Xogo ku saabsan Ururka Barwaaqo-sooranka | Dalalkee ku mideysan?

  Рет қаралды 54,171

Tanaad

Tanaad

4 жыл бұрын

Xogo ku saabsan Ururka Barwaaqo-sooranka | Dalalkee ku mideysan?Commonwealth of Nations
Fadlan hadii aad channel-ka ku cusub tahay Subscribe dheh si aad ula socoto muuqaalada xiga.
nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Пікірлер: 137
@DALKAIFIYECHANNEL
@DALKAIFIYECHANNEL 4 жыл бұрын
Tanaad guul iyo hormar wacan insha Allah ❤❤❤❤
@abdisamadabdirizak8636
@abdisamadabdirizak8636 4 жыл бұрын
War baxin kusaab San dalka turgistan
@yuusufxasan1437
@yuusufxasan1437 4 жыл бұрын
Waxn ahay qofka ugu horeyey daaawada like my asxbteyda
@abdirahmaanaliabdulaahi274
@abdirahmaanaliabdulaahi274 4 жыл бұрын
Cashar dheerad ah oo ey u bahanyihiin ardayda f4 ee sanadkan galaya imtixan qaran❤🙏
@indholacag1606
@indholacag1606 4 жыл бұрын
TANAAD WAAD LA DAAHDAY 3 MAGAALO ☺️
@indianocean9521
@indianocean9521 4 жыл бұрын
AQOON TV baad Ka tagtay Iyo Dadweynaha channel.
@garrettmateo3653
@garrettmateo3653 3 жыл бұрын
you probably dont care but if you're stoned like me during the covid times you can stream pretty much all of the latest series on instaflixxer. I've been binge watching with my gf lately xD
@arturoreign6118
@arturoreign6118 3 жыл бұрын
@Garrett Mateo yea, have been using instaflixxer for years myself =)
@kamalkeit7074
@kamalkeit7074 4 жыл бұрын
Tanaad ..jawharada KZfaq leyda Somali...💎 Bro alle haku xifdiyiyo aadban ku tagera hore usoco👍👍💜
@mukhtaaralpha5992
@mukhtaaralpha5992 4 жыл бұрын
Tanad fadlan ka zoo hadal Wadanka compodia Adiga oo mahadsan👏👏
@ahmednuur3770
@ahmednuur3770 4 жыл бұрын
Tanaad. Saaxiibka dadweynaha♥ iLaah weyne codka hakuu sii barakeeyo walal qali
@omarahmad5053
@omarahmad5053 4 жыл бұрын
Yes waa ruunta aniga gu nool dalka CANADA🇨🇦 waa gu mahsantahay maclumaatka school gu dhiganay 👏👏👏👏👏
@puntishboy1028
@puntishboy1028 4 жыл бұрын
Waad mahadsantahy zxp waa Barnaamij aan baahi uqabnay common wealth
@abdihakinhussienmohamed-ff4zh
@abdihakinhussienmohamed-ff4zh 4 ай бұрын
Inta dawatay 2024
@mahadmuxudin1960
@mahadmuxudin1960 4 жыл бұрын
Am ready Qufka ugu horeyo Tanad horey usocda
@zakariyemaxamud3629
@zakariyemaxamud3629 4 жыл бұрын
Keep going
@caliaadanmuumin7517
@caliaadanmuumin7517 4 жыл бұрын
Qofkii ugu horreeyey ee daawada
@Kalsooni100
@Kalsooni100 4 жыл бұрын
Best somali youtuber ii tahay bro hore u soco
@kadersim379
@kadersim379 4 жыл бұрын
Hor mar wacan wll
@topfan4998
@topfan4998 4 жыл бұрын
Wlhi channelka tanaad waa i wehel walal love igu sharaf
@cabdisalaancabduqaadirciis6679
@cabdisalaancabduqaadirciis6679 4 жыл бұрын
Masha.allh Tanaad waad Na shaafisay Mahad Sanidiin
@HassanMohamed-bb6gy
@HassanMohamed-bb6gy 4 жыл бұрын
Ustaad horu socod
@aadamsaladbare8694
@aadamsaladbare8694 4 жыл бұрын
sxb my favourite program
@guure7775
@guure7775 4 жыл бұрын
Masha allah tanaad mahdsanid sxb .
@alibinali2141
@alibinali2141 4 жыл бұрын
masha allah tanaaad
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
Barwaaqo sooran wax la dhoho majirto.... Sidaan amin sanahy... Mahadsanid walaL TanaaD.....❤
@aadamsaladbare8694
@aadamsaladbare8694 4 жыл бұрын
sxb welcome back
@mohamedabdullahiabdirahman288
@mohamedabdullahiabdirahman288 4 жыл бұрын
Masha allha Tanaad gool wacan wll ee hore aosoco insha allha
@ahmedjama9809
@ahmedjama9809 4 жыл бұрын
From Hamilton Ontario Canada
@abdirisakaarchannel403
@abdirisakaarchannel403 4 жыл бұрын
Adeer ma like ayaa janno lagu galaa , inta aad like janno ka raadineysid adoo masjidka galaa laguu qaatey
@gacalmediaproduction5412
@gacalmediaproduction5412 4 жыл бұрын
fadlan daqiiqadaha kaliya noo badi .
@wizzyby2070
@wizzyby2070 4 жыл бұрын
Tanaad waa chanal ka ugu fiican
@iftiinadunkuyac3795
@iftiinadunkuyac3795 3 жыл бұрын
I love it
@bromy5469
@bromy5469 4 жыл бұрын
Masha Allah UK 💯😍💯
@kingmahamuud1283
@kingmahamuud1283 4 жыл бұрын
Tanaad waan ku xiranahey Barnaminyadaada horey usoco
@mupaarakmohamed8955
@mupaarakmohamed8955 4 жыл бұрын
m.A wll alla ya cisag
@yasminhassanmohamed5824
@yasminhassanmohamed5824 4 жыл бұрын
Horey usoco wll
@HassanMohamed-bb6gy
@HassanMohamed-bb6gy 4 жыл бұрын
Waa channel in bdn aan ku kalsoonahy
@mohamedabuukar5566
@mohamedabuukar5566 4 жыл бұрын
Msha allh geep goin
@qadaafinhoqadaafinho2552
@qadaafinhoqadaafinho2552 4 жыл бұрын
Chanelka aan ugu jeclhy
@caytoaktar2276
@caytoaktar2276 4 жыл бұрын
TANAAD CHANALKA 1 KA AH SOMALIDA 👍💯
@AbdulFatah-yf8jl
@AbdulFatah-yf8jl 4 жыл бұрын
Aad baa umahad San tahay sxb ku soco
@suhaibmohamed6073
@suhaibmohamed6073 4 жыл бұрын
Juma mubarak inta ila taageerta channelka
@NAQEEYE
@NAQEEYE 4 жыл бұрын
Sxb Bal Taariikhihii Soomalida Hore Noo Soo Raaadi Adigoo Mahadsan Wixi Ka Horeeyay 1800kii Bal waxnooga soo Ogow
@caliyassin8292
@caliyassin8292 4 жыл бұрын
Mahadsanid diri dhaba somaligalbed Tanaad
@maxedabdisamadhajji1654
@maxedabdisamadhajji1654 4 жыл бұрын
Anaa ugu horeyaya TANAAD hhhh
@yahyehassan3869
@yahyehassan3869 4 жыл бұрын
Tanks
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 4 жыл бұрын
Tanaad legend KZfaq
@mxmed5179
@mxmed5179 4 жыл бұрын
Wadankaas Igland in kaar ayaa ku dhacday.. wlhi hadda aduunka lagama yaqaan...
@maxamedraaip5859
@maxamedraaip5859 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll noso gudbi tarikhda timorlinki
@kheyrwadechannel7361
@kheyrwadechannel7361 4 жыл бұрын
The first
@cabdullahicabdicisman2714
@cabdullahicabdicisman2714 4 жыл бұрын
#Tanaad Mahasanid Wllkey Waxa Ka Codsanaya Inaad Barnamijyadan Oo Kale Noo Kordhisa Sida Ururuda IWM. Mahadsanid
@somalitiktokofficial248
@somalitiktokofficial248 4 жыл бұрын
Zxp Mogadishu kahadal
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi Жыл бұрын
R.i.p Queen Elizabeth😥🙏🙏🙏
@hayaan8738
@hayaan8738 4 жыл бұрын
Tanaad Legend
@ahmedcabdi5220
@ahmedcabdi5220 4 жыл бұрын
Zhp macluumaadka
@HassanMohamed-bb6gy
@HassanMohamed-bb6gy 4 жыл бұрын
M.a
@mhmedissam844
@mhmedissam844 4 жыл бұрын
Sxb janalkaan musigisa ayan jclahay qofki ilamid ah lik isar
@abdinajiibabdiwarsame1206
@abdinajiibabdiwarsame1206 4 жыл бұрын
Taageero Tanaad hdaatahy like saar ❤❤
@zupermoha9956
@zupermoha9956 4 жыл бұрын
Ku zaliya Nabiga Scw scw
@gaare8701
@gaare8701 4 жыл бұрын
Asc wanku salamayaaa sxb sare tanaad iyo asxaabtaba
@IMAANSHO
@IMAANSHO 4 жыл бұрын
Tanaad xaqiiqdii waa hooyga cilmiga
@AidarosHassan
@AidarosHassan 4 жыл бұрын
Mohammad wan ku salamay haben wangsan cost of Africa it is time 1151pm uu dhamaday inagu kala wada
@imkingsalman5385
@imkingsalman5385 4 жыл бұрын
Masha allaH #Tanaad channel waxyabo Faido leh sodhigo aqoonguud iwm keep going🇸🇴
@anaheenahagio5877
@anaheenahagio5877 4 жыл бұрын
Safarka dampe ka dhig jaziirada madacascar
@musabhajimohamed4655
@musabhajimohamed4655 4 жыл бұрын
England 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 136 years ayay adunoo dhan kugumysty
@ropia1029
@ropia1029 4 жыл бұрын
Saxiip ka soo waran wadanka Argentina
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 4 жыл бұрын
Tanaad💕💕💕✋
@mohamedbillow7719
@mohamedbillow7719 4 жыл бұрын
🙏✋
@abdifatahjirde4446
@abdifatahjirde4446 4 жыл бұрын
Asc dhamaan asxaabta Tanaad mhdsnd
@Tanaad
@Tanaad 4 жыл бұрын
Wcs
@mohamudali6349
@mohamudali6349 3 жыл бұрын
246 masha aallh
@mohamedharoun7915
@mohamedharoun7915 4 жыл бұрын
Asc I'm 1st tanad
@Tanaad
@Tanaad 4 жыл бұрын
Wcs
@somalibestfolg7472
@somalibestfolg7472 4 жыл бұрын
Wll 1000 subscribe 30 qof ayaa iga hadhay ee igu caawi alle ha ku sharfee
@sakariaadem7332
@sakariaadem7332 4 жыл бұрын
Like iisaar hadaa iga dambydid
@dmohamed
@dmohamed 4 жыл бұрын
Tanaad maskax quudiye Allah ha idin sharfo.
@abdiazizhajiguled6467
@abdiazizhajiguled6467 3 жыл бұрын
Zxpow xaqiiqooyinka dalka canada soo geli zxpow
@maxamedkaraama4265
@maxamedkaraama4265 4 жыл бұрын
Cajiiibal cajaaaaiib 🤔
@beeldaajekhadarcumarabaadi6066
@beeldaajekhadarcumarabaadi6066 4 жыл бұрын
Wllo aad bad u mahadsan tahay siwacan eed......
@rikardostalin5708
@rikardostalin5708 4 жыл бұрын
Wadamo aanan horay umaqal ban caawa maqlay
@Khader315
@Khader315 4 жыл бұрын
Ingiriisku waa dalka gumaystay bari ilaa galbeed Maraykanka iyo shiinaha manta awood is bidaya waxa bari laga xukumi jiray LONDON
@siciidmaxamuud831
@siciidmaxamuud831 4 жыл бұрын
Wadamadan waxan umaleynayey kuwa kuligood qani ah kuwa baahidu kaso faalasho aya kujira
@mohamuut_zayid2709
@mohamuut_zayid2709 4 жыл бұрын
akhii barnamijyadada joogto kadhig 24saac halmar waa aragtidayda
@abdirahman9004
@abdirahman9004 4 жыл бұрын
#Somaliland miyayna ku jirin?
@maxamedkhadar3267
@maxamedkhadar3267 4 жыл бұрын
Nosoo gudbi Cambodia camroon
@Boi10-j5z
@Boi10-j5z 4 жыл бұрын
Tanaad kaso hadal wadanka pakistan
@mlaambalawzha
@mlaambalawzha 4 жыл бұрын
Wll mxd gobolada waqooyi e somalia ama somalianad inay ku jiraan ugu soo dariwayday
@abdimaalikahmed2815
@abdimaalikahmed2815 4 жыл бұрын
fv you tube tanaad walal jimco wanaagsan sadax magalo baan ka sugaynaa
@mohammedismacil6900
@mohammedismacil6900 4 жыл бұрын
Hal xogba waana ta somlildn ayaa lagaa sugayaa🤔
@SOMMOVIES1
@SOMMOVIES1 4 жыл бұрын
Dalalka ay u furanthy inay ururka ku biiraan Somaliland
@abdulahiak1116
@abdulahiak1116 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhh war somaliland wadan maaha maxey kubiirtaa wadana noqon meyso waa mamul gobaleyd badraaamey
@zhr13yosef54
@zhr13yosef54 4 жыл бұрын
wax cusub Tube somaliand wa la og yahay waxay tahay
@Amazingshortvideo2024
@Amazingshortvideo2024 4 жыл бұрын
Asc
@zhr13yosef54
@zhr13yosef54 4 жыл бұрын
Somaliand ba boskeediiii banaan yahay wa in uruurkaaa ku birnaaa kadib ictiraf halii karna Lkn carabta Maxay ugu biiiriii wayayyy
@HassanMohamed-bb6gy
@HassanMohamed-bb6gy 4 жыл бұрын
Wanaagsan
@abdirahmanduraan7911
@abdirahmanduraan7911 4 жыл бұрын
9-ka wadan ee loo ogalyahay inay ku so biiraan commonwealths organization 8-ed Kamid ah 🇧🇮 Burundi 🇪🇬 Egypt 🇸🇸 South Sudan 🇸🇷suriname 🇵🇸Palestine 🇸🇩 Sudan 🇾🇪 Yeman 🇺🇸 United states
@zhr13yosef54
@zhr13yosef54 4 жыл бұрын
Abdirahman Duraan Iyo somaliand
@aamiinmukhtaar3681
@aamiinmukhtaar3681 4 жыл бұрын
India sidey uga *dhaqaalo* badatay *canada*
@samowademohamed404
@samowademohamed404 4 жыл бұрын
Somaliland halka ka muqato
@nuradinhassanadan5141
@nuradinhassanadan5141 4 жыл бұрын
walaal waa kaa qaldantahay India iyo Canda waxaa dhaqaalo badan Canada
@mimichannel614
@mimichannel614 4 жыл бұрын
India waa dhaqala shanad aduunka kaliya wxaa ka horeyo marekan shiinaha jarmalka iyo ingriiska
@mascudsuperboyofficial9376
@mascudsuperboyofficial9376 4 жыл бұрын
Somaliland way ku jirtay barwaaqa sooranka.kadib wa laga saray markay la midowdya somalia.. In sha Allah way ku noqnaysaa hadaa
@richhome3678
@richhome3678 4 жыл бұрын
Ururka somalia miyey ku jirtaaa
@mahamedabdi8774
@mahamedabdi8774 4 жыл бұрын
Asalka china
@hersiofficial7340
@hersiofficial7340 4 жыл бұрын
🙄🙄🙄🙄👌👌💯💯💯💯
@horyaalmedia4250
@horyaalmedia4250 4 жыл бұрын
Soomaliya kuma jirto
@maaxmuuse3664
@maaxmuuse3664 4 жыл бұрын
Sxib vidyoyo badan soo duuub
@keedkaxogaha9531
@keedkaxogaha9531 4 жыл бұрын
Barwaaqo Sooran waxaa umaleen jiray Dalalka Lacag bdn Heesto 🤣🤣 ileen waa wax Engriiska Soo Gumeestay oo Urur usameeestay Gumeesi Caqliyeesan Waaye Wlhi 🤣
@xaajimaquste
@xaajimaquste 4 жыл бұрын
barwaaqo wa hore ba la eday
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 64 МЛН
Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka layaabka badan ee Bhutan !
6:25
Dalka Ragga lagu Dumareeyo | Xog buuxda oo ku saabsan Samoa
11:19
معركة مع القضاء الأمريكي | د.سامي العريان | 139
2:45:17
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 612 М.