YURUB WATAAS - KU CAAWI WAXAAD AWOODO

  Рет қаралды 14,209

Murtimaal show

Murtimaal show

4 жыл бұрын

Пікірлер: 125
@ksharif1564
@ksharif1564 4 жыл бұрын
Yurub waa lagu wada noolyahay adigana waad ku nooshahay, waana meel aad ka shaqeesan karid waxna ka baran kartid, wadankeena haduu hagaagsanaan lahaana waxnoo dhaama malaha. Balse wiilkaan isagaa xanuunsan allaha caafiyo inshallah amen. Boqolaalo baa sharci haysan balse xamilay nolosha, balse wiilkaan depression baa heesto, uu ka qaaday niyadjab fara badan allaha caawiyo inshallah amen
@fartunroble1219
@fartunroble1219 4 жыл бұрын
ASC walaalaha ka walaalsana walaalken waxa lo dhofiyay wadankeni somaliya alx wuu ku faraxsana wuuna diiday in sharci laala badi doono siida dartis walaalkeen sidu ku faraxsana ayaa loo yelay alx illahay inti cawisay iyo hooyadi somaliyed ee reer London ee gurigeda ku haysay intu joogay ee u danqatay illahay ajaar ha siiyo asna illahay wuxu ku farxo allaha ku siiyo wadankisa Aamiin ya allah
@farduuskalgacal5955
@farduuskalgacal5955 4 жыл бұрын
Markaad aragto inan rag oo hin ceshan wayay wa quus halki udanbaysay 😭😭😭😭Ya Allh ugargaar dhibkana ka dulqad
@fayrusmohamed699
@fayrusmohamed699 4 жыл бұрын
Nahooy somaliyaay Hurudoo qabiil qabiil isku dishoow aaway gabanadaadii difaacilaa dalkaakii aduun yadii taktay adidana intaad qabii laheed aaway gabanadaakii Difaaci lahaa Dalkaagii 😭😭😭😡🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😢😢😢
@nadaofficial3106
@nadaofficial3106 4 жыл бұрын
Ax subxaanaha illahy ha Ku caawiyo isagaa awood leh
@umuriham25
@umuriham25 4 жыл бұрын
😥 waa ka xumahy illahow inta dhibaateysan iyo anaga irsaaqada noo waasici
@firdowsahassan1527
@firdowsahassan1527 4 жыл бұрын
يامدبر دبر أمورنا لأحسن الحال
@fatximaxamed2389
@fatximaxamed2389 4 жыл бұрын
Wlh aduunka waa imtixaan ilahow umadeena ugargaar meelkaste somali ayaa ku dhibateesan oo kudayacan wiilkan uma eka wiil balwad leh lakiin qadarta ayaa ku dhacday ilahow dhibatada kasaar asaga iyo intii islama 😥😥
@idmahalbi2256
@idmahalbi2256 4 жыл бұрын
Wlh wan niyad jabay wana ka naxay wayo anigaba sidisa o kle ban ahay sharci soge kam ku nool mana aqan sida ey nolosho i wajihi donto mar walbo wan is motiya xanunka khurbaha yalo hdane samir ban ku joga yaa rabi no gar gar allow adiga ku tala sartay somalida khorbaha jogta isma cawiso ila in la kheeyliyo marki ey nafta kasi baxe ayey so kacan🤐🤐🤐
@nimcokeyse383
@nimcokeyse383 4 жыл бұрын
Asc Khadar Ilahay waxan ka baryeya in Ilahay Inanka u gargaro o Ilahay ka farxiyo ka dulqado dhibka iyo Ilahay wadnkisa si Nabada u celiya Amiin Amiin Amiin Yarabi
@shukrisharif8714
@shukrisharif8714 4 жыл бұрын
Waa Kuwaa Halyaaydii Somaliyeed💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😭😭
@dahaboabdi3922
@dahaboabdi3922 4 жыл бұрын
Ax yaa rabi u gargaar war somaliyeey is caawiya sidu ilahay idin caawiyo kan video ga ka duubaya wiilka wajigisa mu isna qariyo! ahay ah yurub nina wey so dhaweysa nina wey ku dheesha Wanan daremi kara dhibka ku haysta ilahayban kaga baryaya nolol barwaaqo leh oodku badhaadho
@naciimomahamed1520
@naciimomahamed1520 4 жыл бұрын
Allow ugargaar umada somaliaad
@jamadhashi4226
@jamadhashi4226 4 жыл бұрын
Ala ilaahoow ugargar adaa gargaraar lehe yaa rabi
@muhamedsaruur854
@muhamedsaruur854 4 жыл бұрын
Wilka may somalida uk jogto cawiso allow naxarista hanaga qadin asagana dhibka allaha dhef allaha ugu badalo😭😭😭
@taxriir
@taxriir 4 жыл бұрын
Yaa allah wiilasheenii somaliyeed meel kasta ku dhiban yihiin
@maryanmohamed7478
@maryanmohamed7478 4 жыл бұрын
Asc walayaal wiilkan cidi wax tareysa yanay cid kale wax ugu dhibin ee isaga toos ugu xawila telkisa iyo magaciisa wayo waxa jira dad aan ilshey ka baqeyn.
@UmuMohamed
@UmuMohamed 4 жыл бұрын
Wa ka xumahay dhibatada kugu dhacday Allaha ka dulqaado amiin InshaaAllah
@hooyomacaan6929
@hooyomacaan6929 4 жыл бұрын
Walahay inta uu maray la mid baan maray sidisokale alxamdulilah sorry wall walahy waan ku dareemaya qalbigaygana waxa ka arka wixi iso maray lkn ani hada meel kaam ah ban ka tirsanahy waxana raba inaan somaliya u noqdo insha alah qofki ay yurub naasibto ha joogo kii ay diido sida aniyo wilka wa ina iska noqona 😢😢😢😢😢😢😢😢
@fartuunhassan7662
@fartuunhassan7662 4 жыл бұрын
Insha allh wax qayr qaba ayaan kuurajaynayaa insha.allh
@haawaabdulqadir6644
@haawaabdulqadir6644 4 жыл бұрын
imanka qali qofkii kas iskudila wahelunaar waa wiil dhalinyaraa warun namanku nagy guursadaan waxbamareeeyaan wan isdilin warmaahan
@nuurtohassan8524
@nuurtohassan8524 4 жыл бұрын
😭😭😭😭Ax xanuun badanaa Alle haka saaro dhibka sidaasay wiilasheenii meel walba ugu dhibaataysan yihiin
@hibojaamac5277
@hibojaamac5277 4 жыл бұрын
Allaah haku caawiyo wll qaali
@munocaligurey1577
@munocaligurey1577 4 жыл бұрын
Alle hakuu gar gaaro wlle
@hoyoocadeycooking1
@hoyoocadeycooking1 4 жыл бұрын
Muno cadey isar subscribe sharaffey isoboqo abaya qaali
@suleekhaomar8221
@suleekhaomar8221 4 жыл бұрын
maskiin Illaahoow caawi😭😭
@haliimowaasuge8859
@haliimowaasuge8859 4 жыл бұрын
Haliimo
@sofiaaden4999
@sofiaaden4999 4 жыл бұрын
Qof cawiyo malawayay subxanalah😞😢😭😭
@badrishariif1089
@badrishariif1089 4 жыл бұрын
Walahi qalbiga ii jabay Allah kuu fudaydiyo hanigaga wall
@sacdiyabariise18
@sacdiyabariise18 4 жыл бұрын
Ya rabi ya Raxmaan ugargar walalken dowlada somaali waxan rajenaa iney ka so jawaabto dhibka muwadinkan haysto insha allah
@nasteexoinashaaciye7328
@nasteexoinashaaciye7328 4 жыл бұрын
Ilaahy haka dulqaado ummada soomaliyed dhibaatada
@haliimowaasuge8859
@haliimowaasuge8859 4 жыл бұрын
Ilaaheey waxaan uga baryayaa inoow ilaaheey usahlo wadankiisa
@shamsoqadan2587
@shamsoqadan2587 4 жыл бұрын
Ilaahay haku gargaaro yaa rabi
@hoyoocadeycooking1
@hoyoocadeycooking1 4 жыл бұрын
Shamso cadey isar subscribe sharaffey isoboqo abaya qaali
@azwaan-hussein
@azwaan-hussein 4 жыл бұрын
Waasaaaas mahad iskaga tag naftaaaaada ilahaybaaa kafara qaaada
@hodanali8159
@hodanali8159 4 жыл бұрын
Axax aaad ban uga murugoday illhay cawi
@ismahanita4
@ismahanita4 4 жыл бұрын
Dhulkaga hoyo wax ku dhama malahan allaha ku saqiro wll
@shukrisharif8714
@shukrisharif8714 4 жыл бұрын
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 4 жыл бұрын
wlahi aad bauooyay arabi alhayow ugarkar yarabi wlalyal hla cawiyo wa idin baryaya qof wlbo o diig somali kujiro😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@muqdishocadey3682
@muqdishocadey3682 4 жыл бұрын
😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭yaaaa Allaah ilaahow u garagar inta dhiban
@fatimamohamed2724
@fatimamohamed2724 4 жыл бұрын
Yaa allah walahi wan ilmeyay
@sacdiyohassanhussein5835
@sacdiyohassanhussein5835 4 жыл бұрын
allow walalka Somalia ah muslimka ugar kaar allw adaa awooda
@Khadro8796
@Khadro8796 4 жыл бұрын
Illaahey ha u gargaaro
@princesshoodo105
@princesshoodo105 4 жыл бұрын
Wadankii iskaga laabo walalo anba sidaas anoo gabar ah qurbo ugu silicsanahay waxa igu haya meshan waa samir wad ka bixiye 😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪
@mohamedmohamoudabdullahi4652
@mohamedmohamoudabdullahi4652 4 жыл бұрын
Walaalo halkee ayaad joogtaa inaan ku caawiyo ayan rabaa
@calansidacabdi5334
@calansidacabdi5334 4 жыл бұрын
Walaalo waad kabaxeysaa Insha Allah
@umalkhayrahmed1388
@umalkhayrahmed1388 4 жыл бұрын
Walaashey rabbi waxaan kaaga barayayaa waxaad ku faraxdo inaad hesho😢😢😢😢😢
@princesshoodo105
@princesshoodo105 4 жыл бұрын
@@mohamedmohamoudabdullahi4652 wadan eeshiya ku yaala joogaa abowe Qaxoonti ku yala
@princesshoodo105
@princesshoodo105 4 жыл бұрын
@@umalkhayrahmed1388 Aamiin Abayo 💋
@umuhamzaofficial2933
@umuhamzaofficial2933 4 жыл бұрын
Subxanallaah
@hiboayan4053
@hiboayan4053 4 жыл бұрын
Ala aduunyoy xalka bayey .anaga wax uhaysana in yurub inay lacagtaalo
@foosfiyoore382
@foosfiyoore382 4 жыл бұрын
Allow u saqir yaa Rabi
@sadia_844
@sadia_844 4 жыл бұрын
Reer UK ma waxay waayeen wiilka meel ayseexiyaan subxaana laah
@asiaabdullah9722
@asiaabdullah9722 4 жыл бұрын
Illow ugargr wlku Muslim ka wlhy wan oyey wll Alle hku caawiyo qurbo nolol mataalo wan ogn😰😰
@walirastaproduction5678
@walirastaproduction5678 4 жыл бұрын
Subxanallah wlhi wax ibnu aadan nimaa xitaa majidho
@fahmoabuukar3772
@fahmoabuukar3772 4 жыл бұрын
Alha u dhib yareeyo
@kaamilk8863
@kaamilk8863 4 жыл бұрын
Allaha caawiyo yaa rabi
@anisoelmi1459
@anisoelmi1459 4 жыл бұрын
Allaha udhib yareyo walalkey waa murugo
@xukunfaynus8834
@xukunfaynus8834 4 жыл бұрын
Allaha kaa kaa fiyo walal
@fardousahappy4674
@fardousahappy4674 4 жыл бұрын
Subxaanalaah ala ilaahyoow ka dul qaad dhibta miskiinka
@sumayoabdulkadir4615
@sumayoabdulkadir4615 4 жыл бұрын
Ale haka sara dhibka heysta wan ka xumahy Wllkey waxa ku dhacay wa qadar ale
@haboonhussein3529
@haboonhussein3529 4 жыл бұрын
Subxaan Allh ilahyow kadulqaad wlka dhibka haysta ilahyow kafarxi
@umalkhayrahmed1388
@umalkhayrahmed1388 4 жыл бұрын
Rabbi danbi dhaaf hakaaga dhigo intaada soo martey
@samamali4133
@samamali4133 4 жыл бұрын
Ilahow u gargaar ya rabi 😥😥
@umxassan4039
@umxassan4039 4 жыл бұрын
Ax ax meshi rag ku ooyi dhib yar MA yaalo allow dalkeyna no hagaaji
@hodansiciid4347
@hodansiciid4347 4 жыл бұрын
😭😭 biskin illahyo cawai
@fartuunfarahfarah4729
@fartuunfarahfarah4729 4 жыл бұрын
Soomaali way is caawin jirtee cudurka socda miyay ka baqeen wiilka meel uu seexdo maxay ugu waayeen ilaahow caawi
@hawoali9915
@hawoali9915 4 жыл бұрын
Oh
@ikraamabdi3375
@ikraamabdi3375 4 жыл бұрын
Wll ilhy meel ka qeer bdn ha ku siiyo
@muunacumar6055
@muunacumar6055 4 жыл бұрын
Allh haku sahlo wllo miskiin dhibka samir haka siiyo
@fahmoabuukar3772
@fahmoabuukar3772 4 жыл бұрын
Walalkey wan ka xumahay dhibka kugaaray
@umuamiin4954
@umuamiin4954 4 жыл бұрын
Yaa rabii ilhow ugargar
@munocaligurey1577
@munocaligurey1577 4 жыл бұрын
Qaarbaa wali raba inaan dhibkaas kusii jirno
@zuzujama9760
@zuzujama9760 4 жыл бұрын
Wllhi wax dhul keena dhama malaha
@xaliimoyusuf9452
@xaliimoyusuf9452 4 жыл бұрын
FARAJ KHAYR QABA ALLSHA KU FURO WALALJAY SOMALIYEDOW
@hodankayse9495
@hodankayse9495 4 жыл бұрын
Wllaw mid aan ku idhahdo Meeesha qarbaha waxaaa tala waa shaqo Nina irbada lama duro nin aaan daroogaysto ahayn Moooye Si sharf le u joooga meeesha oo shaqaysta niow Kadibna dalkiina wax ka soo qaabsada Naftiinana runta u sheeega
@ayansharafchannel2914
@ayansharafchannel2914 4 жыл бұрын
Walal markaa sharci leedahay waaye markaa lkn markaa sharci laheen waa dfhibaato
@abdiazizadanhasan1708
@abdiazizadanhasan1708 4 жыл бұрын
Away Somalidi wadanka jogay wx jira ma ahan
@umuabdirehman2079
@umuabdirehman2079 4 жыл бұрын
😭😭😭😭
@maskiintiiallemawalwasho726
@maskiintiiallemawalwasho726 4 жыл бұрын
Xanunka waxa daremi kara qof xaladan camal ah soo maray walalow qadarow alle haku xifdiye aan u istaagno oo xita min 10dolar alle haka dhigee yanaan la hagran inta wadankisa loo celinayo qofku gacan qabdi ayuu ubahanyahay runtii ani aad Ayan ula danqaday talyani ayan noloshas ano gabar ah kusoo jiray oo meel aan sexdo waaye habenba cid ayan baryi jiray😭😭😥😭😒😪😫
@safiawarsame7120
@safiawarsame7120 4 жыл бұрын
Ina nacali Cusri yusraa LAA waxaan ina Allaaha maxanaa Allxamdu li Alkaahi Calkaa kuli xaal
@umuriham25
@umuriham25 4 жыл бұрын
😭😭😭
@fahmaahmed6596
@fahmaahmed6596 4 жыл бұрын
Mahad shekeye walo ilahy haku bad badiyo 😭😭😭
@saynabalisaleban2904
@saynabalisaleban2904 4 жыл бұрын
Ax walaahay wan ilmeeyay . Ale miskiinka ha garab galo Taasay dadna jano moodyaan
@foosfiyoore382
@foosfiyoore382 4 жыл бұрын
xanun wlhi
@naimaqurux5973
@naimaqurux5973 4 жыл бұрын
Yarabiii u gargaraaar ax
@somali3000
@somali3000 4 жыл бұрын
Dawlad nimada waa taas dhibkeed in wiilasheena sidaas u dhiban yihiin aduunka caalamka ah
@cawaalemaxamedsheekhdoon5389
@cawaalemaxamedsheekhdoon5389 4 жыл бұрын
Baga
@asmiitoidirisiito4123
@asmiitoidirisiito4123 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@mohamedarashiid2203
@mohamedarashiid2203 4 жыл бұрын
Afrikay hurudo halyadaadii haadbaa cunaaya
@hamdiabukarmuhudin110
@hamdiabukarmuhudin110 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭
@nasibadansaleban2872
@nasibadansaleban2872 4 жыл бұрын
Hi
@umuhamzaofficial2933
@umuhamzaofficial2933 4 жыл бұрын
Nnkaan fb ban friend ku ahaan jirnay lkn waxan modayay inu nolol fcn ku nolaa ilahay ha u gargaray
@muhandizby1886
@muhandizby1886 4 жыл бұрын
Astaq firullah 😭🤣🤣🤣🤣
@cadeyare1843
@cadeyare1843 4 жыл бұрын
Istaqfurula wll mxaa kaa khaldan
@m3beauty679
@m3beauty679 4 жыл бұрын
Soomali is cuntooy wakaa dadkaagii Way oo way
@sawdadahabo7052
@sawdadahabo7052 4 жыл бұрын
Ax Ana dadka uyacaya yurub ayaad la yabaya allow u gargaaar
@hoyoocadeycooking1
@hoyoocadeycooking1 4 жыл бұрын
Sawda cadey isar subscribe sharaffey isoboqo abaya qaali
@shukrisharif8714
@shukrisharif8714 4 жыл бұрын
Shame On You Qabiil Shame On You Somalia Maryooleey😭😭😭😭😭😭😢😢😢😭😭😭😭😭
@sahalsaleban7328
@sahalsaleban7328 4 жыл бұрын
Dhulka hooyo wax dhama lawaa
@hibomohammed6069
@hibomohammed6069 4 жыл бұрын
Waddanki makusoo noqonkartaa ciiddaada iska imow ilaah baa irsaaqada baxshee
@dekoilmi3473
@dekoilmi3473 4 жыл бұрын
Sorry waan ka xumahay
@sahrayusuf422
@sahrayusuf422 4 жыл бұрын
Yurub faido malaha
@waqalhure3710
@waqalhure3710 4 жыл бұрын
Sorry wlh .
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 4 жыл бұрын
wlal qadar nambrk wa wacay mjiro nambrkan ayo leyhay hda hlikrto nambr sax ah wlalo soradi sian ucawino imdcyo nbrk shashda kuqran ☝️cdsi
@shukrimohamed2510
@shukrimohamed2510 4 жыл бұрын
Walaalo cabdi xafid kala xariiri fesbugiisa
@fartunroble1219
@fartunroble1219 4 жыл бұрын
ASC ALX walaalayal wilkaan anaga la hadalnay waa la xaliyay ariinkisi alx somalida UK 🇬🇧 aya ugurmaatay qasaatan hooyo somaliyed ayaa gurigeda gaysay lacagna waa lo aruursho waxa sii ficaan oo wanagleeh ula soo hadlay oo waxan u mahad ceeli MP somaliya xasaan cali khayre oo lasoo hadlay una balanqaday inu ariinkisa galayo hadaaba walaal khadar adigo raali ah walaalken wuxu u bahanyahay caawimo marki dalka lo wadaayo ee plz hadi ad ilaa soo xirir karto sii an ugu gar garno ila soo xirir fb email kan fartunos 4@ Hotmail.com plz insha allah
@shukrimohamed2510
@shukrimohamed2510 4 жыл бұрын
Ilaahay hakaa farxiyo walaalkeen waadnaga farxisay haday dhabtahay💐💐🥀🥀🥀🌺🌺💖💖🌹🌹🌹💯🥀🥀🌷💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐
@murtimaalshow
@murtimaalshow 4 жыл бұрын
Ok wll
@murtimaalshow
@murtimaalshow 4 жыл бұрын
Murtimal10@gmail.com kaas igala soo hadal thnks
@hibomaxamed5997
@hibomaxamed5997 4 жыл бұрын
#fartun Roble Wll hadu dhab yahay warkasi wa alxd Alle ha idinka abal mariyo inti unaxday wllken alle misanka xasnadka hawgu daro inta aan cidi ogeyne dhibna alle faraj haw furo idam alle wan uducaynyna dhamantod Mnsh allah weye hdi mahad ad cawisen
@suhuromar6988
@suhuromar6988 4 жыл бұрын
Alhamdulillah that's good news
@raxoosman4486
@raxoosman4486 4 жыл бұрын
Sorry wllkay waa kula daremaya
@saaraawad6504
@saaraawad6504 4 жыл бұрын
Ax sorry ilaahoow u gar gaar duco ayaan awoodaa
@jusstmony
@jusstmony 4 жыл бұрын
guys who are in england , help him wtf !!!
@5somalimedia3
@5somalimedia3 4 жыл бұрын
WALAL QALI GABDHO SOMALIYEDA NAHAY OO LATALIN IYO MADADAALAWA SAMEYO PLZ HADAA GAWAR TAHAY NASO BOOQO kzfaq.info/get/bejne/i5enm6yoprvWfWQ.html
@xayaadcabdi8601
@xayaadcabdi8601 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭
@hawoqaali9073
@hawoqaali9073 4 жыл бұрын
Ilahay ha u gargaaro wllo
@shukrisharif8714
@shukrisharif8714 4 жыл бұрын
Waa Kuwaa Halyaaydii Somaliyeed💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😭😭
@sumayoabdulkadir4615
@sumayoabdulkadir4615 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 40 МЛН
MEU IRMÃO FICOU FAMOSO
00:52
Matheus Kriwat
Рет қаралды 45 МЛН
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 134 МЛН
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 45 МЛН
GABAY: Dagaalkii Harti iyo Isaaq | Abwaan abdinasir dhagadheere.
5:44
Murtimaal show
Рет қаралды 4,4 М.
codad sir ah oo dhamaystiran guusha SSC iyo xaqiiqda war kii oo dhan
13:33
SHOCKING: Disturbing Differences Between #Asharis and #Salafis || The Hot Seat by AMAU
2:55:05
qisada hanan shidane iyo waraysigii ayaanle #hanoolaato
9:41
Murtimaal show
Рет қаралды 1,1 М.
Хитрая МАТЬ делит НАСЛЕДСТВО между ДЕТЬМИ 😱 #shorts
1:00
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 850 М.
😆 @SantiOficialll @SantiFansshort @CAMILOAGUILLONN
0:15
Santi
Рет қаралды 4 МЛН
رورو ضد رقيه🔫😲🚀 #shorts
0:13
رورو فاميلي | Roro Family
Рет қаралды 9 МЛН
Сначала скажи, а потом не мамкай 🗿 #shorts
0:16
Вика Андриенко
Рет қаралды 3,8 МЛН
How is it possible? 😅 #behindthescenes? #vfx
0:19
The Quinetto's
Рет қаралды 7 МЛН
Just a joke 😂
0:11
ARGEN
Рет қаралды 2,3 МЛН