No video

NOQO RUUXAN BARI MEEL CIDLA KU SO DHACIN. DHAQALAHA .

  Рет қаралды 34,026

Hamda Home Decor

Hamda Home Decor

Күн бұрын

Noqo hooyo Meel waax dhigata. Side bari wig igu bahan

Пікірлер: 235
@falashersi6067
@falashersi6067 Жыл бұрын
Abaayo barnaajid mar hore aad soo galisay ayaan go aan gaaray Ayuuto ayaana bilaabay maalinkii hal dollar , markiii uhoreysay waalidka ayaan siiye hadane midi labaad baa iisocoto inshallah waan wadi doonaa abaayo balanteydane waaa dahab inshallah abaayo
@nabiilamaanac990
@nabiilamaanac990 Жыл бұрын
Xamdiyey abaayo aad baad u mhdsnthy sababtoo ah ano warersn wax meel aan dhiganeyn somaliyaa jogaa lix bilood ka hor ayaan marnamijkii dhaqalaha aad ka hadleysey ku faaidey ma. Odeygeyga Marekanu jiraa lacagta isoo diro waaku dheel dheeli jiray lkn hada ma.lix bil gudeheeda markan ku brty ayaan 90krm oo dahaba gty alxamdulilaah abaayo shukrn ❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Жыл бұрын
Waaaaaaw fariid guleyso mcnto 😍😍😍🥰 sidad ku gadaty Ila wadag qali 004740617832 Ila soo xariir dhiri galin u Thy gabdhaha
@dagancadey2185
@dagancadey2185 Жыл бұрын
Masha alaah tabarakalah abaayo alaha ku barakeyo e sirta iga faidey qaali
@nabiilamaanac990
@nabiilamaanac990 Жыл бұрын
@@dagancadey2185 haye inshalah
@saynabxasan8329
@saynabxasan8329 Жыл бұрын
@@yuuuuga1 1¹¹
@saynabibrahim4703
@saynabibrahim4703 Жыл бұрын
@@nabiilamaanac990 abayo dahabka meeqa ayuu ka jooga xamar iso sheeg insha Allah
@fadumoahmed967
@fadumoahmed967 2 ай бұрын
Ilahay swt cimriga, caqliga iyo caafimadkaba Rabbi haku siyaadiyo walal Hamda❤
@sumayobashiir7704
@sumayobashiir7704 Жыл бұрын
Allow kuxafid habo mcn walahi wax badan ka fa iday rabi abalkada jano haka dhigo Amiin yarabi janada allaha inagu kulmiyo habo mcn masha allah ♥️ ❤️
@nimcoali58
@nimcoali58 Жыл бұрын
Masha allaah allaha kuxifdiyo macaanto aniga waan kudheeli jiray lacagta waxan waxba iitareyn maalin walba suuq taagnanjiray hada waan iskadhaafay waxaas waxan bilaabay in aan lacag aruursado qorshaha aad sojeedisay waa mid wanaagsan waayo dahabku waa rasumaal meelkuyaala asigana ugufiican wax meel ladhigto shukran xabiibti
@amalahmett2570
@amalahmett2570 Жыл бұрын
Shukran Abayo waxan ka faidaya talo fican Aniga xita waxan ahay dadka lacagta ku cayaar 🥰🥰Shukran
@riyaqmohamud6729
@riyaqmohamud6729 Жыл бұрын
I love it…..the way uh are giving advice and uh are still encouraging us ladies my Allah(S.W)please uh my sister Hamdi Warsame❤
@raximaaden9051
@raximaaden9051 Жыл бұрын
Mnsha Allah xadi huno waxan joga itobiya walahi wadhaw ayan kubartay barnajka dhalaha markaan daway waxan bilaba inan ayuuto galo waan ku fa iiday oo dahab badan ayaan iibsaday hada walina waan wadaa thanks qali
@miskim3673
@miskim3673 Жыл бұрын
More of these videos please! Maybe videos about how stay at home mothers can make money. Love your vids sis ❤
@ifkaladan1268
@ifkaladan1268 Жыл бұрын
Abayo Allaha kuxifdiyo aniga caqligan kugu jeclahay mashaa Allah aan kudhaho waxbadana Kaafa'iidaa inshaa Allah tan nusdolarka ayan awooda wana galaa ayuuto waligay magalin balse wan barobeynaa
@farxiyoibrahimali7475
@farxiyoibrahimali7475 Жыл бұрын
Mansha allaah wll nagu qaliya alle haku xifido Gabdho Dhirigaliso hablaha somaliyed an udadaalno o ugu ronada like na sherta
@AminaAbdi-o1f
@AminaAbdi-o1f Ай бұрын
Soo good 👍 😋 👌 🙌
@mowliidhaaji6681
@mowliidhaaji6681 Жыл бұрын
Ky home decor waxa uu ahaa magac qalbiga iigu dago hamdaay allaha nookaadaayo baayo aad ayaa kuujeclahay wlhi cadim dhiiragalisadena nolosha ayaa thy mar walbo oo aan quus istaago adiga ayaa itiraa maya ee ha quusan hore usoco is adkeey shukran xabiibti
@sadiaculusow2871
@sadiaculusow2871 Жыл бұрын
Masha alah gabar soomaali oo aqli badan ilaahay ha ku xifdiyo
@fardowsofardowso6540
@fardowsofardowso6540 Жыл бұрын
Mahadsanid mcnto wlhi wan ka faaiiday ilahay haku barakeeyo
@sidrahaji5133
@sidrahaji5133 Жыл бұрын
Ma asha Allaah ma asha Allaah Allaah haku barakeeyo Abaayo Gabdha ma asha Allaah dhaha walaalayaalow. Abaayadeen sidey noogu hagar baxday walaahi wey yartahay qof calooshiisa ka hadlaayo.
@ifkaladan1268
@ifkaladan1268 Жыл бұрын
Inshaa Allah dhowrkaas bil dadka mira dhalka kahelay Allaha iga mid dhigo wan dadaala
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 Жыл бұрын
Inaa lillaahi wa Inaa illeyhi raajicuun Alloow u naxariiso dhamaan Allaahuma aamiin
@leilaahmed.6944
@leilaahmed.6944 Жыл бұрын
Ana kow ah Alhamdulillah liked wakusarey MashaAllah hamdi dala cadeydha hayati ilahe haikadafo inshaAllah
@umuikraan8978
@umuikraan8978 Жыл бұрын
Masha allaah waad istahishaah leeg iyo wax kabadan alle hakuxidiyo xabiibti aad ayaan kuu dawadaa qaali
@hamdimohamudahmed
@hamdimohamudahmed Жыл бұрын
Hamdiyey beentaa mahaa ani wa shaqeynayey alx ayuutaa sanadkaan February galay 50$ eheed alx sad 20grm ah gatay illahay ha ii barakeyee shukran xmdaay😍❤️
@aminasuudi6280
@aminasuudi6280 Жыл бұрын
Masha allah wllo 20 giraam oo dahaba wu jabanyay alle haku barakeeyo 50 doler 500 doler 10 kibilood
@hamdimohamudahmed
@hamdimohamudahmed Жыл бұрын
@@aminasuudi6280 aamiin lkn muu jabneen ee wxn ku daray lacag kale oo ii taalay xbbty 57 buu ahaa garaamkii
@sundusabdiomar7033
@sundusabdiomar7033 Жыл бұрын
Iku so duceeya wiil an Daris ayaa qaraxii manta ku dhintay xaaskisa maalin hore dhimatay 9 cunugna wuu katagay oo rajo ah alx ihy ayaa uqadaray
@idilabdullahi4882
@idilabdullahi4882 Жыл бұрын
ilaaheey ha unaxariisto owlaada na ilaaheey ha u gargaro
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Жыл бұрын
Xanuun badana ilahow u naxariso Xamar maxaa dhibato talo
@leilaalimohammed7768
@leilaalimohammed7768 Жыл бұрын
Allah ha unaxariisto 😭🤲
@Happ147
@Happ147 Жыл бұрын
Ilahyow unaxariiso xanun badnaa 😢
@ayaanawil2956
@ayaanawil2956 Жыл бұрын
Ilahay hau naxaristo inti ku dhimatay inti ku dhawacantayna alle cafimad hasiiyo alle dhibka haka dulqado xamar dhibka xamda alle haku barakeyo xbti
@amiishaahmed9865
@amiishaahmed9865 Жыл бұрын
Mashallaah hbbt shukran. Waa samaynaynaa
@najmo4970
@najmo4970 Жыл бұрын
Waku mahad snthy sidaa codsigyga u aqbashe igu soo jwbtay farintydi xamdi thanks wx bdna waka faide alxmdulillah 🙏❤️
@ibtisaam4553
@ibtisaam4553 Жыл бұрын
Xamdi haday wax fiican sheegtay oo noo faaiida ah fadlan layk (like) ta usaara oo xil iska saara free waaye soo maha. (meesha suulka kor utaagan yahay taabta) mar mar waxaan isdha show gabdhaheena qaar Baan garanayn meesha like to ay kutaalo . Xamdi shukran
@ayanxarago1571
@ayanxarago1571 Жыл бұрын
Walahi love you so much xamdiyey thank you Abayo mcney ❤❤❤afkaga cano laguqaby mahadsanid ❤❤❤❤❤
@katramandeq45
@katramandeq45 Жыл бұрын
Jasakala xabibti alle haidiin nawad yeelo adiyo iyo carurtadabo❤
@user-ew1xu7il3d
@user-ew1xu7il3d 8 ай бұрын
Xamdi qurux alahaha kudaayo mcneeey
@AmaalMuhumedAden
@AmaalMuhumedAden 2 ай бұрын
Maansha alah
@aishaadam7473
@aishaadam7473 Жыл бұрын
Me watching this who have no income source and no money to save lol😂
@arayaadam9712
@arayaadam9712 Жыл бұрын
Me watching as inflation also sky rocketting and bill not going up lol saving takes a back seat as for this economy am sorry ahahahah . Europe is different
@aishaadam7473
@aishaadam7473 Жыл бұрын
@@arayaadam9712 yeah she ain't talking to us babes, lets add to watch later for future reference 😉
@arayaadam9712
@arayaadam9712 Жыл бұрын
@@aishaadam7473 hahahaa once we in europe we know how to get the bag bit hea lol no tips working.
@hamdamohammed7574
@hamdamohammed7574 Жыл бұрын
Insha Allah one day waad helaysa hbbty don’t worry dadaal uun no matter what look every opportunity
@aishaadam7473
@aishaadam7473 Жыл бұрын
@@hamdamohammed7574 mahdsanid abaayo
@khadiijosaciidaadan4401
@khadiijosaciidaadan4401 Жыл бұрын
Masha alaah abayo aad ayaan ugu farxa markaa dhaqalaha ka soo hadashid mar walbo vidio soo dhigto ma iga fo wlh ilahe haku xafido ayuutada waan ku faaiday
@bilan2493
@bilan2493 Жыл бұрын
abayo maka so hadli karta xanaqa badan iyo qeylida sida ey hooyada u qiimaha uga dhinto hada marwalba qeylo iyo baxaq badantahay please
@user-ut7tl6dm4f
@user-ut7tl6dm4f 8 ай бұрын
Malinta taldada dhagystay walhi naftaydi xakamyay❤
@hibomohamed1
@hibomohamed1 Жыл бұрын
Maasha allah waa fikir wanaagsan jasaakalaahu khayr
@fahima6186
@fahima6186 Жыл бұрын
Masha Allh good advice habo👍
@ladandaherladan4819
@ladandaherladan4819 Жыл бұрын
Mashallah huno wallahi war aan ku farxay yad no sheegtay ilahay haku barakeeyo
@bedwarsbot8827
@bedwarsbot8827 Жыл бұрын
Thank u macanto for the amazing advice ❤
@suaadmohamudmohamed5206
@suaadmohamudmohamed5206 Жыл бұрын
Masha allah abaayo allah haku xafido jazakallah qeyr 🥰🥰🥰
@khayraadcabdi2926
@khayraadcabdi2926 Жыл бұрын
Mashaallah hbti mahadsanid gclo 🥰🥰😘
@maryamcabdirisaaq4411
@maryamcabdirisaaq4411 Жыл бұрын
Msha allh abayo qaali wax badan ayaan kaafaaiiday runtii wana bilaabayaa dhaqaale urursiga insha allh bishaan ❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯
@dekarashd5642
@dekarashd5642 Жыл бұрын
Thanks abyo waxan waa adunye yan la isracinin qaliyat akhiro ha ilawin
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 Жыл бұрын
Mshallaah tabaarakallaah,Hamdi Qurux 🌹❤️
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 Жыл бұрын
Baarakallaahu Fiikum hbo mcn 🥰
@salmanuur331
@salmanuur331 Жыл бұрын
Masha allh abyo qali rabbi haku dhowro
@nafiisaxmed1385
@nafiisaxmed1385 Жыл бұрын
Wlhi ani waxii iso galo dhaar iyo waxaa lo jogin ayaa ku gataah ilmo wa i jogaan ilhyo jogaan somalia wa joga manaty laga bilow dhaxda xiraan inasha allah wad mahsan tahay abyo
@superwomen5718
@superwomen5718 Жыл бұрын
Xamdi abyo aniga waan ku jeclahay dadka igu baxdo ayaad 1 ka tahay wllhi waligay waxaan maqli jiray gabdhaha hg waa nago nool wllhi lkn adiga ayaanba icadaysay masha allah waa balan in aan wax aruursado waxaan ahay hadaka aan lacagta dhigan karin itaan maqaaxi aan taganahay aniga iyo ilmahayga iyo shopping 🛍 inasha allah waan tashan sister thank you so much adigana 🥰❤️
@user-rg4mw9py7x
@user-rg4mw9py7x Жыл бұрын
aba hg miyaaa 💞💞💞😅🥰🥰🥰🥰
@tufaaxbeauty7658
@tufaaxbeauty7658 Жыл бұрын
@@user-rg4mw9py7x ha❤❤
@imanh5085
@imanh5085 Жыл бұрын
Walaal waa waa cashar wanaagsan waan ka helay
@QadanIbrahim-vb5lt
@QadanIbrahim-vb5lt Жыл бұрын
Mash allh tabarak lah ilahy haku barkeyo mom mcn
@nasraxasan3839
@nasraxasan3839 Жыл бұрын
Mashaa allaa wllo hoore usco aad ayaan ku tagera
@fatimahassanbashle2168
@fatimahassanbashle2168 Жыл бұрын
Mahadsanid abaayo
@samiamuse7457
@samiamuse7457 Жыл бұрын
Mashllah tabarakallah alle ha kubarakeyo adna amiin
@nadiaquruxchannel794
@nadiaquruxchannel794 Жыл бұрын
Iso boqda walaheyga somaliyed ❤wan ku farxi lahaa walalheyga hada iso boqotan ❤😊
@nabiilamaanac990
@nabiilamaanac990 Жыл бұрын
Hye abaayo
@leilaahmed.6944
@leilaahmed.6944 Жыл бұрын
Int
@caynidhalad9300
@caynidhalad9300 Жыл бұрын
Insha allah ❤
@zuzuabdi
@zuzuabdi Жыл бұрын
Masha allh xamda aad bad ugu mahadsanthy mawduuc loo baahnaa bad ka hadashay noso badi
@sarshhassan6323
@sarshhassan6323 Жыл бұрын
ASC wallao please share with us more savings video I am from London I try save money for my kids insha'Allah
@amalomar380
@amalomar380 Жыл бұрын
Masha Allah well motivated
@mssxarago6342
@mssxarago6342 Жыл бұрын
1m hadan awodi laha youtubkaga garsin laha abyo love you wlhi alle nolasha haku qurxiyo caruurtana haku xafido ❤️❤️
@cusubohormar7319
@cusubohormar7319 Жыл бұрын
Maashalaah ilahay mahadii waan ku guulaystay noloshayda ilahay baa isiiyey sabir
@hamdamohamed2173
@hamdamohamed2173 Жыл бұрын
isheq huuno sida u gulaysatay
@hamdamahamed4622
@hamdamahamed4622 Жыл бұрын
Mahadsanid wllashay
@sahrocisman953
@sahrocisman953 2 ай бұрын
Wll dahabka diinteenu m ogala in diin lagu qaato waayo waa ribo ribadu waa xaraaan
@faysasiciid847
@faysasiciid847 Жыл бұрын
Mashadsanid wllo❤
@user-sy2fh3ry9u
@user-sy2fh3ry9u 9 ай бұрын
Masha alaah mahadsanid
@qaali1236
@qaali1236 Жыл бұрын
Masha allah qaali allah ku dhowro ❤️❤️❤️
@user-iu8ye7ug7c
@user-iu8ye7ug7c 11 ай бұрын
Masha Allah abayo mcn
@shankaroonabdi5501
@shankaroonabdi5501 Жыл бұрын
Masha Allh guuleyso abyo markasta wna dhiira galisaa
@fardowsofardowso6540
@fardowsofardowso6540 Жыл бұрын
Noso badi abayo barnamijyada noocaan ah
@amiishaahmed9865
@amiishaahmed9865 Жыл бұрын
Mashallaah waaba kaalay arag walaahi muuqaalkani
@mariamabdulkadir6314
@mariamabdulkadir6314 Жыл бұрын
MAHADSANID ABAYO RUNTI AAD AYAAN KAAGA FAAIDAA
@faadumoxusen5701
@faadumoxusen5701 Жыл бұрын
Asc abay masha Allah alle hakuxafido abaayo waan kujelay
@blaue_speed2014
@blaue_speed2014 Жыл бұрын
Xamdi isku filan waad mahadsanthy qali
@faamfm4318
@faamfm4318 Жыл бұрын
I love u ppe wlhi wax badn ka faideey🥰🥰🥰❤❤❤
@ayaandhagaxjare1650
@ayaandhagaxjare1650 Жыл бұрын
Masha Allah xamdi qurux gacata halasaaro asxabey anigana isoo booqda gabdhaha somaaliyed
@asiaahmed4856
@asiaahmed4856 Жыл бұрын
Mahadsanid qalbiyay
@bisharoabdirahman7625
@bisharoabdirahman7625 Жыл бұрын
Mahadsanid gclo I.a waxbaan kabadalidoonaa sidaan aan wax kuwado ugu yaraan markaan guulaystana waan kusoo xusidoonaa 05/11/2022 Bishaanba isbadal baan samayndoonaa ilhay idankiiis . Teankaaga somalia joogaan lead garayndoonaa✌️
@faisobiit843
@faisobiit843 Жыл бұрын
Asc abaayo wan ķu mhd Santhy aniga dahab ma Aamino waayo biri Ayaan ku qasaaray 55 garam oo iga Gadan 55 dollar Ayaan ubaah day in aan dul ku iibsado waxaa LA iga siiyay 33 soo ciil Ayaan dareemay sidi markes.maan.gadan.warqad.ayaan.ka.dhigtaa ogaada.gabdho.qofku.haduu.hadaf.haduuleeyahay.wuugadha.go.aan.qaata.waa.aadgaree
@asmacali111
@asmacali111 Жыл бұрын
Masha allah
@aaminageele9889
@aaminageele9889 Жыл бұрын
Thnk u walL aniga wxan ahY gpdh 20 jir ah wxana ahy hoOyo hysata iLmO 5 biL jira alxm lkn wlhi aniga ayuuto wn gala malinki 2$ zz ay tHy mrka qatO wn peerdareya wxad izhegtY tLo fcN wxanpa kuzi fcnHy zodohdey ayan ladegenaHy waana dahaple i.a zz ba zamynya thnkz
@هنادي-12
@هنادي-12 Жыл бұрын
Ayeyadey alle ha u naxaristo aya maalin anigo rabo in an suuqa aado o in an dhar so gato ayan Rabay Mar kas ayey idhahday datab so gado kadib ayan faranti yar iyo dhago yar so gatay ila iyo hada markasto an wax helo in an dahab ku gato ayan jeclahay xita waxan dhaha iPhone inta ad markasto gadaneysin dahab ku gata ileen mobile mobile madhaame shukran abayo
@SweetySweety-cf6yn
@SweetySweety-cf6yn Жыл бұрын
Wlhi ani lacagta iso gasha say ku baxdo ma aqan illahay hana tuso inan wax save garaysano insha allah
@daahirjoker3611
@daahirjoker3611 Жыл бұрын
Whi abyo bentada maha wa in ciilka laga baxa ee gof walbo danteda wax uga muhinsan maleh
@umusafwaansom6424
@umusafwaansom6424 Жыл бұрын
Masha allah masha allah
@jiijahuseen1743
@jiijahuseen1743 Жыл бұрын
alxamdulilaah waxan u arkaa innan wadada guusha haayo
@maryamocabduqadir6545
@maryamocabduqadir6545 Жыл бұрын
Masha Allah abyo waa mahadsan thy
@Hamdiabdi55
@Hamdiabdi55 Жыл бұрын
Manshlh abyo keep going
@Yasir_the_noob
@Yasir_the_noob Жыл бұрын
❤mansha allah walashay ale haku barageyo aniga ayay manta tasi ihaysataa waxa dhacday mamo dahablaya ayaan bartay xoga dahaba ayaan ka xidhay mana shaqeyo way igu adkaday inan wada bixiyo lacagtii imika waxay igu kaliftay inan shaqo tago si aan dahabkas u bixiyo anoon awodin oo ciyal haysta runtii waxaan idhahdaa badban galay 😂😂
@queensoomaali1713
@queensoomaali1713 Жыл бұрын
Aalle ha unaxaristo dhaamantod inta dhawaca ahna aalle ha caafiyo aamiin yaa rabi 🤲
@fardowsofardowso6540
@fardowsofardowso6540 Жыл бұрын
Mansha allah abayo aniga aya ku dhibateysan wax dhigasho la aanta ilahay ha ii saqiree
@nimcoruman1159
@nimcoruman1159 Жыл бұрын
Masha Allah abayo Hamdi dar Alle aya kujeclahay runti dhirigalintana wanjeclahay Alle haku barakeyo
@angalaqaali1276
@angalaqaali1276 Жыл бұрын
wadanka nabat allah nogadhigo Amiin Amiin Amiin Amiin
@anabmohamedhusen9964
@anabmohamedhusen9964 Жыл бұрын
Abayo allaha nokaxafido walaahi wan dhiriglisa😍😍😍
@DuaforAyeeyo
@DuaforAyeeyo Жыл бұрын
Inna Lillahi wa inna ilayhi raji'un.
@angalaqaali1276
@angalaqaali1276 Жыл бұрын
xamdi manta kordahab camalad jaalo tahay qurux masha allah
@hodanaxmed6424
@hodanaxmed6424 Жыл бұрын
Abaayo aad u mahadsantahay
@fridasson848
@fridasson848 Жыл бұрын
Abaayo macaan horta waan ku salaamay mid qaali ah runtii waxaan jecelahay in aan runta kuu sheego ee hayga xuman waxaan ku dhihi lahaa labiskaga ilmahaaga gurigaga intaba ka jooji KZfaq waa talo walaltinimo waayo dadka waxaa ku jira kuwo aan waxay cunan haysan ee ka fiirso
@nimcoabdirahman4655
@nimcoabdirahman4655 Жыл бұрын
Wan bilaabay xamdiyeeye bishanba qadanayay qorshahayguna wa dahab mahadsanid abaayo
@samaanbadan7136
@samaanbadan7136 Жыл бұрын
Hamda Naagnool❤
@user-ci1sc9vp7t
@user-ci1sc9vp7t Жыл бұрын
Masha Allah abaayo hadan kugu sobiray❤❤❤
@fatuushyacquub9349
@fatuushyacquub9349 Жыл бұрын
Waa markii igu horaysay waxan filaa ina wax kaa faaido
@indhadeeqa185
@indhadeeqa185 Жыл бұрын
Alle haku xafido hppti 😍😍😍
@iqlasmaxamed7972
@iqlasmaxamed7972 Жыл бұрын
Sax abaayo mhdsnd from muqdisho
@xidigtasomaliland3219
@xidigtasomaliland3219 Жыл бұрын
Mnsha allah hpptie allah yardik🥰🥰❤
BARNAMIJKA DHAQALAHA 😍🥰
20:19
Hamda Home Decor
Рет қаралды 61 М.
FULL ROUTIN. IYO DHIRIGALIN 🖐🏽🥰
13:45
Hamda Home Decor
Рет қаралды 6 М.
Magic? 😨
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 11 МЛН
Fortunately, Ultraman protects me  #shorts #ultraman #ultramantiga #liveaction
00:10
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 1,5 МЛН
Happy birthday to you by Tsuriki Show
00:12
Tsuriki Show
Рет қаралды 11 МЛН
KALA HAGAJINTA QOLKA JIFKA . SI CASRIYA AYAAN U SAMEYAY  QOLKA JIFKA
18:40
5 HAB OO LOO MAAMULO LACAGTA
11:25
Jama Dafac
Рет қаралды 72 М.
DHAQALAHA IYO ISKU FILNANTA GABARTA SOMALIYED 🍑🧡
20:12
Hamda Home Decor
Рет қаралды 26 М.
JAWIGA SAAKA YAAQBARIWAYNE (4295)
2:11:59
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 1,6 М.
DHAQALAHA WAA QURUXDA QOFKA
13:59
Hamda Home Decor
Рет қаралды 24 М.
HADIYAD KHALIYA OO AAN  FILEYN AYAA LAYSOO DHIBAAY. 🤗🥱
9:47
Hamda Home Decor
Рет қаралды 5 М.
Magic? 😨
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 11 МЛН