Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka Thailand | Dhulkii dhoola-cadeynta

  Рет қаралды 54,226

Tanaad

Tanaad

2 жыл бұрын

Xaqiiqooyin aadan ka ogeyn Dalka Thailand | Dhulkii dhoola-cadeynta#Thailand
Waa kuma Boqorka Thailand ee dhigtay arooska laga yaabay?
Halkaan ka daawo :
• Waa kuma Boqorka Thail...
LIKE&SHARE
Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Пікірлер: 110
@issackHIA
@issackHIA 2 жыл бұрын
M.Allah bro qali waa naga soo daahisa. Wan dareemikara caqabada lkn. You are great man with great voice. Waan kutaageersanahay
@mohasabir8826
@mohasabir8826 2 жыл бұрын
Walaal south Africa 🇿🇦 please 🙏 😢 fast comment
@iam_iprah
@iam_iprah 2 жыл бұрын
Good Teacher EVER.✅❤
@ibrahimcali1377
@ibrahimcali1377 2 жыл бұрын
Mahdsanid macalin Tanaad ❤❤
@habibaabdii
@habibaabdii 2 жыл бұрын
axsant sxb. legend taahday iyo cod macaan, wax badhaan baartay magac kasto oo af somali lagu daho. 💯💯💯👌👏👏🙌🙌🙌🙌
@adilamin639
@adilamin639 2 жыл бұрын
My teacher ❤ keep going
@yssirabdi6864
@yssirabdi6864 2 жыл бұрын
Outstanding thanks ustaad Tanaad
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Nin noolow maxaa aragti ku laaban dal dal ayuu isku sii dhiibaya walle waa cajiib tani mahadsanid macalin waan ku bognay shaqada aad noo hayso waxayna ka dhigan tahay tusaale aan ku daydo aniga ahaan horay usoco abidkaa🔥
@maamemaxamed5614
@maamemaxamed5614 2 жыл бұрын
Legend always legend
@Kingnasser7
@Kingnasser7 2 жыл бұрын
Mahsanid info wanagsan bro👍🏽
@abdikaniabdullahigure3475
@abdikaniabdullahigure3475 2 жыл бұрын
Masha allaah mahadsanid sxb
@jamajokar
@jamajokar 2 жыл бұрын
Keep Going pro 🙏❤
@abdullahiyuusuf5539
@abdullahiyuusuf5539 2 жыл бұрын
Thanks ustaad
@lilebroofficial6578
@lilebroofficial6578 2 жыл бұрын
Legend horay usoco sxb🇸🇴❤️
@naturevideos182
@naturevideos182 2 жыл бұрын
Wll waxaan kaa codsaneyaa inaad kasoo hadasho xaqiiqooyin ku saabsan Dalka SAUDI ARABIA.....
@Akhris24
@Akhris24 2 жыл бұрын
Good teacher 👏
@hayrufcdeh2845
@hayrufcdeh2845 2 жыл бұрын
Keep going bro tanaad 🤗 💪
@hanadhaashi8945
@hanadhaashi8945 2 жыл бұрын
Keep going tanaad 🌷🌷😍🙏🙏
@Khadar_Hassan
@Khadar_Hassan 2 жыл бұрын
Thailand wadan aan mar walba kuhamiyo in aan mar uun tago InshaAllaah
@fadxiahmedahmed770
@fadxiahmedahmed770 Жыл бұрын
Oo maxaa ka dooni markaa
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 Жыл бұрын
thank you Tanaad
@abdulazizhajji9495
@abdulazizhajji9495 2 жыл бұрын
Masha allah allah kahu barakeyo
@MohamedAli-vv8fy
@MohamedAli-vv8fy 2 жыл бұрын
Masha Allah waa kulaa socdaa legend
@xasancadde5581
@xasancadde5581 2 жыл бұрын
Keep going forward pro 💪💪💪💪💪💪💪
@maxamedturki2118
@maxamedturki2118 2 жыл бұрын
Teacher keep going
@keysedhalaweyn5379
@keysedhalaweyn5379 2 жыл бұрын
Tnks macalin
@khalidmohammed9791
@khalidmohammed9791 2 жыл бұрын
Tanaad keep going brother
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan 2 жыл бұрын
Legend🔥
@weheliemedia
@weheliemedia 2 жыл бұрын
Tanaad hor mar wcn legend
@dgmfasko3784
@dgmfasko3784 2 жыл бұрын
Keepgoing macalin
@yaya_______boss
@yaya_______boss 2 жыл бұрын
Guulayso brother.🤝
@maxamedqorane5655
@maxamedqorane5655 2 жыл бұрын
Warbixin somaaliya kaama hayno Legend tanaad
@cabdulaahimohamad368
@cabdulaahimohamad368 2 жыл бұрын
Legend horay usoco 🤝🤝🤝🤝
@KaskiiHadle
@KaskiiHadle 2 жыл бұрын
Ustaad kuuriya ku soo xigsii
@saacidabdikadirhassan768
@saacidabdikadirhassan768 2 жыл бұрын
Masha Allah ayantan kama heyno Barnamijkii #Raadraac
@awcahil4432
@awcahil4432 2 жыл бұрын
Keep going
@arooosshow5039
@arooosshow5039 2 жыл бұрын
Dhamaan waxa uu ka sheegay waa ka run mshalah wadankan waxaan ku noolaa mudo afar sano ah thaigu waa dad fcn waana wadan bilaa gangs ah ood xili walba Socon karto miss you Bangkok
@hannaheprahem8529
@hannaheprahem8529 2 жыл бұрын
Walaal iso qabo inaan kula hadlo raba fadlan
@abdallatiger9987
@abdallatiger9987 Жыл бұрын
Wll dalxis inan utago aya kuhamiya mar walbo wadankaan hdana wnka cabsana madama somali eeysan joogin wadanka ee hda war bixin fcn kahesid ila wadag
@hoygadramah
@hoygadramah Жыл бұрын
@@abdallatiger9987 walal.matgatay thailand
@Akhyaar142
@Akhyaar142 2 жыл бұрын
Thanks sxb Tanaad dalka puntland kaso hdl ilen wnkugu xiranhy
@abdallahersi7348
@abdallahersi7348 2 жыл бұрын
Tanaad runtii waanku ku diirsanaa warkaaga
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 жыл бұрын
Legend tanaad best you tuber What is the name of the background music🎶
@engahmedbadel2065
@engahmedbadel2065 2 жыл бұрын
Macalin
@ruqiyomahamed9798
@ruqiyomahamed9798 2 жыл бұрын
Asc tanaad walaal waan ku salaamay maxaa ku helay waan ku weynay noo soo jawaab adigoo mahad san
@kinghared9960
@kinghared9960 2 жыл бұрын
Tanaad Ustaadkayga
@MAHM7458
@MAHM7458 2 жыл бұрын
Somali rabnaa. Like👍
@nalajoogshaw3493
@nalajoogshaw3493 2 жыл бұрын
Mahadsnid sxb howl fiican bad haysah Ruwanda kasoo sheke szb ado mahadsan Dhaqanka dalka hadi basaborkena lagu tagikaro qaabka fisaha Io waxyalo kaleba
@ahmedmuse557
@ahmedmuse557 2 жыл бұрын
Wwww caawa aniga ugu hooreya
@abdihaji2596
@abdihaji2596 2 жыл бұрын
Wewe fris comment
@faaruuqdabaq3883
@faaruuqdabaq3883 2 жыл бұрын
Bil kahor baan joogay Thailand Waa meel Jawi Roob Neecaw Iyo dad wangsan Durbaba Wax badan anoon joogin waan u xiisay ❤️🥰🥺
@strongboyki
@strongboyki 2 жыл бұрын
Meel dab lga cabudo alle nama geyo
@faaruuqdabaq3883
@faaruuqdabaq3883 2 жыл бұрын
@@strongboyki Dad muslim ah ba iyana ku nool wlal ku darao
@hannaheprahem8529
@hannaheprahem8529 2 жыл бұрын
Walaal Ciwaan isheeg Aan kalaso xidhiidho
@abdallatiger9987
@abdallatiger9987 Жыл бұрын
Wadankaa wan jeclahay inan mar uun tago e Somali majogta malagu noolan kara
@caaqilka3712
@caaqilka3712 Жыл бұрын
@@abdallatiger9987 ma tagtay ana I raciye
@Nadiiraxmed
@Nadiiraxmed 2 жыл бұрын
Zxb chanelka hoos udhac ayaa kuyimid xaga dawashada marka isku day inaa samayso dadal aad chanelka ku hormarinayso wax kuso kordhi sida 1.docomentary 2.xaqaa iq waa hore dhacay 3.iyo wax yalo badan Tageero ayan ku ahay waligay❤💥💯
@ibrahimnabadey1533
@ibrahimnabadey1533 2 жыл бұрын
Inkasto aad naga soo daahde hadana mahadsanid
@ismailomar7156
@ismailomar7156 2 жыл бұрын
Masha allah bro keep going you did a great job 👏
@ajkhaled
@ajkhaled 2 жыл бұрын
Joorji kasoo hdl Bro Georgia
@abaasbo9694
@abaasbo9694 2 жыл бұрын
❤❤
@liibaansheikhaliburale8720
@liibaansheikhaliburale8720 2 жыл бұрын
Xaqiiqooyin ku saabsan somalia 🇸🇴so same wll
@ailover5719
@ailover5719 3 ай бұрын
Wa failed state zoo-malia
@cabdiraxmanmawliid1210
@cabdiraxmanmawliid1210 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️
@mohamedibraahim4390
@mohamedibraahim4390 2 жыл бұрын
Lisa blackbink thia
@aliadegoumaneh4050
@aliadegoumaneh4050 Жыл бұрын
Sc mr tanaad waxan kasosalamayaa dalka jabuuti waxaan kaa codsanaynaa inaad noo kala habaysid wadamada qaarad qaarad inaad isku dabaxidhiidhisid africa wadamadeeda maraykanka wadamadiisa iwm
@axmedmaxamed8798
@axmedmaxamed8798 2 жыл бұрын
Mudo dher ayan kugu xira nahay wajigaga ma naqan 1 muqal so same dadka haku bartan
@zuheylarose5126
@zuheylarose5126 2 жыл бұрын
Next japan🇯🇵
@BuuxCokiye3321
@BuuxCokiye3321 2 жыл бұрын
Our channel
@Abdirahman.isse2000
@Abdirahman.isse2000 2 жыл бұрын
Waxan xiiseeyaa wadanka moldovia ee kasoo Samee barnaamij
@yahyefarey3773
@yahyefarey3773 2 жыл бұрын
Wlll an cilmi juqurafi ka faidy
@aragwaafi5886
@aragwaafi5886 2 жыл бұрын
Father of geography, please prepare information about Ukraine, I will traveling in next coming months
@maamemaxamed5614
@maamemaxamed5614 2 жыл бұрын
Mar hora laga sameeyey bro
@aragwaafi5886
@aragwaafi5886 2 жыл бұрын
@@maamemaxamed5614 maan arage, igu soo mention garee
@spamacc6891
@spamacc6891 Жыл бұрын
Malta
@walaalahaoffical7017
@walaalahaoffical7017 2 жыл бұрын
Tanaaaaad media
@lilebroofficial6578
@lilebroofficial6578 2 жыл бұрын
Please denmark kaso.hadal 🙏🔥
@RadioAayoAayo
@RadioAayoAayo 2 жыл бұрын
Aaway barnaamijkii 3 magalo ?
@dhaqanemedianews1570
@dhaqanemedianews1570 Жыл бұрын
Dadyowga Islaamka Ayuu Xil Ka Saaran Yahay Sidii Diinta Loo Gaadhsiin Lahaa Umadahan Halawsan
@nadiirsheikh7745
@nadiirsheikh7745 2 жыл бұрын
Filibiin sooqabo, Ustaad.
@halimomohamudmohamed4495
@halimomohamudmohamed4495 2 жыл бұрын
Guleyso Walo
@hayrufcdeh2845
@hayrufcdeh2845 2 жыл бұрын
Please bro Thomas sankara kaa soo hadal bro please 🙏 😢 😞 😭
@cabdiraxman1717
@cabdiraxman1717 2 жыл бұрын
Www chanal San taagero
@somalifamous5559
@somalifamous5559 2 жыл бұрын
wllkay waxan kaa codsnaynaa inad kasoo hadhasho dalka malta🇲🇹🇲🇹
@abdullahinoor1724
@abdullahinoor1724 2 жыл бұрын
QARAN KAREIM Malt Dal maaha Ee Jaziirad kutaala Wadanka Italy ama Taliyaaniga waxeyna masaafo dheer u jirtaa Jaziirada Lamaduza ee isla dalkaas Taliyaaniga kutaala.
@somalifamous5559
@somalifamous5559 2 жыл бұрын
haa wn ogahay waan u paahanahay inan wx ka ogano wll
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 2 жыл бұрын
Somaalidenu Maallaa Yacniga Qabyaalada Ceyda Daawasho Badan Ayey Hellaan, Chanaallada ino so Bandhiga,,Aqoonta,ilbaxnimada Dunida kla Barashadeeda, wacdiyada Diiniga Ah Veiws, Like,iyo Subscribe, BadaN siiya kuna Xidhnaada,Mhdsnd
@user-mu9jd7zu7m
@user-mu9jd7zu7m Жыл бұрын
Bisinka Thailand meel aanad raga iyo dumarka anad kala qaranayn😂😂😂
@FarhandhagacadeFarhaan
@FarhandhagacadeFarhaan 2 жыл бұрын
1
@tnai1709
@tnai1709 2 жыл бұрын
Wan joga macalin thanks 😊
@mixedboy442
@mixedboy442 2 жыл бұрын
Thailand miya jogta 🙄
@caaqilka3712
@caaqilka3712 Жыл бұрын
SXB iso qabo tonali
@rayanruuxi3022
@rayanruuxi3022 2 жыл бұрын
Cyrus iyo malta kasoo hadal abowe
@Ozla252
@Ozla252 2 жыл бұрын
TANAAD CHANNEL/GANAALKA KALIYA AAN JECLAHAY
@burfule7883
@burfule7883 2 жыл бұрын
Wall amu ka qaldamay hadalku 1400 o jaziiradood
@a.rizakadan5560
@a.rizakadan5560 2 жыл бұрын
❤️❤️Tanaad Channel❤️❤️
@mahamedhussein2503
@mahamedhussein2503 2 жыл бұрын
Sxb xageed martay
@hasan-tx8cl
@hasan-tx8cl 2 жыл бұрын
Tanaad lagumahyo waayadan
@cabdifitaaxxasan4533
@cabdifitaaxxasan4533 2 жыл бұрын
Dalka puntland makasoo hadashid
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 Жыл бұрын
Hhh
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 2 жыл бұрын
Inaba caadi matihid
@adnaanabdi4918
@adnaanabdi4918 2 жыл бұрын
Waxkale
@cabdikariimxassan9817
@cabdikariimxassan9817 2 жыл бұрын
somaliya noosoo diyaari 😂😂😂😂
@haybecabdile0263
@haybecabdile0263 2 жыл бұрын
Sxb kunoqo xaga diinta dadka rer theyland
@yuusufaadmnuur4080
@yuusufaadmnuur4080 2 жыл бұрын
Taiwan kasohadal
@abdullahihassan1263
@abdullahihassan1263 2 жыл бұрын
Somaaliland kasoo hadal 1 qoomiyad aa kunool oo ladhaho dir
@Akhyaar142
@Akhyaar142 2 жыл бұрын
Togdher&waqoyi bari wa idoor ma somaliland kala jirta
@Akhyaar142
@Akhyaar142 2 жыл бұрын
Wxn ujeda gobolka hargaysa casimada uthy&togdher
@xamdaupdilahi2615
@xamdaupdilahi2615 2 жыл бұрын
Keep going
Dalka Ragga lagu Dumareeyo | Xog buuxda oo ku saabsan Samoa
11:19
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 189 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 9 МЛН
Wadanka Europe ugu fiican 2022 |
18:57
Wayaamo
Рет қаралды 30 М.
Waddanka Sri Lanka | Tusaalaha Asia | Shacabka Dhoola-cadeynta
11:17
Dalka Labaad Ee Soo Saara Dheymanka Adduunka | BOTSWANA
4:01
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun kasoo saartay kiiska gabdho caan ka ah barta TikTok.
19:58
WADANKA UGU FIICAN EE LAGU NOOLAAN KARO
17:32
Dulmi Diid
Рет қаралды 34 М.
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 189 МЛН