Wadanka Europe ugu fiican 2022 |

  Рет қаралды 30,676

Wayaamo

Wayaamo

Жыл бұрын

Пікірлер: 194
@MohammedRoblhe
@MohammedRoblhe Ай бұрын
Zxb Djibouti ayan jooga Marka side ku Iman kara frère
@Cabdisamas
@Cabdisamas Жыл бұрын
Ku mahadsamid wll sida wngsn aa su'aasheyda uga jawaabtay guuleeso my wllkeey 💯❤💞
@said-dd1wb
@said-dd1wb Жыл бұрын
Qof kula mid ah wali kuma argan welove you prother ✋️🙆❤️💕❤️💕❤️
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 Жыл бұрын
Mashaa Allah excellent information
@user-jh5mc1ih8v
@user-jh5mc1ih8v 5 ай бұрын
Thank you so much pro .
@amiirmaxamed2149
@amiirmaxamed2149 11 ай бұрын
The best information realty
@najmanuraciid1045
@najmanuraciid1045 Жыл бұрын
Mnsha allh wll ilaahay haku barakeyo si wacan dadkaga ugu hagar baxday 🥰🥰
@Wayaamo
@Wayaamo Жыл бұрын
Mahadsanid.❤️
@abdiqaniadan6581
@abdiqaniadan6581 Жыл бұрын
Masha allah bro
@kingofsomali4331
@kingofsomali4331 Жыл бұрын
Keep going
@dacwadaislaamka4873
@dacwadaislaamka4873 Жыл бұрын
Masha allah
@moohanlove4436
@moohanlove4436 Жыл бұрын
ماشاء الله
@Alligaming7840
@Alligaming7840 Жыл бұрын
Giriiga .alamarikaraa wakhtigan 2022
@usernotfound162
@usernotfound162 Жыл бұрын
Soo badi good content saxib
@Shakuur456Cumaar-um1wl
@Shakuur456Cumaar-um1wl Жыл бұрын
Ramadan kreem
@Mahad_maxamuud
@Mahad_maxamuud Жыл бұрын
Muuqalkan waa ku qarxay sxb 🎉
@user-rx6kx3gv3d
@user-rx6kx3gv3d 4 ай бұрын
Walal waxan jooga jabuuti side ku. Im
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 Жыл бұрын
Sxb waxaan ahay skilled construction worker yurub qof joogaa ma I caawin kartaa
@shuaibzain1714
@shuaibzain1714 Жыл бұрын
Wllo hore su aal ayan ku wiidiiyey iimana aad soo jawaabin ee waxa aad ii sheegtaa sida uu aabahay iigu dacwoon karo iyo lacagta ku baxaysa walaalo fadlan
@mohamedsalad6299
@mohamedsalad6299 Жыл бұрын
Zxp poland 🇵🇱 warbixin iga sii passport kenya wataa waxbarasha ahaa ku tagi rabaa miyaa ka Gudbi karaa wax caqabad ma iga Iman kartaa
@CadnaanMukhtaar-cz2xh
@CadnaanMukhtaar-cz2xh Жыл бұрын
Sxb Somalia 🇸🇴 ayaan jooga yurub ayaana so rawa ina so aado ruushka inaa mara ayaana rawa ka waran arintaas
@hassanmoha87
@hassanmoha87 Жыл бұрын
shp bila caleeg swisska kasoo hadal❤
@ShiineAxmed-nn3jp
@ShiineAxmed-nn3jp Жыл бұрын
Wll wiil kayga Ayaa rumaaniyagalay anagoo toban qofa Bana kaxaykaraa Anaga soomaaliya joognaa plz
@user-ch8io6km3f
@user-ch8io6km3f Жыл бұрын
Wll nolosha belgiem iga waran
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 7 ай бұрын
Somalia anaa iminka kaso aocda nolol ma taalo😢❤
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 7 ай бұрын
@shamisaxmed2414 turky ila giriiig ma raacysa😂😂😄
@CawiyaMohmet-fx9zz
@CawiyaMohmet-fx9zz 6 ай бұрын
Wll anaa socda lwcag intee la iga rabaa 😢😢😢​@@uptherhmnizmail9157
@DeeqDarajo-qp5tr
@DeeqDarajo-qp5tr 5 ай бұрын
Saxib anigaa socda an is raacno
@CabdiraxmaanMaxamuud-vs6fe
@CabdiraxmaanMaxamuud-vs6fe 3 ай бұрын
​@@uptherhmnizmail9157 Lpx ma isku socod darsanaa
@user-yu6qo3ge1n
@user-yu6qo3ge1n Жыл бұрын
Greece joogaa wll wadankee ugu fiican
@amuulaali1999
@amuulaali1999 Жыл бұрын
Abyo hada raba ina turkiga kaso tago inte kala so xaririra
@MushtiKiki
@MushtiKiki 8 ай бұрын
@@amuulaali1999ma tagtey 4 bilod ka soo wareegatey fariintada huno
@user-oz1ym9jx2i
@user-oz1ym9jx2i 5 ай бұрын
Sxbow waxaa ku fcntahay tarjumaan filimanta
@najaxcabdirisaaq6217
@najaxcabdirisaaq6217 Жыл бұрын
Adeerkayi maa iidacawankarah
@mohaazkeeyow4218
@mohaazkeeyow4218 Жыл бұрын
Bro wayama wadanka yurub ugu shaqada vcn ii so gudbi
@shaafici_qalbi
@shaafici_qalbi Жыл бұрын
Thanks bro haday .mac quul tahay WhatsApp ka
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 Жыл бұрын
Zxp garabkga ayaa nahy
@sharmaarkexuseen8813
@sharmaarkexuseen8813 Жыл бұрын
Sxb Ireland 🇮🇪 warbaxin ka soo diyaari adoo mhdsan
@CharanKhan-ub9qq
@CharanKhan-ub9qq 11 ай бұрын
Ireland 🇮🇪 mataktay hadda
@ibrahimcamara4561
@ibrahimcamara4561 Жыл бұрын
M.allah zhp waxn ku idhi hada faro talyani aya la iga qaday wadanka germeny iska dhibo sharciga in lagu adkeeyo malaga yaba
@abdulahiibrahin
@abdulahiibrahin Жыл бұрын
Haa zxp. Lkn. Ugu damben weey iska kaa dhafayan
@luqmaan-itaash2452
@luqmaan-itaash2452 Жыл бұрын
nolasha Austria 🇦🇹 waa sidee sxip sharcigana ciyow malaga hela !?
@CharanKhan-ub9qq
@CharanKhan-ub9qq 11 ай бұрын
Sxp hadda Austria 🇦🇹 mataktay
@samirahabi3393
@samirahabi3393 Жыл бұрын
Wllo kwrn hadan wadamada carabta jogtid hada visa dalxiisa adheshid oo Norway Sweden Holland ookle adigo caruur wata maisdhiibi karta markd wadanka gashid haday kuaqbalan makamba lagu xareyana carurta anigaba bal wll isojawab
@daahiromar7178
@daahiromar7178 Жыл бұрын
Adiga ma carabta jogtaa
@user-qv4tt3kg9b
@user-qv4tt3kg9b 8 ай бұрын
Anoo qarada madow Ka tagaa😂😭
@usernotfound162
@usernotfound162 Жыл бұрын
Suaa lahaan oo kale isbuuc walbo noo sameey
@baarbeofficial4435
@baarbeofficial4435 Жыл бұрын
Xagee lagaa soo weydiinaa su aalaha
@user-co4ru1zu8u
@user-co4ru1zu8u 11 ай бұрын
Wll waxaan doonayaa dalka Ireland jaamacad inaan u imaado markaan jaamacad ahaan u imaado intee lacag igaga baxaysa SomaLia ilaa Ireland SE hadhow hadaan jaamacaD ahaan u imaado qaxooti ahaan maysaga dhiihibi karaa ?
@engaarka
@engaarka 6 ай бұрын
Way adagtahy inad Ireland waxbrsho ku tagtid lkn macquul followships aya jiran balse Italy aya waxbrsho jamcaded ku tagi krta
@neymarjr8516
@neymarjr8516 Жыл бұрын
Ado raali aah Ireland meqo lagu taaga hadi Apo ku dacwonaayo
@saciidoxasan9093
@saciidoxasan9093 11 ай бұрын
Abowe waxaa raba ina kula hadlo please maa ii awooda ina ila hadasho
@hassanaden6279
@hassanaden6279 Жыл бұрын
Asc
@AyuupMahad-et3lz
@AyuupMahad-et3lz 7 ай бұрын
Sxp Jaamacad Baa Rabaa inaa u imaado Feland intee Lacag iga Baxaysaa
@user-ry8jj6tf8g
@user-ry8jj6tf8g Жыл бұрын
Abowe yurub iska so dhiibi raba wadanke ugu fiican dhanka nolasha iyo xirfadaha shaqad iyo sharciga ba iso jwb please 🙏
@Saalimaliabdi
@Saalimaliabdi 6 ай бұрын
Switzerland
@user-zd4ig1oj9g
@user-zd4ig1oj9g 9 ай бұрын
Walaal waxan ku waydiinaya adoo familkada ku sodac wodeen oo isala markii maka dhuman kartaa wadanka midkle ma iska dhiibi kartaa wll isoo jawaab
@ubaxiinaa
@ubaxiinaa 3 ай бұрын
Family Kaga maa iskala joogtid meeshe Kaga soodooneen maxaa meel kale ugu aade hadee galadan kugu ogaadan waxas weeku xiriyan 😢
@mohamedabdirahman-cv6wk
@mohamedabdirahman-cv6wk Жыл бұрын
Norway warbixin iga sii sxb
@CharanKhan-ub9qq
@CharanKhan-ub9qq 11 ай бұрын
Norway 🇳🇴 mataktay
@sharmaarkexuseen8813
@sharmaarkexuseen8813 Жыл бұрын
Walashey uk joogto ma iidacwoon kartaa neh
@ubaxiinaa
@ubaxiinaa 3 ай бұрын
Wah UK eeba jogtaaye inte kuu dacweeso Ku biibi kartaa EE hada halsano kasoo wareegate walasha maku wade
@mohamettdrahimahmet314
@mohamettdrahimahmet314 10 ай бұрын
Franco switzerland iyovaadd europeo europeo ayaa ka qalisan bro
@ahmedmahamed6237
@ahmedmahamed6237 Жыл бұрын
Sxb russia ayan joga ina germny imada raba qaabka kaso hdl
@raaqiyaqueen4872
@raaqiyaqueen4872 Жыл бұрын
Ninkayga ayaa italy jooga wuuu ii dacwooday markan imaado yurubta kale ma iska dhiibi kara wall❤
@abdirahman2569
@abdirahman2569 11 ай бұрын
haa wlo meel walba waad aadi karta lkn switzerland aad sharcigeda yara adag moye wey nolol wacan tahy
@seynabcabdulle462
@seynabcabdulle462 Жыл бұрын
Zxp aabehyga ayaa italy 🇮🇹 joogo in noo doodo ayuu rbaa, marka zxp yurubta kale ma iska sii dhiibi karna family ga, teeda kle zxp Kenya marki laga wadayo faru italy maa kaga qaadaya, reply me zxp 🙏
@nidaamiyeteach3636
@nidaamiyeteach3636 Жыл бұрын
Maya sxp malagaa qaadaayo Italy camp lagu geynaa kadib niigala qaadaa
@ahmedahmed-zr2ku
@ahmedahmed-zr2ku Жыл бұрын
Seynab Uma bahnid Ina qof weydiisid aabaha yurub hadu joogo wu ka war haayaa Italy kuguma dhiibayo
@mohamettdrahimahmet314
@mohamettdrahimahmet314 10 ай бұрын
​@@nidaamiyeteach3636dadka beenta ka daay nio talyaaniga waa wadanka kaliya ku fcn dacwada haday ugu badnato 9 bilood ayeey dacwada ku qadanaysa wax farana malaga dhigayo wadanku rabano wuu adi kara wuuna iska dhiibi kara
@nicolacqaalaq6075
@nicolacqaalaq6075 Жыл бұрын
Wr dadow 8 cawo aan buufis la galgalanaayey ee ii duceeya imo alle i fududeyo😂😂
@CharanKhan-ub9qq
@CharanKhan-ub9qq 11 ай бұрын
Sxp xagee jooktaa hadda
@abdishukri1805
@abdishukri1805 Жыл бұрын
Sxb wxan rabey in an suaal ku weydiyo
@AyaanMuuse-qd4lc
@AyaanMuuse-qd4lc 6 ай бұрын
Waarunta cashuurta dalka somaliya dadka shacabka ah laga qado waxba looguma taro dibna looguma soceliyo noloshiisa dhan waa lacag wax faaida ahna malaha waarunta wll
@abdikarinabdi972
@abdikarinabdi972 Жыл бұрын
Pro wxan ku weydinaa wadamada euopean ka dhan miyaa qofka udodayo inuu dadisa ka yartahay under 18 hda kale walasheyda belguim joogto under 18 wey ka weytahy ani io hooyo wye anaa under 18 kayar marka macquul miyaa marka iney no ogaladaan please kasoo jawaab 😊
@baskarproduction213
@baskarproduction213 Жыл бұрын
Walalka Isku Process Aa Nahnay Intee Kaala Soo Xiriiraa
@daafahamedia9544
@daafahamedia9544 Жыл бұрын
War azxabay inan baxana wan rabaa xogna mahayo iso qabta wixi xog haya
@hayeeywaryaa1004
@hayeeywaryaa1004 Жыл бұрын
Jafta lacagteeda waa imisa maxa yeelay waad lugaynaysaye
@wayel6515
@wayel6515 Жыл бұрын
Asxabey romania ayaan adi raba xamar ayana jogo asxabteyda 4 kamid ah way tagen wana save cidi rabto inaan isracno oon xog kla qadono isoo qabo mesha waxa ku arkay reer bufis mel ayka bilaban la,a
@nuurshaafici4417
@nuurshaafici4417 Жыл бұрын
ani isoo qabo waan Ku raa
@aamina864
@aamina864 Жыл бұрын
War saxiib information baan rabaye xageen kasoo qabta aniba xamr jogaye
@wlltaamirpoi8963
@wlltaamirpoi8963 Жыл бұрын
xamar ana kula joogo ma israacnaa infromation badan ana ku hayo adna intaa heesid ila wadag
@malyuunmanka9538
@malyuunmanka9538 Жыл бұрын
Anaa xamar kula jogee isooqaba
@Kamalkamal12347
@Kamalkamal12347 Жыл бұрын
@@wlltaamirpoi8963 kaalay iso qabo
@HassanisackHassan
@HassanisackHassan 6 ай бұрын
Hye
@iimaandhawee4734
@iimaandhawee4734 Жыл бұрын
Bro wayaamo hal sual aan wataa qofka hadii uu sharci heesto oona sheqysto da'a ahaan 18 kaweeyn yhy hoyo iyo aabo iyo wlalhis ma u dacwoon karaa
@Wayaamo
@Wayaamo Жыл бұрын
Maya sxb lkn meelo kale ayaa ka keeni kartaa
@saufeeya1
@saufeeya1 Жыл бұрын
​@@Wayaamo Netherland kawaran walal wadankaas
@ameinmahmout735
@ameinmahmout735 Жыл бұрын
H0RTA JAWAAPAHAGU WAY i Wada qanciyeen qabkaad uga jwapayso bakse side Air land u tagi kara an0 wadanki j0ga Thnkz you pr0da
@kinghusseinarab413
@kinghusseinarab413 5 ай бұрын
Sxb facebogaaga maheli karaa
@xogdoon3824
@xogdoon3824 Жыл бұрын
wllo turkiga adoo arday ah ma shaqaysankartaa
@kamaalmohamed9195
@kamaalmohamed9195 Жыл бұрын
haa lkin shaqo fican oo lacag leh lama heli karo wax yar kugu filan wad ka heli karta
@xogdoon3824
@xogdoon3824 Жыл бұрын
@@kamaalmohamed9195 mahadsanid zxp
@shaficifaysal2987
@shaficifaysal2987 Жыл бұрын
Waa xamaal zxp hadaad wadanki joogto ha iman turkey wllhi meel kale raadso zxp
@amranahmed4712
@amranahmed4712 Жыл бұрын
Sxb Anoo wadan kii jogo aana rabo Holand meqa camalaa igu baxeeso yacni qarshka ayan ka wadaa
@hanaahanaa6505
@hanaahanaa6505 Жыл бұрын
Ma ogaatay wllo aniga wan rawaa
@amranahmed4712
@amranahmed4712 Жыл бұрын
@@hanaahanaa6505 xageey kaa soo qabtaana
@luulahmed1869
@luulahmed1869 Жыл бұрын
holland dac alagu imadaa ama tahriib
@CabdicasiisTukaale-fm7ez
@CabdicasiisTukaale-fm7ez 8 ай бұрын
Sxp turkey markaa timaado ilaa germany train maa ku tagi kartaa haduu qof dhalashada turkiga haystaa kuu jaro ticket ka trainka
@cabdulahimohamud
@cabdulahimohamud Жыл бұрын
Sxp Somalia Alan joga sidee ku iman kara Sweden 17jir ban ahaye😊
@Wayaamo
@Wayaamo Жыл бұрын
Cagta so fur
@cabdulahimohamud
@cabdulahimohamud Жыл бұрын
@@Wayaamo diyar waaye
@user-ix4vh5ck8g
@user-ix4vh5ck8g Жыл бұрын
Aniga rabo diyaarna u ah Gabadh wan ahay
@CharanKhan-ub9qq
@CharanKhan-ub9qq 11 ай бұрын
@@cabdulahimohamud sxp Sweden 🇸🇪 mataktay hadda
@MushtiKiki
@MushtiKiki 8 ай бұрын
Huno swden hda sidii hore mahan o ma wanagsano greca yaranimo iska dhiib sharciga 2sno kugu siinayan kadib wadan ka rabtid o iska dhiib
@baarbeofficial4435
@baarbeofficial4435 Жыл бұрын
Romania waxbarasho hada ku imaado maka sii tagi karaa ama talyaani hadaa imaado
@nawalppeppe9782
@nawalppeppe9782 Жыл бұрын
Ha walipa talyaniga ugu fiican Ana rapo ina kubaxo inshallah
@zupersavvy1
@zupersavvy1 Жыл бұрын
​@@nawalppeppe9782oo zxp talyaani jooga sideeen ugu gudba German zxp habka ugu fudud
@nawalppeppe9782
@nawalppeppe9782 Жыл бұрын
@@zupersavvy1 faro ma laga qaady
@kerowissack2769
@kerowissack2769 Жыл бұрын
Wayaamow lacag megaa kuguu filan
@kerowissack2769
@kerowissack2769 Жыл бұрын
In aad kusoo baxdo
@mohamettdrahimahmet314
@mohamettdrahimahmet314 10 ай бұрын
Dacwada iyo sharcina waxa ugu fcn italia
@cnaasirxidig8752
@cnaasirxidig8752 10 ай бұрын
Haa Lkn Wllhi Ani Hada 5 Sano Aa Suguya Nasib Waye
@mohamettdrahimahmet314
@mohamettdrahimahmet314 10 ай бұрын
@@cnaasirxidig8752 ma sharci mise dacwo dacwadu wa 6 bilood ayeey ku so baxda
@ishowspeed308
@ishowspeed308 Жыл бұрын
Allow Switzerland ii sahal inaa tago
@fatxiaxmed2230
@fatxiaxmed2230 Жыл бұрын
Amiin walal ana joogo switzerland wadan ka fiiycan inuu yurub ku yalo uma heesto welcom
@maxamedaadan156
@maxamedaadan156 11 ай бұрын
​@@fatxiaxmed2230lkn sharciga madhibaan ladhahaa😢
@MushtiKiki
@MushtiKiki 8 ай бұрын
@@maxamedaadan156sax
@abdalejeerjeer
@abdalejeerjeer Жыл бұрын
Passaport Greece hadaa wadato laba sano kugu siinayaa passaport sweden Sax miyaa bro
@ficiskaroone9199
@ficiskaroone9199 Жыл бұрын
War Sweden 🇸🇪meel mahan
@munaahmed1121
@munaahmed1121 Жыл бұрын
Meeqo sano lagu helaa passport Greece
@abdalejeerjeer
@abdalejeerjeer Жыл бұрын
@@munaahmed1121 da yar ayaa Laysku dhiibaa 17 markaad 18 gaarto passaport way kusiinayaa
@munaahmed1121
@munaahmed1121 Жыл бұрын
@@abdalejeerjeer 24 ahy way u jeedan inaa 17 ka weyn nhy 🤣🤣🤣
@abdulahiibrahin
@abdulahiibrahin Жыл бұрын
​@@munaahmed1121 waa caadi 😂
@inaapdy6326
@inaapdy6326 Жыл бұрын
zxip visa belaRus. Ah ayAan hElay maRka poland ma uSoo talaapi kaRaa isoo jawaap zxip
@caynijamaac5259
@caynijamaac5259 Жыл бұрын
Ana u socda warbixinta an iski darsane inte kala so xidhisha
@alaahuakbaar5160
@alaahuakbaar5160 Жыл бұрын
Side udalbaaten wll afigo raali eeh?
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 Жыл бұрын
Belarus Hadaad Timaado oo Poland Rabto Sxb Faro u diyaargarow Way Ku Qabanayaan Gabadh Sidaas ku dhacday oo Maalin Dhawayd Germnay Farihii Ku sheegeen Ayaa Jirta
@daacadyare321
@daacadyare321 Жыл бұрын
Waraa adi shumeekal Mala dhalanoo ciyaal barwaaqana ma eheenooo
@Wayaamo
@Wayaamo Жыл бұрын
May sxb ani Labadhagax ayaa ka imdaay
@daacadyare321
@daacadyare321 Жыл бұрын
@@Wayaamo hada soo France majoogtid
@Wayaamo
@Wayaamo Жыл бұрын
Maya sxb sweden joga
@koke8711
@koke8711 Жыл бұрын
Swedan shaqo maa taalo
@Wayaamo
@Wayaamo Жыл бұрын
Adi ma shaqo ka waayay?
@koke8711
@koke8711 Жыл бұрын
@@Wayaamo maya bro badanaa swedan dad shaqo la aan ka cabadayo ar key
@adnanamrica4433
@adnanamrica4433 Жыл бұрын
Bro side irland ku tagi kra ano tahriib ah Trein ama diyarad
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 Жыл бұрын
Diyaarad unbaa Lagu Tagaa Dhulka Lama Maro Anaa Hada Raba inan Diyaarad ku Aado Germany Baana Raba inan Ka Baxo insha Allah
@mariamohamed2673
@mariamohamed2673 Жыл бұрын
@@abdimahamud4548 sharci ayaa hesata miyaa qofki sharci hesto un so diyaarad maku taki karo
@neymarjr8516
@neymarjr8516 Жыл бұрын
​@@abdimahamud4548 zxb MCN xagee kalaso xiriira please 🙏
@SalmaanYusuf-sw1yf
@SalmaanYusuf-sw1yf Жыл бұрын
​@@abdimahamud4548war zxp matagtay Ireland seed ugabaxday
@iskacali3658
@iskacali3658 Жыл бұрын
Pro scholarship aya ka tagi raba Serbia inan kasi tah riba aya raba Marka Ila tali wllkeY 😢
@empireshow1
@empireshow1 Жыл бұрын
Scolarship keeda side lagu helaa
@iskacali3658
@iskacali3658 Жыл бұрын
@@empireshow1 xitta wazarada wah barashada aya ka heli karta
@muusecaliaxmad821
@muusecaliaxmad821 Жыл бұрын
Sxp basporka somalia malagu tegi kara Serbia
@iskacali3658
@iskacali3658 Жыл бұрын
@@muusecaliaxmad821 Ha pro
@MushtiKiki
@MushtiKiki 8 ай бұрын
Xagee jogta adi
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 Жыл бұрын
War Qof Visa Schengen Haysta Haduu Jiro oo Ireland u socda Hasoo Jawaabo Aniga Ayaa Hada Qorshaynayee ☝️ Germany Ayaana Joogaa Hada
@shucaybabdirizaakmohamud5006
@shucaybabdirizaakmohamud5006 Жыл бұрын
Ila so xirrir
@HamidaKhatun-nw2lp
@HamidaKhatun-nw2lp 4 ай бұрын
Abdimahamud abowe Ireland 🇮🇪 maa dadka gaysaa hadow qofka visa schengen haysto maa kawadaa mise adaa usosocdo bal io soojawaab abowe
@youngabdalla3451
@youngabdalla3451 9 ай бұрын
Serbia 🚶🚶😂
@habibyasin7189
@habibyasin7189 Жыл бұрын
Qof serbia usocda Ma Jira Aan Is Raacno Walalayaal Iso Qabo Haduu Jiro ❤
@daadiryo1144
@daadiryo1144 Жыл бұрын
Aan is wareesane sxp whtspkada isheg
@Abdisamed_
@Abdisamed_ Жыл бұрын
What's up kaga so qor walal ana socdeee
@AhmedOmar-ou3hx
@AhmedOmar-ou3hx Жыл бұрын
@@daadiryo1144 Zxp Numberkaa Hoos Kuqoran iga sooqabo
@cadnaankirix1351
@cadnaankirix1351 Жыл бұрын
Haa sxp anaa usocdo dhawaan ee xagan kala soo.xidhiidha
@habibyasin7189
@habibyasin7189 Жыл бұрын
@@cadnaankirix1351 mesha ku dhigay whatsappkayga
@nasrobare2254
@nasrobare2254 Жыл бұрын
Firi wall talyani hadan dacwo ku imado maga se bixi kara
@Wayaamo
@Wayaamo Жыл бұрын
Haa
@luulahmed1869
@luulahmed1869 Жыл бұрын
habaryartis wa keni kartaa hadey tiraahdo anaa so kor sadey 18 ow ka yar yahay
@koke8711
@koke8711 Жыл бұрын
Haa wee ku keeni kartaa lakiin in aad 9 jir sheegataa
@MaxamedBaqdaadi-ss2bz
@MaxamedBaqdaadi-ss2bz 8 ай бұрын
​@@koke8711 lkn zxp hadaad kawayntahayna 9 sano
@RidwanMustaf
@RidwanMustaf Жыл бұрын
Œűë
@fartunmohamed4225
@fartunmohamed4225 3 ай бұрын
Holland ka soo hadal nolasheda iyo sharcigeeda
@hashimyare2523
@hashimyare2523 Жыл бұрын
Soo fasax
@SakariyeCalicabi-ec1hk
@SakariyeCalicabi-ec1hk 8 ай бұрын
What's app isi sxb
YURUB WADANKA UGU FIICAAN SHARCI , NOLOL IYO SHAQO  24.05.2024
6:39
HORYAALKA SHACABKA
Рет қаралды 8 М.
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 53 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 18 МЛН
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
Nolosha Jarmalka, sida ay tahay🥰❤️
10:00
Habiba Addow
Рет қаралды 16 М.
Su’aalo & jawabo | party 1
15:56
Wayaamo
Рет қаралды 3,9 М.
Nolosha Soomaalida dalka Spain
10:15
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 76 М.
Слепой перехитрил свою жену😳
1:00
Kino_sh
Рет қаралды 10 МЛН
ЭТО САМЫЕ ОПАСНЫЕ ШАРИКИ В МИРЕ!! #shorts
0:22
رورو ضد رقيه🔫😲🚀 #shorts
0:13
رورو فاميلي | Roro Family
Рет қаралды 34 МЛН
Отомстила слепой сестре 👍
0:55
NKino
Рет қаралды 1,5 МЛН
БАЧОК ПОТИК
0:22
KINO KAIF
Рет қаралды 3,7 МЛН