Xog iyo Xaqiiq: Faquuq lagu hayo Soomaalida ka shaqaysa Xerada Xalane iyo Shaqa la'aanta taagan
Пікірлер: 13
@abdirahmanali19605 жыл бұрын
Xalane waa meesha kaliya ee soomaali dib loogaridayo ama lagu babi inaayo ajaanib iyo dad shisheeye ayaa kashaqeeya waana halka dhibka xamar kasocdo laga wado
@aminahasan13945 жыл бұрын
sax yaa udhiibay xalane gaalada dawdaee
@fartunsalahahmed76905 жыл бұрын
Wey saxan yihiin yaa aaminayo somali amaankoodana ku xeren somali waa dad qariban un waa saxan yihiin
@aminahasan13945 жыл бұрын
xalane dadkii dhiibay haloo qabsado
@abdirahmanali19605 жыл бұрын
Sidaa weeye wll dadkan iyagaa cagaha isjaraaya
@aminahasan13945 жыл бұрын
@@abdirahmanali1960 sax
@kaltumamohamed67195 жыл бұрын
Waa amira baxaya saxya
@kaltumamohamed67195 жыл бұрын
It is very good that my name is amira
@bashiirxullari17414 жыл бұрын
Hala xiro xeradaas waa meel xun waa iga talo
@leylahilowle21685 жыл бұрын
FAQUUQA WAXAA KEENAAYA SUUQA MADOOW EE KA JIRA XALANE GUDAHEEDA KUWAAS OO AY HESHIIS KULA JIRAAN MADAXDA DOWLADA HALKAA WAA XERADA MUSUQ MAASUQA,TAA AWGEED WAXAA LOO BAQAA IN AY SOMALIDA OGAATO. DHAGEYSTA. kzfaq.info/get/bejne/odGRZ5SUtNqVfo0.html
@kaltumamohamed67195 жыл бұрын
Has waa
@leylahilowle21685 жыл бұрын
@@kaltumamohamed6719 KKK HAA WAA , MAXAA KA WADAA???