YAXYE ABDIQADIR - NASIIB XUMO - OFFICIAL VIDEO 2023

  Рет қаралды 2,225,591

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Жыл бұрын

Eryadi Abdirhmaan Qosleye
Laxaankii Yaxye Abdiqadir
Music by Mustafe Karma
Derictor By Ahmed Somali
Camer :: Ashley- Bigysa
Edit By Ahmed Bigysa
Production by:Afro Waqal Furinle

Пікірлер: 988
@ahmedoffishical9791
@ahmedoffishical9791 11 ай бұрын
Horta anigu yaabaye kol ba xaalada anku jiro heeska hadlayso maxay lasoo baxda isla wakhtigaan xalda ankujiro waxabad mooda inaa ani layga qoray heestan ilaahay intii xaalku ku adagyahy how booga dhayo wllo ilaahy bankugu dhaarshe hadaad ikhrido qoraalkan mar uun lake ta iisar waxba ku yeeli masee😢😢😢
@umusafia-jm5dt
@umusafia-jm5dt 11 ай бұрын
Aduunka dhibaato kama dhamaato sorry
@cmukhtaarcabdi884
@cmukhtaarcabdi884 11 ай бұрын
Ma ila aragtay wllky😢❤
@umusafia-jm5dt
@umusafia-jm5dt 11 ай бұрын
@@cmukhtaarcabdi884 aad
@abdiqadir1232
@abdiqadir1232 11 ай бұрын
Walahi xaalada aanku jiro ayayba isku beegmeen walow waxyar aykukala duwanyihiin
@ahmedoffishical9791
@ahmedoffishical9791 11 ай бұрын
Sxp waxa kuu rajaynayaa maalmo ka quruxbadan kuwa maanta aduunkana iska sadaasa qofba qofkiisii haduu agaan lahaa laysma khiyaameen😢😢
@yaxyecabdulqaadircusmaan
@yaxyecabdulqaadircusmaan 11 ай бұрын
Mahadsanidiin tageerahayga qaaliga waan idin jeclahay hadeed isha igu haya wax badan oo quruxbadan oon sifiican uga shaqaynay ayaan idiinso wadna inshaalh
@fatoomggg9541
@fatoomggg9541 11 ай бұрын
Waan ku sugeeynaa insha allaah ❤
@Deeqaluul721
@Deeqaluul721 11 ай бұрын
Waanku taageera walaalkay qaali from burco Somaliland
@ahmedbouni3148
@ahmedbouni3148 11 ай бұрын
Slow Music iyo Erayo ah 😇😇 Mash Brother Ee lakin color Grading inyar wax ka khaldan baas uun sida high quality 🙏
@muunamahamed5174
@muunamahamed5174 11 ай бұрын
Hyh wll nooso badi hesahan o kle😢❤
@MariaDeeqsan-de1ue
@MariaDeeqsan-de1ue 11 ай бұрын
Noo soo badi wllo fanan qaran
@faysalmahamuud
@faysalmahamuud 11 ай бұрын
Waxan Salamayaa Qof Walpa Oo Heestan Ay Qalbigiisa ka Hadlayso sida Aniga Oo Kle Wll Like 👍 ii Saar Haday Heestan qalbigaaga Samayn Ku Yeelatay 😢😢😢😢😢😢😢😢
@bayaanjama629
@bayaanjama629 10 ай бұрын
🥲🥲🥲 Wan kaqadnay
@anisawarsame7136
@anisawarsame7136 9 ай бұрын
wan ka qadnay isoduco inu ilhy qalbjga uga sari
@samirabenchardi7925
@samirabenchardi7925 8 ай бұрын
Anay heestaan igu socota😢
@user-sn1zi5rg3n
@user-sn1zi5rg3n 7 ай бұрын
Way yartay sida aad dcad u tahay in aad hesho qof ku fahmaya😢
@KhadraYusuf-yt2el
@KhadraYusuf-yt2el 11 күн бұрын
😢😢😢😢😢
@drsmariam4748
@drsmariam4748 11 ай бұрын
Waan sugayaa nasiibkeyga i.a qofaan aduunka ujeclaa ayaa meel cidlo ah igaga dhaqaaqey 7/29/2023 Hadaa iga dnabeyso like iisaar👍🙏🙏🙏
@user-ru1wz1sb9b
@user-ru1wz1sb9b 10 ай бұрын
Sorry wll😢
@livemedia1205
@livemedia1205 10 ай бұрын
Sorry😢😢
@IzmahanAydiid
@IzmahanAydiid 10 ай бұрын
Sorry wllo😢😢
@foziyg7187
@foziyg7187 10 ай бұрын
Sorry 🙏 wll
@suadsaidmohamed8638
@suadsaidmohamed8638 8 ай бұрын
7- 24 -2022 Black day ⚫️
@laylaomar3528
@laylaomar3528 11 ай бұрын
Kama naaxo Kamana naste Maiska kay naartay Qof walbo qalbiga Laga jabiyey farxad Iyo guul ban urajeen 😭😭❤❤❤💔
@XaashiCllexaashi-cs1cq
@XaashiCllexaashi-cs1cq 11 ай бұрын
Sidikle walashey
@Magol
@Magol 11 ай бұрын
🥺
@user-dp3cl8sc1l
@user-dp3cl8sc1l 4 ай бұрын
💔💔💔xanun ban daremya qalbiga
@ikrannorjimale5706
@ikrannorjimale5706 18 күн бұрын
Qalpi xanuun😢😢😢
@user-gy8mz6wv1f
@user-gy8mz6wv1f 17 күн бұрын
Sidoo kle😢🙏
@xaliimomahad8347
@xaliimomahad8347 10 ай бұрын
Way iman mudaan nawilee maalmo naxariis leh🥰 Kolay ani waan bogsaday alxamdullilaah 🤲 inta la dhiban jacaylkana waxaan u rajeynaya in uu illahay bogsiiyo oo dunidu waa maalmee u qurxiyo inta u hartay😢❤cafiska iyo samirka hala badiyo iyagaa guushu ku jirtaa hadii naf kugu jirto wali waqti baad haystaa aad wax qurux badan ku abuurato oo aad adi raali ka tahay illahayna raali kaga yahay✊️guul, farxad iyo nolol wacan baan idin rajeyn insha allah❤️‍🩹
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre 11 ай бұрын
Nabi Maalka Eebban Ka Sugi Nolol Macankeed Wuu Iman Midkan Naawile Maalmo Naxariis Leh 😭💔
@muzthaphe__astra7769
@muzthaphe__astra7769 6 күн бұрын
❤😢
@sabriinsabnaa7105
@sabriinsabnaa7105 10 ай бұрын
Qof adoo dhawacan u sheegty oo hadana ku sii dhawacay kawran 😢 qofna meesha ka jilicsanthy ha u sheegin wa iga talo wayo inuu kugu sii tunto maahe wlhy naxariis kama helaysid 😢
@ubaxubaxabdihashi3899
@ubaxubaxabdihashi3899 10 ай бұрын
😢😢😢😢waaruntaaa
@asmamohamedmahamoud7393
@asmamohamedmahamoud7393 10 ай бұрын
Waligaa looma sheego xppti ❤❤❤
@zakihis3909
@zakihis3909 11 ай бұрын
Emotional Song 🎵 😔😭😢 ☆ Nuskan uu nuskiisi Hagraday ☆ Uu ku Nacay Dookha ☆ Naftan aay Nafteedii ☆ Dulmiday Waa Nasiib Xumee ☆ Nabsii maanka Eebban ka sugi ☆ Nolol macaankeede ☆ Waay imaan mudaan naawile ☆ Maalmo naxariis leh
@almazsheikh2292
@almazsheikh2292 11 ай бұрын
😢😢😢
@MahadIsse-ov6ks
@MahadIsse-ov6ks 3 ай бұрын
Halis weyan😢😢😢
@lakiboy3586
@lakiboy3586 11 ай бұрын
Laxanka re Djibouti 🇩🇯 wa ku haysta wlhi waxkle wayo ayaga dhan
@mubarikabdi8776
@mubarikabdi8776 11 ай бұрын
Aan ku wada salino xabiibkena scw waa jumce
@Qani_10
@Qani_10 11 ай бұрын
Qalbi ayaa la waydiiyey ♥️ Sidee lagu hayaa qof aan jeclahay?!❤Wuxuu yidhi: U fiirso oo ha dhibin hana ku khiyaamina been🥺Si daacad ah, ula dhaqan isaga ❤️oo jeclaada,❤️ ha u diidin Naftaada hana ka fogaanina....oo qurux ku sifeeya❤🥺Jacaylku waa sida qalbiga, ❤dareenkuna waa sida dhiigga oo kale🩸Haddii wadnuhu joojiyo garaacista🫀 dareenka Qofku wuu dhintaa isagoo nool.❣️Fadlan u dhibirsanaada oo dhawra qalbiyada dadka,💔🥺laga yaabaa haddii aad eray macaan ku tidhaahdo qof in ay ka dejiso culays weyn oo saarnaa💔🥺 oo ay u qalbi-qaboojiso,❤haddii kale aamusnaantu waa waajib,🤐dunidu waxay culays ku tahay quluubta dadka oo dhan❤Noloshu waxay u baahan tahay dad qalbigoodu jilicsan yahay🥺oo debecsanaan iyo naxariis leh🥺oo laabaha dadka kaga taga raad san oo aan marnaba xanuujin.🥺💔❤ Nolol qaybsi baan doona iyo Nagi aduunyaadee Naaskii kalgacalkaan lahaa Nuuga abidkiinee Nasri iyo nasteexan jeclaa Meel nasiimo lahee Muu noqon sidii aan u waday Naaqus tacabkiiyee 🥺💔
@HanaadiYusufMohamed
@HanaadiYusufMohamed 11 ай бұрын
😭🥺🥺💔
@biljamibrahim868
@biljamibrahim868 11 ай бұрын
Alla yacizak 😢
@user-xf2dt3hb5g
@user-xf2dt3hb5g 9 ай бұрын
😩💔
@user-dp9co2db4k
@user-dp9co2db4k 11 ай бұрын
:Wey Iman Mudaan Nawilee 🥺 maalmo naXarisleh💔😭 inta qalbiga jaban lovetalateegsiyo
@aminodahir389
@aminodahir389 3 ай бұрын
Wllhi intaan dhageysanayay oo dhan indhahega ilinta weyka socoty rappiyoow halkii qeyr ah😭😭🥺🥺
@farhanosmail-jn8nj
@farhanosmail-jn8nj 11 ай бұрын
Hees nocana ina la qadi 2023 ma modeen ileen eraya hadhay oo lagu heso wali 😢😢
@user-qf4px3tn8w
@user-qf4px3tn8w 23 сағат бұрын
Wll jabuuti waxaan jooga abwaaniin hore oo curin jirey heeso 1990 ila 2000 lkn tayayada laxanka/Musika iyo camerada 🎥 ayaana wanagsaneyn lkn ninkani wa active sida Awale Aden
@off2025
@off2025 Ай бұрын
Heestan waxan si xidhiidh u dhagaysanayaa mudo 10 bilood anigoo markasta oon dhagaysanayo qoraal ahaanna u qorta Anigoo u nool aawadaa,nacab ma iga raacday Nabdigaygan kuu jeelanee noole kale eegin Jaah noocyo badan buu, jantee nabar miyaa gaadhay Naf la caarid ruux kuu irkaday ,maad u nixi wayday . 31/may/2024 Habeen jimce ah 02:12 ,Nairobi 💔
@AmranHusseinAbdi
@AmranHusseinAbdi 7 күн бұрын
Sorry 😢
@Rana_barbi
@Rana_barbi 11 ай бұрын
Ya rabbi qof qimahyga yaqanban kuweydistay wn daaaley😰😰😰💔
@najmasahal4560
@najmasahal4560 11 ай бұрын
amin wll😢
@jimcaalegacan2556
@jimcaalegacan2556 11 ай бұрын
wll alle ha ku siiyo u samir uun indhahaygi❤
@sadikali7410
@sadikali7410 11 ай бұрын
Inchallah
@xamdiabshir141
@xamdiabshir141 11 ай бұрын
Aaamin yaa rabi
@asmahassan6554
@asmahassan6554 11 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢 sorry
@Updallaanshax-dr5oc
@Updallaanshax-dr5oc 11 ай бұрын
War ninkaan Wan wataa aniga waxad moodaaba mar waliba inuu aniga iga xog waramaya wllhi yaxye Iyo team waqal hor Mar wcn ❤❤❤❤
@mahameddhagayare
@mahameddhagayare 11 ай бұрын
Naftan ay naftedii Dul miday wa nasiib xumee Nabsi maal ka Eeban kasugi Nolol macaankeedee Way iman mudaan naawilay Maalmo naxariislee😢😢😢 2/8/2023 Habeen arbaca 12:00❤❤ xasuusaha qaar waxay noqon donan cajiib qofki nolada
@xafsamohamud7323
@xafsamohamud7323 21 күн бұрын
Xalda hada ku jira alle ha igu dulqado muragada io stress 😢
@zafwakayse2003
@zafwakayse2003 7 күн бұрын
Amiin
@hannaali4019
@hannaali4019 9 ай бұрын
Waxaan salaamaaya qofkastoo wa yey jeclkisi 😢😢😢😢😢😢😢
@maanrashiid1957
@maanrashiid1957 8 ай бұрын
Wankaqadanya zxp
@maxamedrashiid4751
@maxamedrashiid4751 Ай бұрын
Wn kaa qaadnay
@RuzaykiMohamed-dt1wg
@RuzaykiMohamed-dt1wg 11 ай бұрын
Heestan waxa ad moodaysaa abwaankii sameeyey inuu arinka jacayl ee igu habsaday ka war hayo wllhy. Lakiin dareenka an qabo dad badan oo ila qabaa way jiraan qof anan jeclayn inan magac dhabo alle ayaan ku waydiinayaa future fiican ana nasiibkay niyaddana wan ka jarin inkastoo xanuun tahay. 7/28/2023😢😢😢😢😢😢😢😢❤
@zakariemohamed8279
@zakariemohamed8279 20 күн бұрын
Hada ka waran wll. Maka nasatay dhibkii
@nkeyaa7868
@nkeyaa7868 11 ай бұрын
Heestani sibay ii tabtay: lkn Go,aan ban ka gadhay inaanu nolshayda ku so noqon donin 💔
@kiinabdikareem1609
@kiinabdikareem1609 11 ай бұрын
Isku day inaadan goaan kaga ka laaban cz qofku hadu wax kugu sameyo halmar markale iyo kabbadana wu kugu samayn doona waxas never change your decision ❤❤ good lucky 🎉
@nkeyaa7868
@nkeyaa7868 11 ай бұрын
@@kiinabdikareem1609lagma yabo wall halmar kaliya imu xumayne marar badan buu ii xumeyay wan jecla inta qof laa jeclado lkn isaga itus san wuu nici lahaa marwalba waxn wuu samyn jiray qiil iyo bilu ku fahma lkn malintu erayo aan wuu qadan wayay wuu igu yidhi ayaan go,aan ka gadhay 😭
@mohamudsaroole2456
@mohamudsaroole2456 9 ай бұрын
Waxaan umalynyaa heestaan hadii raajo lasaaro in ani cudur ahaan layga heli lahaa waaayo ilaa wakhtigay soo baxdey ilaa caawa sun-8_oct_2023_2:12Am aythy waxan udhagysanyaa sidii inaan iskaga jin saarayo kamba daalyo aan 😢😢 Muu noqon sidii aan kuwadey naaqus tacabkiiye 😭💔🙏
@abshiramohamud3809
@abshiramohamud3809 8 ай бұрын
Sorry xppi🥺💔
@XamdaCiise-wb7us
@XamdaCiise-wb7us 7 ай бұрын
Kula mid ahay wlhy 😢😢😢😢
@IdilRashiid
@IdilRashiid 7 ай бұрын
Wll qali hadaad daremso wlh anba wan daremayay hestan balse ku badalo tasbiixda iyo xaga ilaahy oo aad u cararto wlh waaad iloobs wax wlba faraj dagdag ahna qad helasa
@FAAD21
@FAAD21 11 ай бұрын
Naf wadaaga anigo is iri Neefta wada qaata Niyadeyda kuu jeelano Kaa nagaan weyday Ma adigaa jirkaaga naqdiye Nabarna joogteyey Ma adaa nitaaqon cizeeyn Nugul aad beer qaaday Nolol qeybsi baan doonay iyo Nagi aduunyadee Naaskii galgacalka lahaa Nuuga abidkiinee Nasri iyo nasteexan jeclaa Meel nasiima la'ee Muu noqon sidii aan huwaday Naaqus tacabkiiye Dareenkiyo hees ah😢❤
@user-eu5zu3yo1y
@user-eu5zu3yo1y 6 ай бұрын
🎉Ok oui
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 11 ай бұрын
Aduunka halkaan taagnaa maayo inshaa allaah 😢
@user-em9vx8ro2m
@user-em9vx8ro2m 6 күн бұрын
Rabiyow sidu khyrku ku jiro ku waydistay 🥺🤲
@MACSARO_PRO1
@MACSARO_PRO1 11 ай бұрын
goatka Reer Jabouti 🎤🔥🥰
@ASADABADIHAAJI
@ASADABADIHAAJI 8 ай бұрын
HADAD HEESTAN MIDHAHA MCN AAD SO BOQOTAY LIKE ISAAR❤
@justnow7263
@justnow7263 10 ай бұрын
Codka ninkan yar baa igu socda aniga. One of your fan from hargiesa
@nehayusuf
@nehayusuf 10 ай бұрын
Qalbiga kama jabni hadana heesaha qalbi xanunka siban udarema maoge sbbta🥺🥺🥺🥺
@sukhramohamoud1735
@sukhramohamoud1735 3 ай бұрын
Wlhi same ❤
@cabdiraxmaanbeeldaaje7080
@cabdiraxmaanbeeldaaje7080 11 ай бұрын
"Nolol qaybsi baad doonayiyo nagi aduunyaade Naaskii kalgacalkaan lahaa nuuga abidkiinee Nasri iyo nasteexaan jecla meel nasiiba lehe Muu noqon sidii aan Ku waday naaqus tacabkiiye"
@user-nc4be2fr2c
@user-nc4be2fr2c 6 күн бұрын
❤😢
@user-st2dc7jf5z
@user-st2dc7jf5z 11 ай бұрын
Allah aduunkan meeqo qof ayaa zaaid kaan isugu ekaan karta 😢. Xusuustaydi yaraanta iyo ritadaydii rumowdey. Fanaanku wuxuu ueg yahay inan anoo dugsiley ah aan aqaaney oo markas Doctor ahaa wuxuu ahaa inan respect socota ah waana iskajeclaa xabad ayaa caloosha kagadhacday kadib anaga Waan kaguurney xaafadii aan dariska ku ahyn 10sano kadib ayuu faceboog igalasoohadla marhada 6 Sano lagajoogo Wuxuuna noqday aabe xaas iyo caruur yeeshay Anigana waxaanjeclaa inaan maalin heerkiisa cml imaado oon Doctor noqdo Alx maanta waxaan ahy Doctor waana kuguulayste 16sano kadib inaan riyadaas rumeeyo Alx 😊
@abtidonomar5516
@abtidonomar5516 11 ай бұрын
Hees dareenkeda wadato NINBA BOGTA BUGTO HAKU DHAYO Kama naxo kamana naste ma iskakay nartay Earayada 100% Codka 100% Laxanka 100% Stylka 95% Muqalka 100% Yahye A Osman horay u soco from faniskaga dire dawa Ethiopia
@ayanlexuzzen1566
@ayanlexuzzen1566 11 ай бұрын
Hess way dhaftay wlhii 💔😭😭😭
@najaadmaxamuud8099
@najaadmaxamuud8099 3 ай бұрын
Sanadka 2050 jiilka iman doonka waxan fikaya iney qoraalkaygan akhrin doonan😢😢 hooskan waxay daddies ilmadayda qofkaan jeclaana wuu iga fogaa xanuunkan dareemyo walhi qof ma dareemo wakhtigan😢 isoo duceeya incha allah
@mohamedalihassan6724
@mohamedalihassan6724 19 күн бұрын
FARXAD AĹAHA KUGU BADALO 😢
@user-dp3cl8sc1l
@user-dp3cl8sc1l 9 ай бұрын
Please somaliyey iduceya inu ilahy jclka ika saro😢😢😢😢😢
@dekahamud9247
@dekahamud9247 11 ай бұрын
Sacadu waa 00:18 waa saq dhexe xaladaan ku jiro ma aqaan saan u qeexo lkn heestu way igu socotaa sanadku waa 3.8.2023 walee aduunka wax walba waad kula kulmi 😢😢😔🥺
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 7 ай бұрын
Yaxye Cabdiqaadir 🇩🇯Wallahay Heesbaad waaday Peace and love from Jamuhriyada Barakaysan Ee Somaliland❤️🤍💚 :Loves Their Jabuutian 🇩🇯brothers and sisters
@Hammi_.
@Hammi_. 22 күн бұрын
Heeskan qalbigeyga si adag bay u tabata 🥺way iman mudan naawile malmo nxris leh💔 jcylku gobtu ku dhaca🫥
@guuledguntane-ns4sk
@guuledguntane-ns4sk 11 ай бұрын
Qarni baa la dhagaysan karayaa heestan❤
@ijklmnabcd1420
@ijklmnabcd1420 11 ай бұрын
Fanan iga dheeh yahye horey u soco fanan rer Djibouti Ax mascha allah
@OubiNoura-du5dl
@OubiNoura-du5dl 10 ай бұрын
Waaaw machaallah yaye Notre djiboutien bon courage
@user-sn6nj4bl2j
@user-sn6nj4bl2j 4 ай бұрын
Qosadayda umalaynmaayo iney qof ila mida ku dhacday runtiiii way xanuun badaanthy😢😊7/3/2024😢 allow nolosha ii wanaji ooo khayr qabta igu beeg😢😢habeenku waa jimce 😢🙏😭😭😢😥
@umalkhayrmaxamed2489
@umalkhayrmaxamed2489 8 ай бұрын
Naaqus tacabki 💔💔 1/10/2023 naftan naftedi dulmidy 😭😭
@CabdulahiCabdiWasugeBeynalaah
@CabdulahiCabdiWasugeBeynalaah 11 ай бұрын
Nuskaan oo nuskiisii hagraday oo ku nacay dokhaa 😭Naftan ey naftedii dulmisey Waa nasiib xuma ee.😰 Nabsi manka ebban ka sugi nolol macaankedee😱 Wey imaan muddan naawilee maalmo naxaristee😢
@cadnan23
@cadnan23 11 ай бұрын
Hestan inay qarxayso inta og isoraca
@mohametabdulkadir1597
@mohametabdulkadir1597 23 күн бұрын
Fanka rer Jabuuti waa On fire wlhi! 🔥 Heestanina kuma sii jirto ba oo hadal ba kari mayso. 🎉👏
@driraaqdaahir3071
@driraaqdaahir3071 7 ай бұрын
Alxm nasiibkeyga 14/11/2023 ayaan helay nabaradiina dhaqtarad dhaydan helay rabow idaa runtii xanuuna kala duwan ciil iyo calolyow wan soo arkay ilaa aan garo heer aan qus ka garay dumarka somaliyed oo aan ka aminay dad xun oo danistayal ruxii iga danbeyow waxa radis rux sidaadokale dhawacan ee isku xanuntihin si aad care iyo dhayma iskugu sameysan oo aad nolosha iskula jaan qadan inta qalbi xanun ku sugan rabi ha qabojiyo qalbiyada hana qusanin rux wanagsan malin uun wa heli hadi aad adiga dhowrsantahay oo aan nafsi adan galin ❤
@nasiib2387
@nasiib2387 11 ай бұрын
Bishan waxaa noloshayda kabaxay qalbigana iga dhawacay qof aan ku ducaysan jiray inu iga fogaan aadna aan ugu faraxsana anigo jecel bu dumar kale watay igaso duceeya in ilahay qalbigyga iga maydho xasuustisa 🥹
@miskimiimi6090
@miskimiimi6090 11 ай бұрын
Ilaahow qalbiga kuqaboji kana saar qofkas qalbigaaga ua allah aaamin🤲🏻😢
@liilofficial4127
@liilofficial4127 11 ай бұрын
Sorry sister qof dartis ina u xanunsato waa qalad alle qlbigaga ku xir alle haka masaxo❤😢
@bisharoshamsudin108
@bisharoshamsudin108 10 ай бұрын
Yaaa rabbi qalbiga noogu wada reeb yaa rabbi🤲🤲😭😭😭😭😭😭
@zakariemohamed8279
@zakariemohamed8279 20 күн бұрын
Hada maka nasatay wll
@indho2294
@indho2294 11 ай бұрын
waxan daremaya xanun😢 way iman mudan naawile malmo Naxarisle ❤😢 21/7/2023 hbn sabti 9:30 habenimo😢🤧
@najmasahal4560
@najmasahal4560 11 ай бұрын
🥺😢
@sumyo6548
@sumyo6548 11 ай бұрын
4:44Am Habeenimo qofka 7 jeer ku ceshtay kawaran 😅😅😅
@hamthanourabeauty2159
@hamthanourabeauty2159 11 ай бұрын
qofka xiligan dhagaysanaya kawaran😢❤
@indho2294
@indho2294 11 ай бұрын
@@sumyo6548 kolay erayada hesta fahmaysa filaya quruxey
@indho2294
@indho2294 11 ай бұрын
@@hamthanourabeauty2159 Anba wan dhageysanaya qli . Niyada khyr usheg❤😌
@user-nc4be2fr2c
@user-nc4be2fr2c 6 күн бұрын
Waxaana halka kasalamaya qof kasto dhawac❤😢laaha jacaylka ani dhawaca maa ihiye heesta waya igu socotalakina
@user-ru1wz1sb9b
@user-ru1wz1sb9b 10 ай бұрын
naftan aya nafteedi dulmiday waa nasiib xuuma ee nafsii malka eeban ka suugi noolal macan keede way iiman muudan nawiile malalma naxariisle 30/8/2023 habeen khamiisa 1:34❤xasuusaha qar waxay nooqon donan cajiib qofki noolada😢😢😢
@kingkildinaii4560
@kingkildinaii4560 10 ай бұрын
Sorry 😞 zxb
@MariaDeeqsan-de1ue
@MariaDeeqsan-de1ue 11 ай бұрын
Muu noqon sidii aan ku waday Naaqus tacab kiiyee Wlh xiligeedi ayay timid wax waliba markaad u baahantay uun baad dareenta qiimihisa ❤
@mudaneic6647
@mudaneic6647 11 ай бұрын
Ilaahay aan xasuusano😢😢😢😢😢😢 cadaabtiusa
@Skeekoyin-qosolah
@Skeekoyin-qosolah 11 ай бұрын
Best song from 🇩🇯 yahye abdoulkader horey usoco sxb fanan buuxa
@sumayoosman1864
@sumayoosman1864 11 ай бұрын
Wey iman mudaan naawilee maalmo naxariisleh💔💔 cakuye jcyl
@abdirashiidjees8539
@abdirashiidjees8539 11 ай бұрын
Inbadan baan heestan sugayey❤❤❤❤
@amaalmohamud4297
@amaalmohamud4297 11 ай бұрын
nolol qeybsi ban doni 🥰 nagi aduunyade 😩🥺 Naski kalgacalka laha 😘 nuuga abidkine 💔🥺nasri iyo nastexan jecla 🥰 meel nasiino lahe 😩😭mu noqon sidan ku waday 💔🥺naaqus 😑💔nacabkiiye 😭😭😩😩😩😩Rabiyo malma naxriisla ku waydisty 🤲
@Ikruushi
@Ikruushi 11 ай бұрын
wey imaan muda na wilee maalmo naxarisle 🤲🏻😢😢😢
@silviaspatola948
@silviaspatola948 11 ай бұрын
Legend yaxye ku soco reer caska garanaya garanaya from sweserland ❤❤❤
@sumyo6548
@sumyo6548 11 ай бұрын
Kaama Naaxo Kaamana Nastee Ma iskay Naartay Wooow, best Song Amazing Voice 😢and Emotional Words😢 thanks Waqal.
@nadarmuxumed3064
@nadarmuxumed3064 11 ай бұрын
Naftan ey nafteedi dulmiday waa nasiib xuma e qofkasto aniga cml qalbiga loga cayaaray alle qalbiga hau qaboojiyo 💔X💔💔💔🥺💔💔💔💔💔💔💔💔💘🤲❤😓
@dekabouh3860
@dekabouh3860 11 ай бұрын
Amiin 😢😢
@hayataden6499
@hayataden6499 11 ай бұрын
Waaaaawo hees iyo fanan ayaa is heeley runtii fanan qaraaan 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@mahdifatahjama4384
@mahdifatahjama4384 2 күн бұрын
2024 -7-11 saqdhaxe ah 💔💔
@ilyassatouk1869
@ilyassatouk1869 8 ай бұрын
Cette chanson te ramène dans un heartbreak sans savoir la source,une preuve que Yahya assure l'émotion et la voix to this song.🇩🇯✊
@mustafemohamed436
@mustafemohamed436 8 ай бұрын
00
@ayanmohamedayanmohamed4290
@ayanmohamedayanmohamed4290 8 ай бұрын
1:10
@moustaphaabdi2731
@moustaphaabdi2731 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤​@@mustafemohamed436
@huisenftoor6654
@huisenftoor6654 11 ай бұрын
Hees qalbi taabasho ah waxaad modaa heestuba iney aniga iga hadleyso love 💘😑
@abdillahibileh2817
@abdillahibileh2817 11 ай бұрын
❤🎉nabsi maalka eebaan ka sugi nolol macaankeedee way iman mudaan naawilee maalmo naxariislee
@DeeqoAhmedDiiriye
@DeeqoAhmedDiiriye 10 ай бұрын
Allha kucaafiyo hppt Wey imaan mudad naawilaysy maalmo Naxariis leh
@HawaCawled
@HawaCawled 2 ай бұрын
Keep going bro 💪 ❤❤❤❤❤❤
@abdourazakchireh9988
@abdourazakchireh9988 11 ай бұрын
Legend yahya abdoulkader horey uu saxib mantaa wabaad naga qireysiseeh❤
@idilcali6631
@idilcali6631 10 ай бұрын
Heestani hadad jacayl dhaba xata haysato way ku tabanaysa IlHow wad ogtayo adunkan ugu jeclahaye hanakala fogayn yaa rabi oo marwadisi iga dhig ❤😭 Hadad iga dambayso amin ii dheh wll😢🙏
@yaxyecabdulqaadircusmaan
@yaxyecabdulqaadircusmaan 10 ай бұрын
Amiin walal hadal kaagu wu i qanciyay ilahow ha idin ka fogayn
@HawaIlkacas
@HawaIlkacas 8 күн бұрын
Way imam mudaan naawilee maalmo naxariis leh❤😢🎉
@haamusse1439
@haamusse1439 10 ай бұрын
Golden voice 🇩🇯
@mahamedapdirahman
@mahamedapdirahman 11 ай бұрын
2M COMING SOON WAQAL MEDIA CONGRATS 😊❤❤❤
@rooblecadnaan8603
@rooblecadnaan8603 11 ай бұрын
Ala muxuu abwaan qoslaaye kolba dareen ka nagu xeeran uga sameeyaa hees si laxaad leh u saamaynaysa dhamaan qalbiyada dhalinta soomaliyeed ee niyad jabsan 😢😢😢😢😢😢 Abwaan Alle hanoo kaa daayo in badan walhi waanu ku jecel nee anakoon weli arag waraysi aad bixisay ama meel aad ka hadlayso weliba ❤❤❤❤❤
@abaazlabagoleh9807
@abaazlabagoleh9807 11 ай бұрын
Walhi waa runtaa wllo .muxuu abwaan qoslaaye kol ba boogahayga dhayey😢😢😢 Plz halagu marti qado .codka ubax si aan wax badan uga ogaano abwaan kan aan jecelnay dhamaan teen..❤❤❤❤
@fogaanarag7077
@fogaanarag7077 4 ай бұрын
Nolol qaybsibaan doonayiyo Negi aduunyaade .waa jacaylkii oo dareen hadlaaya ❤❤❤❤❤
@awalehdouhour9256
@awalehdouhour9256 2 ай бұрын
hesta jecliya c très bon chanson hore u soco yahye ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mupaarikaxmed9437
@mupaarikaxmed9437 11 ай бұрын
Heestan legend unba fami kara walahi ❤😢
@umulkhayrdaahir8705
@umulkhayrdaahir8705 11 ай бұрын
wakhti aan u baahnaa ayay soo baxday🥺 heart broken💔😥
@user-om3px7vr1m
@user-om3px7vr1m 11 ай бұрын
Wale hees waqtiigedi timi weye Way imaan mudaan nawiile malma naxriisle 🥹💔
@IdilAdam-z2u
@IdilAdam-z2u 7 күн бұрын
Madigaa naqoo cisayn nugul aaad beer qaaday🥲💔🤷‍♀️
@suhaybfaysal5525
@suhaybfaysal5525 11 ай бұрын
Another level legendary yaxye abdiqadir keep going bro
@UmukhayrMustapha-yl8dz
@UmukhayrMustapha-yl8dz 11 ай бұрын
Ninkan Albanian yahye abdi qadir wan isga jeclhy wlle😊❤
@nuuaniahmed4766
@nuuaniahmed4766 3 ай бұрын
Wuf wuf wuf axyaa hees 😢❤️‍🔥❤️‍🔥
@almas8915
@almas8915 11 ай бұрын
Manta hestan aniga I haysta 😢😢😢😢oooh qalbiga
@FAAD21
@FAAD21 11 ай бұрын
Hees waa dhaaftay tan🥺❤
@nimaanshaqale7865
@nimaanshaqale7865 11 ай бұрын
Yaxye A,Qadir Keep Going brother ❤Waa Hees Aad U mcn mln Arbaca 26/july /2023 Singal # dakar 😊 muu noqon sidi an ku waday naaqus tacabkiye xaqiq🥰🥰
@KingHamada1
@KingHamada1 21 күн бұрын
Nolol qaybsi baan doonayiyo nagi aduunyaade Naaskii kalgacalkaan lahaa nuuga abidkiinee Nasri iyo nasteexaan jecla meel nasiima lehe Muu noqon sidii aan Ku waday naaqus tacabkiiye" 1:24 FARIHA ❤️‍🩹 22/JUN/2024
@haboonxaashi1246
@haboonxaashi1246 11 ай бұрын
Nuska uu nuskiii hagraday 😢😢uu ku nacay dookha 🎉
@engyahyeabas
@engyahyeabas 11 ай бұрын
Way iman mudaan Naawilee Maalmo Naxariis leh. 😢 Cesh cala Abwaan Horey Usoco sxb Abdirahmaan Qoslaye 💯
@saidfarah2319
@saidfarah2319 11 ай бұрын
C est une très belle chanson et même vs avez mis a sa place
@mixilesugaal8646
@mixilesugaal8646 11 ай бұрын
Ninkan waa dadka fanka caadiga ah ee soomaliyeed kuso baxa local songs ka, waana fananta dhalinyarada danbe xata dhagaysan doonan
@sana_qli
@sana_qli 8 ай бұрын
Way iman mudaaan naawilee maalmo naxriiiiis leh 🥺🤲🏻
@dayibmaxamed3505
@dayibmaxamed3505 6 ай бұрын
😢😢isman lahan daren aad waligaa arkin oo aad nasib u yelatahay ayaa mar kaliya ad wayi lkn waa nasib waligay man aminin jacalka gurka ka hor lkn marki an helay ayuu nacabku iga jitahay lkn nabsiga ayaa danbeya ❤😢
@amiiraapdi9678
@amiiraapdi9678 11 ай бұрын
Kama naaxo kamana naste Maiska kay naartay 😢Best song😢❤
@ahmednuurmohamuud-xn6lw
@ahmednuurmohamuud-xn6lw 11 ай бұрын
Xanuun baan dareemay ax ax ax xanuun badanAa😢
@naimoabdullahi
@naimoabdullahi 11 ай бұрын
Qalbiga allh ku Qabojiyo abyo🥲💔
@naimamohamed9306
@naimamohamed9306 11 ай бұрын
Qalbiga Allah haku qaboojiyo wllo
@ahmednuurmohamuud-xn6lw
@ahmednuurmohamuud-xn6lw 11 ай бұрын
Ameen walaahy mhdsanidiin
@Azhrav
@Azhrav 10 ай бұрын
Nuskan uu nuskiisii Hagraday Uu ku nacay dookha Naftan ay nafteedii dulmiday Waa Nasiib xumo`e Nabsi maalka eebaan ka sugi Nolol macaankede Way iman mudaan naawilee Maalmo Naxariis leh 💔🥺
@Queen_H_N
@Queen_H_N 4 ай бұрын
Qofkad dhab lo jeclado muxu qof kale kaga raca 😢💔 Bye Bye 10 Sano been ahayd 2013-2023
@off2025
@off2025 Ай бұрын
Sorry💔
@SubeercaddeMAHAD
@SubeercaddeMAHAD 11 ай бұрын
Qoslaye abwaan iga dheh❤❤
@sumyo6548
@sumyo6548 11 ай бұрын
Ninkaas Abwaankaa wllo Xaggee ku nool yahay waa abwaan iyo bar waxaan Lee yahay Abwaane mahadsanid soo Badi heesaha qalbi hadal ah.😢
@Macalindugsi23
@Macalindugsi23 11 ай бұрын
@@sumyo6548abaayo ninka iskalaji ereyo u dhiibo waaye abwan qoslaye 😢
@hipaaadan1964
@hipaaadan1964 11 ай бұрын
Kaama naxee kaama nastee mayska kay naartay hees tan lama odhan karo😢😢
@SmilingClock-ur9ce
@SmilingClock-ur9ce Ай бұрын
2024 /5/5 💔habene aya iga xanunbadane ima somarin allow qalpig iga sara 💔💔😭😭
@yasmin1438
@yasmin1438 11 ай бұрын
Way iman mudaan naawilee maalmo naxariis leh yaa rabi 😫🤲
@AboubakerHoussein-vz9ge
@AboubakerHoussein-vz9ge 11 ай бұрын
Amay noqota ani &adi maalmaheenii 😊😊😊 naxariista
MAXAMED DAYAX -  XASUUSAHA MADOOW OFFICIAL VIDEO 2024
7:50
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,5 МЛН
Heestii Balan Caashaq iyo Codkii Yahyeh Xasuustii Abdo Hamargod
7:59
Assajog Studio
Рет қаралды 160 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 20 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 4,4 МЛН
Yaxye Abdiqaadir || Nasiib Xumo | Lamaanaha Show Djibouti | 2024
6:16
Yaxye Cabdi Qaadir Heesta Caydh Iyo Caashaq HCTV 2018
6:03
Horn Cable Tv
Рет қаралды 699 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 10 МЛН
ISMAIL AARKA | ABAAL | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:36
ISMACIL AARKA
Рет қаралды 1,4 МЛН
YAXYE ABDIQADIR & IKRAN MAXABE BOGA IYO LAABTA ISKALAAJI SHOW DJIBOUTI
10:20
Ugbaad Aragsan Feat. Yaxye Abdiqadir - Laba Laba [Official Video]
3:31
NIMCO MIGIL ABIDKAY KUMAAN NICIN OFFICIAL AUDIO 2022
6:38
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 707 М.
ABDIAZIZ ISKILAAJI|CARAFO|TRUE STORY|OFFICIAL VIDEO 2024
6:39
Kaarshe Production
Рет қаралды 591 М.
Yahye Abdoulkader |  HEES MASHUP 2024
5:18
Geeska-Production
Рет қаралды 665 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 280 М.
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 4,7 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 1,5 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 104 МЛН