YURUB GEENYO INTAN USHUB DHIIG LAHAA LIVE SHOW YURUB GEENYO BEERTA LIBAAXA 2018 HD

  Рет қаралды 785,348

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

6 жыл бұрын

YURUB GEENYO
INTAAN U SHUB DHIIG LAHAA
LIVE SHOW HARGEISA BEERTA LIBAAXA

Пікірлер: 206
@apdirizack7960
@apdirizack7960 3 ай бұрын
27 ramdan😮 2024 inta iga dampyzayy like ta😊
@NajmaasadNajuu
@NajmaasadNajuu 2 ай бұрын
2024/5/1 🎉
@axmedabdi2235
@axmedabdi2235 18 күн бұрын
2024​/ 6/24@@NajmaasadNajuu
@Soonioyaa
@Soonioyaa Ай бұрын
6/5/2024 ayuu ifuray waliba anoo jecel rabana inaan gurigeyga dhaqdo lknse waa aduunyi waxaaan wadan doona wax barashadeyda in kastoo habeeno badan soo ooyoyey lknse i.a adaaa oohinta ku dambeyn doona waxaan fidiyowgaan usoo laaban dooona markaa nolosheyda is badalo badan ay marto waliba anoonan kala jecleeen inaaan maalin aaan ahaa xaaskiisa asana sixun igula dhaqmay waliba asigoo ii calaan calaacalaayo i.a I can't wait
@maymuunabdurahmaan1356
@maymuunabdurahmaan1356 19 күн бұрын
Walal guuleyso waxbarshada heer ka gaar inshallah isaga oohinta ku danbeya
@Marwaahmetttt
@Marwaahmetttt 17 күн бұрын
Sorry wllo nolol wey danbeysa dhexda xidho waxbaro 😢😢
@nafisailyas4176
@nafisailyas4176 12 күн бұрын
Insh alle malintaa farxad hakugu gaadhsiiyo qliyey😢
@MO10.
@MO10. 10 ай бұрын
Intaan ushub dhiig lahaa Dhan sii dacar mad laahyd Intaan kudhowoow laha Miyaad ka dhaqaaq lahayd Intaan kadhamee lahaaa Miyaad udhamee lahayd Intaan dhiso aqal laaha Miyaad dhabar jabi lahayd Intaan ka dhamee lahaa Miyaad u dhamee lahayd intaan dhiso aqal lahaa miyaad dhabar jabi lahayd Mudan islaha way hadhaydo Niyada waad dhaawacdee Hadaan kugu dhaadan jirey Xiisuhu ka dhamaa qalbiga 😢❤
@ShaymaCabdiMaxamed
@ShaymaCabdiMaxamed 7 ай бұрын
Aniigo jeceel ayaan go Aan saday iin Aan ka fogaado 14/12/2023😢 ma Aqaano saan ku ilaawi doono plz Alle waxaan ka baryey iin Naxariistiisa Aan ilaawo 😢 oon ka bogsado jaceelka. 😢 waan ku jeclaa plz wakhtigaa ii ka diiyay. Mcn iina sheekh maxamuud
@JiijocaliWinkey
@JiijocaliWinkey 6 ай бұрын
inta dawaneysa heestaan 2024
@user-ke6dy5vh7q
@user-ke6dy5vh7q 5 ай бұрын
☝🏻😂
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 4 ай бұрын
Anigaa 😮😢😢😢😢😢
@farhiyaomar1769
@farhiyaomar1769 Ай бұрын
​@u😅😅😅😅😅😅😊😅😊😊k😊😅😊åjjk😊😊😅😊k😊😊l😊7😊æjjo😊kk😊😊j9ser-ke6dy5vh7q
@farhiyaomar1769
@farhiyaomar1769 Ай бұрын
P99p9
@haliimoelmi640
@haliimoelmi640 Жыл бұрын
Heestaan wxaan wada dhageysan jirnay gawar sxp wda eheen wqtigii schoolka xliga break tamka adban uwada jeclehn sxp mariam mahad cabi ifka iigu nolow sxp👸🏼❤
@najmudinrashid
@najmudinrashid Жыл бұрын
🎉😢😊😊😊😊😊😊😊
@marwafaatax5156
@marwafaatax5156 6 ай бұрын
Imikan aniga iyo saxinaday ba dhegesana waliba iskuulka❤❤
@abdirashidaliizgowemohamed9315
@abdirashidaliizgowemohamed9315 Жыл бұрын
👀Ax Sorry sorry😭 inta bukaan u ah jaceel ka,😭 oona soo gaarey dhawaciisa💔 Dhabtii waad kaboksoon doontaan. And wishing u best of luck❤️🙏 09/11/2022
@kawsaraadan4254
@kawsaraadan4254 8 ай бұрын
l.a😢
@ahmedisse9165
@ahmedisse9165 7 ай бұрын
Muusiggaan ma aha gacantii Ahmed weli Furinle , ee waa SAYIDII CALI WINKEEY ,labadoodaba waa LEGENDS , maashaa allaah laakiin muusigga noocaan ah waa saydii cali winked , waxaadna ka garan kartaaisku DRUM ma garaacaan-isku xarig ma aha marka la eego xarkaha Organka
@cabdiqanibaarud8979
@cabdiqanibaarud8979 3 ай бұрын
Ya ila dhagaysanaya 2024
@AYeeYadedjecel2021
@AYeeYadedjecel2021 4 ай бұрын
Wxn dhagaysanaYa hapeen Saturday 24/2/2024 anigoo qalbi xnuun saaid dareemay jaceylow ya kaga dacwooda 💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭
@hajiabdulah5946
@hajiabdulah5946 4 жыл бұрын
Waan jeclahay Yurub Geenyo Qurax illaah wu ku maneestay iyo codba Maasha allaah wa Fanaan jirta
@maryamoyusufey9812
@maryamoyusufey9812 Жыл бұрын
🎉 we f 😊r I’m my BFF ku xljlk😅kt😅lYo o Crazy kl
@yaxyexasan7335
@yaxyexasan7335 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭waxaan ahay arday dhigta jaamacad waxaan aaad u jeclaa gabar sidoo kale ayadana way ijecleed ma kasaayo waxaa dhaxdeena ka dhacaayo waxaan wada soconay 3 sano oo kamila mudo 8 bil ah waxaan wadnay dagaal isbuuc isbuuc ah oo joogto ah lkn aniga hada go aan ayaan qaatay lkn waxaan dareemee qalbi jab wayn 😭😭😭😭💔💔💔💔😭💔😭😭😭
@faizaabdi3673
@faizaabdi3673 Жыл бұрын
😢😢😢 kula mid ahy💔🥺
@yaxyexasan7335
@yaxyexasan7335 Жыл бұрын
Sidoo kale abaayo
@MahamedCabdilahi-dt9dt
@MahamedCabdilahi-dt9dt 11 ай бұрын
Sorey
@sulupo8535
@sulupo8535 7 ай бұрын
@@faizaabdi3673😢❤ wllo
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 4 ай бұрын
Walhi dhawaca wa xanunu
@asmamohamud8136
@asmamohamud8136 Жыл бұрын
Heestan waxn dhagysanaya marki iigu HoraysaY 2022 Manta aniga tik tok dawanya ayn arky marsn Soo radiyay Ileen markasta Heesaha waa La dareen dhagystaaYe hada wxn la daren ahy Heestn Xasuus INTAAN LA DHAMEE LAHA MIYAD UDHAME LAHYD💔
@cabdiodayduqah1480
@cabdiodayduqah1480 Жыл бұрын
Haduu wda jirkii lumay wakhtigiyo dharaaruhu kala weecad keenan wiilkuu calafki da,baday wehel kaaga dhigay run wligaa la noolow wdar ubada kla hela Waa heesa noloshyada xasuusaha ku le Ma jiro qof la dhawacaa aduuna huduu jirna wxa la dhaacwaa wa qofka qlpai wnaagsan ee daacda aha alle ayaan ka baryaa ruux nolol qurux bdan aan la qaato iina noqda wehelka kaliya ee aan ka leeyahay aduunka plse wali ma helin qofkaa alle ha igu simo qof aan is fahano 😪😪😪
@Xmk32
@Xmk32 Ай бұрын
Intan dhiso aqal laha miyad dhabar jabi lahayd😭😭😭😭💔💔
@jciltireh2911
@jciltireh2911 Жыл бұрын
Bukaanadii cashaqoow dhakhtarkii idin dapiipilahapa isagiipa pastiiya😢❤
@Aftahino
@Aftahino 23 күн бұрын
Cajiib Wxan Xasuustay heestii khadra ee ahayd Ruuxaad u lahatayoo Kugu laaday ba'anaa
@laxawmiaofficial6800
@laxawmiaofficial6800 2 жыл бұрын
Intaan uzhub dhiig lahaa dhansii dacar maad lahayd💔💔💔🥺🥺🥺 qalbi wax jeclaaday oo hadana guul darayztay walina aanu ka bixin qofku jeclaaday uunbay boogo dhayaysaa heeskani 💔💔🥺🥺 hadaan kugu dhaadan jiray xiizuhu ka dhamaa qalbiga Zaw waxaan ilaw izleeyahayba yurub ima xazuuzizo💔 caku🥺🥺
@farxiiyaxuseen6977
@farxiiyaxuseen6977 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@laxawmiaofficial6800
@laxawmiaofficial6800 Жыл бұрын
@@farxiiyaxuseen6977 🥺🥺🥺
@Rahma-mahamoud
@Rahma-mahamoud 10 ай бұрын
intaan ushub dhiig lahaa dhansii dacarr maad lahayd 7/9/23😭😭💔
@aliabdi9306
@aliabdi9306 Жыл бұрын
These song is so amasing one becouse i remamber these song for difficult time between me and my gril fraind at that time iwas so young it means for university student of third year graduate class of frist degree
@abdullahiayoub5631
@abdullahiayoub5631 6 жыл бұрын
Yurub geenyo Farastii fanaka Somalida i Love you my sister💘💘💘💘 Germany meine Schwester ich liebe dich ich kann nicht leben ohne dich Schatz💚💚💚💚💚💚
@halimohazanhazanyusuf
@halimohazanhazanyusuf 7 ай бұрын
Sowtu raxmo yurub geenyo ❤❤ fananada aan jeclhy❤❤
@barkhadle_yare_123
@barkhadle_yare_123 3 күн бұрын
9/7/2024 inta iga danbaysa waan idin salamay
@saidfaisjama1992
@saidfaisjama1992 Жыл бұрын
Intaan ushub dhiig laha Dhan sii Dacar mad lahayd Intaan aqal dhisalaha Miyaad dhabar jabilahayd Intaan la dhamee lahaa Miyaad u dhamee lahayd Mudan way Islaha dhaydo Niyada waad dhawacde Hadaan kugu dhadan jiray Xiisuhu ka dhamaa qalbiga
@NastexoMustafe
@NastexoMustafe 24 күн бұрын
Waxaan dhagaysanayaa ?😢 Sanadka .2024 Bisha .19 /6/2024 Habeenka .arbaco Sacada .11:12 Wadanka .somalilnd Goobta .hargeisa ❤😢 Hadaan kugu dhadan jiray xiisihu ka dhamaa qalpiga❤😢❤😢
@PhatimaDagan
@PhatimaDagan Ай бұрын
Intaan haku dhaqo lahaa miyaa ku dheel dheel lahyd 💔🥺
@zumayomaxamed6443
@zumayomaxamed6443 9 ай бұрын
2023/9/25 Monday waligey lama kulmin qalpi jab kawayn kan mnta iheysta 💔😞
@nimcoaxmed5964
@nimcoaxmed5964 Жыл бұрын
Heestan anigay iga hadlaysa waxaan xasuusta in aan shaqo fiican haystay markaan xidhiidh la sameeyay nin kadib guur ayaan ku heshinay waxaan xasuusta aniguna fasax ayaan ka raadinyey goobtayfii shaqo isaguna naag kale ayuu qorshaysanyey imu sheegin waxna hal mar dabeecada ku aqaanay iska bedalay markaan arkay inuu gaabsaday aniguna qof aad ugu adag nafteeda ahaaye iska fasaxay waa 15 bishii shabcaan u qoray in cafis iga yahay noloshiisana uu raacdo hhhhh isla 26 shabcaan ayuu naagtu bartay u fadhiistay hhh intaan la dhamee lahaa miyaad u dhamee lahayd ala maxa naftayda ku maweeliyey noloshu kuma xumeyso aduun iyo aakhriba sidaa ii ciishay aadme kuma ciilo Awlaad baari ah raxmaanku hakugu deeqo wllo Qalbiga hablaha soomaliyeed halaga daayo dhaawacyada loo geysanayo 😭😭😭😭
@abdirashidaliizgowemohamed9315
@abdirashidaliizgowemohamed9315 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏🙏
@ajibarmustafehussein9730
@ajibarmustafehussein9730 Жыл бұрын
Wll sidaaad ucafiday eed ugu ducaysay alle adna hakuugarabgalo
@cabdiodayduqah1480
@cabdiodayduqah1480 Жыл бұрын
Haduu wda jirkii lumay wakhtigiyo dharaaruhu kala weecad keenan wiilkuu calafki da,baday wehel kaaga dhigay run wligaa la noolow wdar ubada kla hela Waa heesa noloshyada xasuusaha ku le Ma jiro qof la dhawacaa aduuna huduu jirna wxa la dhaacwaa wa qofka qlpai wnaagsan ee daacda aha alle ayaan ka baryaa ruux nolol qurux bdan aan la qaato iina noqda wehelka kaliya ee aan ka leeyahay aduunka plse wali ma helin qofkaa alle ha igu simo qof aan is fahano 😪😪😪
@maclinkayare
@maclinkayare Жыл бұрын
😢😢😢😢😢sorry
@awomohamed8864
@awomohamed8864 4 жыл бұрын
Intan dhiso aqal laha miyad dhabar jabi lahyd😭👊 2020 yurub kama daalo
@abdirashidaliizgowemohamed9315
@abdirashidaliizgowemohamed9315 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@cabdiodayduqah1480
@cabdiodayduqah1480 Жыл бұрын
Haduu wda jirkii lumay wakhtigiyo dharaaruhu kala weecad keenan wiilkuu calafki da,baday wehel kaaga dhigay run wligaa la noolow wdar ubada kla hela Waa heesa noloshyada xasuusaha ku le Ma jiro qof la dhawacaa aduuna huduu jirna wxa la dhaacwaa wa qofka qlpai wnaagsan ee daacda aha alle ayaan ka baryaa ruux nolol qurux bdan aan la qaato iina noqda wehelka kaliya ee aan ka leeyahay aduunka plse wali ma helin qofkaa alle ha igu simo qof aan is fahano 😪😪😪
@sadaqduran1058
@sadaqduran1058 10 ай бұрын
Intaan udhaga Nuglaa miyaad igu dhaga adkeyd 😭😭😭wlhi jaceyl waa xanun aan Daawa laheyd ilaa maad Qof kii aad jacleyd aad Heshee 😭😱😱😱😭😭😭
@yaasinali8980
@yaasinali8980 2 жыл бұрын
Heestan WY Itaabataa runtiii xanuun saa,id ah dareemaa markaan dhagaysto 😥
@ugaaskaguud961
@ugaaskaguud961 3 жыл бұрын
yurup huno noolow Fanaanad Umada Somaali Kuweyn😍
@ayaankaysegaraad387
@ayaankaysegaraad387 16 күн бұрын
Waxan dhagYsanaYa😢20224/6/26😢
@user-oe4jm3wv3b
@user-oe4jm3wv3b 6 ай бұрын
2024 l.a dib igu soo laban donaa
@ikranabdi3834
@ikranabdi3834 2 ай бұрын
Masoo laabtay qli
@abdirizaqistiila2410
@abdirizaqistiila2410 2 жыл бұрын
Hambalyo Geenyo..haddaad masrixiyaddii horumarisay.
@sucdiboolecabdul2482
@sucdiboolecabdul2482 Ай бұрын
Sowtu rahma❤
@Rumaan-pv8vr
@Rumaan-pv8vr 7 ай бұрын
Intaaa ladhame lahaa miyaad u dhame lahayd intaan dhiso aqal LaHaa miyaad dhabarjabi lahayd😢😢😢💔
@ambiyomaxamed6589
@ambiyomaxamed6589 Ай бұрын
Ax anigoo jacayl ayuu iga fogaadey oo waliba 5sano sugaayey 💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔😢😢😢😢😩😩😩😩😩
@ayanyusuf3332
@ayanyusuf3332 Ай бұрын
Xisuhu kadhama qalbiga 😢
@SalmaMed-en2bn
@SalmaMed-en2bn 4 ай бұрын
💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔😪
@bureeqaosmanali68
@bureeqaosmanali68 4 жыл бұрын
Heestan xusus gar ah igu ledahay walee wan qiroda markan dhagaysto😓😓😓😓😓😓😓😓
@cabdiodayduqah1480
@cabdiodayduqah1480 Жыл бұрын
Haduu wda jirkii lumay wakhtigiyo dharaaruhu kala weecad keenan wiilkuu calafki da,baday wehel kaaga dhigay run wligaa la noolow wdar ubada kla hela Waa heesa noloshyada xasuusaha ku le Ma jiro qof la dhawacaa aduuna huduu jirna wxa la dhaacwaa wa qofka qlpai wnaagsan ee daacda aha alle ayaan ka baryaa ruux nolol qurux bdan aan la qaato iina noqda wehelka kaliya ee aan ka leeyahay aduunka plse wali ma helin qofkaa alle ha igu simo qof aan is fahano 😪😪😪
@abdirisakfuad5922
@abdirisakfuad5922 2 жыл бұрын
Sawtu raxma yurub geenyo love❤
@asianmusic7808
@asianmusic7808 2 жыл бұрын
Heestan waxay iso xasuusisay wil aad ijeclaa anah aanan uso jeedin ,waxksta ayuu dartay usamayn jiray inyaro naxariisa ama kalagcylana wn uqaadi waayay ilaahay amarkiis ,inan iska fogeeyo maahe waxkle kuma fakari jirin isaguna inu baahidayda iyo dhibatoynka Ila qeybsado ayuu diyaar u ahaa wuxuu gaaray heer uu asxbtayda kudhoho mar dhow ayaan nolol sameysanayna blse maoga inanba niyad iyo qanacsnanba u hayn ,aniga marabin inan dhaawoco qalbigisa kaliyah wan kasocday mana awoodin inan dhoho kuma jcli waayo sadex sano ayuu mrkaas maraysay xirirkenu anigana dadkale ayaba lahaasawi jiray isagana sigooniyah ban utixgalin jiray waayo wiil wnsgsan buu ahaa,wuxu waa aduunye wuu ogaaday inanba jcyl yar xata u hayn qalbi jab iyo murugo farabadan kadip hada waa xaasle labo caruura leh,alle haisku daayo anah weli single ban ahay ilàaahy amarkis😁🔥♥️♥️♥️😊
@hipaaqabdi8470
@hipaaqabdi8470 Жыл бұрын
Abyo anigey igu dhacday sidaad hada kusameysay wiilka lkn aniga ciil kama qabo tagida la iga tagay lkn waxa kaliya aan la ilimeeyo dad baa dartii cadaw iigu noqday asagana cidlada buuw iigaga tagay😭💔😭💔😭😭😭😭😭😭😭😭
@AminaLuckyOfficial
@AminaLuckyOfficial Жыл бұрын
maxaad 3 sano u sheegaysay abaayo hadaadan u jeedin qofka sida looma galo
@Xaajidigaalemedia
@Xaajidigaalemedia Жыл бұрын
Dantaa dabar kugu xidhee dulqaad ulahaw nabsiga😳
@seadsenior1408
@seadsenior1408 Жыл бұрын
Sorry wlhy waan wada aqriyey qoraalkaga lkn wax wcn maad samyn 19 /11/2022
@ajibarmustafehussein9730
@ajibarmustafehussein9730 Жыл бұрын
Inkaartaa aad qaadatay adoo dayar lagama yaabo inay kaa hadho waayo nolosha qof darta udhibtooday waxka xuni majirto
@amiramohamed4872
@amiramohamed4872 Жыл бұрын
Inta u dhawow laha Miyad ka dhaqaq lahayd 😢🥺
@abdirashidaliizgowemohamed9315
@abdirashidaliizgowemohamed9315 Жыл бұрын
👀💔😭😭😭😭
@deeqaxmede7037
@deeqaxmede7037 Жыл бұрын
❤❤❤
@Queen25ytd
@Queen25ytd 6 күн бұрын
💔💔💔💔 😭😭😭
@ReemNur-st8sm
@ReemNur-st8sm 6 күн бұрын
💔
@petrisormarghitanu9979
@petrisormarghitanu9979 2 жыл бұрын
Jacaylkaygii 2013 baan xasuusta ilaa mnta jacayl kaas oo kle IMA so marin
@naimocabdirahiim
@naimocabdirahiim Күн бұрын
11/July/2024💔
@jamaadshiino5712
@jamaadshiino5712 Жыл бұрын
Maasha alaah yurub genyo ilahey haku xafdiyo wooooooooow
@salloadam298
@salloadam298 7 ай бұрын
Ilove music somali ilove you yurub genyo ❤
@abdi4316
@abdi4316 Жыл бұрын
Salute to the lagendery siidi cali winkey
@quendeeqa2930
@quendeeqa2930 9 ай бұрын
Hestiin qisadad waay i tabanyzaa 28/9/2023😢nabsigeyg wuu ku helyaa😢
@hamdacudon3937
@hamdacudon3937 Жыл бұрын
Intan u shuub dhiig laha dhansi dacar mad laheyd😭💔4/12/2022
@abdirashidaliizgowemohamed9315
@abdirashidaliizgowemohamed9315 Жыл бұрын
💔😭😭😭
@cabdiodayduqah1480
@cabdiodayduqah1480 Жыл бұрын
Haduu wda jirkii lumay wakhtigiyo dharaaruhu kala weecad keenan wiilkuu calafki da,baday wehel kaaga dhigay run wligaa la noolow wdar ubada kla hela Waa heesa noloshyada xasuusaha ku le Ma jiro qof la dhawacaa aduuna huduu jirna wxa la dhaacwaa wa qofka qlpai wnaagsan ee daacda aha alle ayaan ka baryaa ruux nolol qurux bdan aan la qaato iina noqda wehelka kaliya ee aan ka leeyahay aduunka plse wali ma helin qofkaa alle ha igu simo qof aan is fahano 😪😪😪
@sihaammaxamuud1057
@sihaammaxamuud1057 2 жыл бұрын
Meyd ka dhaqaq le hed🥺😌
@badriabdidahir
@badriabdidahir Жыл бұрын
Yurub.geeyo
@ZuhayrUpdikadir-kn6ji
@ZuhayrUpdikadir-kn6ji 4 ай бұрын
Anoo jecel ayaan ka fogaaday mudo 3 sano ayaan niyad jab la noolaa oo nolozhaydu geerida dhaantay lkn hadda alx waan kasoo kabtay niyadeydana dirqi ayaan ooga saaray
@cabdishakuurcumar761
@cabdishakuurcumar761 6 жыл бұрын
yurub g3nyo ❤
@amranhashim6049
@amranhashim6049 Жыл бұрын
Intaan ladhameey lahaa Miyaad udhameey laheyd😭
@nasiiali1331
@nasiiali1331 9 ай бұрын
I’m in love someone kala tagnay muda 1sano ka hor 😢 xiishu ka dhama waa qalbiga
@ubaxindhouroon3390
@ubaxindhouroon3390 6 жыл бұрын
Waaw mahadsanid wll 💚💛💗💜💓💕💖💟💞❤💙
@naadiyaaxmedbudul4794
@naadiyaaxmedbudul4794 4 жыл бұрын
Wow walee yurub wayku dadisay
@Amen-hd6yv
@Amen-hd6yv 5 ай бұрын
Sawtul raxma 2024❤
@hothoomer8314
@hothoomer8314 4 ай бұрын
Who is watching 2024😢
@user-rr8pt8cn6c
@user-rr8pt8cn6c Ай бұрын
16/5/2024
@CabdikarinElmi
@CabdikarinElmi 2 ай бұрын
😮❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤
@maxamedjeego4853
@maxamedjeego4853 4 ай бұрын
Cyprus😢😢😢😢😢😊
@naciimacabdi7363
@naciimacabdi7363 2 ай бұрын
2024 April 29 like intii hd la soo boqatey ❤😢
@iljano
@iljano 6 ай бұрын
Intan ushub dhiig lahaa❤❤❤❤
@matey7
@matey7 Жыл бұрын
Boqorada codka geenyo🙌🏾 09/07/23 13:03
@iqriiinamssmane318
@iqriiinamssmane318 Жыл бұрын
💔🥺intan dhisa aqal laha miyad dhabar jabi lahed🥺
@argsanyuusuf6821
@argsanyuusuf6821 Жыл бұрын
2023 ayab I heesta 😢
@BahjaDuraanElmi-vk3ed
@BahjaDuraanElmi-vk3ed Жыл бұрын
Intaan ku dhawow lahaa miyaad ka dhaqaaq laheyd!?.🥺
@zuleikhaahmed7220
@zuleikhaahmed7220 3 жыл бұрын
Saddest song i have ever heard!! 😢
@ahmedismail5671
@ahmedismail5671 2 жыл бұрын
U been through the same love situation, I guess. Tell me ur love story sis
@user-yy1ke3kc8k
@user-yy1ke3kc8k 22 күн бұрын
20 24😢😢😮
@sucdisucdi5005
@sucdisucdi5005 Жыл бұрын
Sidad I ciishay aadmi kuma ciilo😢🖤
@hooyomacaan1367
@hooyomacaan1367 2 жыл бұрын
Yaa salaaaam
@avvyahyesheikhmohamedimran330
@avvyahyesheikhmohamedimran330 Жыл бұрын
Intaan dhabta saar lahaa ladhuumo miyaad lahayd Intaan dhib u diid lahaa hadheelido miyad, Intaan u dhago lugaa miyaad igu dhaga adgeyd Intaan haku dhaqdho lahaa miyaad ku dheeldhel lahayd, Mudaan is islahaa hadhayo, niyada waad dhaawacdee hadaan kugu dhaadan jiray Xisuhu ka dhamaa qalbiga
@MixiyadinCilimistar-rl4hx
@MixiyadinCilimistar-rl4hx 3 ай бұрын
Best heestii qarniga
@FathiJicow-uy6ow
@FathiJicow-uy6ow 10 ай бұрын
Ax runtii said ayey iitabatay heestan💔😰
@emledaher9092
@emledaher9092 5 ай бұрын
❤Intaan u shut bhilg lahaa fhan sil❤❤❤
@MCX6244
@MCX6244 4 ай бұрын
Intaan ushub dhiig lahaa Waaye
@abokormaxamed6165
@abokormaxamed6165 Жыл бұрын
Wow amazing 😮
@UmalkhyrSaleeban
@UmalkhyrSaleeban 21 күн бұрын
😢😢😢😢
@saidfaisjama1992
@saidfaisjama1992 Жыл бұрын
Hadaan kugu dhadan jiray Xiisuhu ka dhama qalbiga
@user-hs4hq8pp6n
@user-hs4hq8pp6n 4 ай бұрын
Intaan udhawaw laha 😢ka dhaqaaq MD lhyd😢
@user-yy1ke3kc8k
@user-yy1ke3kc8k 22 күн бұрын
😢😢😢😢😢
@user-fx7ih6gi5l
@user-fx7ih6gi5l 7 ай бұрын
Beginning to 2024😢
@user-bx6mz1uw4n
@user-bx6mz1uw4n 11 ай бұрын
Wow Wow
@MixiyadinCilimistar-rl4hx
@MixiyadinCilimistar-rl4hx 3 ай бұрын
Hees igu qalya xusuus wacnaa
@saara795
@saara795 7 ай бұрын
Niyada dhaawacde 😥😭💔
@Yasminhussein151
@Yasminhussein151 8 ай бұрын
Miyad Dhame lahayd💔😭😭😭
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre 9 ай бұрын
Miyad U Dhame Lahayd😭💔
@RayaanQurux-re1uz
@RayaanQurux-re1uz 3 ай бұрын
💔💔
@yasirwowyaska477
@yasirwowyaska477 6 жыл бұрын
Initii ila hcl wixi laisku oga Sara hee nh
@MarwaancalifaaraxMarwaan-qi5ts
@MarwaancalifaaraxMarwaan-qi5ts 8 ай бұрын
Heesti waayaha
@Indhos
@Indhos 4 ай бұрын
Inta dhiso aqal lahaa miyaa ku dheldhheel lahayd niyada waad dhawacdee😭💔 heart burnt 🔥 17/2/2024
@xamsesaban3384
@xamsesaban3384 4 ай бұрын
Still 19/2/2024
@aechalove9709
@aechalove9709 Жыл бұрын
Yurub geenyo vs muna miski ya qatarsan ani tan 🎉
@amaaniyoabni196
@amaaniyoabni196 Жыл бұрын
Wooow yurub geenyo
@saidfaisjama1992
@saidfaisjama1992 Жыл бұрын
20/12/2022 memorable
@user-sh1lj6kg8w
@user-sh1lj6kg8w 5 ай бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️
@khalidyare
@khalidyare 10 ай бұрын
Axsan heee 😢
@maxamedcismaangaani5170
@maxamedcismaangaani5170 2 жыл бұрын
Asc
@mukhtarali8641
@mukhtarali8641 Жыл бұрын
Qof aan arki mudo dheer Ayan Ku xasusta Jan 3 2023 Malin Tuesday 23 0 4
@daresavage345
@daresavage345 9 ай бұрын
Hees iyo badh
yurub geenyo dharaartaad faraxsantahay ayey ana ii dhantahay 2017 hd
8:42
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,9 МЛН
YURUB GEENYO QALBIGA RABADHKA LIVE SHOW 2018 HD
5:21
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,3 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 25 МЛН
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 14 МЛН
YURUB GEENYO | ANA LAANTA UBAXA ADAA KUU LULAYAA
5:40
MOHAMED ABDI SHIRE
Рет қаралды 859 М.
YURUB GEENYO HEESTA QAAMUUSKA KUWII GALAYNU NAHAY HARGEISA LIVE SHOW 2023
7:23
Somali New Entertainment
Рет қаралды 772 М.
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
Yurub Geenyo XUJO Ereyadii Laabsaalax Happy New Year  Show 2015
5:30
Hawraar Music Production
Рет қаралды 6 МЛН
Yurub Geenyo Hees Cusub Niyada Ka Diyaar Garoow Lyrics 2018
6:17
ILKACASE LYRICS
Рет қаралды 2 МЛН
YURUB GEENYO HEES XASUUSTII KHADRA DAAHIR HIDO DHAWR SHOW
5:00
Digaale Music
Рет қаралды 2,1 МЛН
Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023
6:32
Hillaac Music
Рет қаралды 19 МЛН
Janona
4:09
Release - Topic
Рет қаралды 1,8 МЛН
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 9 МЛН
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 1,7 МЛН