Xanuunka Ragga Wanaagsan.

  Рет қаралды 28,251

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

Жыл бұрын

Fikradaha Xaliye Podcast Live.

Пікірлер: 110
@abdirahmanabdinuur2738
@abdirahmanabdinuur2738 Жыл бұрын
Waxaad Ku dhahday qofyahay wan kugu haystaa waxay kugu dhahday aboowe anigu hada xiriir diyaar Uma ihi waxbaan bartaa I'm focusing my self waa inaad fahansan tahay if the right guy haduu meesha imado she is ready for everything Bari xataa hadii la arooso diyaar bay utahay lkn hadii ay ogtahay inad cabdi khasaare tahay waxanoo dhan bay kuu sheegaysaa markasta ay Ku dhahdo xiriir diyaar Uma ihi waxbaan bartaa I'm focusing my self waa inaad fahansan tahay waa inaad is dhistaa I am 19 years old and I have learned many lessons from the teacher, God bless you. 7 months ago, I lived at my mother's house and did not know anything, how to work, how to build yourself up. but now I learned a lot about life because of a teacher xaliye hada waxaan jooga Kenya guriga hooyadayna wan kasoo tagay waana shaqeyaa alxm shaqsi isku filan baan ahay xag dhaqaale iyo xag kalsooniba thank you macalin generation badan baad soo saartay I'm proud of in macalin aad iitahay
@abdifitahashkir.
@abdifitahashkir. Жыл бұрын
Great man horay u soco muhiimada ayaa ah in aan xushumada nafteena kor u qaadno naaguhu kala gartaan cabdi qasaare iyo real man 👨
@abdirahmanabdinuur2738
@abdirahmanabdinuur2738 Жыл бұрын
@@abdifitahashkir. laba xiniyood guulayso awoow We promise work and action no more daanyeer ✊
@Ohanzahj6
@Ohanzahj6 Жыл бұрын
Libaax horeey u soco
@barbaofficialchannel4570
@barbaofficialchannel4570 Жыл бұрын
Labaxaniyoodle good jop
@akdream5313
@akdream5313 Жыл бұрын
Boqor Nolol Qurux badan baa kaa Horaysa
@caaqilkakampala1448
@caaqilkakampala1448 Жыл бұрын
Mahadsanid DR Xaliye
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 Жыл бұрын
intaad ku faraxsneyn qofkad thy❎ inaadan ku faraxsaneyn qofkaad tahy✔✔ macln intaana waa iga saxid xuman haiga fahmin🙏🙏
@Sigma_male0000
@Sigma_male0000 11 ай бұрын
Thanks ustaad
@xaliyeyare6067
@xaliyeyare6067 Жыл бұрын
Macalin janada gal idinka ilahay qeer haku siiyo 🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤
@AhmedMohamed-wu8es
@AhmedMohamed-wu8es Жыл бұрын
DR XALAIYE shaqa wacan baad uhaysa raga laba xinyoodka casharadan abaahy xataa imu barin
@abdiazizsiciid
@abdiazizsiciid Жыл бұрын
kkkkk waa qosly walhy barnaamijka caadi maaha ustaadii xaqiiqda yaad banaanka keentay
@bashafitness
@bashafitness 10 ай бұрын
Mar hadii aad cabdi khasaare are waaninayso you’re doing us a huge favor 😂😂😂😂
@AkramCde
@AkramCde 9 ай бұрын
Maanta ayaan ku soo biiray jalaalka muuqaaladaadana inta badan wn wada daawaday❤🎉
@mohamedbashirmohamed7706
@mohamedbashirmohamed7706 Жыл бұрын
Macalin xaliye 😮😊
@maxamedsomaali
@maxamedsomaali Жыл бұрын
Magacaygu waa maxamed avmed xuseen waan joogaa Ethiopia magaalada jigjiga
@SoomaneSoomane
@SoomaneSoomane 10 ай бұрын
Walahi bilaahi maharani sidii maintain ku dhaqmay cashiradadada walahi aan qatay wlaahi taladada I anfaceen wlahi
@AkramCde
@AkramCde 9 ай бұрын
Wxab joogaaa mgaalda mugdusho wxn ku soo buuray maanta❤❤
@yjaafaajilq7874
@yjaafaajilq7874 Жыл бұрын
Maa sha allah
@faadumomohamed1003
@faadumomohamed1003 Жыл бұрын
Mashaa aalaah yeah that's fine with me
@user-ok9zk6ev3z
@user-ok9zk6ev3z 2 ай бұрын
Abdi xakiim ibarhim way sxb ❤❤❤❤❤
@abdiazizsiciid
@abdiazizsiciid Жыл бұрын
kkkk la xawla nice guys mesha waku dhamaadeen awoow thnks xaliya
@xaliyeyare6067
@xaliyeyare6067 Жыл бұрын
Macalin ilahay hsku ciseeyo adun iyo aaqiro ❤❤❤❤🤌🤌🙏🙏🙏🙏
@akdream5313
@akdream5313 Жыл бұрын
Waan Naftaydiii Hore
@howtomake14654
@howtomake14654 Жыл бұрын
keep going awoowe
@CqaadirMohamuud
@CqaadirMohamuud 3 ай бұрын
C/qaadir❤ Burtinle zxp
@CqaadirMohamuud
@CqaadirMohamuud 3 ай бұрын
C/qaadir burtinle🎉
@AmiinHassan-cw4qk
@AmiinHassan-cw4qk Ай бұрын
Amiin Hassan oo jooga Jabuuti 😮
@omaraden1486
@omaraden1486 Жыл бұрын
Omar aden from djibouti
@ibrahimabdiahmed1182
@ibrahimabdiahmed1182 Жыл бұрын
M haliye WaxaNka dawanaya Germany team laba xiniyoodle is muujiya
@lionman6813
@lionman6813 Жыл бұрын
😂🤣🤣 ninkaan waa iga qosliyey runtii runtana wuu kahadlay asagoo tacbiirtiisa saarayaa status kooda rag badan so funny guy 😂
@MaxamedCabdiraxmaan10-sp4me
@MaxamedCabdiraxmaan10-sp4me 9 ай бұрын
Aaaaaad io aad bro waxan joogaah magaalada mugdisho magaceygana yuotup kayga ayu ka qoranyahy😂😂😂😂😂
@cabdirashiidcade3821
@cabdirashiidcade3821 Жыл бұрын
asc xaliye
@shariifahmed3276
@shariifahmed3276 Жыл бұрын
Shariif Ahmed U .S A Ohio
@shankarbhai1646
@shankarbhai1646 9 ай бұрын
Salman waxana joga kenya
@mohamedamin6726
@mohamedamin6726 Ай бұрын
Mr Mohamed moumin Hassan joogo Djibouti 🇩🇯 jano
@AkramCde
@AkramCde 9 ай бұрын
Wxn rajeeynayaa in aan kuxurnaado muqaaladaada mclin hormar wcan🎉🎉
@cabdulaahi688
@cabdulaahi688 2 ай бұрын
Xaliyow waxaan kumoodi jiray nin iska hadla balse waxaa tahay macalim fiican
@user-cn4ko4ui1t
@user-cn4ko4ui1t 7 ай бұрын
Nin bisil😂😂 Bislee raga ceeriin halkaa kawad
@user-ow9ub8jr4i
@user-ow9ub8jr4i 4 ай бұрын
Is fine
@awalehabib-br3jj
@awalehabib-br3jj 7 ай бұрын
imiga ayaa kusoo biray magacaygu wa farah danyer😅😅
@MohaCabdi-my9yr
@MohaCabdi-my9yr Жыл бұрын
Salaman
@YaasiinHassan-lf8th
@YaasiinHassan-lf8th Жыл бұрын
Xarako from kismaayo
@cabdulahikalsoni9125
@cabdulahikalsoni9125 2 ай бұрын
Abdullahi South Africa
@husseinmohamed6468
@husseinmohamed6468 Жыл бұрын
seattle washington
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 Жыл бұрын
Xaliye waa runtaa
@ashaosman9559
@ashaosman9559 Жыл бұрын
Mashllh great advice
@cusmanabukar4397
@cusmanabukar4397 8 ай бұрын
Muqdisho
@cusmanabukar4397
@cusmanabukar4397 8 ай бұрын
Ismaciil
@diyeshe-gb8to
@diyeshe-gb8to 3 ай бұрын
waka hyaa
@adanbiinbam227
@adanbiinbam227 Жыл бұрын
Adan USA
@duceysane3322
@duceysane3322 Жыл бұрын
Duceysane uk
@abdirahmanabdullahi
@abdirahmanabdullahi Жыл бұрын
Ninkan waa runtii Qofku Haduu Iska dabawareego Uun Waa dhib Wllhy
@MohaCabdi-my9yr
@MohaCabdi-my9yr Жыл бұрын
Maclin what's able no dheh
@CqaadirMohamuud
@CqaadirMohamuud 3 ай бұрын
C/QAADIR Margaago....zxp..
@GaiLoch
@GaiLoch 24 күн бұрын
Asad updi oo jooga libiya
@SoomaneSoomane
@SoomaneSoomane 10 ай бұрын
@Nasro_Warsame2023
@Nasro_Warsame2023 Жыл бұрын
mid dabaal ah waye sxb naagta ku adkeysay muxuu uga daba ooynaya doqon iga dheh bom!!!
@xaliyeyare6067
@xaliyeyare6067 Жыл бұрын
Sax doqon nin walboo nasga ksds badhaco hamar kudhe waa kurabaa hafey kudido sooy kudheh jooji cabdi qasaare jileeca iyo danyer nimada 😝😝🤪🤪😃😃🦍🦍🦍🦍🦍dildanyerka intosan kudilin
@Nasro_Warsame2023
@Nasro_Warsame2023 Жыл бұрын
@@xaliyeyare6067 kkkkkkkkk
@abiibmuuse
@abiibmuuse Жыл бұрын
Lol yeah maybe a little
@khadarcabdirashiid4858
@khadarcabdirashiid4858 Жыл бұрын
Xuseen jigs bosaso
@khadarcabdirashiid4858
@khadarcabdirashiid4858 Жыл бұрын
Bosaso
@akdream5313
@akdream5313 Жыл бұрын
Waan idin salaamay laba xiniiyoodlaasha Bosaso
@user-kw8de1fu3g
@user-kw8de1fu3g 9 ай бұрын
Maxamad baladween
@HirsiHirsi
@HirsiHirsi Ай бұрын
Wan aqbalaya Awowe
@user-nl4xx4zw1p
@user-nl4xx4zw1p 8 ай бұрын
My name is xamze Waxan joogaa Mugdisho
@shuceebmaxamed6025
@shuceebmaxamed6025 Жыл бұрын
M.a
@cabdijuule8029
@cabdijuule8029 Жыл бұрын
Abdi raxman neyrobo
@Hassan_Somali1
@Hassan_Somali1 8 ай бұрын
Hasan oo jooga hargeisa
@ahmedkhalaf3229
@ahmedkhalaf3229 Жыл бұрын
USA
@user-pu1zm6to1l
@user-pu1zm6to1l 7 ай бұрын
Abdixay ifo nuura joga
@xalaneahmed253
@xalaneahmed253 Жыл бұрын
Abdi hakiim jooga kampala zxb
@NUURIYE.
@NUURIYE. Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@ahmedmoallim8879
@ahmedmoallim8879 2 ай бұрын
Ahmed London
@yaasiinjaamac7643
@yaasiinjaamac7643 10 ай бұрын
Yaasiin jaamac ka dawanya burco
@suadfarole5136
@suadfarole5136 Жыл бұрын
Suad Farole, from Seattle Washington
@abdifitahashkir.
@abdifitahashkir. Жыл бұрын
We don't care where you khadiijo Kuusey.
@cabdifitaaxaxmedcali5399
@cabdifitaaxaxmedcali5399 Жыл бұрын
@@abdifitahashkir. 😂😂
@ahmedyuusuf5375
@ahmedyuusuf5375 Жыл бұрын
Hi 🙋‍♂️suad,
@libanyare4130
@libanyare4130 Жыл бұрын
Takuwila iyo Baadiyaha Kent maa kufaanaysa tuulada roobka khadijo kuusey gooy😂
@maxamamad8190
@maxamamad8190 5 ай бұрын
▶️▶️▶️▶️▶️▶️▶️▶️▶️▶️▶️▶️
@user-qu8xd3rv6t
@user-qu8xd3rv6t 4 ай бұрын
C rashid sabowanag
@jabriilabiiker6868
@jabriilabiiker6868 2 ай бұрын
Jabril Dalka Sacudiga
@user-ii4tr2sk3c
@user-ii4tr2sk3c 6 ай бұрын
Abdii adds apapaa
@user-wj5hx9hf6l
@user-wj5hx9hf6l 6 ай бұрын
Cabdi abshir galkacyo joogaaa
@suhaybxasan1160
@suhaybxasan1160 Жыл бұрын
أنا صهيب
@AhmedHassan-ht4pk
@AhmedHassan-ht4pk Жыл бұрын
Doqonkan wuuba kaso daray war daanyeer Yahow danyerku dhalay raga ka dhamow
@kaderabdiadam9443
@kaderabdiadam9443 Жыл бұрын
Hhhhh naa maad is ilowday malaha kii xaajiga ayaad ka soo comments garanaysaa!!
@dugsiimomediaTv
@dugsiimomediaTv Жыл бұрын
Naa goormaad nin noqotay ma kii daanyeeerkaaga ayaad commentiga kasoo bixinaysaa kadhamoow mcalin xaliye
@maougaaz
@maougaaz Жыл бұрын
Xaliye siidee shidka loo ga baxa
@mohamedyamaan1747
@mohamedyamaan1747 Жыл бұрын
Shaqeyso
@akdream5313
@akdream5313 Жыл бұрын
Xamaalo
@abdisamadabdullahi6720
@abdisamadabdullahi6720 7 ай бұрын
Xaliye adiga naftaaada xisaabi. Aaqiro ka hadl oo aduunka waqtiga jogtid wanaag samee nacas nacas
@abdihakimereg
@abdihakimereg Жыл бұрын
No more Mr nice guy!
@akdream5313
@akdream5313 Жыл бұрын
Yeah
@AbdulganiNur-ie9wt
@AbdulganiNur-ie9wt 10 ай бұрын
Never be nice be a bastard I was never a danyeer
@saeedmohamed7124
@saeedmohamed7124 Жыл бұрын
Saciid Canada
@xaajicabdi-gr7pm
@xaajicabdi-gr7pm Жыл бұрын
Somaliya l.caanood c.salaan
@torkipoi6924
@torkipoi6924 Жыл бұрын
Filin hindugu badsaday dabcan iyo porn graphics ka ninkaas khaniiska watay kahadliya nin daalan wye oo ubahan si joogta Ah inuu dawado podcast yadada macalin xaliye shaxda naagaha hadu fahansyahay sida umuhadlen maskaxdisi ba medhantay filin hindigi bu badsday bales wuxu iloobay reality inay raban naguhu
@SoomaneSoomane
@SoomaneSoomane 10 ай бұрын
MACALIN WAXAN KAA SOO SALA.AA JAZIRADA MALTA MACALIN
@mechiz6192
@mechiz6192 Жыл бұрын
War ninkan been bathanah.Audhubillah
@mahdidaahir1695
@mahdidaahir1695 Жыл бұрын
Mahdi.dahir.oo.joga.borama
@user-xc8uz2el2o
@user-xc8uz2el2o 6 ай бұрын
Daayeer.aanukabaxno.aanu.noqono.labaxiniinyood.nuur.xusseen.oojoga.qardho
@AhmedYare-qv5cq
@AhmedYare-qv5cq 2 ай бұрын
Axmed musse Djibouti
@adanbiinbam227
@adanbiinbam227 Жыл бұрын
Adan USA
@ahmedkhalaf3229
@ahmedkhalaf3229 Жыл бұрын
USA
@ahmedkhalaf3229
@ahmedkhalaf3229 Жыл бұрын
USA
@Radwan008
@Radwan008 Жыл бұрын
Ninka kaliyee aan katagero social media keep going macalin xaliye
@AhmedYare-qv5cq
@AhmedYare-qv5cq 2 ай бұрын
Axmed musse Djibouti
Maxaa Dilaya Raganimadaada ?
1:04:18
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 16 М.
Sidee Loo xakameeyaa Emotion -Kaga Nin ahaan.
1:31:15
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 25 М.
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 5 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 74 МЛН
XALIYE IYO XALIMOYINKA MAXA KALA HESTA
19:20
Liveqaate
Рет қаралды 2,7 М.
Wax ka ogow sababta ay Afrika horumar la'aan u tahay
15:54
Abdirisaq Daaus
Рет қаралды 2,8 М.
xaliye oo baagaha caayay ceebay tacaal🤣🤣🤣🤣
15:53
Bella Beauty
Рет қаралды 6 М.
#SE01 EP 5 MAYA KU DHEH - Fikradaha Xaliye - Podcast
43:44
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 67 М.
Wajiga Saxda ah ee Cabdikhasaare
1:10:14
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 8 М.
Sidee uga bixi kartaa Comfort Zone -kaaga ?
18:48
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 37 М.
#KAYSE SHOW TV XALIYE QOSOL FRIDAY ILA DAAWADA DHIB BADANAA
47:13
KAYSE SHOW TV
Рет қаралды 11 М.
Sidee Ku abuuri kartaa Qiimahaaga Nin ahaan ?
1:24:09
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 24 М.
He doesn’t like illusions
0:17
V.A. show / Магика
Рет қаралды 13 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
0:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН
Waka waka #4 🤣 #shorts
0:15
Adani Family
Рет қаралды 15 МЛН