Yaab 3 Nin Oo Diiday Baasaaboorka UK, Garmal & Biljam Waa Nimanka ugu Wadanisan Qurbajoogta

  Рет қаралды 37,706

Qarniga Hadalka

Qarniga Hadalka

22 күн бұрын

#cabdi baadil #axmed naaji sacad #axmed saleebaan dafle #tahriib #somali #cali sugule #golaha sare ee kacaanka #uk #garmal #fanaan

Пікірлер: 103
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 17 сағат бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@rabiaibrahimfarayare3370
@rabiaibrahimfarayare3370 17 күн бұрын
Aniga talyaniga ayan daganahay 30 waxan heystaa basborka somali Allaha badbaadiyo somali amin ya rabbi ♥️ ❤️ 👌
@MustafeMohamed-mj4vr
@MustafeMohamed-mj4vr 19 күн бұрын
Allah ya raxmu raaximiin ((Hadraawi)Ayaan garanayaa inaanuu qaadan baasaboor dal kale Qaadan
@baarmohamed8520
@baarmohamed8520 10 күн бұрын
masha allaah wadaniyadi iska keen keen maah ee waa u dhaladho guulaystaa
@user-eu3fw8wn8w
@user-eu3fw8wn8w 14 күн бұрын
Maashallah illahay h unaxariisto inta dhamatay inta noolnah caafimaad ha siiyo aamin aamin waxaan ogahay in uu jiro shaqsikale oo geeriyooday wadanka Australia oo la dhaho Geral Ismamaan jerked oo asnah diiday in uu qaato sharciga Australiaallahay unaxariisto aamin aamin
@user-mv7wo3bh3q
@user-mv7wo3bh3q 15 күн бұрын
Ilaaahow noo xifdi muwaadiniinta dhabta ah.
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 9 күн бұрын
Aamiin
@user-dp4vt8mc3u
@user-dp4vt8mc3u 8 күн бұрын
Yes
@musa-yj2pd
@musa-yj2pd 17 күн бұрын
Hadaraawi buu ahaa ninkii diiday baasaboork ingiriiska
@cabdulaahiyuusuf1508
@cabdulaahiyuusuf1508 19 күн бұрын
Maasha Allaah Ilaahow noo xafid
@farahababulofarahbahsane
@farahababulofarahbahsane 13 күн бұрын
Waa bentaa waa bentaa ahmad naji. Allah haunaxristoo wuxu laha 3baspor yemani iyo somali iyo kaa wadanka ujogoo ee yurub aqaloo ayuna kuleyagay yeman. Waxan uu aqana shaqsiyaan
@abdullahimataan7461
@abdullahimataan7461 14 күн бұрын
Maxamud geele yusuf wali ma qadan ilahay ha U naxariista
@CaliDuale
@CaliDuale 15 күн бұрын
Anigu waxaan diiday inaan aado USA 1994 ilaa hada ma aadin dal dibadeed waa cal Diiriye Ducaale jooga laascaanood
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 15 күн бұрын
AHUN PHILOSOPHY MOHAMED I W HADRAAWI
@user-we3ty2ct8f
@user-we3ty2ct8f 16 күн бұрын
Ok haday wadaniyiin yihiin may wadankidii jogaan maxaa yurub dhigay Mida kale qofna passport looma soo bandhigo inad qaadatid ee wad dalbanaysa hadad rabtid
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi 6 күн бұрын
Runtii ayaad soo koobtay 🫡
@user-we3ty2ct8f
@user-we3ty2ct8f 6 күн бұрын
@@Cabdi_Maxamuud_Cabdi been ayan isugu shekeynaa sxb wan yaabay kk weligaa ma aragtay wadan yuruba oo qof ajinebiya passport u soo bandhigaya kk wadani waxan u aqanaa fananintaa wadankii jooga ee dhana uga bixin ee dadkooda wax la qaba
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi 6 күн бұрын
@@user-we3ty2ct8f Maya waligay maan arkin sharciga kaalay oo qaado 😃 Waxaan garanayaa oo aan dalka ka bixin Cabditahliil (AHUN), Binti cumar gacal iyo qaar kale oo badan 🫡
@user-hf3no8oc4w
@user-hf3no8oc4w 19 күн бұрын
Mashaallah ❤❤❤❤❤ they are good example
@user-ki8zh9fs3q
@user-ki8zh9fs3q 10 күн бұрын
sadaxda nin ee soomaliyeed waa kow general axmed suleban 2waa axmed naji 3 waa cabdi badil
@user-cj5wv5qq4y
@user-cj5wv5qq4y 4 күн бұрын
Asc dhamantiin. Wariye aniga mahacaygu Farah shire abwanki qaranka waxan joga yurub 17 sano. Waxan diday inan qato waxan ku dhofa basborkayga somali bussanes man aya igu qoran ❤❤❤❤❤
@abdirashidguled6697
@abdirashidguled6697 18 күн бұрын
Haaye aamu xagaaga cod majiree
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 Күн бұрын
Tahriib faaido malaha
@gaabowahmed2715
@gaabowahmed2715 13 күн бұрын
La tashada cadaawahoo Oo ku tiirsanaadaa ayeey maree iminka
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 18 күн бұрын
Hadalka Iska Sax Walaashiis Passport Wadan Kale Hadii La Qaato Macnaheeda Ma'aha In Qofka Dhalashadiisa Inuu Bedashay,
@runsheegxaqaani4742
@runsheegxaqaani4742 12 күн бұрын
Xaqba ma aha in qof dhalashadiisa bedeley inuu xil ka qabto
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 7 күн бұрын
Ina Saleeman Dafle Markii aad somalia ku noollayd eed waliba masuulka sare uu ahaa muxuu u tix galin waayay shuruucdii iyo xuquuqdii waddanka somalia
@geedixirsi-si5sp
@geedixirsi-si5sp 9 күн бұрын
wlhi ragii wadaniga ahaa ileyn waa la qarin jirey
@user-lz2hd6gm1x
@user-lz2hd6gm1x 19 күн бұрын
IIMAAN ALLAH UUR BUUXIYEE! Masha Allah, waa rag muujiyey Soomaalinimadooda inay aad iyo aad ugu weyntahay marxalad kasto oo ay ku suganyihiin mid dhereg leh iyo mid dhib lehba.
@abdulhajiahmed8735
@abdulhajiahmed8735 15 күн бұрын
Hadhka galay hurdadu wey xuntahay hoohey
@somalimusicport
@somalimusicport 4 күн бұрын
Abdi qays iyo hadraawiba way diideen
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 Күн бұрын
😢😢😢
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 Күн бұрын
لا حولا ولا قوة إلا بالله العلي العظيم 😢
@user-mv7wo3bh3q
@user-mv7wo3bh3q 15 күн бұрын
Wuu mudanyahay in la maamuuso.
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 19 күн бұрын
Waa Mid Hadraawi oo diiday Norwegians passport.
@abshircarab18
@abshircarab18 19 күн бұрын
Mid waaye cabdi baadil
@barlinaden8850
@barlinaden8850 10 күн бұрын
Naftaada markaad ixtiraamto ayaa umaddu ku ixtiraamtaa
@cusmaansheekh1911
@cusmaansheekh1911 15 күн бұрын
Kii yamanta muxuu udhigi waayay axmed naaji
@farahdahir8554
@farahdahir8554 15 күн бұрын
AUN KUWA DHINTAY KUWA NOOLNA SHARAF AYEY KU NOOL YIHIIN, FARMAAJO MARKUU MADAX WEYNE NOQDAY WUU ISKA CELIYAY DHALASHADII 🇺🇸 WUXU QAATAY 🇸🇴 .
@keyseamare8658
@keyseamare8658 18 күн бұрын
Maaha saddex (3) keliya ee dhamaan Diplomacy yiintii Soomaalidu may qaadan.. Sababtuna waxay ahayd waxay siteen Diplomatic Passports uu midabkoodu yahay Casaan oo u suurta gelinaayey in ay ku socdaan
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 17 күн бұрын
Ciid wanagsan hadalo❤
@abdullahosmanhassan3337
@abdullahosmanhassan3337 13 күн бұрын
Magaceegu waa Mahad maxed samatar kunool muqdisho waana abwaanka iskaleh aanwadatasho sadexda nin ayaan afarku ahay maxaayeelay dalkeegakama in
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 2 күн бұрын
Cabdi Baadil inuu passport Hollandeesa haysto iyan ku oga. Cajiib
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh 4 күн бұрын
Ina saleban dafle wuxuu ahaa ninkii afweyne iyo qabaailka Reer Sheekh ISXAAQ isku direy ee afweyne u maakhadayn jirey!!!!!! COLAADAHA TAAGAN WAA NINKII KA DANBEEYEY!!!
@jaylaaninuuri5442
@jaylaaninuuri5442 11 күн бұрын
Gacan ku dhiigle dafle waa ninkii siyaad bare jarka uga talaabsaday
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 3 күн бұрын
Ma oromadii baa baa
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 3 күн бұрын
Ma itoobiyaankii miyaa miyaa
@halbowle0187
@halbowle0187 15 күн бұрын
Aniga waxaan aaminsana in somali wata dhalasho wadan kale in uu qabto hogaanka wadanka
@xadiiscabdi-kf2bt
@xadiiscabdi-kf2bt 20 күн бұрын
Mnsh alh
@khadijagalaf8843
@khadijagalaf8843 12 күн бұрын
labo basport o somali ah ayu haysta ki dablamasiga iyo ki caadiga ahaa inan weligsla celinkarin ayu ogyahay sawir garado aya ugu dhagan basporadisa lakin labadan kale sabab ay u didan ma jirto
@user-mw7ie9sx4s
@user-mw7ie9sx4s 17 күн бұрын
Beenbadanaa
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 12 күн бұрын
Cidna dhalasho loma bandhigo'e qofku isaga radsada Europe teeda kale odeyga 80 jirka ah maxay dhalasho u soo kordhineysa
@MustafeMohamed-mj4vr
@MustafeMohamed-mj4vr 19 күн бұрын
Axmed s dafle baasaboor baanan bedelin taariikh u noqon mayso soomaaliya xagey ku dambeysey gurigii u talinayey buu ku noolaa?
@dahirrage3679
@dahirrage3679 11 күн бұрын
Naagtaadan. Gudabiirsi. Naga. Daaciyaarta. Soomaali. Sax. Ah. Anagiinbaa. Joree
@heerqaran580
@heerqaran580 16 күн бұрын
Shaqo aadan aqoonteeda laheyn markaad gasho waa iska sidaan raggu sharci ma diidin ee dhalashada wadankaas ayay diideen ee kala fahan dhalasho iyo sharci dagaanaasho farqiga u dhaxeeyo
@Aweysaxmedcali
@Aweysaxmedcali 16 күн бұрын
Nonsense
@cawilshidane5852
@cawilshidane5852 17 күн бұрын
Maasha alah madaxweyne farmaajo waa wadani celiyey sharcigiisa hore pasportgooda celiyey usa maashalah madaxweyne ❤❤❤❤❤❤
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 19 күн бұрын
Who cares
@maslahrk6616
@maslahrk6616 19 күн бұрын
M.A walahi mamuus iyo kabadan ayeey mudan yahin
@sofiamohamed6844
@sofiamohamed6844 16 күн бұрын
Siduu ku heleyaan waxa ay xaq u leeyihiin ileen western ka looga bartey sida cafimaad ka guryo bixinta wax barashada ileen iskuma. Imaanayan wan degeyaa western ka maclumaadkodana ma hayo thats wrong first thing
@niyaaladem
@niyaaladem 20 күн бұрын
Waa runtii. Hadii aan awood lahaan lahaa walaahi waan xafidi lahaa oo dalka ayaan ku ilaalin lahaa. Wadani waa kaa.
@ahashi7828
@ahashi7828 19 күн бұрын
Aniga oo jooga London waxaan ka mid ahay raga aan qaadan dhalashada Britishka🇬🇧oo aan joogo 35sano wali ma qaadan iimana muuqato Somaali jecel Somalinimada .
@keyseamare8658
@keyseamare8658 18 күн бұрын
Saaxiib waxaad sidataa Passport kii Casaa ee Diplomatic ahaa.. Aqoontii Basaasnimadana waad ku shaqaysataa
@ahashi7828
@ahashi7828 18 күн бұрын
@@keyseamare8658 Illaahay baad been u sheegtay ee Istaaqfurulaah dheh oo Illaahay u noqo
@sabrinaa8488
@sabrinaa8488 17 күн бұрын
Hambalo dadka diodes passport shiishiyaa illahay ha idiin barakeeyo inshallah.
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 19 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂who cares
@sadiahassan798
@sadiahassan798 18 күн бұрын
Haa waa mudanyahay in lasiiyo Bilad sharaf
@hassanhussein272
@hassanhussein272 19 күн бұрын
Wax macquula noogu sheekee neefyahaw, ha iska nadhaacine
@user-tl7op2ts1n
@user-tl7op2ts1n 19 күн бұрын
dadka cay unbaa ka soo hadhay bal gabadhaan wax xun miyay ku hadashay ikhyaaray
@hassanhussein272
@hassanhussein272 19 күн бұрын
@@user-tl7op2ts1n Haa way iska hadashay passport aanu tahriib iyo si kasta ku heli weynay bay na leedahay dad baa diiday
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 19 күн бұрын
Ina dafle maxaad dadka usoo qaxisay
@hassanhussein272
@hassanhussein272 19 күн бұрын
@@AhmedMohamed-tn5yg dhaliga hooyadaa wase muuse biixi baa ka xun ina dafle, muuse waa ninka amxaaro bad siin gaadhay, kkkk naag yahaw jeegaanta ahi
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 19 күн бұрын
kkkkkkk xanuun baa kuhaya ooy uun
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 19 күн бұрын
Been la isugu sheekaynayaa
@bashiircabdisalaam6302
@bashiircabdisalaam6302 8 күн бұрын
daadka qaxa tuugsiga waxa ugu wacaan dagalka qabilka dhibka
@1000ZXCVBN
@1000ZXCVBN 19 күн бұрын
Daflee aaaaaaaalkkkkkkkkkkkk.Somali Hadoo cisaayo-- Reer Burco iyo reer Hargeyso ,lama baabi in laheen Hurtiisa. Kkkkkkkkkkkk, wax kale sheega walaa layaa. Somali Limada, waa Abtirsiino
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 19 күн бұрын
kkkkkk axaxa waa ninkii 34sano lafaha kugu raray waa dhulbahante ooy uun
@1000ZXCVBN
@1000ZXCVBN 18 күн бұрын
@@user-fr8kw7vy9m Yaa isgaarey, kkķkkkkkk Your yur
@ZahraFeedar-bm1tv
@ZahraFeedar-bm1tv 19 күн бұрын
Dawlada jarmalku pof aydhahdo paado baasaboor majiro ee waa ladalbadaa shuruudaana lagu paataa baasaboorka wadani waxaan u apaan ninka aan wadankiisa kapaxin baasaboor mabadalo dhalasho baasaboorkastood paadatid soomaali baadtahay 4 walaala ah baa kalahaysta baasabooro kaladuwan waana walaalo dhalashada aad udhalatay soomaali kaama dhigaayo baasaboor ajinabi inaada soomaali ahayn uun waa sharci kuufududaynaaya dhapdhapaapa
@abdihassan4382
@abdihassan4382 19 күн бұрын
sadexdaas qof hala maamuuso dadwaynaha somaliyeed wa in ay bilad siiyan
@user-gm9wg4ge7w
@user-gm9wg4ge7w 15 күн бұрын
Rubbish, maxaa marki hore geeyey.
@abshircarab18
@abshircarab18 19 күн бұрын
Heesta wadaniga ah ee katashada cadaawaha hibo nuura ayaa horay u qaaday asiga kaban ayoo ku qaaday
@FawziAhmed-qj3sm
@FawziAhmed-qj3sm 17 күн бұрын
Sheeeko Somalia Ayuu joogi lahaaa haduu wadani yahay qaxootina muuu noqdeen
@saidmussa6461
@saidmussa6461 19 күн бұрын
FAKE NEWS WAX KAJIRA MAJIRTO WAA FAKE KZfaqR ROOTI LOOGA RAADSADO NINKANI WAA BEENAALE NAHAAB AH ISKA JIRA DIBJIRKANI BAADIL PASSPORT GERMANY AYUU SITAA 10SANO SUGAYEY
@bazeera5520
@bazeera5520 18 күн бұрын
Siyaasiin ba nabaday inaan badah ku dhamaano anago ka raadinayna nin kale baasaboorki si aan nolol u helo Maxaa yeelay siyaasi dhinac kasta ciriiri bu naha galiyey.
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 14 күн бұрын
Cabdibaadil waxan siineynaa itopiyan pasport wayo wa asal ogadenya .wanna ku qasbanyahay inu qato.
@ABWAANDAYIB-QOODH
@ABWAANDAYIB-QOODH 18 күн бұрын
Hayaay tollaay😂😂😂
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 19 күн бұрын
Faqash tii miyaa soo noolatay .hana aaminnidaamkii. 1.yaa somal kadeeday. 😂😂😂😂😂😂 baahaa baaha afka munaafiqiin.
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 18 күн бұрын
Ina Abaarso Faqash ragga ma fuusho.
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 18 күн бұрын
@@user-ex9qq4bs9i af nool waa hadla asal futa dalool waa hadlaa .
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 18 күн бұрын
@@user-ex9qq4bs9i faqsh kuwii was baan ah darood af ka nool. 1.somali way idin nacday (kansar)baa tihiin. Rabin munafaqiinta naair buu igu bushaareeyay.
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 18 күн бұрын
@@mohamedyusuf656 Soomaali haddii aay cidi nacday Reer Abaarso ayaay nacday Ciisaha Jabuutiba ku dhehoo! Daarood yuu jacayl ka doonayaa waa laamdheerahaas Bariga Africa oo idil deggane?! Hal mar kale oo Jooga cadde ah ayaan Hartiga idiin weeydiinay.
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 14 күн бұрын
Mohamedyusuf Adigana qoyan baatahy wad xanunsaneysa
@1000ZXCVBN
@1000ZXCVBN 19 күн бұрын
Ahmed Naaji , waa Siyaad Bare Xulafadiisa 😂😂😂
@aliwarsame1355
@aliwarsame1355 15 күн бұрын
Ahmed salesman ama dhalasho qaado ama did waxaad tahay Danbiile waayo adigaa dartaa ama amarkaaga si xaq daro ah loogu dilay ama looogu xidhay ama loogu jir dilay dad fara badan Waxaad tahay ninkii si bablik ugu khudbeeyey in qabiil soomaaliyeed dhiigoodu xalaal yahay xoolahooda la dhaco dumarkoodana la kufsado Dadka waa wayn way ku garanayaan laakiin caruurtan yaryar WA aad doontid isaga dhig
@kaltunwarsame3072
@kaltunwarsame3072 16 күн бұрын
Muwaadin dhulakiisa ayuu joogaha 😂😂😂😂😂 neecada meesha kala taag meesha ma caruur ayaad u sheekayanaysa 🫣🫣🫣🫵🫵🫵🗣️🐐🐐
@azizaabdulle792
@azizaabdulle792 2 күн бұрын
Ninkastoo haysta passport soomaali waxuu ku lifaaqayaa deganaanshaha wadanka uu ku nool yahay permint, ee wax kale inoo sherg,,
@abdirahmanyusuf2864
@abdirahmanyusuf2864 15 күн бұрын
WAAN KA XUMAY INAAD AMAANTO INA SALEEBAAN DAFLE!! WAA DANBIILE!! IN LA GUBBO AYEY AHAYD!!
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 24 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 14 МЛН
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 35 МЛН
Wareysigii S.G. Ahmed Saleebaan dafle
14:52
Fanka North America
Рет қаралды 6 М.
Taariikhada Abwaan Cali Sugule Dun-carbeed
24:09
Jeestaawi Channel
Рет қаралды 46 М.
NIN FANAAN OO KUFSADAY HOOYO SOOMAALIYEED ISAG IYO 5 NIN | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
1:15:09
Fariin Ku Socota Fanaaniinta
18:52
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 6 М.
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 24 МЛН