ZAKI SOMALI O SHEEGAY SABABTA EY UGA TAGEY TEAM27 & WAXA JIRO..

  Рет қаралды 52,218

Somali Tiktok

Somali Tiktok

2 ай бұрын

Пікірлер: 131
@somalitiktok232
@somalitiktok232 2 ай бұрын
#Subscribe #like #comment #share: Walaal hadad ku cusub tahay channel ka waa inoo dhiro galin adiga oo mahadsanid
@HamdaIbrahim-vj4sb
@HamdaIbrahim-vj4sb 2 ай бұрын
Wlhi zaki somaliya wa nin fican wilkan wa wil fican 😢😢😢😢😢somalinimo iga badan qabil wa qudhin
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 2 ай бұрын
Jabra rufiyaan team 27 Asad hajiyow ka maseersan yahay doqan
@user-zx1bn3lw5w
@user-zx1bn3lw5w 2 ай бұрын
Maila aragtay horta
@ubaxcali8408
@ubaxcali8408 2 ай бұрын
Jabra waa musiibo umudaloo soodiray rabi haka qabto fidno Lugo iyo ggacmo le waaye
@nasriina12345
@nasriina12345 2 ай бұрын
Somali oo dhan ayaa munaafaq isku dir labo wajiile u badan
@ifrahhassan9628
@ifrahhassan9628 2 ай бұрын
Subxanalah hada ninkani ma wuxuu la xiiqsan yahay saki si uu asad xuman uga sheego ruufyan dheh asad noocaga oo kale kabihiisa xitaa kama yaqano
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 2 ай бұрын
Jabra dulmilow inu yahay cadaatey azad hajio wa nin afkisa iyo adinkisa laga Nabad galo wa wiil wheelchair ku fadhiyo qof hdu yahay mar hore la arki lahaa xumaan dhan ka maran wa wiil aqlaaq tarbiyo wanaagsan leh guri wanaagsan kuso barbaarey walaalahisa la mid ah wanaagsan dad laga jecel yahay waaye xaafada xamar ka degaan marko ehal iyo daris jecel yihiin jabra wiilka maskinka ah maxa ugu raadinesa xumaan laheen azad wa Nin Allah ka taxadarey dhalinyarta dhan isku keenay isku wado la aantisa group team 27 waxba ma noqden dadka nabad geli waxa doona ku hadlaa ma fiicno fuded ka batey namiimka iska dhaaf zaki ilma ma ahan wa nin rag dadka fahmaaya wu la joga dadka fahmi waaye wu ka tagaa
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 2 ай бұрын
Jabra 24 saac wuxuu ku waashay team 27 wuu ka maseersan yahay
@maryanCraxamaan
@maryanCraxamaan 2 ай бұрын
Saa id walhi
@user-zx1bn3lw5w
@user-zx1bn3lw5w 2 ай бұрын
Hawiye mafhmi layahiin nacaskan
@salmaofficial9544
@salmaofficial9544 2 ай бұрын
Waa runtii wa dad wada so ceeshay M.a
@abdinafacdahir1625
@abdinafacdahir1625 2 ай бұрын
Sorry zaki Somalia 🇸🇴 😢
@only9041
@only9041 2 ай бұрын
Wax fiican aya sameysay wll Masha’Allah
@ShankaroonAxmed-si3hj
@ShankaroonAxmed-si3hj 2 ай бұрын
Asad Xajiyoow Waa nin boqor ah qabyaalad kuma dhaqmo waa nin aqiyaar ah dhalinyaradane walalokadhiktey ayaga dhaxdoodane walaaleye
@Nuurah951
@Nuurah951 2 ай бұрын
Waa xaasid cuqdadaysan
@FaadumoFaarax-wc2gs
@FaadumoFaarax-wc2gs 2 ай бұрын
Saki somali horey usoco ❤
@SafuushSMG
@SafuushSMG 2 ай бұрын
Wiilkaan asad xaji ku naxsan yahay😂😂😂
@user-ix1ij6mx7y
@user-ix1ij6mx7y 2 ай бұрын
XAASID WAAYE RUUFIYAANKAAN WUU KU NAXSANYAHAY DAD WALAALTIMO KU SAAXEEBAY.
@aliyamustafa8466
@aliyamustafa8466 2 ай бұрын
Ruufyan fariido af dheer
@sucadomuse3068
@sucadomuse3068 2 ай бұрын
Zaki waa Nin rageed mshllh 🥰
@HiboAwaleh-xv4bt
@HiboAwaleh-xv4bt 2 ай бұрын
Légende zaki wuu yaqaan saaxiibtinimada ❤
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 2 ай бұрын
Dadkaan qabylad du dar darday mahan zaki soomali waa wiil caqli badan masha alaah hooyo diin iyo aqlaaq leh baa soo korisay
@Ahmeddeeq123
@Ahmeddeeq123 2 ай бұрын
Saki legend runtad u sheegty
@XASAAASI
@XASAAASI 2 ай бұрын
Alla Ninkani Team 27 Buu ku khafiifay eh wah
@user-sj2td4oz2f
@user-sj2td4oz2f 2 ай бұрын
Somaliyey wilkena zaki Somali kol haloo qado inaga ayay gacan Tena ku jirtaaa keep going bro zaki
@user-og5mp5fg6q
@user-og5mp5fg6q 2 ай бұрын
Kan ruufiyaan nimadiisa janada ayaa kadhaaraneyso in uu galo balaayada madaxa qarahaa leh Horta magaraa team 27 run ahaantii wuu Ku naxsanyahay teamka lkn waxkasta uu sameeyo iskuma diri karo waayo waa dad aan aqoon qabiil Iyo qurun Iyo calool Ku qaad inta aan ka arkay ayaa iigu filan taem27 waxaa idin leeyahay cadowgiina cagta hoostooda marba hadaa Allah aaminsantihiin wax idinku dhacaayo malahan Iyo waalidiintiina ducadooda garbihiina taaganyihiin zakina waa lagend waa Ku wataa Zaki Somali guuleyso brother markasta
@Shamuure199
@Shamuure199 2 ай бұрын
Keep going Zaki
@babykoko3820
@babykoko3820 2 ай бұрын
Waa tunta zaki horay usoco
@luluoahmed9332
@luluoahmed9332 2 ай бұрын
Zakii waa legend
@user-bo6no9nv8i
@user-bo6no9nv8i 2 ай бұрын
Horay usoco abowe saki somali ❤❤
@asmoahmed5843
@asmoahmed5843 2 ай бұрын
War muxuu ahaa qumaygan ku naxsan team 27 acuudu billahi minka.
@deqoomar3625
@deqoomar3625 2 ай бұрын
Asad Dahirow waa bin tagay oo talabsaday❤
@user-xw1uh3wx7k
@user-xw1uh3wx7k 2 ай бұрын
guul wll saki❤❤❤❤❤❤❤
@hanad6666
@hanad6666 2 ай бұрын
Zory zaki sOmali uma qalantid nOcas🇸🇴🤴🏼🫰
@user-xm7fi8vs9m
@user-xm7fi8vs9m 2 ай бұрын
sax.gesi.yyyyy.masha.alaaah
@Khaled-Qanciye
@Khaled-Qanciye 2 ай бұрын
Zaki isagaaba hablaha cusuriyeeya yaa cusiriyenaya
@halimayussuf3032
@halimayussuf3032 2 ай бұрын
Masha allah Zaki somali he is the laggend
@samsamahmed8264
@samsamahmed8264 2 ай бұрын
Wn ilmeyeey wlhi waa igaa haysa anigaa somalida wxan odhan lahaa wll wilka aynu qayrkii an dhafiinoo😢😢😢😢😢
@user-ix1ij6mx7y
@user-ix1ij6mx7y 2 ай бұрын
ZAKI QOF QALBI FIICAN WAAYE OO ASXAABTIISA QIIMEEYO❤
@fartuunmaxamed2280
@fartuunmaxamed2280 2 ай бұрын
Saki soomali waku salamay 🙋 guul❤❤❤❤❤❤
@suhanimohamed-eg2mi
@suhanimohamed-eg2mi 2 ай бұрын
Zaki legend sxb
@MohamedabdiMohamed-dg7xk
@MohamedabdiMohamed-dg7xk 2 ай бұрын
Jamiila meeshay wax ka raadi is tidhaaba qacbaa ka yeedhaysa
@fortunjelani9982
@fortunjelani9982 2 ай бұрын
Ishi arki wayso asad xaajio ha dhacdo
@AkramyareAkramyare
@AkramyareAkramyare 2 ай бұрын
2:37 sorry zaki saxib
@ahlamomar6129
@ahlamomar6129 2 ай бұрын
Kan wlhi said udeb darayahy wlh istubid asd ka masertaa
@user-rj3zk9gj2w
@user-rj3zk9gj2w 2 ай бұрын
Kan xaasid wye asad io team 27 buu ku naxsanyahy uff
@ClraxmanmoalimCabdi
@ClraxmanmoalimCabdi 2 ай бұрын
Zaki Somali hore usoci❤
@haassomehrankhan6925
@haassomehrankhan6925 2 ай бұрын
Queen jabra
@KaaftomayKaaftomay
@KaaftomayKaaftomay 2 ай бұрын
Zaki somali wiil landheere ah weye
@noorabdi45
@noorabdi45 2 ай бұрын
Asad hajiyo xasid waye
@amrannuur
@amrannuur 2 ай бұрын
M.a
@user-jd1iq3vg9w
@user-jd1iq3vg9w 2 ай бұрын
Sorry zaki somalia wll qali
@user-ix1ij6mx7y
@user-ix1ij6mx7y 2 ай бұрын
RUFIYAANKAAN WAQTI HA SIININ
@HawaHassan-mk1zs
@HawaHassan-mk1zs 2 ай бұрын
Saki. Somali. 🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤️🥰❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤
@MowliidMaxamed-bk8qm
@MowliidMaxamed-bk8qm 2 ай бұрын
Jabra hooyadaa was wiilka iska daa
@AyaanSiciid-xj6sb
@AyaanSiciid-xj6sb 2 ай бұрын
Jabra waa qolom dhilagu
@queensabaNz
@queensabaNz 2 ай бұрын
Somali ilaah in ay qanciyaan soow Uma roona waxyaabaha dambe ee soo baxay ee ah shaqsiyaadka iyo arimo aan quseyn in loo cadeeyo dhaqanxumo soo korortay weeye
@namelos2963
@namelos2963 2 ай бұрын
Asad hagio waad ku waalateen gadhi maysaan sikasta u caaya midh ka qaadi maysaan😮
@raxmasheekxuseen9824
@raxmasheekxuseen9824 2 ай бұрын
Rufyan kan jabra la dha ha horta marba qof mu is ka ga dhag dhaga hada asad i saki inu is ku dira rabaa k wrn
@saredoabdi507
@saredoabdi507 2 ай бұрын
Cunugaan wuxuu kuu soo qaatay oo uu kuu hadal haayay waa intaan in aad game pa dheeshid iyo xaalado kale ee KZfaq kaaga soo fadhiso oo waxaad gashid iyo waxaad gudid ka hadal nooh goorma aa lacag sameynee oo hore u dhaqaaqee
@KhalidMaxamed-pc1ii
@KhalidMaxamed-pc1ii 2 ай бұрын
Saki somali ❤❤❤
@AyaanSiciid-xj6sb
@AyaanSiciid-xj6sb 2 ай бұрын
Sakisoomaali nooloow wlllo haadayku xumeeyan
@khadijaomar605
@khadijaomar605 2 ай бұрын
Beenoile af yaxas leh war baad qodqodeysa lkn zaki honest waye adi waroow tahay
@fortunjelani9982
@fortunjelani9982 2 ай бұрын
Kan waa rufiyaan
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 2 ай бұрын
ZAKI SOMALI MUXUU UGA BAAHAN YAHAY IN LAKEXEEYO WUU TAGI KARA ASAGAD BAHDILEYSA
@user-ry4se1ii8j
@user-ry4se1ii8j 2 ай бұрын
Zaki somaali safarka inuu raaco qasab miyaa mushkilad ayaa qabsan karto ee daa haqasbin maxaa adi 😊😊😊😊😊
@HawaHassan-mk1zs
@HawaHassan-mk1zs 2 ай бұрын
Zaki. Somali🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴❤️❤️🥰🥰🎉🎉🎉🎉🎉
@amranyasin6840
@amranyasin6840 2 ай бұрын
meeqa yuutubar yaa malesiya joogta yaa waday ma qasab baa mise tiimka yuu ka mid yahay hadu tiimka kamid ahan laha oo laga tagi lahaa haa waa wax laga xumado lkn tiimka kama mid ahan daqajankan afka dheer yaa sabskarab raadis ah oo kuso ganbanaya tiim 27
@user-sm1ky6wp9v
@user-sm1ky6wp9v 2 ай бұрын
Warya ilahay kabaqo kibirka waa lagu jaba
@Nuurah951
@Nuurah951 2 ай бұрын
Asad xaajiyow waa nin xun oo xaasid ah. Dhalinyarada wuuku gumaystaa, sixirool inuu yahayna waa lagu xantaa.
@Abdulkhaliq_nahi
@Abdulkhaliq_nahi 2 ай бұрын
Yaaahu is cun😮😮😂😂😂
@shamisali4599
@shamisali4599 2 ай бұрын
Intan aa qortay malinta qayamah kitabkage kugu qoranthy waxba asad mayelin nagtada waxyeshay
@xasanjeylani5025
@xasanjeylani5025 2 ай бұрын
Rufuyan ayaa thy sxb
@sharifmaxamed3649
@sharifmaxamed3649 2 ай бұрын
Midkaan Jabra la yiraah maxa ka siya waka shakiyay aniga hhhh
@sihamxusen4809
@sihamxusen4809 2 ай бұрын
Sxb asad isagoo naafo ah ayuu halkaas dadaalkiisa ku gaaray ee nin walbo wax qabad hala yimaado somali idinma kala jeclee koley qabiil baa idin soo riixaayo somali maryooley maba arki karaan qof umada wada wadato
@user-ix1ij6mx7y
@user-ix1ij6mx7y 2 ай бұрын
RUUFIYAANKA ISKA ILAALIYA SHEYDAANKAAN
@RamzaHajji-yy5lh
@RamzaHajji-yy5lh 2 ай бұрын
Ninkaan jabra ladhaho waa rufiyaan🤔
@XeyleMaxamed
@XeyleMaxamed 2 ай бұрын
Zaki asad wuka cabsana
@user-ft8gq7wp4n
@user-ft8gq7wp4n 2 ай бұрын
Saki wll😊😊😊😊😢😢😢
@safiah9072
@safiah9072 2 ай бұрын
War qofkaan fiiri aqlaaq daranaa eddeb malaha? Nin assaguba naafa ah ayuu uguuxayaa Alle Somali arxan daranaa👈
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 2 ай бұрын
Kan rufiyan waye yahuu
@Fardawsacc
@Fardawsacc 2 ай бұрын
War somaliyy ninkan yar mxa ka khaldan wiilka xitaa curyaanimada kuma,ixtirAmayo maxaa daba dhigy Asad xagio agaH😢
@FaizaAbdirahman-wt9gv
@FaizaAbdirahman-wt9gv Ай бұрын
Asad walaahi qiyaanoole😂😢
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 2 ай бұрын
Kani rufiyansana Tim 27 muxukaraba Zaki somali okeliyi kama hadhin timka Kani waa xaasid dadka isjecel bu doonaya inu iskudiro munafaq ila adnu weydiinayey
@shukrixasa123
@shukrixasa123 2 ай бұрын
Srry wllken
@cqaadircali-xs5hu
@cqaadircali-xs5hu 2 ай бұрын
You are legend Zaki somali
@user-ix1ij6mx7y
@user-ix1ij6mx7y 2 ай бұрын
RUUFIYAAN ISHA BAXARKA😂😂
@SiciidShire-mj2nx
@SiciidShire-mj2nx Ай бұрын
Saki
@ShacbanNmouse-lp4vk
@ShacbanNmouse-lp4vk 2 ай бұрын
Zaki somali fariid walhi yan lagugu dirin asxabtada nin rageed bad tahy asad bay ku washen dhalinyardu raganimadisa iyo dadalkisa ayu halka ku gadhe ha cawryina
@noorabdi45
@noorabdi45 2 ай бұрын
Saki runta ishegay
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 2 ай бұрын
Zaki yuu dhiiqa lugaha ku gelin jabra dadkuu isku diraa asaxaabta yuu kugu dirin team 27 buu ninkaan ku kacsan yahay
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia 2 ай бұрын
Ceebey war dhibata mu arkim katag qofka waxat ragan raba inay dadka iskudiran war qofkan xun kaxidho dadka ayu iskudiraya katag been badanan war difacimayside beenalow katag dadka
@amranyasin6840
@amranyasin6840 2 ай бұрын
zaki somali kama mid aheyn tiim 27 wiilkan afka dheer yaa fidno wado
@UmuXasan-yx3xs
@UmuXasan-yx3xs 2 ай бұрын
Asad xajiyow waa qabyaaladeyste.w
@zakirboss143
@zakirboss143 2 ай бұрын
kaa yar ee afka casle xalay miyuu soo qaatay
@hamdixiis_official1032
@hamdixiis_official1032 2 ай бұрын
Saki wax buu xerinayaa doqonkaan ma fahmaayo beach 😢
@user-gu3py8fz7j
@user-gu3py8fz7j 2 ай бұрын
War rufiyankaan Muxu yahay jini asad ayaa kugu dhacay xolayahow 😂😂😂😂
@baxsancabdiraxmaan9813
@baxsancabdiraxmaan9813 2 ай бұрын
Nio asad kafuq waad kunax samtaheee 90ka team 27
@SiciidShire-mj2nx
@SiciidShire-mj2nx Ай бұрын
Gj
@haniaden2700
@haniaden2700 2 ай бұрын
Rufiyan
@Ahmedksarehli
@Ahmedksarehli 2 ай бұрын
😮😮😮😅😅😅😅😅😅😂😂😂
@user-ix1ij6mx7y
@user-ix1ij6mx7y 2 ай бұрын
RUUFIYAAN KA WAXUU KA NAXSANYAHAY DAD IS WALAALTIMO AH ISKU JECEL
@khadijaomar605
@khadijaomar605 2 ай бұрын
Doqon asad ma garaysid rufiyaaaaan af libax leh xamar laga so fiijiyay asad ka dhamooow
@user-ix1ij6mx7y
@user-ix1ij6mx7y 2 ай бұрын
ISKU DIR LUU WADAA ISKA ILAALI
@zamzammohammed1049
@zamzammohammed1049 2 ай бұрын
Warkaa ba canugan rufyansanaah
@IlhaanBashiir-jy5dj
@IlhaanBashiir-jy5dj 2 ай бұрын
Dadka isku faraxsan adaa isku dirayo lk qofkii caqli leh malagaybo in qof lagu diro asad high kadhamaaw rufyaan yoooo adaa liidato nolosha dadka kale kumashqulee
@user-ix1ij6mx7y
@user-ix1ij6mx7y 2 ай бұрын
QASA QAS ADI WAX ISKU TAR
@ZuhurBashe-br8ob
@ZuhurBashe-br8ob 2 ай бұрын
النمام لا يدخل الجنه
@da123abd6
@da123abd6 2 ай бұрын
صح والله حسبي الله ونعم الوكيل
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 16 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 7 МЛН
MACALIMOO OO DHEYLO LUUQ KUHELAY🤣🤣🤣
15:44
LIVEWALBE JOGE
Рет қаралды 38 М.
Kan umadeena Manha xuseen og meel lasaaray lama waalan is heshay
4:44
CK O SI KULUL UGA HADLAY OOMAR DADKA AYA WAXEY DHAHEY….
3:06
ISMACIL HANIYEH | SIDA LOO KHAARIJIYAY | 'WAXA LOO ADEEGSADAY'
12:38
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 29 М.
Zaki somali oo gacanta oga jabtey ciyarti aan ciyareeney 🥶😨😨
10:39
WAXAAN ISKU DIRAY DADKA CAANKA AH EE IS JECLAA !
7:25
MrShaash
Рет қаралды 71 М.