kuwa comments ku dawarsada quraanka iyo nabi maxamed scw inay ku helan like meel laga heesayo ,,,aya i nacsiiyey inan comments akhriyo
@shankaroonland74803 жыл бұрын
Xaqiiq waakaa wax garadkii. nabigeena suuban csws kun jeer baynu ku saliyi ilaahayba naxariistiisa iyo janooyinkiisa dibjir liketii ka magansan mayno waaba shirk doqoniimo dhaafay waxoodu thanks wllo kaligay baa ismoodayay inaan commentka u nacay dawarsatooyinka iimaanka la'
@husseinhandule3 жыл бұрын
@@shankaroonland7480 mahad sanid walal ,,waxgarad ayad tahay,,illahay khayr haku siiyo,,ingu heesaha wan dhageysta lkn meel laga heesayo ilama qumana in quraanka iyo nabi mohamed scw like lagu dawasado,,,, SHANKAROON MAHAD SANID MILLION TIMES YOU ARE THE ONE