XANUN! KUMA JECLI HA IGA DABA DHEREERIN IDAA FA IDA MALIHIDE

  Рет қаралды 121,564

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

Жыл бұрын

#SUBSCRIBE #LIKE #SHARE

Пікірлер: 439
@abdiraxman5287
@abdiraxman5287 Жыл бұрын
Jaceyl hakuu dambeeyo naftaada dhis Waxbaro shaqeyso waalidkaa wax uqabo caawi markaasna si wanaagsan u guurso ✋💯
@updullahiosman1881
@updullahiosman1881 Жыл бұрын
good man wllhy sxp xaqiiqdaba taas ah guulayso laba xiniyood
@maxamadqadar3475
@maxamadqadar3475 Жыл бұрын
Jacyl waa wax jiro adigoo wax bara naayo agaa qof jeclaan kartaa coze qalbi ayaa lee dahy iska hdl ka iska dey iyo istus tuska 🖐
@Ibna.Aadami
@Ibna.Aadami Жыл бұрын
Saxiib MOHA nin dhalinyar ah ayaa tahay hada, jeebkaaga ayaa maran ee qalbigaaga iyo waqtigaagu waa full. Keep going hana ujoojin cidnaba. Ogow hadaad gadaal fiiriso qalbigaaga iyo waqtigaaguba way dhamaanayaan waana khasaare tan ugu wayn oo aan ka kabasho lahayn. Waa dardaadan wallal ku jecel.
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Жыл бұрын
Al jaceylu bilaa fuluus niikal hawaa ayaa igu so dhacday cawey ,inaan gabadhu hadayasan rabin maxay waqtiga uga lumisay taasi waa doqonimo lkn waxaa qurxoon inaad qofka runta u sheegtid waayo adigaba maad jeclid in lagu lugooyo marka qalbiyada unaxa adinkana ha nalii nexee ❤️❤️☝️☝️xolo la'aan leyskuma nacee qof shaqsiyadiisa iyo diintiisa iyo dhaqankiisa wanaagsan ayaa lagu qaataa ,xoolahana qof la dhashey majiree ee waa la tabcaa marka qofkii qof jecel heystoow ilaasho hadadan rabina qalbiga qofkaas unaxa adna bari ha laguu naxee💯💯👏👏☝️☝️
@Anshax_Music
@Anshax_Music Жыл бұрын
Adigoon shaqo gacan kuhayn kolay qof waad jeclaan kartaa lkn doorbid marka hore inaad shaqaysato waqtigaaga intiusa badan gali kadib adigoo isku filan usoo fadhiiso ❤
@truecomment3650
@truecomment3650 Жыл бұрын
WAX BARO, SHAQAYSO KADIBNA GUURSO. TACALAM, TAKASAB, TANAKAX Jeceelkaan iyo xiriirkaan fake ah iska daaya❤
@Armaan_Keyow
@Armaan_Keyow Жыл бұрын
Shaqayso,Guurso,kadibna wax baro✅
@nastehaahmedosoble1931
@nastehaahmedosoble1931 Жыл бұрын
Wiilku qalbi wanaagsanaa m.a hanti aduun maalin ayaa la helaa ee tan canaan ha kuu ahaato naftaada hormari jcl hortiis qof qalbi wanaagsan ayaad thy weyn meesid qof sidaada u wangsn i.a
@Fardowsaxasan048happy
@Fardowsaxasan048happy Жыл бұрын
Amiin wax aad thy will aad qalbi wanaagsan walaahi
@mohammedrahow2319
@mohammedrahow2319 Жыл бұрын
Sorry for the damage bro never give up just continue and go forward searching other that are loyal to your capability
@AnasJojo27
@AnasJojo27 Жыл бұрын
Xaliimadaas nasbiga ninka ka gashay ugu dambeen wey ka soo baxe meel ha ila ku qoro
@abdulkadirissetoryare
@abdulkadirissetoryare Жыл бұрын
Sorry bro malin ayuu buuxsami doonaa jeebkaaga insha aalah sorry lkn😢😢
@khadijac9841
@khadijac9841 Жыл бұрын
Markahore iskadhaafa idinkoo hooyadiin baska idinkabixiso inaad gabdha reer sookorsaday sheeko guur usoo bandhigtaan gabadhu sheeko iyo maaweelin marabto waxayrabta nin guri dejesta waxalayidhi markaad geel dhaqatobaa gawaha loosoo cushaa
@GuledAar
@GuledAar Жыл бұрын
@@khadijac9841 raga soomaaliyeed inta ay fahmi la yihiin waa intaas un war sheeko iyo shukaansi waxba tari maaye wax barta oo shaqaysta markaad lacag shaqaysataana guursada unbaa lagu kari la yahay.
@Aanaaaamohmed
@Aanaaaamohmed Жыл бұрын
Different midna wuu farxay😢midna wuu murugoodey😢
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤
@AmiinDeAlberto23
@AmiinDeAlberto23 Жыл бұрын
Gabadhan udambaysa 💯 waxay sheegysi runteed waaye zxp adigana isku geeyi sbbto ah adigo meel iska soo saarin oo aadan meel iska hubsan maxaad isku daalinaysa gabdhaha inta aadba la shekysanyso way ku qoslayan waan ku jeclahy ayna ku leeyihin blse Mar walba waxay ka fakeran ninkan mayahay nin hadhow meel ka soo saari Kara aad ku nasan doonta way kugu dangaaraysa gbr adigo waxna haayin kuu sheekynaysa mrka ka fiirsada dhalanyaro aniga waxa aan iskaga dayi aya taas ah Intan meel iska so saarayo waqtigyga faraqadana game ban iska cayara pubg single life is best taganahy 😎🙌
@mafahminytchannel4218
@mafahminytchannel4218 Жыл бұрын
Kkkkkkk balo sidaa u talo fiicneyd baad gadaaal uga dhuustay qoraalkii Kulahaa game baan iska dheelaa war shaqo raadi balo ku PUB jiiyeysee😂 like ti baa iga qasaarisay lkn maadama aad nin dantiisa yaqaan tahy shaqo ku dar ha fariisan cida ilaa iyo dadka aad wax ku ogtahy oo dhan nafta ukeen ayaka game ka dhigo si ay shaqo kuu siiyaan😂😂😂
@rahmacige9251
@rahmacige9251 Жыл бұрын
Qofka la sheegi wayow ka soo qaad inanau khayr ku lahayn cashrna ka baro kadib farxd ku noolow wall 🥰🥰🥰🥰
@hafsoabdiomar6912
@hafsoabdiomar6912 Жыл бұрын
Jcelka hku tiirsanaan waligaa waayo ma ahan mid laisku halynkaro aadmigani waa dulmiile mna mudna kalsooni in lasiiyo waa sabbta aan naftyda uun oga dhigty zaaxip💯💔
@hamsemohamoud9174
@hamsemohamoud9174 Жыл бұрын
Exactly💯
@kowtharbulale4181
@kowtharbulale4181 Жыл бұрын
Mo faraxow boqorad faraanti kuunoqoto Allah hakuusahlo. Wadheli in shaa Allah. Lacag kudishay deh!
@abdiwahabibrahim1561
@abdiwahabibrahim1561 Жыл бұрын
This is my advice boys never give someone ur heart ♥️ ad don't waste ur time ad resources loves comes after marriage
@sacdiyaanzalchannel
@sacdiyaanzalchannel Жыл бұрын
Exactly
@khadijac9841
@khadijac9841 Жыл бұрын
👍 but not only boys girls too
@ima6751
@ima6751 Жыл бұрын
Love but not financial stable tat no for mi
@shamsomowliid6846
@shamsomowliid6846 Жыл бұрын
Really words my dear bro
@faadumonuur7424
@faadumonuur7424 Жыл бұрын
Wllo dadko dhan isku mid mhn keyga siduu i jecelyhy kadaran ayn u jeclhy🥺🫂
@fiidowmrk
@fiidowmrk Жыл бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴
@Ustaad402
@Ustaad402 Жыл бұрын
Hibo ilma qaldan qofka waa in uu ka fakaraa mustqablka muxuu ku qaban karaa jaceel waa dhamanaa lkn qof naftiisa wax taray baa loo baahan yahay gabar walba sida nafiso u fakar qof wax ku qaban karo raadso meesha caruur baa imaaneysa caruurna wax tar bey rabaan keep going hibo
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 Жыл бұрын
Balse lacagta ma ahan mustaqbal aniga indhaheyga ku so arkay gabdho nin lacag ku racay hal bil la qabin isla markiba laso furay waliba qarkod ilmaha lagu dayacay aniga gabar ahay wali ma anan gursan lkn gurka lacagta ima ficno xita qofka o ku daremaa inaa lacag ku rabtid
@Ustaad402
@Ustaad402 Жыл бұрын
@@nasrocabdiraxmaan4960 hadadan lacag aaminsanen aniga lacag la,aan ah iso qabo hhh
@Fardowsaxasan048happy
@Fardowsaxasan048happy Жыл бұрын
Aad baan uga xumahy Bina aadamku walaal wey qayaano badan yihin walaahi abwe aniga ayaa ku ♥️ jecelahy qalbiga allah guu qaboojiyo abwe dacad nimadaada ayaad guul ku gareysaa lacag wax ma ♥️ tarto wax walbo waa jecel thnk pro
@CiyaarJecelofficial
@CiyaarJecelofficial Жыл бұрын
Thanks abyo😿
@maryan5059
@maryan5059 Жыл бұрын
Aamiin nabsi ayaad ka gashy wlhi xitaa hadaadan magaciisa sheygeenin inaa saas ulahadasho maahan🥺
@qadrafiidow4874
@qadrafiidow4874 Жыл бұрын
Gabadhaas wey Saxan thy Xaqiiq gabar waye Mustaqbal ayey rabta Nin kii ey Danteda ka aragto ayey racesa Jecel waxba uma taro Nolol ayey rabtay qayaliga haleska dayo
@sharifxaji4234
@sharifxaji4234 Жыл бұрын
Maskin ilaahey aya ku maqan wllky iska sabar wa iska xaal aduun 😭💯💯😭
@nagiibabdi9290
@nagiibabdi9290 Жыл бұрын
Asc dhe intaad yowyow leeday awoowo
@QueenSomali-sv1cn
@QueenSomali-sv1cn Жыл бұрын
M.a wllhi waa wiil qalbi nadiifa allah qalbiga hakuu qaboojiyo
@abdikadirgarad8872
@abdikadirgarad8872 Жыл бұрын
It’s sad indeed sorry bro 😢😢 Remember this, Selfish people don't care about you, unless you are doing something for them!!
@halsamadan9807
@halsamadan9807 Жыл бұрын
It really hit different 😢
@maxmedaxmed856
@maxmedaxmed856 Жыл бұрын
MOFaraH nabar xaqdaran allahaa kaaga dhigo zhpow😢😅tedakale nio barnaamijka inta hore markaa hadleesay kalsooni saa ida ku qabtay lkn zhp wuxu waanaag wayna wajiyo badanthy eee zhpow naag danbe ha aaminin Hana Soo dhaweesan nacalaaye kuwa hada Jira adoo gablan ka noqdaa ficane pro horay usoco nasiib kaaga inaa heshana Marna haka daalin waa iga talo wllnimo lpx😢❤🙏
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 Жыл бұрын
Mo farah ha niyad jabin jeebki marta ebar ah bari ubuuxsami kara noloshaada hore uwada qof qalbi fcn ina tahay iyado ku qayanta wali usi ducaysay dacadnimada ku meel garaysa insha alaah
@omarabdi5760
@omarabdi5760 Жыл бұрын
Representing Reer Wajiiiir Massive😮😊😊😊😊😮😅
@ahlaammaxmed6310
@ahlaammaxmed6310 Жыл бұрын
Radwan halkaan kala soo xidhiidhna anguna Sad nogu tijapizid I hope ind argtid mzggekayga😊
@Hana-ii7rd
@Hana-ii7rd Жыл бұрын
💔💔💔💔 qalbiga allah haku qabojiyo abowe way jiran dad dacad ah marka niyada qeer usheg qoftas nah maalin aye ka qomamen doonta midakle qofki noloshada shar ku ah allah wuka fogenaya ee allah unoqo
@Amiira96
@Amiira96 Жыл бұрын
Wuuuw teamkeygi single ka ahaa away wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo Wax walbo indhaha aan ka dawano
@shamsomowliid6846
@shamsomowliid6846 Жыл бұрын
Saas waaye Dr's mumtaz
@yukinasan3431
@yukinasan3431 Жыл бұрын
Sas wayeh 😂
@yussfumohamed
@yussfumohamed Жыл бұрын
Wlhi xanun weyo tana oo kale aniga ayaya igu dhacdeya alx. Ilhya aya iqadareya inana kuwayo jacelkegi waxbo mahestida nagu kal wada marka adunku waaa waregato wlhi iska samira wlll
@mohazsharama1478
@mohazsharama1478 Жыл бұрын
😢😢sxp ilahay qalbiga hakuuqaboojio😢
@adirreboy7891
@adirreboy7891 Жыл бұрын
War axmadkay sheegtay waaniga kow dhe zxb aniga lasoo goyn doona inzha allah hayeh keep going my pro
@AmalAbdirahman143
@AmalAbdirahman143 Жыл бұрын
Istaqfurulah 😂😂
@ardhoyahmed6189
@ardhoyahmed6189 Жыл бұрын
mid ka wanagsan allaha kusiyo wllka nagta qof xuun u eg tahay hadalka laga kasa
@truecomment3650
@truecomment3650 Жыл бұрын
Sumaya xiligaad iskuul dhigan lahayd baa la joogaa ee lama joogo jeceel fake ah xiligii wakhti ku lumin lahayd❤
@KhadraC.qadir9746
@KhadraC.qadir9746 Жыл бұрын
True comment❤
@truecomment3650
@truecomment3650 Жыл бұрын
@@KhadraC.qadir9746 🌹
@abujole3992
@abujole3992 Жыл бұрын
Naagaha hada jogaan waxaa kuwalan yixiin Facebook iyo KZfaq meshaas ayaa wax kasto wuu arkayaan iyagana sidaas ayaa qooq qawanoyaan yar ha dhexin ween ha dhexin xitaa diinta waalaga tagey
@salmaali8162
@salmaali8162 Жыл бұрын
@@abujole3992Dadka dhan ha isku darin wllo
@user-yx6qp5he3g
@user-yx6qp5he3g Жыл бұрын
Niyow ridwanow waxn rabaa inan baramijka xagee laga helikaraa❤
@Qutypie-ug4ok
@Qutypie-ug4ok Жыл бұрын
Keep going bro
@haawoluul7630
@haawoluul7630 Жыл бұрын
Ax soy libaaax taas musiiibo ku dheceee quruxow❤😊
@khadijac9841
@khadijac9841 Жыл бұрын
Wiilasha waxan leeyay idinkoon shaqo hayn oo guriga hooyadaa ama ahalkaaga waxlacuna fadlan gabdha guur hakala hadlin balhada maxaad faa'iiday horta diyaar noqo midakale 3 ama 4 sano maxaa laysheegayaa waaqasab inlaysnaco gbadhana Allah kabaqa qofka qalbig hajabin markahore jacal haku abuurin .
@aizha327
@aizha327 Жыл бұрын
Amazing QoFta say faraxdee rabi ha ka Farxiyo dhamaan gabdhahna ❤🥰
@Haifaqurux4245
@Haifaqurux4245 Жыл бұрын
Keep going ❤nio Ana I.n saxibkey waa tijabina
@axmedceebe4961
@axmedceebe4961 Жыл бұрын
Hhhhhh joog ha ooyine haniyey waligaa qofba haka shakin adoon lagu baarin ayaad baarankartaa joog yohoy
@ugman1353
@ugman1353 Жыл бұрын
NEVER GIVE UP BRO 😢
@huddahussein8992
@huddahussein8992 Жыл бұрын
I am sorry walkt moha ❤ huru soco
@osmanarto6089
@osmanarto6089 Жыл бұрын
Waqtiga ha iska siin markle qof aan uqalmin wadnaha 😥sorry moo farah bro
@rman_maligze17
@rman_maligze17 Жыл бұрын
Sorry 😔 sxb
@mo_Abdikarin
@mo_Abdikarin Жыл бұрын
Well come to gain city zxb gymta garaac nolosha insha allah way isbadaliye❤
@parisabuukar9545
@parisabuukar9545 Жыл бұрын
Ridhwan intee lala so xariira wllo qofba rabye in lee tijaabiyo
@hibomaxamed1085
@hibomaxamed1085 Жыл бұрын
Ku sali nebi mohamed
@MaxamedNuur-sg5db
@MaxamedNuur-sg5db Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@crahmanmuhamad
@crahmanmuhamad Жыл бұрын
Scw
@user-lx2uh5cz1d
@user-lx2uh5cz1d Жыл бұрын
ma ahan wax wangsan in qofka hadi adan ku qanacsanayn been la wadid runtu wa lama huran lkn dadka badi ma yaqanin run abowe wax qabso horay u soco qof ku qalma ma wayaysid daacadna ahow waliga
@sacdiyoabdinur5524
@sacdiyoabdinur5524 Жыл бұрын
Asc ridwan walal waxan kaa codsanaa ayaantan barnaamijka aad kusoo kordhisay shaqaďaada kajooji raga io dumarka aad Isuzu keeneso huteelada
@adirreboy7891
@adirreboy7891 Жыл бұрын
Ahmed is not easy😂😂
@MohamedAbdi-eu8nj
@MohamedAbdi-eu8nj Жыл бұрын
Hhhh
@ifrahdahme824
@ifrahdahme824 Жыл бұрын
Hhhh😂😂
@adirreboy7891
@adirreboy7891 Жыл бұрын
Hhhhh
@shugrishacni6752
@shugrishacni6752 Жыл бұрын
😂
@fuadabdi155
@fuadabdi155 Жыл бұрын
😂😂😂 wlhy xanun wye sina qusl maisku celin kartid ba
@kowtharbulale4181
@kowtharbulale4181 Жыл бұрын
Ilahow mo Farah lacaag igusahal
@abdimfarhan
@abdimfarhan Жыл бұрын
Wax jiro ma ahan jacel ka la sheego ee dhalinyaro haddii aad shaqo heleso shaqesta mid wanagsan iyadda daqadda ka so kalesa jecel waqti ha iska kalin ee nafsadda sida u hormarin lahed waqti kaliya in sha alla
@fatxilady638
@fatxilady638 Жыл бұрын
Brow lambarkaada ii soo dir
@aminamaxamud415
@aminamaxamud415 Жыл бұрын
AHMED IS NOT EASY❤
@catikaisse279
@catikaisse279 Жыл бұрын
Hello Ahmed hdiii uuu nin si fiican u fakeraa yahy Xoolaha aad hystid maalintii ay kaa dhamadan hibo way ku daysay Qalbi wax jcl ma yaqaani hanti iyo wax soo raaco Moha wll inshaallah mid kuu kheir allaha wax kugu daro
@shankarondahir2337
@shankarondahir2337 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@user-br9by4dx3h
@user-br9by4dx3h Жыл бұрын
Mo Farah Wiil qalbi wanagsan horey usoco
@abdishakuurabdulhi
@abdishakuurabdulhi Жыл бұрын
.Adunayadan waxa jecel ladhaho majiro pro adi nolashada qurxiso waxbaro shaqayso inta jecayl bena haben walba lagu shegayo pro lacag tabco ada arkin waxi natijo kusobaxo zhp xalimo ayada labadeda lugod kugu imanaysa mo farh pro waxn kurajana mustqbal wngsn keep gion .
@halimaadanhalimaadan6515
@halimaadanhalimaadan6515 Жыл бұрын
aah sorry Moha😢😭😭😭
@drzakijaamacchannel4269
@drzakijaamacchannel4269 Жыл бұрын
Qalbi dhawac wax ladhaha ma jiraan runte sheegtay wlhi waa sax wayo adiga Qof Adan qabin side ku amontay oo dadka dhan ka dhaxeyso
@Maria__09746
@Maria__09746 Жыл бұрын
Maramijkan markaan fiiriyey waxa khiyanada ku badan wa dumarka kunay la sheekaysan😢
@habibahassan4000
@habibahassan4000 Жыл бұрын
The guy is really nice Mashaallah
@qaaliluul7897
@qaaliluul7897 Жыл бұрын
Wllhi nin raga Aya thay runti lakin mid iyadu kafican Ayad heleysa ina sha Alah
@raajman9848
@raajman9848 Жыл бұрын
Sxp wila sxipo nahay ayaa rabo qof loojijaabiyo marka intaa lakasooxariira ❤😮
@sabrinsalimyuusuf4089
@sabrinsalimyuusuf4089 Жыл бұрын
Anaa rabo iska dheh xariifow 🤓🥸
@abdihamidmohamed98
@abdihamidmohamed98 Жыл бұрын
@@sabrinsalimyuusuf4089 😂😂😂
@sihaamibraahim
@sihaamibraahim Жыл бұрын
Alla gabadha sidee ufaraxday❤😢
@Wacaneeyy
@Wacaneeyy Жыл бұрын
wiilkaan wlhi miskiin wye aboowe hdaa qoraalkyga argtid reply ♥️
@mohamedfarah3091
@mohamedfarah3091 Жыл бұрын
Mahadsanid walashey mcn waikan
@shankarondahir2337
@shankarondahir2337 Жыл бұрын
Mashaa Allah mo farah wiil wanagsan ayaa tahay marwalbo saas kusoco am sorry bro 😢
@mohamedfarah3091
@mohamedfarah3091 Жыл бұрын
Tiktok igalso hadal
@Wacaneeyy
@Wacaneeyy Жыл бұрын
@@mohamedfarah3091 Mxaa kugu qoran neh
@mohamedfarah3091
@mohamedfarah3091 Жыл бұрын
@@Wacaneeyy mohamedf809
@warisabdi9576
@warisabdi9576 Жыл бұрын
Subaxanalh balayo indho adka gabadhu miskinka walhi kamay xishon ilahay aya kuu maqan wllo iska samiir 😪
@Buubshe
@Buubshe Жыл бұрын
Hebelkastoo. Ha iska jiro 😂 Gabadhuu ku kenkeenay 😂😂
@noorhassan6725
@noorhassan6725 Жыл бұрын
Gabar qaxoti X bro
@farmaajoanigagardadiyey
@farmaajoanigagardadiyey Жыл бұрын
Waa iga qosliyey kulaha iga qabo😂
@Saamlee17
@Saamlee17 Жыл бұрын
Axmed markee tirahday inuu ku jaro ahed Wtf 😂 abaayo kulahaa qalbiga bash 😂
@Maygaag.junior
@Maygaag.junior Жыл бұрын
Waxan u fahmay ninka in uu jiliin wado sababta oo ah sida aanu isu hawlin iyo erayada macaan iyo hadalkiisi hore ee ahaa 100% in is leeyahay qof kaleeto oo qurbojoog hakuu maleeso qof qalbi wanaagsan oo hakusoo raadiso waxan jiliin weeye100%
@hidhayasud1847
@hidhayasud1847 Жыл бұрын
Rirwan abowe qof inaa i tijabiso ayaan rabaa
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
Wiilka lacagta laga doortey hubaal taajir buu noqan doonaa haduu noolado lacagta waay dhamaanta lakin jaceylka ma dhaamdo saxiib samr wiil yar baad tahey
@RidwanIbrahim-vc5zk
@RidwanIbrahim-vc5zk Жыл бұрын
wuuuuuu wuu ishege kulaha😂🫣
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 Жыл бұрын
I am so sorry brother 😢😢😢😢
@Ibna.Aadami
@Ibna.Aadami Жыл бұрын
Ragoow ogaada dumarku waa isii aan kuu siyaadiyee. Qalbigooda hala dhowro, wax agteena ka yar, ayaa iyaga u ah ayaa dunida oo dhan oo la siiyay. Hala jeclaado way istaahilaane.
@shaayidashaya793
@shaayidashaya793 Жыл бұрын
Sorry wll qali ax lkn horay usoco ha niyad jqbin insha alh q0f ficn wad heli
@Hurre43
@Hurre43 Жыл бұрын
" Wallaahi qalbigaa iga dhaawacday " kuye, war gabadha run bay kuu sheegtaye, orod shaqayso haddaad sidaas naag u rabto, nin jeeb maran naagi ma rabtee.
@mohamedsalat1896
@mohamedsalat1896 Жыл бұрын
Ninkn wlhi waa legendary lkn quruxda lagu sire bro waad helaysa qof qimahaga garan dona adu naftada xushmee 🙏🙏
@GuledAar
@GuledAar Жыл бұрын
Waxbaro, shaqayso kadib guurso.
@SacdiyaAhmed-mr5yv
@SacdiyaAhmed-mr5yv Жыл бұрын
Ridwaan wllo xamara jooga inaa jeceylkeyga tijaabiya doonaya codsigaasa ii samey
@aabdiazizgedimohamed2302
@aabdiazizgedimohamed2302 Жыл бұрын
ii aaamiin waala Isla oog yahy 😅
@mahamuddahir2325
@mahamuddahir2325 Жыл бұрын
saxib Sabaar Qalafkaga mel bey kunoshaa , In'Sha'Allah waad gursani iskadaaf girl friend ..Xaas baa heli oo qalbi kuu waanajiso
@zakariyajamac5559
@zakariyajamac5559 Жыл бұрын
wllahi waa su'al adag mxad iqaban kartaa?
@qaalidofficial72
@qaalidofficial72 Жыл бұрын
Ugaas aniga wa shaki ilaa hada waxan is leeyahay ma wacdaa qoftii ma tijaabisa jacni
@abdirahmanhassan7570
@abdirahmanhassan7570 Жыл бұрын
اسلام عليكم ورحمه الله وبركاته ❤
@MessAbiir
@MessAbiir Жыл бұрын
Inee isheegeyso wa amin sanahee😢sorry walahi
@user-hz1fu8cd7w
@user-hz1fu8cd7w Жыл бұрын
Ridwan marka barmashikan so dhigto le ku dawada waxa kale wa cajis naga da please
@xawafarahyonis4801
@xawafarahyonis4801 Жыл бұрын
isku mid nah6
@user-yu5or4gv3x
@user-yu5or4gv3x Жыл бұрын
Waalo anigana wanraba intan kala soxarira
@issackahmed4868
@issackahmed4868 Жыл бұрын
You can't ignore it once it becomes memories to you even if you hate him/her
@ahmadsamaan5750
@ahmadsamaan5750 Жыл бұрын
Wellcome to gym bro Mofarah. Shaqada radso oo lcg samey 5 BILOD NAAG DHAN SALAN HA KA QADIN❤❤ HORI U SOCO
@goldenpoi1935
@goldenpoi1935 Жыл бұрын
That is true wllhi
@asmaaisak1914
@asmaaisak1914 Жыл бұрын
War wiilka wu qurux bdn yhy igu salamah 😂🎉👋
@abdiwahabibrahim1561
@abdiwahabibrahim1561 Жыл бұрын
🤣🤣🤣
@meymuunabdirizaq3741
@meymuunabdirizaq3741 Жыл бұрын
Salaam basaaa🙄🤣🤣🤣
@cabdilaahigeedi
@cabdilaahigeedi Жыл бұрын
inan ka salan ta ka gadhsinaye mxn kloo kaa gadhsinaa ileen wa dhawacan yahaye
@abdirahmankosar723
@abdirahmankosar723 Жыл бұрын
​@@cabdilaahigeedi Daqtar miya tahay 😂😂😂
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy Жыл бұрын
Ay Sory wilka qrxn Mxa sa uyeshy xalimo😢😂
@user-cb9yj1pb9p
@user-cb9yj1pb9p 4 ай бұрын
sxb qofka hadu kurabin qil kuma waayo qoftan midkale ka raaso tan labada nin ragah iska dhig oo wax qabsankaro wadaremikarna dhawaca ay ku geesatay si mar labada esa u dhicin wax qabso wax laga yaba qoftaasi in biri jilbaha ku qabsato
@sahrocrypto9621
@sahrocrypto9621 Жыл бұрын
Haddii aad rabtid in aad barato cyrptocurrency iyo sida loo helo lacagaha ugu wanaagsan ee lamaalgashto nasoo raac 💯❤❤❤❤❤❤❤
@mustafjirid6304
@mustafjirid6304 Жыл бұрын
Ilaahow aniga yaan leysoowicin waafashilmaa runtii
@hananhanan1835
@hananhanan1835 Жыл бұрын
Kha inoole😂😂😂
@cabdilaahigeedi
@cabdilaahigeedi Жыл бұрын
mutafe legen ba tahay zxib is ilaali yaan lgu gaadin kkkkkl
@maryamabdi5088
@maryamabdi5088 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@saadoandanzals4323
@saadoandanzals4323 Жыл бұрын
Maskiin wlahi waa ka naxay wiilkaas 😢
@abuubakaraliahmed7013
@abuubakaraliahmed7013 Жыл бұрын
Sory wllky
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Wiilku gabadha mindhaa wuxu wacey iyadoo u daaran tahey heestii Love maran muxu taraa😂😂😂kkkk sorry bro Shaqeyso malintas iyagaa u daba cararine
@superprrime
@superprrime Жыл бұрын
😂😂😂😂
LABADI NAAG ISKU SHUKANSANAYA ISLA HADASHIYAY ASO QADKA KUJIRO
26:18
Ridhwan Issack
Рет қаралды 46 М.
AX WA OYSAY NIN AYADA JECEL USHEGATAY MA DACAD NIMO KASUGAYSAY
16:44
Ridhwan Issack
Рет қаралды 186 М.
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 4,2 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
XANUN! LACAGTI BIIL ISIN JIRAY IDIDAY ITIJABI XAASLE NOQDAY
15:04
Ridhwan Issack
Рет қаралды 142 М.
GABILEY ||NIN FAQIIR AH MA GUURSAN LAHAYD ||
4:24
NUURADIIN MAXAMED
Рет қаралды 8 М.
XANUN! SAWIRO QAAWAN IGA HAYA RAKAATO IGU GURSADAY Sn2Pt7
16:09
Ridhwan Issack
Рет қаралды 327 М.
GABARTA KAHESHO GADASHED ISTAG KADIB AYADA KA DORANEYSO DOQEDA
32:04
Ridhwan Issack
Рет қаралды 291 М.
AX! NINAYGA NAAG IGU HEYSATA,SXBKEY JIRKAYGU KUMASHQULA
19:33
Ridhwan Issack
Рет қаралды 184 М.
QALBI JAB! QALBIGAYGA WA GUBANAYA LAKIN QIYANADISA WA OGADAY
22:30
Ridhwan Issack
Рет қаралды 242 М.
AX NIN KALE  SHEGTAY DHAAR KABIXI WAYSAY KULAHA ADA KUJECLAHAY
14:39
Ridhwan Issack
Рет қаралды 141 М.
Девушка великан ходит по городу #фильм #кино
0:48
#реальнаяистория
1:01
Доктор Фрог
Рет қаралды 2,6 МЛН
@juanchinbrodie #comedia #humor #juffec #felipecharry #amigos
0:15
Felipe Charry
Рет қаралды 19 МЛН
Parkour failed !
0:12
Mash_Edits
Рет қаралды 12 МЛН