XIGMAD-SOOR.01 (16 Gabay)

  Рет қаралды 4,373

Dhouh D. Dualeh

Dhouh D. Dualeh

9 жыл бұрын

Suugaan kala duwan oo isugu jirta Waddani, Wacyi-gelin, Diini, Kaftan iwm. Waa 16 tixood oo gabayo, jiiftooyin iyo maansooyinba leh, oo uu dhowaan inoo soo ururiyey Siciid Mahad Digaale (Siciid-amarre). Duubista suugaantan waxaa Siciid-amarre ku weheliya mudane: Cawil D. Ducaale oo leh codka soo-dhoweynta ama hor-dhaca u ah gabayada, ee ay isaga iyo Siciid ka duubayaan abwaannada kala ah:-
- Abwaan: Baashe Saleebaan-weled,
- Abwaan: Jaamac Yuusuf Diiriye (Jaamac-yalax) iyo
- Abwaan / Shiikh: Cabdi Awle Jaamac, oo isagu halkan ku leh, gabay Diini ah, oo uu tiriyey 1915kii oo ku beegan xilligii la-odhan jirey XAARAAMA-CUNE, iyadoo wakhtigaas XAARAAMA-CUNE lagu qiyaaso, intii u dhaxaysey 1912kii ilaa 1916kii.
Waa gabay wacyi-gelin Diini ah, oo uu shiikhu dadkiisa ugaga digayey halista ay ILaahay hortiisa ka leedahay xaaraantu iyo dilka dad islaam ah. EEbbe ha u naxariistee shiikhaas waxa hadda gabaygiisa inoo marinaya Cabdi Cawke Cabdi, oo uu awoow u yahay marxuumkaas gabayga lahaa, iyadoo Cabdina haatan cimrigiisu 80-jir yahay. Waa gabay u qaabaysan hab gaar ah, oo suugaanta aan hore loogu arkin - Xarfaha Qur'aanka Kariimka ah, ayuu intuu ALIF ka bilaabo YA' ku dhammaynayaa, isagoo xaraf walbana miisaankiisa suugaan-ahaan ku tilmaamaya. Gabaygaasi waa ka 16aad ee xidhmadan ugu dambeeya. Waa diyaarintii iyo soo-saaristii Diiwaan Studio, By Dhuux D. Dualeh - London. Sidaas iyo ka-bogasho wacan.

Пікірлер: 10
@yaxyeawaadan3562
@yaxyeawaadan3562 2 жыл бұрын
Abwaan baashe saleebaan xirsi amaan salebaan weled ader gacalie guulayso ifiyo aakhiraba
@yaxyeawaadan3562
@yaxyeawaadan3562 2 жыл бұрын
Waa nimankii solomadaw ee xasan cabdile
@nuurasagal7779
@nuurasagal7779 5 ай бұрын
Waxa ii farxad ah after 8years in aan caawa daawanayo ama waxka ogaanayo taariikhdii abwaanadayada wxn si gaara ugu mahadcelinayaa cidkasta oo soo ururisay gaar ahaan adeer cawil adeer dhuux iyo indrkay siciid Dhamaantiin wad mahadsan tihiin
@bashirmohamed7461
@bashirmohamed7461 8 жыл бұрын
maaasha alaah abwaan baashe Suleiman waled Waxaa abwaan ladhahaaa waleee wadaadkii qoriga sitay meel ayuu kaga soo hadhay
@Muran25
@Muran25 7 жыл бұрын
Abwaan Baashe Saleeman
@aliabdi994
@aliabdi994 7 жыл бұрын
abwaan baashe saleebaan walad esh calaa abwaan siwacanbuu udhigay
@bashirmohamed7461
@bashirmohamed7461 8 жыл бұрын
waxan ubogay gabayga uuu afka somaliyga kudhiiri galinayo in labarto
@Geeraarshe
@Geeraarshe Жыл бұрын
Gabayadii Mujaahidkii Waynaa Maxamud Saleebaan Xirsi Allaah yarxame Soogeli waxaad ka hayso koley gabaydasiisi halganka badan koodi waan qoray Lkn waxaa jiray gabayo kale Oo Uu lahaa Oo silsiladahaa 1983 Kii ka horeeyey
@user-yv4qc1em7e
@user-yv4qc1em7e 5 жыл бұрын
Ninki wadandadow tago beenta haduu dido naftisu kuwaya runta inadan sheginaa laguu sheegaa inta dulaka ah kabadan doowlada
@Diiwaanstudio
@Diiwaanstudio 5 жыл бұрын
أجلس حديقة maxaad qortay? - Malahayga lahjad kale weeye qoraalkaagu, laakiin fadlan adiga oo raalli ah, bal isku day inaan Kufahanno.
Gabayga GIBLAN iyo XASAN-Gurey (2015)
18:50
Dhouh D. Dualeh
Рет қаралды 13 М.
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 138 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 37 МЛН
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
XIGMAD-SOOR.02 (11 Gabay)
33:47
Dhouh D. Dualeh
Рет қаралды 3,7 М.
CABDI-Hani (Ha doon-doonan 2015)
8:52
Dhouh D. Dualeh
Рет қаралды 5 МЛН
Daauud  xanfar xasuustii Abdi Naasir Macallin Saciid.
0:21
Axmed Wacane
Рет қаралды 15 М.
{تعاشب شاي}(1867) هل تنهار إسرائيل؟
12:42
أحمد بحيري
Рет қаралды 192 М.
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 256 М.
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 860 М.
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 60 МЛН
Kobelek
4:11
6ELLUCCI - Topic
Рет қаралды 838 М.