Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka Malaysia | Jowharada koofur bari Asia

  Рет қаралды 92,851

Tanaad

Tanaad

3 жыл бұрын

Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka Malaysia | Jowharada koofur bari Asia#Malaysia
Kamid noqo saaxiibada channel-kaan cusub • Ku soo dhawoow Raadraa...
nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Пікірлер: 201
@mambuuqzoria29
@mambuuqzoria29 3 жыл бұрын
Insha allaah wxn qorshenayaa inaa master u aado Malaysia sanadkaan. Ducada igu kaapa wllayal
@jccmahdaristudio4797
@jccmahdaristudio4797 3 жыл бұрын
Insha Allh Wll waaad heli
@mambuuqzoria29
@mambuuqzoria29 3 жыл бұрын
@@jccmahdaristudio4797 MahadSanid wll. Sidoo kale adiganeh amuurahaaga allaah kuu sahlo.
@carafaadsiciid3458
@carafaadsiciid3458 3 жыл бұрын
Alle ha kuu fududeeyo zxp qli
@MohamedAhmed-zs5le
@MohamedAhmed-zs5le 3 жыл бұрын
Gaboolada jaban wllo
@mambuuqzoria29
@mambuuqzoria29 3 жыл бұрын
MahadSanid wllayal hadaan dhalinyaro nahay nolosha io sidaan mustaqbal wngsn u dhisi laheen weey nagu adkaatay dalkeenii oo burbursan. Qof walba amuurta ku taagan allaah ka fujiyo riyadeena wngsn neh allaah inoo wada rumeeyo. 🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴 guul dhamaan sxpyl
@Just2facts2
@Just2facts2 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب العالمين
@axmedkalun5809
@axmedkalun5809 3 жыл бұрын
Malaysia 🇲🇾 markaan maqlo waxaa igu soo dhaca Adna iyo saxaaf arimaheena iyo asad
@bbenajmathequenoftheworld2267
@bbenajmathequenoftheworld2267 3 жыл бұрын
Haa ayaga inee leeyaheen cml kula mid
@tamaamjr2585
@tamaamjr2585 3 жыл бұрын
Zxp isoo qabo warbixino muhiima ayaan Kuu hayaaye tanaad
@Mohammedoslo
@Mohammedoslo 3 жыл бұрын
Malaysia dhulkii dalxiiska Hadaanan dhiman mar uun Cagaha wn dhigi insha allah 🖐🏾❤🤗
@mohacade7819
@mohacade7819 3 жыл бұрын
War anaa kaa soo horeeyy lovta iigu qabo 🙋‍♂️
@maxdar11
@maxdar11 3 жыл бұрын
Ilaa immaka waxaan ka yaabaney sidaad wax u Diyaarisay m.a cod dahabi ahna waad leeday guulayso
@mrsfadumo1755
@mrsfadumo1755 2 ай бұрын
Ilaahoow nabad iyo caafimaad igu geey yaa rabi
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 жыл бұрын
Inta jecel xapiip keena Mohamed scw like isaar
@khaalidcabdiraxmaan4972
@khaalidcabdiraxmaan4972 Жыл бұрын
Malasia 🇲🇾
@ghboy2914
@ghboy2914 3 жыл бұрын
1963Dii bay xorowdey maantana halkey mareyso ilaahey baa og oo aduunkey ugu horeeysaa anaga 1960 walina waxaan nahay wadanka aduunka ugu liita
@LexlutherVII
@LexlutherVII 2 жыл бұрын
waxaan u baahanahay dad cusub oo maskax leh
@madaromar9660
@madaromar9660 3 жыл бұрын
🇲🇾Malasia Dal Hormaray Iskuna Tashaday wana japanta caalamu Islaamk
@IsmailIsmail-on3pb
@IsmailIsmail-on3pb 3 жыл бұрын
Soo-tebiyuhu wuu mahadsan yahay. Janalkani waa mid aqoon guud xanbaarsan maasha Allaah
@cbasidismail715
@cbasidismail715 3 жыл бұрын
Thank you brother Runtii waa macluumad muhiimadu ah Sxb dalk shiinah waxa ka so diyaari Iyo Singapore 🇨🇳🇸🇬🇸🇬🇸🇬🇸🇬
@faysacawil4759
@faysacawil4759 Жыл бұрын
Kusaliya nabiga scw scw scw like na saara.
@zainzaki135
@zainzaki135 3 жыл бұрын
Mashalah kep going ilaahay ha kubarakeeyo aamiin
@sayidcumarxasan1790
@sayidcumarxasan1790 3 жыл бұрын
M.a mahadsanid, si wacan ayaad noogu soo koobtay
@khalidkaraamo4806
@khalidkaraamo4806 3 жыл бұрын
insha Allah waxan rajaynaya inay somaliland noqoto jawharad ka dhex ifaysa Africa🥰
@cabaasomar5273
@cabaasomar5273 3 жыл бұрын
Hhhhhhh
@abdulahifattah3385
@abdulahifattah3385 Жыл бұрын
I hope to go to Malaysia. The eye of God. next year
@mahadsheekhnuur5399
@mahadsheekhnuur5399 3 жыл бұрын
Masha Allaah sxb sre wad noo faa iideysay mhdsnd 💯
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 7 ай бұрын
Malaysia 🇲🇾
@xamzayare3832
@xamzayare3832 3 жыл бұрын
anaa idinkuso horeysy like ha iisarin
@baacsiRADIO
@baacsiRADIO 3 жыл бұрын
Walalelahayga Sharafta iyo karaamada mudanow Somalinimo igu soo booqda alalh idin sharfee💢 Ustaad tanaad🌷
@alleyaqaan4728
@alleyaqaan4728 3 жыл бұрын
Channelkan kle updatekiisaan u hamuunqabnaa🤩
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan 3 жыл бұрын
absolutely legend ✊
@yusufaxmed-oe5ps
@yusufaxmed-oe5ps 4 ай бұрын
Thanks bro ❤❤❤❤
@indho296
@indho296 3 жыл бұрын
Curacao video nooga soo samee bro
@user-ds9zz2lz3k
@user-ds9zz2lz3k 7 ай бұрын
Thanks my brother ❤❤
@user-ds9zz2lz3k
@user-ds9zz2lz3k 7 ай бұрын
Thanks my friend ❤
@keysedhalaweyn5379
@keysedhalaweyn5379 3 жыл бұрын
Tnks tanaad aniga wax weyn aya marwalba kafaaiida
@shiekhabdihakim3402
@shiekhabdihakim3402 3 жыл бұрын
aad ban ugu xidhanahay barnaaminyadaada mr Tanaaad❤❤
@kingcarabproduction298
@kingcarabproduction298 3 жыл бұрын
Mazha allah zxp
@caravatofficial9677
@caravatofficial9677 3 жыл бұрын
Legend horey u saco 👏
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 Жыл бұрын
Thank you Tanaad
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 3 жыл бұрын
Masha alh tanaad macalin sare keep going wl
@NAQEEYE
@NAQEEYE 3 жыл бұрын
Mansha Allaah Mhdsnd sxb qaaali
@Khalidpodcast1899
@Khalidpodcast1899 3 жыл бұрын
SOOMALILAND BARNAAMIJ KA DIYAARI ✍💯💯 Inta igu raacsan Like ta ku muujiya 💕💯👍👍👍👍
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 3 жыл бұрын
Maxaa laga soo diyaariya marka. Wax walbo waa la og yahay. Somaliland.
@Khalidpodcast1899
@Khalidpodcast1899 3 жыл бұрын
@@Ahmedali-gw7xm Adaa ka oge Dadka Naftaada haku qiimayn pro
@SultanMohamed-oy4kc
@SultanMohamed-oy4kc 11 ай бұрын
ʜᴀ ᴅʜᴀᴄᴅᴏ sɴᴍ🫵🖕
@caaqilaskar6125
@caaqilaskar6125 3 жыл бұрын
So badi muuqaalada bro 💯👍🙏🙏
@gulledmohamed6716
@gulledmohamed6716 3 жыл бұрын
Hore u soco tanaad
@alibinali2141
@alibinali2141 3 жыл бұрын
Thanks Tanaaad
@Ahmed_Faido
@Ahmed_Faido 3 жыл бұрын
m.a walee noo soo badi macluumaadka
@ahmedgurey186
@ahmedgurey186 3 жыл бұрын
Horey u soco
@abdallejunior3376
@abdallejunior3376 3 жыл бұрын
Tanaad keep going pro
@claahimaxamed377
@claahimaxamed377 3 жыл бұрын
ZHP QALI TANAAD SOO SAMEE DALKA ARGENTIAN♥️🇦🇶
@luulhassan4071
@luulhassan4071 3 жыл бұрын
Maashlah waa Barnaamij Juhdi Kubaxay
@MahdiCCade
@MahdiCCade 3 жыл бұрын
Thnks moalimu
@a.maxamed7245
@a.maxamed7245 3 жыл бұрын
Masha allah amiin
@mohamedcabdicali1354
@mohamedcabdicali1354 3 жыл бұрын
Keep goinG bro
@haajiyow27
@haajiyow27 3 жыл бұрын
m.a sxb soo badi
@frenkiedejong6119
@frenkiedejong6119 3 жыл бұрын
Wll hore u soco zxp qli Zxp Cyprus jasiiradasi ayan joga taasi takhrideeda soo dhigo waa cod si zxp
@hayrufcdeh2845
@hayrufcdeh2845 3 жыл бұрын
M.a bro TANAAD 🥀🤗🤗🤗💯💯💯
@fuaadcadaawe5147
@fuaadcadaawe5147 3 жыл бұрын
Thanks tanaad
@cabdikareamwarsame4203
@cabdikareamwarsame4203 3 жыл бұрын
Best youtuber
@nournani3627
@nournani3627 3 жыл бұрын
Sxb muuqalka xigo Pakistan Xogo ku sabsan noga so dhig insha Allah
@abdinazirhassan4139
@abdinazirhassan4139 3 жыл бұрын
Ma ugu horeeyaaa
@mahamedkhadarabdo5422
@mahamedkhadarabdo5422 3 жыл бұрын
Msh allah waa dalka gurux badan
@awliyo1260
@awliyo1260 3 жыл бұрын
Malaysia 💯
@nimcomahamud1426
@nimcomahamud1426 3 жыл бұрын
Zxp adiga oo. Raliaya noolashada ka soo waran iyo wayaha
@aliadannur7103
@aliadannur7103 3 жыл бұрын
First comment
@faisal2902
@faisal2902 3 жыл бұрын
Hor mar wacan
@khaalidhaldoor6464
@khaalidhaldoor6464 3 жыл бұрын
Hore u SOCO walaal Tanaad 😇✊🏻
@cabdisamiicmoha9639
@cabdisamiicmoha9639 3 жыл бұрын
Fst like dhac
@aliahmnedabees4640
@aliahmnedabees4640 3 жыл бұрын
Wa u tahriibaa
@Farm1995
@Farm1995 3 жыл бұрын
𝐌.𝐚 𝐰𝐥𝐥𝐞 𝐧𝐨𝐨 𝐬𝐨 𝐛𝐚𝐝𝐢 𝐦𝐚𝐜𝐥𝐮𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚
@akramak8649
@akramak8649 3 жыл бұрын
🙃video ugu horeeye 9 daqiqo soconayo an arko channel ka kkk
@abdinur4242
@abdinur4242 3 жыл бұрын
Sxb tanaad manager waxaan kugu dhiiri galainayaa wax wanaagsan baad noosoo gudbisaaye inaadan ka caajisin oo aad youtubekaaga horumariso annana waanu ku garab taaganahay
@ciiseamiin9900
@ciiseamiin9900 3 жыл бұрын
First one
@bbbccbbc365
@bbbccbbc365 3 жыл бұрын
Waa wadanka hada joogo waana wadan cajiib ah qasatan roobka iyo kuleeel aanan caadi aheyn ee qaban oo waa in mukeyf ama marooxad kuu shidan tahay
@anwaribra8363
@anwaribra8363 3 жыл бұрын
Wll wili kama hey noh wada madah qar sidah Brunei
@khalidfantastic5007
@khalidfantastic5007 3 жыл бұрын
Ustaad waxaad kasoo hadashaa jasiirada cocos island
@mideeyeoffcial3876
@mideeyeoffcial3876 3 жыл бұрын
Sxb so badi war bixinahay oo kale mahadsanid.
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 3 жыл бұрын
Thanks for your information and effort for us how to know the history of other countries
@Dreamy-M
@Dreamy-M 3 жыл бұрын
WaaaaaaaaW
@mohahussein6568
@mohahussein6568 3 жыл бұрын
Germany kasodiyari wa dankeyga labaad❤🥰🙏
@RadioAayoAayo
@RadioAayoAayo 3 жыл бұрын
Guuleyso wall
@ahmedhersi5624
@ahmedhersi5624 3 жыл бұрын
channelkii labaad Linkigiisii ama magiiciisii waa naga halaabee nala soo wadaag Ustaad
@xaamud687ahmedgeedi4
@xaamud687ahmedgeedi4 2 жыл бұрын
M.a
@inacabdulahi8905
@inacabdulahi8905 Жыл бұрын
🌹Nin adag tanaad🌹
@user-un4dw9cp5s
@user-un4dw9cp5s 3 жыл бұрын
Saa wadaankaan inaa ka hadasho usugaayay waan daalay mahdsanid wll
@aidarusofficial5342
@aidarusofficial5342 3 жыл бұрын
Asc sxb Tanaad waad mahad santahay waxaan kaa sugaynaa in aad ku soo xijiso Dalka Indonesia wadanka ugu dadka badan wadamada Muslim ka ah
@zakiyare9136
@zakiyare9136 3 жыл бұрын
M a zxb qli horay usoco muqaldaan noocana noosabdi tanaad
@abbisaid4659
@abbisaid4659 2 жыл бұрын
to Indonesia 🇮🇩 please
@bemzema1880
@bemzema1880 3 жыл бұрын
Wlhi waanku sugayey galabta ayaan weydiiyey sxbkeey in wax soo dhaceen lkn may buu igu dhahay
@maalikhussein5600
@maalikhussein5600 3 жыл бұрын
Sxp dalka brunei ka so hadal ado mahadsan
@abuumusdhafaraaid9242
@abuumusdhafaraaid9242 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰👏
@faysalhirsi1226
@faysalhirsi1226 3 жыл бұрын
Haa
@AdaweAbdullahi10
@AdaweAbdullahi10 3 жыл бұрын
❤TANAAD
@amen2524
@amen2524 3 жыл бұрын
next Romania inooga dhig bro
@Fonsi26
@Fonsi26 3 жыл бұрын
Tanaad 🖤🖤
@mohamedxuseenoficial1098
@mohamedxuseenoficial1098 2 жыл бұрын
Sxb muuqaladan soo badi
@a.rizakadan5560
@a.rizakadan5560 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️TANAAD❤️❤️❤️
@lukmanabdirashidsaid5747
@lukmanabdirashidsaid5747 3 жыл бұрын
The king Tanaaad Ogaansho
@mohamedmaazimmosco2932
@mohamedmaazimmosco2932 2 жыл бұрын
Ana waan ku socdaa iigu soo duceeya
@guuleedbile8425
@guuleedbile8425 3 жыл бұрын
40,000 ku oo sanno kullahaa maba jirin taariikh barigaa saxiib.
@MohamedAhmed-zs5le
@MohamedAhmed-zs5le 3 жыл бұрын
Wajirta bani adamka 250 milyan aduunka jooga
@gaarane4883
@gaarane4883 3 жыл бұрын
40,000 sano ka hor taariikhda wee jirtay waliba raadad taariikheed waad heli kartaa dad xiligaa noolaayeen iyo ka hor wee jiraan malaayiin sano ka hor taariikhda jirtay . Somalia waxa laga helaa raadad iyo sawiro 40,000 sano ka hor wixii jiray tusaale ahaan laas-geel , Somaliland dhagaxaan iyo qalcado qadiimi ah laga helay iyo sawiro dad iyo xoolo oo kumanaan sano soo jiray Hadii u baahantahay dib waxaad u baartaa Stone Age Iron age Iyo sidoo kale maraxadaladihii taariikhda usoo maray Pre_history Ancient history
@user-te8uy3hk2l
@user-te8uy3hk2l 3 жыл бұрын
2009 _ 2010 ayaan joogay caasimada ku alanbur
@maxamedturki2118
@maxamedturki2118 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@saahidsaid3347
@saahidsaid3347 3 жыл бұрын
Nio Maxaa ku dhacay barnaamijkii 3 magaalo?
@khaalidisaaq5341
@khaalidisaaq5341 3 жыл бұрын
Wll canada kasoo hadal🇨🇦
@mohanapdi3273
@mohanapdi3273 3 жыл бұрын
KU SALI WLLKI DAWANAYO VIDEOG S.C.W
@jayalanofficial1933
@jayalanofficial1933 3 жыл бұрын
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ
@hadraawialihussein9789
@hadraawialihussein9789 3 ай бұрын
Salaalahu caleyhi wasalam
@Abdullahi868
@Abdullahi868 3 жыл бұрын
Waw
Fake Market in Kuala Lumpur - Chinese Town 🇲🇾
15:08
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 129 М.
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 117 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 3,7 МЛН
Qorshihii Malaysia ee ka yaabiyay ingriiska | 4 saac oo kaliya...
12:51
Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka layaabka badan ee Bhutan !
6:25
Xuduuda Thailand iyo Malaysia
14:09
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 89 М.
xiriirka u jar !  Nooca saaxiibada kamid ah , tilmaamo xun xun
12:35
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 117 МЛН