Xildhibaan Maxamed Abiib oo Golaha wakiilada Laga saaray iyo Buuq golaha Ka dhashay.

  Рет қаралды 69,430

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

2 жыл бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 110
@ReerAliVlogs
@ReerAliVlogs 2 жыл бұрын
I support mohamed abib
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 2 жыл бұрын
Nin aadaga maxamed aabiib
@alibouhhassan7368
@alibouhhassan7368 2 жыл бұрын
Wll ninka xaqdaro lagu sameye ayuu didee idinkuba maydan ogalaten ee dayaa o dhagaysta wareysiga u siyee HCTV xaaq mahaa inaa sidas loladhaqmow talabad godomiyaha golaha waaxu wedinsanaya sababta u kusarayo maana jawab bixiin godomiyuhu
@user-en8dl9gn9t
@user-en8dl9gn9t Жыл бұрын
Maxamed abiib qoosalku iga dhameeyay 😂😂😂😂😂
@amiininternet1764
@amiininternet1764 2 жыл бұрын
waa dibjir ciilqa ah ee xildhibaana ma aha ee gudoomiye xeer hoosaad ku qaad
@oamaer
@oamaer Жыл бұрын
Brave man. No bullshit. Honest leader.
@Alihassan-jh7cp
@Alihassan-jh7cp 2 жыл бұрын
Xildhibaan Mxmd abiib
@advyser
@advyser 2 жыл бұрын
Dadkana course adaabta iyo dhaqanka ah ayay u baahan yihiin
@faisalhusseinfarah220
@faisalhusseinfarah220 2 жыл бұрын
Waar waxaani Xildhibaano maaha, waa Xayraamiin la soo ururiyey.
@mohamednour644
@mohamednour644 2 жыл бұрын
Dhaxalkii qAbyaalada weeye
@user-en8dl9gn9t
@user-en8dl9gn9t Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@comtheable
@comtheable 2 жыл бұрын
Xildhibanka kaliya ee shaqdiisa dacda u ah sharci daro lama aqbali Karo
@Alihassan-jh7cp
@Alihassan-jh7cp 2 жыл бұрын
Xildhibaanada lacabudhinayaa mawaxay ahaayeen wadankale
@samiyakhalid793
@samiyakhalid793 2 жыл бұрын
Wow machallah
@nuunuukidscaruurta2547
@nuunuukidscaruurta2547 2 жыл бұрын
Laabsaaalaxbaa yaaabay!!!
@mukhtaradan64
@mukhtaradan64 Жыл бұрын
Waa maxay amarku askaribaah xildhibaanku shirdudoonka waxaan leeyayay shaqaadaada wa naaji xildhibaanada shaqo ayaa ka dhaxiisa lakiin maamul iyo kala hagid ayaa xaqsoor xuquuq dooda ayaa la rabaah in la ilaaliyo.
@anisashaqale9107
@anisashaqale9107 2 жыл бұрын
Dhalin yarada ladoranyo gesinimo ayaan lo mamuli karin
@amiininternet1764
@amiininternet1764 2 жыл бұрын
waar golaha ha ceebaynina waa in anshaxa lamariyaa
@ismacilmaxamed8868
@ismacilmaxamed8868 2 жыл бұрын
Kkkkk baga baga baga Halaga saro war garac weyaan ninkani
@bulbulfaralacagmedia2810
@bulbulfaralacagmedia2810 2 жыл бұрын
Kugu taager Sanahay Abti Mahamed Xininyaha Ku joogtaa Golaha Ayaa Caqli Gaabayaasha gubaya Balse Kartidaada 30th jeer Ayaad Ka Guuleysatay Viva Awdal Sooma Jeeestayaaal🥳🥳🥳🥳☹
@anissaabdi8261
@anissaabdi8261 2 жыл бұрын
Awdal wa somaliland sida wadamada horey marey bey udoodan dalkodana wax ugu qabtan kii khaldamana lasaxa cashirka qaado kuwaga ugudbi cidla kaboteeyow 🤣🤣🤣👍🇮🇷👍
@ismacilmaxamed8868
@ismacilmaxamed8868 2 жыл бұрын
Meesha mahan gole eewaa qolkii ceebta somalinad walhi waa ayandaro malin walba ceeb tagan war siilkina wase mesha iskaga dareera
@ugaso5918
@ugaso5918 2 жыл бұрын
Ooyayow imikana ma caan raadis baad golihii ka dhex bilowday sidan caan ku noqon mayside edab meshada u fadhi
@amiininternet1764
@amiininternet1764 2 жыл бұрын
waa in laga saaraa xildhibaanka buuqa badan
@saidabdidalal2385
@saidabdidalal2385 2 жыл бұрын
Xildhibaankaasi golaha waa Ku dheraad
@abdulwahabhajidahir8484
@abdulwahabhajidahir8484 2 жыл бұрын
Waa ka kaliyee ku jira xildhbanada
@caddeeye
@caddeeye 2 жыл бұрын
Golaha Isaaq waxa ku keenay waa gardarro, halloo daayo kaligood dawlad ha noqdaane
@tayosiirofficial1444
@tayosiirofficial1444 2 жыл бұрын
Qofkan ma tuulaa laga soodoortay
@mboyz7339
@mboyz7339 2 жыл бұрын
Akhas
@maxamadgaani9192
@maxamadgaani9192 2 жыл бұрын
Balkibir intaa leeg eega
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 2 жыл бұрын
Wariyaha qisaaqo maxamed aabiib daya
@sabiriinabdilaahi4394
@sabiriinabdilaahi4394 2 жыл бұрын
Xildhibanka ohinta kuso baxay ma sida u kibray dibjir
@faatiyasoomaliland8291
@faatiyasoomaliland8291 2 жыл бұрын
hambalyo madaxweyne biixi ,somaliland guul,waa taa muuqata somaliland la wada leeyahay,goboladii cidhifyadu ay doodayaan waxay doonàan samaynayaan,gabooyihii uu ka hadlaayo wuxu doono xeerar la jeexjeexayo waraqaha ku qoran ,masha allaaa yaa laga helaa taasi ,somaliland ha noolato
@user-nf5po4ws5t
@user-nf5po4ws5t 2 жыл бұрын
Waar ina abiib waa ninjibraacina ayuuba samaroona daaq ku soo galay ee nala dhaafa edeb ayaa loo baahanyahee
@Kifaaya
@Kifaaya 2 жыл бұрын
Waa nin samroona zxp hoyadaa gabooyaha ka wase Mida kle gabooyuhu waa dad isaaqa ka nasbsan sidaa Uma ogid
@maalmochannel4835
@maalmochannel4835 2 жыл бұрын
Golalaha ceebta Somaliland ayaan u bixiyay
@Alihassan-jh7cp
@Alihassan-jh7cp 2 жыл бұрын
Kabax golaha cadaalad xumada dalkan ragaadisay kamahadhi doonto ilaayoomudiin
@safushcaalin1516
@safushcaalin1516 2 жыл бұрын
Ciyaal suuqan ka saara meshaa
@yaasir1936
@yaasir1936 2 жыл бұрын
Gudoomiye jilicsan 82 xildhibaan maamuli kari waayay , mid kale dadkiinan xildhibaanka ku dhagan wax hubsada , xildhibaanka nin baa kibir kuso doontay malaintii hore intaas ayuu waydiiyay gudoomiyahap
@axmedcawad2993
@axmedcawad2993 2 жыл бұрын
Warka kadhac sar golah kabad badinba ku jirta wadar iyo waxad kaba walan
@hilaacmedia
@hilaacmedia 2 жыл бұрын
War eeygan huushta ah waa in laga saaraa xildhibaanimada
@odayjama1829
@odayjama1829 2 жыл бұрын
Dhaqanka ayaa ka qaldan waa mooriyaan
@xasanaxmed1739
@xasanaxmed1739 2 жыл бұрын
Geesi geesi dhalay
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 2 жыл бұрын
Viv awadal
@anissaabdi8261
@anissaabdi8261 2 жыл бұрын
Shalay walaga gardana manta iska khaldan
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 2 жыл бұрын
Mashallah maxamed aabiib
@axmadcawed3388
@axmadcawed3388 2 жыл бұрын
Qof an ,uqalmin kursigan siduu kuyimid ?jeekin halagu celiyo kan.
@osmanmaxamed7450
@osmanmaxamed7450 2 жыл бұрын
Cajayib Kani Maaha xildhibaan Halga xayuubiyo. Xildhibaanimda si loo mariyo wajibkiisa. Waa xildhibaan cabayee . Tababar ha loo diro Xita dadkii Uu codka ka halay. Baa cabysan. Halla saxo. Qofkan
@halimjiomohamed2678
@halimjiomohamed2678 2 жыл бұрын
ayaa ka xayuubinkara xildhibaanimada qoomiyad ayaadooratay ina libaax sankataabte
@caliyusuf6257
@caliyusuf6257 2 жыл бұрын
Nasiibdaro
@Alihassan-jh7cp
@Alihassan-jh7cp 2 жыл бұрын
Waxa larabaa kuwolooxaan ah sida saajin ookale
@abdallaxudayfi9278
@abdallaxudayfi9278 2 жыл бұрын
War ninkani meesha foodo ayuu u yimid
@zuzubrithish1920
@zuzubrithish1920 2 жыл бұрын
Xildhibanka daya
@aqonyahanabdizalamhereri7443
@aqonyahanabdizalamhereri7443 2 жыл бұрын
They're immature. Caqligoodu qaar uusareeya qaarna wuu hooseya way isa saamayn doonan.
@hiboibraahincismaan4434
@hiboibraahincismaan4434 2 жыл бұрын
Ha walaaqdane iska daa
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 2 жыл бұрын
Kkkkkk
@aminaboon1290
@aminaboon1290 2 жыл бұрын
maliin dhow kureeygan inta uu shadka labaxoo aayu golaha shiidi doona
@user-en8dl9gn9t
@user-en8dl9gn9t Жыл бұрын
باطبع😂😂😂
@betterdaysarecoming1881
@betterdaysarecoming1881 2 жыл бұрын
Waar codka iska hagaajiya hctv
@guuleedfaracade8964
@guuleedfaracade8964 2 жыл бұрын
Ninkani wuu walanyahy mailing walba buuqayu wadanka kawadaa
@mohamudabdi5130
@mohamudabdi5130 2 жыл бұрын
Neefkan xiqdiga qaba hala soo baro anshaxa baarlamaanka
@tasfayehomerchigma1822
@tasfayehomerchigma1822 2 жыл бұрын
Xildhibaanku wuu qaldamay..waa nin fudud..dadki soo doortay miyuu ixtiraamo..
@rahmayusufahmed9296
@rahmayusufahmed9296 2 жыл бұрын
Kan reerkii sodorty wy ku qasareen Haduu nn rageedyy si sharafluu ubixilaa
@jowharahassan3162
@jowharahassan3162 2 жыл бұрын
Warninkan gaabani dhibadanaa ma gobtii samaronbaa iskaceli sharci majiree xanaaqbadanaa kkkk
@samowade1300
@samowade1300 2 жыл бұрын
Nin adag xil: abiib waa sidaas ninka ragga ah waxa lagu yaqaan waxa lagu daba taaganyahay xaqiiqooyinka aad soo bandhigeysid , ha u istaagin dadka wanaagu uu dhibayo.
@halyeeyqaran1094
@halyeeyqaran1094 2 жыл бұрын
Umada ba idin dooratay o Masiirkoodu idinku amintay wax qabadna idin ka sugaysa "Xildhiban nimooy Xaal Qaado"
@faadumoismaciil389
@faadumoismaciil389 2 жыл бұрын
Miyuuu ooyayaa
@mboyz7339
@mboyz7339 2 жыл бұрын
Ceebaale ooyaaye Akhas is dal dal xooloyow Fadiixad socota
@siciidmaxamed79
@siciidmaxamed79 2 жыл бұрын
ninkan wa la so adeeg sadaye shaqo halaga qabto nacas ka oyaye
@abdiazizadan3548
@abdiazizadan3548 Жыл бұрын
Qof qeyr mas'ul ah sida ninkan warqada dilacinaya okale in ladorto waxay ceeb kutahay dadki soo dortay ninkas iyo Somaliland gud ahanba. Waa ceeb iyo jahilnimo.
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo 2 жыл бұрын
Guddoomiye jilicsan oo golihii maamuli kari waayay.
@nurgacan6950
@nurgacan6950 2 жыл бұрын
Gudmiyaha barlmaanku ninkan dhakhatar ha u diro qof xanuunsanya weyaan nin sidan ah in golaha dhax keena ma aha. Waxa haboon mudnyaasha odhan in caagimaadkooda la baadho
@guuleguule1040
@guuleguule1040 2 жыл бұрын
Isaaq waa laangaab Somaliland dhexdeda 40%, halka harti 20%, 32% Gadabursi, 8% others.
@aqonyahanabdizalamhereri7443
@aqonyahanabdizalamhereri7443 2 жыл бұрын
Macalinkii afsomaliga kubaraa qaladkaas leh waxas madsoo qorteen manta
@guuleguule1040
@guuleguule1040 2 жыл бұрын
@@aqonyahanabdizalamhereri7443 walasha ba I bartay
@iOnSL
@iOnSL 2 жыл бұрын
Meel walba waxan bad so qoraysa. Waxad cadaystay inad tahay adigu laftaada inad tahay laangaab ciilqabe ah. Ciilkaaga ku dhimo
@guuleguule1040
@guuleguule1040 2 жыл бұрын
@@iOnSL hhh may walahi, ee ubadka idoor ee beenta loo sheegay ayaan isleeyahay runta gaadhsii, si aanu wadnuhu u istaagin marka dhabtu timaado hhhhh
@abdirahmanegeh3543
@abdirahmanegeh3543 2 жыл бұрын
Ciil buu ku nool yahay Kani
@aliweli438
@aliweli438 2 жыл бұрын
Ooyaaye muu waalan yahay mise somaliland soo qas baa la yihiin Cid kaluu u adeegayaa
@fuadwarsame6688
@fuadwarsame6688 2 жыл бұрын
Ciyaala suuq ayaa meesha ka buuxa, buuq iyo qaabdaro aan macno lahayn kama waayeelan!
@fardusaw9688
@fardusaw9688 2 жыл бұрын
Ninkani waa in laga xayuubiyo xildhibanimadisa waa bilaa akhlaq hadii kale kuwa kalaa ku dayn shaydaankan fuursan eed modo inuu madaxa wax ka qabo masuul uma eeka.
@Jamhuuriyada-barakaysan_
@Jamhuuriyada-barakaysan_ 2 жыл бұрын
Malcaamadi Ruqi ayu ka dhigay golaha! Abiib oyaaye …. Al~Shams ayu ubahanyahay wale!
@dhabadawacan5462
@dhabadawacan5462 2 жыл бұрын
Inankan yar ee boodboooda galaha halaga saaro cidkale ayaa soo diratay kan xildhibaan maaha waxkale aya ka dhex guuxaya Kkkkkkk
@axmadcawed3388
@axmadcawed3388 2 жыл бұрын
Somaliland dulqaadkii ,ayaa kabatay qofkani Gollaha wuu kuragey welina wax talabo ah lagama qadin e mardanbe Yamuna sogelin.
@TheReal_Man
@TheReal_Man 2 жыл бұрын
Samaroon waa ku dulman yihiin WaqooyiGalbeed
@adanm.3358
@adanm.3358 2 жыл бұрын
Waxa loo soo diray oo uu lacag ku qaataa in sumadda ka delo barlamaanka sld,
@ayaan7389
@ayaan7389 2 жыл бұрын
xildh.ooyaaye
@dabagobolmedia8175
@dabagobolmedia8175 2 жыл бұрын
Waar ooyaaye waa soomaaliya
@barkhadcabdi8916
@barkhadcabdi8916 2 жыл бұрын
Waar ninkan xildhibaan maahee waa dibjir anshixii golaha waxba kama garanayo dadkii codka siiyay way ku khasaareen
@abdulwahabhajidahir8484
@abdulwahabhajidahir8484 2 жыл бұрын
Way ku faaideen wlhi
@bakeramin4043
@bakeramin4043 2 жыл бұрын
Somalida runtaa ayey ikudilaan maxamed abiib marunta lagumagayaa illahey xaqa hadintuso
@abdiyusuf1739
@abdiyusuf1739 2 жыл бұрын
waa dibjir kani maxa shaqadan losisya waa xabagle oyaaye
@awilyusuf6553
@awilyusuf6553 2 жыл бұрын
War ninkani meesha waa ku kibray ooyaaye isaaq meheadooduu ju haystaaa iska caydhiya 😀😀
@user-nf5po4ws5t
@user-nf5po4ws5t 2 жыл бұрын
Waar waa jibraacin oo ah isaaq ayuuba samaroona daaq ku soo galee nala dhaafa
@maalmochannel4835
@maalmochannel4835 2 жыл бұрын
Golalaha ceebta Somaliland ayaan u bixiyay
@learnnewinfo
@learnnewinfo 2 жыл бұрын
Waxaaga wax leeg la raadso waa iga talo
@xasanaxmed1739
@xasanaxmed1739 2 жыл бұрын
Mahamed abiib waa xiniiyo cade
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 2 жыл бұрын
Kkkkk
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 59 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 161 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 14 МЛН
Boorama: Suldaan Cusub Oo Kuso Biirey Bahda Dhaqanka Somaliland.
18:51
Deg-Deg: Daaci Saalax oo raali galin siiyay dumarkii cabanayay
7:23
"Aabahay ayaa ii iibiyay guri ku yaala Ruqi" Xildhibaan Maxamed Abiib.
1:04:57
Xildhibaan Maxamed Abiib oo laga saaray Golaha wakiilada.
6:20
MM Somali TV
Рет қаралды 20 М.
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 59 МЛН