SAFIYA TUSMO FT XUSEEN LABKA HEESTA LIIBAANTU WAA XASUUSTII XASAN AADAN FT KHADRA DAAHIR OFFICIAL 20

  Рет қаралды 260,010

Digaale Music

Digaale Music

Жыл бұрын

Copy Right Protected By Digaale Yare Music 2023
HEES CUSUB:- LIIBAANTU WAAA
CODKII:SAFIYA TUSMO FT XUSEEN LABKA
XASUUSTII:XASAN AADAN FT KHADRA DAAHIR
(ILAAHAY HAW NAXARIISTO KHADRA DAAHIR CIGE )
MUSIC BY: DIGAALE YARE
CAMERA BY: ENG BUUX
CAMERA2: IBRAAHIN JEEX
EDITED BY:IBRAAHIN JEEX
VOCAL RECORDING BY: DIGAALE YARE STUDIO
SOOSAARIDII: DIGAALE YARE MUSIC
DON'T RE-UPLOAD ANOTHER KZfaq

Пікірлер: 83
@Somali_in_south_africa
@Somali_in_south_africa Жыл бұрын
Caaadi ma ahan safiya tusmo iyo ninkaaa labaduba waa legend ♥
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 Жыл бұрын
Maashaa Allaah Waa gabadhii qaaliga ahayd ee Tusmo Soomaaliyeed ( Safiya Tusmo)
@DrAbdiqadir
@DrAbdiqadir Жыл бұрын
Cod qoodha ayuu leeyahay ninkaa yari waanu keenay codkii xasan aadan inkasta oo aanay gabadhu khadra daahir AHUN aanay keenin. Musician-kuna barteediibuu dhigay runtii. Erayada heesta waxa lahaa Abwaan ibraahim cajaa'ib AHUN sida aan filayo Laxanka iyo music ga waxa lahaa daa'uud cali masxaf AHUN ayaan u malaynayaa.
@Abdi_Rashid_Ozil_Yare
@Abdi_Rashid_Ozil_Yare Жыл бұрын
Woow another level digaale best musician 👍👍👋🙏🙏🙏🙏
@mohamedaden8427
@mohamedaden8427 Жыл бұрын
mash allh safiya iyo xuseen codfican bay kuqadeen ❤
@mohamedmohamoudaden757
@mohamedmohamoudaden757 Жыл бұрын
Digaale yare Wuxuu mudo kooban Ku noqday midkamida musicians ka somalida kuwooda ugu fiican sxb Hore u soco❤
@mandeqbishar9909
@mandeqbishar9909 Жыл бұрын
Safiya qurux cadowgaaga lugtaadha hoostoodha Allah hakeeno InshaAllah I ❤u safiyo
@hanadsiciid6113
@hanadsiciid6113 Жыл бұрын
War musica digaale io yarkupa waa another level❤️
@yusufh.7327
@yusufh.7327 Жыл бұрын
Kaa yari cod mustaqbal ah buu leeyahay lkn waxaan odhan lahaa dhawaaqa heesta erayarada qaarkooda dhawaaqa iska sax.
@MRDIGEED
@MRDIGEED Жыл бұрын
Hore usoco zhp husein lapka 💯 Macalinkana wan zalamayah digaale yare
@cabdirasaaqsalaxlaawi6665
@cabdirasaaqsalaxlaawi6665 Жыл бұрын
War meeshu waxay kulmisay sadex legend 👍🏼🙋‍♂️
@daarali
@daarali Жыл бұрын
Codkii libaaxa.... eesh calaa fanaan big respect
@naciimoxaajigacalnuur470
@naciimoxaajigacalnuur470 Жыл бұрын
Jah codkiisa 💉🤎♥️❤️🥰🥰🥰🥰🥰❤️🌺🌺🌺❤️🌺❤️🌺❤️🌺❤️🌺❤️🌺❤️
@awobuni9338
@awobuni9338 Жыл бұрын
Masha allah waa Adan samatar oo yar waaw
@safiyomaxamedofficial9818
@safiyomaxamedofficial9818 Жыл бұрын
Ehel faneed ahaa qaalidayda iyo wllky guulaysta
@abdiasiissalad6917
@abdiasiissalad6917 Жыл бұрын
Digaale yare waan kaaa diiday heeska teembadiisa waaa sambo lawa dhac tuum ama iska daaaa
@faysaxasan1973
@faysaxasan1973 Жыл бұрын
Safiya tuusmo waanku taa geeraa waalaahi waanan ku jeeceelahay ninkii wayan eereermiya ahaah iska four ♥ inaankan yar iska guurso kanaad isku soo baxaysaan laabta iska saar waalaahi sinidaan kuula hadlaaya safiya💖💖💗💗💗💓💓💞💕💋💟💟❣💘💔💝
@Ishwaaq123
@Ishwaaq123 Жыл бұрын
Ilmaha yar ee Caruurteeda kayar miyad leedagay guurso? Kaa qabo ayaa le eg
@somalimidnimotv
@somalimidnimotv Жыл бұрын
Legend digaale😍😍
@Akkulmiyeofficial2288
@Akkulmiyeofficial2288 Жыл бұрын
Ma lgn sare xusen fanan cod alle kumanedtay horay usocda brother ❤❤❤
@mustafeadanxasan8180
@mustafeadanxasan8180 Жыл бұрын
Macalin digaale waa layabay sxb labada fanaan xuseen labka iyo safiya tusmo sifiican ayay u qaadeen
@indhacaashaqoffecial3847
@indhacaashaqoffecial3847 Жыл бұрын
Wof caleyk axsan cod iyo musig halkeedi ayey dhigeen
@MRDIGEED
@MRDIGEED Жыл бұрын
Yaa waduud
@tayaysteinayuusuf3776
@tayaysteinayuusuf3776 Жыл бұрын
Digaale Ninka keliya is hori mariyay hore u soco
@kaltuunshodhe9180
@kaltuunshodhe9180 Жыл бұрын
Another level wlhi❤
@ahmmedisse
@ahmmedisse Жыл бұрын
War legend sanaa yaa salaam
@fitaaxdaahir4106
@fitaaxdaahir4106 Жыл бұрын
Ayyy boqoradu waa ku ruqaan satay yarka ax 😊😊
@ibrahimfiqi8850
@ibrahimfiqi8850 Жыл бұрын
Waah waah-liibaantu waa ma.....
@GojoSatoruFitnessOfficial
@GojoSatoruFitnessOfficial Жыл бұрын
Allah amiin yaa rab I like this song , music so much. Masha Alllah amiin yaa rab, Inshallah amiin yaa rab, another level Thanks ALLAH, Alllah amiin yaa rab, Inshallah amiin yaa rab. Thanks Guys....
@mohamudcade2030
@mohamudcade2030 Жыл бұрын
Digaalow kaa Yar Adikaa Ayaa soo Sari Kara ee fankaa U Bahan Xuseen labka Ee Ka warhay Hadaad jeceshahay Fanka Noolayntiisa
@khadraahmed8599
@khadraahmed8599 Жыл бұрын
Wow❤️✊🏽😍😍
@move-on1833
@move-on1833 Жыл бұрын
Xuseen labka caadi ma aha❤❤soo badi xuseen labka
@noorkey1235
@noorkey1235 Жыл бұрын
Labka keep going
@aminibrahim2101
@aminibrahim2101 Жыл бұрын
Hargeysa ❤
@sharmadiinho160
@sharmadiinho160 Жыл бұрын
Fanan buuxo keep going legend🙏
@virginiaharvey
@virginiaharvey Жыл бұрын
Grt
@abdiweli.ibrahima9567
@abdiweli.ibrahima9567 Жыл бұрын
Yaa Xuseen
@ugbaadsaid5156
@ugbaadsaid5156 Жыл бұрын
Waaw waar cunugu caadi mahaa walahi wuu keenay gariirki codki xasaan adan
@fambamcrew1259
@fambamcrew1259 Жыл бұрын
Huseen labka fanaanka fanka la wareegi doona ❤❤
@amiir_955
@amiir_955 Жыл бұрын
Ax yaa music 🎹
@sadikahmed7369
@sadikahmed7369 10 ай бұрын
Dahabay❤
@mustafeadanxasan8180
@mustafeadanxasan8180 Жыл бұрын
Yaa salaam
@asiyaberger7719
@asiyaberger7719 Жыл бұрын
Just Great 🌹
@yusufahmed-re9vh
@yusufahmed-re9vh Жыл бұрын
Ayeey iyo wiilkeeda oo isla heesayo
@khadarfiyooreofficial6563
@khadarfiyooreofficial6563 Жыл бұрын
Waaaaaw
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow Жыл бұрын
Waad dedaashay
@user-fe7hb8hf6c
@user-fe7hb8hf6c Жыл бұрын
Masha allh
@asatshallowkhalif5331
@asatshallowkhalif5331 Жыл бұрын
wow another levol
@sadikahmed7369
@sadikahmed7369 10 ай бұрын
Labka sa pass
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 Жыл бұрын
Fiicnaan lahaydaa inay live ahaan uheesaan❗ Safiyo khadro sfcn bay usoo dhawaysay🥰 qalinle meelaha qaar ayuu aad u jiid jiiday taasaana dhaawacday
@GorGor2023
@GorGor2023 Жыл бұрын
Aaaad iyo aad waad sooqabatay meelaha uu jiid jiidayo ma haboona sida meesha ah ( Ma leeb baan cirka uganay ) waxay ahayd inuu soogaabiyo lkn wuu jiid jiida meelaha qaarkood waxaana meesha kabaxaya dhadhankii laxanka heesta anyway yarka codkiisu caadi maaha siciid qalinle-na maahee waxa layiraahdaa xuseen labka sida caadigaa hhhhh
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 Жыл бұрын
​@@GorGor2023thnks sxb waan il duufay waa xuseen labka waa Nin yaroo codkii samatar cml dheh oo fanka ku cusub😊
@somalimidnimotv
@somalimidnimotv Жыл бұрын
Digaale yare heestii gorayadu ilameedey aboodigey dhigtaa ee xasuustii earaydi xasan sheekh muumin safiya tusmo usoo dhiib
@cabdiqanimahamed-ku9wh
@cabdiqanimahamed-ku9wh Жыл бұрын
Nika waa fiicanyaha
@Halgan396
@Halgan396 Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰
@mandeqhussein3778
@mandeqhussein3778 Жыл бұрын
Axsan fanaan xuseen labka waa ku wataaa
@maxamedawil
@maxamedawil Жыл бұрын
Al fanan xuseen labka keep going zxp
@ilyaazhussein311
@ilyaazhussein311 Жыл бұрын
Codkii raga labka
@indhofarasle11
@indhofarasle11 Жыл бұрын
Cunugu waa wacal caadiya
@bogaayeofficialtube4233
@bogaayeofficialtube4233 Жыл бұрын
Xuseen labka heeee deee wanku haaayaaa Axsan fanaan aarka wase ayuu noqonayaa ninkani
@ARDAA-MEDIA-PRO
@ARDAA-MEDIA-PRO Жыл бұрын
Anna wan wataaa
@maxamedmatoore5164
@maxamedmatoore5164 Жыл бұрын
Talanti iga gadan waye wlh
@Aliyaa698
@Aliyaa698 Жыл бұрын
Wala yabay Xuseen Tiktok kugu Ogaye 😁
@zhr13yosef54
@zhr13yosef54 Жыл бұрын
Wiiilkaaa nagu so dhaweeeyaaa an aragnooo wajigiiisaaa😊😅
@mawlidmahamed1891
@mawlidmahamed1891 Жыл бұрын
Ma leebaan cirka uganay waxoogaaa uu jiidayaaa top lkn yarku sida kale
@cigeoch23
@cigeoch23 Жыл бұрын
Waar digalow sxb wxaan kaa cod San lahaa heesihii caasha cabdoo inaad barnaamij ka heeso qiimo badan Ayey qadaa walina cid soo cusboonaysiisey lama arag Fadlan hadaad aragto fariintayda reply me in box thanks🙏
@DIGAALEMUSIC
@DIGAALEMUSIC Жыл бұрын
Ok bro
@Lascanod.
@Lascanod. Жыл бұрын
Cod iyo styl udaa Sofia Tusmo ❤
@Cartan7
@Cartan7 Жыл бұрын
waqooyiga somalia aa sameyay fikrad heesta 1980
@crahmanabdisalan2141
@crahmanabdisalan2141 Жыл бұрын
Hooyo safiya inay fanka iyadoo wayn bay soo gashee hooyo masaajidka gal kolka khyr alaha ku siiyee
@maxamedawil
@maxamedawil Жыл бұрын
Fananka sanadka zxp guulban ku rajaynayaa
@OMARKABANLE
@OMARKABANLE Жыл бұрын
Islantan diladi maxaye horta heesaha khadra ugu ciyaarta waxaba kadaran kan khaniska aa midganka aa utumaya
@maxameddaahir3433
@maxameddaahir3433 Жыл бұрын
Cudur baa ku hayaa hoyada kun jiir wase
@waxogaw4194
@waxogaw4194 Жыл бұрын
Muusigu waa cajiib talaw ma ardaydii Bulshaawibaa
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 Жыл бұрын
Horta safiya tusmo maxay ula heesi weyday faceeda ama fannaaninta waaweyn. Fanaankan yari wuxuuba u eeg yhy cabdi ciise cajuun
@Mmnajmo11
@Mmnajmo11 Жыл бұрын
😂
@muktaribrahim7397
@muktaribrahim7397 Жыл бұрын
Xuseen yare hada sanad bu jooga hargeisa inta wa la dhisayay Hadhaw na soo cay Xuseenow
@Mmnajmo11
@Mmnajmo11 Жыл бұрын
@Sahra Ahmed Aden 😂😂😂😂waaba sidaas wiilka hadii aanu xumayno hana soo caayo
@muktaribrahim7397
@muktaribrahim7397 7 ай бұрын
Bisad hhh
@sofiaomar3202
@sofiaomar3202 Жыл бұрын
may iska fadhido waa qof weyne
@abdikarinyare8398
@abdikarinyare8398 Жыл бұрын
Waryahee Digale heesah khadra ciyaarta halagadayo dhaga 🤦‍♂️
@user-cz7pb8qv6p
@user-cz7pb8qv6p 9 ай бұрын
Weew
@shukriali5960
@shukriali5960 Жыл бұрын
ISHA CALAA
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 11 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 57 МЛН
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Chapitosiki
Рет қаралды 4,2 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
Hassan Aadan & Khadra Daahir, liibaantu waa ma is afgaranaa
7:07
TvUniversaldotNET
Рет қаралды 4,8 МЛН
SAFIYA TUSMO SURAD XASUUSTII HIBO NUURA 2023
4:42
Digaale Music
Рет қаралды 215 М.
#реальнаяистория
1:01
Доктор Фрог
Рет қаралды 2,6 МЛН
Я НЕ ОЖИДАЛ ЭТОГО!!! #Shorts #Глент
0:19
ГЛЕНТ
Рет қаралды 2,2 МЛН
Это реально работает?!
0:33
БРУНО
Рет қаралды 4,2 МЛН