YURUB GEENYO" YUUSKANA ADAY BARAY QIIRADA HEES JACAYL AH XUSUUSTII KHADRA DAAHIR

  Рет қаралды 418,733

Somali New Entertainment

Somali New Entertainment

3 жыл бұрын

YURUB GEENYO" YUUSKANA ADAY BARAY QIIRADA HEES JACAYL AH XUSUUSTII KHADRA DAAHIR
The song is a tribute to Somalia's best love song. and it is the memory of the singer "Khadra Dahir" and produced by the early 1980's.
Artist voice: Yurub Geenyo
Released on: 2021-AUG-18
Lyrics writer song:
Adigaan ku yaadshaa Ku yaboohiyaa weli
Yuuskana adaa i baray Yablas-ciille igu riday
Adiguna yaqiintii Qalbigeenii wada yiil Yeelahaad u goysee
Xageebuu yabaal Kaaga yeedhayoo
U yahoonsan tahay Iga yaabsatee
Adigaan ku yeeshoo Kuna yeelan waayoo
Adiguna yahuuntii Yacaygeedii dumisaye
Anna waxaan yaxoobaa Weli yuururaa meel
Shimbiruhu ka yaaceen
Halkeebuu yabaal Kaaga yeedhayoo
U yahuunsantahay Iga yaabsataye
#yurubgeenyo

Пікірлер: 104
@noorhanmohmud6882
@noorhanmohmud6882 3 жыл бұрын
khadra daahir ayad noo badashay sowtu raxma
@jaamac8072
@jaamac8072 2 жыл бұрын
Asc
@jaamac8072
@jaamac8072 2 жыл бұрын
Wll
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 2 жыл бұрын
Taasa xaqiiqa Bedalki khadra Daahir Cige
@Mohamedharedabdil
@Mohamedharedabdil 2 жыл бұрын
99998998909889999880i98889999
@MaGuuraanChannel
@MaGuuraanChannel 2 жыл бұрын
Aad Yeelaha U Goy'say Ereyada heesaha in loo saxo ayaa haboon fanaaniintan danbe Maraa waaxid music wacan baa loo tumay Ereygaa mooyee Yurub Geenyo halkeeda ayay dhigtay
@GouledfarahdaherChaufeurdebusd
@GouledfarahdaherChaufeurdebusd 5 ай бұрын
❤ya salaam yurubay aniga kuunol quruxeey halkanjoogay dheera Maruun jabuuti iigukaalay
@Ayanle13
@Ayanle13 6 ай бұрын
Sawtu Raxma👌 Khadra Daahir Halkeedii baad dhigtay✊
@udgon6223
@udgon6223 2 жыл бұрын
Yurub geenyo wadka yara dhacday intas aad ledahay ayadaha ugosaysee waxay sax kutahay (aad yelaha ugoysee)
@hamsedigin3398
@hamsedigin3398 2 жыл бұрын
Khadra daahir ta maantu waa yurub mohmed wlhi alle hanoo dhaafo
@malmo4235
@malmo4235 2 жыл бұрын
Ana waxaa yaxoobaa well yuuraraa meelay shimbirihu kayaaceen wow her vocal control is crazy 😍❤️😍
@kawsarabdulahi1925
@kawsarabdulahi1925 2 жыл бұрын
Yurub waa gabadha Soomaali ugu cod macaan🥰❤️💞🌹🌷💐🌾🌺🌸🌼🌻
@SomaliNewEntertainment
@SomaliNewEntertainment 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@kawsarabdulahi1925
@kawsarabdulahi1925 2 жыл бұрын
Adaa mudan walaal 👍🏽
@ikrannur8086
@ikrannur8086 5 ай бұрын
I agree 💯
@abdikaafimohamed5265
@abdikaafimohamed5265 3 жыл бұрын
Ax ax yaa cod yurub Mohamed abdi geenyo ❤❤👋
@rashidahmed8794
@rashidahmed8794 7 ай бұрын
My all time favourite.
@abdirisaqyasiin2924
@abdirisaqyasiin2924 2 жыл бұрын
Yurub maxamed abdi geenyo fanaanada kaliya an taagero buuxda uhayo nolow intay nololi jirto.💚❤
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Aamiin
@yusufjama8819
@yusufjama8819 Жыл бұрын
Asc yurub waan ku salaamayaa marka hore mar labaad xasuustii khadra daahair ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiyo amiin thank yurub best yusuf jama UK Birmingham
@FADSO
@FADSO 3 жыл бұрын
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN
@abdikaafimohamed5265
@abdikaafimohamed5265 3 жыл бұрын
Ok bro
@abdirazakahmedhussein1148
@abdirazakahmedhussein1148 9 ай бұрын
Insha Alh ❤
@FADSO
@FADSO 9 ай бұрын
@@abdirazakahmedhussein1148 Waa markii aan yeraa😅 waxba ka aqoon youtubka
@user-mp2zl4sv6m
@user-mp2zl4sv6m 8 ай бұрын
Yurubey sawdigan erayadii heesta kufsaday walaal maxaad tihi adigaan ku (yeeshaa❌) (yeeshoo✔) ku yaboohiyaa wali yuuskana adaa (Ibaray❌) (Ibaday✔) (yuclasiir❌) (yablays-ciila✔) igu riday heestu waa adigaan ku yeeshoo ku yaboohiya weli yuuskana aday baday yablays ciila igu riday baydka danbena erayada qaarbay qaladay
@AliAhmad-lk3cp
@AliAhmad-lk3cp 2 жыл бұрын
Yucla seer waaxay bal yaa idhaamoo ii turjuma amaba iisaxa kolba yuclaseer ban moday iney tidhi hasa yeshe qadro waxan ka mawli jiray adigaan ku yaadshaa ku yaboohiyaa wali yuuskana ada ibaray yablas ciile igu riday hadanan qaldaneyn
@MuhammadAhmed-ny8vq
@MuhammadAhmed-ny8vq 2 жыл бұрын
Fanaanada aan aad u jeclahay yurub geenyo 😍😍😍
@cadbiraxmangabayre4099
@cadbiraxmangabayre4099 2 жыл бұрын
Masha Allah yuruub geenyo cod macaan afkaaga malaab lagu qabaay Allah maasha allah
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 2 жыл бұрын
Xusuustii khadra dahir cige allah yaraxma raaximiin 3 dii July ayay hargaysa ku geeriyootay eebe wayne naxariistiisa ha ugu dambi dhaafo Heeso xusuus leh ayay nooga tagtay
@SomaliNewEntertainment
@SomaliNewEntertainment 2 жыл бұрын
29 june 2022 bay ahayd
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 Жыл бұрын
@@SomaliNewEntertainment haa halmaan hadal kuma jiro mahadsanid mudane
@abdirahman2145
@abdirahman2145 2 жыл бұрын
Iconically she is literally great viva hbdy khadra
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 2 жыл бұрын
khadar dahir ada so labeya inad hesahedi so qado wa ku saxan tahay sotu tahma😍
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 3 жыл бұрын
Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo Bedalki khadra daahir cige
@farduusfarax7678
@farduusfarax7678 2 жыл бұрын
Yurub geenyo cod iyo quruh
@mohabdi4912
@mohabdi4912 2 жыл бұрын
Ala geenyooy hees macan ayaa noo qaaday
@FarahdahirDahir
@FarahdahirDahir 2 жыл бұрын
Remember malmixi wacna back 2014 ayn xesaxedaa dageysan jiraay forward ever genyoo
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 2 жыл бұрын
Xagee buu yabaal kaaga yeedhayoo u yahuunsantahay👍
@umulkheirabshirmohamed4544
@umulkheirabshirmohamed4544 2 жыл бұрын
Allah yaraxma 🤲🥺 adigan ku yeesho kuna yeelan waayey💔😑
@SomaliNewEntertainment
@SomaliNewEntertainment 2 жыл бұрын
Alle ha naxariisto. Insha allah bedel khayr qaba
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Khadra daahir bay halkeedii dhigtay
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 жыл бұрын
يرب جينيو فنانه تستحق كل الحب والتقدير
@faadumocapdulaahi8864
@faadumocapdulaahi8864 2 жыл бұрын
Boqortoyo
@qaddafimohammed5776
@qaddafimohammed5776 Жыл бұрын
sh's better than khadra .May Alllah grant her the highest his paradise .
@m.hassenamin701
@m.hassenamin701 2 жыл бұрын
Yurub geenyo Sawtul Raxma Longlife
@saamimohamedshariif8009
@saamimohamedshariif8009 2 жыл бұрын
Cod naxariis leh dareena ku beraya sowtu raxma❤
@munaabdi42
@munaabdi42 2 жыл бұрын
mashallah woow
@mohamedabdinoorabdirahman7061
@mohamedabdinoorabdirahman7061 3 жыл бұрын
Booskii khadro Dahir Ayaad Nooga Jirtaa Yurub Abdi Sow turaxma
@SomaliNewEntertainment
@SomaliNewEntertainment 3 жыл бұрын
Mahadsanid Mohamed abdinoor
@motrailblazer2234
@motrailblazer2234 2 жыл бұрын
masha’allah she got fit! malaha gym bay isladhacday Yurub. good job wll!
@cabdirahamanfanka9992
@cabdirahamanfanka9992 2 жыл бұрын
Waxkale sotul raxma guleyso masha alaah
@abdirahman2145
@abdirahman2145 2 жыл бұрын
This kool song 🎧
@nzsomalitv3775
@nzsomalitv3775 2 жыл бұрын
Yurub geenyo best
@newgenerationstudents3434
@newgenerationstudents3434 2 жыл бұрын
Xasuustii khadra daahir💔
@MohamedAli-yn8ui
@MohamedAli-yn8ui 2 жыл бұрын
Aayadaha maaha waa YEELO(WAXAA LA YIDHAAHDAA XADHKAHA LAGA SAMEEYO SARTA XOOLAHA
@abdiwahidaadan1101
@abdiwahidaadan1101 2 жыл бұрын
M.a yurub geenyo horay usocoo ban kulenahay
@monanattstad8594
@monanattstad8594 2 жыл бұрын
Waay ku yaartaye haasta
@naimaahmed9848
@naimaahmed9848 2 жыл бұрын
Kalmdu aad bay u wada qaldanyin badnka heesta midheheda lagu qada mar hadad dadki laha ka xoogyso
@abdiabdi4468
@abdiabdi4468 2 жыл бұрын
Ax ax ax 🎉🎉🎉🌺🌺🌺🥰🥰🥰
@abdirahmansheekh5525
@abdirahmansheekh5525 3 жыл бұрын
Boqorada codka yurub Mohamed abdi geenyada duriyada walee booskii khadra daahir cige waad noo buuxisay guulayso
@jaamac8072
@jaamac8072 2 жыл бұрын
Asc wll
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Gabadhan waa talent inaba caadi maaha
@kafiasaidhassan1173
@kafiasaidhassan1173 Жыл бұрын
Adiga kuyahshaa wayo waxad yelaty seuyabohinee waba yelaty haqaldan hesta
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 2 жыл бұрын
A amazing sawta raxma what a song.
@abdiqani4748
@abdiqani4748 2 жыл бұрын
Ok
@sabinashablin1238
@sabinashablin1238 2 жыл бұрын
Mashallah 🥰 elegance and class 🙌🏽
@abdirahmanwehliye368
@abdirahmanwehliye368 Жыл бұрын
ereyada waxba qaldan
@jallam
@jallam 2 жыл бұрын
Aad yeelaha u goysee not aayadaha u goysee Yurub geenyo sowtu raxma❤
@aboudidier1145
@aboudidier1145 2 жыл бұрын
Boqorada cala calka is back
@suleqajacfar2957
@suleqajacfar2957 3 жыл бұрын
Caadi maahan
@bintiali7327
@bintiali7327 3 жыл бұрын
Fist muqisho
@SomaliNewEntertainment
@SomaliNewEntertainment 3 жыл бұрын
Mahadsanid umu hamda
@hajimohammedabdishakuur1927
@hajimohammedabdishakuur1927 2 жыл бұрын
Wadada iga leeho
@cabdifitaaxmacalinwacdi3279
@cabdifitaaxmacalinwacdi3279 2 жыл бұрын
Sowtul raxma
@mustafemohahmed4519
@mustafemohahmed4519 2 жыл бұрын
Aayadaha maha wa ( yeelaha) Wa xadhig lagu xidho marka awrka ( ratiga) la heeryaynayo
@SomaliNewEntertainment
@SomaliNewEntertainment 2 жыл бұрын
Mahdsanid mustafa
@abdeeqmahdi7133
@abdeeqmahdi7133 2 жыл бұрын
Messiga Heesaha weeyi Yurub Maxamed Cabdi.
@khaalidbashiirukun1261
@khaalidbashiirukun1261 Жыл бұрын
@Ragiihore
@Ragiihore 3 жыл бұрын
Music ma digaalaa tumay wali barashuu ku jiraaye
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 3 жыл бұрын
Geenyo is back
@jawahirosman5557
@jawahirosman5557 2 жыл бұрын
Waayo Waayo Khadra daahir
@ahmedyaasin967
@ahmedyaasin967 3 жыл бұрын
Lkn halkaaz sow ma moodid inay Aayadaha leedahay Waxa weeyaan Ayeelaha waa xadhko Awrta lagu xidho marka laguuraayo ama dhaanka
@calihor2102
@calihor2102 3 жыл бұрын
Aad yeelaha ugaysee weeye aayadaha maaha iska sax
@jablibaax
@jablibaax 3 жыл бұрын
Heesta muusigedi lama saarin muusig laxan kale dhawaaqiisa le baa saaran 🤨 Xusuustii hooyadii jacaylkii khadra daahir cige Erayadii: xasan ganay
@abdiradhiidmaxamedxboy7217
@abdiradhiidmaxamedxboy7217 2 жыл бұрын
Codka way haysaaye music ka yarqaldan
@aaminosalad6042
@aaminosalad6042 2 жыл бұрын
Welcome back sister ❤🌹
@SomaliNewEntertainment
@SomaliNewEntertainment 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@cabdiaziizesiise3267
@cabdiaziizesiise3267 3 жыл бұрын
Calalcalka oo dhami wuu idhadhama😑
@shamsaahmed408
@shamsaahmed408 2 жыл бұрын
Waa qiiro .
@naimaahmed9848
@naimaahmed9848 2 жыл бұрын
Same to you wlhi hh heesa calaalcka aad ban u jecly
@hannifomar6894
@hannifomar6894 3 жыл бұрын
Hibada Ebe lama qariyo eeee boqorada codka inay tahay mar horan qorii lkn musiga iyo laxan waay kalasocda
@SomaliNewEntertainment
@SomaliNewEntertainment 2 жыл бұрын
Mahadsanid hannif
@fin5823
@fin5823 3 жыл бұрын
Siday barigii xamar utagtay dabkiiba kadhacay
@choukriali1710
@choukriali1710 3 жыл бұрын
Kkkk wey cowryeen
@aarameeyhussein8800
@aarameeyhussein8800 3 жыл бұрын
Sxb download ka fur noh mahadsanid
@SomaliNewEntertainment
@SomaliNewEntertainment 2 жыл бұрын
Mahadsanid hassan wu furan yahay
@aarameeyhussein8800
@aarameeyhussein8800 2 жыл бұрын
@@SomaliNewEntertainment waa diyaar mahadsanid libaax
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Waar ninka videoga duubey wax duubis xumaa.
@Qiimochannel
@Qiimochannel 3 жыл бұрын
Hesta music lagaga ciyaray 🤣🤣🤣
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Qimo tube, Aad iyo aad, kaligey baan ismoodayey leyla arag.🤔
@hothoadam2597
@hothoadam2597 3 жыл бұрын
the camera quality is so bad
@abdikaderaden4396
@abdikaderaden4396 2 жыл бұрын
Erayadu waa qalad tolaay kkkk Maxay tidhi kkk yuclas maaha , waa Yablas ciile " Means dhaqaqa macalaa Isla sii hadal weeyi
YURUB GEENYO HEESTA QAAMUUSKA KUWII GALAYNU NAHAY HARGEISA LIVE SHOW 2023
7:23
Somali New Entertainment
Рет қаралды 874 М.
Yurub Geenyo|  Shabeel | Xasuustii Xasan Aadan Iyo Khadra Dahir
7:54
Fahmo Official
Рет қаралды 664 М.
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 5 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 18 МЛН
YURUB GEENYO" ASAAGA ADAAN KUU ILMEEYA - HEES CUSUB 2024
8:15
Somali New Entertainment
Рет қаралды 32 М.
YURUB GEENYO HEES XASUUSTII KHADRA DAAHIR HIDO DHAWR SHOW
5:00
Digaale Music
Рет қаралды 2,1 МЛН
Yurub Geenyo | Wayrax | Xusuustii Sahra Axmed AHU
8:10
Hoyga Fanka
Рет қаралды 972 М.
YURUB GEENYO / CUDURKA KAAGALA FARDAHA 2021
7:44
AHMED UBAH MUSIC
Рет қаралды 1,4 МЛН
YURUB GEENYO" MAXAN RACDADA RAFAAD U MUTAY HEES CUSUB 2024
5:18
Somali New Entertainment
Рет қаралды 2,9 М.
YURUB GEENYO QALBIGA RABADHKA LIVE SHOW 2018 HD
5:21
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,5 МЛН
YURUB GEENYO | WAXDHINTAA KA SAMIRTA |SHOWGII YURUB GEENYO NAIROBI 2024
7:03
ABUU AFNAAN PRODUCTION
Рет қаралды 322 М.
NIMCO DAGAN" HADII AANAN BALAAYOOY - XUSUUSTII KHADRA DAAHIR - OFFICIAL VIDEO
9:58
Somali New Entertainment
Рет қаралды 32 М.
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 379 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 12 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 15 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 904 М.