Xusuus Reeb Waraysi Yusur Aadan Abraar PRT 2 By Ducaale HCTV

  Рет қаралды 98,220

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

6 жыл бұрын

KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/

Пікірлер: 87
@xuseenmatan7457
@xuseenmatan7457 6 жыл бұрын
Odaygan waraysigiisa ma jecli laakiin gabadhan waa jeclaa taarikhdeeda maasha allah qof jirta aqoon yahanad wayn
@musekhadir3888
@musekhadir3888 Жыл бұрын
Walasheed fozia waxey aheyd haweneydi dhaqtar buxa ugu horeysey dalka Djibouti
@user-nc5em1dw8y
@user-nc5em1dw8y 6 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله أمي تاريخ أرض الصومال
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 жыл бұрын
Masha allah, gabadh cilmi iyo akhlaaqad wanaagsan isku darsatey, Allah hakuu barakeeyo aqoontaada iyo hantidaad ka qasbateyba.👍🏽👏Amiin.
@boramarealestate
@boramarealestate 6 жыл бұрын
Legend yusur Abraar
@ahaiban1
@ahaiban1 Жыл бұрын
Yusur Adan Abraar First city Bank in Dubai, U A E
@asmaxadi3902
@asmaxadi3902 6 жыл бұрын
Masha allah aqoonyahanade allaha kudaaaayo hno quruxeeey
@MrLooyaan
@MrLooyaan 5 жыл бұрын
Ninkaan Ducaale Asagoo Radio Muqdisho Ka Ahaa Wariye Muddo Dheer , Hadane Naceeb & Cunsuriyad Ayaa Ka Muuqato , Ducaale Waa Nin 80 Jir Ah Oo Xanuunsan , Ducaaloow Somalia Kuuma Baahna ( Soomaliweyn Ha Noolaato )
@abdullahali1797
@abdullahali1797 3 жыл бұрын
Soomali nimay Ku heshay Waxanoo Xila Xaarland Qudhin state Cidna wax ma barin
@caqligaadeegso9109
@caqligaadeegso9109 4 жыл бұрын
Masha Allah waa waraysi qiimo badan
@alfighi
@alfighi 4 жыл бұрын
HCTV maxaa ka siya? Part 1 ku qora video-gan aad Part 2 ku qorteen, kan ku xiga oo aad Part 1 ku qorteenna Part 2 ku qora. Waxbaad is dabo mariseen e.
@Wadani1988
@Wadani1988 6 жыл бұрын
yusuur aabaar iyo amina mooogee kampalaa god womens richest
@Wadani1988
@Wadani1988 6 жыл бұрын
waaaa bar naamij ficaaan yusur wcl somaliland
@tiktoklivesshorts4413
@tiktoklivesshorts4413 6 жыл бұрын
Dhamac Abdi
@HardTalk1
@HardTalk1 6 жыл бұрын
Inanta suaalo aad u liita ayuu waydiinayaa, qofkan maaha in wariye ahaado
@maxamedsaciid7821
@maxamedsaciid7821 3 жыл бұрын
Mansha allah gabadha oo wariye ruug cadaa ahi waraysanaayo guul
@dahaboshariif3903
@dahaboshariif3903 5 жыл бұрын
Oh vivi my dear.sister
@noah3760
@noah3760 6 жыл бұрын
Yusur abraar waa gabadh waxbaratay wadankeedna jacal.odayga waa cunsuri uraya.neefneef dhalay.MashaAllah gabadha illahay hadaayo waa qof jirta
@aliadam4810
@aliadam4810 3 жыл бұрын
Maxaad ku aragtay adeer
@invisible6808
@invisible6808 3 жыл бұрын
Hhhh Adeer Somalia maxay boorama u qabatay oon ahayn inay 7% cashuur dheeraad ah ka qaado kuna dhisto koonfur. Ma daawatay DR Taani nin Reer boorama ah markuu ka hadlayo 🤦🏾‍♂️🤦🏾‍♂️🤦🏾‍♂️
@faaisamohammad3472
@faaisamohammad3472 6 жыл бұрын
Mansha allahu
@daudabdiwahid8817
@daudabdiwahid8817 6 жыл бұрын
horta odaygaan qofkasta uu wareysanaayo muxuu hargeysa ugu helaa
@yusufkarami7648
@yusufkarami7648 6 жыл бұрын
viva my sister
@faahiyeidaar7122
@faahiyeidaar7122 6 жыл бұрын
Yusur aadan faarax abraar
@cirmarbadmar5522
@cirmarbadmar5522 6 жыл бұрын
Maxmuud m. Ducaale wuxuu ahaan jiray weriyaha gaarka ah Gen. Md. Mohamed Siyaad Barre. Weriye Radio Muqdisho mudo dheer. Hadana waxaan ka dareemay inuu yahay gooni u goosad.
@nimcocali1687
@nimcocali1687 4 жыл бұрын
Cawkad ku khaldaysaa
@abniali9594
@abniali9594 6 жыл бұрын
Oh waaaw beatles that was 1960s
@marmaydiriy6559
@marmaydiriy6559 6 жыл бұрын
Waa oday jiran waxuu qabaa masugto cudur layiraahado iyo Soomaali nacaab laakiin wax kama qadeeyside Soomaaliya haaddan u baahaney iyodi ku ma baahan.waxaa kaga dara naqoon laanta haysata.
@abdullahali1797
@abdullahali1797 3 жыл бұрын
Cudur reeb Barnaamij Beenaa
@alimohamud8267
@alimohamud8267 3 жыл бұрын
i really hate how he is interfering and asking questions?
@abdallaabdirizak5818
@abdallaabdirizak5818 5 жыл бұрын
Masha allah mamo allah ku xafido ❤️❤️❤️
@nimcanciise592
@nimcanciise592 5 жыл бұрын
Mansha allaah
@cirmarbadmar5522
@cirmarbadmar5522 6 жыл бұрын
Noloshan wanaagsan iyo raaxadan ay ka sheekeynayso Yusur waa Somalia. Waan ogahay in Yusur ay Somalia jeceshahay. Odayaashan waxaa bedeli doona dhalin yaro maskax furan.
@invisible6808
@invisible6808 3 жыл бұрын
Cabaad Dee. Somalia miyaanay ahayn tii yusur dadkeeda ama gobolkeeda boorama 7% dheeraad ah oo cashuur ah ka qaadaysay ee hadana cashuurta Borama Hargeisa Berbera iyo burco ku dhisaysay koonfur 🤦🏾‍♂️🤦🏾‍♂️
@xaliimoabdi5748
@xaliimoabdi5748 2 ай бұрын
Nvv
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын
GUDOBIIRSI MA LAHA TAARIIKH MA AHA UMAD TIMAADA FAGAAREYAASHA WAX LAGU KALA GOODTO WAXAA KELIYA OO JECEL AMA FAHMEY QOOMIYADA DAAROOD OO MARKASTA AY JECEL YIHIIN LAAKIIN DAAROOD WAXBA MA DHAAMO GUDOBIIRSI WAA ISKU MID GUDOBIIRSI WUXUU NECEB YAHAY UMADA HAWIYE WUXUU NECEB YAHAY REER SHEEKH ISXAAQ OO AH AWOODA WAQOOYIGA SOMALI
@abdullahidayax64
@abdullahidayax64 6 жыл бұрын
wlhi ninkan waraysiga qaadaya uma bogin waraysigisa
@kaligiiduulofficialmedia583
@kaligiiduulofficialmedia583 6 жыл бұрын
abdullahi dayax Waa curaaf xun oo xin uun wareysta
@IbrahimIbrahim-gq4zn
@IbrahimIbrahim-gq4zn 6 жыл бұрын
abdullahi dayax 50 sano wariye ahaa Ama ubog ama ha u bogin yaa wax kaa waydiinayaa
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
qadaad wayn
@abdirisakfarrahnour6246
@abdirisakfarrahnour6246 5 жыл бұрын
Anigu sad baan uga heley taariikhdan yusur
@abdirisakfarrahnour6246
@abdirisakfarrahnour6246 5 жыл бұрын
WAA taariikh fiican balse wariyu WAA yar leeleexanayaa Yusur fiican fiican fiicaan
@aliadam4810
@aliadam4810 3 жыл бұрын
Halaga faaidaysto waa aqoon yahanad
@umuqeyr1949
@umuqeyr1949 6 жыл бұрын
Odaygan cuqdad baa dilatayma ahan wariye ee waa warlord mar walba wuxuu raadinaa somalia xumaheeda dadku rabaa inuu ku qasbo iney somalia ama dowladi iney wax xun ka sheegaan adeer gabadhan waa qof wax soo baratay ee qurunkaaga ha kubeerin akhas.
@mohamedsalebaanainaan2149
@mohamedsalebaanainaan2149 4 жыл бұрын
Guul ducaale
@abdifatahmohamed7353
@abdifatahmohamed7353 4 жыл бұрын
Ducaale waraysiyadiisa uma bogin. Qofka uu waraysanayo fursad ma siiyo. Qof taariikh nololeedkiisa ka sheekaynaya ayuu rabaa inuu isagu uga dheereeyo. Caanahaa la wadaagaa ee hadalka lama wadaago.
@omarherzi1678
@omarherzi1678 6 жыл бұрын
The Somali richest women is Amina Mogeh in Kampala and Kenya
@farxanfahad2709
@farxanfahad2709 6 жыл бұрын
Hadalka ayuu ka dhax galayaa baro sida hadalka loo suga sida hareri haaye haaye
@idirismowliid8870
@idirismowliid8870 6 жыл бұрын
Farxan Fahad loogu taag waaaa barnaamij wanaagsan oo hadana sheeko ka dhigayo.
@dinisrealm3240
@dinisrealm3240 6 жыл бұрын
"kana waan yasaynaa........kana waanka dambaynaa dabcan" wlhi wariyahan uma bogin. inantii jaamicayada xitaa haadaan ayuu ka tuuray!
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 жыл бұрын
Abdiweli Dini, kkkk hadaan buu ka tuurey maxaad iga jeedaa?
@abdifitahsaed9444
@abdifitahsaed9444 6 жыл бұрын
xafadan hada shekiso eshiyan aya hada qabsady
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын
WAA HABAR FUTO QURMUUN OO GUDOBIIRSI AH OO SHARMUUTO AH OO GOD KASTA LAGA SOO WASAY DAAROOD WUU KA DHERGEY GOD KASTA OO KU YAALA HABARTAN URTA BADAN
@osmanb8446
@osmanb8446 2 жыл бұрын
Ducaalow ma qofkaad wareysanaysaa mise adigaa is wareysanaya? Dadka su'aan weydii kaddibna sheekada isaga u daa.
@ahmedibrahimhassanhajiali
@ahmedibrahimhassanhajiali 6 жыл бұрын
An intellectual woman avoiding English vocabulary terms with her Somali native languages?
@amenmah4030
@amenmah4030 5 жыл бұрын
An elder who understands a lot and doesn't do what he is talking about🤗
@hassanroble998
@hassanroble998 6 жыл бұрын
Ninkan caadifad ayu dadka uwareysta wa qabileyste
@AA-uf3bl
@AA-uf3bl 6 жыл бұрын
Waa sababta aanan u daawan 5 minutes wax ka badan! Mar kasta oo uu i soo jiito qokfa uu wareysanayo, waxaan uga tagaa 5 minutes in ka yar. Waa ahbal qabiil uu aafeeyoo la buka.
@kalihaid4878
@kalihaid4878 3 жыл бұрын
Wariye ka khariban waleyge må areg dadkuu wareysto maba sugayo isagaa isu jawaabaya
@ugaas89
@ugaas89 6 жыл бұрын
Kulaha ka sheekeyn mayo siyaasada, kkkk asago wareysiga siyaasadeyey. Yaab wa ciroleh cuqdad ku gabowew.
@koryare
@koryare 4 жыл бұрын
odayga nin wayn waye hadana waxad modaa inuu gabarta ku rixaa inay somali kala qeybiso labo mar ayan dawaday ninkan forever ma arkin weriye ka xishod xun wayo dadka wad u dhaxeysa marka aad jogto mel shaqo lkn ma ahan inay cadifadu ku qaado waa nin wayn allah hanuuniyo
@sadamahmedaden1341
@sadamahmedaden1341 3 жыл бұрын
Waa runtaa
@abdifitahsaed9444
@abdifitahsaed9444 6 жыл бұрын
somali engirska sogashay waxay uku badan yihin Cardiff xafad kutalo ladhaho betown
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 6 жыл бұрын
DADKA NACEB MEESHA LEH MA JACLIN WARIYAA WARIYAA IYO GABDHBAA WAA REER SOMALILAND KOLKAA JOJIYAA INAAD NA KALA XADAAN XATAA HADAAD TAHIIN KUWA NALA REER WQQOYIGAA EE MASKAXDAA LAGA XADEY EE XATAA FARMAAO DURBAA KA JACEL WADNKOODA WAA YAABEE
@ugaas89
@ugaas89 6 жыл бұрын
Abdullahi Omar Ali ilahay amarkiisa, marka hore gabadha ma amiinsana somaliland aad meesha ka bunbuniyaso, mida labaad ciida maskaxda iyo caqliga laga xaday wa Idinka, Ileyn kale goynta ummadda soomaliyeed hal qoys bas aya ka shaqayso. Ee dadka ka fadhiso.
@awilsuleiman4250
@awilsuleiman4250 4 жыл бұрын
somaliland ha noolaaato hajirto
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
Inantii musuqa diiday
@kaafaayali6293
@kaafaayali6293 6 жыл бұрын
yustur baa ku tiri isaaq maahiye somalilander ha I dhihin. odey xanuunsan cuqdad buu godka la gelayaa
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
kaafaay ali kala guro qaraxaaga iyo maydkiinaa daadsan somaliland alaa ka dhigay laakiin waatii musuqii iyo dhiigii dadka kuwa ka ganacsada iskaga timid reer qaraxujoog.
@warsamebadar3526
@warsamebadar3526 5 жыл бұрын
Dee sidani ma sida dadka loo wareystaa.... Miyuu ka sugo hadalka!
@abdullahikenyan7472
@abdullahikenyan7472 3 жыл бұрын
This interviewer is so disgusting. He cant keep quite and give the lady a space to speak
@superpoetry8704
@superpoetry8704 5 жыл бұрын
Waa oday jahawareersan, wuxuu yiri dalkii la oran jiray Soomaaliya. Alla maxaa rag xornimada ummada Soomaaliyeed usoo halgamay naga hooseeya, kanina jifi Soomaaliyeed ayuu doonayaa inuu wadan kadhigo. Waxaa taas ka daran qof Soomaaliya aaminsan oo ka soo shaqaysay buu damcay inuu isku qurxiyo. Adeer reer Awdal horaad usoo xasuuqdeene dee naga daaya riwaayada.
@Suusuumo
@Suusuumo 6 жыл бұрын
Mashruuc bay wadata duligu.
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 6 жыл бұрын
Suusuu Lander ibnu dhilo khaniiskaa sidaa u hadla
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
Suusuu Lander musuqa iyo wax la xaday diiday dulligu waakii ilaahay ka soo saaray
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 6 жыл бұрын
Suusuu Lander, ibnu dhilo
@Suusuumo
@Suusuumo 6 жыл бұрын
Ma laha idigay dhilo ku dhashay .
@ascreen6786
@ascreen6786 6 жыл бұрын
Yarta Lande
Waraysi Xusuus Reeb Waraysi Yusur Aadan Abraar PRT 1 By Ducaale HCTV
39:39
Barnaamijka Xusuus Reeb Waraysi Drs Edna Adan VOL2 By Ducaale HCTV
37:08
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 6 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Barnaamijka Xasuus Reeb Waraysi Edna Adan VOL 3 By Ducaale HCTV
33:03
Horn Cable Tv
Рет қаралды 411 М.
Xeritaanka barnaamijkii hidaha iyo dhaqanka
5:08
Mohamed Roberto
Рет қаралды 223
Sheekada Nolosha Sahra Cumar Dhuule "Wareysi aad u xiiso badan"
27:53
Xusuus Reeb - Kornayl Ismaacil Baruud - Q2aad - Ducaale - S2E07
31:07
Xasan Sheekh oo Xalay kacararay Villa Soomaaliya kuna hoyday meel kale.
10:19
YURUB GEENYO WARAYSI XIISO BADAN
20:11
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 155 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 16 МЛН
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 250 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1,3 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 3,1 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 32 МЛН