Gabayga GIBLAN iyo XASAN-Gurey (2015)

  Рет қаралды 13,532

Dhouh D. Dualeh

Dhouh D. Dualeh

8 жыл бұрын

Gabay la magac baxay GIBLAN, oo uu curiyey Xasan Maxamed Cawed (Xasan-gurey). Waa gabay aan cidna durayn, balse faallo guud ah, kaas oo si ballaadhan uga hadlaya is-beddelka iyo dhibaatooyinka caalamka maanta badidiisa, marka dambena Soomaalida ayuu si guud u dul marayaa, oo dad iyo dalba dhammaynayaa. Sidaas iyo ka-bogasho wacan.

Пікірлер: 8
@sumayayounis3970
@sumayayounis3970 3 жыл бұрын
Masha Allah waa gabayaa dhab ah
@Ceeldarraad
@Ceeldarraad 4 жыл бұрын
Gol Dhufaan Raggii jiray iyo Xaadna Soo Guray
@ducaysane1133
@ducaysane1133 Жыл бұрын
Bismilaahi war kani waa abwaankii Qarniga walaahay waan yaabay
@zaadozahal1374
@zaadozahal1374 2 жыл бұрын
Maansha allah abwaan qaaliya afkaaga caano lagu qabay
@cilmijaamac2095
@cilmijaamac2095 7 жыл бұрын
aqoonta dadka iyo dhulka ayuu abwaanku professor ku yahay murtina ilaahaybaa ku manaystay noolow abwaan xasan
@Barujeedtv
@Barujeedtv 6 жыл бұрын
Waa hubaa inuu abwaan yahay
DEGDEG NISA BAYDHABO 13 July 2024
10:38
SHANTA TV
Рет қаралды 1,5 М.
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 18 МЛН
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 4,8 МЛН
Dagaalkii Xargaga - Taariikh kooban iyo gabayo
26:01
HOYGA SUUGAANTA
Рет қаралды 50 М.
Silsiladii Guba
30:35
gabdoon
Рет қаралды 2,6 МЛН
Silsiladdii Beeyo Macaan - Saleebaan Midhiq - Gabaygii 7aad.
9:50
Kite Fiqi Yuusuf
Рет қаралды 645
Candadowl Gabay Abwaan Craxmaan Cumar Cashuur
7:09
CAKULE MEDIA PRO
Рет қаралды 46 М.
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41