No video

MAXAMED DAYAX - XASUUSAHA MADOOW OFFICIAL VIDEO 2024

  Рет қаралды 1,716,915

Waqal WStudío

Waqal WStudío

8 ай бұрын

Ereyada - Gulled Raygal
Laxanka - Bakal Cirro
Music - Ayuub Haarun
Director - Yonez Crown
Camera& Editing- Yonez crown
Special Thanks
Social Coffe - Massala
Production - Afro Furinle Waqal

Пікірлер: 940
@WaqalStudio
@WaqalStudio 8 ай бұрын
Mudo badan xidhiidhkaan wadneen beernay midhihiisa Marxabiyo anoo huray jacayl mug iyo miisaan leh Misna kuu wacnaa bad tagtee meeyay wacadkeeni? Maxaa iga danbeeyoo ku helay waa mid igu wayne? Nolol aad ka maqan tahay ileen malaha xiisayne Milyan jeer ka badan ruux ku tabay baan maslaxayaaye Mar hadaad i daysood macaan iga foganayso tolow yaa xasuusahan madoow iiga tiri maanka? Markaan adiga kuu baahanaad iga mashquushaaye Milgihiyo wanaagaan mudnaa maad i wada siine Manaad furin fariimahaan in badan meesha ku dhigayee Bal maxaa qof iga maarmi kara igu mataaneeyay Muhashada xasuuste leh dareen muudhka igu baahay Murugada wajiga saaraan iyo madi ahaantayda Inkastoon muquunshoon is idhi yaanay wada muuqan Ma qarsoomo dhaawaca qalbiga meel fog kagayaale Kama maagin hadalkaaga iyo mudan codkaagiiye Mashaqiyo dagaal nama dhex marin maan ku badin ciile Maalin qudha cidlay kaaga tagi sooma dhigan meele Malihiyo sidaad doorataa muran dhex1 yaalaa
@nuurshenr
@nuurshenr 8 ай бұрын
Best song Maxamed Dayax Keep song mtn
@hibocumar6296
@hibocumar6296 7 ай бұрын
P❤
@NashadTigerofficial
@NashadTigerofficial 7 ай бұрын
Cajiiib cajiib Song🔥❤️🎧
@studiodollar2763
@studiodollar2763 7 ай бұрын
Heesta miyaa Layga sameeyay😢😢
@haniilkacaz7164
@haniilkacaz7164 7 ай бұрын
🤒😮
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 8 ай бұрын
Duni dan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢
@naemamohamed2941
@naemamohamed2941 8 ай бұрын
scw scw scw scw
@UpdillahiUpdirizak-rg9vz
@UpdillahiUpdirizak-rg9vz 7 ай бұрын
We know scw
@iscoshariifchannel9533
@iscoshariifchannel9533 6 ай бұрын
scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Adban kuu jeclahy Nabigii illahayow (NNKH)❤❤❤❤❤❤❤
@guy60396
@guy60396 5 ай бұрын
Scw scw
@KingXamaadaOfficial
@KingXamaadaOfficial 4 ай бұрын
Scw Scw
@user-qc5jd6dn2y
@user-qc5jd6dn2y 7 ай бұрын
Heesuhu waxay ka hadlaan dhaawaca qalpiga lkn qur aanku wuxuu ka hadlaa dawada qalpiga❤
@salmamaxamud6202
@salmamaxamud6202 5 ай бұрын
Wa run wlhi😢❤
@HusseinDahir-jr7xy
@HusseinDahir-jr7xy 4 ай бұрын
Maxaa ku keenay meelaha heesaha marka adiga neefow
@abdillahiyare7674
@abdillahiyare7674 3 ай бұрын
Haa Waa xaqiiq balse qalbiga meel baa u bidhbidhaysa saaxiib😂.
@mustafebashezidane841
@mustafebashezidane841 2 ай бұрын
Waxaqiiq
@user-dp3cl8sc1l
@user-dp3cl8sc1l 8 ай бұрын
Waxn salmaya qof wlbo dhawac qalbika ka yal😢😢😢😢
@AwoAbdirizak
@AwoAbdirizak 5 ай бұрын
Wan ka qaday😢
@user-ku4zj9gg1l
@user-ku4zj9gg1l 5 ай бұрын
Waan ka qaaday 😢
@user-zk1ib2xd4z
@user-zk1ib2xd4z 4 ай бұрын
Wn kaqady😭😭😭😭😭
@user-mm7ks7bd4z
@user-mm7ks7bd4z 4 ай бұрын
😢😢😢
@XamdaCali-kv2wy
@XamdaCali-kv2wy 2 ай бұрын
Ka qaadeyy🥺👋
@MohaN_lyrics
@MohaN_lyrics 8 ай бұрын
Ankuwada salino nabigeeni maxamed scw ❤❤
@Yaxyehebelka13
@Yaxyehebelka13 8 ай бұрын
Scw 😢
@user-sv5gs6sc6k
@user-sv5gs6sc6k 8 ай бұрын
Scw scw scw ❤
@khadrahajihassan-vs2gs
@khadrahajihassan-vs2gs 8 ай бұрын
Scw wllo nabiga hadhex kenin meel hees kabaxayso
@user-se4mj4xp7t
@user-se4mj4xp7t 8 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@Cabdiraxmaanisaxag
@Cabdiraxmaanisaxag 7 ай бұрын
Scw scw scw
@fardowsamatan6113
@fardowsamatan6113 4 ай бұрын
Qof kaa tashada waa inaad ka tashataa . Qof qof ka dul baxay malahan ogow biniadam inaad isku xirta waa dhibaata iyo dulmi aaad naftaada ka galeyso . Waryaa soco qabeyso ooy salaad tuko seexo ama wareeg aad waad ka bugsooni xanuunka hada ku haaye . Is adkey qof aan kala jecleen hadii aad nooshaha iyo hadii aad dhimatay naftaada hau duleynin. Talo hooyanino oo kaaga timid Hooyo kifaax❤.
@user-ml1es1uc7m
@user-ml1es1uc7m 3 ай бұрын
Sax wlhi midas aminsanhy lkn jcaylka kugu qasbaya inad murugooto
@user-ml1es1uc7m
@user-ml1es1uc7m 3 ай бұрын
Sax wlhi midas aminsanhy lkn jcaylka kugu qasbaya inad murugooto
@user-ml1es1uc7m
@user-ml1es1uc7m 3 ай бұрын
Sax wlhi midas aminsanhy lkn jcaylka kugu qasbaya inad murugooto
@Nimconuurmohamed94Nimcuush
@Nimconuurmohamed94Nimcuush 2 ай бұрын
Sax waye mcny Wan qadany samirka allah ino adkeyo aniga io inta ila mid ka ah I.a❤
@FarhyaQuen
@FarhyaQuen 8 ай бұрын
Ankuwada salino xabiibkeena muxamed scw scw 😢😊
@cadceedmediapro6142
@cadceedmediapro6142 8 ай бұрын
Aynu kuwada salino xabiibkeena Nabi mohamed SCW SCW 🎉❤❤❤❤
@user-pg3ok4hz4v
@user-pg3ok4hz4v 7 ай бұрын
Scw scw scw ❤❤❤❤😢😢😢😢😢
@AmazedBywacan
@AmazedBywacan 5 ай бұрын
Scw
@AxmedCabdirisaq1111
@AxmedCabdirisaq1111 2 ай бұрын
Scw
@biibshe28
@biibshe28 7 ай бұрын
Heestaan manta oo taariikhdu tahay Monday 11/12/2023 Waxaan dhagaystay in kabadan 23 jeer waxaana udhagaystay murugo ani ihayso darteed wxaan rabaa inaan qoraalkan dib u akhristo marka aan sooxasuusto dhibkaas insha alaah waxaan rajaynayaa inaan markle oo arintaydu iihagaagto inaa dib udhagaysto Hadii alle idmo insha allaah😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@sharmakemudug8343
@sharmakemudug8343 7 ай бұрын
Sorry zxp iska ilow zxp
@nimcohodanmohamed247
@nimcohodanmohamed247 7 ай бұрын
Maqarsoomo dhaawaca qalbiga meel fog kagayaale 😭😭
@user-oj3wh7kp6q
@user-oj3wh7kp6q 6 ай бұрын
Rabi Haku Booga Dhayo Wllo O Murugada Haka Qaado
@shuceybbiibaaye1229
@shuceybbiibaaye1229 6 ай бұрын
Rabbi Riyadada Hakuu Rumeeyo wll in sha Allah 🤲🤲🤲
@salmamaxamud6202
@salmamaxamud6202 5 ай бұрын
Sorry wll😢 waad guleysan I.a🤲
@Hibaaqdeeqa
@Hibaaqdeeqa 3 ай бұрын
Heestan dadyoowga cidlada lagaga tagay bilaa sabab ayay qusaysaa 😭xaaladaa wka baxay Anigu finally qof idareemi kara qiimaha naftayda garanaya ayaan haysta Alhamdulillah 😭❤️🫂🫶🏽(18/4/2024 Insha alllah anoo qofkaa wanaaag helay ayaan kusoo laaban doonaa heestan
@Muhibomalapo1234
@Muhibomalapo1234 3 ай бұрын
😊❤
@m.hannad_6709
@m.hannad_6709 7 ай бұрын
Heestani wakhtigeedi ayay timid, 2020-2023 xidhiidh dhinac qudhac ahaa oo soo gababoobay. Alx waan ka noolahay.
@AasiyaMaxamed-ce5cn
@AasiyaMaxamed-ce5cn 8 ай бұрын
Murugada wajiga saaran iyo madi ahaantahayda inkastoon muquunshoon is idhi yaanay waxad muuqan 😢ma qarsoomo dhaawaca qalpiga meel fog kaga yaaale jcylow aabaha wasa heesta waxad modaa aniga inaya toos iga hadalayso ilhayow qalpiga iiga saar qofkaas waad I aragtaaaye😭😭💔💔💔😊
@sawdaibrhin300
@sawdaibrhin300 7 ай бұрын
Sory qli alle kuwii saan inanabady qalbiyada ha inoga masxo 😢
@MaxamedFarax-ey4xs
@MaxamedFarax-ey4xs 7 ай бұрын
Ale qalbiga hagu qabo jiyo zxb dhaca kuso Garay na cashar kaqado
@Abdifataaxdable5daqiiqo
@Abdifataaxdable5daqiiqo 4 ай бұрын
Aaamiin
@user-ik2hm7gn4y
@user-ik2hm7gn4y 3 ай бұрын
Amiin wllshen
@BakarBullet
@BakarBullet Ай бұрын
😂
@ayandhalad101
@ayandhalad101 Ай бұрын
jecelka waa xanuunka 😢 hada xaladan ku suganahay bay ka hadalaysaa heestani xidhiidh 4yers no socoday anigu waxab ku sameenin ba layga aamusay xata qoralkayga lagam so jawabay qalbiga aad iyo aad ban cidhiidh ugu dareemayaa 😭😭😭 6/29/2024 20:26pm😢
@TheReal_Man
@TheReal_Man 17 күн бұрын
Anigaba sidoo kale
@ayandhalad101
@ayandhalad101 16 күн бұрын
😢😢 sorry ​@@TheReal_Man
@user-bi8km4qw8n
@user-bi8km4qw8n 7 ай бұрын
Maxamed Alta maxamed bk maxamed maame maxamed dayax maxamed is always maxamed 😘❤️ maqarsoomo dhaawaca qalbiga meel fog kaga yalee
@mrmo6096
@mrmo6096 4 ай бұрын
Maxamed Mooge Maxaamed Kuluc Maxamed Tubeec Maxamed waligaa haka shakiyin
@faadumocabdi6014
@faadumocabdi6014 5 ай бұрын
Waxanu is barany Gabadh 2020 waxan iska baranay alada facbok waxan aha ardey dhigta fasalka fo 2 Waxan iga soo qabaty haben gabadh facbok wa u jwp muda wada lahadlaynay waxan u so bandhigty jaceyl marka ano aqon shaqsiyadeeda wey iga aqbashay gabadhi aad ba isku si baranay waxan marka laha xidhidh jaceyl waaka yara dhici jiray madama oo an gabadh la hadlo balse gabadhi waxay iga kensaty jaceyl waaka waregay gabadhan la hadli jiray oo ayadi baa ku batey waxay ahyd ruux akhlaq baban walhi waxan u qaadey daren dhaba waxan ka dhigty laxadkey ama dadka ruuxa igu qaalisan anigu waxan joogey magalada Garoowe ayada wey tagty waxana loo warejiyay jabuuti iyo ayayded marki la gaaadhey 2022 dhamadkedi waxan ku arkey is badal say ii danay jirty oo yaraty mar kasta xata hadan daaho ayada isu wici jirty waa weydiyay maxa kugu dhacay ku dhahay waxba igu do kubty ana waxan noqdey dhibane siyay ruuxdii qof kale hadii la iga qaldan yahay ana qaladka isi saari jiray sey iga dheran balse waxa aan noqdey qof daba socda qof aan rabin waxan Go.ansaday in aan ka dheeraado naftuba marbey Go.daa 12./11;/2023 haben talada ah baan Go.ansaday in aan tirtiro waxa xasusaha ah ee telka ku jira ayada ana farin dabe u qorin 😢 Waxa ka dheraday dadki oo dhan waxa ii bilowday ayamu murugo waxa khal khal galey soyalkeygi wax barasho waxan noqdey ruux buga balse aan boog lahyn Heestan waxan dhagaysanayay xaley 2. Hebenimo ano hoosta ka ilmeynaya Talow yaa xasusaha madow iga tira manka❤ Qofki aan mudneyn hasiin qulubtaada ❤😢
@asiaabdirzak6916
@asiaabdirzak6916 4 ай бұрын
Xirirkagi hore ada katag ayadana way ka tagtay sorry gabdhii hore dib ugu noqo
@Muhibomalapo1234
@Muhibomalapo1234 3 ай бұрын
Wax badan maku gaadhin wof baad ka tagtay adna waa lagaa tagay qaladkaagiih baa laguu saxay😢❤
@nadraabdirisaaq7104
@nadraabdirisaaq7104 2 ай бұрын
Nafsigi Hore Aya lagu tusayay ee gabdhi Hore radi😢
@yaasiincabdi-yp8hb
@yaasiincabdi-yp8hb 5 ай бұрын
Fr0M TikTok😢💔 Inta Kaso Racday Waan salaami
@najmomstf
@najmomstf 4 ай бұрын
Same😢
@axmedabdi2284
@axmedabdi2284 7 ай бұрын
What a song other level Erayo %100 Melody %100 Beat %100 Duubista edit %100 Codka %100 Woo hore fanaanka fanaaniinta eryan doona 2024 Maxamed dayax Hore usoco libx
@user-nq7je4yq8x
@user-nq7je4yq8x 7 ай бұрын
taliye dhiri kaliya kufican tahay😂
@armaankhadar7091
@armaankhadar7091 4 ай бұрын
Heestani waa hees weyn waxey ku fiicneyd fanaan weyn in loo dhiibo inkastoo fanaanka hada qaaday uu dhigay halkii laga rabay 🔥🔥
@maxmuudmahrez1238
@maxmuudmahrez1238 3 ай бұрын
Wuu keenayy lkn nimcaan hilaac iyo mursal muuse ku fiicneyd
@Muhibomalapo1234
@Muhibomalapo1234 3 ай бұрын
Wlh fanaankan fanaan kaga wacan ma u haayo
@himilohajihersi
@himilohajihersi 8 ай бұрын
Heesta uu hore uqaaday maxamed axmed bakaal ciro ee shilke sameeyey iyo heestani isku laxan mayihiin tolow.
@hamerstudioproduction8139
@hamerstudioproduction8139 8 ай бұрын
Tani hees way dhaaftay waxay taabanaysa qalpi yada naxariistu ka guurtay🥺 3 sano ka dip Hadad arkhirso ado murgusan qalpigana laga janiye postigaygan love isaar maanta Waa maalin Monday ah taarikhdu waa 11/12/2023
@apthilaahizmaan2111
@apthilaahizmaan2111 3 ай бұрын
😊
@LuulMuuse-u3m
@LuulMuuse-u3m 5 күн бұрын
1/8/2024. 💔
@MaslaxZare-ee9eu
@MaslaxZare-ee9eu 7 ай бұрын
Hess iyo bar waye Ana dhahahy iyo inta igu racsan❤❤
@IzmahanAydiid
@IzmahanAydiid 7 ай бұрын
Ax Qofana ha isku dayin inaad kagag ciyaarto qalbiga waa meesha ugu xun inaa layska taabto😢😢😢 dhalinyro ilaaliya qofka ku diran ee ku jecel Ilhow qalbi yaan dhaawcin kaygan la dhawcin
@Nimconuurmohamed94Nimcuush
@Nimconuurmohamed94Nimcuush 2 ай бұрын
Amiin abowe lkn somli SaaS ubadn Ani jacel dhan Wan iska dayae in aan leygo Tala galin Uma leya 😢
@Kaamila_75
@Kaamila_75 6 ай бұрын
Murugada wajiga saaran io madi ahaantyda in kaston mu’quunshon is idhi yaanay wada muuqan ma qarsoomo dhaawaca qalpiga meel fog kaga yaale 🥲💔
@fadximadar3323
@fadximadar3323 2 ай бұрын
Tolow yaa xasuusahan madow iga tiri maanka😢❤
@MuhanadOfficial-vd2dh
@MuhanadOfficial-vd2dh 19 күн бұрын
Jacaylku waa nolol markaad ledahay qof ku fahmaya balse markaad jecelato ruux dano gaar ah leh waa dhimasho Waxaan marayaa inaan waasho jacayl dartii Basle waxaan balaan qadayaa in aan diyaariyo heestaan mid lamida oo laxankeedi leh insha allah
@ABWAAN-SADAAM-CK
@ABWAAN-SADAAM-CK 6 ай бұрын
Ax waa qiso Dhab ah. Erayada guled raygal cawale 📖🖋 Laxanaka bakal ciro 🎤 Coodka macamed dayax 🎙 Music ayuub haruun 🎹🎸🎻🎺 WAA LAYABAY ❤🎉
@ZEYFI_70
@ZEYFI_70 8 ай бұрын
Mohamed Dayah Da'yar soo baxay💥 ERAYo qaLbi Taabad aH GuLed RaYgal💥 Laxan dab iyo hoLac ah Bakal ciro💥 Best Musicians A.Haarun Best Camiro Man Editing director YONIZ💥 Big Channel WAQAL STUDIO❤ WAY ADINKAA HADABA
@Ina_MOHamed1
@Ina_MOHamed1 5 ай бұрын
*Ma Qarsoomo Dhaawaca* _QalbiGa Meel FoG KaGa YaaLe_ 🥹💔
@user-gk6nl3sx2g
@user-gk6nl3sx2g 8 ай бұрын
Waligaa qof xiriir leh ma jeclaatay misna qofkaaas kuu muujiyo ixtiraam iyo soo dhaweyn adna inaad is celin weyso ma soo bandhigtay jaceyl kaaga haa iyo maya meel dhaxe ma laguu istaagay adigana jah wareer ma kugu dhacay markii toos loo ogaadayna jaceyl kaaga si yar si yar ma lagaagag mashquulay wlhi sanad kaan ma iloowi doono caashaq yahoow iska key daa plz maskaxdeyda buuqa iiga qaad😢😢
@janathirsi97
@janathirsi97 3 ай бұрын
I'm sorry wallhi waa xanuun jecelkaas camal
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 3 ай бұрын
Sidee ku aamintay qof qofkii xirirka uu la laha qiyaamay?
@Muhibomalapo1234
@Muhibomalapo1234 3 ай бұрын
Marka hore adaa qaldan ka helida iyo jaceylka kala fahan qof xirirri leh waad ka heli kartaa lkn waad ogthy inuu qof leeyahay oo waad is qabanaysaa markaa lkn qof qofkiisi hagaajin waayay oo qiyaamaya adi muxuu kuu soo wada wll imikana is badh qabo wali waad dhowdee dhibtaadu way yarthy is badh qabo hana isi siin qof aan jaceyl kaala dhexeyn😢❤🫂🫶🏻👑
@Marwaahmetttt
@Marwaahmetttt 3 ай бұрын
@@Muhibomalapo1234dhirigelisa labax wllo wa replygi lbaad aad qof kubooriso 😂❤😢
@taaajir7up77
@taaajir7up77 7 ай бұрын
date :14/dec/2023 time 12:30am wlhi caawa habeen iiga murugo badan ima soo Marin Bari waxa meher keedu dhacayaaye gabadhii aan aduunka ugu jeclaa heestan waligay ma ilaawi doono 😢😭🥺😭🚶💔xasuus 🥺
@imbashiir1825
@imbashiir1825 6 ай бұрын
Samir iyo niyada ood adkayso ayaan ku rajaynaya walal.
@Muhibomalapo1234
@Muhibomalapo1234 3 ай бұрын
Iska samir dhamow❤ wllkyoow waa iska aduunyee waxba kaa dhibi mayso intanyari waa cashar ad adayga laguugubarayee😢😭💔🫶🏻
@nuurmukhtaar9174
@nuurmukhtaar9174 2 ай бұрын
Alle qalpiga hakaaga reeepe insha allah waad ilaawi is adkeee wllo
@AmazedBywacan
@AmazedBywacan 2 ай бұрын
Waan ka xumahay ilahay qalbiga hakaaga reebo 😭
@anshaxaalin7281
@anshaxaalin7281 7 ай бұрын
Hees way dhaaftay wlhi tani , Ereyadu culusaa Oo dareen badma ❤ thank U Dayah.
@AxsaabCismaan
@AxsaabCismaan 7 ай бұрын
Taambuu😂
@anshaxaalin7281
@anshaxaalin7281 7 ай бұрын
@@AxsaabCismaan 😂 ku jira
@BisharMoha-bl1mx
@BisharMoha-bl1mx 5 ай бұрын
Tolow yaa xasuuusahan madadaw iiga tiri maanka 💔😢👌
@shankaaweis50
@shankaaweis50 4 ай бұрын
🥺💔💔
@qalabjaantube5438
@qalabjaantube5438 8 ай бұрын
Tolow yaa xasuusaha madaw Iiga tiri maanka❤ Hiboole alfaan Maxamed siciid maxamed dayax
@AmiinAk-xe7el
@AmiinAk-xe7el Ай бұрын
😢😢
@raymadayib6333
@raymadayib6333 5 ай бұрын
Ma qarsoomo dhawaca qalpiga meel fog kaga yaal 😢 10 February 2024😢 hij
@nuurmukhtaar9174
@nuurmukhtaar9174 2 ай бұрын
Is ilowsii intaan islahaa ayaaan naftaYydi ilaawaTy 😢
@xafidxariir214
@xafidxariir214 7 ай бұрын
13/12/2023 xaalka aaan kujiro ayay ka halysaa heeskani insha alh mar aan ka bogsaday Jcylkan ayan so boqondonaa 😢😭😭😭😭
@gacalhassan4183
@gacalhassan4183 7 ай бұрын
Wll hadii aad ka bogsatid iso sheeg Anna mid baa igu raagay o 3 sano ilaawi la ahay doonayaa inaan ka bogsado😢😢
@ibnu_ibnu_mursal9513
@ibnu_ibnu_mursal9513 5 ай бұрын
12/11/2023 😢mugdigan galay ayaan wali ku habaabsanhy😢
@inamaxamuud4339
@inamaxamuud4339 7 ай бұрын
Markaan adiga kuu baahanad iga mashquushaye milgihii iyo wanagaan mudnaa maad iwada siine😢 bal mxaa qof iga marmi kara igu mataneyayy 😢💔💔❤️‍🔥
@cadceedmediapro6142
@cadceedmediapro6142 8 ай бұрын
Aynu kuwada salino xabiibkeena Nabi mohamed SCW SCW ❤❤❤🎉🎉🎉
@xasancabdisoome4687
@xasancabdisoome4687 2 ай бұрын
milgihii iyo wanaagaan mudnaa maad iwada siine mana furin fariimahan in badan meesha soo dhigay bal maxaa qof iga maarmi kara igu mataaneyey 5/30/2024
@nusaybasaee7369
@nusaybasaee7369 5 ай бұрын
20 February 😢 Ramdaanta alle Nabad Hangu gaadhsiyo ma Qarsoomo Dhawaca Qalbiga Meel Fog Kaga Yaale
@safiyacabdi4605
@safiyacabdi4605 6 ай бұрын
Wilkan bari hore wad hadli jirnay aya igu idhih soo dhagaysoh wllhi marwalabah waa dhagaystah rabow isku kayah celih😢💔😫
@ubahmoahmed5620
@ubahmoahmed5620 8 ай бұрын
Ficnan Lahayda Hadi ay jiri lahayd tir tiro xasusaha qaar lagu tir tiro 😢 💔🥺 emotional Song 🎧😢
@SucdiAbdiaziz-co4hq
@SucdiAbdiaziz-co4hq 8 ай бұрын
Walhi benta mahan no dhacaan laheyda😢
@ubahmoahmed5620
@ubahmoahmed5620 7 ай бұрын
@@SucdiAbdiaziz-co4hq Lkn Wanan la helayn sow maha 😢
@hodanabdi6395
@hodanabdi6395 6 ай бұрын
Ce vrai 😢😢😢😢
@CiyaarPubg
@CiyaarPubg Ай бұрын
wu jira dear qlbigaga alle ku xir qof dartiina nftda ha u dhibaten mrwlbna noqo qofka sareyo ama laso radsho u will be shaxshax marwlbo😉
@Maslaxgoox
@Maslaxgoox 8 ай бұрын
Fanaankii 2024 Fanka hargiesa Loo xidhay Mohamed dayax Fanaan fanaan dhaafay Horay u soco big bro Fanku xoog maha
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 8 ай бұрын
Wow amazing song dayax Editing 🎥 🎞 💯 Duubista fantastic fire📸💯 🔥 Melody 💯 🔥 bakal ciro big legend Music 💯 🎶 ayub haruun waxbo lagaama qabo karo ninkan 🔥🎸💯🎻🎹🎼 intaa ka heesya like 👍 saar
@anuushwacays4883
@anuushwacays4883 8 ай бұрын
Hoogay waxani hees way dhaaftay 😢😫
@AhmedJabee-hs8gp
@AhmedJabee-hs8gp 4 ай бұрын
In ayay marasa😂
@xamseadan6392
@xamseadan6392 7 ай бұрын
Nolol aad ka maqan tahay ileen malaha xiisayne milyan jeer ka badan ruux ku tabay baan maslaxayaaye mar hadaad i daysood macan iga foganayso tolow yaa xasuusahan madow iiga tiri doona maanka🧠 💔😢
@Ayaan-sw1wr
@Ayaan-sw1wr 3 ай бұрын
Muddo Badan Xidhiidhkaan Wadnay Een beernay midhiihiisa Muxibiyo Anoo Kuhuray jacayl mugg iyo misaan leh baad tagtay meyey wacad keenii maxaa iga dan beyey oo ku helay waa mid igu wayne nolo aad kamaqantahy ileen malaha xisayne tolow ya xasuusaha maddow iga tiri maanka😢
@user-wi7jz2wt8s
@user-wi7jz2wt8s 8 ай бұрын
Heestan waxay soo baxday anoo xaladan hada uu heesta kawado jira😢😢😢😢
@samsamabdullah1763
@samsamabdullah1763 7 ай бұрын
Ax jcyl xanuun badan weye hesta any si gara iga hadlysaa wali xasuus igalisy ilhw qalbiga sidii hore igubceli😢
@Anshax_Music
@Anshax_Music 8 ай бұрын
maqarsoomo dhaawaca qalbiga meel fog kaga yaale💔💔
@mohamedalihassan6724
@mohamedalihassan6724 8 ай бұрын
Mudo badan Xidhiidhkan Wadne Beernay Midhihiisa😢😢😢😢 Muxubiyo Anoo ku Huray Jacayl Mug iyo miisan le 😢😢😢😢 Misna kuu wacnaa baa tagtaye mee wacadkeenii😢😢😢😢😢😢 Maxaa iga dambeeyo ku helay waaa mid igu wayne😢😢😢😢😢 Nolol ad ka maqan tahay ilayn Malaha xiisayne 😢😢😢😢😢 Milyan jeer ka badan ruux ku tabay Baan maslaxayaaye 😢😢😢😢😢 Mar hadaad idayso 😢😢😢😢😢 macan iga foganayso 😢😢😢😢 Toloow yaa xasuuusaha madow Iga tira maanka 😢😢😢😢😢😢😢
@user-nq7je4yq8x
@user-nq7je4yq8x 7 ай бұрын
hees dareen lah weye zxb😢
@cabdirisaaqmukhtaar1268
@cabdirisaaqmukhtaar1268 7 ай бұрын
😭
@najibburcawi8141
@najibburcawi8141 8 ай бұрын
Inta isku haysata iney heestan ka hadley like 🥺❤️‍🔥
@user-im4gd3gd6j
@user-im4gd3gd6j 7 ай бұрын
23/12/2023 heestuna xaladan ku jiro ka hadlaysa waxan rajaynaya Inshalh inan malin aan ka bogsoday xanuunka so bookhdo qoralkayga 😭💔 Muhashada xasuusta leh Muudhka igu baahay Muragada qalbiga saaran iyo madi ahantayda Inkaston muqurshon is idhi yanay wada muuqan Ma qarsoomo dhawaca qalbiga meel fog kaga yaala 😭😭😭💔
@abshirjibriil4559
@abshirjibriil4559 7 ай бұрын
❤cajiib waa hees qalbiyo badan taabanaysa runtii wxn dawany cawoy taariikhdu tahay 12/1/2024
@updirahmanmustaphe2009
@updirahmanmustaphe2009 8 ай бұрын
WaqaL studio wad na shiday bn ku idhi❤💯
@user-mm7ks7bd4z
@user-mm7ks7bd4z 4 ай бұрын
Nabiga kusaliya scw scw scw 😢😢❤🎉
@muniirmaanka9641
@muniirmaanka9641 4 ай бұрын
Tolow yaa xasuusa ha madow iga tira maanka💔😭🙆‍♂️
@KhadarHariir-wc4df
@KhadarHariir-wc4df 7 ай бұрын
The Best S0ng of 2024 touchin Heart❤
@abdishakurfuad6748
@abdishakurfuad6748 8 ай бұрын
Walaakay Maxamed Siciid Maxamed Shide Waxani Hees way Dhaaftay😔 Qalbiyada Badan ee la dhaawacay ayaad u hadshay💔
@AxsaabCismaan
@AxsaabCismaan 7 ай бұрын
Guuleed reygal baa leh erayada.😅
@akabdihassan3191
@akabdihassan3191 7 ай бұрын
Waan hubaa inay heestani millionka xidhayso😎
@gamgamsalonstyle2808
@gamgamsalonstyle2808 23 сағат бұрын
Waa Hees Qaan Gaadh Ah Hanbalyo
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 2 ай бұрын
Qoraalkan Waxaan Qorayaa ama Dhambaalkan aan iska reebayaa Habeen Taariikhdu ahayd 28-5-2024 Qoraalkan markaam Qorayey nafisaad baan dareemayey iyo waano ay iga tahay in aan lagu ciyaarin Qof ku aaminaY Qalbigiisa... Hadaan Ogaan Lahaa Wax walba Dhamaadkooda Run ahaantii Jacayl iyo baabkiisaba ma Galeen Run ahaantii Farxadaan inaY murugo ka danbayn doonto lkn way dhacdaY wax walba aan wayey u calaacali maaYo Hase ahaatee halkaas buu iga eeg yahay jacayl iyo afaarihiisa mideeda kale jacaylku sidiisaba waa kugu horee ama kugu danbee inaa ila dhadhamiso sidaan ugu kaliyeystay camal si aadan mar dambe qof qalbigiisa aadan u dhaawicin''.💔
@off2025
@off2025 7 ай бұрын
Tolow Yaa xasuusaha Madow iiga tiri Manka ? Waa Su'aal qofkasto qalbi jab dareemayaa is weydiinayo 💔
@Ahmednor7
@Ahmednor7 8 ай бұрын
Salute wllhi Boss, Maalin qudha cidley kaaga tegi, Sooma dhigan meelee😲😯
@xamsejiir5137
@xamsejiir5137 7 ай бұрын
Cajabay cajiib , guuleed raygal socotay saaxiiib .
@UbaxAxmadsalad
@UbaxAxmadsalad 3 ай бұрын
Heestani waa mid ani la iiqaaday sida aan isleyahay ruux nolol dhinackasto aan siiyey ixtiram wng barinimo ayaa meel cidla iiga tagay walibo xasusahii madowaa wali maanka ka dhex muqanaya allow qofkeyga iiga dhig mid ifahmi kara ixtiramkeygana 2jibaari doona insha allaah waxan aminsanahay inan ahay qof qadarta ku qanacsan mid ka qeyr badana an heli doono madama aan ahay ruux laqdabada neceb hesaha ma xiiseeyo lkn tan aney iga hadashay malintan malinteda insha allaah faraj qeyr qaba
@user-yw3ge9lt3z
@user-yw3ge9lt3z 3 ай бұрын
Wll niyada qeer usheeg😢
@cabdiqaniboss
@cabdiqaniboss 8 ай бұрын
Aaah! Dareenadani Inagu Badanaayeey😊💔
@AbdirahmaanDaahir-ko2jx
@AbdirahmaanDaahir-ko2jx 7 ай бұрын
Haa walaahi Guuleed Reygal qalbigii 💔 damqanayey buu haddana soo kiciyey show C/qaniyow ummad wada dhaawacan baynu nahay!
@nadarahmed9872
@nadarahmed9872 7 ай бұрын
Tolow yaaa xasuusaha madow iiga tiri maanka😊
@Abokorrrr
@Abokorrrr 8 ай бұрын
Gulled Raygal Ereyo Heer Sarre ah Ayuub Haruun❤️🫶🏻
@suldaanupthiali1325
@suldaanupthiali1325 2 ай бұрын
Haduunba ninka hees dhaxal gala loo dhiibay❤😮
@nosirohmed
@nosirohmed 8 ай бұрын
Heestan sidaan usugaayey🔥❤️
@Weriyeaxmed
@Weriyeaxmed 8 ай бұрын
Manaad furin fariimahaan In badan Meesha soo dhigaye 😢
@Abdiqaadir-kaahin4820
@Abdiqaadir-kaahin4820 8 ай бұрын
Guuleed Raygal cawaale. Waa Abwaan dhalinyaro ah. Oo sameeya Midho ku haboon quluubta mucaashaqiinta iyo kuwa ah qolfoof socota ee qalbiyada laga baxay.💔 Sidoo kale waa abwaankii sameeyay heesta "Qalbiga Ciyaal ha iska siin dheh"😪
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 7 ай бұрын
Maxamed dayax best song of year axyaa hees big legend
@abshiryaree
@abshiryaree 8 ай бұрын
Codka iyo erayada ayaan wax loo dhigo jirn 😮😮
@crixiinmaxamud3654
@crixiinmaxamud3654 8 ай бұрын
Maxamed Dayax amazing 😱
@feisalmowlidabdi3329
@feisalmowlidabdi3329 7 ай бұрын
Maxaa Qof iga maarmi kara igu mantaaneyay❤️‍🔥💔🖤😢Heess dareenkeeda wadataa💯
@mohamet_adam8442
@mohamet_adam8442 7 ай бұрын
Laxanka legend maxamed bakaal ciro nin wayn✋✋
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 8 ай бұрын
Tolow yaa xasuusaha Madow iiga tiri maanka.
@YTJ_CAROLE
@YTJ_CAROLE 8 ай бұрын
MAXAMED DAYAX 🔥🔥🔥
@jaamacfarxanfaandhe9152
@jaamacfarxanfaandhe9152 7 ай бұрын
Tolow yaa xasuusaha madow iiga tiri maanka hees iyo bar ❤
@Sakixaashi1
@Sakixaashi1 8 ай бұрын
Guuleed Raygal, abwaan dhe!
@haawoluul181
@haawoluul181 7 ай бұрын
Asaga ka dhigta qofkeyga mustaqbalka lkn asaga xagiisa inaa muhiim ka ahey ayn qaba lkn manta kaligey ahey walina waan jeclhy go,aana kama qadan karo Isaga marka waco ama fariin u dhaafo ima soo jwbo markasa is dhaha go,aan ka qaado lkn maalmo ka dib marku iso waca maba awooda inaa ku dhageysta oo wan farxa wana ka qabta😢😢😢😢Allow sida roon adaa oge qof ad adag iga dhig😪😭😢
@user-nq7je4yq8x
@user-nq7je4yq8x 7 ай бұрын
abaayo jacelkaga usheeg
@haawoluul181
@haawoluul181 7 ай бұрын
Qof cusub ma aha 3 sana wada socona
@Shadiyoahmed
@Shadiyoahmed 4 ай бұрын
Allha kuseyo oo calf haku daro aamiin qali
@Shadiyoahmed
@Shadiyoahmed 4 ай бұрын
Abaayo allah kusiyo
@khadiijohassan8454
@khadiijohassan8454 4 ай бұрын
Katasho abyo haduu kuhecelyhay marwadisa kadhigan lahaa sacan​@@haawoluul181
@abdirahmanali488
@abdirahmanali488 8 ай бұрын
Bal maxaa qof iga maarmi kara igu mataaneyay😢 BEST SONG🥰
@hassanburaaleabdi2795
@hassanburaaleabdi2795 8 ай бұрын
Waa xanuun caadi ah tani ee hees iyo midho lama odhan karo
@salmahussenaddow6260
@salmahussenaddow6260 7 ай бұрын
Wow hees iyo badh❤
@user-iz4ii5fs3v
@user-iz4ii5fs3v 8 ай бұрын
Sanadkan bili hi udanbeyay fananintu calaacal bay beer ka kaga si qaraceen😢
@hufaneabdirahman8955
@hufaneabdirahman8955 8 ай бұрын
Quluubtena ayy ogaden
@xaajikaash4574
@xaajikaash4574 7 ай бұрын
Iga gadan heestu 🎉
@ismailjamah1252
@ismailjamah1252 4 ай бұрын
Talaw yaa xasuusaha madaw iiga tiri maanka😢💔💔 24/03/2024 1:17 am habeen axada ramadan 14❤😊
@muniirjozeph
@muniirjozeph 2 ай бұрын
Ilaahow wan jecladay ee qalbigeeda iiso jeedi mxan meel walba kala soo haxay oo laso rafaday isma lahayn aayar kala dhaqaqasaab 😭💔
@user-dm4gz4yf9h
@user-dm4gz4yf9h 7 ай бұрын
The best song 100%😢😢
@samdaiid7712
@samdaiid7712 8 ай бұрын
Wllhi lxanka anoo eegin baan gartay inu ciro😂❤
@SharafMuna
@SharafMuna 4 ай бұрын
Yaa kuusii shegay
@MedAbdimidiya12
@MedAbdimidiya12 7 ай бұрын
Hesti aad baay ani iku socoda maxamad dayax the best song❤
@hodanabiib5299
@hodanabiib5299 4 ай бұрын
Wlhi manta w last qof dhintapa laga smra mse wpa qof kle . 🥺 4 apr 2024 .
@baahjomohammed5279
@baahjomohammed5279 4 ай бұрын
Qalbiga adkee 😢😢
@xushmocali5229
@xushmocali5229 7 ай бұрын
The best song ❤️
@gopzan_official
@gopzan_official 8 ай бұрын
Nolol aad ka maqanthy ma lahayn xiiseyne 💔🥺
@user-vc7og1ly2d
@user-vc7og1ly2d 8 ай бұрын
Muhiimadu waa laxanka iyo betka saran
@shabbacal-gaadeer
@shabbacal-gaadeer 8 ай бұрын
Baarka sare maxames dayax❤
@user-po2jg9kz3j
@user-po2jg9kz3j 8 ай бұрын
Hadda ayay ihysataa Xaladaan oo kale😢😢😢
@user-mm7ks7bd4z
@user-mm7ks7bd4z 4 ай бұрын
Anba😢😢😢
@nasiyaibrahim858
@nasiyaibrahim858 8 ай бұрын
Asc wll 🙏🏼fadlaan ii duceeya aniga iyo inta ubaad dhaliin 😢 ilahey aya ubaadka biixiiyo oo aminsanahay 🙏🏼 dhahktarki wuxu ii dhahay madhaleysi lakin ilahey madhihin 😢😢😢 ee fadlaan ducoo idiinka bahaanahay 😢😢😢 ii duceeya wllow
@minaa.3677
@minaa.3677 8 ай бұрын
Amiin hunno kula midd ayaa nahaay
@wariyexamari3160
@wariyexamari3160 7 ай бұрын
Dhalida ilaheey Haayo Insha Allah Waa Dhali Doonta Niyada Kheyr U Sheeg
@nasiyaibrahim858
@nasiyaibrahim858 7 ай бұрын
​@@minaa.3677 ilahow nugu arzaq awlaad khayrleh
@nasiyaibrahim858
@nasiyaibrahim858 7 ай бұрын
​@@wariyexamari3160Amin Amin ya ❤tks abyo
@MaxamedFarax-ey4xs
@MaxamedFarax-ey4xs 7 ай бұрын
Ax😢 abaayo dhaqtarka ilmaha mabixiyo Ala bixiya asagana kusiina labo mid same ducadana badi sadaqadana badi ale wukusina markaas❤
@maxamedcadnaanxaajiraage2465
@maxamedcadnaanxaajiraage2465 7 ай бұрын
Heestan waxan dhagaysta 15/ 12/2023 waaa hees qalbigayga saamayn ku yeeLan donta💔🎙
@khadarhajjiahmed
@khadarhajjiahmed 7 ай бұрын
maxamed bakaal cirro heestiisii xasuusahaad kaga tagtay qalbiga ayuu u laxan eekaysiiyeye heestana
MAXAMED DAYAX - HAY DARDAAR WERIN OFFICIAL VIDEO 2024
6:09
Waqal WStudío
Рет қаралды 49 М.
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 1,6 МЛН
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 29 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 9 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 69 МЛН
AMIIN YARE - RIYO BEEN AH OFFICIAL VIDEO 2024
5:44
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,4 МЛН
YAXYE ABDIQADIR - NASIIB XUMO - OFFICIAL VIDEO 2023
6:38
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,3 МЛН
SAALAX SANAAG-ISMAAN DHAAF-OFFICIAL VIDEO 2023
5:09
Saalah Sanaag
Рет қаралды 12 МЛН
MAXAMED MAAME - JACEYLADA WAALIDA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
6:20
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
SAALAX SANAAG | WAXAN BOQORKA WEYDISTAA -OFFCIAL MUSIC VIDEO 2023
5:43
MUSTAFE KANTE 2024 | QALBI KULA MIDOOBO HAWEEEN | HEES CUSUB
5:01
M.DAYAX QOFBAA DUNIDII NACSIISEY HEES CUSUB 2022
4:09
Digaale Music
Рет қаралды 116 М.
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45