Xusuus Reeb - Kornayl Ismaacil Baruud - Q2aad - Ducaale - S2E07

  Рет қаралды 31,944

Xusuusreeb

Xusuusreeb

7 жыл бұрын

Xusuus Reeb
Waa Barnaamij Loogu Talogaley In lagu Urooriyo Dhacdooyinkii Taariikheed ee Geeska Afrika, Waxa Soo Diyaariya Wariye Mohmoud Abdi Ali (Duale) Waxan uu si Bille ah uga Baxaa Television ka Caalamiga ah ee HCTV.

Пікірлер: 26
@xooshjaamac3145
@xooshjaamac3145 3 ай бұрын
Ismaciil baaruud maanta Hargeisa ku xanuunsanayaa alle swt cafimaad sareece ha siiye
@jujaajuujaa1225
@jujaajuujaa1225 Жыл бұрын
Xaqiiqatan nin kani nin qabiil maaha waa nin qaran nin hada hargaysa ka shaqayn karayana maaha sababtoo ah meel dawlad iyo institution kala danbayn ka jirto maaha. Ninkani abaal buu ku leeyahay umada soomaaliyeed. Taas waxaa sii dheer waa nin aftahan ah oo balaaqad ilaahay siiyay. Maaha allah.
@abdilleahmed-sn8ei
@abdilleahmed-sn8ei 4 ай бұрын
The only isaaaq intelligent man I ever saw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AdamAdam-np9dx
@AdamAdam-np9dx 6 жыл бұрын
Kkkk waa fanny simaciil baaruud kulahaa waar kaalay waxan iga bixi nin faqash ah ayaa i helaye waan ka helaa runtii dadka iyagoo waaweyn kaftanka badan hadana duaale adna waan kuu mahadcelinayaa sida aan kaaga faaidaystay wax badan wayo waxan ku taxanahay barnaamijkan xusuus reeb mahadsanid marar badan
@hamsehashi2499
@hamsehashi2499 4 жыл бұрын
kkkkk wlhy Col.ismaciil waa Nin rageed aqoon yahan ah oo qalbi wacan oo Aftahan ah masha allah aar ha laga faa'iidaysto Sarkaalka oo aqoonta iyo Waayo arag nimada ha laga reebo .
@aaminozmohamed991jamactimo5
@aaminozmohamed991jamactimo5 3 ай бұрын
Isaaq intelligent man mancha alh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aliwayeel8523
@aliwayeel8523 5 жыл бұрын
Maasha alaah kornayl baruur sidu ducaale u waraysanaayo ugumu waramin waayo ciidanku waligood waxay u Soo jooogen ma wada Keenan fagaraha ama ma wada sheegan oo taa waxa u sabab ah shaqada ciidanka ayaaba sidaas ah in aanay waxba wada sheegin
@azlmcl198
@azlmcl198 4 жыл бұрын
runtii waa khabiir iyo ruug caddaa soomaaliyeed waan jeclaan lahaa in laga faa'ideysto
@mohamedsaed2495
@mohamedsaed2495 6 жыл бұрын
Maashaa allaah kolonayl ismaaciil baaruud waan ku salaamayaa
@abdikadirali4295
@abdikadirali4295 4 жыл бұрын
War ismaaciil waa nin fanny ah anigoo ah dhashii kacaanka,waan kahelay
@abdikadirali4295
@abdikadirali4295 4 жыл бұрын
Odaygaan waa fanny waa oo bashaash ah
@robleahmed2886
@robleahmed2886 5 жыл бұрын
Masha ala ah,waa nin wanagsan tariqda exkamagalin
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 Жыл бұрын
Ree Waqooyi lalama macaamilin. Waxeey uqalmaan maeysan helin.
@mahadjama1481
@mahadjama1481 Жыл бұрын
Aabbahay Avvocato Maxamed Jaamac Xabeeb waxa uu ka mid ahaa qareennadii mesha joogay oo matalay sida Jeneraal Salaad Gabere iyo kuwii afgambiga milateri sameeyey -78. Sidas oo kale wuxu matalay niinki toogtay Madaxwaynahii hore Cabdrishid Sharmarke.
@cescoxaad9364
@cescoxaad9364 4 жыл бұрын
inaanilh wa ina ilyhi raajicun dadka la iska dilayay ba mnta somali laga shidaya
@shaakirfarxaansuudi4988
@shaakirfarxaansuudi4988 4 жыл бұрын
Alla dawladi wanaagsanaaaa
@HardTalk1
@HardTalk1 4 жыл бұрын
Si qiimoleh ayuu u waramay, laakiin Duale suaalo badan oo historically wax tarilahaa ayaanu waydiin, Salaad Gabayre maxaa lagu dilay, caynaanshe maxaa lagu dilay, madukade maxaa lagu xidhay, suaalo ayaan ayaanu waydiin.
@abdlehurwaa8079
@abdlehurwaa8079 4 жыл бұрын
Baaaruud halaga faa'idayzto Aqoontiisa
@ahmedisa9608
@ahmedisa9608 5 жыл бұрын
Faqash faqash kkkk ina adeeryalow idinmaxayne maxad noocaysaan reer waqoyi Miyanan aheen dad ehela o dhibkoda dhibo kuwakale
@abdirisakhassan9332
@abdirisakhassan9332 4 жыл бұрын
xabsi dheer ayaa loo direy waanladiley weeye laakiin waa habeystey odagu.
@ilyaas3017
@ilyaas3017 4 жыл бұрын
Waa balaayo meesha fadhida.jaahilna ah, faqas kulahaa faqS ha ku wasto dhoiree
@moproductionsstudio402
@moproductionsstudio402 6 жыл бұрын
Maasha alaah Guul.ducaale Iyo camera man Kiisaba waaad mahadsantiin
@khalidabokor1733
@khalidabokor1733 6 ай бұрын
pp❤❤❤❤❤
@mahdiali8874
@mahdiali8874 5 жыл бұрын
Ismaaciil baaruud faqash buu ahaa. Taasi waa dhab. Isagaaba qirtay. In uu ahaa faqash. Marka ma qabiil baa ku amaaneysiin. Waa isaaq miyaa. Haduu daarood ahaan lahaa wee caayi lahaayeen isaaqa
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 9 ай бұрын
Aqoonyahan waaya arag qof wayn ayaad maanta wareysatay alloow yaa yiraah somaliland war ka faaiideysta maskaxdaa cilmigu ka buuxo waa dheeman aan cid heli kartaa jirin generaalku.
Xusuus Reeb - General Xasan Sellin - Q1aad - Ducaale - S2E08
29:35
Barn Xusus Reeb General Xasan Sellin Part 2
1:00:54
Horn Cable Tv
Рет қаралды 38 М.
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 9 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 8 МЛН
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 491 М.
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 178 МЛН
Barn Xusus Reeb Ismaacil Baruud Part 1 sax
41:56
Horn Cable Tv
Рет қаралды 136 М.
Xusuus Reeb - Abwaan Hadraawi - Ducaale  - S3E07
1:15:11
Xusuusreeb
Рет қаралды 12 М.
Barnaamijka Xusuus Reeb Hctv Kornayl Xasan Cabdi Khayre 31 10 2016
32:31
Xusuus Reeb - Mujaahid Maxamed Kaahin - Q1aad - Ducaale - S4E03
46:13
Miisaanka Maansada Caraale vs Gaariye (Dood)
42:21
Bartamaha
Рет қаралды 44 М.
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 9 МЛН