No video

Xeer-Beegtidii Oo Soomaalidii Maxkamadu Uga Socotay Minneapolis Qaar Dambi Ku Helay Qaarna Ku Waayay

  Рет қаралды 14,234

Elmi Ware Media

Elmi Ware Media

2 ай бұрын

#Subscribe#Like#Share#Comment.

Пікірлер: 36
@user-lc7wh1yj8f
@user-lc7wh1yj8f 2 ай бұрын
Wan uhabalyeynayaa 2 qof e dambiga lagu waayey
@SamafaleAdangurey
@SamafaleAdangurey 2 ай бұрын
Elmi ware wariye runsheg ah well done bro
@kaltoumwaiss9634
@kaltoumwaiss9634 2 ай бұрын
Ayeeyo gang awaay
@afrahap4406
@afrahap4406 2 ай бұрын
Maasha allah illaahy hufudeeyo hana ku Wayarkaan aad ban Uga xumahay maqno Lkin somalno ayaan Uaga xumahay ❤❤
@Raquel-pm9fc
@Raquel-pm9fc 2 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉 Thank you 🙏 so much horey usoco
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 2 ай бұрын
Thank you 😊
@husseinessa4465
@husseinessa4465 2 ай бұрын
Thanks brother waare !!!!
@hamdibashir9490
@hamdibashir9490 2 ай бұрын
masha allah elmi ware wa wariyaha kaliya uqalmo mel dher lageyo you tube kisa well done bro
@saidojama1170
@saidojama1170 2 ай бұрын
Elmi mahadsanid
@Fadumobilan790
@Fadumobilan790 2 ай бұрын
Mshllh illhy umaciinay wllhy 2da nin kuwa klena illhy ha u yasiro inksto ay qld ahyd wxy ku dhaqaaqeen
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 2 ай бұрын
thanks bro elmi sida wanagasan aa noogu soo gudbisid mar kasta wararka cusub
@Safkahagi612
@Safkahagi612 2 ай бұрын
Wanagsan oo wacan cilmi
@amalyusuf1210
@amalyusuf1210 2 ай бұрын
Asc Elmi, mahadsanid walaal.
@abdullahiibrahim2674
@abdullahiibrahim2674 2 ай бұрын
Subhanallaah allaahu akbar really kuwaasi waa magaca somaalida waa naceebeeyeen dhankasta?????bal iyagoo muslim ah oo larabey inay gaalada soo dhoofiyey diinta islaamka ugu yeedhaan oo dhaqan fiican Tusaan???bay corruption ama musuq ku bilaabeen??waxay rabeen inay maalin taajir noqdaan
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 2 ай бұрын
Walaalken Jzkh 🏆🙏
@munamuna4955
@munamuna4955 2 ай бұрын
Asc
@user-lc7wh1yj8f
@user-lc7wh1yj8f 2 ай бұрын
Wanu kudhawnahy walkey
@user-nq3dg4jq5p
@user-nq3dg4jq5p 2 ай бұрын
يا أيها الذين آمنوا لا تأكلوا أموالكم بينكم بالباطل إلا أن تكون تجارة عن تراض منكم. وقوله صلى الله عليه وسلم: من غش فليس مني. قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: من أخذ أموال الناس يريد أداءها أدى الله عنه، ومن أخذ أموال الناس يريد إتلافها أتلفه الله.
@ayanomar8111
@ayanomar8111 2 ай бұрын
Maansha Alah ilaahay ayaa mahad leh hadii dadka qaar aya dambi la,aan noqdeen wiilashas dambiga lagu waayay waan ku faraxsanahay inay badbaadeen siba sibay dhaantaaye kuwa kalana ilaahay ha u fududeeyo.Elmi mahad sanid.
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 2 ай бұрын
Wax Cafis La Dhaho Majiro Hadiiba Cadeyn Lahaayo Guryahii Lagu Gatay Iyo Gawaarida Iyo In Account Kooda Lacagta Lagu Diray Sidaa Moodo Ma'aha Elmi Ware
@nasramohamed1447
@nasramohamed1447 2 ай бұрын
Wcs abowee
@Aadane1
@Aadane1 2 ай бұрын
Labada dambiga lugu waaxaa marqati uah in ayna dambi lahayn sujuda wajigoda kutaal
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 2 ай бұрын
wixii dembi laheyn ilaah haka soo saaro gacantooda wixii dembi lehna sharciga halagu qaado
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 2 ай бұрын
Somalida Minnesota Joogta Aaaala Wada Xiri Lahaa Hadaan Dad Kaan Cadeyn Lagu Heyn, Wixii Dembi Galay Kaliya Ee Soo Xiraan Gaalada Qof Aan Cadeyn Lagu Heyn Lama Xiro, Waxaa La Dhahaa Suspect Waalaga Shakiye Kaliya,
@fadumomohamud7232
@fadumomohamud7232 2 ай бұрын
Horta ayaga melkadhac weyn ayey nagu sameyen oo wadan aan wadankena eheen oo naso dhaweyey oo nacawinayey iney waxas kusameyan ma eheen tan lacagta lalushka wexey ila tahay qolo nasii dhameys tireysey iney kadan beyan wase la ogan dona.
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 2 ай бұрын
Cease F B I Soo Fara Gelisay Cease Fudud Ma'aha Teeda Kale Cease Ka Waxaa Cirka Sii Geliye Lacagta Laa Luushka
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 2 ай бұрын
1 dembi aaba xabsi ah yaab walee
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 2 ай бұрын
Somalidaan Reer Miiyga Waxee Is Dhaheen Gaaladaan Aqli Malaha Sbabtoo Ah, Lacag Meesha Aad Ka Dhacday Aadku Isticmaaleyso Waa Doqon Nimo Tii Ugu Weyneyd,
@JackChit-pv3dj
@JackChit-pv3dj 2 ай бұрын
Infidel? Google translate sucks at somali
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 2 ай бұрын
Gaal Haduu Cadeyn Kugu Heysto Wee Adag Tahay Sidii Kugu Cafiyo Adigoo Madow Ah African Ah Muslim Ah
@saidasabrie3422
@saidasabrie3422 2 ай бұрын
Tuugo la difaacaya hadda la eedeynayaa Ware waa talo idiin taalo. Yaa xaday lacagta marka?
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 2 ай бұрын
Qof Somali Ah Oo Aan Tax Payer Aheyn Aa Guri Gadanaaya Pay Off Ah What You Think? Yakii Gurigiisa La Weeraray Shay Waxee Dhaheen Lacagtuu Xaday Uuka Gatay Clear Business Wuuka Furtay
@deeqfarah636
@deeqfarah636 2 ай бұрын
Maxay muteysan karan Elmiyow bal barnaamij nooga soo Diyaari
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 2 ай бұрын
Iimaaan la,aa dadkan Weliba Mukhtar Shariff Social media Kala socday nin Culimo ah u ekaaa...Dadkan maxaa Lacag Xaaraan ah ku kalifay
@maxammad-Cismaan
@maxammad-Cismaan Ай бұрын
Anigaaba la yaaban waxa Mukhtaar hawshaa geliyay. Ilaahay nama fitneeyo.
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 31 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 6 МЛН
Resettlement work by IOM and UNHCR
1:59
OIM Centro, Norte América y el Caribe
Рет қаралды 8 М.
CADEYMO LOO HELAY MOHAMED OFFICIAL
9:16
Cajab Media
Рет қаралды 421
Customer Care Sn2 Ep 25A
23:43
TRUST FILMS
Рет қаралды 19 М.