#SE01

  Рет қаралды 67,730

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

2 жыл бұрын

Taageer Podcast-ga ku dhufo Link-ga.
www.paypal.com/donate/?hosted...
Apple Podcast: podcasts.apple.com/us/podcast...
Spotify: open.spotify.com/show/2BU8z6E...
Google Podcast : podcasts.google.com/feed/aHR0...
Anchor Fm : anchor.fm/fikradaha-xaliye
Igala soo xiriir :
Instagram: Fikradaha_Xaliyepodcast
TIKTOK: Xaliye_Ali
fikradahaxaliye@gmail.com
EPISODE CHAPTERS.
01:25 Horudhaca Podcast.
01:50 - Maalgashiga Naagaha.
07:50 Lacag ha siin.
14:00 - sida ay lacagta kaaga qaadan.
20:00 - iPhone buu u gaday.
27:00 - Lacagta adigaa Leh .
32:00 - Caqliga Naagaha .
37:00 - Nin Gacan Furan.
40:00 - Wax ka baro Raga Kale .
Daawasho Wacan.
Listen to Fikradaha Xaliye Podcast on All Platforms.
Produced: ELXA MEDIA & SEMA BOX .
GOOGLE PODCAST: podcasts.google.com/feed/aHR0...
SPOTIFY: open.spotify.com/show/2BU8z6E...
........................................................................................................................
Fikradaha Xaliye (Xaliye thoughts ) is a podcast created by {Abdisamad xaliye} a Somali journalist, producer, Studio executive, Podcast Host, this podcast is all about having candid conversations with fellow men talking about relationships, marriages, finances, Mental health, and things men go through generally in life on daily basis.
our purpose is to enlighten, educate, and share life experiences with Somali men around the globe.
Listen Fikradaha Xaliye Podcast on
.....................................................................................................
Fellow dheh TikTOK geena : @XALIYE_ALI
EMAIL: fikradahaxaliye@gmail.com.
........................................................................................................
Like
Share
Subscribe.
Tags
Somali Podcast.
Somali Podcast
Somali Video Podcast
Somali Podcast.
Somali Podcast
Xaliye
Fikradaha Xaliye
Fikradaha Xaliye .

Пікірлер: 345
@rafiqrashad392
@rafiqrashad392 2 жыл бұрын
Xaliye is a Somali hero and needs to be protected. Your work will highly be appreciated soon
@Ssssssssssesssssssssss
@Ssssssssssesssssssssss Жыл бұрын
😂😂
@fatmaali4419
@fatmaali4419 2 жыл бұрын
Anoo naag ah waxaa wiilasha walalaaheey ah kula talinaayaa hadaa daacad tahay wadada saxda lacgta ku bixi, ehelkaaga lacag eey ka bahanyihiin iyo naftaada ha iska tuur tuurin.. Gabdhaha walaalaheey ahna please lacag shaqeeysta isku filnaada haku tashanina dadkaas muslin dhididkooda hana lugooynin qof daacad ah. Allah idin wada irsaaqo si xalaal ah.
@abdimohamed5638
@abdimohamed5638 2 жыл бұрын
Nin hooyadii 100 dollar siiyo naagu uusan qabina lagacsiiyo waa dayuusnimo
@user-lr6ew5mv8v
@user-lr6ew5mv8v 2 жыл бұрын
Kkkkkk
@iissa7685
@iissa7685 2 жыл бұрын
Without disrespecting anyone this man is telling the truth. No Shufto iyo sparo.
@jemal99
@jemal99 2 жыл бұрын
Brilliant work, this is much needed information for young somali men who are completely lost. Much love from Australia 👏
@nurhasan-sd2oy
@nurhasan-sd2oy 2 жыл бұрын
Mafahmin
@Yuusuf_editor
@Yuusuf_editor 10 ай бұрын
Shaqo cajiib ah, tani waa xog aad loogu baahan yahay ragga Soomaaliyeed ee gebi ahaanba lumay. Jacayl badan oo ka yimid Australia 👏 @@nurhasan-sd2oy
@abdinasirmohamed6224
@abdinasirmohamed6224 2 жыл бұрын
Your show will be our 🍵 tea talk..we don't need to talk about qabiil anymore we need to discuss these issues..feminist is on the rise and it's time to fight back
@ragadhexe.5743
@ragadhexe.5743 2 жыл бұрын
😹😂
@farhiyadahir3725
@farhiyadahir3725 2 жыл бұрын
Kkk ciyaartooy kan ka aqli badan keensada yaaqay. Kan wuu in kadhifay
@MunaMaxamad-zh3vj
@MunaMaxamad-zh3vj 6 ай бұрын
Fariiiiid weye yarkani Lakin dumar madawa xuma .
@Abdirahman_24
@Abdirahman_24 2 жыл бұрын
Dr xaliye walahi xili wacan noo timi Berigi hore dumarka lacagta siin jirin Lkn hada joojiyey hadii ay lacag i weydiiso Hadalkagi soo xasuustaa Keep going dr From Burco
@Abdirahman_24
@Abdirahman_24 2 жыл бұрын
@@nuurtonuur8513 alle ha u naxariisto walidkaga walal Shukansiga miyaad wadi karin adigoo lacag aan nin weydiinayn
@deeqoaden8082
@deeqoaden8082 2 жыл бұрын
Keep up the good work that you have for the youths .truth is good no matter how it hurts others .
@barbaofficialchannel4570
@barbaofficialchannel4570 2 жыл бұрын
43 daqiiqo xiliga ay dhamty kma war haayo aad buu i anfacy ep5 mahdsanid awoowe
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast 2 жыл бұрын
Muiimadda waa inaad wax barato oo isbadal samayso awoow. dhagayso xalqadaha dhagaysiga. Google Podcast , Spotify , Apple Podcast ,
@mrciil
@mrciil 2 жыл бұрын
Great advice, you changed my mind, I'm happy to support your channel
@sahalknowledge5410
@sahalknowledge5410 2 жыл бұрын
The Best Somali KZfaqr Great Job.
@allatiyare6760
@allatiyare6760 2 жыл бұрын
Great advice, keep going man.
@fuada.mohamed8307
@fuada.mohamed8307 2 жыл бұрын
I am taking notes from every episode! I wish I could subscribe this Chanel a million times by myself.
@DreamGirl-tg7qs
@DreamGirl-tg7qs 2 жыл бұрын
Wlhi aniga oo dumar ah kugu raacsan wa wax muhim oo ubahan in raga fahman🥰Xaliye wll mid ka codsana ereyga ”naago” kubadal dumar❤️Horey usoco
@abdirahman7547
@abdirahman7547 2 жыл бұрын
M.a Allah ku Xafido bayo👸🏽❤
@DreamGirl-tg7qs
@DreamGirl-tg7qs 2 жыл бұрын
@@abdirahman7547 Amen abowe quruxw❤️👑
@documentariesinchd3070
@documentariesinchd3070 2 жыл бұрын
Ina adeerey naag iyo niin dhib maleh
@hoodolucky6144
@hoodolucky6144 2 жыл бұрын
Makaa duleyste raadis baa waxaagu
@user-lr6ew5mv8v
@user-lr6ew5mv8v 2 жыл бұрын
Adiga xiriir mal eedahay walaal waxaan jeclaan lahaa in aan xiriir kula sameeyo sababtoo ah gabar caqli leh baa ila egtahay
@yaasir1936
@yaasir1936 2 жыл бұрын
Xaliye Sunta Xaliimooyinka Keep Going Macalin 😂
@yaasir1936
@yaasir1936 2 жыл бұрын
@@smile-db6bv anigaaba dhalay 😒
@fuada.mohamed8307
@fuada.mohamed8307 2 жыл бұрын
Ninkani waa Xaliye caadi ah. waryaa ninkani hala share gareeyo. fikradihiisa waa kuwo dhaxal gal ah.
@libanhussein9239
@libanhussein9239 2 жыл бұрын
Don’t hate the player hate the game and learn how to play.Two can play that game. Don’t be ciyala mama kkkkkk LEARN HOW TO SAY NO AND START SAVING YOUR MONEY.
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast 2 жыл бұрын
True bro nin wax fahansanaa tahay
@abdiabaana890
@abdiabaana890 2 жыл бұрын
Absolutely Bravo Legend
@MsAngel434
@MsAngel434 2 жыл бұрын
I’m a woman and i agree with you. Anigu weligey xoolo nin damac iga Magelin. Lakin wiil walaalkey ah ayaa shilin kii laga dhameeyey, deyman na lagu gooyey💔
@mohamedyusuf8108
@mohamedyusuf8108 2 жыл бұрын
Wll wiilka casharada Macalinka ku soo xidh plz
@abdalarockstar915
@abdalarockstar915 2 жыл бұрын
@@aminaamish242 naag vs nin hdadan rabin ha I dhihin wa dhihi krtaa lkn naag wx xun ma ahn
@abdielmi6419
@abdielmi6419 2 жыл бұрын
HADDUU WALAALKAA is dhiso lacagtaas oo dhan urursado si fiican u diyaargaroobo ka dibna xaas guursado way ka fiicnaan lahayd intii xiriir lacag ku bixinayo. Gabadhaas xaaskiisa ah nolol fiican u horseedo.
@muscabdesaid8558
@muscabdesaid8558 2 жыл бұрын
Walhi rag badan ayaad ufaaideysay wax bdn oo aan arkayna waad kahadashay mahadsanid keep going
@hibomohamed2427
@hibomohamed2427 2 жыл бұрын
Kan waa caqliloow maasha allaah
@mohamedabdullahisaid2457
@mohamedabdullahisaid2457 2 жыл бұрын
Thank you Prof
@zacksapologies437
@zacksapologies437 2 жыл бұрын
Waxa hadalkaga ku dawoobay rag qaar dumarku soo karbasheen waxa kamid ah wiil iladhashay well done doctor
@zacksapologies437
@zacksapologies437 2 жыл бұрын
Number kaaga WhatsAppka noo sheeg
@deqaabdisalan1095
@deqaabdisalan1095 2 жыл бұрын
Ragga xiriirka lacagta ku bixiya ogow xaasaskooda iyo caruurtooda ma biilaan, kala tali taas in Allah uu ku ciqaabayo aduun iyo aakhiro.
@acrelane7631
@acrelane7631 2 жыл бұрын
Protect this man at all costs
@trueloveneverends1547
@trueloveneverends1547 2 жыл бұрын
Xaliye Halyeyga Qarniga Noolow Cisi Iyo Sharaf Baad Leedahey✅
@roobleibraahim1897
@roobleibraahim1897 Жыл бұрын
Xaliye legend
@umwaseem2681
@umwaseem2681 2 жыл бұрын
I am a female I agree every thing you say
@somaliwaynsomaliwayn7358
@somaliwaynsomaliwayn7358 2 жыл бұрын
Somali Youth Hero. Talooyin anfac leh weeye keep going legend.
@aahmed2810
@aahmed2810 2 жыл бұрын
This guy is leaking the real secrets 😂 war kadaa awoow
@qujequje9480
@qujequje9480 2 жыл бұрын
Keep going sxb waxa thy sida qorxad okle gacmana kuma qariyaan hadlkaga meel dheer wugarayaa
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast 2 жыл бұрын
Thanks bro shaqadaan waa soconee, ragana waa la dhisayaa,
@nasserudeenmohamednor2938
@nasserudeenmohamednor2938 8 ай бұрын
Professor Xaliye Thank u for sharing this information
@The-real-life2024
@The-real-life2024 2 жыл бұрын
😂😂😂😂 OMG legend , every word you said is true walahi , daanyeero waa inay Caqli yeeshaan oo joojiyaan lacagta baada ah ee ay bixinay , hada dumarku waxayba u haystaan in xiriirku uu yahay ganacsi oo hadaadan leejo bixinayn aysan kula hadlin. Waxay marayaam in maanta Hadaad barato ay isla maanta ama beri ay Lacag ku weydiiso hadana ay isticmaalan same kaarto. Telfone baa iga jabay waa iga dhumay iyo waa jiranahay iyo ayeeyday baa Gaari ka dhacday xataa they aren’t smart.😂😂😂
@abdiwahabahmed8144
@abdiwahabahmed8144 2 жыл бұрын
🤣
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast 2 жыл бұрын
100% Scam fcn ma yaqanaan awoow.
@Malik3544
@Malik3544 2 жыл бұрын
😂 malaha Sxb caqli weeleyihiin ee waxee ogyihiin in ay daanyeero la hadlayan 😂
@The-real-life2024
@The-real-life2024 2 жыл бұрын
@@Fikradaha_XaliyePodcast brother walahi Cashar Fiican oo faa’ido weyn u yeelan doona dhalinyarada nolosha ku cusub ayaad soo saartay ogow it’s really very important it’s not a joke, The Women of today aren’t smart enough, waa scammers Caadi ah intooda badan, Maalin Hor Gabar baan la hadlayay ka Dhib Lacag iyo sheekodas ayay bilowday waxay ku dhahay “ naa Casharadaas horaan usoo qaataye Aan si Caadi ah u wadalno . Kula war baqiil baa tahay oo kii xaliye ayaad Soo dhageysatay 😂😂 Marka Awoowe Ridaaladaadii waa gaartay meeshii la rabay laakiin waa in lasii wadaa waxba dhiman wali.
@mohameddekabdullahi7667
@mohameddekabdullahi7667 2 жыл бұрын
Walaal Xaliye aad baan kuusalamaayaa. Allah kusharfo🙏
@qadarsaeed
@qadarsaeed 2 жыл бұрын
Great man 👍👍👍👍
@abdirizakmunye8764
@abdirizakmunye8764 2 жыл бұрын
Masha allah ninkaan waa nin aad u caqli badan Allaha ku xafido brother
@nimcoibrahim7424
@nimcoibrahim7424 2 жыл бұрын
Actually, I never come across this situation but wish I had the audacity to ask money a dude!
@aahmed2810
@aahmed2810 2 жыл бұрын
Y’all can try on me before the deal expires 😂
@duceysansheikh7019
@duceysansheikh7019 2 жыл бұрын
Fikrada ah in naag aan laqabin lacag lasiiyo ma wanagsana inta badana kaas bananka lacagta ku bixiyo masuuliyada gurigiisa magudo Marka walal fakarkaga qaar kamida wan ku qanacsanahy aniga ahaan waxana ahay qof Dumara Sidaan arkana dumarka inta badan wey kasoo horjeedaaan Dumarka haisku qaban kala reeb Mhdsnd in badan
@abdulhiyusuf3941
@abdulhiyusuf3941 2 жыл бұрын
Wlhi dhipkygii bad xalise thnkx
@somalipranks1502
@somalipranks1502 2 жыл бұрын
Masha allah
@Boqoldile1
@Boqoldile1 2 жыл бұрын
Shaqo wacan ba heysaa keep going bro
@nasiribrahim3878
@nasiribrahim3878 2 жыл бұрын
Xaliye you are a legend keep the good work, alot of men are suffering. Its a relationship not business partnership. Period. Let the people know after marriage is payment time. Good point bro. Soo tuur, sii tuur Ana ituur
@alhikma484
@alhikma484 2 жыл бұрын
Keep going legend nacabku darbiyada ha jiiro🙏🙏
@mohamednur3681
@mohamednur3681 2 жыл бұрын
good job bro very true legend
@awelimuawi8494
@awelimuawi8494 2 жыл бұрын
Masha Allah borofeyser Maclin xaliye allow noo kaa daa toosiyaha wiilasha somaliyed dariiqa horumarka iyo tubta tosan qaadanay qaadanay libaax libaax dhalay kugu faaiidnay waa ka harnay raaga caalamka jabnay
@sharmaarkesaid5003
@sharmaarkesaid5003 2 жыл бұрын
Legend
@othmansayid2
@othmansayid2 2 жыл бұрын
Horey u soco bro
@sakariyecabdi4159
@sakariyecabdi4159 Жыл бұрын
Thank you so much shawing our mistakes ❤️❤️
@mohamedAhmed-ss9wx
@mohamedAhmed-ss9wx 2 жыл бұрын
Living legend
@darwiishyaresomalidhaba5477
@darwiishyaresomalidhaba5477 2 жыл бұрын
Very true bro🙋
@jjjttt6588
@jjjttt6588 Жыл бұрын
Macalin janada sual la an ilahey ha ku galiyo amiin yaa rabi
@sahalknowledge5410
@sahalknowledge5410 2 жыл бұрын
Mr Xaliye Hore usoco. Mowduucan waxuu qeyb ka qaadanaa In Dib ugurtaan Shaafad Ladies.
@nasrayusuf6246
@nasrayusuf6246 2 жыл бұрын
Walaahi hadalkaga kurbo iguma heeyso waligeey nin ishukaansaday lacak kama cunin mana ka ogolaado fikradada inaad badasho ayaa fiican ood dhahdo dumarka qaar dumarka noocaas mawada ahan
@mubaragahmed9521
@mubaragahmed9521 2 жыл бұрын
Markah ugu horaysah day ba gabadha anaa lasheykysoh ay tirih isoo dir biri ber wan ba ku damiyah xirikah ayaa ba u jarah sededaba haday lacg igala hadasho block 🚫 si sugu darg
@Techchunk336
@Techchunk336 2 жыл бұрын
Xaliye you are so right bro
@Techchunk336
@Techchunk336 2 жыл бұрын
Wax badan ayaan Raadinaayey qof dhalinyarada Somaliyeed wax u dooda
@Techchunk336
@Techchunk336 2 жыл бұрын
The Danyero hate me am know they call greedy😜😎😎😎
@umwaseem2681
@umwaseem2681 2 жыл бұрын
والله كلامك صح
@noahrageh623
@noahrageh623 2 жыл бұрын
Hawl fcn ayaad wadaa Sxb halkaa kasii wad. Talooyinkaagu waa kuwo rag badan faa'iido leh. Thanks.
@mahamuddek3213
@mahamuddek3213 2 жыл бұрын
Awoowe howshan waad lasoo daahday mise aniga ayaa goor danbe ogaaday🤣🤣
@Ahmedabdilnasir
@Ahmedabdilnasir 2 жыл бұрын
Legend waan kuwadana hadan Laba Xaniinyodka nahay Adaa afhayeen noo ah 😂😂
@abdirisaqosman5381
@abdirisaqosman5381 2 жыл бұрын
Jasakalahu khayr bro xaliye alle haku xafido
@abdulkadirdhagane8183
@abdulkadirdhagane8183 2 жыл бұрын
Walahi waxaa tahay nin wax badan og keep going awoowe
@inpektore14
@inpektore14 2 жыл бұрын
Goor aan caydhawnay ayaa naloo kaasoo diray ☹️☹️in suuqa lays geeyo ayaa udhiman naagaha somalida mashqaystayaal waaxid ayaa na helay
@abdimohamed5638
@abdimohamed5638 2 жыл бұрын
Hada is dabaqabo
@awelimuawi8494
@awelimuawi8494 2 жыл бұрын
Kuwa neriibi jooga lacag loo diro sawaxil man la saaxiiba aragnay kuwa falaad LA dajiyey ragodu mareykan yurub jiraan sanadkii laba mar imaada inta uu maqanyahay habeenkii nin sawaaxila boy fareen qarsoon LA ah aad bey u buxaan lawada sheegay xaliyow amin fiican baad soo baxdey cadow jabiye guul
@abdiakriye3461
@abdiakriye3461 2 жыл бұрын
Ebarbaa layga dhigay bro
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
Halyeey XALIYE horu soco brother
@drnaemaabdullahi1462
@drnaemaabdullahi1462 2 жыл бұрын
Xaliyow yaa ku soo diray waa lagu soo diree.
@shaficiahmed7129
@shaficiahmed7129 2 жыл бұрын
Waan dhameystay ustaad Xalqooyin kale ayaan kaasugeynaa
@axmedcabdixabeeb1164
@axmedcabdixabeeb1164 2 жыл бұрын
Waa ku tager sanaahy mr xaliye hore usoco sxb sare
@mohamedyusuf8108
@mohamedyusuf8108 2 жыл бұрын
Macalin wlhi waan ku wataa Jir Oo joog
@Malik3544
@Malik3544 2 жыл бұрын
Rageedi Saas aya lagaa rabaa. Keep going
@amiinsaleban7908
@amiinsaleban7908 2 жыл бұрын
Mashalah waan qaatay runtii mashalah sxb good 👍👌😋
@IbrahimTripleM
@IbrahimTripleM Жыл бұрын
Absolutely 💯 Macalin Xaliye
@mohamedabdimohamed1996
@mohamedabdimohamed1996 2 жыл бұрын
Sxb legend ayaa tahay cawa isoo qabo liveka ayaan kugulajira siro badan ayaan haya
@Mohamedibrahim-fi4cp
@Mohamedibrahim-fi4cp 2 жыл бұрын
war naga tag dumarka mashaqeyan sida ey ubadan yihiin so hadaan caawiyo gabarta markaa xarirka aan lenahay waxwo uma arko mar waa walashee somaliyeed marna hadey surto gali wedo guurkii oo ajanabi igama qaadan ogow xitaa in lacaawiyo qof aadan aqoon oo dan heeso
@ozakediamond2670
@ozakediamond2670 2 жыл бұрын
Adigu marka hay'adda caawinta gabdhaha soomaliyeed miyaa thy. Yaase ku caawinaya adiga markad shilin weydo cidna waa laga tagayaa wllhi. Isdhis awoowe.
@oceanrealestateandproperti2720
@oceanrealestateandproperti2720 2 жыл бұрын
Legend 😂😊
@mariastories8851
@mariastories8851 2 жыл бұрын
Maantaa wax wacan babad ka hadlaysaa wiil dhisaan waa labaanyahy daanyer umaa bahni horay uu soco
@Professor4555
@Professor4555 2 жыл бұрын
Meelaha somalida marka tagto iska ilaali sxb naagaha waalan e cunaqabateyn ku arki doono, mahadsanid brother 🙏
@wadaayful
@wadaayful 2 жыл бұрын
Maasha Allah beautiful wisdom words wa jazaaka Allah kheeyr
@farhiyadahir3725
@farhiyadahir3725 2 жыл бұрын
Horta ninkaan inuusan Muslim ahayn ma ogtihiin aad taageertaan ma xumee. Mar dhow isagoo diinta idiinka saaraaya ayaan arki doonaa
@cabdiqaadirmohamed330
@cabdiqaadirmohamed330 2 жыл бұрын
@@farhiyadahir3725 ninka nacaybka aad uqabto ma waxay gaadhay inaad tiraahdo muslim maaha
@user-qy2pu2zm1g
@user-qy2pu2zm1g 2 жыл бұрын
@@farhiyadahir3725 nacalad kugu dhacay waskhyahay beenta ka,da dadka
@IbnukasimIbrahim-lu5vx
@IbnukasimIbrahim-lu5vx Жыл бұрын
​@@farhiyadahir3725 adiga muslim maatahay marka markaad qof muslim ah ku tilmameysid inuu muslim eheyn dulufyahay😮
@abdulahiabdikadir4580
@abdulahiabdikadir4580 2 жыл бұрын
Keep going sxv
@abdinasirmohamed6224
@abdinasirmohamed6224 2 жыл бұрын
Comment section kuma arko dumar..what happen. Because they don't wanna hear the truth....bro can you invite guys to speak up their experiences so that others can benefit...keep going
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 2 жыл бұрын
We are here, lakiin kanoo kale Allow wax hanoogi darin.
@qadraalii9499
@qadraalii9499 2 жыл бұрын
My friend you're in the wrong place! 🙃 this platform is only for labo xaninoyasha
@a.hakimsufi4910
@a.hakimsufi4910 2 жыл бұрын
Xaliye Nin adag noolow sxb👍👌💪
@yasinhajideer8952
@yasinhajideer8952 2 жыл бұрын
War ninkaan wuu naga soo daahay.
@abwaansharmaarkeofficial
@abwaansharmaarkeofficial 2 жыл бұрын
Saxiix kalaam walaal macaan
@mohodinPliano
@mohodinPliano 4 күн бұрын
Macalin ❤
@khadraahmed1623
@khadraahmed1623 2 жыл бұрын
Naago badan oo ad ka ohisay waan arkay lkn doqonow ninkayga anigu anigaba ku baray oo tusay inad jirto ba ee bal waxad diri karti dir jini foodle 😂😂😂😂
@user-ou3vx6uv3f
@user-ou3vx6uv3f 2 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhh
@user-qy2pu2zm1g
@user-qy2pu2zm1g 2 жыл бұрын
farxiyo cabsiye kawaran naag fican miya
@MaxamedAbdikadir-ip5ry
@MaxamedAbdikadir-ip5ry Ай бұрын
Xaliye runta ayaan ku.jeclahay
@shaficiahmed7129
@shaficiahmed7129 2 жыл бұрын
Your are leader
@AD-ku6rd
@AD-ku6rd 2 жыл бұрын
This is Things Your Daddy Should Have Taught You guys
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast 2 жыл бұрын
Yeah but waligood ma sheegin. Facts
@AD-ku6rd
@AD-ku6rd 2 жыл бұрын
We all appreciate your content and efforts helping man This is classical conditioning psychology The music and movies Love novels all this bs
@cartanxuseenmaxamud3814
@cartanxuseenmaxamud3814 2 жыл бұрын
@@Fikradaha_XaliyePodcast nolw
@salmaabukar273
@salmaabukar273 2 жыл бұрын
Alla wiilka run badanaa
@nasrasayid5244
@nasrasayid5244 2 жыл бұрын
ASC waa ku salaamay walaalkisa
@marwaanmaxamed5210
@marwaanmaxamed5210 2 жыл бұрын
USTAAAAAD WAKUWADAAAANA🤝
@aymanyare9213
@aymanyare9213 2 жыл бұрын
Waaku wadanaa awoowe👍🏻
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast 2 жыл бұрын
Thanks awoow ,
@hannisiyad189
@hannisiyad189 2 жыл бұрын
Mr xaliye hore usoco shilimadka raga ubadbaadi
@ohaji42
@ohaji42 2 жыл бұрын
Ugaas xaliye waan kulasocdaa
@elmimohamed489
@elmimohamed489 2 жыл бұрын
Ma aniga iga hadlaysaa
@ahmedhaji336
@ahmedhaji336 2 жыл бұрын
In culus iga dheh xaliye run badnaa oo pointy hehi ogidaa tnxz
@iimaangaban9917
@iimaangaban9917 2 жыл бұрын
Guuleyso legend runtii sheekadaadu way igu socotaa
@CusmancaliCusmaan-gl6hi
@CusmancaliCusmaan-gl6hi 9 ай бұрын
Macalin xaliya guuleysa wax badan ba ka faidey
@amalabdi6617
@amalabdi6617 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 Xaliye umadeena maaha waryaa xaliyoow ka hadh dumarka
@Mgureey
@Mgureey 2 жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@abdirahinxiinkey128
@abdirahinxiinkey128 2 жыл бұрын
Qabiir sare ragan dulman e xaqoda ka bahan so dhiragali 😂🙋
@faaraxyare7983
@faaraxyare7983 2 жыл бұрын
Macalin xaliye guuleeso
Calaamadaha Daanyeernimada ! #Xaliye
28:17
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 28 М.
Sidee Loo xakameeyaa Emotion -Kaga Nin ahaan.
1:31:15
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 25 М.
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 7 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 168 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 14 МЛН
SE01 EP 6 Maanta Kor u qaad Noloshaada.
36:31
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 64 М.
NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA | GORAY PODCAST
2:57:07
Goray Podcast
Рет қаралды 86 М.
Qorshaha aan noloshayda ku badalay !
27:17
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 195 М.
Wajiga Saxda ah ee Cabdikhasaare
1:10:14
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 8 М.
#SE01 EP 2 Iskaabulo Maaha Dhibaato - Fikradaha Xaliye-Podcast
31:50
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 44 М.
Sirta  AABAHAA Kaa Qariyey !
18:30
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 51 М.
Waydii Xaliye ? #EP34
1:30:52
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 7 М.
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,5 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 7 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 8 МЛН