Xeebta Ugu Halista Badan Badaheenna | Xeebta Ceel Shiikh 🏖️

  Рет қаралды 58,947

Cadceed Travels

Cadceed Travels

Күн бұрын

Xeebta Ceel Shiikh/Sheekh waa badda ama xeebta ugu halista badan baddeenna, waxayna leedahay godad badan oo dadka liqa, noloshoodana galaafan jara; haddiiba aad ku dalxiisto xeebtan halista badan, in badan ka taxadir.
SUBSCRIBE: @cadceedka
Facebook : / cadceedtravels
Instagram : / cadceedka
Tiktok: / cadceedka_
0:00 Hordhac
0:37 Habeennimadi Dawga
3:09 Jawigiii Waaberigii
7:11 Quraacdii
8:55 U Anbabixii Dhana Xeebta
11:40 Ceel Shiikh
13:57 Xeebtii Ceel Shiikh
23:07 Kasoo Laabashadii Xeebta
25:15 Qado Karsashadii
29:08 Cuniddii Qadada
30:17 Soo anbabixii Danbe

Пікірлер: 165
@Hmmmm501
@Hmmmm501 8 ай бұрын
Hadaan kuu faa’deeyo walaal badda marka ay kacsan tahay oo ay waves ka sameyso waxaa la dhahaa somali ahaan ”hirar” tusaale ahan waxad dhihi kadhaa ”maanta badu way hirar badan tahay”☺️☺️ ilaahay dhulkena hanoo barakeeyo Soomaliweyna ha mideeyo si aan dhulalkeena ugu raaxeysano anaga oo aanan ka cabsaneynin wax qabiil ah sidoo kale waxaan rabay inaan kaa codsado maa aadid magaaloyinka la dhaho Qandala, buruc, eyl iyo geesaley iyo buuraha hantaara waa meelo aad u qurux badan oo aad ka heleysid oo dhulkeena hooyo ku yaala🇸🇴❤️😊
@ailover5719
@ailover5719 5 ай бұрын
Somaliweyn kulaha habarawal yaani ku maqlin kuwi ceel-sheekh laha soomalida tahay wae wasayan😂😂😂 Btw Somali weyn ana wasa
@FatumaAmina-ow4kj
@FatumaAmina-ow4kj 2 ай бұрын
Amiin
@ailover5719
@ailover5719 5 ай бұрын
Jamhuriyada barakysan ee Somaliland alahayo baraky❤
@AhmedMohamed-uj7mf
@AhmedMohamed-uj7mf 7 ай бұрын
From xamar cadey wan idin jecelnahay reer waqooyi.....kaalaya xeebaha koonfurta
@ailover5719
@ailover5719 5 ай бұрын
Reer somaliland ba nala erahda not waaqoyi xeebahina marabno iska haysta xeebo waan haysana
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 20 күн бұрын
Hhh
@azahaafchannel2038
@azahaafchannel2038 8 ай бұрын
Ceel-sheekh waxaan tagay 2017 xagaagiisi waxay ahayd xeebtii ugu quruxda badnayd ee aad tago noloshayda waxay leedahay jawi dagan oo bilaa buuqa adiga iyo bada ayaa is dawanaya is maqlaya xeebtu waa nadiif aad u qurux badan waan u xiisay waxan ku laaban doona 2024 insha allah ❤
@hamsehassan8234
@hamsehassan8234 8 ай бұрын
Ceel sheikh beach, SOMALILAND
@Shakta69
@Shakta69 8 ай бұрын
🇸🇴
@Hmmmm501
@Hmmmm501 8 ай бұрын
🇸🇴❤️
@mahamedapdirahman
@mahamedapdirahman 8 ай бұрын
Zxp dadaalkaad bixinayso iyo views ku isma laha lkn i.a wad gaadhi halkaad rabtib keep going pro ❤😊
@Shakta69
@Shakta69 8 ай бұрын
Sxb rer muqdisho ayaan ahy waxa jeclhy dhulkas buuraha io qurux bdn i.l waan imandona waqooyi lkn sxb shaqo ficn ayaa no heysa plz hanaga niyad jabin guul mar walbo 🎉❤
@user-bi3um3um6k
@user-bi3um3um6k 8 ай бұрын
Anagoo nool maa ben naga shegeysiin rooti waxa unaqana midka aa dhahdan aabahaa dabada kagali tan hada cuneysaane waxa dhahna sabaayad nabad iyo cafimd ayn idin rajeyna wlalayaal👍
@sakariyeabdi9046
@sakariyeabdi9046 8 ай бұрын
Aabahaa dabada ka gali kuwa dhahaa waa reer burco oo kaliya adna been hanaga sheegin hooy😂
@user-bi3um3um6k
@user-bi3um3um6k 8 ай бұрын
Hhhhhh hye
@KORNEIL-TRAVELER2
@KORNEIL-TRAVELER2 7 ай бұрын
Aabaha dabada ka gali kulahaa😂
@xamdiyasin
@xamdiyasin 8 ай бұрын
Markan tajiro ban dalxizaYah inshallh
@GAANI.
@GAANI. 8 ай бұрын
Masha alah sidada wax usoo gudbisaan aadban uga helay sxb guuleysta
@ilkacaseamore6405
@ilkacaseamore6405 8 ай бұрын
Masha allah zxb xamar ban kala socda wadna haysa halki ad ku gadhi lahayd hamigaga horay u soco nio laftayday iga haysa mesha jawigale😂
@zaaked7930
@zaaked7930 8 ай бұрын
Deegaanada aad u dalxiis tagayso wax Geological sites ah haday leeyihiin nooso duub Sheekadi shalcawna waan kaa sugaynaa keep going bro
@Lisandro.751
@Lisandro.751 8 ай бұрын
Koonfurtena sabaayad lee u naqaana beenta naga dhaf 😂 wana ku tageera mclin vlogyadada quruxda badan 🦁🔥
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 8 ай бұрын
Jabaaribad utaqana aduu beenta daa
@ShankaroonAxmed-si3hj
@ShankaroonAxmed-si3hj 8 ай бұрын
@@nimcocabdi-ij9vu Sabaayad ayaa anaga unaqaana Rer muqisho ahaan lakiin koonfurta wee badan tahay gobalada kale ee koonfurta waa suurta kal magac kale inee uyaqaanaan
@suumaya-ds3bk
@suumaya-ds3bk 8 ай бұрын
​Haa anaga sabayad hada rer muqdisho nahay
@suumaya-ds3bk
@suumaya-ds3bk 8 ай бұрын
​@@nimcocabdi-ij9vuwaligay mama qal jabariyad naa benta hanaga shegin sabayad an unaqane
@najmakhaliif2791
@najmakhaliif2791 7 ай бұрын
Video qurux badan Maashaa Allaah. Ku dalxiis dalkaaga hooyo ❤️
@Daakir108
@Daakir108 8 ай бұрын
Mar WaLpo MuuQaal SaaN u QuRxooN AyaaN Rapnaa Ooo DheeR HORaY U SoCo WllKei ❤
@Goundhe
@Goundhe 8 ай бұрын
Keep your talented team working 💪 good
@user-ti7my6km4d
@user-ti7my6km4d 8 ай бұрын
Pro hada ayaan daabsinaya aabehaya lakin 😂uyaabaya waxa dhahaya soomali woow hadan maxa aan tusaya abtikaya oo dibada ka yimada wxan quurshiyasataya in uu ku raadaadiyo waxa aan raaaba in aan ku ladoo cira zxp😮😮😮😮 soomali soomaaliila baa leh soomali waa meel aada u qurux badan😮😮
@huseenabdi-br7fk
@huseenabdi-br7fk 8 ай бұрын
Mashallaha vlog qurux badan pro gacan dahab tahay dalkena hormar wacan somali 🇸🇴✌️
@pilotkaduula
@pilotkaduula 8 ай бұрын
Somali oo dhan wa xeeb ka dhaxeysa lkn somalia oo kaliya maaha 5ta somali oo dhan waana dhul somaliland ledahay
@ailover5719
@ailover5719 5 ай бұрын
Somaliland ba leh orod Dhulkaga amison siisay iyo turki so cisho somalialnd ajnabi baaad ka tahay
@HackerLike-p9f
@HackerLike-p9f Ай бұрын
horumar wacan Wll, barnaamij yadaadu midba midbuu kasii qurux badayahay
@yuusufcabdi-vh4hl
@yuusufcabdi-vh4hl 8 ай бұрын
Mahadsanid lph wakhtiga bixisay ❤
@husseinmalinahmed9202
@husseinmalinahmed9202 7 ай бұрын
Mashallah soo beautiful ❤️
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 ай бұрын
XITAA BAR BARI WAA GOD WAA KHATAR
@abdirahman125
@abdirahman125 8 ай бұрын
Profisional content
@Tourisme12
@Tourisme12 8 ай бұрын
Cadceed travels keep going bro form Djibouti
@fouadyoussouf2630
@fouadyoussouf2630 8 ай бұрын
Hormar wacan inchalah go
@user-hl4jr8vq4u
@user-hl4jr8vq4u 8 ай бұрын
Maaansha Allah zxp ilaaahay hamiyadada hkuu rumeeyo 🎉
@mubarikmedia6471
@mubarikmedia6471 8 ай бұрын
Quality vedio hore usoco legend
@DeqaAbukarxasan
@DeqaAbukarxasan 6 ай бұрын
Masha allah waa dhul qurux badan ❤
@idilali1932
@idilali1932 8 ай бұрын
My brother keep going wll
@abdiaddee
@abdiaddee 8 ай бұрын
Mansha alH abti halkaas kaga hay. Aadban ugu farxay hormarkaga
@jdyexaashi7356
@jdyexaashi7356 8 ай бұрын
Mansha Allaah.. Dhulku aad buu u qurxoon yahay
@user-wy6sz4yx3o
@user-wy6sz4yx3o 8 ай бұрын
Qays vlog quruxan baad ku dishay iyo wakhti dheer keep going wllka ❤
@moapdikarem144
@moapdikarem144 8 ай бұрын
wowww msha alla wllkey mrkaad video ga duubayso Ginbil isticmaal 🎉❤
@amiin0013
@amiin0013 8 ай бұрын
Wan kula dalxiisi lahaa lkn wn fogahay horay usoco
@Galaal.channel
@Galaal.channel 8 ай бұрын
War beast weeye wllhi Noo fa'idee 🎉
@sulupo8535
@sulupo8535 8 ай бұрын
Keep going bro
@ZubayrAyanle-lq9iy
@ZubayrAyanle-lq9iy 8 ай бұрын
Guul saaxiib cabdi casiis
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 8 ай бұрын
Mash allah
@suhaybyare8624
@suhaybyare8624 8 ай бұрын
Ilahy hakugu guuleeyo shp
@husseinasansio4757
@husseinasansio4757 8 ай бұрын
Keep going ❤❤❤❤
@nimcoaadan7013
@nimcoaadan7013 8 ай бұрын
MashALLAH
@AbdulahiSergio
@AbdulahiSergio 8 ай бұрын
Zxp cadceed lacag intee le,eg igu filan inaa nila dalxiso raba an isdiyariyee😍😍
@Mudane.
@Mudane. 8 ай бұрын
Ku mahadsanid wll muuqaalka
@awiladen7814
@awiladen7814 5 ай бұрын
Mansha Allah somalia hanoolato🙏❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ailover5719
@ailover5719 5 ай бұрын
Somalia ana waso meshan wa dhul Somaliland ah dhulkin turkiya siisin so ceshada
@cabdiwali2375
@cabdiwali2375 7 ай бұрын
Ceebtaada bad baad booqan gasacyadii kaluunka hadana wadataa oo cuntadii ku darsan bahdil baad u geysatey badii ceel sheekh dib danbe ha ugu noqon magaalada xeebta waad bah dishey
@mubarikmedia6471
@mubarikmedia6471 8 ай бұрын
Ceel sheekh❤
@iniestacomps4376
@iniestacomps4376 8 ай бұрын
🎉hore usoco saxib cabdicasis
@CiiltiraInacileeye
@CiiltiraInacileeye 8 ай бұрын
Wow ❤❤
@sulaimanessa6347
@sulaimanessa6347 7 ай бұрын
I think this place is on a mountain DUBOR where I used to play in my childhood
@sssdddf8508
@sssdddf8508 7 ай бұрын
It is north of Hargeisa my birth place
@Lander6656
@Lander6656 7 ай бұрын
Ceel sheekh ,SomaalilanD ❤📍
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 8 ай бұрын
We need more
@HiboMaxamedAbiib
@HiboMaxamedAbiib 8 ай бұрын
Dadaal fican wall❤❤
@moyaziid
@moyaziid 8 ай бұрын
Sxb hormar wacan muuqaal raaxo leh baad mar walba keentaa niyada dajiya
@cadnaancusmannuux8016
@cadnaancusmannuux8016 8 ай бұрын
Wow😮
@fooreproductionschannel710
@fooreproductionschannel710 6 ай бұрын
Hambalyo Mr cadceed waad dedaashay
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 ай бұрын
MOOJAD DHEH
@qudkapesofficials8705
@qudkapesofficials8705 7 ай бұрын
Saylac maad aragba u maleya zxp
@bulshobilechannel7550
@bulshobilechannel7550 8 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 20 күн бұрын
Jamhuuriyada Somaliland waan idin salamaya
@yazzrthayip8829
@yazzrthayip8829 8 ай бұрын
Wll horay usoco muqaladadad waan xiiseya runti❤❤
@Brobrosissismama
@Brobrosissismama Күн бұрын
nic3
@xamdiyasin
@xamdiyasin 8 ай бұрын
Mesh allh dhulkena nimca fadhidah
@Idirisjr
@Idirisjr 8 ай бұрын
Woow❤😊
@MaxamuudFaysal-jn4mr
@MaxamuudFaysal-jn4mr 8 ай бұрын
Sxp halka rabto gaadh
@shortsRecap4321
@shortsRecap4321 7 ай бұрын
ceel sheekh wa xagee wll
@ailover5719
@ailover5719 5 ай бұрын
Jamhuriyada somaliland Gobolka Saxil berbera wuu dhawdahay
@yusufhuseinyusufdaad9607
@yusufhuseinyusufdaad9607 8 ай бұрын
Mareero halmar imow walaalkay❤
@maykalyare8134
@maykalyare8134 8 ай бұрын
quelty vedio Isoo race anina😢😢
@Lion_de_lion
@Lion_de_lion 7 ай бұрын
Allow barakee dhulka umada Gadabuursi
@MohamedNadiif.
@MohamedNadiif. 8 ай бұрын
Sxp horay usoco I.a waad gadhi halkad rabtide 🎉
@HiboMaxamedAbiib
@HiboMaxamedAbiib 8 ай бұрын
Niyadaa igu dagta muuqaalkaaga❤
@zermaahir186
@zermaahir186 8 ай бұрын
Isaaqow abtiyaal buuro iyo badba alle wuu idin siiyee ka faa’idays abtiyaal
@africaresearchsolutionorga5511
@africaresearchsolutionorga5511 2 ай бұрын
Bada ceelsheekh isaaq ma lahaa berbera u tilmaan Bada ceelsheekh waa Awdal waliba lughaye weeyi
@suldaadoxasan9380
@suldaadoxasan9380 8 ай бұрын
Guulayso wlal
@Mahamed_faysal
@Mahamed_faysal 7 ай бұрын
magaala xeebed baa jogtaan markaasa kaluun qasacadeysan oo laga keeney imaaraadka istac maaleysan awey badda kaluunkeeda MIYAANEY LAHEYN
@ayanlejibril57
@ayanlejibril57 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@Abdikadar_Trails
@Abdikadar_Trails 8 ай бұрын
Gobolka Awdal Waxa yaabaha ILAHAY ugu deeqay waxa Ka mid ah Ceel Sheekh Iyo Banka Giriyaad oo xataa bariis laga beeri karo.
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 20 күн бұрын
Nacala adigiyo awdal ba ku yaal xata Khariirada Siyaad bare idinsameeyay Ceel sheekh Kuma jirto Xafaqooy
@Somalisongs66
@Somalisongs66 8 ай бұрын
Keep going pro malintad assastay chanelka ila hada wan la socda I.A wan rjaynaya inan mar wada dlxisno bro
@isahkismeil
@isahkismeil 2 ай бұрын
niow wllhi mar hadU safarku bila dumar yahay waa safarkii aduunka lkn hadi dumar kula socdan illahyna wad isku xumanyzan safarkuna mushkilad ka bixi maayo iyo rabash
@Qaadiga
@Qaadiga 2 ай бұрын
Deerada ookale gaadhiga inla istaJiyay ahyd
@barkahmohamut6088
@barkahmohamut6088 8 ай бұрын
Waxad isku hadal egtihin ninka leh page ka taatikada kubadda cabdiraxmaan Anyway keep going bro hawsh adag ee aad noo hayso 🎉🎉
@iniestacomps4376
@iniestacomps4376 8 ай бұрын
Hhhhh sow isku rer Burco maha😅
@barkahmohamut6088
@barkahmohamut6088 6 ай бұрын
​@@iniestacomps4376ma isku reer burcaa ninkan reer hargeysan moodayee 😂😂
@CabdifitaaxTitanic252
@CabdifitaaxTitanic252 8 ай бұрын
Aad buu u qurxoon yahey dalxiis kaan balse inta ugu badan wajigaada unbaan ku qabaneysaa camerada ee dhanka kale oo dalxiiska u badi, sidookale drone ama diyaarada kor wax ka duubta isticmaal si uu muuqaalka goobta loowado arko mahadsanid
@AliMohamed-dv9vb
@AliMohamed-dv9vb 8 ай бұрын
War wll dalxiiska aadbaan ujeclahay wlaahi ma idin raaci karaa insha alah
@najaadmaxamuud8099
@najaadmaxamuud8099 8 ай бұрын
@Cadceed trevels 😂hadaanan qaldanayn ninka qadada idiin karinayaa miyaanu ahyn wiilkan qays qayska vlogyada la duubey wakhtigi Malaysia 🇲🇾 sax am qalad
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 7 ай бұрын
Saxib meeshan waanu nagana ee suuxun baad wax uu dubaysan war meeday buurti Almis ee guuruxda badaneeyed aad bay hawlshinu uu kala dhimatahay ma sheed tagtan sifiin wax uu soo duuba oo buulaxar inta ay jirto sheega dimes baa idin dhaw ee ka sheekeya wax ba idinka si ah bal ishabeya arintinu waa gabyo Bristol 🇬🇧 UK ayan idika soo salamayaa mesha aad baan uu agaana
@soomaaliga_xalaasha_ah
@soomaaliga_xalaasha_ah 8 ай бұрын
Camerad inta aad wajigaaga ku hayso ayaa ka badan inta aad natusayso vlog qaybihiisa kale.
@cilmiofficial8541
@cilmiofficial8541 8 ай бұрын
Runti inan joogo ayan is modayay vlog quru badan weeye runtii wan rajaynaynaa waxan rajaynaya inad noso badiso dalxiisyada noocana I.a
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 8 ай бұрын
Muuqaalada sifiican uduub sxb kamarad fiican qaado kamaro manna kaxayso dadkan kulasocdaa miyaanay ahayn dad caadiya maxay kaaga duubi waayeen
@hamdimohamed6552
@hamdimohamed6552 7 ай бұрын
Mashallah qurux lakin maxaad sad music ga ku dooratay
@user-mk4pw9le6o
@user-mk4pw9le6o 8 ай бұрын
IBRAAHIM WARAABAA KULA SOCDEE AYGA AYGU DHALAY
@abdihakimhussein1100
@abdihakimhussein1100 7 ай бұрын
Ascw adeer wiilka oranay waxaanu soo aragnay.waxay ka qatan yihii nboqol Milan oo itoobiyaan ah.dhulka somaalimaa leh.
@MustafaY-dm3cg
@MustafaY-dm3cg 8 ай бұрын
Bada intaa leeg iyo sida aan looga faaidaysan, waa nasiib daro
@roobdaydayroob8439
@roobdaydayroob8439 7 ай бұрын
Cuntada markaad cuneysaan cod (Nashiid ama Laxni) dul saara, dhawaqa cuntada aad ruugaysaan kuma qurxoona, videos-ka.
@MohomedAbdi3344
@MohomedAbdi3344 8 ай бұрын
Fadlan Camerada iska Fogee Wllo Isku day inaad Raad Sato Taraybool Dheer
@user-ij9fc6qv9u
@user-ij9fc6qv9u 4 ай бұрын
Ceelsheekh xeebaha alle ku manaysday awdal saylac sido kalev lughaya
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 20 күн бұрын
Hhh Subxanalah ceel sheekh wa hargeysa
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 8 ай бұрын
Waar gala Godka Godkaas Wuxuu toos Idiin Geynayaa Australia😂
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 7 ай бұрын
Home lii rezr abtigay Bahaber Muuse Samaron
@layloabdulaahi492
@layloabdulaahi492 8 ай бұрын
Xili roobadka hada lagu jiro ma jiilalba mise deyr😅
@khalidismail5960
@khalidismail5960 7 ай бұрын
Ceelsheekh 2020 ayaan tagnay anagoo ka kooban 20 qof waa meel aad u dagan xeebteeduna way daganayd markaa waana ku dabaalanay saacado badan xataa mawjado ma lahayn wakhtigaa wax godad ahna kumaanan arag lkn waxaan filayaa inaad wakhti ay bado kacsan tahay ku aadeen sidoo kale xog khaldan la idinka siiyay bada. Lkn Sida kale masha Allah waa vlog qurux badan
@nouhahmed7743
@nouhahmed7743 8 ай бұрын
camerada iska fogee sxb markaad gacantaada ku hysato.
@NATRE23
@NATRE23 8 ай бұрын
sxb muuqaaladaada hor mari wax fcn baad so gudbisaahe
@NuuraSagalismaaciil
@NuuraSagalismaaciil 8 ай бұрын
💕😍: Maalin baad gaari la sugo video gaag inta aad soo dhigaysid
Buuralayda Geel-Laaye Ayaan Koox U Dalxiis Geeyay | Camping Team 🏕️
30:21
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 19 МЛН
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 64 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
Saamaynta Baraha Bulshada Iyo Sidii Aan Uga Kabsaday (Najma Fiyasko)
42:55
Infinity Media Solutions
Рет қаралды 74 М.
Waxaan booqday meelaha taariikhda leh ee magalada Qaradho 😱🥶
11:04
Ugaadhsade Ayaan Noqday | Calakud Ayaannu Ugaadhsannay 🦌
34:13
Cadceed Travels
Рет қаралды 4,6 М.
Xanuun Badan Ayuu Soo Maray Hure Bube | Qisada Cawa iyo Cawayska |
12:40
3 Cisho Ayaannu Ku Noolayn Kaymo Cidlo Ah
50:26
Cadceed Travels
Рет қаралды 5 М.
MAGAALO CIDLA AH | 48 saacdood ayaan ku noolayn magaalo cidlo ah
10:45
Safarkaygii Hargeysa ilaa Ceel Sheekh
16:08
Damal Show
Рет қаралды 30 М.
Jidkan 42 Sanno Lama Marin | Daw Laga Guuray 🚧
17:09
Cadceed Travels
Рет қаралды 4,6 М.
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 19 МЛН