No video

Xildhibaan Faaiso Jeyte iyo Gudoomiye Sheekh Aadan Madoobe,maxey tahay dooda ka taagan Baarlamaanka?

  Рет қаралды 60,630

Somali cable

Somali cable

Ай бұрын

Xildhibaan Faaiso Jeyte iyo Gudoomiye Sheekh Aadan Madoobe,maxey dooda ka taagan Baarlamaanka?

Пікірлер: 235
@abdinorsuleiman4661
@abdinorsuleiman4661 Ай бұрын
Xildhibaan wadanii ah,maasha allaah
@JAJAA970
@JAJAA970 Ай бұрын
Maashaa xildhibaanada halyeeyad ah wale kuwa badan oo maga rageed wata ayeey ka sareysaa
@MuminoJama
@MuminoJama Ай бұрын
1:44 1:46
@abdirahmaanyuusufmataan9083
@abdirahmaanyuusufmataan9083 Ай бұрын
Xildhibqqn faaiza. Runtaashektay.allaha Kudhowro❤❤❤❤
@faaraxmaxamed6086
@faaraxmaxamed6086 Ай бұрын
Xildhibaanad Fa'iza aad iyo aad baad u mahadsantay
@IdriZabdi
@IdriZabdi Ай бұрын
Xil waa Ku wataaa ❤
@halwoahmedhashi4427
@halwoahmedhashi4427 Ай бұрын
Waligeey waqofki sumara oo udhiganta xildvbaanad Aamino
@faaraxmaxamed6086
@faaraxmaxamed6086 Ай бұрын
@@halwoahmedhashi4427 GUULEYSO Xildhibaanada Fa'zo
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 Ай бұрын
Yaase Cuny x/qaaliga ahyd?
@osmanguled6591
@osmanguled6591 Ай бұрын
Masha'allah waa xildhibaanad caqli-badan ,illahay haku-xafiddo.
@KeynaanMohamud-qy8tp
@KeynaanMohamud-qy8tp Ай бұрын
Run xildhiban fosia waan wataaa ❤❤
@user-lf7wy9nb3x
@user-lf7wy9nb3x Ай бұрын
Mansha allaah tabaraka afkaga cano luuguqabay ruunbadanaa faisa ilaaahayoow kuxifdi aamiin aamiin mahadsanid
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 Ай бұрын
Gudoomiyaha wuxuu u xilsaaran yahay, dadka in eysan Afka kala furin oo eysan ka hadli Karin waxa ka maqan dalka iyo dadka waana burcadnimo ey isla ogyihiin xasan inta raacsan
@ahmedmohud5368
@ahmedmohud5368 Ай бұрын
Faiza jayte guulayso xil.dhibaan
@abdulamin6044
@abdulamin6044 Ай бұрын
Well done miss Jeyte. You hit the nail on the head. You are great. Keep up the good work.
@abdiabdulkadir9752
@abdiabdulkadir9752 Ай бұрын
Xildhiban faaiso Allah ku xifdiyo
@FarahsedIlmi
@FarahsedIlmi Ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله الله يحييك و يقوي لسانك
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 Ай бұрын
Xildhibaan ad geesiyad ah ma metesho oo keliya beesheeda waxay meteshaa Soomaaliya. Guuleyso xildhibaan Fawsiyo Jeyte❤❤❤❤❤
@Dahabohasanahmed
@Dahabohasanahmed Ай бұрын
Ilaahay ha ku xifdiyo walaal
@LuulMaxamuud-u1n
@LuulMaxamuud-u1n Ай бұрын
Jasakallah Allaha ku xifdiyo xildhibaanad
@BbbCcc-uj6mo
@BbbCcc-uj6mo Ай бұрын
M.shaa alaah guulayso xil wadaniyad wax garada oo iimaan iyo insaaniyadba leh
@teatime6853
@teatime6853 Ай бұрын
Xassan sheikh iyo adan madobe dalka halaga qabto ragaan dadka iyo dalka wa in kaqabana guuleyso Abayo 🙏🇸🇴👏🙌👍
@Dahabohasanahmed
@Dahabohasanahmed Ай бұрын
Maashaa'allaah ilaahay ha ku xifdiyo MARWO
@user-zz9nq4vd4h
@user-zz9nq4vd4h Ай бұрын
Masha Allah wll alle ha kuxafido
@kamalabdulahimohamud8507
@kamalabdulahimohamud8507 Ай бұрын
Masha Allah xildhinan alaha ku xifdiyo
@zeynabmohamed7465
@zeynabmohamed7465 Ай бұрын
Mashallah gabdha Murusade waa gabdho codkar ah allaha dhaafee
@yousefHassan-qm5rn
@yousefHassan-qm5rn Ай бұрын
qabiilki kuqaaday kuma dhigo xil dhibaanadda ha wasaqeeyn bela ku qaadaye
@maxamedmaxamud7565
@maxamedmaxamud7565 12 күн бұрын
Caqliga fayoow lama ogola indha sarcaad moyee waxkale meesha laguma haayo faiso waad mahad santahay jasaakalaahu kheyr
@MUXAMEDJANAGALE
@MUXAMEDJANAGALE Ай бұрын
Mashallaah Guuleyso Xildhibaan Faaiso
@geesiga22
@geesiga22 Ай бұрын
Masha Allah Xildhibaanad faiso jeyte waa qof ka war haayo xaalada Shacabka reer Muqdisho ee ku nool yihiin 💯
@yuusufabuukar1366
@yuusufabuukar1366 Ай бұрын
Masha allah wadani
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
Mnsha allah xildhibaanada sharafta leh, mar walba warkeeda waa cadyahay
@user-ex2xu3ie9m
@user-ex2xu3ie9m Ай бұрын
Baarlamaankoow bilaahi caleykum laxisaabtama madaxda War dalka saan udhaama
@muusadanbele3565
@muusadanbele3565 Ай бұрын
Xilidhidaan wadanii ah maasha allaah ❤❤❤❤❤
@XmdaiIbrihm
@XmdaiIbrihm Ай бұрын
Maansha alaah alaha ku xafido
@raxmojowhar451
@raxmojowhar451 Ай бұрын
Maasha Allaah Allaha ku xafido walaashey,Runtaa ka hadashay.
@Ilyaas777
@Ilyaas777 Ай бұрын
Xil faaisa waa hooyo u hadasha shacabka soomaaliyeed danyarta tabaaleysan masha allah
@captainshakra004
@captainshakra004 Ай бұрын
Guleyso xildhibaan faaiso ❤
@YuusufHassanciroHassanciro
@YuusufHassanciroHassanciro Ай бұрын
Mama Alle hano daayo thanks mam
@user-ex2xu3ie9m
@user-ex2xu3ie9m Ай бұрын
Dalka haa labadbaadiyo bilaahi caleykum
@LaylaAxmed-wl6hi
@LaylaAxmed-wl6hi Ай бұрын
جزاك الله خيرا شكرا ❤❤❤❤
@Dahabohasanahmed
@Dahabohasanahmed Ай бұрын
Maashaa'allaah xildhibaan
@umuyahya6866
@umuyahya6866 Ай бұрын
Well done mp sister.
@xafisoffical2047
@xafisoffical2047 Ай бұрын
Walaahi bilaahi talaahi , dulmiga oo dhan waa shacabka Somaliyeed oo malin dhaheen sidaan nama qabato ee naga dhaafa inta aad nahay Dameer malab saaran sidaas ayaa dhibka ugu jirenaa ,
@sahraibrahim6887
@sahraibrahim6887 Ай бұрын
wllhi waa lagamad xildhibanadu allaha dhowree🫡🫡
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 Ай бұрын
Xildhibaanadii ugu liitay abid!!
@mahdibihi5095
@mahdibihi5095 Ай бұрын
ASC MANSHA ALLAH gabadhan
@kiinabdi680
@kiinabdi680 Ай бұрын
Masha Allah Faaiso Jeyte Allah ha xifdiyo
@suweyssheikhdon3057
@suweyssheikhdon3057 Ай бұрын
Xil faiza jeyte illaahay ha ku xafido wadaniyad dadkeeda iyo dalkeeda u diir naxdo guuleyso kuma jirto ku gaajada ku koray oo kitaabkey ku dhaarteen $10 siisto
@reallyg9264
@reallyg9264 Ай бұрын
codka shacabka somali ayey kuhashay masha allah xildhiban faizo guul
@faaraxmaxamed6086
@faaraxmaxamed6086 Ай бұрын
@@reallyg9264 Waxay mudan tahay in garab istaag buuxa ay ka hesho dadka soomaaliyeed
@osmanahmad8509
@osmanahmad8509 Ай бұрын
Allaah yacizak masaakiin badan oo ladulminayo ayaa afkooda kuhadashay karaamo iyo sharaf korkaaga ha ahaato Shar kastana allaha kaa bad baadiyo l
@khadrahassan4374
@khadrahassan4374 Ай бұрын
Thank you Manshalaah
@SaaraHaji
@SaaraHaji Ай бұрын
Anakey Inoo Hadashay Allaha Xafido Codkar Waaye Cadow Ma,aragto
@samirhamza1986
@samirhamza1986 29 күн бұрын
Well done Hon Faiza
@adamhasan5151
@adamhasan5151 Ай бұрын
Masha allah allaha ku xafido adiga iyo inta kula fikirka ah ina jeeyto
@AbshirFaarah
@AbshirFaarah Ай бұрын
Waa gabar aftahan ah
@adanaxmed9874
@adanaxmed9874 Ай бұрын
Haa wasiir digil iyo mirifle ah ayay dhaliishay oo aan shaqadiisa aqoon, markaasuu difaacayaa gudoomiyuhu oo leeyahay Ajandaha ha ka bixin. Bilaa cadaala.
@xaawogine9422
@xaawogine9422 Ай бұрын
Maanshaa allaah. Xakha bey ka hadashay. Xiildhibanad. Manshaa. Allaah. Guleyso. Weliga
@KhadarYaman
@KhadarYaman Ай бұрын
Maasha allaah xiliban faizo qodobo sax ah aya kahadashay illaah haku xafido
@aaminocali6158
@aaminocali6158 Ай бұрын
Xilbanad faaisojayte noolow guul iyo gobanimo
@user-hi1gt2oz3d
@user-hi1gt2oz3d Ай бұрын
masha allah wll I'llahay haku xafido kuwaan hakaa badbaadiyo
@malawi4148
@malawi4148 Ай бұрын
guuleyso alah agarab ku ah
@bashirmohamed9942
@bashirmohamed9942 29 күн бұрын
Wlhi. Waa gesiyad. 👍👍👍👍
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 Ай бұрын
Sheekh Shaydaaan Shar ayuu ushaqeeeyaaa Xildhbaanadu waa iney wllahi Shacabka ugu Baaqaan Mudahaarad Dalkani Xabaalihiii iyo Xoolihiiiba laga dhiigeystey. Shacabka iyo Shacabka Soomaaliyeed ay dantooda gartaaan Somalia 🇸🇴 ❤waaa iney dalkani xor ka noqdaaa kooxdani dalka la wareegtay😢
@user-ds7ti9fl8w
@user-ds7ti9fl8w Ай бұрын
M.a xiliwaanadaan waa xalaal qoodato kan dameerka oomeesha fadhiyo aadan madoowe ladhahaayo alaah hanaqabto duligaan waan nadhiwey ilaaheey cemrigeeda ha udheereeyo oowlaadeedana baari alaah ha uugu dhigo
@NASTEXAAXMADCALI
@NASTEXAAXMADCALI Ай бұрын
Alxamdulilaah❤thanks xildhibanada umada somaliyeed XIL-FAIZA JEYTE
@abdiabdulkadir9752
@abdiabdulkadir9752 Ай бұрын
Faaiso jeyte was haldoorka barlamaanka Marshall allah
@dr.mohamedabdisheik8813
@dr.mohamedabdisheik8813 Ай бұрын
Xildhibaanada waxay ka hadashay dareenka runta ah ee Bulshada, waxay ka danqatay dhibka soo food leh Bulshada ay metesho,guuleyso
@kiinabdi680
@kiinabdi680 Ай бұрын
Waa tuug Aden digsi Allaha nooga qabto dalka🤲🤲🤲
@Ilyaas777
@Ilyaas777 Ай бұрын
Masha Allah faaisa jeyte alaha ku xafido guul iyo gobanimo
@user-co3rr1jr7v
@user-co3rr1jr7v Ай бұрын
aadan wejikable maaha gudoomiyaha baarlamaanka laakiin aadan wejikable waxa weeyaan looyarka u dooda u daneeya xasan gurguurte OKI aadan wejikable wuxu kamid yahay masiibooyin ku habsaday somaliya aadan wejikable iyo xasan gurguurte illaahay haku soo dedejiyo masiibooyin halaaga oo hoojiya illaahay idamkiisa 🤲
@herssihailoula8249
@herssihailoula8249 Ай бұрын
Wildhorse faiso ur the best,keep going .
@hawaserar4215
@hawaserar4215 Ай бұрын
Manshallah allaha ku xafido xildhibaan daacada ayaa tahay
@aknoor4
@aknoor4 Ай бұрын
Faiza jeyte isn't easy keep going
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 Ай бұрын
M.a gabadhs ilahy Afka kuma qabto ilahy ha ku xafido
@mdahir4284
@mdahir4284 Ай бұрын
Guriga iska aad oo ilaahay ka xishood
@ibrahimbahar7365
@ibrahimbahar7365 Ай бұрын
This is a national champion, all the news she says is correct, although I want the speaker of the parliament to repeat her correct words.
@mulkicibaar4416
@mulkicibaar4416 Ай бұрын
Mashaa allah way kusaxantahay xildhaanata qodobada ay kahadashay ee illahay halakabaqo gudoomiyaha iyo golaha barlamaanka namatalo yaarabi xaqa tus madaxwey xasan iyo intii ku rayi ah aduunyadan waa sacad yar?
@bazeera5520
@bazeera5520 Ай бұрын
Adan Madoobe ha amusin Faaisa run bay sheege shacabku warkeeda waa raacsan yihiin xaq bay ku hadlr shaqadeedi inay ka hadasho baad diida. Wa sax waa in basrlamasnka la mariyo oo la isla ogolaado isbedel kasta Jooji caburinta waliba sh.adan na lagugu yeera xaqiina waa amuse.wakaso jorjeedna dhawankasga
@user-vl7rt7dc1v
@user-vl7rt7dc1v Ай бұрын
Faaisa waxay ka hadashay xaqiiqada ALLAH YAXFADAK Adan madobe meel daran iyo meel xun ayaa kuu dambeyn inshaALLAH
@alihassanawil8789
@alihassanawil8789 Ай бұрын
Xildhibaan alle habarkeeyo guuleso
@aliabdulle189
@aliabdulle189 Ай бұрын
Asc masha allh ayadokale alaha badiiyo
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 Ай бұрын
Faiso guuleyso' wlhi qof dareen leh iyadan ka hayana weyna dareentay dhibka dalka uu gali karo haddii waxan ay keenan.
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 Ай бұрын
faaiyso guuleyso mcnto allahaku daayo
@AhmedcabdillhiOmar
@AhmedcabdillhiOmar Ай бұрын
mashallh ale ha ku dhowro xildhiband
@osmanguled6591
@osmanguled6591 Ай бұрын
Fa'iza Jeyte illahay haku-xafiddo ,Caafimad ku-waar.
@mustafmohamed8852
@mustafmohamed8852 Ай бұрын
Wadani allaha ku xafido
@maxamuuddaad4549
@maxamuuddaad4549 Ай бұрын
Anigoo reer puntland ah waxaa parlamaanka igu matasha Ina jeeyte runtii waa wadaniyad la dareen ah shacabka somaliyeed Allaha ku dhoowro xildhibanad waxaana tahay xildhibaanka kaliya ee igu matala barlamaanka mahadsanid Ina adeer
@maxamedcabdi4422
@maxamedcabdi4422 Ай бұрын
Hal booli ahi nirig xalaala madhasho xildhibaanada aad shegayso xildhibaan waa kuwaan ogayn sidii lagusoodortaye soomali danteed inay kashaqeeyaan aad umasugayno xil dhibaane adigu lkiin wadaniyad ayaatahaye horay usoco
@koshinhassan9120
@koshinhassan9120 Ай бұрын
Alxaqiiqa intay shegtyaba waa run walhi Mr Garamgaram ee dadka amusinaya wa nin boorsadiisa ilashanaya oo musuqa la og ee Ayax jadiid kula kaceyso shacabka iyo dalka ee kuwadan inuu god ku dhaco waxan dowlad maha xaqiiqan wa qiiq isku qaris iyo NGO nimo ee waa inay ka dhiidhiyaan barlamnka manta so baraarugey ee 2sano sirxana howlaha horyalana waa sidii Doorasho iyo meshii dalkaan loo hagi lahaa intaan masakiimaha iyo canshuur xarana io larabo in laga sameeyo si doorasho loogu galo ee barlamanka inta xalasha ah ee an jeebkooda kaliya firineen wa in ee mooshin ka keenaan shaqsi kasta oo dowladan hogaamiya ama xil sare kahaaya oo isagu sharci jeebkisa kala so baxaya subax kasta allah keeno tasna Hogaamin maaha ee waa moryanimo iyo isbaaro la sharciyeysanayo iyo dan khasa ee hala uska qabto inta dalkaan god ku dhicin oo sidiu shalay loogu dhiibay hadaynana waxba ku kordhin faraha kala baxaan Barlamanku shaqadooda haqabsadaan iyagoo Isku duuban allahna ka baqdaan waba sirxanyihiin oo xaqiiqa ah waxwalba inay u sacabiyaan ayaa qalada iyagoo dalka dhan xukuma sharciyadiisa subaxanalah san wax halaga badalo oo shacabka iyo dalka laga daayo dhiiqada lagalinyo malinwalba ✅✅✅
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Ай бұрын
Welka aadan sheeydaan runta waa dhibeey eey aadan sheeydaan allo ka qabo aadN hunguri
@Bishaaribraahim-p4p
@Bishaaribraahim-p4p Ай бұрын
Manshalh❤
@MaslaxJanuzaj-ue2ii
@MaslaxJanuzaj-ue2ii Ай бұрын
Runtu Waa Run Xil 🙏
@Dahabohasanahmed
@Dahabohasanahmed Ай бұрын
Ilaahay ma yaqaanaan ku waan
@naadirosayit701
@naadirosayit701 Ай бұрын
Waa runtaa mama
@ZiradMahamedAli
@ZiradMahamedAli Ай бұрын
❤❤❤
@user-bi7pi6le6m
@user-bi7pi6le6m Ай бұрын
Mnshaalla nin weydafte
@mohamedahmedmohamed54
@mohamedahmedmohamed54 Ай бұрын
FAISO JEYTE WAXAA TAHAY WADANIIAD DAAMIR LEH NOOLOW ❤
@QalinleAxmed-u7c
@QalinleAxmed-u7c Ай бұрын
M.a wlhi runta ayeyka hadashay xildhibanad faizo mahdsnid
@SjjsJssj
@SjjsJssj Ай бұрын
Faaizo guul naag karmeed dad keeda umaqan wadaniyad Dhab ah well ku ognhy abaayo macaanto wxaa thy qof ku dayasho mudan
@Alleyesonrafa10
@Alleyesonrafa10 Ай бұрын
Xildhibaanadaaan wadanid ah dadkeeda taqaan wax Uroon iyo wax uxun
@KhadarMaxamed-dq4rq
@KhadarMaxamed-dq4rq Ай бұрын
Faisa m.allah
@zakirboss143
@zakirboss143 Ай бұрын
Talow Hal Sanno Haddii Haweenka Loo Dhiibi Lahaa Kolaha Shacabka, Somaliya Sidee u ekaan Lahayd.
@CabdiDiiriye-y8r
@CabdiDiiriye-y8r Ай бұрын
Aadan Madoobe MAAHA Gudoon waxani ah balse waa Dabadhilif MEESHA u fadhiya Cabudhinta baarlamaanka Somalia oo AY keensadeen Emirates siay u fuliyaan danohooda ISAGA iyo Xasan sheekhba.
Бутылка Air Up обмани мозг вкусом
01:00
Костя Павлов
Рет қаралды 2,2 МЛН
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 18 МЛН
🩷🩵VS👿
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 12 МЛН
MUUSE BIIXI GUDAHA LAASCANOOD TEGAY DHULBAHANTE OOHIN AFKA FURTAY
10:20
Бутылка Air Up обмани мозг вкусом
01:00
Костя Павлов
Рет қаралды 2,2 МЛН