No video

Xusuustii samater iyo yuusuf jafaal by Nuradiin

  Рет қаралды 15,681

Qarami Media Pro

Qarami Media Pro

5 жыл бұрын

Пікірлер: 49
@azizahassan9308
@azizahassan9308 7 ай бұрын
Heestan dhamaan qaybaheeda youtube ka kujira wan dhagaystoo ninkani siduu utumaayo qofna ma gaadhi karo marka laga yimaado originalka. ALLAH YUBARIK GACANTADA IYO CODKUBA WAA HEERSARE❤
@mustafaaden736
@mustafaaden736 2 жыл бұрын
Nuuradiin...maanta cuudkaaga cid gaadhaysaa ma jirto, you're the best of all time. Noolow walaal.
@Cabdisalamjimmy
@Cabdisalamjimmy 3 ай бұрын
Kaban forehead circle ah oo 6le ah weliba dual ah ma sahlana hadii nin xirfad leh gacanta ku dhigo #Naghib #bonge iyo #Ustath #Nuradiin #Kaban waan idin salaamaya
@drmohamedmukhtar1987
@drmohamedmukhtar1987 5 жыл бұрын
Ustaad Nuuraddiin Cali Ammaaan, waa heersare tumistada iyo codku ba saaxiib. Noo soo badi
@cqaadirxuseencalikaahin7494
@cqaadirxuseencalikaahin7494 Жыл бұрын
Woow gacantu kuma godo mr nuradiin noolow wllo
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 3 жыл бұрын
Ustaad Nuuradiin Ali ammaan Nio inle hoobalna Waad tahay mnshallah wlhy Cod baa kugu duugan gacantaadana waa Ashqaraar... Ustaad kabankaas inaad barto BN doonayaaye xgee kaala soo xidhiidhaa
@faaraxladane946
@faaraxladane946 3 жыл бұрын
nuradiin wllo qali qisada heesta bal nala wadaag iyo waxa at ku timi hadaan hayso
@mahir6410
@mahir6410 3 жыл бұрын
Qisada hestan yuusuf jafal wuxu aha nin rer gebilaya wuxuna aha istaaf ama askari marka waxa fasaxi wayay ninkii u lasocday oo inaderkii aha waxayna jogen muqdisho
@iskaciyare1075
@iskaciyare1075 Жыл бұрын
Maansha Allah gacan garacaiiis halkiii ugu saraysay Inaba caadi maaha ❤ 🌹
@Eidanyare191
@Eidanyare191 11 ай бұрын
Alla cisak wlhi waad keentay wanad dhaafisay wlhi kabankaa mid aan ahayn kumaan qaadeen❤❤
@abdourahmanmoussa782
@abdourahmanmoussa782 4 жыл бұрын
Yasalam
@gorayhaldhaa8296
@gorayhaldhaa8296 5 жыл бұрын
Ustaad Nuuradiin Hambaliyo Sxb gacan iyo Cod macaanba wad ku faro-yareysatee.
@amore5583
@amore5583 5 жыл бұрын
Ustaad nuradiin
@hasaanmahmoud7273
@hasaanmahmoud7273 2 жыл бұрын
Heesihii hore marka kaban lagu tumaaayo Ma arkin heestaaan sideeda wax u tumay
@abshircarab18
@abshircarab18 29 күн бұрын
Sidaan cml waxaa u tumay jiim sheikh muumin
@cabdiraxman2484
@cabdiraxman2484 3 жыл бұрын
Gacantu idinma go'do way iskufadhidaa wale
@kooshinmuuse3
@kooshinmuuse3 4 жыл бұрын
waaw nuradiin cali amaan bro sadexdaa Kaban mid hadaad ii dhiibi lahayd maxamed mooge halkiisii ayaan dhigi lahaa kkkkkkkkkk
@mohwacays
@mohwacays Жыл бұрын
Kooshin Rabi ha ku raxriisto sxb 18/05/2022 Ayuu xaqii u yimid ee an u duceyno Waa is Ex reer gabiley siiba laagbarako
@mohwacays
@mohwacays Жыл бұрын
Kooshin muse baade Alle yarham bro I hope you’re in Janatul Aclaa
@meecaadyare4764
@meecaadyare4764 Жыл бұрын
@@mohwacays aamiin walaal
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
​@@mohwacays aamiin wll
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
​@@mohwacays aamiin wll
@amranaqli1304
@amranaqli1304 5 жыл бұрын
Masha allh
@AhmedAli-ic1xf
@AhmedAli-ic1xf 4 жыл бұрын
Yaasalaam
@ahmedqatin77
@ahmedqatin77 2 жыл бұрын
heeskan wlh halkeedii baad dhigteen
@tupeecofficial2306
@tupeecofficial2306 5 жыл бұрын
hala hala yaasalaam
@hamsedigin3398
@hamsedigin3398 3 жыл бұрын
Subxaan 😍
@caydaruusdirir757
@caydaruusdirir757 Жыл бұрын
Waaaaw xusuus hore erayadii jalaf iyo laxankii jiim sh muumin codkii dahabiga ahaa samatar haddana kuli waa nuradiin cabdi amaan
@mohammed-jama
@mohammed-jama 4 жыл бұрын
*USTAAD WAXAD Y BAAHAN TAHAY **#MICROPHONE**🎤🎙 SI CODKAAGA SI WACAN LOOGU MAQLO*
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 4 жыл бұрын
Fariid mobil sheeda lala joogo ayuu ahaa waad garatey lakin tumis hee halkeediu
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 4 жыл бұрын
Waa runtaa waad Asiibtey
@axmedmowlid8786
@axmedmowlid8786 2 ай бұрын
Aadban U teeageera Nuuradin wlahai.❤ Gaar ahaan marka aan mir qaamayo Hadii aanan mar ama Laba Dhagaysan wax baaa Iga dhiman.
@caydaruusdirir757
@caydaruusdirir757 2 жыл бұрын
Ustaad nuuradiin gacantu kuma go'do abti axyaa qaraam iyo halkeedii gacantu fadhido cuudku ha danano markuu arko nuuradiin
@cabdixakiim2916
@cabdixakiim2916 Жыл бұрын
Qacaantu kuma go'do Allaa ya cisii
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 2 жыл бұрын
Kabankii Jiim inaad xusuusta ku darto ayaa ila fiicnayd. Heesta kaliya ee aan arkay ee Jiim Xasan u tumay
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle Ай бұрын
Xasan aadan samatar kabanka inta badan waxaa u tumi jiray Jiim sheekh iyo Goobe malaha adigaan xog badan hayn ee raadi
@olaadjokarr4751
@olaadjokarr4751 3 жыл бұрын
markii hore 🤔 Yaa tumay? yaa alifay? yaa laxameeyay?
@faaraxladane946
@faaraxladane946 3 жыл бұрын
ERAYADA ABWAAN YUUSUF JALAF LAXANKA IYO KABANKU WAA JIIM SHEEKH MUMIN
@ayubahmed3151
@ayubahmed3151 3 жыл бұрын
Yusuf Jafaal oo heer gabiley ayaa is ka leh ereyadda, waa cod libaax ku qaadaya Xasan Aadan samatar.
@faaraxladane946
@faaraxladane946 3 жыл бұрын
@@ayubahmed3151 yusuf JALAF waa reer laascaanood ee maha reer gabilay heestaba wuxu u sameyey inaderkii oo ahaa axmed saleeban dafle oo ahaa taliyaha cidanka sirdoonka somalia N.SS.ta
@AbdirahmanAyanle-mf8yj
@AbdirahmanAyanle-mf8yj 2 ай бұрын
Reer Haan buu laasanod ka soo jedaa lakiin Gabiley Ku dhashay kuna koray.
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 2 жыл бұрын
CALEEEEEK - halkeedii ayaad dhigtay
@shiremussa7450
@shiremussa7450 4 жыл бұрын
Dhabadu u sexdan Dhibanaha iska qado Dhulka ka jiran ahay Dhaxanti iyo dugago
@hamsedigin3398
@hamsedigin3398 3 жыл бұрын
Dhab adoo u sexdaan Dhidbanahay korkaagoo Dheeli kaa jiraan ahay Dhaxantiyo dugaagee
@hamsedigin3398
@hamsedigin3398 3 жыл бұрын
Dhab adoo u seexdaan Dhidbanahy korkaagoo Dhibo kaa jiraan ahy Dhaxantiyo dugaagee
@Said_or_Fahad
@Said_or_Fahad 3 жыл бұрын
Hadoo dhab u seexdan Dhidbanahay korkaago Dhoobi ka jiran ahay Dhaxnta iyo dugaago
Beerdilaacshe  Nuuradiin iyo Nagiib
5:21
Hoyga murtida madadaalada
Рет қаралды 12 М.
Ciil Qaraami Nuradiin & Nagiib
2:57
Qarami Media Pro
Рет қаралды 10 М.
Harley Quinn's plan for revenge!!!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 21 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 13 МЛН
Pool Bed Prank By My Grandpa 😂 #funny
00:47
SKITS
Рет қаралды 17 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 31 МЛН
Qaaci | Hees | dhidigaba aduun baa BY : Shamsan Farah
8:22
Shamsan Farah
Рет қаралды 17 М.
Cidlaan Heehaabayaa
6:44
LBchannel
Рет қаралды 60 М.
Xusuustii xarago heestii Libaax
4:36
Qarami Media Pro
Рет қаралды 13 М.
Aun  Cumar dhuule Cali  Heesta Waxaan Ahay Macaan iyo Qadhaadh  LYRICS
9:59
Costa Production
Рет қаралды 204 М.
Harley Quinn's plan for revenge!!!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 21 МЛН