha jaahil
@barkhatismail2150
@barkhatismail2150 4 жыл бұрын
Liiliijiye Liiliijiye dee sow noomay dhalan anaga😂😂😂🖐🏻😏
@sagalb9780
@sagalb9780 4 жыл бұрын
@@barkhatismail2150 haaa wa inateeni duriyada ahyd ayaa nagu haysda
@cabdilaahijiidha4693
@cabdilaahijiidha4693 4 жыл бұрын
Inantu waa inan tee niiye ayaa inagu qabsaday awalba ay iska o dhan jireer kani anaguu naga dhashay iyo halkan anagaa iskalehe aar wax ka hadla dheh naaga yahow naaguhu dhan naca latu laa calayk fack off🖕🖕
@user-mi2de8bq6t
@user-mi2de8bq6t 4 жыл бұрын
Xamda yar Nagta muqdisho xureysatey iney tahay inta igu racasan like dhac kusii🇸🇴🙏❤️
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 4 жыл бұрын
Agah Agah, Hamda Yar is back. Saying hi from Dhagaxbuur..
@mahmoudali9807
@mahmoudali9807 4 жыл бұрын
Xamda quruxeey wa iga gadantahay heestaan iyo codkaaga macaanka badan 💖💖💖💖💖✌✌✌
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 3 жыл бұрын
Jacaylkaygi xamda 😍🥰 Wan la soo daahay comment Sorry
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 2 жыл бұрын
One year
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad Жыл бұрын
2 yr 🥹🥹
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 8 ай бұрын
Qofkii an jeclaa😭💔
@areyzisma4800
@areyzisma4800 4 жыл бұрын
Fanaanad aan jeclhy codkeeda 🌹😘inaan hees gaarsiiyo rabay yaa igu xidhi karo Gudoomiyaha saami cade aadban kuu salaamay legend 🥰🥰
@mohamoudmjrahmed2745
@mohamoudmjrahmed2745 4 жыл бұрын
Xamar waa usoo socda 😍from somlilnd
@djciiltireofficiallchannel7133
@djciiltireofficiallchannel7133 4 жыл бұрын
Walhi gabadhan waa ufiirsaday nolosha way kadhacday waxa ku cadaynaysa barigii hore siday ahayd mantana siday tahay isku mid mahan run ahantii 🤔waa iska aduunyo walhi 🤔 xamda yar wll noloshada ilaali oo sidadi kusoo noqo iska ilaw wixii kugu dhacay anigu manta waxan ku odhan kara waxba kugu dhacay ee wll pls🙏 noloshada ilaali 👍thnks wlshy 👍inta ilamidka ah like 👍
@aslimohamed464
@aslimohamed464 4 жыл бұрын
Maxa helay inantu sawta caadiga
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 4 жыл бұрын
Haaaa rabo sooohdey
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 4 жыл бұрын
Haa sibey noqotey sidii wax fuyuus ka gubtey
@caaishazack7642
@caaishazack7642 4 жыл бұрын
Macnha ma waxad ula jedah balwad iyo wax yabaha se nolosha uga dhacdaY🤨😒
@ALiMohamed-nq1zm
@ALiMohamed-nq1zm 4 жыл бұрын
Cunsuri nintay baa tahay
@user-of1fb7xw4m
@user-of1fb7xw4m 11 ай бұрын
❤❤❤heeestan sii gara itabada wanan ka helay xamda qurux
@somaking6709
@somaking6709 4 жыл бұрын
🔥🔥🔥💯 Amazing song Masha Allah 🙏🏿👊🏿❤🇸🇴😍⚘⚘⚘✌🏿
@boqolgeelechannel2961
@boqolgeelechannel2961 4 жыл бұрын
*Hamda yar* fananad an jeclahay ayada dhan daganan ayado si walan u heseso weli ma arag ❤👌
@asadsalad5752
@asadsalad5752 Жыл бұрын
Definitely indeed lovely heart felt wow wow wonderful words thumbs up ❤❤❤❤❤❤ yaa Hamda yare in the house big fan become when I hear this song 😮😮😮😮❤ love it
@ilhancumarnuurabdulle6450
@ilhancumarnuurabdulle6450 4 жыл бұрын
Heestan cadi mahan ishcalaa hees hamdi YARE waa iga kadan yahay heestan ❤️
@hayatomar5763
@hayatomar5763 4 жыл бұрын
Masha allah Gabadhan Aad Ayeey U Qurux Badan Tahey Allha ha xafido 😍
@nageeb-mohamed
@nageeb-mohamed 4 жыл бұрын
Fanaanada kaliya ee hargeisa looga xiisay hamda yar ❤️🥰🔥
@alfanaancawilkoyla4358
@alfanaancawilkoyla4358 4 жыл бұрын
Gabar dagan fananad ah cod mcn waaw heestan wax bdn ayn sugyny xamda yar keep going
@abdirizackjr5714
@abdirizackjr5714 4 жыл бұрын
qoftan mid yaroo reer via roma ah baa iga boobay 2020 xaalkeenu dhiin dhiin wye😘😘😘
@shukoorka9800
@shukoorka9800 4 жыл бұрын
Xamada yar waa fanand dhamystiran cod iyo moqaal ba keeb going bebe❤️🌹
@sheeko2478
@sheeko2478 4 жыл бұрын
Woow wan sugaysy hestaan full keeda i love hamda nice 😘😘😍😍😍😍😘😘😘☝️😘😘😍😘😘☝️
@JABRA-sk5lm
@JABRA-sk5lm 4 жыл бұрын
Heestaan wee iga gadan tahy really🔥🔥✌✌
@queensuuban7477
@queensuuban7477 4 жыл бұрын
Hees ❤️hees dhaafte wye xamda Yar solabasho wacan eebay❤️😌🤚
@amranyasin6840
@amranyasin6840 4 жыл бұрын
Heestan wey iga gadantqhay xamda qurux ilxun kuma aragto
@ayanhassan7712
@ayanhassan7712 4 жыл бұрын
Wooow hamda yar in the hause ✊❤️👍💪💯
@cabdiraxiimjiisow4321
@cabdiraxiimjiisow4321 4 жыл бұрын
intii xamda yar u xiistay like dhac ku siiya😂👍
@zimancde5261
@zimancde5261 4 жыл бұрын
Alle gabdhan markey so baxeysey inta ila so arktey in aye qurux badaned hadne isku ciyartey like dhac ku sii 😒👈
@nuzuquen5265
@nuzuquen5265 4 жыл бұрын
Wooooow caadi maaha stel waa Ku dhamaday xidigta quruxda abyo keep going
@garsoregartagooye1805
@garsoregartagooye1805 4 жыл бұрын
Gabar isbadal badan kamuqdo danka hablaha fananinta ah wa gabadan inaba caadi mahan👍
@SaajinMuse
@SaajinMuse 4 жыл бұрын
Xamda Yar 🔥❤️ Quruxda fanka maanta
@hamdi592
@hamdi592 4 жыл бұрын
Isha calaa hees jaceylka igu kaci❤️👌🌸
@HassanHassan-eb2kl
@HassanHassan-eb2kl 4 жыл бұрын
Qoftaan ileen koriin aa u dhimaneed ee maila aragteen asxaabeey qofta wii weynaatay
@calibd1637
@calibd1637 4 жыл бұрын
Qofta wijigeeda iyo qoorta waa kala nuuc inta ila aragtay like lac kusii 😂😂
@Dhalaaala11
@Dhalaaala11 4 жыл бұрын
Wa make-up ka wll
@najmoindhoadag5976
@najmoindhoadag5976 4 жыл бұрын
Wa make up wajiga reer badiye foqol reer mgaal
@haldhaaqurux8078
@haldhaaqurux8078 4 жыл бұрын
Boqoradii fanka hamda yar❣
@queenabdalla7552
@queenabdalla7552 4 жыл бұрын
Naftan aawadaa daalan indhaweyd kuu ildaran adiga daweyn karaaye ka ilaali hadimada ha ilaawin Axdigeena❤💘💘
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle 4 жыл бұрын
Welcome back Xamda yar 💯💯🔥🔥❤❤😍
@sagalxasan8853
@sagalxasan8853 4 жыл бұрын
Ishcalaa hees hamda yar queen imis you alpo❤❤❤❤💓💓🥰👸
@queennaima2109
@queennaima2109 4 жыл бұрын
Masha allh caawa ani aya ugu horeeya
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad Жыл бұрын
Balanbaalis studio insha allah 1milion baa inoo balana bro❤❤
@engineerharato8883
@engineerharato8883 4 жыл бұрын
Inta dareensan in xamda yar ay Farxiya kabayare u cod egtahay like hay saarto.
@kamalmuhamet9834
@kamalmuhamet9834 4 жыл бұрын
Beat song keep going sis❤✊🏾
@najmasaleeban1505
@najmasaleeban1505 3 жыл бұрын
Naftan awada dalan ka ilali hadimiyo ciil 🥺🖤
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
lovely marka hablaheena is asturan tima wad asturi insha allaha
@adannur4755
@adannur4755 4 жыл бұрын
Yaa saalim music mustaf karaam mclin iga dheh dumesta cajiibka iyo xamdi yar cod mcn
@princesssmily8442
@princesssmily8442 4 жыл бұрын
so laabasho wacan Black queen make up la'ant kuqurxon tahy🌺🌺
@ferah6945
@ferah6945 4 жыл бұрын
Hasawahagi edabta an istarexno ayaha ........ka ilali hadimiyo ciil ka ilaliya wiilashaw gabdhaha cilka ka ilaliya wa khudrad gabdhuhu hadad ilalisan wa sidi ubixi oo kle ilahow no da.a wiilashayda somaliyed geesiyasha adunkan ku nol bad tihin wllhi 🇸🇴🇸🇴❤🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴
@mohamedjama7804
@mohamedjama7804 4 жыл бұрын
Xamda yar quruxdi fanka Viva duriyada
@roosbashiir8626
@roosbashiir8626 4 жыл бұрын
Boqorada codka Xamda yar fanaanad asluup bdan oo dagan Masha Allah xppti
@liiliijiyeliiliijiye8551
@liiliijiyeliiliijiye8551 4 жыл бұрын
Woooow hamda yar is back quruxley
@ufakirsiqurxooon6937
@ufakirsiqurxooon6937 4 жыл бұрын
Dadkaaan ka yaaabay 🇾🇪 yemeni ku waaashen goorma so ogaaden ayagaba wariyaal socdo eh yaab
@cayuushhassan2739
@cayuushhassan2739 4 жыл бұрын
Inta ila argtay xamda yar makeup ka cad in loo mariyay farta taag😂 😂 Waji bus cml😂👍
@shanazagirl414
@shanazagirl414 3 жыл бұрын
Wax yar ayu ka cabyahy
@zundusmaxamed7556
@zundusmaxamed7556 3 жыл бұрын
Quruxdii togdheer way ka baxday fankiii
@zakariaabdirachid2119
@zakariaabdirachid2119 4 жыл бұрын
Best song ever hamda Yar nice looking nice Fv song my all Attention goes t yr Voice (song) 🤗♥️
@ilwaadqurux5
@ilwaadqurux5 4 жыл бұрын
Xidiga Muqdisho Xamdi cadey🇸🇴🔥🥰
@iidmubarik9960
@iidmubarik9960 4 жыл бұрын
Ka ilali hadimada camdayar ❤️❤️
@suldaanmuhammadmillion7411
@suldaanmuhammadmillion7411 4 жыл бұрын
Welcome back naag lawaayay Xamda yar
@onejaanis6198
@onejaanis6198 4 жыл бұрын
First comment keep
@Mici_libaax
@Mici_libaax 4 жыл бұрын
Xamda muuqaalkaagan aad buu isoo jiitay garoob miyaa soo noqotay xbbti xoogaa calaacal ahna waa dareemayaaye ‘’ anaa dhayi dhaawacaage’’❣️🌹👈
@user-mk9st2cm1l
@user-mk9st2cm1l Жыл бұрын
Hesaha xamda yar midaan ujeclhy😢❤
@khadraali9177
@khadraali9177 3 жыл бұрын
Ya dawanayo markey kabxdy fanka✌️
@hunguridhubuq3275
@hunguridhubuq3275 4 жыл бұрын
Xamda really we miss you nooso laapo macaaney 🥰
@PSA4
@PSA4 4 жыл бұрын
Wan hubaa heestan inan 1m gaareyso waayo aadbey ushidante😍😍
@saidsomali6690
@saidsomali6690 4 жыл бұрын
Fanaanad daganan iyo codmacan allaha dhowro hamda yar waxan tageeradaadab ilaa maalintii aan dhagaystay heestaadii ugu horaysay guulayso abayo
@hoodomohamed7935
@hoodomohamed7935 3 жыл бұрын
Hamda yar tagaran ku ahy♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@kazoowjuniorofficial1581
@kazoowjuniorofficial1581 4 жыл бұрын
Keep going fananada Aan amiin sanahay
@iuqmaanaxmed4470
@iuqmaanaxmed4470 4 жыл бұрын
Xamda yar muqdisho malagu qabaa mise
@nihaaalabdinursacduush3366
@nihaaalabdinursacduush3366 4 жыл бұрын
Wali Lama guursan
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 4 жыл бұрын
@@macaaneeyahmed adigana wa la qaba ba ledahay mid ka ka hooseyana lama guursan
@abdiqanimohamed3036
@abdiqanimohamed3036 4 жыл бұрын
Boqoradi is back❤🥰💋
@Ibraahim_Sm21
@Ibraahim_Sm21 4 жыл бұрын
Taleent baad u ledahy fanke welcome back
@abdihakiinhusseinshire8000
@abdihakiinhusseinshire8000 4 жыл бұрын
Ibrahin adi madoqowdid miyaa 200 ilaa hdaa kuarakaya waba yaabe
@khadarhassan1314
@khadarhassan1314 4 жыл бұрын
Waar nio adaaba lagu waayey kkk
@ahmednaajibaashir5950
@ahmednaajibaashir5950 4 жыл бұрын
fanaanada ugu quruxsan faniinta gabdhaha somalida
@saedqozta5386
@saedqozta5386 2 жыл бұрын
fanki misna waa ku soo noqotay mantay hees soo saartay shaydanka soo celyay
@abdirzakek8068
@abdirzakek8068 4 жыл бұрын
Wow Codka top Musica top Laxanka top
@suudishow1
@suudishow1 4 жыл бұрын
Hesta was on Top 💯
@mahamudutaama8851
@mahamudutaama8851 4 жыл бұрын
Gabadhan fanka iney iska dhaafta u roon
@malmo4235
@malmo4235 4 жыл бұрын
Waxaay ahaan lahayd ba kalsooni la’ aan ayaa dishay gabadhan inantaa ayaan u hayaa inta kale she’s fine fire 🔥
@hamdaahmed8681
@hamdaahmed8681 4 жыл бұрын
xidigti hargaysa kalontey so labasho wacan sis
@Dhacdooyin_Channel
@Dhacdooyin_Channel 4 жыл бұрын
Wow hees iyo baheed like sar
@hoodoabdi2845
@hoodoabdi2845 4 жыл бұрын
Xamada yaar waaa latabyi intayi odayi gaa yeltayi baa
@gopzaninamahameth816
@gopzaninamahameth816 4 жыл бұрын
Boqordeen way zoo lapty hamda yare
@sargaduudalchannel
@sargaduudalchannel 4 жыл бұрын
SAAMI CADDE WAA QOFKA KALIYA MUUQAALKA UGU QURUXDA BADAN CAASIMADDA XAMAR KA SOO DUUBA NOLOOOW BRO WAA IDIN SALAAMAYAA ADIGA IYO HAMDA YAR
@somalientertainmentcomedy4556
@somalientertainmentcomedy4556 4 жыл бұрын
Lkn waqal studio ma gaadhayo team Hargiesa
@faadumoabdulaahi658
@faadumoabdulaahi658 4 жыл бұрын
Wll saaami cade waan kuu taaganhy garabkga bn nhy
Xamda Yar DJ Subeer good bye party Mogadishu
5:12
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 1,3 МЛН
XAMDA YAR | JAG BAAN KUGU AHAY | OFFICIAL VIDEO 2020
4:36
SomaliSwiss
Рет қаралды 1,5 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 123 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 9 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,8 МЛН
SAALAX SANAAG-ISMAAN DHAAF-OFFICIAL VIDEO 2023
5:09
Saalah Sanaag
Рет қаралды 12 МЛН
Telefoon 2017 by Hamda yar
6:42
Ibrahim Eagle
Рет қаралды 1 МЛН
ROODA KEYF - UDUG - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
2:41
Rooda Kayf
Рет қаралды 3,5 МЛН
HEESTA GEED JACAYL XAMDA YAR
6:50
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1,1 МЛН
XAMDA YAR | KU DIIDAY ADAA LAHAA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
4:59
SomaliSwiss
Рет қаралды 155 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 69 МЛН
IL’HAN - Bir aida (official video) 2024
4:01
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 190 М.
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 206 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,4 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1,3 МЛН
Umar Keyn - Ever 2024
3:10
Umar Keyn Music
Рет қаралды 330 М.