Xog Arin Halis Qaranka ku ah oo ka dhacday Madaxtoyada SL? Midnamada Somaliya Hees lagu Dooniyo Flqn

  Рет қаралды 40,149

XOGOGAAL

XOGOGAAL

Ай бұрын

Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
/ xogogaal.not
/ weriyeyussuf
/ dalkanews.net

Пікірлер: 67
@aminaali6892
@aminaali6892 Ай бұрын
Masha allaah daha abdi gaas geesi qaraan gulaayso wallo qaali mawadan dhaba ❤❤❤❤✅✅✅✅
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r Ай бұрын
Daahira cabdi gaasa illaahaya janadii janada kuugu bushaaree oomasiibada kaa xijaaba barteedii baada dhigataya❤❤❤❤❤❤❤Salaan sare inader qaali❤❤❤
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc Ай бұрын
Magaca iska sax wllo abwaanka
@Mahmed-td2bk
@Mahmed-td2bk Ай бұрын
Miskiin jaahila inu naar ku muteysto ayaa suuragal ah hadaanu ka toobad keenin waar ninyohow hadasd muslim tahay oo aad quraanka taqaan akhri suuratul xujuraat suuradaa ayaa kuu shegaysa cida walaalkaa ah markaa ninyohow maalmahan aduunyada yaan xadka la dhaafin akhiro inaga dambeysa iyo xisaabta akhiro qabiil ma leh taana ogow
@user-ks7oc1bz1e
@user-ks7oc1bz1e Ай бұрын
Yusuf ilaahay khayr ha ku siiyee,jawaab cidi kama rabto Xaasidka soo ciyaya Habeen iyo maalin sababtoo ah waxba kuuma ogola,sidaas awgeed Jawaabtoodu kama duwana Ta waqti kasta dhaqaha ku soo dhacaysa,waxbana kama bedeli karaan ummad iyo wadan ilaahay wato,Ha ku Taagnaato Iyaga Uun baa iska Xiiqaya.
@NimcoNuura-cx5pw
@NimcoNuura-cx5pw Ай бұрын
Mudane Abwaan Daaha Cabdi Gaas Alle ha ku barakeeyo 🤲🤲🤲Somaliland ayaad u hiilisaye Alle hakuu hiiliyo🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️👑👑👑👑👑👏👏👏
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Ай бұрын
When life gives you an enemy like Somalia 🇸🇴 Italy 🇮🇹. Fight like British 🇬🇧 Somaliland.
@user-ln6wf3ce8v
@user-ln6wf3ce8v Ай бұрын
DAAHA. JIR. OO. JOOG
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 Ай бұрын
Daaha Cabdi Gaas baa soomaliland sodhawaynaysaa ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤Abwaan Dacada ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@Caweys-pt3qs
@Caweys-pt3qs Ай бұрын
VIVA DAAHA CABDI GAAS WE LOVE YOU ❤❤❤❤❤❤❤🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺
@cabdikariin718
@cabdikariin718 Ай бұрын
alle haku sharfo sadiiq anaga axmaaro iyo soomaali soomali ayaanu nahaye kuwii qaadoow haydin qaad
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k Ай бұрын
Labadan hesod. Walabadu waiskumid Walalo walayahay lakiin waxilodhinta sida sa❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r Ай бұрын
Xamara maxaa ka daran kuwa gudah
@moabdi3860
@moabdi3860 Ай бұрын
The one and only daaha gaas ❤really lander ❤
@shabeel7467
@shabeel7467 Ай бұрын
Heesta Abwaan Taaha ayaa fiican tan kale in loo ogolaada may ahayn.
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r Ай бұрын
Illaahaya cadowa kasata oo Somaliland leedahaye jabi Illaahaya Somaliland ilaali oo xafida oo kora ka yeela Amiina Amiina
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
Amiin amiin amiin
@JohnTheworld-to1ob
@JohnTheworld-to1ob Ай бұрын
Amiin yaarabbi
@cabdikariin718
@cabdikariin718 Ай бұрын
waan soo dhawaynayaa sadiiq maxamed burmad waa abwaan qaangaadha
@cumarcali5512
@cumarcali5512 Ай бұрын
Xaraf lama akhriyo suugaanta waanad ku qaldantahay tarjumaada aad saartay adeer aamuskaa idiin roon labada heesood mid somalinimo diiday ma jirtee dhacdooyin baa laga hadlaya
@kinzimahamoud3393
@kinzimahamoud3393 Ай бұрын
Abwaan Daaha Gaas waa somalilander ❤❤
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Waan salaamay abwaanka ❤❤❤❤🎉
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
Ma wariye mise waa syaasi
@AxmedyaasiinHeeudfdgd
@AxmedyaasiinHeeudfdgd Ай бұрын
❤❤❤❤
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 Ай бұрын
Deriska xun marka horeba waa laga guuraa
@Caweys-pt3qs
@Caweys-pt3qs Ай бұрын
VIVA DAAHA CABDI GAAS
@DraimMohamed-d1v
@DraimMohamed-d1v Ай бұрын
HEESTAN WAXAY KUSOCOTAA REER LAASCAANOOD 👍
@diiriyeali1073
@diiriyeali1073 Ай бұрын
XOOGAAL NAGA DAA BEENTA TAN WAAD KU DHACDAY. LABADA HEESOOD ISLA HABEEN BAA LA QAADAY ISMANA OGEYN EE ADIGAA NOOGA DHIGAYA HEESO ISU JAWAABAYA. LABADA HEESOODBA BILO KA HOR INAY ABWAANADU SAMEEYAAN U BADI ISMANA OGEYN EE BEENTA NAGA DAA WAX ISU JAWAABAYA MA JIRAANE.
@zahrasaed148
@zahrasaed148 Ай бұрын
Waah waah xaq bey cadeeyeen Hadaaney cadawgayaga ugu weyn aheyn maxey ugu haneen waayeen oo qasab iyo dagaal ugadoorteen wallaltinimadoodii meeday xaasidiinta. Ethiopia baa wallaalaha beenta ah kajeclnahay ee ku quusta maquustayaal.💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🤲🏽🎉🎉🎉🎉♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@mohamedadenahmed7644
@mohamedadenahmed7644 Ай бұрын
Dadkani isma dhiibi karo soomaaliyana way noqon kartaa kuwa midnimo doonka ah
@abdisahalqaylo8812
@abdisahalqaylo8812 Ай бұрын
Maansada saddiiq iyada lafteedaa is burinaysa,waayo midawbuu ka hadlay oo horraysiiyey,haddana wuxu sheegay isdhiibid la'aan.mallaga yaabaa inuu u jeedo itoobiya laysu dhiibimaayo mar haddi uu midnimo sheegay dhibkastoo dhacday,waa suuragal
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm Ай бұрын
Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul ictiraafka jamuriyada barakeeysan soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 Ай бұрын
Both waa isku mid yaan laguu been guurin somaligiyoo
@HirsiAmmaan
@HirsiAmmaan 29 күн бұрын
Sidiiq bn wataa Anigu
@iqroMohamed-sj9vj
@iqroMohamed-sj9vj Ай бұрын
Waxey katurjumeysa somalida cadowgeda sida uu uadeegsada wayo soofa mindiyo ayey isuheystan allow somali midee oo cadowgoda tus
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
DAHA CABDI GAAS LEGEN CAADI MAHA
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 Ай бұрын
Kkkkk waalicas
@mohamedosman3596
@mohamedosman3596 Ай бұрын
Sheeko xumo mee ictiraafkii asd 6 bilood
@JamaalaxmadCabdi
@JamaalaxmadCabdi Ай бұрын
Esh calaa
@abdiwahabDahir
@abdiwahabDahir Ай бұрын
waar yuusuf fikìrka balaadhi sxb wzuu la hadlayey reer laascaanood
@warss11
@warss11 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@nathra7351
@nathra7351 Ай бұрын
Daaha gaas baa muhiima warkale majiraan
@LAABTA-XUUNSHADATUBE
@LAABTA-XUUNSHADATUBE Ай бұрын
Munaaafaaq Reernimo ayad ku taageersanty daaaha gas
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf Ай бұрын
Shacabka l'adhésion ee sol.asli landa ma isaaqbaa😅😅😅😅😅
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 Ай бұрын
HaLa xidhxidho wixii danta qaranka kasoo horjeeda waa iga talo ee cadowga la fikirka ah
@exberberaaadani5790
@exberberaaadani5790 Ай бұрын
Innadeer hesta sidiq wuuxuu heesay beer bargains sool
@shan-maalsomali8533
@shan-maalsomali8533 Ай бұрын
Reer sool ayuu lahadlayay
@exberberaaadani5790
@exberberaaadani5790 Ай бұрын
Heesta sidiq beer sool but u heesaayey😊
@mohamoudgurreh949
@mohamoudgurreh949 Ай бұрын
Somalinimo waligayd bay jirtay Ee ninka Ethiopian walaalo nooga dhigayaa wuu iska tagayaa Xabashina ilaa qiymaaha cadawbaynu ahayn waayo diin iyo diir iyo af midna ma wadaagno Iska hadlaaba hayska hadlo
@cabdikariin718
@cabdikariin718 Ай бұрын
sidiiq maxamed burmad wuxuu sameeyay hees ay ka madhantahay caadifad iyo cuqdad 😂😂
@MaxamadCqaadir-x9b
@MaxamadCqaadir-x9b 27 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂
@makebravo7133
@makebravo7133 Ай бұрын
AFKI CADAWGAD NAGULA KALAMAYSA YARKOW MAXA KA QALDAN MAXASE NAGA GALAY KA FASILANA ISAGAY UTAAL AFKAN AD NALASO JOR FADHIISATAY ISKA FIIRI WA MUSHKOLAD IN WARKU KU QABTO SIDI XAARKA SHAME
@mustafesulyman
@mustafesulyman Ай бұрын
Calooshooda.ushqaystayaal.hadhagasanina
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc Ай бұрын
Xidigaha geesku waaba tuug dameeruhu wadankay ku ceesheen bay ku xaareen tan khatra bilaa dhiigna waaban nacay qaar cagdheer iyo balaayo ah baa ku jira say daba socotaa duliyada xuni na ka bax xaarka geeska oo ku biir dayax band qofyahay adna
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 Ай бұрын
Adigu dadka ha fahansiin 😂. Sheega ma dhaafto 😂
@umukhaliil3629
@umukhaliil3629 Ай бұрын
Sidiiq burmad waala wala wanjalaya ee somaliya kamuu hadlayn ee dadka reer somaliland ayuu la hadlayay
@abdirashiidadam9912
@abdirashiidadam9912 Ай бұрын
Sidiiiq burmad wuxu u jeeday kuwa lascanood ee dagaalku ina kala gaadhay
@warss11
@warss11 Ай бұрын
Xagee joogtay markii ay dileen wiil yar oo wax bartay oo madaarka ka shaqaynayay. Xagee jirtay? Muslim ku darso maadaama fean aad u daalay maqalka for over 38 years crap Hawiye,Isaaq,Daarood.maxaad ka hadlaysaa waa bilow.
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Ай бұрын
war ilaahay halaga yaabo somaliland iyado dowlad ah ayay ku birtay konfur oo laysku noqday jamhuriyada dimuquradiga somaliyeed ilaa maalinta ilaa maanta darood iyo hawiyaa 60 sano qassab kusoo talinayay oo madawaynaha qassab ku gumaysanayay umada somaliyeed ee kale maantu ufuuuf ba layidhi cid ka aqbalaysaana macaa shuruud ma jirto bilaashna hadalkisaba daa lilmada jixaaska iyo somali jacayl cancer bay noqotay . intii xassuqi lahaa hadii xal noqotay ina layku duceeyo qolawalba ilahay halkeeda ku arsaaqo si aan laskugu urin ama lugaha layskaga joogsanin oo been iyo khaayinimo hadalada loo jarjarin oon looga yeecinin ujeedoyinka qarsoon maxaa baayacmushtarka kirada saldhiga Djibouti ku badhaadhay maantana tahay halka ama goobta cidamada Ethiopia ee baddu dagal yihiin kiranabixiyaan cala markab dagaal iyo jumlad ama pakage tirada ciddamadoodu sanad kastana xissab iyo buug iyo qalin loola tago iyaga iyo saldhiyada kaleba oo xoolo badani kasoo xaroodaan lagaga maarsamay qamadida iyo qarashka qaramada midoobay ku qaamayso wadanada ay kabto missaniyadooda maxaa keenay in somaliland been iyo dulmi loo badalo Ethiopia ayaa lasinayaa dhul iyo bad keenay oo loo buunbuuninaya fikirka shaqsiyeed ee faysal roobleh anagoo ka caqli badan oo fahmayna ujeedadiisa midnimada somalia ee reer bahalkissa danta gaarka ahi ugu jirto muxuu u arkii waayay aqoontiisu 60 sano dulmiga darood gaarahaan 10 madaxwayne iyaga ah soo mareen halka kuwa kale anu waligood soo marin 00 waliba siday ku socoto ee waliigi ka hadlin dulmigaas ow qariyo marka laga tago hawiyee oo laqabsada first class citizens waa cajiib cilmiga ilmahaygu garanayo in faysal roobleh fahmi kari wayay Djamac Galad iyo warbaahinta la qalday ku taageerto !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
@maden7818
@maden7818 Ай бұрын
Isaaqoow markii suuqa weehaa idinka gubtay oo abaartu idin heshay waxaa lacag idiin soo uruuriyay malaayiin doolar koonfurta soomaaliya iyo puntland garoowe ee amxaaro hal dollar ma idin siisay?? markii aad dharagteen oo baahidii idin deysana waad nagu dhuusteene waxaad ku heesteen amxaaro ayaan idinka jecelnahay iidoor abaal xumaa. iidoor abaal xumaa. iidoor abaal xumaa.
@Mahmed-td2bk
@Mahmed-td2bk Ай бұрын
Waar dadku waxay u badan yihiin juhalo aan diintoida aqoon bal dadkan comentiga qoraya eega waxan idin leeyahay akhriya suuratul xujuraat suuradaa ayaa inoo shegsusa cida aynu walaalo nahay waxan kaloo idin waar allah halaga cabsado maanta waa if berina akhiro allah ayaa lays hortagayaa akhiro qabiil ma leh taana ogaada
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 Ай бұрын
Waar maan gaab maangab dhalay oo aan suuganta waxba garanayn baad tahaye heesta sidiiq burmad waxay ka hadlaysaa dadkii reer laasacanood ee soomaali land ka.mid ahaa
@FadumaAhmed-cn7wi
@FadumaAhmed-cn7wi Ай бұрын
Nin fool xun hadal kiisuna waa fool xun
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 26 күн бұрын
Hhhhhh Qaranka Walaahi inaan Somaliland iyo soomaaliya dib u midoobayn intu qof isaaqi nool yahay
GAACIDH | wadada ugu halista badan Somaliland
15:49
Mohamed Lafcas
Рет қаралды 62 М.
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
America Ayaa Laga Tarxiiley Oohin Daahir ALasow AFka Furtey 🇺🇸
34:28