Xog dhameystiran ka ogow xaaladaha nolosha degmada Luuq ee gobolka Gedo.

  Рет қаралды 25,542

Somali National Television

Somali National Television

3 жыл бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
Licensee: Phostine M Wafula
Registered Project Name: SSR
License Date: May 6th, 2020
Item License Code: C2E6PTUD4J
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 51
@ahmedumuur1854
@ahmedumuur1854 3 жыл бұрын
Masha Allaha way qurux badan tahay luuqa waligee Ma arka allow wadankeen nabad inooga dhiga
@zubeyrpro
@zubeyrpro 3 жыл бұрын
Al mareexaaniyyah
@sabiriinagirl5798
@sabiriinagirl5798 3 жыл бұрын
Dhul mareexan
@marer100
@marer100 2 жыл бұрын
Dhul soomaaliyeed kaweynee qabiilka
@shukrihaashi5278
@shukrihaashi5278 3 жыл бұрын
Waaa mashaa Allah quruxbdanaa alloow noo brakee wadankeena waa meel dalxiiska ku fiican
@marwodumar
@marwodumar 3 жыл бұрын
@ Please walalaha kale garsi kheyrka Allah ajir haka siiyo
@somalisomlia6720
@somalisomlia6720 3 жыл бұрын
Maasha alaa waa dad iimaan ale ugu deeqay waa dad jecel wax barashada
@somalisomlia6720
@somalisomlia6720 3 жыл бұрын
Mareexaanka qabiil mayaqaanaan laakiin madaxda baa kasoo baxa xaasidkooda baa badan kkkk iska samra
@fartunq3593
@fartunq3593 3 жыл бұрын
Masha alaah guuleysta reer luuq ganaane
@abarre5554
@abarre5554 3 жыл бұрын
Maashaa Allaah luuq ganaane degmo qadiim ah weeyaan
@eazydazit
@eazydazit 3 жыл бұрын
Waa meeshaan ku danbayn doono, oo aan yaraanteeydi ku soo koray. Luuq waligay qalbigayga kama bixin. Ilaahay nabad iyo barwaaqo ha siiyo dhamaan ummadda deggan Luuq. Aamiin
@KalelaChannel
@KalelaChannel 2 жыл бұрын
Ma kulatahay kuleelkeeda inaad u adkaysan karto hada.
@eazydazit
@eazydazit 2 жыл бұрын
@@KalelaChannel waa runtaa kuleelkeeda xataa waagii hore looma adkaysan jirin, haddana warkeeda daa. Maybe air condition iyo motor koronto ninkii awooda waa ok
@fatimasharif17
@fatimasharif17 3 жыл бұрын
Allah Masha Allah wallahay wan iska jeclahay 💋💋💋💋💋💝❤❤❤❤
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 3 жыл бұрын
Masha allah Degmada Luuq
@ummushueb1548
@ummushueb1548 2 жыл бұрын
Mashallah
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 3 жыл бұрын
Maasha allaah amaaba luuq u guuraa
@Hayesaxib
@Hayesaxib 3 жыл бұрын
Quruxbadanaa, mansha Allah.
@abdulabdi1059
@abdulabdi1059 2 жыл бұрын
Mesha ugu quruxda bdn Somalia Luuq ganane
@shamisimaan2049
@shamisimaan2049 3 жыл бұрын
MASHA ALLAAH GUUL IYO GOBANIMO ALLAHA IDIIN SAAIDIYO AMIIN YAA RABI
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 3 жыл бұрын
Illaahey soomaali uma daraan dhul qiimo leh buu na makaniyey ama na siiyey balse soomaali hadaan nahay caasi baan nahay intaan illaahey uga mahad celin laheyn baan ku kibirney oon fasaadiney arladii
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 5 ай бұрын
Meeshaas naaga lagu sheegay waan usocdaa
@bashkacade7109
@bashkacade7109 8 ай бұрын
Luuq waa magaalo raxwein allow barake
@kowsaralibacdow5922
@kowsaralibacdow5922 18 күн бұрын
Buundada waa halis😢
@husseencagta7448
@husseencagta7448 3 жыл бұрын
waxa ugu Qurux badan somaliya beeraha Afgooye , jowhar iyo jamaame
@zuhuur31
@zuhuur31 4 ай бұрын
Luuq ganaane🇱🇺❤
@deeqa1745
@deeqa1745 3 жыл бұрын
Mansh Alaah meeshu qurxbadanaa. Ilaahow somaliya nabad kadhig.
@keisemohomed6056
@keisemohomed6056 2 ай бұрын
Magaaladii aan kusoo koray luuq tarikh ayay nolashayda ku leedahay
@zlatanchannel3211
@zlatanchannel3211 3 жыл бұрын
habeen aan seexday luuq Ganaane anoo safar ah
@mohamedfarahxiinofficial1486
@mohamedfarahxiinofficial1486 3 жыл бұрын
Waaw luuq ganane alow quruxda u siyadi
@jamaljama6963
@jamaljama6963 3 жыл бұрын
Hayaay mareexaan dhulwayn oo aad uquxbadan yey leeyihiin bal eek luuq magaladan aad u qurxoon wa meesha somaliya ogu qurxoon dalxiis wali ma arag magaalo wabi ad uwayn kudhextaal masha alah
@mrzain1745
@mrzain1745 3 жыл бұрын
Kkk waa degmo somali qofkii rabo uu kunoolankaro
@marer100
@marer100 3 жыл бұрын
Soomaali oo dhanbaa kunool sxb soomaali oo dhan baana iska leh
@nin-geed-saaran
@nin-geed-saaran 3 жыл бұрын
@jamal jama nuucaas maatahay? Mariixan kuye
@jamaljama6963
@jamaljama6963 3 жыл бұрын
Darood waxa laga dilaa mareexaan hawiye waxa laga dilaa sacad kkkkkkkk runta ku seexo ku toos
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 3 жыл бұрын
@@jamaljama6963 oo yaa dila???
@Mohamed-kv8to
@Mohamed-kv8to 3 жыл бұрын
Isaaq baa idin soo salaamaya rer luuq
@MohamedSaid-gw9if
@MohamedSaid-gw9if 3 жыл бұрын
Silkaa hoyda iyo isagba waasse
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 3 жыл бұрын
@@MohamedSaid-gw9if oo maxaad ku magtaay??
@mohamedfarahxiinofficial1486
@mohamedfarahxiinofficial1486 3 жыл бұрын
Kkkkkk inka qaadnay salaanta
@mustafeabdirizak2906
@mustafeabdirizak2906 3 жыл бұрын
Hhj
@sahroaadan3384
@sahroaadan3384 2 жыл бұрын
Luuq ganane
@ifrahhashi4217
@ifrahhashi4217 3 жыл бұрын
Mesha manabad baa anuso gure
Dollo Ado: Building Refugee Economies
12:29
Refugee Studies Centre
Рет қаралды 42 М.
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 8 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 32 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Arooskii ugu quruxda badnaa ee aan ka qaybgalo waligay
20:01
Dhakhtarrr
Рет қаралды 860 М.
Nolosha gaarisa | life of garisa
21:02
Dhakhtarrr
Рет қаралды 114 М.
Safarkaygii Baraawe 🇸🇴 || My journey to Barawe Somalia
19:47
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 123 М.
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 8 МЛН